Waxaas oodhan waxa saldhig u ah Allaah ood ku xirnan weydo waxd beylah uthy jinn iyo shayadiin Wana sida aan ladoonayo ciidmadnka isra,iil
@tayasirabdiomar963311 ай бұрын
Ilmo 13 Sano jir ah ayaa loo diiday in la keeno Maxkamada la saarayo Qofkii Waalidkeed dilay,Inaguna 3 Isbuuc ka hor waxay Maxkamadaheenu Keeneen 3 Caruura oo midka ugu weyni uu 10 Sano jir yahay weliba lagu khasbay inay ka sheekeeyaan Sidii Hooyadood loo Gubay 😢😢😢 Hada ilmahaasi ma helayaan Daryeel Caafimaad oo dhanka Maskaxda ah maadaama uu Saamayn ku yeelan karo ka sheekaynta Dhibka hooyadood loo geystay ee Ilaahay ha u Boogo dhayo. Muuqaalkani wuxuu Cadayn u yahay in Gaaladu inay nagaga wanaagsan tahay Dhanka Cadaalada iyo U diirnixida Qofka dhibku Gaadhay,Ilaahay na wuu Jecel yahay na Dadka Cadaalad sameeya Diintay Doonaan ha haystaane.
@IBTIIbtisam-l3j10 ай бұрын
Wll ramadaan ayaa lagaly please qisooyin noo soo godbi❤
@iskufilan-m1o11 ай бұрын
Dadka xanuunsan way badanyihiin meelkasta 😢
@AbdiAbdiHakim-m9o10 ай бұрын
Ramadan karim
@AtoZUFC2 ай бұрын
Waa dhibta ay gaysteed ciraaq iyo syria iyo afgaanistaan
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs11 ай бұрын
Goldan🎉 voice Nala joog intay nolol.jirto
@mohamedkhadar579311 ай бұрын
Hayee 300k waa gaartee wajigaaga masoo saare Mise anaga soo saarna😅😂
@LOLLz-p5l10 ай бұрын
Silk road ka soo hadal
@ameinahmet36511 ай бұрын
Aadbaan kuu Soo dhaweynynaa zxp ...khaasatan anigu wxan kugu Soo xidhmay markaad Kenya ka so bilowdy mntna hargysan kugu arkayey❤
@AmiiraHappy-qq6kw11 ай бұрын
Firi abowe abaal marka mabixiyan boliska markii war bixinta lokeno😢
@asadrabaah830611 ай бұрын
Wow masha allah sxb labarkaga iso qor
@NimcoBile-ej9ky11 ай бұрын
Wll waa ku salaamay 😊
@Suhayb-sancho611 ай бұрын
Wad ku mahadsan tahay wll ❤
@AhmedHassan-f9w2b11 ай бұрын
Rooxaantii Dadkii ay khaladka ku dileen ayaa kusoo Laba kacleynaya,
@sadiiqboolow988911 ай бұрын
Waa iga qoslisay
@Khadar___Jr11 ай бұрын
Muuqaalada soo badi wllka waad yaraysaa waxana usabab ah unaleen searching ka badan ee aad sameeneyso lkn.......see more😂
@Niciima_Updirahmaan_Awil11 ай бұрын
Seed iyeeshay war jecli iga badatay😂
@abdikarimmusse79111 ай бұрын
Well done bro golden voice
@cabdicazizgateysaaran507611 ай бұрын
Mashaallah walalka
@Yoonis_511 ай бұрын
300k coming soon ❤🎉
@mcaaneye12511 ай бұрын
Golden voice
@sulleimann_9011 ай бұрын
300k 🎉 coming soon
@Umofficial319111 ай бұрын
Wa u qubada eyka Soo Galeen dadkey Soo laayen
@khadirrichman11 ай бұрын
Lakin taliyeh xabsi daa in baa lagu xukumee maxay u fa idaynaysaa 40 Sano ee kale yaab gaaladu wllhi funny bila aqli ah 😂
@CawaleKhadqr11 ай бұрын
