Askar ka tirsanaa guutada 23aad ayaa maanta goob fagaare ah shaqada ciidanka looga ceyriyey

  Рет қаралды 91,946

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Somaliya mar hore ayeey nabadd iyo barwaaqo ku gaari laheeyd hadii isla xisaabtan jiri lahaa sida midka maanta ii muuqdo guuleysta ciidanka xooga dalka
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Looma baahna shaqada ciidanka in mediyaha loo soo bandhigo waana qalad.
@abdiazizndugu8176
@abdiazizndugu8176 Жыл бұрын
Masha Allah sharaf ayaan dareemay markaan arintan arkay waxaan rajaynayaa inuusan wax dulmi ah kujirin❤
@CiiseWarsame-s2u
@CiiseWarsame-s2u Жыл бұрын
Guul ciidan keena ❤❤❤
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 Жыл бұрын
😂 😂
@saamicade7382
@saamicade7382 Жыл бұрын
Wakaas Waxa Shacabka Soomaaliyeed Qalbiyadooda Dhaqaajin kara Askarigu Marna waa Xunyahay Marna waa Fiicanyahay Ee Doowladu Hasii wado Hoowl galada Nuucaan oo kale🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keysemohamad7961
@keysemohamad7961 Жыл бұрын
Guul yo gobsnimo xasan shekh ❤❤❤
@zakarieabdulkadiraaden9485
@zakarieabdulkadiraaden9485 Жыл бұрын
Wlhi sanadkan nabad ayey noqati muqdisho masha allah sii wada
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh Жыл бұрын
Masha allh waa wax fcn wana soo dhaweynena arintan cusub keep goin🫡🇸🇴💯✅️
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedismailIbrahim-u8j
@mohamedismailIbrahim-u8j Жыл бұрын
wxn intaay qaad iyo darooga ay ka Soo dhargaan ayeey shacabka mobel dartiisa u dilaan waa mooriyaan aan diinleheen dowlad fcn Allah nasiiyo
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
Waan heysanaye Allah ha ino toosiyo adiga qudhaadu dhib isugu laabo o qaran Afkudumis hanoqon e Ducada iyo Allow inotoosi istaago ok🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 Жыл бұрын
Mashaaa allah waaa arin la wada sugaayey oo ku dayasho mudan waxaa ii muqata astaan dowladeed iyo isla xisaabtan guul cidanka xoga dalka
@CumarxalaneCumarxalanejanaqowg
@CumarxalaneCumarxalanejanaqowg 11 ай бұрын
M.alah how qaran guuleyso taliye
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Жыл бұрын
sharciga in. Maxkamad milatari. In LA geyo waye
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
MAsha allah
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Жыл бұрын
Maasha allaah waa howl wanaagsan
@noor-fw2hm
@noor-fw2hm Жыл бұрын
Mahadsanid mudane Allah haku xifdiyo
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih Жыл бұрын
Sacabka ciidanka waa 7dhabaaq lkn sacabka shacabka xisaab maleh😂😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah w talaabo wanaagsan
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 Жыл бұрын
masha Allah thanks
@jamalj2785
@jamalj2785 Жыл бұрын
mahadsanid Taliye
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
Ceeb alla din dhiig
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
Saax saax saax wadankena nabadu loqonaya waaNa solabaneyna
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Wxa qashinka shacabka yan lagu soo dayne xabdiga ciidanka ku haya
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Жыл бұрын
waa sidaas maba oga sababta eey dareeska eey uqaateen
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Жыл бұрын
Masskentan qaja ka muqataa eyo loqoyoo . 😢😢😢😢😢ma laqaa arkoo enay waxx xadeen ey tuuqe ka sareyay ha la dono.
@hani1827
@hani1827 Жыл бұрын
waa sax saanyeele jaadka iyo xashiishka kuwacuna
@warsameali5133
@warsameali5133 Жыл бұрын
Xarig ha looga daro
@mwaranle
@mwaranle Жыл бұрын
Waa khalad in iyadoonmwax max kamad ah lageyn Gaashanluhu amar dul dhigo iyadoo wax cadayn lahor keenin bulshada. Waa foolxumo iyo si anshax xumo ah ayaa loola dhaqmay wiilasha ciidanka ah. Gaashanluhu isga ayan ba aqoon sida askari loola dhaqmo
@Abdulahishafeey
@Abdulahishafeey Жыл бұрын
Qiimaha askarta soomaaliyeed ayaa lagu dilaa waayo sharci ayaa jira aaway sharcigii mise waa anaa xoog leh sir askarta waa mid qarsoon
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 Жыл бұрын
Ok hada shacabka lagu sii dhex daayay. Qori ama baastolad kale haduu helo, shaqadiisi dhaca waa sii wadan karaa sawmaaha.
