Ashraf waxa lagu xiray Waa qalad beey isku raacen xageey iska shabahaan

  Рет қаралды 44,889

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

26 күн бұрын

Пікірлер: 107
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 24 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 24 күн бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 24 күн бұрын
Subaxanalah ilahow cebetena asatuur waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 24 күн бұрын
Acuudu bilaahi Minasheeydhaani Rajiim Subxaanaka Yaa Ilaah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 24 күн бұрын
Illahow kuwaan is qaribay sharkooda iyo shar oo dhan inaga badbaadi ya allah
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h 23 күн бұрын
Somali boys waa gacangaleen lkn wadan waliba oo bur bur siyaasadeed ku dhaco waa dhaxalka laga helo Illaahoow noo badbaadi
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 24 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 24 күн бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 22 күн бұрын
Ilahay madoorin ee shaydaanbaa dooriyey, Acudubilaah bisinka subxaanallaah💔😪
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 24 күн бұрын
Is walba hadii naas iyo dabo loo xidho walahi codka gaalo bedel karaan 😢 isaga Soomaalida qoxootiga ku joogtee ee aan waxba haysan ee Diinteena oo lagu xumeyno darteed loo caawiyee odeygii USA u dhashay ee lacagta lahaa ee naagta iska dhigay baa wali codkiisa laga naxayaa SubhanAllah Allah awoodi aad codka ku bedeshaan idiin ba siyo
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 21 күн бұрын
Qurun kaso ur balayo kugu dhacday illahow kawaan nagaqabo ya Allah amiiiiiiin amiiiiiiin ya Allah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 24 күн бұрын
warya ninkan wa ninki hooyadiis intu wacay yidhi hooyo nin baa iguursday qoool ha u samayn adiga rabi ka cabso islantiina wati naxdintii ku dhimttay sidee qiil ugu samaynaysa nin buuba cagah au duudgaye
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 24 күн бұрын
Yaa ma kan deeqow la yidhado hooyo ninba ii qaba😂😂😂kii luga ninka cad ee qabay uu duugi jiray ee ku laha naaga somaliyed ragina baari uu noqda sidaaydo kale laha miyu ahayn wa la qaba Mahe wa qomolud dhaafay
@foozia426
@foozia426 24 күн бұрын
Subxanallaah reer xalane
@bilemoha5753
@bilemoha5753 3 күн бұрын
Wuxuu iila ekaa,aaa waa caddahay allow hanaduleeyn
@user-xt1jv5wf8d
@user-xt1jv5wf8d 17 күн бұрын
Like ku dhahimaayo waayo adigaaba bun buuninaya fisqiqa subxanallah. Ha ka dhamayn is waxaas
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 23 күн бұрын
سبحان الله kuwas illahow umadda kaqabo
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 24 күн бұрын
Akhas caleek waa wax dhintey Subxaanalaah
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 24 күн бұрын
Walaalow waxaan dadka hatusin uamad ciyaal suuq ah ayaaba layaaba inay kudaysadaan subxaanalaah hasoo deeynina waxaan oo kale
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 13 күн бұрын
Subaxanalah ale ha sahlo
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 24 күн бұрын
Dadkan oo kale hadalkooda inaad soo qädaataba waa qalad ood dadka utilmaantid ciwsnkooda
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 24 күн бұрын
SubhanAllah hooyadii ha tuso
@ISTAHILHassan-zc5vm
@ISTAHILHassan-zc5vm 17 күн бұрын
subxan allah
@user-vi3yp9vy7j
@user-vi3yp9vy7j 24 күн бұрын
Allah Allah Allah Allah 😭
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 21 күн бұрын
Balaayo kugu dhacday geesinima badanaa waa layqabaa ku yiri iyo waan ahay weli gana soo marin lsgu qaniinyee
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 21 күн бұрын
Laailaha il Allaha