DE zhp maraykan kan naga day0 melaHa KaLe ka s0 wrn ilen dawadayashada wa lo jawi badalaye 😂😂😂😂 wa iga dhiri galin 😊❤
Lkn ninkaasi wuxu ahaa nin adag oo go,aan adag sababtoo ah gabadh yar oi 13 jira oo qurux badan ayaa ag joogtay 80 cisho,,anigu mar horaan ku tegilahaa
@MuwahibAli11 ай бұрын
Somali bad waxs utagay saada ha moodin dadko dhan
@maymuun795610 ай бұрын
Maxaa yeelay kuwa caruurta kufsadaa thy ee orad isasoo daawee
@halimaabdi771511 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@Qomaal__mustaFe11 ай бұрын
Labadii dambi ee dilka ahaa1: waxa logu xukumay xabsi daa'in 👍2:iyo 40 sano oo dheerada oo loogu xukumay dambigii afduubka gabdha yar 😊 marka wxn idin waydiiyay xabsi daa'in waa inta noloshada ka dhiman ayad jeelka ku jiraysaa marka 40 sano intee loo wadaa 😂😂"caqliga gaalada ayaan la yaabay" 😂😂😂ustaad mahadsanid ❤
@abdirahmanceerigabo11 ай бұрын
dalka America dadka xanuunsan wayku badan yihiin
@maxamedwick713811 ай бұрын
300k🎉🎉🎉
@QueenZuzan11 ай бұрын
Coming soon 300k🎉❤
@SayidSiciid-q2k11 ай бұрын
Golden vioce
@ABDIRAHMAN_70011 ай бұрын
Ogaal cusub ❤🎉
@abdullahijimale186811 ай бұрын
Xaafada aan degenahay ayay ka dhacday qisadan waalidkeda meel ayaan kawada shayen jirnay
@munnaabdi897111 ай бұрын
Askarteena ileyn maskaxiyan bay u bukaan oo dadka u layaan
@RayanAbdirisak11 ай бұрын
😂
@hudacadey220910 ай бұрын
😂😂😂
@munnaabdi897110 ай бұрын
@@hudacadey2209 waa runtay wll malin walab shacbkay dilaan baahi haysa iyo fikir waa dad maskaxda ka xanunsan wll oo qoryo sita
@Amir-Muse10 ай бұрын
Dagaladi dalka ka socdey 33 sano ee laso dhafey bee lawada xanunsaden badankod oo dhimir koda wax u dhimey xita madax isku shegta dalka xukunka tuugta dabadhilif yada shisheye kabaqad ka ah😂😂🤣
@analeese11 ай бұрын
No sympathy ilaahay haku wado dhibta reer America
@mrmoney17011 ай бұрын
waa legend goaan adag le🎉
@Cismaanxaamud11 ай бұрын
Golden vioce❤
@ZakariyeMaxamed-vj5ot11 ай бұрын
Aniga cidanka nato aya 10 sano aha xafadena marwalbo wan kaga diga ineysan igu so xad gudbin yacni dhowr jer aya ku fakiray ina bistolad so gato walashedi o i necban lugaha ka jiwiyo amaba dilo kadib durka iska galo 😢
@CabdinurJamacwaladi10 ай бұрын
Asc team ogaal cusub
@ISMAIlAbdala-m3e11 ай бұрын
Wa dambiyada ee galayan dartis dulmi maficno
@Aliinaliiban178011 ай бұрын
Zomaliyaba askartu dadka wey iska dilaan lkn cid ma dabo gasho maraykanka imika waa laba daba galay ninkaasiye
Waa gumaadka dadka shacabka ah ee sida bilaashka ah oo gardarada ah ay u laynayaan kuwa hada Gaza ku laynaya dadka reer falastiin baa Laga sheegayaa xanuunadas allaha idiin siyaadiyo ayaa leyahay aniguna😂😂😂😂