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
Ninkan waa rer waamood
@islamchannel7385
@islamchannel7385 Жыл бұрын
Waa zax waan soo dhaweenaynaaa ,azkarigii shacabka dilana haladilo
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Жыл бұрын
Xabsi dhaqan celinta in la geeya ila haboon ama dalka laga masaafuriyo si dhibkiisa looga nasto
@Laugthchannel
@Laugthchannel Жыл бұрын
SHARCIYAN GAASHAANLE MA RUQSAYN KARO ASKARTA, INTAAAS OO MADAX AYAA KA SARAYSA, WAXAANAY AHAYD IN HOGAANKA UU WARQAD U QORO, AMA MAXKAMAD WAA IN AY XUKUN KA GAARTAA, KANI MAAHA GAASHAANLE WAA KU SHEEG
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 Жыл бұрын
Barxadaan magaceeda ayaa iga maqan dhowr jeer kubadda waan ku ciyaaray
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Barxadan waxey kutaalaa xirada kaluunka , kasoo horjeedka hotel laah
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Hoteel kaah
@Niiko625
@Niiko625 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirizackkulmia1715
@abdirizackkulmia1715 Жыл бұрын
Thy know secret of government let arrest
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Maashaa allaah
@Nuurcali1202
@Nuurcali1202 Жыл бұрын
waxaa ii muuqda waa hormar fiican
@abdullahhussein9638
@abdullahhussein9638 Жыл бұрын
Dhalinyarada ciidanka ah jaadka halaga joojiyo. Dhibka dhan jaadka keenayo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Sheeko qosol badan waaye. Beri waxee ku biiraayaan ciidan kale
@MohamedAli-xw1gh
@MohamedAli-xw1gh Жыл бұрын
Masha Allah taliye alle hakuxafido
@RAHATUNAFSI
@RAHATUNAFSI Жыл бұрын
Sidani waxay ceeb kutahay ciidanka wadanka sidaa wax loomacasilo anshaxa hala ilaaliyo dawladnimo waxba kama ogidin ee
@runsheeg1971
@runsheeg1971 Жыл бұрын
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 Жыл бұрын
Askartaan waxay u baahan yihiin waqti badan waayo wax dowlad ah hada ayaa u kow ah
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Waa halis shaqada ay hayaan marka in iska dhaafaan u fiican waxa xun
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Arintani waxey fadeexo ku tahay nidaamka dowliga ah iyo sharciga dalka guud ahaan. Saraakiishana xaq umalahan in ey askar ceeyriyaan ama xukumaan. Muwaadin kasto oo ey ku jiraan ciidamada waa mid aan danbi laheyn ilaa maxkamadi xukunto.
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
War Askari shacabka layanysa Malin walba Sido Kal ha logalo
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Maxkamada ciidamada qalabka sida mxaa loo sameeyay hadii taliye uu gacantiisa ku fulinayo sharciga ( Sharciga waa loo siman yhy in maxkamad la horgeeyo la xakumo ayeey ahyd ma Wanaagsana in qof walbo sidii uu doono u dhaqmo )
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Sarkaalka ayaa ba hada danbi kujiro oo askar aan maxkamadi xukumin yiri waa danbiile iyo shaqada ayaan ka ceyriyey taas oo uusan xaq u laheyn.