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 21 күн бұрын
سبحان الله حسبنا الله ونعم الوكيل
@sadam1318
@sadam1318 24 күн бұрын
qaniiso dhan ayaa soo gurmaday waaa wareey
@midnimomedia198
@midnimomedia198 15 күн бұрын
Wr sxb ninka hakanyarta ah Farah ka qaada xaafidu quraan weeye mana filaayobwaxa la sheegayi inay wx ka jiraan ilaaay ka baqa qadafku wa dambi wayn hadalkaagana ka first views ka raadinayso meel xun haku tagina
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 24 күн бұрын
just new
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 24 күн бұрын
Maxay u daawanayaan iyagu😢
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 23 күн бұрын
Subxaanallaah oo waxan nimankii soomaalida
@HidayaMohamed-j5g
@HidayaMohamed-j5g 21 күн бұрын
Subxaana Allah
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 20 күн бұрын
Maxatiri ama labahoodle landheeran ahay wexey dhahanba ubudkoda AA qanisin naqdey waxa waa xaarant dhaca dilka kufsiga laalushka qabyalada ilahey jasahoda wuxuuw kadhigey qanisin mulxidin
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 24 күн бұрын
Subxanaallah what happens Somalia men😢
@anabmohamed344
@anabmohamed344 24 күн бұрын
Ilaahey dooriyey maaha sheydaan dooriyey dheh
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 23 күн бұрын
Ninkaan sout afrika Asagaa isku qiray ee jiljileeca nacasnimo kama muuqato .laakiin Ashraf mana qiranayo shakina kuma jiro nacasnimada iyo is naageynta wuxu ku darsaday in uu fidinayo oo lacago ku qaato dhanyaro duufsiga waa halis kadaran kuwii hore oo heyado la shaqeeya kaas hala xukumodibna yaan logu soodayn dalka .
@ismahanelmi2196
@ismahanelmi2196 23 күн бұрын
Doqonyahow iska aamus cunug yar oo iskuul dhigta miyaa qaniis ah. Waxa lagu caayayey waa jiljileeca jirkiisa.
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 24 күн бұрын
Walaal waxaan hakahadlinina subxaanalaah
@سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد
@سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد 24 күн бұрын
waa. bstarii
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 21 күн бұрын
Subxana Allah subxana Allah
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 10 күн бұрын
Subxanallaah
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 23 күн бұрын
Istafurulah 😳😳😳
@abdiwahaabalinuur4235
@abdiwahaabalinuur4235 22 күн бұрын
WAXAAN KUU SHEEG DADKA SEEY U MAQLAYAAN AYEEY AYAGANA U MAQLAAYAAN WIILKAAN WAX LUGU ARKAY ILAA IYO HADA WA CAD MA JIRO EE ILAAH KA CABSO WIILKAAS ISKA DAA
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 24 күн бұрын
Inaalilaahi waa Inaalilaahi rajacuun waa la hoogay
@lulali8651
@lulali8651 21 күн бұрын
Qofka qaniisaka isu sheegayo waa in futada laga gubaa .
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 22 күн бұрын
Scw
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p 23 күн бұрын
Nin miyaa kan😢😢
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 21 күн бұрын
Ilaahow saan miyaa noodambaysay
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p 18 күн бұрын
Kan asgaba ash aheen wlhi bilahi Bismillah
@rashidajamac1639
@rashidajamac1639 19 күн бұрын
Kuwasi niman ma ha ewaNaanaabado qudhuna
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 23 күн бұрын
Subxanallah
@lailaismail1317
@lailaismail1317 14 күн бұрын
Nunkish deeqoeba mar hadu ka hadlay war maleh wa famali qaniis
@Qosolmarwaliba
@Qosolmarwaliba 7 күн бұрын
Sxb runba leys.ku sheegin mooye qofwaliba cida uu ka tirsan yahay ayaa difaacda garab istaagta una damqata ashraf iyo intaa aad soo sheegtay iyo kuwakale oo markey xaaladu adkaato dib kasoo bixi doona wa isleeyihiin Fikirka jinsiga ayey wadanka tartiib tartiib ugu abuurayaan wa mashruuc ay wadato Maasooniyada ama sadex xagalka wlhi meel dheer ayaa wax iiga soo bexeen arinta oomaar barbar ayaa waxaan oodhan si fcn looga fahmi karaa🤣
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 24 күн бұрын
Hooyadii ha la tuso hadii ayna ogeyn wuxuu yahay bal 😢
@IsraismaeilIsra
@IsraismaeilIsra 12 күн бұрын
subaxnalah 😢
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 24 күн бұрын
Kii ugu waynaa khaniisinta ee Gaalka uu qabo ayaa usoo gurmaday laidin qaad
@faadumoali117
@faadumoali117 24 күн бұрын
Ilaahow nogargaar
@foozia426
@foozia426 24 күн бұрын
Deeeqana maxaa keeney 😂
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 23 күн бұрын
Saxibadi aya afka furtay
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 24 күн бұрын
Balaayaa dhacday 😂😂
@user-yy2rd7my5i
@user-yy2rd7my5i 21 күн бұрын
😂😂😂😢😢
@YuusufAaadan
@YuusufAaadan 23 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 24 күн бұрын
Duqdaan codka weynleh halkee nagasoo gashay subxaanalaah war kuwaan oo dhan gacanta halagusoodhigo
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 24 күн бұрын
War waa nin inkaari ku dhacday😢
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 24 күн бұрын
.subaxaan.lahaa.ilahaw.nagaqabo.kuun.khaniisiit.ah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 24 күн бұрын
soomali😢qeyrka kaqarso xataa kuwii dhameyey haweenkii iyo ciyaalki isma mojiyaan xataa dadka ayey kamid yuhiin adiga ahaa xataa mogin markaa arinku qarsiga ayuu ku ronyahay hos kasii amaa wallah adoo qasaraa ooqanis ah bananka logu soturayaa tos qanis
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 24 күн бұрын
Sxb adigu markad kuwan kahadlayso ha is ticmalin kelmeda ninkan waayo nin Maha wa qowmuluud
@user-ul2qe1vw1l
@user-ul2qe1vw1l 24 күн бұрын
Asc sxb Adiga mad iska dhaaftid sheekooyinkaan oo aad wax kale ka sheekaysit
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 24 күн бұрын
Baqti dimtey..Saxibaha u tag..
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 24 күн бұрын
Waree waxani nolol mahee xalane udaata ka tattoo da leh hala dilo dhaman wixi ushaqeya
@safiyoali3131
@safiyoali3131 24 күн бұрын
Dadkaan niman maaha kuwaan niman hawgu wacun..
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 24 күн бұрын
Duli yaa ehlu nar duli duli ah walidkiin ayaa idiku khasaray.
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 23 күн бұрын
Waxas yan nalugu so den
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-js2zy7ln5j
@user-js2zy7ln5j 21 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 24 күн бұрын
Baqti dimtayal..
@mohamedyariisow1994
@mohamedyariisow1994 21 күн бұрын
Waxaan layaabey mid walbo oo khaniisah carbkiisa Maxaa ku dhacey biyaha raga maakatan badan 😂 micinaha carab gajo miyey kadhigtaa 😂
@kingamoore780
@kingamoore780 24 күн бұрын
Osagan khaniska Wale cadabka alle kusugaya khaniska
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 21 күн бұрын
Saxb lacag aya radinasa
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e 24 күн бұрын
Ma qofkaan timaha dheer leh ayaad idhihi rabtaa waa nin? 9:16
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 24 күн бұрын
Wariyaa. Maxaa. Lagaa. Qaadayaa. Futada. La. Wasaayo. Guska. La. Gilinaayo. Adaa. Iska. Leh. Naca. Khaniis. War. Midkaan. Muxuu. Yahay. Inaa. Lilaahi. Wasaqyadaan. Wadamada. Horey. Marey. Wariyaa. Anagaba. Waa. Joognaa. Canada Ottawa. Salaadeenana. Waa. Tukanaa. Wariyaa. Khaniisiintaan. Waa. In. La. Qoorta. Loo. Dheeroo
@yuusufcabdilahi7681
@yuusufcabdilahi7681 24 күн бұрын
Qaniska haa la diilo
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p 24 күн бұрын
Warkiisa wuu cad Yahay shaki maaha
@kingyasiinuk
@kingyasiinuk 24 күн бұрын
Keep it 💯 zaxibow
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 24 күн бұрын
Wa yaab iyo fajac 🤔
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 24 күн бұрын
Gurmadka qaniisyada baa Soomaalia kabilaabatay 😂😂😂😂
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 24 күн бұрын
Kuwaasi ciyaar una hadalaan waa ragga naago iska dhigay
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 24 күн бұрын
acudubilaa nin dhanbaa ituu meel soo fadhiisto dhahaya waa la iqabaa oo weliba leh waxaa iqaba ninkale dumarkaaba diida waa la iqabaa oo dhaha waanu isqabnaa😮
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 24 күн бұрын
Rer koonfur waa naga cilimi badantihiin kkkk
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 24 күн бұрын
​@@SaadamQureyshicuqdad kuhyso ninka wa og rer konfur ku qafiiftene😂
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 24 күн бұрын
@@tazniimhupii8266 khaniisyda meshy kaso farcamaan o lagu biilo inay koonfur tahy madidi karta kkkk
@CabdulaahiMaxamed-ri9kn
@CabdulaahiMaxamed-ri9kn 24 күн бұрын
Haye oday ciyal suuq views ki miya ashraf ka so galay
@HalimaHajiHussein
@HalimaHajiHussein 24 күн бұрын
Maxakasonasacadayp.majìren.,maxayeleykiskisalacagbaalùgufangereeynaya
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 24 күн бұрын
Adeer beenbaad sheegaysa maa haadi qoof waxlagu sheego inuu yahaay
@user-vi3yp9vy7j
@user-vi3yp9vy7j 24 күн бұрын
😳😳😳😳😞😔😞😔😳😳😳😳😔😔😔😌😌
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 24 күн бұрын
kasi farahmacalim bay ilamder ruma yihin kas laha wa la i gursdaday marka farah macalim intu Somaliland u tirinayo muu walalkii wax ka qabto miskin
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 24 күн бұрын
Ethiopian goormuu soomaali noqday
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 24 күн бұрын
Faarx macalin inaad meesha keento walahi waa qalad weyn Soomali oo dhan reer walba laga helayaa qof xumaaday Waligay qofkaas bay qof xun wax isku yihiin ma odhan karo ! Qabiil walba balaayo qaniis iyo murtada baa ku jira
@user-oc3xv6ku2k
@user-oc3xv6ku2k 23 күн бұрын
Astaqfirullaah muxu fayl ugalay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 24 күн бұрын
Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh acdubilh allhumanjana subxanllh allhumanjana subxanllh allhumanjana subxanllh allhumanjana subxanllh
@Brainwoke
@Brainwoke 24 күн бұрын
adiga aya ba jaahila ,gorma aya iil jaabisku iyo is nadiifintu noqotay shaaki? jaahilinmo iyo dulmi aya laysku racay
@asharoundmahamoud3943
@asharoundmahamoud3943 21 күн бұрын
You are supporting them stop bringing them back that’s disgusted
@najmagelle5202
@najmagelle5202 17 күн бұрын
Maxaa laga dhageysan oo fiican wuxuu ku hadlayo wax dhagaha u fiican ma ahan idinkaaba ka daran oo buunbuuninaya sifo aad views ugu heshaan hadey run idinka tahey ku qaada washamsi iyo waleyli tiktok Snapchat iyo Facebook ka xira 😡😡😡🤮🤮🤮😭😭😭
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h 23 күн бұрын
Somali boys waa gacangaleen lkn wadan waliba oo bur bur siyaasadeed ku dhaco waa dhaxalka laga helo Illaahoow noo badbaadi
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,7 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
REER SOMALILAND OO DAYAX DALNUURSHE U KACAY KADIB WIIL MASKIIN AH UU CAAWIYAY
22:07
SULDAN SERAR IYO CALAAMADI MASOONIYADA UU SAMEEYAY
8:23
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 193 М.
DEG DEG QUEEN QAAWAN OO SI XUN U CAAYSEY DAYAX XAASKIISA FARXIYA 😲
10:55
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28
Oomaar Barbar oo live soo galay asoo askar ku hareereysantahay 🤲🏽
10:10
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,2 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 38 МЛН