Walal igu ducee inaan sii dhib yar ula kulmo familkaygii iyo caruurtaydii oo aanu kala joogno laba dal oo aad u kala fog hadad aragto qoraalkaygan sii niyadaana wan kugu mahadcelinaynaa walal 🙏
@ilyaasrajaa1235 жыл бұрын
Allah idinko nabada idin kulmiyo
@jamilamaxamed70195 жыл бұрын
dj subeer haduu illahay qoro waad la kulmi ee niyada qeyr usheeg
@loriinabby37815 жыл бұрын
dj subeer alle si nab ah ha isku keen keeno
@hannikaid70135 жыл бұрын
Allah nabad qab haku gaadhsiiyo dhaman ubadkagii iyo xaaskagi sharaf leedin allah hadiin daayo
@hamdayusuf94475 жыл бұрын
Ilahay ha isu kiin keno idinko nabada aamiin aamiin
@sirdoon15 жыл бұрын
salaanta muqdisho waan ka qaadney fro muqdisho like saara
@nafbixiwayweydmedia29624 жыл бұрын
Yurubey qli ila soo hadal hal mar tagerahaga gaan kamid ahy wax keliyan kuweydiin 0646354702
@nuuracumar4845 жыл бұрын
Heestaan wexey ku socota khadra silimo inta ila garata liketa igu qabo
@aragsan65525 жыл бұрын
tuhunku waa xaaran
@hamdimohamed65525 жыл бұрын
Khadra silimo cuqubay ka galeen xidiguhu sidaan maanta uga naxay tii hodana faan iyo uur dheer un bay meelahaa la tagaantay ma oga inay aduunyadu hadhkaa labadiisa galintahay wax kasta is badali doonan inanta soo celiya oo qalbiga udhisa xidigana matihidine xaarba tihiine😡
@nasrocumar72995 жыл бұрын
Wale runbaat sheektay qadra saliimo ay ka wadaa
@mumtazahmed65535 жыл бұрын
Nuura Cumar
@karinabdi71865 жыл бұрын
Haaa wad grty
@ibrahimiiman25875 жыл бұрын
Anniga oo Reer somaliland ah waxaan aad ugu Hambalyeynayaa; asxaabta reer Muqdisho ee hees kan soo sammeeyey ❤
@duuliyexxx91055 жыл бұрын
Nin reer hargaysa oo muqdisho joga ayaa sameeyey Abokor C kariim jiir layidhaahdo oo ku magac dheer (Abokor Goranyo) waa Ciyaalkii Hargaysa Idaacada
@aragsanaragsanmohamed70855 жыл бұрын
Ibraahim Ayman hhhh reer muqdisho & reer Somaliland waa isku mid wna Dad wada dhashe balse abuubakar ina c/di kiriin jir waa nin reer muqdishaabi ah wxana dhalay laxamiiste wen oo ilaa siyaad bare heesaha uu laxameye waa LA yaqan aabow siyad ayaa k mid ah & shimbir yahow wna nin habar gidir hal meelna wax Ku wada cunaa beenta dhaaf somalina hakala saarin siiba fanaan
@nasraabdullahi94063 жыл бұрын
Man samayn lkn anoo muqdisho ahaan u hadlaya wn kaa qaaday👋😘
@mohamedmohamuud3435 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@sacdiyosutaale40385 жыл бұрын
nice asma love
@magdalenafelix30215 жыл бұрын
Maseer ayan ku haayo viva qatra sinimo
@falastiinwarfaa48015 жыл бұрын
Kkkk
@fadxasharaf30085 жыл бұрын
Magdalena Felix 👌👌👌🙏🏻❤️👍👍😩🤔
@Qezah-b7t5 жыл бұрын
madama ay tidhi asma asxabta rer muqdisha salamaya waynu kaaa gudooonay quruxey rer mogdisho kor allow kayeeel aaaaamin
@munaabdilahi50245 жыл бұрын
Amen Frro mugadiso love you
@somayaaxmed81625 жыл бұрын
Please hno iwaankaga fb isiii
@safasouleiman64925 жыл бұрын
Asma you have a beautiful voice 💯 Asma waa gabada uguu sobahday xidigaha geeska. Somaliyey iskaa dayaa gabadaa. Waa gabaar aaf gabaan . Caydaa ka dayaa fananintaa waa fananintinaa before anyone else.🙌💯
@hargaysalive75395 жыл бұрын
Asma love awlaad jacayl inta jecel dalkooda hooyo somaliland like igu tageer
@shaaficiaxmed58183 жыл бұрын
Asma Good
@empiresaara99275 жыл бұрын
Adooon qarin xaqiiiqada igu xamo waxaan ahay❤❤❤asama axmed ismail😍nice song
@salfadhi12145 жыл бұрын
J.
