ASMA OMAR IYO AYOUB ZAKARIA HEESTII MIYAAD TOWBAD KEENTAY (lyrics)

  Рет қаралды 167,419

CASKA FILMS

CASKA FILMS

Күн бұрын

ASMA OMAR IYO AYOUB ZAKARIA HEESTII MIYAAD TOWBAD KEENTAY (lyrics)
Artists : Asma Omar feat. Ayoub Zakaria
Edited by : Hassen Dharaar
Lyrics by : CASKA FILMS

Пікірлер
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
AMAZING SONG 🎵 ♥ BRAVOOOO BOTHS Legend YACOUB&Legende ASMA HORREYHOUSSOS HOYO VIVE MY DJIBOUTI 🇩🇯 JANNO ❤❤❤❤DJIBOUTI 🇩🇯 ❤ 💙 💖 ♥ 💕 🇩🇯 ❤
@faysalmaxamuud6362
@faysalmaxamuud6362 4 жыл бұрын
Msh allaH ree Djibouti aad idiin taageeraa tolkay from hargyza
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
ALLAH HOU NARISTO Legend SAID HAMARJOG JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH
@Youssoufroblehgoumaneh-qt8hf
@Youssoufroblehgoumaneh-qt8hf Жыл бұрын
Waaw waa hees laga hadhay
@fatifati-id7dp
@fatifati-id7dp 2 жыл бұрын
La rein Machaallah
@abdiasiisziizo359
@abdiasiisziizo359 5 жыл бұрын
horta tolkay may wayen heeso kleh o ay qadan iyaga uunba hesaaha iska so daba qadaya mise abwaan ayana jirin fankeena han kor u qadno o dunida wax cusub kuso kordhino hanahaban c12 from borma 🖐
@CASKAFILMS
@CASKAFILMS 5 жыл бұрын
Heesihii la iloobay ayaa boodhka lagasoo jafayas wll
@AwliyoSiciid-b4s
@AwliyoSiciid-b4s 4 ай бұрын
Waxaa iga muuqda inayna qalbiga kama hesayan afkay ka hesayan
@dekaaskar7862
@dekaaskar7862 5 жыл бұрын
Woooow hesihi horaba murti lahaa
@aboubakerali7920
@aboubakerali7920 5 жыл бұрын
Une extrême chanson 👑💪🙏💯
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
JALEOUSE est une vilaine default Juger toi nous avons Multiple chanson et Multiple ABWANS REER DJIBOUTI 🇩🇯 🤣 😳 😑 😂 😆 🇩🇯 🤣 😳 😑 😂 😆 🇩🇯 ADOWGAINOUS HAA JAABO DJIBOUTI 🇩🇯 😀 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@radak6396
@radak6396 5 жыл бұрын
Machallah 😘😘😘😘😍😍
@idinomarhassan1975
@idinomarhassan1975 4 жыл бұрын
Mashallah ahalla Asma
@mounamohamed8597
@mounamohamed8597 29 күн бұрын
Hi
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Waaw qisow dhaba
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
#LyricsSong #𝐀𝐒𝐌𝐀 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫. Tabaalaha aduunkee Hadba ruux turqanayee Hadii aan itaal Gabay Nabsi baa tumaatiyey Talan taali iga jabi Siduu ii tafaafuLay Taa Laguma Laabmee Tabcadiisu igu maran Hadii aanad ii tudhin Loo tiigsan maayee Tiiraanyadaan Qaboh Adaa igu talaalee Haygu tumane ii tali #𝐀𝐘𝐎𝐔𝐁 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚. Taariikhda duniduba Waa tiro SagaaLooh Qofna Uma tobnowdee Markaan taag daraan Jiray Anoo tooko kuu qabah Waadigii i Tuureeh Igu tiiqsanaayeeh Maantana talaabadu Taadiiba Maahee Waadigan tukubayeeh Ma hadaad i towday Miyaad toobad keentay Si aan kuugu taliyaba 𝐀𝐒𝐌𝐀 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫. Inkastoo talaabada Anigoo tusmooday Ka tasoobay dawgiyo Tubtii igu haboonayd Taarataad xanuunoo Tacabkii kusoo maray Iminkaan tix geliyee RAGGU uu u tudhi jiry Weligiina kuma tuman Tamarada haweenkee Adiguna i taakuLih Waxaad igu tuhmaysana! Waan ka toobad keenee! #𝐀𝐘𝐎𝐔𝐁 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚. Taawintaad i yeeshaa Adigana ku turuqdoo Markay diiftu igu tiiL ILaa maa tin iyo cidhib Inay tawsi kugu taaL Haba ii tilmaamineh Inkastood wax ii tarin Hadaan kuu tolnimo galo Waa intood I tuurteeh Dani iga talowdayeh Inaad toobad keentay I tus waxaan kugu aamino Iigu dhaaro Tawraaaaad ==============𝐄𝐍𝐃. 𝐇ees xusid mudan! Mid ka mid ah heesaha TaLantaaliga kuwooda Ugu Mcn!. Waxaan filayaa inay hore u wada Qaadeen hoboladii kala ahaa Abdilaahi C Xarago AHUN Kinsi Xaaji Aadan AHUN.
@AwliyoSiciid-b4s
@AwliyoSiciid-b4s Ай бұрын
Wadangin tukubaye ma haddad itawday
@farhanfao504
@farhanfao504 4 жыл бұрын
Macha allah joli chanson
@fatiyahfarah3983
@fatiyahfarah3983 5 жыл бұрын
Beautiful song
@somalilamakalahanaqaan1143
@somalilamakalahanaqaan1143 5 жыл бұрын
Axsan hees lakine inaga baadila heesaha lyric kaliyaa video leyska rabaa cml
@oubahabdi5532
@oubahabdi5532 4 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🤗
@leylaali642
@leylaali642 4 жыл бұрын
👍👍👍👏
@xayaadcaynan3397
@xayaadcaynan3397 5 жыл бұрын
Miyad tobad kentay si an kugu taliyaba
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
ASMA OMAR HEESTII QANIINYADA ABEESADA (lyrics)
8:26
CASKA FILMS
Рет қаралды 102 М.
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Alberto Renelletti
Рет қаралды 235 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 15 МЛН
Djibouti: Hassan iyo Rahima
7:35
Assajog Studio
Рет қаралды 207 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН