ASIA😱SHARMA EL SHEIKH, Egypt🇪🇬 Ft Mount Sinai

  Рет қаралды 33,547

Zizu Channel

Zizu Channel

3 ай бұрын

Waxaan booqday mid ka mid ah magoloyinka ugu quruxda badan Adduunka Sharma El Sheikh. Waa magaalada kaliya ee adduunka ku taal ee Aasiya laakiin ay maamusho dawlad Afrikaan ah Masar🇪🇬. Sharma el sheikh asal ahaan waxaa as astay Israa’iil balse Masar ayaa la wareegtay sanadkii 1982, intii aan joogay waxaan booqday masaajidka Saxaabada, badda cas, buurta Siinay ama Jabal Muuse iyo ugu dambeyntii labadii qabri ee Nabi Haaruun C.S iyo Nabi Saalax A.S. Buurta Siinay waa halkii Tawraad lagu soo dejiyay Nabi Muuse C.S. Waxay ku taal magaalo yar oo u dhow Sharma Sheekh oo la yiraahdo Caterina. Sidoo kale Caterina waa magaalada kaliya ee Masar ee uu roobka baraf ka da'o ❄️. Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay muuqaalka. Fadlan Subscribe, like and comment ii dhaaf Mahadsanid.
__________________________________________________
I visited one of the most beautiful destinations in the World Sharma El Sheikh. It is the only town in the world that is located in Asia but controlled by an African government Egypt. Sharma el sheikh is originally created by Israels but Egypt took it over in 1982. During my stay I visited the Sahaba mosque or the Companions mosque, The Red Sea, The Mount Sinai or Jabal Musa and Lastly the two graves of Prophet Harun A.S and Prophet Salah A.S. Mount Sinai is where The Taurat was revealed to Prophet Musa AS. Its located in a small town near Sharma Sheikh called Caterina. Also Caterina is the only town in Egypt that rains snow ❄️. I hope you enjoyed the video. Please Subscribe, like and leave me a comment. Thank you.

Пікірлер: 99
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Muqaal wanaagsan
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Thanks bro
@ayanhassanali2286
@ayanhassanali2286 3 ай бұрын
This is a true french speaker and italien
@MiraaziHD
@MiraaziHD 3 ай бұрын
Waa meel Aaad u qurux badan 2023 ban tagay masjid Sahaba El Sharma sheikh ❤❤❤❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤❤
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Meshaan ilaaho ilaahow hy dilin anigoon tagin dhulakaas ❤😢
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Ameen
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Thanks Zhp Ninki dhaqtr mxd usoo kaxayn waydy pro 😄
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 3 ай бұрын
Masha allah Muqaal Qurux bdan ❤
@Shakz999s
@Shakz999s 3 ай бұрын
The view is amazing watching u from GSA cadey..
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Thanks bro
@CaptanBootaan
@CaptanBootaan 3 ай бұрын
Masha allah sxp video xaqiisa ma helin 1m u qalma gulayso sxp
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
The best youtuber keep going wllkey qalih ❤ Big fan from Borama jano ❤❤❤❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Thanks brother❤
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
@@PerfectZizou wad u qalantaa intaa io in kaa badan brother
@mohamedaden1008
@mohamedaden1008 3 ай бұрын
m.kzbin.info/www/bejne/mqrVnmaMptKakLM&pp=ygUMcHVudCBzb21hbGlh
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 ай бұрын
​@@PerfectZizou borama kugu soo dhawahnaynaa mar sxb
@abdikhadirahmed4982
@abdikhadirahmed4982 3 ай бұрын
Mashallah nice work zizou....the sky is the limit
@fahimamuse
@fahimamuse 4 күн бұрын
I luv your videos bro keep it up 🥰
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 3 ай бұрын
Mashaallah wall alle haku sharfo taariikh muhiim ah ayaad noso gudbisaa halka nooga sii wad
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤shukran wll
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 3 ай бұрын
Your contents are getting better day after day. Your story telling is awesome.
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
I appreciate that bro
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 ай бұрын
❤️💯 Keep going our son, the only somali kenyan youtuber.
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤❤
@Halawalahtv
@Halawalahtv 3 ай бұрын
Masha Allah brother keep going ❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
My brother❤
@faadumoali117
@faadumoali117 3 ай бұрын
Amazing
@abdifitahabdulahi6698
@abdifitahabdulahi6698 3 ай бұрын
Thank you 🎉
@user-yi4mw7lg7c
@user-yi4mw7lg7c 3 ай бұрын
Keep going zizou ❤
@abdoulrachidmahdihassan9167
@abdoulrachidmahdihassan9167 3 ай бұрын
The best vidéo
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤🙏
@hamzeabdirizak1310
@hamzeabdirizak1310 3 ай бұрын
Keep going ❤
@Guunjunior
@Guunjunior 3 ай бұрын
🔥🔥🔥
@Thefun1234
@Thefun1234 3 ай бұрын
muqal Qurux badań wll inad waqti badań galisay waladaremi karaa,hore usoco 100k kurajeynaya soon
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤Shukran
@Maariyo-tb8pv
@Maariyo-tb8pv 3 ай бұрын
❤❤
@aminaali8263
@aminaali8263 3 ай бұрын
Xaaren amo masafe
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 3 ай бұрын
Waa meek quruxbdn ❤🎉 keep giong bro
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
❤🙏
@khalidabdi1001
@khalidabdi1001 3 ай бұрын
Thakns zhp aad Baan uga hellay inoo soo Badi 👍 👍
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 3 ай бұрын
Masha allah muqal qurux badan
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Shukran❤
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 3 ай бұрын
Xeerin bahasha uu ku sheegay sxb hadaan nahay somaalida waqooyi galbeed ilaa jabuuti waxa uu naqaana (MASSAF)
@user-rk8gm5hx2q
@user-rk8gm5hx2q 3 ай бұрын
Xaarin ayaa la dhahaa pro
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Keep going pro❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Thanks bro
@Halawalahtv
@Halawalahtv 3 ай бұрын
❤🎉
@maahir376
@maahir376 3 ай бұрын
Pro gacantaada wey fadhidaa ❤ muqal aan ku raxaystay
@user-xw5qv2xx6v
@user-xw5qv2xx6v 3 ай бұрын
Yuhuuda jacdali haku Dhacdo
@saamiyacabdiraxmaan7007
@saamiyacabdiraxmaan7007 3 ай бұрын
Kan waan jeclaa lakin ma mooday you tube leyahay 😢❤
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 3 ай бұрын
M.a sxp Sobadi masar
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Haye wll InshaAllah
@FarahAhmed-ss8ye
@FarahAhmed-ss8ye 3 ай бұрын
Masafa de
@Abdallayusuf2009
@Abdallayusuf2009 3 ай бұрын
Masha allah keep goi ng wll ❤❤❤ Maska noocaan ah wxaa la yiraahdaa mas cobra Lkn dhanka faraaciyiinta magac iney ulabexeen umaleenayaa
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Cobra sax😂🙏
@abdifitah778
@abdifitah778 3 ай бұрын
Sxp. Inaa somalinimda kfaanto waniis xumo
@mohamedmohamud-vx9xd
@mohamedmohamud-vx9xd 3 ай бұрын
soho square at night soo duub best waaye
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Haye InshaAllah
@binkhalifamohamed3722
@binkhalifamohamed3722 3 ай бұрын
Saaxib carabiga baro, adiga oo somali ah maxaa masaarida af ingriis ugalahadasha
@2daysago_