@Hindaladan44555 жыл бұрын
empire saara Asma naag jirta inay tahay way is cadaysay waayo ninkegu xataa uu la guursado geesinimo ayey reerkeega u dhaqan jirtay ninkeegina si sharaf leh ugu soo laabtay lk khadra kkkk miskiin yadoon lalaba guursan bay reerkeegi bur burisay may ilowday inuu wuxu nin raga yahay oo alla u baneeyey 4
@Hindaladan44555 жыл бұрын
runta marka laga hadlo waan hinaado kululahay anba oo maan qaaten waxa ku dhacay balse ani iyo yadu iski mid ma nihin yadu waa qof caana oo bulshada ka dhex muuqata marka ceebtada wa ala daboosha farahaago gubtay goshaa la gashadaa wayo mar walba waa lgu caayeyaa ee waa naag reerkaga dhaqata wax kastoo ku dhacay ha lagu idhahdo o awladeeda u danaysaysay
@maxamedyasinkeynan84455 жыл бұрын
Walahi ban ku dhar taye cawa ka hor post masuqorin waxa ika kiney sawtul jaded asma lov (waxan ahey iku xamo) darted haley ku saro like commentka
@sabirinamohamed53805 жыл бұрын
Reer xamar inay fanka heer sare ka gaadhen yaa igu raacsan mar hadii ay heestan culus siiyen asmo waan u qiray yaa igu raacsan
@hakimahilkas4395 жыл бұрын
✋
@jirfe5 жыл бұрын
Kkkk fanaaniinta reer muqdisho muxuu u siin waayey because wxuu is dhahay heestu caan noqon maayso wuu fekeray abwaanku
@fatxaabdirahman80805 жыл бұрын
Wllo Abokor yare qabiil ahanbu uga soo jeeda koonfur lkn hargaysu ku dhashay kuna koray kuna guursaday hadunba muqdisho uguureen waana inan abti looyahay
@helibot70625 жыл бұрын
Sumaya Ali kkkkk fanka way khasbayan Dadki dhaxalka u laha way jogan
Asma love oo Hubka noocyadiisa kala duwan la dhacday Labo xidigle Khadra Sinimo, iyo odaygii mursan ahaa oo isaga oo taagan islaantiisii hore baalaha laga rifay, Ahey Ah. Aduunyooy Xaalkaa Ba'
@mudanhaween46245 жыл бұрын
kaaso miidhanba raga ku jira wllo
@suweysboss85395 жыл бұрын
Aduunyooy noocya badan duni waxaan xaadir u ahay khadra silimo hees lagu caynaayo uu mursal u sacab tumaayo. 😭
@Hindaladan44555 жыл бұрын
Mohamed Maarre kkkkk naagtii ninimo ku ogol baa la difaaca lk naag adi kula hadhaysay ragnimana kaaga danbayn way istaahashaaa waliba wuxu u soo fuulay stage ka inuu tuso inuu taageersanhay baalo rifidaa ku socta
@jirfe5 жыл бұрын
Xaasaska iyo raga is qaba waxaay ku socotaa ilko dheer iyadaa laba qof oo is qaba soo dhex gashay berigii nimco dareen sidaad noqotay asma love waad is ogeeyd in stress dartii aad naaxday
@xamdawadadahabhamda83235 жыл бұрын
See masrxa wu kadhacaye mayla argtaa waxba lagam qaban karo
@ailaafnanhassan38015 жыл бұрын
Waaaaaaaw Asma love 😍 fanan aan tageero huree usoco cadwga cagtaa hostii
@ayaanahmed51175 жыл бұрын
Heestaan talow yaa lagu karbashay Asma reer muqdisho hada nahay salanta kaa gudoonay ❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷💞💞💞💞💞
@malabsida87355 жыл бұрын
Beautifull song abaayo Asma quruxeey. Ilaah ha nookaa daayo. U look beautifull inside and out manshaAllaah sis.
@mohamedhaji39505 жыл бұрын
I am frm muqdsho one love asma love💖
@asmachanel57445 жыл бұрын
Walee waarun dad hawlo aanloo dirinku jiraa jira Oo war uun raadiya iyo xumaati 👍👍🙂
@farxiyaomar35925 жыл бұрын
from muqdisho Asma Love Wan Ka Qadanay Salanta Quruxada Badan 💋💋💋
mursal rag u ek waaya ninka rag ah 4 xaas alle u baneeye wuu guursan kara dumarkana hinaasaha alle ku beery lkn ninka ku daacdaacsanaya xaaskiisa wali ubad u leh wllee kan ragnmadiisu waa cantar baqash orgi gar leh wye
@Menace_dude5 жыл бұрын
Sax waa run in xushmad loo muujiyey ahayd lana ixtiraamo
@youtuberwyoutuberqq5 жыл бұрын
@Rahama doqontaso kala dumar cebesey naxagay live kuso gashay qadro oo wax kuceysey labdilac cajusadisu mxy uso jawobta isagiba heesaha soxade naag wlpo minyaro oo reero udhacaw ah qadro afka bijada hakuso tagto hodan maxay qancinoysa bakhaarle wadaye sadex nin udhacday sanad gudahis waa rum mursal dusha unbu rag uga egyahy nin ragi waki an carurtisa hoyadod xaqdhawra iskada inu nago uso raace ubadkisa le beri dawonaya abahoda nucasa isagay udarantahy subu qoshanaya dacartisale cuni dona naagahana halkale udanbyse la arkidone
@fardasaibraahma19705 жыл бұрын
Abukar ahmed musrsal ayey kuwada khafiifeen toloow muuwada qabaa mursal
@youtuberwyoutuberqq5 жыл бұрын
@Rahama xaflada horaba ugama hesi jidhine masayrle wada waxasina faan maha wa masayr urka wilkeda xaflaf ashgte guriga kamaso bixi jidhine sawkuma. Kala exan ubadkedi warun gabno le waye ninkana bilkisay uso nikinoysa ila abu qaadle sugayae hesti o galol intele dawotay na 1m aka shekoynysaye naagahan odhan wa kab iyo xarkedle hadile sodon gursaden ma fanba qurunimo midwalba ugeynese iniko dhanle rero qurun thn waba isku cadoynaysin ina nimanka sida shatiga kala bedelotin yahudin ilmader ama hoyo hayniwada dhasho ceb tina mel walba taalo fanaana sharafle awalba malahayn na adgu horta wadiga igadaba nicle ma yanyurtodi ba tahy
@teamwaayaab46025 жыл бұрын
Reer mugdisho cadi maaha music shidan
@nasranuura97255 жыл бұрын
Labiska hablaha rer hargeisa jeclahy from naitobi
@raabicaayatulah51865 жыл бұрын
Waaaw hees shidan inanti jclka Hees iyo badh
@moowliidmoow5 жыл бұрын
Asmo love reer muqdisho Waa ka qadane salan wllo
@magdalenafelix30215 жыл бұрын
Bidaar dheeraa asma love
@hoodoqazaali31665 жыл бұрын
Xuub lagu dabooliyo Xidiid malaha beentiyo Xaqiiqada adoon qarin Igu xamo waxaan ahaye eesh calaa hees asma love
@somaliroyalfamily50285 жыл бұрын
fiiii shay waaa shakisanahay heestu waa sarbeeeb yaa ila fahmay
@qalbilulaabdi89465 жыл бұрын
Doqon wlh saxiib naag saan maa amus waxyohow codka shinbiraha leh intaas Ii dhan qadro ayey u hisheeyeen qadro iyo hodan Waa jeclahay lakiin tan lalabo
@abubakarahmed62725 жыл бұрын
waa aniga abwanka sameyay abokor Bila Buuq ☝☝☝☝☝☝
@yaasirbotaan5615 жыл бұрын
Asmo hees inba aan caadi eheen very nice
@qaadirocali94335 жыл бұрын
Hablaha xidigahu waa hablaha fanka uguquruxbadan nice song
@user-ze6iu9mp1z3 жыл бұрын
Wow. Asma love is my favorite Singer
@halimaxiis68205 жыл бұрын
Asmo love 🤩✋ wan kaqadnay 🇸🇴💖
@nihaanaabdalla89095 жыл бұрын
Madasha gabdhii qurxin jirtay walaga tabay hamda quen aaad baa lagu dabay ilove uuuuu😍😍😍😍😍😍
War heestan kuma socoto khadra silimo ee waxey ku socota nimco dareen
@kdervishkhalil29925 жыл бұрын
Waxaan ahay igu Xamo Azma Love ...........
@hafsaomar92865 жыл бұрын
igu xamo wxn ahy😍😘😘
@yusrajama49265 жыл бұрын
Been mahan heestu keep going asma hpti
@zamzamnoor29025 жыл бұрын
Inta argta inu mursal ushidanye labiska o hodan kaso dhiste like nacala kugu tala San yaar waxba. Khadra haku dhaga hadlin waa naasb wa adigi melha cabdi jirte nimca dren com back
@najaxabdirahmanbidhanqurux17485 жыл бұрын
Adoo qarin xaqiiqada igu xamo waxaan ahay
@sucaadcbr3695 жыл бұрын
xidgah ciid gadhys maa jirto viv hargysa nabdyi lov you😚😚😚😚
Horta soomalidan aynba la yaabey hadii ay tii khadra ku socoto iyo adigaba hakugu socotee zxp dhageyso hadii klena isga taga my jeexayga asma love qli isha baxarka