ASKARTA SIR-AA'IIL OO KA QAYLIYAY DAGAALKA DHULKA EE XADKA LUBNAAN + QASA + IRAAN

  Рет қаралды 43,481

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

ASKARTA SIR-AA'IIL OO KA QAYLIYAY DAGAALKA DHULKA EE XADKA LUBNAAN + QASA + IRAAN
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 60
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 7 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@abdillahiabdillahifarahali4848
@abdillahiabdillahifarahali4848 7 сағат бұрын
Asalamacalekum
@guriceel7971
@guriceel7971 7 сағат бұрын
allow u hili reer falastiin, lubnan, iyo islamka.
@UmuibraahimCabdalle
@UmuibraahimCabdalle 7 сағат бұрын
allah ha baabiiyo siday u baabiiyeen qasa yuhuuda waa burburkeedi aamin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 сағат бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 7 сағат бұрын
Allaahayow guul degdeg ah sii mujaahidiinta Xamaas ee reer Falastiin iyo Xisbillaah ee reer Lubnaan.
@idilmohamud5100
@idilmohamud5100 6 сағат бұрын
Alloow jabi yuhuud & gaalo
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 6 сағат бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa yuhuud iyo inta taageerta dhulka hala gooyo oo masiibo ha haleesho waan karaahsanay xasadnimadeeda yuhuuda
@HasenAbdi-d7i
@HasenAbdi-d7i 7 сағат бұрын
Allaha.jabiyo.yuhuda.amiin.allahayow
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare 5 сағат бұрын
habeen lamid ah bahda hbn online tv mowllid iyo maxamed maxamuud cadde ❤❤❤❤
@waabarijama8389
@waabarijama8389 6 сағат бұрын
proffessor mm cadde ilaahey haku xafido(aamiin)
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 7 сағат бұрын
Alle ha ugargaaro reer falastiin yahuuda iyo. Maraykan alle ha jabiyo dhamaan cadowga islaamka insha Allah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 6 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 сағат бұрын
Guul ayaan u rajeynayaa mujaahidiinta yahuuda dagaalka kula jiira insha Alaah
@Ahlamsharif8984
@Ahlamsharif8984 6 сағат бұрын
Jazaka Allahu kheir for the good news 😍
@CraxmanMaxamed-i4i
@CraxmanMaxamed-i4i 7 сағат бұрын
Hbn I love wararkiina
@StanbuulSherif
@StanbuulSherif 7 сағат бұрын
Baabi ii yahuuda allah ka dhiqo wll Mawliid
@cabdiqanixuseen7174
@cabdiqanixuseen7174 7 сағат бұрын
Hbn tabin wacan
@xasanAliAhmed-ss6bb
@xasanAliAhmed-ss6bb 4 сағат бұрын
Walalow mowlid fadlan mudane maxamed Cade inta aadan barnaamishka soo galin sualaha weydeneyso soo fahansii jawaabta isla soo meel dhiga sababto ah odayga waxaa weydiiso kama jawaabayo Bur & biyo buu isku qasayaa naga habeey mahad sanidiin saxiibayaal
@Ibraahimmohamed-k3z
@Ibraahimmohamed-k3z 7 сағат бұрын
Asc,waad mahadsantihiin ee wararka falastiin markaad ka hadlaysaan dhulka sida loo yaqaano weykala duwanyihiin sidaa darteed waa in aad ugu yeedhaan sida Muslimtu u yaqaanaan oo ah dhulka lahaysto ee falastiin ama lubnaan iwm. Fadlan ka daaya dhulka sraa''iil, nacdali haku dhacdee.............
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 6 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@AzizGrad
@AzizGrad 7 сағат бұрын
Allahu akbar
@FadumoWali-w9k
@FadumoWali-w9k 7 сағат бұрын
Asc hbn tv isalamku haguleyasto
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 7 сағат бұрын
warya nagadha hayaysiinta faraha badan wayo bundles qaarkanaga maysano guul palastine
@SiidiShek
@SiidiShek 7 сағат бұрын
Asc hbn wararkiina aad baan uga xiranahay balse mar ka aad ka hadleysaan goobaha ay iska hor imaadka kadhacaya ha uqlrina in goobahaasi ay yihiin goobo israaiil ay leedahay tusaale ahaan marka aad dhaheysaan waqooyga israaiil waxaa ku haboon in aad dhahdaan waqooyga fastiin❤❤❤
@FouadMouhoumed-e3c
@FouadMouhoumed-e3c 2 сағат бұрын
Waad.mahad.santehii🎉
@XuseencabdiCabdullahi-j5z
@XuseencabdiCabdullahi-j5z 7 сағат бұрын
Asc bahda HBN online TV habeen wanaagsan sxb mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade Guul xisbulaah Guul xamaas
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Сағат бұрын
Mohamed Mohamud adde, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ( اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خير) ا اللهم عليك اليهود وحلفاؤها اللهم فرق جمعهم وشتت جموعهم وز لز ل أقدامهم ويتم أطفال.
@MustalifoMuqtaar
@MustalifoMuqtaar 7 сағат бұрын
WARKIINU.WAA.MIHIIM
@lajacleyyui4172
@lajacleyyui4172 6 сағат бұрын
😂
@ashaomer4235
@ashaomer4235 5 сағат бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤
@muqtaarabuukar
@muqtaarabuukar 7 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 7 сағат бұрын
waa runtii erdogaan
@MahadAbdilahi-c8p
@MahadAbdilahi-c8p 6 сағат бұрын
Waa ladaay
@MouminHodontukale
@MouminHodontukale 7 сағат бұрын
Asc hbn 🎉
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 6 сағат бұрын
Wadamada Afrikada Bari haysu diyaariyeen Qaxootiga Sucuudiga iyo khaliijka oo naftooda la baxsanaya. Lkn yaa Mooryaanta ka ilaalin.
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 7 сағат бұрын
Yesyes
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 7 сағат бұрын
Asc asxaabta
@Guleed101Maxamed
@Guleed101Maxamed 6 сағат бұрын
Asc hbn waa mataan10 hasan nin reer miyah ah ayaan hada gmil u sameyey waanku daray
@HDE.4
@HDE.4 Сағат бұрын
A France journalist who went to the battlefield between Israel and Palestine saw Emirati soldiers fighting alongside the Israelis
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 6 сағат бұрын
Asc maliif iyo maxamad maxamuud cade Aadbaan ujecelahay warkiina waanan kuqanacsanahay hufnaanta warkiina waxaan ifnka codsanayaa orduqaan inaad nagadaysaan warkiisa waanacnay waxaan moodijirnay madaxwayne islaamnimo utaagan waatan israa iil safaaradeedii Aydhaqaynaydo turkiga orduqaan waabeenaale islaamka iskadhaadhicinaaya qowdamaqashii waxna hauqabab
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 7 сағат бұрын
Allaah garbkooda galo dhaman dhinacyada iskacaabinta
@jibriiljessow6783
@jibriiljessow6783 7 сағат бұрын
Asc/ haddii aan la helin ciidamo lug ah. oo muqaawamada oo soo gala israaiil lagama Adkaankaro Sababtu tahay xaga duqaynta iyaddaa ku Awood badan balse ciidamadeedii.Efenteriga.way baaba'een!!!
@MaxamedRaf
@MaxamedRaf 5 сағат бұрын
Meel. Anuu. Marnoo. Baanan. Hayn. Ee. Waanu. U. Gurman. Lahay. Mujahid. Carb dheere. Hargeysa
@ThoreauJerry-e7r
@ThoreauJerry-e7r Сағат бұрын
Ebert Flats
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 6 сағат бұрын
Dawlado waaweyn ayaa kusoo biiri doona dagaalka waxayna keeni kartaa murug aad u weyn iyo xuduudaha adduunka oo isbedela.
@cqaadirwaassugge9699
@cqaadirwaassugge9699 7 сағат бұрын
Turkiga war kamadaalo miyaa
@SalebanQarwash
@SalebanQarwash 7 сағат бұрын
Asc yahuuda ma la jabiyey
@awaalejibril6668
@awaalejibril6668 4 сағат бұрын
UN in la laayo waa sax waayo israil ayay garab uyihiin UN dhex dhexaad maaha
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 7 сағат бұрын
🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪
@MaxamudDamle
@MaxamudDamle 7 сағат бұрын
weerar uga yimaada dheh sxb dalka is,,raaiil
@XuseencabdiCabdullahi-j5z
@XuseencabdiCabdullahi-j5z 6 сағат бұрын
Madaxweyn urdugan war wax mataro ficil ayaa larabaa
@Jibriil571
@Jibriil571 7 сағат бұрын
Fanakh fanakhdooda iyo oohin toodu isma laha. Doofarada
@daacaddood3740
@daacaddood3740 6 сағат бұрын
Xisbulah maxey tagerta ayadaba ubahan in latagero sida loo layey lomaleen xamaas
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 7 сағат бұрын
🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 30 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 35 МЛН
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Full Debate: Walz vs. Vance in CBS News Vice-Presidential Debate | WSJ
1:49:51
The Wall Street Journal
Рет қаралды 1,1 МЛН
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:03
EP 100  - Said Rahmani | سرآوا
2:57:00
طبقه ۱۶
Рет қаралды 243 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН