QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11

  Рет қаралды 122,337

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 729
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 2 ай бұрын
Dhalinyaradii liido ku dhimaty allaha unaxariisto inta dhawacana allaha uboooga dhayo😢😢😢😢
@marwo1162
@marwo1162 2 ай бұрын
Aamiin😢🤲🤲
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
amiiiiiin amiiiiiin ya Allah
@Khadro8796
@Khadro8796 2 ай бұрын
Aamiin yarabi
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Amiin
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 ай бұрын
Subxaana Allah nabiga scw xasaaskiisa wuu wada jeclaa lakiin aisha wuu ugu jeclaa kuligood na calaadad ayuu ku dhiqi jirey
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
Qalbiga ka liya waa hal ma qeebsamo teda kle nabiga aisha ayuu ugu jeclaa kuwa kle wuu jeclaa lkn naclad Maxaa waye bismilalh
@FardowsomacalinAbuuker
@FardowsomacalinAbuuker Ай бұрын
Xasaskiisa wuwadajeclaa lknKhadiijo ujeclaa dadka badankood caaishee dhahaa shekhyada kasodhagyso xaga celmiga caisha
@SAKARIA1
@SAKARIA1 Ай бұрын
Qoraalka sifiican u akhri waxay tiri cadaalad👍🏼​@@kingahmaadi9952
@Daaci-bilan10
@Daaci-bilan10 2 ай бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@UsameAbdilahi-n9f
@UsameAbdilahi-n9f 2 ай бұрын
@maryangurhan5241
@maryangurhan5241 2 ай бұрын
Scw
@NimcoCumaribraahim
@NimcoCumaribraahim 2 ай бұрын
Sallahu callayhi wasalam N.N.K.H 🤲 ♥️ ❤️
@IqraOmar-l8h
@IqraOmar-l8h 2 ай бұрын
صلي الله عليه و سلم
@IqraOmar-l8h
@IqraOmar-l8h 2 ай бұрын
صلي الله عليه و سلم❤
@nuurcool
@nuurcool 2 ай бұрын
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻😢
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏😊
@MyDriem2004Liila
@MyDriem2004Liila 2 ай бұрын
Scw scw scw
@minhajibrahim2267
@minhajibrahim2267 2 ай бұрын
Scw
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 2 ай бұрын
صلى ألله عليه وسلم
@IqraOmar-l8h
@IqraOmar-l8h 2 ай бұрын
صلي الله عليه و سلم❤
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 ай бұрын
I think she's honest person, look into yourself and examine your past experiences, what do you love really love to do, and how could you organize your relationship, home 🏡 😊
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 2 ай бұрын
Wiilashu wa iney shegan gabadha xaaskiisa ah ama gabadha uu jecel yahay asigo ilalinayo farxada iyo qalbiga ❤❤❤
@Ali-ex5oq
@Ali-ex5oq 2 ай бұрын
Haaa sax waaye hadaa xaaaskaaga sheegi weyso qiyaanoole ayaa tahay
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 ай бұрын
Adinkaba daacad ma tihiiin
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 2 ай бұрын
​@@Ali-ex5oqaad iyo ad wa in labada dhican dacad lesku ahado
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 2 ай бұрын
​@@khadarsaalim8903si qaldan ayad wax ufahantay wll dadku isku mid mahan
@eddumahir1368
@eddumahir1368 2 ай бұрын
Markan gursado magaceda waa Qasab Ina sheego maxa diide lkn gabadhan nin doqon ah bey nin kadhigatay😂
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 2 ай бұрын
Ninkaas wlhi waxa waa shukaansad lkn haddi u ku biilo oo aad ur uledahy oo aad caruur kale haysto oo aad naxriis ka hesho oo haddi aad xanaaqdo ku dejiyo waaa kiii raggg maanta joog ugu ficna ee ilaasho oo dayso pls casha reerkag ilsho ❤
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi illahow uga deeq janada fardosa
@nimomohamed5035
@nimomohamed5035 2 ай бұрын
Naag adag guul abaayo noloshada kor uqaad
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Taan waxba nolol marabto waxee rabtaa mid ee kento iyo mid ee dirto
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788sida fcn hora lo yiri silic ku nool sodon guursta dhamtaa
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788adigu mawaxtahi ninki maxa melwalba ku gaye
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788hush warya rag hada tihiin weji malihidine wana isku hilisaan saas lee idinku mac
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ай бұрын
7 billood ayaan ka soo maqanahay🎉 xaaskayga wali hal subax xabiibi sideed tahay ima odhan wallaa Habeen kaliya! Bishu markay Dhammaato Ayuun bay masaariiftii ciyaalka isoo waydiisaa! # Haddii aan gabadho kale shukaansado saw iyadu imay dayacin oo iimay sheekayn waayin!! يارب العرش العظيم هبلي زوجة صالحة ذات جمال ونصب وأرزقني رزقها انك علي كل شي قدير اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين
@HafsaHassan-p6m
@HafsaHassan-p6m 2 ай бұрын
Qalbigeeda alaha jecel faraban hakuu galiyo wa xanuun qofkaagoo kusoo waceyn, balse adne kakeenso wacida iyo hadal wa San ubadi
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 ай бұрын
Walal waa xaaaskaagii caruurna way kuu haysaa saan filayo kolar anagu hadaan dumar nahy wan xishood badanahay markaa wlal waxaa laga yaabaa in ay kaa xishoonayso ee Adu furfur oo marksata u sheeg in aad jeceahahy
@saladoibrahim3009
@saladoibrahim3009 2 ай бұрын
Adiga mad tiraahdid hadey iyada xishoneyso
@ayaanyusuf1985
@ayaanyusuf1985 2 ай бұрын
Sorry nin naagtisa mahelo naagina ninkeda Mahesh wax yar moye iso qabo anaa kudhooldholine waayo aduunyadu waa maalmo maalmuhuna waxay ubaahan yihiin mawada tan waraxma mawada iyo raxmad ❤❤❤❤❤❤luqa iso gal ninkaan raadinayay
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 2 ай бұрын
​naaa maa ka deyso waa reer ha bur burin alle kacbso pls caruurta iyo aabah iyo hooyda ha dhex gelin adi darta yuu udumin reerka ❤ talo ayey iga thy
@zakariadahir3880
@zakariadahir3880 2 ай бұрын
Nin haduusan kugu faaneen wlsehy ha isku soo dhisin 💯
@SalmaanAbdi-lj3iw
@SalmaanAbdi-lj3iw 2 ай бұрын
M.a qalpi Saafi waye wllhi gabar inta laguur sado tan ugu wanaagsan waye ❤❤❤🥰
@SadiaNurHussein
@SadiaNurHussein 2 ай бұрын
This woman she is honest woman because she get breaking hearts sorry sister you will get whatever you want inshallah.😊
@kawzarjama
@kawzarjama 2 ай бұрын
Garoob ilmo haysata ma cayba ridwaan waad yasaysa garoob caruurleh
@salmo__3
@salmo__3 2 ай бұрын
Marar bdan aa arky ninkan gabdhaha marke garoba ahy dhahan wuu ku jesjesa
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 ай бұрын
@@salmo__3iyada ayaa is yastay oo soo fadhiisatay meel aan dani ugu jirin doonaysa inay gurigeeda ku dumiso
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Garoob ilma leeh faceed haraadsato
@hoodo6989
@hoodo6989 2 ай бұрын
Qalbi io mcn bay ku dhahaday iyado xanaq san💔 Nin Wa Cadow Jacyl Nin Ha Amininaaa💔 gabdhooow😭 Waliba Uur bay u ledahay💔 Aboyoy Ilmaha dartood Ugu Samir Malinta dhowr Xabo dhasho Iska Ceeri Muhimadu Wa Ilmaha Waqti Jacayl Ha ku dhumin I wish inad qoralkayga Aragtoo Caishooy🥺
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
Good point
@Honey_MB
@Honey_MB 2 ай бұрын
xaqiiq nin wa cadow😢😢
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 2 ай бұрын
Mxa dhibks abyo ilmo bdn udhal iska buri sas maha hadu fadud yhy
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Sax waye nin waa codon wllhi
@HaniAxmed-jg6fm
@HaniAxmed-jg6fm 2 ай бұрын
Oh my nag nool wan bahanahy bakhti loma cunoh😢 horey u soco hn
@MohaMet-gd7bp
@MohaMet-gd7bp 2 ай бұрын
Ku saliya Rasul ka Scw
@Maxkamada-n8h
@Maxkamada-n8h 2 ай бұрын
Kusalinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@Naasir-l6y
@Naasir-l6y 2 ай бұрын
Ridwaan waad iga qoslisey su aalahaa inta badan waa qosol.marlaad dadka ku celiso laba bilood bay ku tidhi baan is qabnaa waa xageed ka keentay ilmo ma u dhashey weli ma laba bilood baad lagu dhalaa funny tahay waa tii maalintii ku tidhi meeshii baa Basbaaas la iga mariyey ee aad ku tidhi meeshaa ma meesha laga kaajo kkkkkkkkkk Respect full
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj 2 ай бұрын
Videogas maba Arkin maxa ku qoran😂😂
@Naasir-l6y
@Naasir-l6y 2 ай бұрын
​@@QamarNuur-om1fj wll.vedeo- gaa waxa ku qoran Basbaaska Saabiriin waa vedeo qiso dheer waana qaybo badan waan qisada Saabiriin saabiriin ku qor youtube-ka
@sahramacalin6603
@sahramacalin6603 2 ай бұрын
😂😂😂😂​@@QamarNuur-om1fj
@CarafaadNaasir-vj3mw
@CarafaadNaasir-vj3mw 2 ай бұрын
Wlhi ridwaan su aalihiisu wa su aalo police
@Naasir-l6y
@Naasir-l6y 2 ай бұрын
​@@CarafaadNaasir-vj3mw aad iyo aad su aalihiisa waa cajiib waxna wuu iska hubiyaaa
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 2 ай бұрын
Ridwaanoow ilmaha iyo garoobta maxad ceeb uga dhigaysaaa ragaba waa lagu guursada iyagoo guur soo maray markaa gabadha qalbigeeda ilaali dhawr jeeroo horana waan kugu aragnay hablaha qalbigooda ilaali
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 2 ай бұрын
Runta lo sheegaya gabadhi reerkeda haysan weyday
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 ай бұрын
Saxiix qalbigisuu ka hadlaa garoob waa dahab xabiibti
@Sahramaxamuud-i3x
@Sahramaxamuud-i3x 2 ай бұрын
Ridwan ale garoob kuguri wayo wad yasta 😂😂
@ruweydadahir2230
@ruweydadahir2230 2 ай бұрын
@@Akter.khaalidgabdhuhu xoolo mahan ninki Aay fahmi waydo way iska furaysa marka kala tag gabadha qaladka
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 2 ай бұрын
@@Sahramaxamuud-i3x naagta ninkeda haysan weyday waa la yasaya
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 ай бұрын
Waryaa ridwaan Allaah ka baq oo reeraha isku dirka kadaa, tan kale Maxaa ka khaldan garoobta iyo ilmaha nebigu scw aduunka khadiija oo uu garoobnimo ku guursaday ayuu jeclaa.!!
@Quen_saraa
@Quen_saraa 2 ай бұрын
Naag adag waaye keep going sis😍👍🏻
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 2 ай бұрын
Masha Allah, wlxi, waa gabar aqli badhan .
@HARGAANDIJR
@HARGAANDIJR 2 ай бұрын
Naagtisa uur u leh Moba shegi wye Zubxanllah Amow. Naako kle qabahe Mesha wx ba ku dugane Lkn walhi wa doqon
@Honey_MB
@Honey_MB 2 ай бұрын
wa xoolo naagtan
@HassanAli-sz3wt
@HassanAli-sz3wt 2 ай бұрын
Maskiin 😢Dacaad ah wayo Gawadhaan wlhii wa qof wax jeceel❤hada nah in qalbiga Laga jabiiyo ma ahaan wana xaskiisa sorry Abayo marbo hadeey xaskadaa tahaay wa ina qalbii jaab ka ilaliisa farxaad Lasiiyaa Dacaad Lo Noqdaa ayada aya saaid U jecel❤lakin asagaa Dacaad Uma ahan Xaskisa
@Amino-t2j
@Amino-t2j 2 ай бұрын
Waaw naag nool jecliya gabdhaha fariidada masha alh
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Taan waa doqon nin tiris kujirta
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
Haa mashallah waa fariid jecliya dumarka fariidada aha nin miya lo joojiya
@nursebilan1368
@nursebilan1368 2 ай бұрын
Waa gabar isku kalsoon, and very beautiful intaan ka aragno mashallah
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 2 ай бұрын
Wllhi wan kaxumahay ridwan waxan waa qalad hablaha qalbiga haa loo ilaaliyo 🙏🙏
@AminaAbdulkadirsheikh
@AminaAbdulkadirsheikh 5 күн бұрын
Asha she is very intelligent woman
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 2 ай бұрын
Nimanka dhan waxay soqo rayan Reer baa Dumisay lkn Qalbiga Gabdha Kajabay Kama Faka rayan miyaa Muu sheego Maga Ceeda Kalsoni Farbadan Kaqadi lahyd Jecel kuna wuu sii siyadi laha Lkn Fiiri Waaaa is bada lay Waji Geeda iyo Hadal keeda Ax Ragow Kadaya Gabdha ha Sidaaa 😢😢
@muxudiinissack3576
@muxudiinissack3576 2 ай бұрын
Ridhwan sxp family aad isku direyso shaqo fiican kuuma ahan sxp 😢
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 ай бұрын
Cid iskumuu dirine khiyaanoolahuu soo saaraa gabadhaas miskintaa oo u xall ah buu khiyaamayaa buu so saaray
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 ай бұрын
​@@shafaarmoha9479ninka haduu dhowr xaas kuursada qiyaana miyaa
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 2 ай бұрын
Wx isku dir ladhaho majirto xqqda sasa
@CalmAnglerfish-lu8ic
@CalmAnglerfish-lu8ic 2 ай бұрын
Alla ani yaa igeeyo rudwan qof dijapsanrwaa❤
@husseinbarre7723
@husseinbarre7723 3 күн бұрын
Ridwan isak this is crazy do not do not destroy the families Xaram waxaga wali Waaye
@amiinayarrow6490
@amiinayarrow6490 2 ай бұрын
Allah haku dembi dhafo Ridwanw dad kawad isku dirta
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 2 ай бұрын
Waa.naag adeg horey usoco qali😂😂
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 2 ай бұрын
Alla 2bilod naa mad ukadisid wali xiiisihi aya lagu jira naxaris walee ani calool adeeg waxan ka baqa nin dhan ina iska dhaafo ama wa sabra
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
rahmaabdullahi9786 mid aan kudhoho qof waa uu ku xumeeynkaraaa lkn adigaa larabaa inaad sii socoto marka haysdhiibin Ayaan kuleeyahy taas adigay muhiim
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 2 ай бұрын
@@AhmedMohammed-k8n isdhiib wax ladhoho ma jiro lkn guurka wa qadar kala tagana wa qadar wana aminsanhy lkn waxan kwada ragu hal kawada siman naag inu kula gursado ama kula shukansado damco wa wax ilahay ku aburay oo u xalaleyay midakale wa isku mid 4aya lobaneyay marka wa inad sabarta nin dhan ama usabarta un lkn wax udhaxeya oo is carurwyn ah mesha mayalan mxa qalbiga iga jabin ima jeclid miya wa hadalo hooos kudhigi kara
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
@@rahmaabdullahi9786 waxaas qofka adaa ka keensankaro aniga kula hadlaayo naftayda gabaraan kajeclaa ayaa jirtay somaliyey kunoshahy ayadaa iga keensaty waayo markan dareensiyey way qabishay markan daneeyana way idaryeeshay calafkaa ahaaday lkn ayadoo iguurso dheheeyso kaso tegey duruufo jiraana ugaso tegey lkn anigu magooyn oo wan xiriirijiray xogaa way niyadjabtay ana waan shoogay ilaa aan iscalaamadeeyo kadib alx inkastoon wali guursan kuwii kale caadi iska noqdeen lkn gabar been kadheer lama arkaayo
@CabdullahiDheere-l8v
@CabdullahiDheere-l8v Ай бұрын
Ridwaanow qatar baad kusugantahay
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 2 ай бұрын
Wiilka xaaskiisa inu sheego eheed madama iyada lamber one thy kuwa xariirka ka dhaxeeyo hadu oga shakisan yhy wuu heli kara mid kle 😂 Iyadana side afkeeda ka sheegesay wu I wanag sana be tiri naag kle oo aadan arag waxba ha ku mashqulin intu ku rabo rab. Malinka ku arki waydo care gareenti iyo jclki iyo ixtraamki ka waydo ka tag that is the point ❤
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 2 ай бұрын
Pole sana dadangu
@Aziiza_A
@Aziiza_A Ай бұрын
Walaaley reerkaaga dhaqo naag kale inu sheego ku darneed Alxamdulillah Ma caleysh sheegid la’aanta uurka laga yaabaa inu ku qasaayo
@RastaabdiJibaar
@RastaabdiJibaar Ай бұрын
💯
@qalanjoquruxley7382
@qalanjoquruxley7382 2 ай бұрын
Ceeb miya hadu gursadey garoob ilmo wadata afka cesho huno
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Iyo laba nin somartay waxa qarsoon Allah oogee bee rabtaa in ee nin konrorosho
@sadiyamohamed102
@sadiyamohamed102 2 ай бұрын
Adigo dumar ah miyaa sidaa uhadlaysid Subhanallah.
