Subxanalaah ilmahaaga sidaas ha ku galo wa xanuun aad u weyn😢Kabtiisa nin aad toleeysid karfantaada kuu tolaayo wa run.Waxad mooda dadka fiican qalbi ahaan in lagu salido dad xun.Wa imtixaan
@munobashiir6046 Жыл бұрын
Really😢
@MahdaHagemuze Жыл бұрын
Dadka oo idil ma lahan qalpi kaaga ka shabaha wanaaga 😢❤
Alaha u naxarist0 Dhamanteenba alaha no naxaristo😢
@yusufabdirahman5509 Жыл бұрын
Dhaawaca ugu weyn Nolashaada waxaa kuu geesan kara dadka dadka kuugu dhow . Si aysan taas u dhicin hooyadaa iyo aabbahaa u naxariiso aakhiro iyo aduun ajar ayaa ka heleysaa, Lakiin kuwa aad dhashay kuma aysan dhalin Naag aad Nolol wadaagteena, kulama fahmeyso Nolasha markastoo, danteeda kaa dhex arki weydo xisaabta uguma jirtit. Ee ha u baa bin nolashaada.
@AmiinaAdan-pl8fx Жыл бұрын
الحمدلله على نعمة الإسلام ❤
@walalkaweyn143 Жыл бұрын
Asxapey kuligin yanan Ethiopia idinka iibine like ha ila dhafina 😂😂😂
@HamdaChamac Жыл бұрын
Qado watase hana iibine😂💔😭👍
@nimcahilowle6131 Жыл бұрын
😂
@aswaaancabdilahi5798 Жыл бұрын
Canad iga iibi plz muuse wak dadkii ibiyee😂
@xasanaxmed770 Жыл бұрын
Cadaw ayuu gacanta ugalay lkn waxa walba waxaa hagaajiya ❤Allaah❤ Cidii aan ku xirneyna wuu dayacn yahay ❤Allaah❤ aya ku mhadsn naga dhigy muslim
@fadxiaxmed3996 Жыл бұрын
Wll qisooyinka noo soo badi mahadsanid chanel 500k u rajaynayaa
@filsanfilsanmaxamed22 Жыл бұрын
Wlhi waa maskiin wanka naxay ilaa xad Qiso iiga murug badan ma arag😢😢
@AragsanAli-u6w Жыл бұрын
Ha walahi maskin bu aha lakin nolosha xumaysay sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
The golden voice if allah coming soon 300k and that and more 🎉
@abdalamursal3203 Жыл бұрын
Xanuun waaaye walaaahi Alle imanatuso
@Naske14 Жыл бұрын
Intaad Aduunka kunoshahay Cidna ha aaminin
@NuurYare-xx3ev Жыл бұрын
Cajiiiiib waaye wallaahi sxb mahadsanid
@queenbalqisdagn6155 Жыл бұрын
Aad ayan uGa naxay Daniyel🥺😊
@Crysynever Жыл бұрын
Video gaan hore ayaad usoo galisay oo waan daawaney
@khalidabdi9958 Жыл бұрын
Taasna waxaa ka sii xun in uu gaalnimo ku dhintay 😢😢😢😢😢😢😢
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Lama hubo in Christian la cadabayo ayaa la yidhi wllo yuhuuda aya lahuba inay ehlu naar yihiin waayo ilahy ayay caayen iyaku 😢 Ilahay ha badbaadsho ninkaa 😮
@Keyf88-8 Жыл бұрын
@@Aliinaliiban1780waa sax wll ilahey unba og qofka naarta galaya wax yaro qeera ad sameyso iyo niyadada ilahey jano kugu siinkara ilahey wu naxaris badan yahay 🥺
@aliyah-rl7pv Жыл бұрын
@@Aliinaliiban1780diinta baro wll intii la cadaaba waliba cadab xun marayan sbbto ah ilaahay dambiyado dhan wa cafiya marka shirkiga laga rebo cristainkuna nebi cise cs bee ilaah ka dhigten subxanallah
@ShukriShukriyuusuf Жыл бұрын
@@Aliinaliiban1780 mxaa tiri magaalbad ledahay lama hubo 😅 naar baa udanbeyso gaal waa gaal😮
@khalidabdi9958 Жыл бұрын
Naa orad naga tag kiristaanku waa gaalo Wana lacadaabi Wayne ku waarayaan naarta adigu islaam ma tihid miyaa waamaxay lama hubadu diinta aya cadaysay bee