@maymunmahamed9035
@maymunmahamed9035 Жыл бұрын
Gashanle. Aadan. Merle Masha. Allaah. Waa. Arin. Lobahna. Inusan. Askrigii. Shacabka. Inuu. Dhaco. Subiya. Usan. Dariska. Xirnan. Musharkuna. Kago. Si. Askartu. Runta. U. Ogaato. Oo. Shacabka. U. Ilaaliso. Dhiigoda. Iyo. Malkodaba. Midas. Ayaa. Dawlad. Lagunoqda. Waa. Guul. Hanbalyo Hanbalyo
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Berih bu ku birayah Argagixisoh kkk
@MohamedAli-nm2mm
@MohamedAli-nm2mm Жыл бұрын
Taliyahan Shaqo Fiican Qabtay lkn maxkmada ciidamada Qalabka sida Soo maqaadaneeso in askarta laga saaro ama Xukun kale eey maraan Mase Awood Buuxdo loosiiyay in taliyaha uu askartiiisa qofkuuu dhaqan xumo ku arko kasaari karo wax ifahansiiya
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
waa mel moryan iyo mafiyoh kah dowladaynasah kkk bal dhaqan xumadah xasan dhiqoh kenay Arkah
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
CIIDANKA WAA DISHI BILIIN LEYAHAY XATAA WAXA WAJIB AH IN MEESHAS LAGU TOGTO WAA MORYAN TUUG AH QIYAMA QARAN WAA DIL TOGASHO AH GUUUL SOMALIA 🇸🇴
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 Жыл бұрын
In ladilo waa waajib aaa🤔🤔 diinta islaamka kamahadlosid aa umaleynaa😂😂
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 Жыл бұрын
Aniga sidani ilama ficna in sidas odhan loofadeexadeeyo wiilasha maaha in laxidho aya fican oo maxkamad lasaaro
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Danbi ayaaba laga galay askartaan sababtoo ah iyagoo aan la xukumin ayaan la yiri waa danbiileyaal kamerada horteedana waa lagu fadeexeeyey. Sharciga dalku wuxuu dhigayaa in qofkii eysan maxkamadi xukumin aan la dhihi karin waa danbiile.
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 Жыл бұрын
Haa walahi
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Жыл бұрын
Tel fanadey dhaceen buu kasii dhacay Haduu sarkal yahay muu isku geeyo ayaga iyo tel. Aay dhaceen maxkamada ciidanka haduu run she gaayo taliye ku sheegan Adeer askediga xurmo diisa waxaa kaqadi karta in aay maxkamad xukunto Tuutaha iyo hubkaywatan kama lihid adiga kagamana siibi kartid meel fagaara ah sharcigana kuuma ogola (Fadlan tvga qaranka sida isu dhaama oo ku shaqeeya sharciga ma ahan in uu qofwalbo idiin yeerto ood usameey,saan siduurabo kafiirsada sumcad dilka aay kusa meenayan khar kamid ah shaqaalaha tiifiiga qaranka!!?
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Askartaan qoryaha la taagan meel walba oo aad markii kaa soo horbaxo is leedahay maku dilaa oo wax muu kaa dhacaa daroigaysan ayaa leedahy saan waa qlaad, war kuwa kale kuwaona qadaan hadii saa layeelin
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
Tababar xitaa ma qabaan kuwaan buur buuran ee saraakiisha isku sheegaya 😂😂😂
@Axmadtaajirt
@Axmadtaajirt Жыл бұрын
Even police under straction😮😮😮😮😮
@Naaifofficial
@Naaifofficial Жыл бұрын
Wallahi wax aad ka taqaaniin malaha ciidan lo o leysku keenay ayaa tihiin
@idririssmahamed7871
@idririssmahamed7871 Жыл бұрын
Ma masaxda qaranka aya jeebkooda ka bixisa kharashka ciidanka mise waxa laga bixiya cashuurta dadka laga qado
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Ciidanka booliska oo 10 000 dadka u dilo ha ku quus qaato
@FatumaSheikh-yy2mo
@FatumaSheikh-yy2mo 11 ай бұрын
1:20
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 Жыл бұрын
WAAR ciyaalka ha dhameynina MASAAKIINTA hooyaa dhashee
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Жыл бұрын
33 sano kahor ayeey iigu dambeysay wanaaga aan hada arkayo xasuus dheer ayaan galay X,KOLANEL GORAYO
@BrainyKidsPrep
@BrainyKidsPrep 10 ай бұрын
waxan ku talin lahay goloha shacabka iney soo dajiyaan sharci ah inusan asakariga food lahan karin ama jeego folxumo badan
@abdikadirmohamed-bn6vh
@abdikadirmohamed-bn6vh Жыл бұрын
😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏻
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 Жыл бұрын
Bravo ka erya ciidanka noocaas oo kale😂
@MukhtarHiirad
@MukhtarHiirad Жыл бұрын
Ok ok ok
@ConfusedFireDragon-mq7xw
@ConfusedFireDragon-mq7xw Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallh ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂guuuuu
@islamchannel7385
@islamchannel7385 Жыл бұрын
Alshabaab iuo dawlda mid uunbaa qaldane haday is fahmi lahaayeen dalku ciidan qaran oo xoogle ayuu lahaan lahaaaaa
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 Жыл бұрын
In aad xadhiig ugu darto ayeey ahayd ee shaqo laga rusqeeyaay naguuma filna
@mhmedgmer
@mhmedgmer Жыл бұрын
Asaga mesho jogo iyo xanunkeda inad aragte eheed sxbow markasan ku waresan leheen dhibta lamaray
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf Жыл бұрын
waa arin kudayasho mudan balse waxaa kasii wacneyd in lajagaro gacan sida uudhigayo diinkeena lagu suuratul maa'ida.
@salimmohamed3006
@salimmohamed3006 Жыл бұрын
Shaqo fiican baad haysaa taliye, waa sida saxda ah in askariga ciidanka ceebeynaya dadka hortiisa dharka looga baxsho, lagana ruqseeyo ciidanka.
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 Жыл бұрын
WAAD U EEXATAY SIDA AAD SHEEGAY HADDII EY RUN TAHAY AAWAY SHARCIGII CIIDANKA ??? !!!!!
@maskiinkiAllah
@maskiinkiAllah Жыл бұрын
Kan waa jaahil aan sharci xabad ka aqoon, qof aan lamaxkamadeyn oo dambi kaley sidee lagu bulshada loogu siidaaya. tankale asaga xaq umalahan inuu ruqseeyo ee maxkamada ciidamada ayaa iskaleh shaqadaas. in laxiro ayayna aheyd.
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 Жыл бұрын
Somaaliya ha nolaato
@AbdulkadirAbdulle
@AbdulkadirAbdulle Жыл бұрын
Boosaska dadweynaha ee la boobayo lacagta lagu dhisanayo xabsiyo casri ah waa dhistaa
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Жыл бұрын
Waa dhaqan xumo in askary lagu bahdilo dhalanyaro askar ah
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Жыл бұрын
Lkn in lala xisaab tamo ama ladhaqan celiyo
@Maxamedhaadi-o8i
@Maxamedhaadi-o8i Жыл бұрын
Geesi waka manshallh
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Cidamadan yah baray darogadah waxaa meshah kah muqdah waa duruf cidan darogadan waxaa wadankah kenah waa madaxweyneh ku shegan iyo moryantah lah shaqeysah bal dawadah duruftah Askartah waxan kah xumahay in meshan dowladih ka jirin bal dawadah cidamadah Africankah siday u dhisanyihin mushaharkoduh waa ok waxay haystan xeryoh cafimad wax walbah cidamadanah dayac dil mushar xumoh cafimad xumoh iyo in lolah dhaqmoh sidah waxanah ugu wacan sidah wadankah lo xukumoh moryan iyo mafiyo qabil ku shaqaynaysah bah kah muqatah meshan
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
Alla idin dufee war maxad xitaa wiilasha uduubanaysaan jaahilin baa tihiin
@HalimaYussuf-e4u
@HalimaYussuf-e4u Жыл бұрын
John Al shabab wll
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 Жыл бұрын
Kklk kkkk Ben dadanaa
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Жыл бұрын
Hadaad run sheegayso jeegada dheer dheer ka jar madaxa si sinaan iyo si macquul ha u jarteen jeegada anshax miyaa hee? Bulshada saas may ku hor istaagayaaan waaba ceebaysanyihiin. Ninka wacdiyey sidiisii ha u jarteen Haddii kale naga leexiyo wajigooda jeegada dhaadheer
@M45_0
@M45_0 Жыл бұрын
Sheeko 😂😂😂 miya kuwa waaweyn ee tuugada kabilaba inta ilamha kutaagsanysan😂
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
Hadduu madaxwaynihii dhammaa uu musuq iyo boob iyo dhac ku hayo waddanka kana been sheegay dhaartii, maxaa laga sugaa miskiin askari yar ah.
@MaxameddacadMaxameddacad-nw9cv
@MaxameddacadMaxameddacad-nw9cv Жыл бұрын
Subxana alh kan ma ahan taliye balayo xakugu dhacado maha sharaf ugu qaadeysa koley shar I majiro waha larabey in sharci lamariyo mahakamad aya jirta somaliyey anig wahan idin shega ninka Wilashan San ubahadiley tali iskushega ah hala qabto am shabab ushirqoola
@omarpwaniofficial
@omarpwaniofficial Жыл бұрын
Kuwan Al shaabaab aya kubiraya beerituna qarax aya wadan keenayan
@MohamedBurhaan-t5o
@MohamedBurhaan-t5o Жыл бұрын
Kadaa xaxirin
@Nuur-zb1mi
@Nuur-zb1mi 11 ай бұрын
Wan kutaageersanahay taliyaha
@cabdirashiidgeele3968
@cabdirashiidgeele3968 Жыл бұрын
Nimanka iyagoo Askara shicibka dhibayay marka la ruqseeyo ee layidhaahdo reerihiinii taga Sawta arintaasi khatar iilamuuqata Waana rag tababaran ilayne Inaad iyagoo askara ooydaan ruqsayn xidhaan ood anshax celin usamaysaan bay ahayde Bal halkaa ka yar fiirsada
@tweedeaccount4881
@tweedeaccount4881 Жыл бұрын
Waxas Waqalad in lasodubo lasodhigo bablikada wa dhalinyaro cebaha lo asturo wan kaxumahay
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 10 ай бұрын
Ciidamada maahan Xoolo Aad iska leedihiin ma daryeedhaan mushahaar fiican ma siisaan sida aad ula dhaqmayso hadda xataa waa si Naxariis daro iyo Foolxumo badan ninkaagan taliyaha ah Uma qalmatid sida aad ula dhaqmaysid labadan Askari aaway maxkamadii aaway cadaaladii aaway xuquuqdii askarta Adiga intaa Maka Soo baxdaa Jaahilnimo ayaa ka muuqata Hadalkaaga umana Qalmatid Xoog sheegasho iyo awood ayaad u sheeganaysaa iyo Handadaad xataa kuwa hadda kui shaqeeya markaad leedahay. Kuwo cusub ayaa Hawada kusoo jira Soo Handadaad CAD maahan?????? Waryaa siib dhaqso kulahaa Acuudu billaah
@Geesiga1
@Geesiga1 Жыл бұрын
Kuwa saraakiisha ee mushaarka leexsada tallaabo lagama qaado, maskiin ayaa misko lacuksado leh.
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Waxan igu sawir ladhahaa malin masta dadka shacabka ah dilan dhacaan kufsadaan wax laxisabto malahn
@mohamedismailIbrahim-u8j
@mohamedismailIbrahim-u8j Жыл бұрын
Askarta waa tuugo waryaada O'Dayga dharkenley ee wilkiisa intaad mobelka ka xadeen ayaa disheen Marka hadii ninkaas dilka gestay aan la dilin askari ku shegaaa in lis ka celiyo ayaa waajib ah reerkaas hataa hadey us ku qarxiyaan xaq ayeey u leyihiin
@SNAcomando
@SNAcomando Жыл бұрын
Adiga maxkamada ciidanka qalabka sida ayey kiskas utala adeer ninka dilay maxkamad ayuu saran yahay maxkamada go'aanka ay garto ayan ka war sugeyna.adigu dambi ha galin garbahaga mala'ik baa saran sharafteyna kuma ciyari kartid ninka dilay hada ma.militry ba ii sheg war hooy aad bad uqaldan tahay adeer waan ka sharaf fican nahay adigu amnigaga ba wajib iga saran ee aamusnow
@Hodan_1333
@Hodan_1333 Жыл бұрын
Awalba irsaqad midan sinen e naftoda haligeysen wiilasha yaryar qalbiga hakajabinina uf carurta amansiya tug adinka ah
@mariammouhoumedmariammahou9794
@mariammouhoumedmariammahou9794 Жыл бұрын
waa roounta sxb
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
Somalia waa meel doqomadu ku naaxaan fariidkune ku ba'o. Bal ufiirso xeerka ciidan soo arka meel Askari la dhahayo Tv hortii siiib dharka ruqsa thy😂😂😂😂
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Жыл бұрын
hadaad xiki iyodharkii ka qaagayqaadicu dariiq ayuu toos u noqonayaa ee xabsi u dir si uu ku soo hanuuno
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta Жыл бұрын
wa arin wanagsan lkin se ma aha hadi xabsigi laga cafiyay in ciidaanka in la maqashiiyo in xabsigi laga dhafay wayo waxay ahayid in ciidaanka la maqashiiyo in siinado badan ila 10 sano ah xabsi liinta ku cabayan lkin hadi la cafina goobta marki laga fogeyo la sii daayo iyay ahayid ciidaanku si una u fudayidsan tuugo nimada
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
RW Ku xigeenka XFS oo tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Danab.
5:15
Somali National Television
Рет қаралды 1,1 М.
BARNAAMIJKA RAAD RAAC EE SNTV 02 02 2025
40:52
Somali National Television
Рет қаралды 1,7 М.
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 247 М.
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,6 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН