YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019

  Рет қаралды 9,962,767

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

5 жыл бұрын

YURUB GEENYO FT MUKHTAAR DAAUUS
HEESTA : BOOQASHO
EREYADA : ABWAAN GEES DIIR
LAXANKA: ENG SICIID
Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Пікірлер: 2 500
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Markuu leeyahay mukhtaar Waagii beryee isbariidanaba Wuu biirayaa sii badanayaa 😢 Wuxuu noo sheegayaa inay maalmuhu cidna sugayn xawaarana ku socdaan. ilaaliya dadka idinku dhow nolosha wakhti ka u fiican la qaata aduun xasuus uun baa ka hadha beri shalayto waxba kuu tari mayso marka lagaa hor qaado qofkii aad jecleed ama waayuhu idin kala tuuraan. aad baan idin salaamayaa qof walba oo halkan soo gaadhay nolol heer sare baan u rajaynayaa ha waaro jacaylku❤❤❤ 16 june 2023 10: 30 fiidnimo jigjiga
@AxmedSalaax
@AxmedSalaax Ай бұрын
Saxiib guulayso mar walba ❤
@happythabet
@happythabet 15 күн бұрын
Mahadsanid walal sidoo kale kuu rajeen
@cabdiraxmanmuumin2417
@cabdiraxmanmuumin2417 13 күн бұрын
Fariintaada waqtigan aye iso gaadhe from muqdisho wlal wakusalaamayaa🙏🙏🙏🙏😊
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 5 жыл бұрын
Heeestaan anoo horay u arkin 21/4/2019 galay aan airaborka Stockholm arlanda aan ka doonayay noloshayda oo aan kala maqnayn 4sano aana u xiiisay In badan ba dhalinyardii gaariga waday ku so celcelinayeen ilaaa hada waan jeclahay jawi kalana waan gala markaaa daaro ama maqlo❤️❤️❤️❤️ qof ila mida baa idareeemya kolay
@mahadomaankhalid7799
@mahadomaankhalid7799 5 жыл бұрын
Ale haku zahlo wll koleey kumA dareemi karee 😢🤐
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Masha allah waqtigu waa bodaya mantana farxadida no farxad ah we love you Samia and Anas
@AssodAddirahman-pu9om
@AssodAddirahman-pu9om 2 ай бұрын
​@@mahadomaankhalid77990ppppppppppp111¹¹¹¹
@najiipkaape
@najiipkaape 10 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗
@habonmohamud7759
@habonmohamud7759 12 күн бұрын
9
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 Жыл бұрын
Heestan shalay ayaa iigu horeysay hore umaan maqal 30|june|2023 . Waxaan ka bartay qof aan markaa uun bartay ilana wadaaga. Waan ka helay heesta iyo isagaba ,Eebbe sawirka quruxda badan ee laabta ku haysto hay rumeeyo . ❤🤴 July|02|2023
@fadxinuura9223
@fadxinuura9223 14 сағат бұрын
Mays heshen wll tolow qofkii iso jawab hadad noshahy
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 4 жыл бұрын
Marwalba heestan dhageeysta jaceyl baan dareema mana garanaayo cidaan jecelahy😭♥️
@rtmaskagamer8707
@rtmaskagamer8707 2 жыл бұрын
Ma heshay qof aad is jeclaataan quruxeey
@badriibnuhusseinofficial1936
@badriibnuhusseinofficial1936 2 жыл бұрын
Aniga weeyi meel kale haka raadin😄😀
@zuzaanqaniyo7752
@zuzaanqaniyo7752 2 жыл бұрын
Ma heshay imika cidad jeclanysay😂
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 2 жыл бұрын
@@zuzaanqaniyo7752 cid ma jecleeyn markaas war baan meesha ku hayay hadase waa lanoolahy wllo
@Carafat76
@Carafat76 Жыл бұрын
Abaayo aniga ijecleew aniga xitaa sidaada camalbaan ahay
@kipirley5478
@kipirley5478 2 жыл бұрын
dadku maxay uga hadli layihiin indhahoda kalgacalka faraha badane kamuuqda 🥰🥺 labadooda egamada dhexdoda tala kajesan kari layahay iyo siday isugu faraxsanyihiin 😍😍😍😍♥️👸🤴🤴🥀
@hasanhanad4647
@hasanhanad4647 2 жыл бұрын
Heestan waxaan u hibeeyay jacaylkayga oo dhawan noqon doonta xaaskayga caruurtayda hooyadod insha Allh
@raage410hassan9
@raage410hassan9 Жыл бұрын
Waxasad qalbiga kaga xada gabdhaha
@abshirdhiirane-gr2cu
@abshirdhiirane-gr2cu Жыл бұрын
Guulaysta shp❤👑
@abdihakiinahmed7578
@abdihakiinahmed7578 Жыл бұрын
manoqotay xaskagii sxp
@alimohammad8044
@alimohammad8044 Жыл бұрын
@mulkimohamed1569
@mulkimohamed1569 Жыл бұрын
​@@raage410hassan9don't be negative hada ayada ma meshan jogto sidu isaga gadaya
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 жыл бұрын
Laxanka Heestan waa Laxamada ugu raadinta Badan Fanka soomalida Laxamaystayaal Badana isku Dayaan inay Sameyan 👏 Eng Saciid hambalyo wl
@jafarhasan1076
@jafarhasan1076 4 жыл бұрын
ونبكونيه: أجمل وارق تحيه من القلب الى كل الشعب الصومالي والى الفنانة Yurub صاحبت الصوت الجميل. اخوكي جعفر من سوريا
@abdihakimali6513
@abdihakimali6513 4 жыл бұрын
Yaa salaam sowtu rahma yurub
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 жыл бұрын
شعب صوماليلاند وليست جنوب الصومال
@jafarhasan1076
@jafarhasan1076 4 жыл бұрын
Saeed Al hassan لا فرق بين الجنوب والشمال كلها ارض الصومال.
@apdisemadmaxedzamale3315
@apdisemadmaxedzamale3315 3 жыл бұрын
ASDFGHIEOMORYDNDBDMFMDH👧👨
@noormohamedabdulle6955
@noormohamedabdulle6955 2 жыл бұрын
@@saeedalhassan209 شعب الصومال هده حقيقة
@libanabdullahi7728
@libanabdullahi7728 5 жыл бұрын
Waagii baryaan is bariidinaba wuu biirayaa sii badanayaa Bilicdaada yurubeey Waa ii bogsiimoo Waa ii badbaadee Xaasid iyo balaayaba Ilaahow na baal mari.😍😍😍😍
@anshaxfaysal7140
@anshaxfaysal7140 2 жыл бұрын
Qof walba qofku jecel'yahay alle Ha siiyo❤
@Vibes799
@Vibes799 2 жыл бұрын
Somaliland dad baa iga jiro fankii wuxuu yahy ayey ina bareeen nabad ahaada qarniyo bdn ahlu xikmow🥰
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
Sodhawow zxp
@abdihodan5308
@abdihodan5308 4 жыл бұрын
I'm from Somalia rer somaliland aad baan idiin jeclahay ilahay nabada ha idiin siyaadsho ❤
@AliHussein-ht9cy
@AliHussein-ht9cy 2 жыл бұрын
Wadankeenni maad Kala gynaysa War wadanka soobarro
@faHiima354
@faHiima354 Жыл бұрын
@@AliHussein-ht9cy like ayyy ku tuugsanya wll
@Ifften2010
@Ifften2010 Жыл бұрын
Somalilanders don’t give a shit if you love them
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
Are you okei bro😅😅🙄
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 Жыл бұрын
AAMIIN YAA ALLAH WLLO SHUKRAN
@Joya11
@Joya11 2 жыл бұрын
Malinta laso dhigay hestan ila iyo maanta waan soo booqda 🥺hees iyo badh weyaan ❤️
@mohanlefty108
@mohanlefty108 3 жыл бұрын
Hesaha jecelka markan dhaqeysto Wan qofkan jecla aya qalbigeyga Kuzo dhacayo o hada calafka nakala geye ilahay nolal wanagzan ayan oga rajeyn ana midklo wanagzan ilahay ha igu badalo😌
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 3 жыл бұрын
SorrY wllo badl khayer qaba inzha Allah
@xazazi5143
@xazazi5143 3 жыл бұрын
Ax
@aliali-yf6dm
@aliali-yf6dm 5 жыл бұрын
Somaliland Hoyga fanka love you from Moqdisho❤️
@hassamhussein7416
@hassamhussein7416 5 жыл бұрын
Reer somaliland ilaahay muxuu xigmad siiyay, waan idin salaamay dadkaygoow 🖑🖑🖑
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Been baad sheegin waa maskaxdi iyo murtidii iyo stylki somalida allh hadaayo dadkaas thank u adna wllo
@hassamhussein7416
@hassamhussein7416 5 жыл бұрын
@@shaadiaqueen3173 sow maha walaalo mahad sanid.
@abdiqaniabdiqani
@abdiqaniabdiqani 5 жыл бұрын
Waanu kaa qaadnay masuul
@ashaabdi2828
@ashaabdi2828 5 жыл бұрын
Kkkkk
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
FADLAN SOO BOOQDA CHANNEL KAYGA QURXINTA MAKEUP 💄 KA IYO TIMAHA WIXII DANAYNAYA
@Ikraamabdullahi143
@Ikraamabdullahi143 5 жыл бұрын
Samaroonka waxan uga yabaay niman dagan oo hadalkodu xata mcn yahay masha allah walhi wa niman aan u bogay dagananta ka muuqata kaliya inta aragtay arinkaas so gala
@suadaxmad6026
@suadaxmad6026 5 жыл бұрын
ikran abdullahi waan kula arkay romantik walal isoradi wiil samaroon ah . Ilove wiilasha samaroonka
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 5 жыл бұрын
sax weeyaan 😂😂😂😂
@mayzaahmed4271
@mayzaahmed4271 5 жыл бұрын
Wan kula arkay
@Almanaik1
@Almanaik1 5 жыл бұрын
Xaqiiq waaye taas
@abdirahmanmadahey1894
@abdirahmanmadahey1894 4 жыл бұрын
ikran abdullahi samaron adiga aya ah ee hano amanin ina adeer
@rahmabusuri5811
@rahmabusuri5811 4 жыл бұрын
Hees tan waa hees qabow oo jeceyl iyo action intaba ku dhan lyrics iyo rhythm ba leh I like very much I am always listening yarka wuu la helay heestan👍
@leilammohamed7608
@leilammohamed7608 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hassanfarah9019
@hassanfarah9019 Жыл бұрын
Wa runta
@mariaabdi8462
@mariaabdi8462 Жыл бұрын
Mzd
@farxaanaboor3331
@farxaanaboor3331 3 жыл бұрын
Yurub maxamed abdi yurub geenyo xushmad iyo sharaf baan kuu hayaa walaasheey ruux kaa cod macan Somali kama uu dhalan kamana dhalan doono recpect geenyo
@nasser-1429
@nasser-1429 5 жыл бұрын
Ar wlhi hesta wx badan waan raadiye lve yoU somLi land gob baa tihin hoyga fanka🙏🏻❤ from xamar mogdisho😋
@sucaadali8171
@sucaadali8171 3 жыл бұрын
Shah__ Wah 👏
@dr.abdisalanomarnaleye2189
@dr.abdisalanomarnaleye2189 3 жыл бұрын
@@sucaadali8171 9
@abdiawdal3502
@abdiawdal3502 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@anazhurre
@anazhurre 5 жыл бұрын
waah waah musicadaa aadka u macaani waa ismaacil danan walee gacantu way u fadhidaa ardaygii axmed wali furinle 😍😍😍 codadkuna kasii daranba yurub iyo mukhtaar ismacil danan walalkii walee mezha wa la isku arkay best song in 2019 ....from hargaysa✌✌✌
@aishaahmed4428
@aishaahmed4428 2 жыл бұрын
Labo fanan o ehlu jacaylaa is helay hargeisa hoyga fanka iy casimada dalka alle ha dhawro
@user-ub6jo2mt1y
@user-ub6jo2mt1y 10 ай бұрын
Amin ee Gobolka Banaadir ee Muqdisho ayaa waxaa la aasaasay
@samyhassan249
@samyhassan249 5 жыл бұрын
Song of the year ❤️ War Ninku Cod Dagana , Walee Yurub Wu U Awood Sheegtay Xaga Cod & Teembada! Hoyagii Fanka Hargeesa ❤️❤️❤️ From Puntland💙💕💖
@MohamedAli-fn6ww
@MohamedAli-fn6ww 2 жыл бұрын
@ahmed muse htxcg
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 2 жыл бұрын
yurub ayadaaba qurxisay heesta ninka cod meesha kuma haayo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Sowtu Raxma Yurub Geenyo Iyadaba Codkeeda Halasiga Ah Ku Qurxisay Heestaba
@josh4424
@josh4424 11 ай бұрын
​@@maslahbarkhadle952xaasid
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
Hesstaba yurub geenyo daradeeda udhagaysanaya walahi ayada kadaran qoftan dadka cod bay kudisha sida ay ujiidayso markay dhahayso barigi sidan balan kula galay bal arag 01:12 yaab axya cod magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin qoftan ❤
@warsamedacad123
@warsamedacad123 4 жыл бұрын
yurub Nolaal qurux badan ku rajeeyn waxa tahey qof aan jeclahey❤❤❤❤
@quen_taliso19
@quen_taliso19 5 ай бұрын
"Bilicdaada mahuraan waa ii bogsiimo waa ii badbaade xasid iyo balaayaba illaahow na baal mari" Waxaa iisoo xushay heestan qof aan ula baxay Mahuraan oo ah gabadha aan dunida ugu jeclahay Tue, 6 feb 2024 12:15 mogadishu,somalia.
@greatdream9733
@greatdream9733 7 күн бұрын
14/7/2024 ❤️🫶🏻
@fahiimaabdikhayr813
@fahiimaabdikhayr813 4 күн бұрын
17/7/2024❤
@zulthankageeska9054
@zulthankageeska9054 2 күн бұрын
@@fahiimaabdikhayr81319/7/2024❤🫂
@Bashiirbashka143
@Bashiirbashka143 Күн бұрын
20/7/2024
@dagandeek676
@dagandeek676 10 сағат бұрын
21/7/2024❤😢
@user-lc1wk7rp4r
@user-lc1wk7rp4r 18 күн бұрын
Heestan waxan hadiyad uga dhiGy jacaylkyGa maxamed Xusen xasan wacays❤ qof waliba qofka uu jecelhy alle ha siiyo 🤲❤🤴♥️
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
Masha allah labadi duriyadod aya is helay sheekh isaxaaq arab iyo sheekh samaron sicid makahil.
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 2 жыл бұрын
maxamed case weeyan
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
Waagii baryee is bariidinnaba wuu biirayaa sii badanayaa!!! Baxsanow hadaan bidhaantaada arag waa bukoonayaa bastey noqonayaa!!!! AXYAA KALGACAL/JACEYL👌👌👌😍
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 5 жыл бұрын
booqashiyo salaaan barasha xigte inago bad qaba jcylka bilwnay intaasa imarty😍
@cabdiqaadirnuurfaarax882
@cabdiqaadirnuurfaarax882 8 ай бұрын
Yurub waa gabadha kaliya ee aan jeclahay inta gabdho soomaaliyeed ee heesta❤❤❤❤
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
Weli wan daawanaya heestan 2022 Qof jaceylka wax ka yaqaan oo uu hayo uunba dareemi karo Emotional song
@shugrisamriyeomar1437
@shugrisamriyeomar1437 5 жыл бұрын
Xaasid iyo balaayaba Ilaahow na Baal mari 👌😍😍 Yaaa salaam heesta inta is jecel uun ba dareemi karta 😍😍👌👏👏👏👏👊👍
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 жыл бұрын
suuldaan seeraar
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 жыл бұрын
aroose
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 жыл бұрын
aroos
@zeinabahmed8767
@zeinabahmed8767 3 жыл бұрын
Haa wllhi
@maxamedcisman1608
@maxamedcisman1608 9 ай бұрын
Wali wan dawanaya heestan 17/10/2023 ❤❤❤amazing voice kuli
@saleebaancayngal582
@saleebaancayngal582 7 ай бұрын
Gdhhsh😂😂vshkd😮😮😅mmkkkk
@saleebaancayngal582
@saleebaancayngal582 7 ай бұрын
Bsbzhh❤❤and Jhjkkksn😮😢😅😊
@aish_Abdi_mohamed
@aish_Abdi_mohamed 6 ай бұрын
Waa hees dareen dhaba wadata runtii my fov song 🥺❤️
@aish_Abdi_mohamed
@aish_Abdi_mohamed 6 ай бұрын
Kama daalo dhagey sigeeda ❤️🎶
@abdisamadjeite4231
@abdisamadjeite4231 3 жыл бұрын
Waa hees daganaan iyo cod macaani lagu ladhay, Soomaalaay xasid iyo balaayaba Eebow nabaal mari🤲.
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
samaroon siciid iyo dhashooda Oo yurubeey ah sama kunoolada my dhiiga abwaan xadaari noloow my musian furunleh thanks Fanka samaroon Baa loogu yimid
@mahadomaankhalid7799
@mahadomaankhalid7799 5 жыл бұрын
LAngAb qooqay 😜🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿 gadarbiursi fAnAya mrkn Arko wlhi waan iska qoslaaa nAcalaaye nga aamuza gun yHy🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🤐🤐🤐
@idirismaxamed6496
@idirismaxamed6496 3 жыл бұрын
@@mahadomaankhalid7799 adiga ayaa kaa laangabsan laandheere inaad ka xun tahay waa macquul
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 5 күн бұрын
Iidoor wagaash ayaa tahay 😂​@@idirismaxamed6496
@waayahaiyowaqtiga778
@waayahaiyowaqtiga778 5 жыл бұрын
Yurub geenyo Walleee Somali oo idil inta dumar Dadkeyga ku jiro wallee midaan dooqay oon ku raaxeesto codkeeda baatahay Ilaahey ha ii kaa dhowro ani ahaan Aad baan ujeclahay Sowthu Rahmæ. Amazing Wlhi Mar walbo iyo xilli walbo waa adiga
@mocalaale4263
@mocalaale4263 5 жыл бұрын
Qarni kasta 1 fanaan ayaa soo baxa!! Hubaal #Yurub #Geenyo Waa fanaanada qarnigaan aan ku jirno💯👌🏾❤️❤️🇸🇴
@ibraahimcabdiwarsame517
@ibraahimcabdiwarsame517 5 жыл бұрын
sax weye
@cryptocarrency
@cryptocarrency 5 жыл бұрын
Mo Calaale mukhtar ha ka reebin bilaa caleek 😁
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 10 ай бұрын
Xasad iyo balayab eebo balmari
@Shamuure836
@Shamuure836 Жыл бұрын
Wxaan dhageYsanaYaa 4/12/2022 sacaduna ay Tahay (2:08) haddad iga danbeYso like ii saar
@munahaylemakeupart4441
@munahaylemakeupart4441 Жыл бұрын
9/12/2022 😢dhageysanoyaa
@fadumocilmi3377
@fadumocilmi3377 5 ай бұрын
Ana waxan dhegeysan 2024 12/2. 2:06
@CabdiraxmanMaxamed-f1w
@CabdiraxmanMaxamed-f1w 14 сағат бұрын
7/21/2024. MaLiN axaDa. 2:17🥹🫂
@eidhayaan5068
@eidhayaan5068 4 жыл бұрын
Fanku waa waqooyi iyo reer somaliland weligeedba...lakala dheere orod se maaha sida markan u hadlayo yaan la moodin kunfur inaan necbahay Somali waa dadkii layga beeray idin jeclahay dhamtin hoygii fanka hargeisa ayan ka daawanayaa caawa waa 7.6.2020 waaa 8.00 habeenimo waa habeen qurxoon oo roob nahayo Like waa inay 3 million gaadhaa
@iqraabdullahi3172
@iqraabdullahi3172 3 жыл бұрын
Anigo durriyadi koonfureed ah ba kgu racsan inuu fanku waqooyi yahy mshallh allh noo xfido oneluvsomalipeople💪😍
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
BRO FROM XAMAR Fanka wn uga dambeyna wuqooyi wax laga xumadana ma jiraan liminta wa laysku qiraa ebbe ha barakeeyo walalhen♥️
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 6 ай бұрын
​​@@nasraabdullahi fariiidaydiii sidoo kaleh rabi idin xafid❤.
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 6 ай бұрын
@@Nabaddoon. Amein dhamanteen Nabadoon❤️
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 5 ай бұрын
@@Nabaddoon. ❤️
@Azad_daffe
@Azad_daffe 5 ай бұрын
Still 2024🎧💔
@lechimiste3547
@lechimiste3547 Жыл бұрын
Marwalba heestan dhageeysta jaceylkeyga baan xasusta ,heestan ciyada yaan u hibeeyay jacaylkayga AichaDW oo dhawan noqon doonta xaaskayga caruurtayda hooyadod inshaallah 😍💕 15.05.2023 çankırı/turquie
@husseinseid
@husseinseid 7 ай бұрын
Hubaal aniga iyo marwadaysa ayay nagu saabsantahay. Lamaane walba oo soomaliyed way khusaysaa inta xaaslayaasha ah ayaa i fahmaysa.❤
@amranahmed8914
@amranahmed8914 3 жыл бұрын
Yurub ayaa ugu cod mcan fnaninta hargeisa
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo the nicest Somali female artist..... fanku maaha heesaa keliya noqo ee dabeecad iyo dad la dhaqan fican waa inay ku lamaan tahay codka fcn. Rageedii Yurub geenyo
@nimcokosaar2784
@nimcokosaar2784 5 жыл бұрын
Masha allah
@nimcoismaaciil8360
@nimcoismaaciil8360 5 жыл бұрын
😍Pppppp ereyo macan iyo cod mcn geenyada dumarka aa utahay da,uus ciyarta dhedhen uu uyelay😍❤❤ yurub geenyo❤❤
@sadiosureera370
@sadiosureera370 4 жыл бұрын
Xasuus heestan waxaan ku dhageysanayaa wadanka Turkey 🇹🇷 gaar ahaan ISTANBUL. Anigaa iyo qof igu wayn. 2020.❤️💋😘
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Heestan dhageysigeeda kama daalo "Baxsanow hadaan bidhanatada Arag Wan bukonaya Bastey noqonay😢💔
@samiirofaqdiid4846
@samiirofaqdiid4846 3 жыл бұрын
⁰⁰0
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 3 жыл бұрын
Wllo ma jaceyla yaa kugu dhacay
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
@@moulitdabaare7442 😢😢Haa wllo😭😭
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 3 жыл бұрын
@@beer-lula_22 SorrY wllo Ilaaahy badal khayr qaba haku siiyo
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
@@moulitdabaare7442 Amin wllo
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 жыл бұрын
SAMAROON siciid 💋💓❤ dadkii la Iga beray duriyadiiii fanka. Dauuus ✋👍
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
Samaroon ma ina siciid ayuu ahaa siciid yaa ka dambeeya beenta jooji gadabuursi african dheh
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
@@geeljiredaljire9188 😂😂
@ladancalinageye6703
@ladancalinageye6703 4 жыл бұрын
One Love inamada samarooN siciiD💕❤❤❤❤
@ladancalinageye6703
@ladancalinageye6703 4 жыл бұрын
@@geeljiredaljire9188 hoyada GeeL jirahedi w** samaron afka ka dhiG😠😠😠😠
@ladancalinageye6703
@ladancalinageye6703 4 жыл бұрын
Viva samarooN😍
@sharmaarkeliibaan3624
@sharmaarkeliibaan3624 5 жыл бұрын
DuriYadii Codka QuruxDa Jamaalka iyo Qofnimada laySkugu daray @Yurub Geenyo@ Zawtu RaxMo heesaheda waxan isku dhaafiYaa xiliYada aan Culays dareemayo Wlhi I'm like Voice of Our Queen ❤❤❤
@user-xg1td2vh8w
@user-xg1td2vh8w 5 ай бұрын
Ma jirto hees ka qiimo oo ay isku hadyadeyd lahaayeen laba qof oo midba mid ka kale jecel yahey.❤ yurub geenyo iyadu waa Special One
@asedmossco3084
@asedmossco3084 2 жыл бұрын
Heestan waa ka xiiso goyn lahay caawa habenka sanadka cusub 2022 ayaa wali dhageysanyaa anigoo jigjiga jooga leggend mukhtar dauus iyo sawtu raxma yurub geenyo 🤩🤩😍
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 5 жыл бұрын
Yurub iyo mukhtar mansha Allah cod iyo dareen waada socdaa top inti ilaa darente like saraa
@faatuuahmed5747
@faatuuahmed5747 5 жыл бұрын
Manshalhaa yurub geenyo iyo mukhaatar dauusa
@cabdikhalaq9789
@cabdikhalaq9789 5 жыл бұрын
Ok nice
@naimaabdilahi7228
@naimaabdilahi7228 5 жыл бұрын
The same
@ahmedfarah3998
@ahmedfarah3998 5 жыл бұрын
Reer xamarow fanku wakaa . Quruxdiisa iyo qiimihiisu wakaa .ama nadiira nayruus iyo shaadiyo sharaf oo dabada iyo horaadada lulaya Meelaha kusoo banaan taga .like ha ilawin hadalkani waa kaftan e
@mookieibra6376
@mookieibra6376 5 жыл бұрын
Walee wad la heshay ugaas.
@anzalanzalina4263
@anzalanzalina4263 5 жыл бұрын
Wllo hdi ad labo quf un aragtay dad dhan sidas ma wada ahan reer Somaliland xita imisa quf oo an fanan u qalmin aya ka buuxa marka wllo mel walba wax fcn iyo wax xun ba wey jogan respect wllo
@zacknour4986
@zacknour4986 4 жыл бұрын
RaGanimo
@halbeegshow2973
@halbeegshow2973 5 жыл бұрын
Mnsha allah Sawtu Raxma Yurub Maxamed iyo dauus Heesta Midhaheda+Laxankeda iyo Codkaga was 100%100 duriyada laguma gaadho Fanka walee Noolaada in badan
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 Жыл бұрын
Duriyadeedee adaa u haystee war ninku waa samaroon Siciid
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Ma qof aan heestaan jeclayn baa jira😍 Mar walba waan soo raadiyaaa
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 5 жыл бұрын
Sawtu raxmaaaaa mnshallah gabadh kaa cod mcn hooyo maysan dhalin like inta taagerta yurub geenyo 💋❤️❤️💕💕😭
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 жыл бұрын
kaligeed ayan fanka ka taageera wlh
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Hadalka aad tidhi laaxi laga goynmaayo inan ka cod macaan lama hayo sowtu raxma yurub geenyo
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Waaa saax sowtu raxma cod weyheysa ❤
@faraxsulub4033
@faraxsulub4033 4 жыл бұрын
Men bvyfkhgbhuisusjc💚💚💚💚❤❤
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Sowtu raxma waa boqorada codka 👸💋❤
@sukhrahassan5914
@sukhrahassan5914 5 жыл бұрын
Wooow da, uus iyo geenyo mnsha Alleh waad isku soo baxaysan best song ❤hees dareen jcl leh❤❤❤❤
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Sowtu rahma Yurub geenyo allah ha cafio inay xanunsan thy maqlay😢 hees dareen leh wa bukoonaya bastey noqonayaa😭❤
@hanadkimi51
@hanadkimi51 3 жыл бұрын
MeL walba jooG 😅 ugBad ARAGSAN Ma Xaskagiba
@loulaoubah5573
@loulaoubah5573 4 жыл бұрын
Masha Allah hargaysa xurintii fanka wani salaaamay from Djibouti
@ayaandheeman5312
@ayaandheeman5312 5 жыл бұрын
Woow. Labo fanana tagero yuruub geyo iyo Mukhtar duus cod macaan iyo dareen xad dhaaf 😍😍
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 5 жыл бұрын
Yurup hadayna iga weynaan Lahayn million kaan haystaba Waan ku meherin lahaa qalaylna Waan isku qabi lahayn
@abdillahigibzon7772
@abdillahigibzon7772 5 жыл бұрын
Sawtu raxma ilahy amrkii inan goorkasta iska dhagystn jeclahy intii ila qabta liketa hyla dhafin🤩
@cabdiraxaamaxmed2588
@cabdiraxaamaxmed2588 3 жыл бұрын
hestaan inta january 2021 dawanayso like dhac kusii wll✌✌😂
@ishrahhasan1425
@ishrahhasan1425 3 жыл бұрын
G9ìoggòiuoi989fffoòi89ìggjkkķiojivólļĺllķļòĺòoìi
@jamilomahamud4622
@jamilomahamud4622 3 жыл бұрын
July 2021
@abdirahmanilkacade3348
@abdirahmanilkacade3348 5 жыл бұрын
Kana fanaan Cusub Miyaa mise Ana umaleeyay inkastoo codkiiso xumayn 💯✔ Sawto Raxma Yurub geenyo 💖✔💯♨🙋 Sanad Wanagsan qofkastoo Qoralakayga arka wxn u rajeynayaa Sanadka Cusub caafimad waara iyo cibaado Wanaagsan iyo Nolasha oo kujiro Mid ka qurxuun insha Allah 💖🙋 Happy New year Guys 🔥🎉🎊🎑
@saynabjaamac3943
@saynabjaamac3943 5 жыл бұрын
Sanadkii horu soo baxay waa ismacil danan wllkii ka weyn mukhtaar dauus
@abdirahmanilkacade3348
@abdirahmanilkacade3348 5 жыл бұрын
Saynab Jaamac Ok Wllo lkn imika igu horeysaa Top weyaan waala qaadan kraa ✔💯
@Hodomuse220
@Hodomuse220 5 жыл бұрын
Wiilka heesayaa waa ismaciil danan wllkii
@gargaaraapdikarem2032
@gargaaraapdikarem2032 5 жыл бұрын
Waa fanan indhow ku dhex Jira jiray mawjadaha suganta Waana ismaciil danan walalki ka Yar
@araweelonuur7407
@araweelonuur7407 5 жыл бұрын
🤗😴eeddd
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Awadal xarunta fanka soamliyeed duriyada Samaroon siciiid (makaahiil) Sow hotel boorama xaruntu wa AWDAL CODKu W iyaga Laxanka musiga erayada intaaba abti Way naga giijiyen from saylac beesha maxadcase
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
Salan buran from saxil
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Buurta sow iyo Sogsogley iyo Samoow Boorama
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 5 жыл бұрын
salan from hargeisa
@umraxmaachanal6523
@umraxmaachanal6523 5 жыл бұрын
Samaroon waa qulama adigo raali ah
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
salaan sare from HARGAYSA
@drrashiid5533
@drrashiid5533 2 жыл бұрын
Gabadh ku noolayd D.jabuti oo aan muddo labo sano ah walaltinimo uwada hadlaynay anigo ku nool hargaysa. Gabadhi Ayaa timaday borame, kadib ayan ku soo boqday boorame. Markan utagay ayay iga dalbatay inan xidhiidh la sameyo, waxa ay lahayd cod baxsan, waxa ay na ii qaaday heestan. Booqashiyo salaan Barashaa xigte Inagoo badqaba Jacaylka an bilowne
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 6 ай бұрын
Gabadhayadii ma is aroosteeen oo seedi ku dhahaa kkkkkl from jabuuti
@youngmoha5759
@youngmoha5759 4 жыл бұрын
Hees ka naxariis badan kana dareen iyo jaceyl ma arag 😭💝
@muniirahcumar2646
@muniirahcumar2646 4 жыл бұрын
Ma ila aragtay anigu hada unbaa iigu horayso wlahi wa hees iyo badh
@maxamedhaybe9019
@maxamedhaybe9019 5 жыл бұрын
Boqortooyadii reer awdal lipaax fanka mr mukhtaar da'uus iyo sawtul raxma waynakaa
@jawikacsan3005
@jawikacsan3005 4 жыл бұрын
Yaaku yidhi waa reer awdal
@jawikacsan3005
@jawikacsan3005 4 жыл бұрын
Waar naagtani waa reer hargaysa wliba ahmed dhagax bay kasoo jeeda
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@@jawikacsan3005 borama kudhalatey kuso kortey zxp anoo reer burca sa leh gobolkaagu wa kagad kuso korto ku dhlato kuu qabilkagu degan yahay maha
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 wll hargeysa ayey Ku dhalatay boramena wey Ku soo kortay
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@@cismaancabdi2818 hye nagatag bila camalyahoe wa inanteeni meshay donto hakuso korte
@nimcaanabiib8356
@nimcaanabiib8356 5 жыл бұрын
Yurubey yaanu kudhaafin Wiilkaasi wan kuugartay Waa ninkaagii runtii 👌👌 Caruurtaad kaladhashan Sanboor iyo geedsare tona Helimaaayo xaqiiiq wd isku Soobaxaysaaan❤❤❤❤❤
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
hhhhhhhh aaar kadaa way ka weyntahay walaale
@nimcaanabiib8356
@nimcaanabiib8356 5 жыл бұрын
Salwa maher Indhaha miyay Casayn mrkaaa Mxaa jira nimcadani Ayuu iskaqabqabsane🤣 Naagta hakusarakaco Walee jidh laqaawiyo Ayay haysaaaa 👌👌👌 Naagta qaawi 🤣🤣🤣🤣
@zacksaid6836
@zacksaid6836 5 жыл бұрын
Wax raran aya ku yaala so ma aha
@libanmahdi1545
@libanmahdi1545 5 жыл бұрын
Wey dhali kartaa ee haku mashqulina fananiinta please
@marwaanyare2666
@marwaanyare2666 4 жыл бұрын
Walhi waad igah qoslisay😂😂😂
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Wiilku quruxbadana taloow yaa waxyar iicateeyo😅❤️❤️😍
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 2 ай бұрын
Willku waa Samaroon ❤
@nafisayousuf4392
@nafisayousuf4392 4 жыл бұрын
walaahi bilaahi hadaan comentigan akhriyo like ayaan saaraya
@khalidsulub3215
@khalidsulub3215 3 жыл бұрын
Astaqfurallaah hahahaha
@amiinjeera8030
@amiinjeera8030 3 жыл бұрын
. P P0p Ppolppplpl.p
@anabmohamud9600
@anabmohamud9600 3 жыл бұрын
@@khalidsulub3215 RTq ch ?v,bb,bf.saaad' h o
@maxamedhiglo440
@maxamedhiglo440 3 жыл бұрын
K9hhhķķ999k99999999999ooooo0p9999999999999999999999999k00oooppkpppppppppppppppppppppppppppoppppppppkpppppppopoppppplopppppphpklllllllpppplllllllllllllpķjjjķķ8d
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 3 жыл бұрын
Nafisa qalpigaga waa rumaan wll sidad u dhaartay ana waaan ku taageray tlhi viva heesta maacaan ee yurub io mukhtar allahu yaacisi best song 2019 💕💕💕
@dhaladdhalboqortooyo3827
@dhaladdhalboqortooyo3827 5 жыл бұрын
Hehee wakaa dadkii noolaye Awdal noolada indryaal jclyaa duryada🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
@nimcoibrahin2446
@nimcoibrahin2446 3 жыл бұрын
NuRAsiciiD
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc mukhtar iyo yurub waan idin salaamayaa marka hore mar labaad sanad wanaagsan mar sadexaad nice song nice music thanks mukhtar iyo yurub best Yusuf jama UK Birmingham
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 2 күн бұрын
NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 Жыл бұрын
Qurxdi fanka y genyo ❤️✌️
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Best song ❤
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
wiilka jaceyl xun ayaa haya cabdi fidaax ilaahey wuu kaaga aarey asagana duluf ayuu noqdey adigu wiil yarooku jecel ayaad heshey nabsi madaaho guul yurub from xamar
@sadiamohamed375
@sadiamohamed375 4 жыл бұрын
Mindhaa cabdifatax ayaad noloshiisa la socon saan umaad hadasheene
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 5 жыл бұрын
Waagii baryee is bariidinaba wuu biirayaa 👌👌 I'm watching 2019 like ta 👍
@ayaanyusuf1921
@ayaanyusuf1921 3 жыл бұрын
Me 2021 jun/29
@Umalkheir-Ali1
@Umalkheir-Ali1 11 ай бұрын
What a song 😢dareenkeega iyo jacaylkeedu heesta inaba caadi maaha rabow waan is jeclaane nasku kaaya calaf ❤️🤲🏻🤲🏻
@aptiantube4739
@aptiantube4739 8 ай бұрын
Ahada kuwi aqal isla dagoo umad isla barbariya❤🎉🎉
@Umalkheir-Ali1
@Umalkheir-Ali1 8 ай бұрын
@@aptiantube4739 ameen wllo shukran ❤️🙏🏽
@xamsenuur6720
@xamsenuur6720 3 жыл бұрын
baariigii saan balaaan kuu.laa galaaay . hee iskaada. inoo. bilee . waagii bar yabaa. wuu sii biiraaya. wuuu badaanayaa. 😍😍😍😍🙏🙏🙏 Ilhaan muhamed . 😍😍😍😍 xasiid iyo balaayaab . allow naa baaal mariii. amiin Amin . my love Ilhaan
@AhmedMohamed-om1ij
@AhmedMohamed-om1ij 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo Fananada keliya een wakhtigan tagero BILICDAADU HEBEL WAA I BOGSIMO WAA I BADBAADE XASID IO BALAYABA EEBOW NA BAAL MARI❤😢💯💋
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 5 жыл бұрын
Dadkaan farxad iyo dareen qoto dheer oo jaceyl ayaa ka muuqdo Ma ila aragtaan intii ila qabto Like
@asmafaarax2970
@asmafaarax2970 5 жыл бұрын
Reer bali gubadle like isaara dadakaygoow
@youngmoha5759
@youngmoha5759 4 жыл бұрын
Waxa ka muuqato jaceyl xuubsiibtay walhi
@AmiiraAsseir
@AmiiraAsseir Ай бұрын
Ay hestan❤waxa iigu horeesa Maanta aadbaan ugu helay ax
@hargeisaboy6045
@hargeisaboy6045 4 жыл бұрын
Iska hees uun looma heesee, labadan fanaan aad ayay u cod macaanyiin+ hees Murti leh . One love somaliland people
@xamuudimahanouh3470
@xamuudimahanouh3470 5 жыл бұрын
Yurub wllshay jacaylka way la dhalanatay and mukhtaar daa.uus i like this song😍😍😍❤
@aabesoomaaliet6077
@aabesoomaaliet6077 5 жыл бұрын
Heestan jacyl igu riday😭❤️
@umalkhayr8583
@umalkhayr8583 5 жыл бұрын
You can raxma
@maxamedkhasali793
@maxamedkhasali793 5 жыл бұрын
Aabe Soomaaliet
@intiheyle2010
@intiheyle2010 5 жыл бұрын
Sido kle💓
@ahmedabdi3372
@ahmedabdi3372 5 жыл бұрын
Yy
@user-fq2sr7kr1q
@user-fq2sr7kr1q 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔
@abdurazakazchur5829
@abdurazakazchur5829 4 жыл бұрын
Heestan Anna xidhidh lahayn ayay jacayl igu abuur tahy 😭🤦🏿‍♂️
@AbdirahmaanMostapha
@AbdirahmaanMostapha 6 күн бұрын
Hees aan wax badan raadiyay way hees dhaafay tani👏 waa ii bogsiimo waa ii badbaado😢❤
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Boqordii codka ❤🔥🔥🔥💃💃 mukhataar dauus waba markii iigu horay say inaba caadi mahan Manshallaah ❤🔥🔥🔥
@bushrahussein5045
@bushrahussein5045 5 жыл бұрын
P
@youngmoha5759
@youngmoha5759 4 жыл бұрын
Hargeisa hoyga hidaha iyo dhaqanka Waan idiin jecelnahay from Muqdisho
@abdikadiraliyusuf5314
@abdikadiraliyusuf5314 4 жыл бұрын
Waagii Baryaba Is bariidinoba Wuu biirayaa Sii badanayaa 💖💖💖💖😘😘😘😘 Intaas ayaad uga helay
@xamsenuur6720
@xamsenuur6720 3 жыл бұрын
boqoshu iyo salaan barasha xiigte . inago baad qabonu . bilawonaya. jacayalka . baariigii 🥰 saaan baaalaan kulaa galaay. iskada bilee. waagii baryaaba. uu birayaa. siibadanayaa. bilicdaadoo .waa daa oosee. . qorux luu boogaya. barii iyo galbeed . waa luubogaaye. ubaxa soo buxo suu biliicadasaadan badh kuu siinayaa
@asma2631
@asma2631 5 жыл бұрын
Woooow baxsanow hadanaan bidhantada arag waan bukoonayaa👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄bastay noqonayaa
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Jacayl jacyl jcyl wlh😘 Heestan iyada ayaaba wax kle ah wan iskaga cesh ceshtaaaaa
@sahradaahir6130
@sahradaahir6130 5 жыл бұрын
👍💝💞💞💝💞💝💞
@zallotoni8950
@zallotoni8950 5 жыл бұрын
❤️
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 3 жыл бұрын
Wa 🦁 libaax samaroon ah iyo boqorad 👸isaaqa . It is called duriyada somali British specially somaliland 💚🤍❤️👑 we we
@ayancadayste9421
@ayancadayste9421 5 жыл бұрын
My favorite song ❤️wn bukoonayaa bastay noqonayaa❤️🥰🥰❤️❤️❤️
@ayaanqueen261
@ayaanqueen261 5 жыл бұрын
Wooow sawtu raxma iyo mukhtar daaus hees iyo badh waa kuwan dadkii fanka lahaa welcome🤗🤩🤗
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Mukhtaar iyo Yurub My fav singers Cod ba Alle siiyy Lkn xaalku ka dhiin dhiin baa 😜
@zamiiracumar7706
@zamiiracumar7706 3 жыл бұрын
2019 maalin anan ilobin donin 😭💔🥺💔🥺💔😭
@warzanali1693
@warzanali1693 3 ай бұрын
Hda ii waran waxa lagu jiraa 2024/4/22😢seedka tahy maalintii aanad ilaawi karaynin ee ahaa 2019ki😢
@charmakeelmigoumaneh2721
@charmakeelmigoumaneh2721 2 жыл бұрын
Woooow quel belle chanson avec ses belles voix eblouissante et merveillesement doux congratulations to you big love from Djibouti 😍😍😍
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD
4:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 472 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 5 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 31 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 589 М.