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 ай бұрын
@@abdirashidjama9788 meel walba reply ayaad u gashay edeb daro ayaa ku haysa ee umada ilahay afka ka dhig
@naiimbeauty1840
@naiimbeauty1840 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788 Oo soo Xaaskiisa Maaha Hadey Controsho Waryaaa Shan shan Aa Loo Aroosaa Loona Furaaa Maxaaa Dhb ah
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
m​@@abdirashidjama9788 200 xata haso guursato isaga guursadi calmarka nebi maxhamed wcs wcs baa u duuceyi adiga yaa ku duceyi
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
Marba hadu magacada ka gabsaday kuma jeclo ninkas gabar
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 2 ай бұрын
Qaaali shaydaanka iska naaar reerkaaga dhaqo❤
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Tan waxee uegtahay mid ninka biisha oo rabta in ee gacanta kuheeso.
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788us us asalada abihin cune mel walba haiga horimaane meydkiina jiita😅
@sirkaal
@sirkaal 2 ай бұрын
Subxaanallah! Gabadhaan waay qaldantahay, waxaan kula teli lahaa inaay sheydanka iska naarto oo gurideeda dhaqato. Ninka waa qof wanaagsan. Tan kale Ridhwan bro, waxaan kula telin lahaa, hadaay qofta yidhahyo waa qof isqabno, intaad ka gaabsato oo kaliya dadka wada socdaan oo weli is guursanin ley intaad jeceyl kood uu tijaabiso. Also, she is two face, she is this jealous, yet she says she doesn't care if he marries other women.
@mohamedanbe3220
@mohamedanbe3220 2 ай бұрын
ugu yaraan qoftuu ugu jecelyahay inuu sheego ayay ahayd, hadaanuu xaaskiisa magaciisa ku dhawaaqayn 🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 2 ай бұрын
800kn Xalagaarsiiyo Ridhwan isboocan ❤❤❤❤❤❤❤
@leylo1234
@leylo1234 2 ай бұрын
Naag adag dheh faraax waji ma leh😢
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
She has no right to control
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Waxee so guur sankartay soguursatay, waxee dhaligartay dhashee hadana waxee rabtaa in ee nin controsho
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Faarax wiji ma leh maa tiri orod hee jamaicanka chicken ha idinku mehersado awalbo intee ajnabiga idin dilaan ilmaha ha idinka xoogaan 😅😊
@cawocumar369
@cawocumar369 2 ай бұрын
Wllo waxaad ku dartaa mid ayaa weliba wuxuu ku mahersaday 600dollar😂😂😂OO soomali aha
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 2 ай бұрын
Arga xumada reerkina ka dumerka aflagada Kal tag caqyahow foshaxun​@@mahdimohamed7056
@Salmamohama
@Salmamohama 2 ай бұрын
للهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك❤❤❤
@shukri9290
@shukri9290 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ♥️
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 2 ай бұрын
Arintan ridwan kuma qaldano ninkaas xaaskiisa uga sheekeeyay inuu keligeed ku ek yahay ha sheego magaceeda oo kalsoonideeda kor ha u qaado waxba yaan lagu marsiyo doonanin fmily yaan leysku dirin Ridwan waan kugu taageersanahay inaa soo saarto kuwa qayaano xaasaskooda oo Runtii ka doortay Been
@ayanahmed1233
@ayanahmed1233 2 ай бұрын
Ridwaan adigoo ilmo heesta garooba kulahaa guurkaa waa calaf teeda jale garoob ceeb miyaaa
@XanaanaadanMaxamuud
@XanaanaadanMaxamuud 28 күн бұрын
Horta marle yaigeya neyrowi jah jecelkeyga tijabinlaha inkasto ankukalsonahay mcnkeyga rudwan wakudalay sauradinayay labarkisa😮😮😮
@abdimalikxarago8437
@abdimalikxarago8437 Ай бұрын
Ridwaan reeraha isqabo ayuu duminayaa qof laqabo inuu qof utijaabiyo waa qalad
@Amlas-x5k
@Amlas-x5k 2 ай бұрын
Sallahu Alieh Wa salam ya nabi ya rassoulalah ❤🥹🫶
@najmofashion1
@najmofashion1 Ай бұрын
Qalbi kahadashay gawadhan❤
@ayaaziiz
@ayaaziiz 2 ай бұрын
Ninka intaan la guursan ha liska baraweeyo wlhi saan xanun waaye
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d Ай бұрын
Hayskumashquulina wllo wayo gurka manta wa cibaara hadu maag kale lahadlo walaahiy ha ujojin wagursana bes wa dhale way dhamane nolol wa inta waxwaym maha akhiro ushaqatsta raga nadan daryeel masiyam dumarka faraha kaqada raga nin meel udono ha tago naag walba horumariso nolosheda bes
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 2 ай бұрын
Subxanallh waxii ehelku iyo duqaytidu ka talin jirtay iyaa wiil yar oo meel fadhiya ulatagayaan naa xishooda
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Ridwan kaftanlow waaaaaw horay usoco
@MustafeAhmed-v8h
@MustafeAhmed-v8h 2 ай бұрын
Rasulku scw xaasaskisa khadiija u jecla sidan culimada ka maqlay
@quenhanaa7002
@quenhanaa7002 2 ай бұрын
Ax wlhi gabdha hadlkeda 1minet isku badashy wlhi qlbiga ay ka hadashy sorry queen 20jir baa tahy hory usoco ❤🎉
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@amalomar3138
@amalomar3138 2 ай бұрын
Kuwii rag ahaa waa loosogalay ridwaan waa kuwadanaa 😂❤
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 ай бұрын
Kan nin mahana waa mid naaga badan oo shabeel naagood ah xaaskiisa dhan magaceeda qofkii sheegi waayey lug ulaaban allow nimankan qiyaana badan namooti tanoo kale waa imtixaan walaahay
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 29 күн бұрын
Wlh gabadhaaan Waaaa xayi ayado wax jecel is dabaline 😂😂😂
@adanhassan5700
@adanhassan5700 2 ай бұрын
Ridwan issak, this is wrong in all aspects. It's immoral, unislamic and fitna. This lady was a single mother, happily got married and support from her new husband but now you have destroyed her marriage and you are responsible for this breakup. My brotherly advice, desist from such actions. You will be questioned for this in the day of judgement.
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 Ай бұрын
There's no other topic that is a guy can't look for apart from giving such things, @ridwan kindly look for their topic apart from inaad daad ka lageyso
@MariaIidleaden
@MariaIidleaden Ай бұрын
Daaacad sana weli mcnn bay sii leday 🥲❤️
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Ай бұрын
Xayi xayi dhalay ❤❤
@MohamedFiidow-h1n
@MohamedFiidow-h1n 2 ай бұрын
Allow aysan i soo tijaabin inta ridhwaan dawato😂 😂😂
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 2 ай бұрын
Forward ninkaan naagtiisa
@MohamedFiidow-h1n
@MohamedFiidow-h1n 2 ай бұрын
@@dheemandegan4603 jooji wll cabsi la joogi la ahaye🤣
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 ай бұрын
Qof Hadaa Isku Daydo Inaa Luqaafeyso Alle Baa Kaa jaraayo
@MohamedFiidow-h1n
@MohamedFiidow-h1n 2 ай бұрын
@@maidahassancabdulhi635 kaf waaye majidho qof aan lu qafeeynayo
@CalmAnglerfish-lu8ic
@CalmAnglerfish-lu8ic 2 ай бұрын
Apowe ridwaan isooqawo ❤😊
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 2 ай бұрын
If this couple breaks up, Ridwan has played a big role, which is against the norm
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Alla Ridwaanow maxaad reero burburisay 😂😂😂😂😂😂😂
@Feisalahmed-rnn
@Feisalahmed-rnn 2 ай бұрын
Waa meqa qalad ayey sameysay gabadan amarlaan iney sobaxdo iney seygeda oo ayda kaliya kasodortay dumarkale islabarbardigto hadana indaadagaa weyba wacday xaduud iyo xishood iyo diin midna kamamuqato Subaxanalh
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Wllo wax wayn majiraan🙏Xitaa shukaansi haduu kujiro, Muhiimadu waa inuu adiga ku qabo🙏Marka iska dhaqo reerkaga wllshy🙏
@ZafaApdy
@ZafaApdy 2 ай бұрын
😂😂
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
@@ZafaApdy sidaas miyaanay ahayn
@ZafaApdy
@ZafaApdy 2 ай бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 myy ninka wa luqyo badanyahy
@Ramloinshar
@Ramloinshar Ай бұрын
Scw
@moahmedmaalin6078
@moahmedmaalin6078 2 ай бұрын
Asc brother Ridwan waan ku samaley brother family burburkooda ma fiicno adigane kuuma fiicno marka diinta fiiri wax eey kaqabto barnaa mishkaka thanks
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 ай бұрын
Qalbi jab 😊
@IsmailmohamedMohamedkassim
@IsmailmohamedMohamedkassim 2 ай бұрын
A married girl went for Youtuper. His name was Ridhawan issack. who doing for challenge, about trying your crash weather he loves you or not, the girl trying to her husband. Through that challenge, the KZbinr he Call her husband and asks him. to name the name of your love, and then she dumpster up, instead of mentioning her name, he mentioned the name of another girl
@mohamedrashid5164
@mohamedrashid5164 2 ай бұрын
English kada mad tijaawineysay😂😂😂 maxomed
@HamdiMuse-i4i
@HamdiMuse-i4i 2 ай бұрын
Ridwan issck ma,ahan dibke ee ayaka gabdaha soradsanayan oo ii tijabi dahayane ee wilka dadka hakudirina Somali miryolley asaga intu gacanta soqabte mukenin mesha asaga shaqadisa waa Inu tixgaliya wixi uu imadhe dee ee cadhi iskadiga bisinke muxu iskudiri muwo ogene ma,asaga lajoga dadka ayaka isogee yahudin balayo sheg ala kuwana
@AyaanmohamedHaashi
@AyaanmohamedHaashi Ай бұрын
Hay
@maahirmohamed2317
@maahirmohamed2317 2 ай бұрын
😢 garoob shidan waye wlhi 😮😂 waliba kibir ah waye
@simplelifecooking413
@simplelifecooking413 2 ай бұрын
Watch your mouth . Nabigeena ayaa guursaday garoob. Sheeko somaaliga daa
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
Garob ma ahan wa xaas
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 2 ай бұрын
Macaan aaaaa😂😂 way ridwaanoow nagtu qac bay ka yedhsiyay😂😊
@Qamaribrahim-t9o
@Qamaribrahim-t9o 2 ай бұрын
Qalbi kulaha😂😂😂
@missjano8249
@missjano8249 2 ай бұрын
Walal ilmaha calosha ku jira u da abahis u dhulqado
@alimualim22
@alimualim22 2 ай бұрын
Masha Allah walahi Waa gabadh adag 😢💔😢 Sorry abayo,
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
Gabadan waaa farida hore usoco nin loma joojiyo
@SuperA1507
@SuperA1507 2 ай бұрын
They have only been married for 2 months and he is already talking to other women ?? wow and then you have ridhwan asking if they have children, when they have only been married for 2 months 😂
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Cajiib , do you think he should be with her only, this woman has already had her time with two men and children
@SuperA1507
@SuperA1507 2 ай бұрын
@@abdirashidjama9788 so what are you saying ? That widows or divorced women don’t deserve devoted husbands? No one forced him to marry her. At least if he wants to marry more than one woman be honest about it. Wax faa'iido ah kuma jiraan waxyaalaha qarsoon. Qudbisiro diinteenu ma ogola.
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
All I am saying is, she is control freak
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
​@abdirashidjama9788 wa qaldantahy qof walba qimo iyo waqti ayu u qalmaa mxa dhiba hadey gur somartay o carur so dhashay mida kle adi hoyada ama walsha in furin lagu naco mad jeclan lahed
@idmaah
@idmaah Ай бұрын
@@abdirashidjama9788how is she a control freak when she saw her husband receiving pictures from other girls that is not his mahrum? Y’all men are very good at manipulating both the females and the deen 😏
@zirshaakirisse3244
@zirshaakirisse3244 2 ай бұрын
Reer islameedbad ridwanownkala dirtay walahi aakhiro xisaab dheerba ku taala
@FartunHussein1
@FartunHussein1 2 ай бұрын
Ridwaan Maxay tahay jaahilnimada why are you laughing at her Subxaanallah Haday garoob tahay ay ilmo leedahay lama guursan karo miyaa?
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 2 ай бұрын
He is very naive
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Nin aan hore guur usomarin bee rabtaa in kontrosho
@truelife6820
@truelife6820 2 ай бұрын
Haa wxbadanaa kaqldan
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 2 ай бұрын
​@@abdirashidjama9788us us asalada abaha cune mel walba haiga hor imaane
@hiddonetwork5452
@hiddonetwork5452 2 ай бұрын
Gabadha ha ku qosqoslin legend
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalim
@abdidayax9073
@abdidayax9073 Ай бұрын
Wanka xumahay ridwaan Isaaq qalid weyne asad sameysay
@CabdiMaxamed2d
@CabdiMaxamed2d 2 ай бұрын
Haday kalatagan ada usababa Ridhwanaw😂😂😂😂
@hodanali5595
@hodanali5595 2 ай бұрын
Jacayl burcadka ayuu @RidwanIsaq fashilay wuu saxan yahay❤ Rag iyo Dumarba hala fashilo. Thanks Ridwaan❤
@Ifarax
@Ifarax 2 ай бұрын
Ala ridwanow wllo see wax yeshey way is jecel yihiin lkn ninka yara naxay ❤😢
@fardowsalajecley7567
@fardowsalajecley7567 28 күн бұрын
Nin kuqarinayo uf dheh dofarka
@IqraOmar-l8h
@IqraOmar-l8h 2 ай бұрын
Wll seen kuula soo xudhiidhaa inaa qof ii tijaabisid ayaan rabay
@canabiinadia
@canabiinadia 2 ай бұрын
Lacag haduu ku siinayo maxaa ka galay jaceylka aad shekeyso maxa waye naftada ku mashquul marku arko inadan kala jecleyn asigaaba kuku waalanaya saxibeey 😅lambar one naftaada lacagtada fiirso iyo sariirtas kaso bax dheh dantada ku gaar 😂
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 2 ай бұрын
Kkkkk Canabey amaa walaalo lenahay Lee 😂😂😂😂
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Iyada baa biisha Waa waxa ee lagugubaneso
@canabiinadia
@canabiinadia 2 ай бұрын
@@nimconeyruuschannel9169 haaa mcney weliba dadii ka weyneed isoo qabo yarey😂😂😂😂😂
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 Ай бұрын
@@canabiinadia igu haleey
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Ninkaan naagtu ayadaa jecel lkn kolba waa ninkeediiye ma ahyn inay tijaabiso waa qalad ridwan asagana reerkaas haduu dumo amuu danbi ku leyhy
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
Nin xuun o xaskisi dahafiraya miyada diifacisa
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
@@HodoAyan-is4fw mayo xbbt ma difaacaayo lkn inaa nin bini Adam saas iskugu bahdishid ma fiicno waa doqoniino kolba hadaa guursatey waa inaad waxaa ku qabsanaysid guriga oga jartaa
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq horta wllshye qali thanks lakin wan guursadi waxa walba haligu sameyo ma fiicna nin biladama waye iska ogo hadana
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
@@HodoAyan-is4fw Haa wllo ani waxaan aaminsanhy qof aad wax isku darsateen inaadan waxba wajigaada iskaga xumayn sababtoo ah family bad leedahy wajigada kwrn hadaa public ukeenty farax dartiis oo qac kaa yeerty marky arkaan dadkadii marka wllo waa inaa rerkaada dhaqataa waxaa ku samri kartid hadaa samri weydana ka tashatid
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 2 ай бұрын
​@@HodoAyan-is4fwweliba waxan ahay nin iska single ah kulaha
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 244 М.
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 87 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 83 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,3 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
SHABELKA MUDUUG OO SHEEGTEY TIKTOK KEEDA INU DACAAY NIN AMERICA JOOGO
15:41
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 126 М.
YAAB! NINKAYGA BALAN U IQADAY IN ILA GURSANIN IITIJABI S4P001
26:11
Ridhwan Issack
Рет қаралды 199 М.
WARIYE SI-XUN U KARBAASHAY NETANYAHU | WAR-BAAHINTA ISRAEL
16:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
AX! NAIROBI IKENTAY YURUB KUGEYNA ITIRI WADADA IGAGA TAGTAY
32:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 95 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39