@2daysago_ 3 ай бұрын
Waa mahadsantahay sxb. Waxbadan oo macluumaad ayaan ka faaiday
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Shukran❤❤
@user-bq9zx4le3z
@user-bq9zx4le3z 2 ай бұрын
Waa maxay bilcan hhhhhh😂
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini 3 ай бұрын
Masaf
@Ayaan-137
@Ayaan-137 2 ай бұрын
😢
@miamivloges9816
@miamivloges9816 3 ай бұрын
Wll nabiyado dhan csw lama dhaho qaaarba cs la dhahaa hlkaa iska sax manshllh wa vedio aad wakhgi badan galiday oo aad u qurxoon nolow bro
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Haye sxp🙏
@Mohamed4333Yasin
@Mohamed4333Yasin 3 ай бұрын
Inta quranka lagu sheegayba waa nebiyo, marka maxad ku haysta ducaduna wey u bahan yihin
@Abdimanto
@Abdimanto 3 ай бұрын
sisu wa marki igu horesay magaladan an arko
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Kuraxeso muqalka
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 3 ай бұрын
Xaarin reer xamar reer waqooji masaf
@user-dx1zs7yq1b
@user-dx1zs7yq1b 3 ай бұрын
Rer bari🇸🇱 malaf
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 3 ай бұрын
​@@user-dx1zs7yq1bmalaf aa kan qashinka lagu gura unaqan from rer Bari masarafad wye kan uu na weydiyey
@JssSiciid
@JssSiciid 3 ай бұрын
Very expensive very expensive Gagan adayg
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 3 ай бұрын
الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام |اللهم مالك الملك أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وابوء بذنبي فأغفر لي انه لا يغفر الذنوب إلا أنت اللهم اني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك ماض في حكمك عدل في قضاؤك اسألك بكل اسم هو لك سميت به نفسك أنزلته في كتابك علمته احد ا من خلقك أو استاثرت به في علم الغيب عندك أن تجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور ابصارنا جلاء احزاننا ذهاب همومنا وغمومنا اللهم امين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وإياكم وايانا واياهم واياهن أجمعين وسلام على المرسلين الحمد لله رب العالميناللهم مالك الملك أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وابوء بذنبي فأغفر لي انه لا يغفر الذنوب إلا أنت اللهم اني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك ماض في حكمك عدل في قضاؤك اسألك بكل اسم هو لك سميت به نفسك أنزلته في كتابك علمته احد ا من خلقك أو استاثرت به في علم الغيب عندك أن تجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور ابصارنا جلاء احزاننا ذهاب همومنا وغمومنا اللهم امين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وإياكم وايانا واياهم واياهن أجمعين وسلام على المرسلين الحمد لله رب العالمينMsh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim
@maahir376
@maahir376 3 ай бұрын
TITTLE KA MUUQAALKA KUSAR qabriga nabi muuse
@user-mt8rs7lm9v
@user-mt8rs7lm9v 3 ай бұрын
Salam walalo am in Sharm el sheikh as well. Let’s meet up
@DucoSardheye
@DucoSardheye 3 ай бұрын
Wllo wiilka like ta usaara❤
@abdisallan
@abdisallan 3 ай бұрын
Waligaa qof aan ha ku odhan been baad sheegaysaa
@mrfresh1432
@mrfresh1432 3 ай бұрын
Le gars connait bien parlé français
@shankaroon5187
@shankaroon5187 3 ай бұрын
Sharma sheq gani ma isticmalan miyaaa
@binkhalifamohamed3722
@binkhalifamohamed3722 3 ай бұрын
Somali ayan ahay dhee kenya maxaaway
@abdimohamed7276
@abdimohamed7276 3 ай бұрын
Adieu afmaligaga lamagaranoy englisch und arabin kuma hadleysid yaad you kunoqon
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 ай бұрын
Nolosha masar ka waran sxb
@Abdimanto
@Abdimanto 3 ай бұрын
@abdiqani1190
@abdiqani1190 3 ай бұрын
Dhaqtarr mays aragteen😂
@icc.concepts
@icc.concepts 3 ай бұрын
Damiil = sallad in Somaliland 😅
@jamjamike6405
@jamjamike6405 3 ай бұрын
Bilcaantu wamxay af somaliga se halke lagaga hdlaaa😅
@aliaothman5564
@aliaothman5564 3 ай бұрын
Bilcaanta anagaa ku hadalno reer Hiiraan hadaa nahay Gj samoow🐪 ku hadlaan
@safaahmed3256
@safaahmed3256 3 ай бұрын
She has basket so that means he should put money in it 😂 shaqo beel
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
😂😂
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 3 ай бұрын
Lacag iyo dahab wiliba 😂😂😂😂
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 ай бұрын
You learned more about bargaining , he said $1 and you said that’s a lot , enjoy 😂😂
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Haha yeah😊
@nimanaididahmed6145
@nimanaididahmed6145 3 ай бұрын
Hhhh buurii Qaaru xiraa baan sidaa ogayn ku fuulnaye tan sidee ku kortay lol 😂
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 ай бұрын
Close to 4 hours bro😂😂Alafu ile baridi iko huko
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 3 ай бұрын
​@@PerfectZizouulisoma wapi kiswahili
@habibamohamed3738
@habibamohamed3738 3 ай бұрын
@@RealAbdalla110 Zizou ni mkenya ndugu
Xafada Somalida ee Qaahira🇪🇬 || Somali neighborhood in Cairo
11:04
Sidee looga ciiday Qaahira, Masar🇪🇬
12:41
Zizu Channel
Рет қаралды 15 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Safarkeyga Magalada Jaceylka BERBERA iyo burta Sheikh⛰️🌊
14:00
Maska ugu sunta badan Kenya ayan Garbaha usaaray 😳 @maryan_ahmedey
21:00
INTAAN SAMEE INTA AADAN CANADA IMAAN| CALGARY ALBERTA
6:27
Guled Alberta
Рет қаралды 4,9 М.
Bilicda JIGJIGA  iyo Buurta Karamardha🇸🇴🇪🇹
12:00
Zizu Channel
Рет қаралды 29 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН