ASMA SABAN NAF KUUHEELAN HAPPY NEW YEAR 2019

  Рет қаралды 1,348,806

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 598
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 жыл бұрын
Alla rer hargaysa wa dad ilbaxnimo loo daayey masha Allah wlhi wanka hela say u labistaan bal eega duruucda ay wada qabaan hablaha ma kala dhacaan masha Allah dhal gobeed❤
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
nabiga ku saliya csw scw like isaar from dunida
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
OONBEEL SHOW scw
@funnykids5667
@funnykids5667 5 жыл бұрын
Scw
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 5 жыл бұрын
Scw
@canabxasan8350
@canabxasan8350 5 жыл бұрын
Scw scw scwscw scw scw scw scw wall nabiga scw scw magiciisa sharaftale hakuraadin lake
@yacqubxared2248
@yacqubxared2248 5 жыл бұрын
Walal meelaha foosha xun haku zoo hadal qaadin Nabigeena sharafta leh
@ahmedadem7349
@ahmedadem7349 5 жыл бұрын
Walahi waxan jeclaanlaah inantaas inay fanka codkedaa aadka umacan ku akhrso quraanka waxan hupah nolosha waxay niyada kuhaysaba inay horteda imaniyaan 💝
@axmedsahal7036
@axmedsahal7036 5 жыл бұрын
Ahmed Adem ßrf
@duudarasmi4071
@duudarasmi4071 5 жыл бұрын
alle haka masaxo heesaha amiin
@hasansayid3954
@hasansayid3954 5 жыл бұрын
Asma saban ku taageera wllhi
@hasansayid3954
@hasansayid3954 5 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like ii saara
@hasansayid3954
@hasansayid3954 5 жыл бұрын
Boqorada xidigaha asma saban quruxlay ku jeclahy
@aaliyaprincessaaliya8271
@aaliyaprincessaaliya8271 5 жыл бұрын
Gabdhahan rer hargesa we iska hesa mahe lkn ansh xumo mayaaqanin wayo dumar dhaqnkode xiran yihinn dirac bacwenaha msha allh
@mohamedwiilwaal5341
@mohamedwiilwaal5341 5 жыл бұрын
Codka 100% Labiska100% Shaxshaxda100% Heesta100% Laxanka 100% Asma waxaan ku badashay hallkii xamd Queen,Kaa ay salaamayso ma sheega
@asharfmohmet3640
@asharfmohmet3640 2 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون😢 Allah hawnaxaristo Asma
@Haweniya
@Haweniya 5 жыл бұрын
Asma Saban 😍😍 best dressed, best hair style, best makeup look and best song!! MashaAllah you killed it 😍😘✨
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 5 жыл бұрын
Aisha ayan macalimda Makeupka Salaan sare qalbi😍😍😍😘
@Haweniya
@Haweniya 5 жыл бұрын
Salaan la mid ah qaali 😍😘💞
@SalmaAhmed-et2gn
@SalmaAhmed-et2gn 5 жыл бұрын
Aisha Ayaan wllshy aisha ayaan i love you xabibti
@ugbaadshalle2451
@ugbaadshalle2451 5 жыл бұрын
Macanto I really like you. U r really determined . U r amazing .hore usooco
@ugbaadshalle2451
@ugbaadshalle2451 5 жыл бұрын
Ur fan from Nairobi
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
Masha Allah dhashii Duriyada qurux & Style Laydinkuma gaaro Asma Zaban qiruxlayda Fanka horey u Soco hno
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Hablaha duriyada Qrux Iyo Labis Udaa .Waa Wax Lagu Daydo 💋💯👏🏻👏🏻👏🏻💞
@nashaadinacabdi869
@nashaadinacabdi869 2 жыл бұрын
Still 2022 wn dhageysanyaa hestn wn jclhy❤
@Dhazhtoh
@Dhazhtoh 2 ай бұрын
Uducey bal hada wey dhimataye😢
@AmaalMaxamed-dz3mz
@AmaalMaxamed-dz3mz 2 ай бұрын
Inta dhimashadeeda soo maqashay oo soo raadisey 😢like Ilaahow u naxariiso
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 2 ай бұрын
Dimashadeda kadib bartey😢
@halimohellos8943
@halimohellos8943 2 ай бұрын
Illahey haunaxaristo 😢
@yusufidirismediapro2498
@yusufidirismediapro2498 2 ай бұрын
Maxaa heleyna .. Allaha yarxama
@afraxabdirisaq3616
@afraxabdirisaq3616 2 ай бұрын
Amiiin amiiin alle haw naxaristo
@HiboMaxamed-w9f
@HiboMaxamed-w9f 2 ай бұрын
Wlhi gabdhan ad ujeclaa Allh naga jecladay alow marti la jeclahy ka dhiga qabbrigeedanh uwasii😢😢😢😢
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Asma Saban has a wonderful voice filled with deep emotions and love 💕💕💕💕 beautiful indeed
@mjxnews6484
@mjxnews6484 5 жыл бұрын
Maanta uunbaan arkay gabadhan quruxda badan oo igu horaysay Arageeda Mansha allah Alle haku xafido
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Asma Saban what a beauty and the voice is heartfelt ❤️❤️❤️❤️❤️ love the singer and song
@mustafka1237
@mustafka1237 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Asma Sabban. Maxamed Miyir na sida oo kale.
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Asma shax shax wale khadra &xamada quen masraxa &indhahaba wa taben like isar hada ila mid tahay
@luulcookingandbuety5746
@luulcookingandbuety5746 5 жыл бұрын
Asal dhalad subscribe isaar abaayo
@axlaamaxlaam6532
@axlaamaxlaam6532 5 жыл бұрын
haaa wlhy boqoradihii baa ka maqan xamda quen and khdra
@susuibrahim5990
@susuibrahim5990 5 жыл бұрын
saxiix walhi mcnto allaha ku sharfo Asal dhalad Faraxsan in badan nolol iyo nabad
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
@@susuibrahim5990 boqortoyo adna sido kale raxmanka haku sharfo huno
@baarikamaal5516
@baarikamaal5516 5 жыл бұрын
Abayasha dhan isara like
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
maxamed bk xamda queen khadra sinimoo walhi wan tabay w😍😍
@إعلمفيالحولالعالم
@إعلمفيالحولالعالم 5 жыл бұрын
Xamda quen iyo khadra silimo ayaa ila tabay caawa like igu qabo
@safiyamohamed729
@safiyamohamed729 5 жыл бұрын
Aniga kula tabay
@safiyamohamed729
@safiyamohamed729 5 жыл бұрын
Runtii
@عدنانمحمدآدم1125
@عدنانمحمدآدم1125 5 жыл бұрын
Aniguna sido kale runti
@إعلمفيالحولالعالم
@إعلمفيالحولالعالم 5 жыл бұрын
@@عدنانمحمدآدم1125 Xamda anigu waanba iska jeclaa runtiii armaad adigu sideeda u qurux badan tahay 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@إعلمفيالحولالعالم
@إعلمفيالحولالعالم 5 жыл бұрын
@@safiyamohamed729 Walhi anigu xamda si gaar ah ayaan u jeclaaa 🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
@ayancabdi4971
@ayancabdi4971 5 жыл бұрын
😘😘😘😍 waa hees shidan waan ka helay boqraada coda asma saban❤️♥️♥️😄
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Boqoraddii khadra iyo xamda la'aantood fanku malaa waa abaar. Asma saban cod iyo quruxba waa loo dhameeyay
@ahlamaxmed2524
@ahlamaxmed2524 5 жыл бұрын
Xamda queen dadka ku qarwayo wa lo xiisay lehow illahba kaso hadeyay fanke mansha allh u dhaha
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 2 жыл бұрын
Qalbi kugu nagado ku nugul Ada nacay broken heart 💔 😭
@bisharobeautycosmetics8588
@bisharobeautycosmetics8588 2 ай бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto janadiisa isagaa owood uleh kuwa lagu soo dhaweyo hakaa yeelo
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 5 жыл бұрын
Ninkii mukhtaar beerof waranka ku tagan xagee DHAWAC yaaal ugbad aragsan waa laga qaday ASMA SABAN na waa taa lacagta ka racday TALOW WLHY DHAXAN LAHAA GABOW LAGUMA JEEDO HA ISKU HABSAMIN MEELAD WAXBA KA AHAYN walibana waa taa heesta karbashka lagugu karbashahy UGBAD ARAGSAN WAA TII KARBASHKA KUGU MACA SALAMAYSAY
@SalmaAbdirahmaan-ei8nl
@SalmaAbdirahmaan-ei8nl 2 ай бұрын
Ilaahey haku naxariiso yarabi 🤲
@raxmacabdi8930
@raxmacabdi8930 5 жыл бұрын
Asma love barigii hore waxay ka jaasi jirtey xaga danbe ama wey iska fadhiyi jirtey lkn hada fayskey dhiibaneysaa inta ila aragta farta taag 😂😂😂😂👍👍
@somaliqueen829
@somaliqueen829 5 жыл бұрын
Raxma Cabdi Haa wlhi qofkii yaqaan baa yaqaaney hhhhhhh ciyaalkii hora tahay ee xidigaha la bilowday
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 жыл бұрын
Asma saban waa ku wataa wlhi Xidigaha geeska inta taagerta love saara ❤️❤️❤️❤️
@mohamoudmohamed4225
@mohamoudmohamed4225 5 жыл бұрын
Mch allah
@عدنانمحمدآدم1125
@عدنانمحمدآدم1125 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 5 жыл бұрын
Asma❤❤
@salmitalaqueen127
@salmitalaqueen127 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ahmedabdirahman6809
@ahmedabdirahman6809 2 ай бұрын
Allah u naxariisto wlshn Asma saban qabrigane waasac kaga dhiga
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
Yaaa tabay xamda queen 😢😢😢
@safiyamohamed729
@safiyamohamed729 5 жыл бұрын
Aniga iyadiyo khadra
@muztafahuzzein2850
@muztafahuzzein2850 5 жыл бұрын
Me
@ayanabdi9917
@ayanabdi9917 5 жыл бұрын
WAlee hees iyo badh igadheh asma saban
@aliHassan-xz7vr
@aliHassan-xz7vr 5 жыл бұрын
Aniga
@danielbryanbriebelleloveyo3587
@danielbryanbriebelleloveyo3587 5 жыл бұрын
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 жыл бұрын
xidigihiii haan daraaabkii laga furay😂😂😂😂😂ereyga handaraab reer burca kaso maqla mlin aan safar ku marayey ayagoo mgc iga soo daba halgaadi raba kasooo cararay reer burco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love idinku ahy
@raxmacabdillah3000
@raxmacabdillah3000 5 жыл бұрын
Azma zaban g frwrd sister
@abumalik8309
@abumalik8309 5 жыл бұрын
kkkk. handaraab macnihisa iga dhacsii
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 5 жыл бұрын
Kal iyo laaab uqoslay🙌😂😂😂😂😂😂😂😂
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 5 жыл бұрын
Handaraab waa handaraabka albaabka ee qafilka lugu dhufto kkkkk
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Muuse handaraab, baa ka qaadey handaraabkii dee.
@hoodoabdirahman3838
@hoodoabdirahman3838 5 жыл бұрын
Allayleen booskii xamda quen ayey gashay dhanka labiska Asma saban
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 4 жыл бұрын
Favourite song ❤😘 yaa ila dhageysanaayo 2020
@illkocaztiiburco289
@illkocaztiiburco289 5 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo wlzhy asma zaban iyo zeyigeeda xildhibaan maxamed Ali axmed illahay izku waara illahay haydin barakeeyo
@xasankaafi854
@xasankaafi854 4 жыл бұрын
Waleeee labaa asma waaalakala tuurey musiibada ilkaha badneyt sookaladhaxgashah masiibo
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
QuruxDiii Xidigaha iyo Fankaba #Azma subag 😍😍😍😍😍😍 Lkn Man OgayNe Ma Hoyaa mnta laga Bilaabo HalaGa XizhoDo marwada ilma cirroY 👏👏👏👏
@haboondeka9837
@haboondeka9837 5 жыл бұрын
Haaye haku qaldamin anaa oge taniye😂😂
@mohamedyazpdkjabaneh807
@mohamedyazpdkjabaneh807 5 жыл бұрын
attend une semain il es ou nn haye ell fume😢😢😢😢😢💘💟👍👊✋👌💗💝💘💚💛💜💓💔💕💖
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt 11 күн бұрын
Mashaa allaah allaahu akbar guuul cajiib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MssNaima
@MssNaima 2 ай бұрын
Ilahow ku naxariisto yaarabi😢🤲🤲
@mimicute4041
@mimicute4041 5 жыл бұрын
Xidigaha geeska oo isku duuban muqdisho imaada .. Asma saban soo wada cabsida iska daaya waa 2019 .kii idin xidha asagaa la xidhayaa .
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Love ❤️😻❤️ is a two way traffic it's give and take and if that doesn't happen it's not worth it beautifu singer Asma Saban.youve made it clear in your 💖💖💖💖💖😍💖 lovely voice
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
Masha allah beautiful qurux asma love you song heart jecel best ❤❤❤❤🤤🤤💝💝😘🤩🤩
@sukhrahassan5914
@sukhrahassan5914 5 жыл бұрын
Xiddigahba ma xiiseeyo sababtuna waa biila Hamda queen iyo Khadra siilimoo❤❤❤❤
@mahmodahmed5151
@mahmodahmed5151 5 жыл бұрын
Hamda queen aan jeclaa kuma jirto ka wrn hamda Hala ikeeno nio
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
iyo bk dee
@siciidibrahimali5612
@siciidibrahimali5612 5 жыл бұрын
ASMA SABAN best song iyo laxankii macanaa marxuum mxamed miyir ilaahay ha u naxariiste
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 5 жыл бұрын
👌 👌 👌 Asma Saban cod qurux dabecad iyo kaftan intaba waa 100%
@salmanyusufck4589
@salmanyusufck4589 5 жыл бұрын
Somaliland viva Qurxsan Asma Saban Like isaara
@saadabdiawale8120
@saadabdiawale8120 5 жыл бұрын
Asma saban xidigta geeska Lkn Xamda queen iyo khadra Silimo waan tabay wlhi Lik3 ii sara plz💗💲
@umuzakih1724
@umuzakih1724 4 жыл бұрын
Hjlllĺljyb
@zaamiyazimbaofficial3559
@zaamiyazimbaofficial3559 5 жыл бұрын
hestan wan ku hesta walahi Asmo saban full xushmad 😚😚😚😚😚😚
@mohamedismail104
@mohamedismail104 5 жыл бұрын
Bal duriyada caruurtooda eeg mansha allah marka 2 asma iyo ugbaad isa soo ag istaagaan 🤔🤔🤔
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
somaliland dalkayga barwaqo maxa uga rebtay mise duriyda ayay ahayn
@mohamedismail104
@mohamedismail104 5 жыл бұрын
@@sucaadnur5100 wllo heesta 3 daas ayaa is ag taagan mida labaad yurub geenyaba mxn uga reebay 😂😂
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 5 жыл бұрын
@@mohamedismail104 masha allaah alle ayaa haybad inoo siyeey habalaha ugu quruxda badan ugu garisan aduunka allow na xafiid dhamantayo aamiin somalilnd dalakayagana nabada nogu wada
@mohamedismail104
@mohamedismail104 5 жыл бұрын
@@fadumoaadan8403 ameen wlshy qaali
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Yurub maxaad uga reebtayi
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 5 жыл бұрын
asma love saaxiibtinimada aadbay ugu dheeraysaa waa qof allah caqli kumaneystay noolow wll
@updimaalikmohamed806
@updimaalikmohamed806 3 жыл бұрын
Yaa 2021 daawanaya this song is my fav 🖤🖤😎
@kingliirbij4729
@kingliirbij4729 5 жыл бұрын
Asma saban 🙏❤🏃 best song Yaa ila tagero gbdhn qruxda codka edebta hore usoco
@ruweydonuur4001
@ruweydonuur4001 5 жыл бұрын
jipriiL SaaLaX fufj
@apdishakourbaska8476
@apdishakourbaska8476 3 жыл бұрын
@@ruweydonuur4001 asc
@faaraxwarfa5055
@faaraxwarfa5055 5 жыл бұрын
waaaw asma saban way iga gadan thay heestani
@darmaanheis8916
@darmaanheis8916 5 жыл бұрын
Iftiinkii fanka ayuuu ahaa mudane maxamed miyir xaaji . Alle ha u naxariisto
@marwadi1247
@marwadi1247 3 жыл бұрын
Heeesta iydo iga warmayn hadna wn jeclhy😢💙
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 4 жыл бұрын
Hees khaaamteeda wadata Athena 29.Sep.2020❤️
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 ай бұрын
Caawa gurigeedi runta ahaa tagtay Kawaran hadii ay ogaan layda in ay maanta dhimanyso😢 allowa noo wada naxariiso
@abdillahichirdon4947
@abdillahichirdon4947 2 жыл бұрын
Www hn Asama walal
@qaaluushmuxydiin1899
@qaaluushmuxydiin1899 4 жыл бұрын
Wow amazing wan kahelay hesta👌
@nuuranuur5864
@nuuranuur5864 5 жыл бұрын
Asmaa saban qalqalinimo way so dhamaysty masha Allah dagnanteda gaaly iska araag waxa nol hore uusoco
@fatumaabdi4290
@fatumaabdi4290 2 ай бұрын
Allah haa Ku naxaristo abayo mcn asma saban
@AboubakerAsma
@AboubakerAsma Ай бұрын
Illahaw ku naxariiso asma Saban
@daadircabaadjrdaadircabaad7603
@daadircabaadjrdaadircabaad7603 5 жыл бұрын
Wlhi wax malaga qabo Karo rer waqoyigan Fanka Ama heesaha xagododa lagama Mari Karo Shanta Somali waa idin salamay
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
Thanks wll Waanu ka gudoonay 1000 jeer Tanxigta burburkii Somali wayn ka hor hoboladii Waaberi inta ugu badan Abwaano & Fanaaniin Waxay ahaayeen Waqooyi Waana Hayga Fanka Anyway Thanks again
@daadircabaadjrdaadircabaad7603
@daadircabaadjrdaadircabaad7603 5 жыл бұрын
@@liiliijiyeliiliijiye8551 also thanks
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 5 жыл бұрын
Waqooyi ha odhan somalind
@xasanbille3150
@xasanbille3150 5 жыл бұрын
Waa Maxay Ninkan Sidii Naagaha Usheekaynayaa
@shadiyaabdi3790
@shadiyaabdi3790 5 жыл бұрын
0123456789
@xamdadahir236
@xamdadahir236 5 жыл бұрын
Asma sabaan wllzhy qli illahay ha ku dhawro long life quruxlaY illahay dhib kuma tuso nabad iyo farxad ku nolow
@somalichallenge1
@somalichallenge1 2 ай бұрын
Walhy showgaas live baan ku daawanayey 2019kii 1:00 AM Alle ha unaxariisto marxuumada
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Hargeisa hoyga fanka weyi wlhi
@safiyaabdillahi7648
@safiyaabdillahi7648 2 ай бұрын
ALLAH HAA KU NAXARISTOO WALLAL ASMA SABBAN.SHE WAS BEAUTIFUL 😢
@hakeemsamater3552
@hakeemsamater3552 5 жыл бұрын
Mashaallah...beautiful song...👍👍👍
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 5 жыл бұрын
Waaaw indhaha idin basaasay xidigaha geeska ugu dambayn wan idin haya boqorada quruxda asma xasan aadan (asma .saban)👋👋👋👋👋
@Yaraanka2012
@Yaraanka2012 Жыл бұрын
Mar kaste oon heestan dhegaysto waxaan galaa xasuuso qadhaadh oo hor leh, Dareenkii jacyl ee iigu horeeyay iiguna danbeeyay khasaarihii iga soo gaadhey baan ku xasuustaa, caruurnimo ayaanu isku baranay ilaa aanu isku dul weynaanay oo isla kornay maalinba maalinka uu ka danbeeyane jacayl keedu wuxuu ahaa mid isoo beer qaada oo igu siyaada, ina mustafe waxay ahyd qof aan isa siiyey oonan marne niyadayda gelinin maalin uun baad kala baydhi doontaan lkn nasiib darro hal mar ayaa riyooyinkii iyo mustaqbalkii ii sawirkaa uu dhamaantii burburay aniga oon filaynin, wax walbane humaag aan qurxoonayn ayay yeesheen. Waxay ahyd qof iiga duwan dadka oo dhan si dhab ah aan u jeclahay ilaa maantane dareenkaygu waxba iskama bedelin,lkn dhibtu waa in ay dhalinyaranimo iyo dhal dhalaalka aduunyo uu qaatay oo aan sida aan wax u arko iila arkin waxne ila fahmin dayro iyo daryeel la’aan ayaana halkaas ka bilaabmatay. Hadalo xanaf leh iyo qadhaadhka jacaylkaygii baan u dhaadhacay laabtane usii daayey, hadeer soo kabasho ayaan ku jiraa waxaanan rajeynayaa in aan sidaydii hore ku noqdo oon noqdo qof xoogan in kasta oo ay adagtahay, hadeer waxaan ahay waayo arag iyo qof aqoon u leh xaaladaha jacaylada xun xun, Dareenka, xusuusaha, xiisaha iyo jacaylka aan u qabaane weli isma bedelin muddo 3 sanno ah kadib in kasta oo ay iyadu tahay qof raaxaysanaysa nolosheeda iyo quruxdii wakhtigeedane ku dhex jirto, wanan u rajeynayaa in ay sidaa u faraxsanaato weligeed.❤️❤️🥺😭
@fatumalarindamohamed5574
@fatumalarindamohamed5574 5 жыл бұрын
boqorada Codka Labiska shax shaxda Go For Ward Asma Saban❤❤❤💋
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 5 жыл бұрын
Asma saban bbeh waka qaday nzb qaliya cidna ha usheegin asma love adana sido kle duma wxa lagaqbankaro maleh cwa😂😂😂
@aminamahamedabdi7702
@aminamahamedabdi7702 5 жыл бұрын
Asma saban talhi fanaad ama faan aaankaa jecelahay wali ma arkin my fanad qaliya horay usoco huno 😘😍💋💋💋💋🎈🎈🎈🎈💖💕
@awoam9497
@awoam9497 5 жыл бұрын
Codka,styleka,quruxda 100% Queenteena asma quruxleey♥️
@luulcookingandbuety5746
@luulcookingandbuety5746 5 жыл бұрын
Awo subscribe isar wll
@gacaltooyo544
@gacaltooyo544 4 жыл бұрын
Walaashay laxan baa ku dhacay heestan waa Saad sheegtay waxba lagama qaban karo, iyo erayaba Codkuna laxankuuba naga gaday, Guuleyso sister
@Araweelomoh
@Araweelomoh Жыл бұрын
Ku nuguL ada nacey i feel heart broken😭💔
@Dhazhtoh
@Dhazhtoh 2 ай бұрын
Asmoy allaha ku naxaristoh 😢
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 жыл бұрын
Naa asmay marxumka kamad xishoon qarigad ku gubtay Allow kunaxasitoh maxmed miir
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 5 жыл бұрын
Wll yarkaas dhintay bal xogtiiza iga daba gee
@SuhurJamal
@SuhurJamal 2 ай бұрын
Alha ku naxariso asmayy😢😢😢😢
@aweisbarre4512
@aweisbarre4512 5 жыл бұрын
Ereygaaaa halayshego asma saban waxa hay nayaayirin iyo qofki kalo yaqano erygaaa mhdsndn
@SulekhaHussain-gj7cs
@SulekhaHussain-gj7cs 2 ай бұрын
Alllle haku casuumo jannoyinkiisa qaaligaa😢😢😢😢😢😢😢
@axmedsaliid9547
@axmedsaliid9547 2 ай бұрын
Alle ha ku naxariisto
@xamdaaxmed489
@xamdaaxmed489 2 ай бұрын
Allah haku naxriisto 😢🤲😭
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 ай бұрын
Allah ku naxaristo Asma
@ceebla82
@ceebla82 4 жыл бұрын
Asma saban waa qof qarsoon wlhi codkeeda
@ibrahimcharko2256
@ibrahimcharko2256 5 жыл бұрын
Asma Saban waa stars xidigaxa geeks wlshy Qali nolow farxad ku nolow xbbti Qali
@Khadaaronasabada
@Khadaaronasabada 5 жыл бұрын
Ii hanbal yeeya wxn guursanayaa iglan show insha allah 2020
@mounamed8445
@mounamed8445 2 жыл бұрын
Yaa maka runba wll
@AbdulRazakAbdulRazak-ij6ow
@AbdulRazakAbdulRazak-ij6ow 2 ай бұрын
Allah unaxariisto 😢 Asma saban wllshay😢
@respect1587
@respect1587 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto 😢
@ilwaadartsmakeup4604
@ilwaadartsmakeup4604 5 жыл бұрын
waaw mazhallah il iyo cawriba la aada xidigaha geeska idinjeclahay wlhy
@FaizaAxmed-y3p
@FaizaAxmed-y3p 2 ай бұрын
Alh ku naxaristo🤲😢
@risakovzuzu3854
@risakovzuzu3854 5 жыл бұрын
Gabdhan waan jeclhy, mala qabaa... Hadya gabar thy ciwan keda intee ka heli karaa
@naimabintumohamed3316
@naimabintumohamed3316 5 жыл бұрын
Waaaw axsan sowd iyo suuradbaa alle kugu mneeesty horay usoco quruxeey
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
All markan soo eegay heesaha sanadkan ee xidigaha waxaa ugu shidan heestan Asma Saban Asma shaxshax
@ubaxgeenyo5640
@ubaxgeenyo5640 2 ай бұрын
Alleh haw naxriisto
@khjagne192
@khjagne192 3 жыл бұрын
Waxatahay dheeman fanaanad qaaliya asma saban
@suldanahmed5337
@suldanahmed5337 5 жыл бұрын
www xidigaha geska horay usi socda waligin aniga walashin ah aya ini tayeraya kimotiga isara gabdho iyo wilalba
@raznashire1643
@raznashire1643 5 жыл бұрын
Oh alla maxaan uxiisey hamda queen boqoradii fanka iyo khadra salimo
@nimcomukhtaar7569
@nimcomukhtaar7569 5 жыл бұрын
Fantastic asma que wd ku sheegy naagti kiin laalaha really
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 23 күн бұрын
Ala wlhi waan ilaawi wayy fanaanadan ilahyoow u naxariiso😭
@khadracabdiibraahin9217
@khadracabdiibraahin9217 2 ай бұрын
Ilahow u Naxariso 😢
@adnoabshir5319
@adnoabshir5319 5 жыл бұрын
Xamda queen la anteed mesha ma shidna
@aragsanqaali6438
@aragsanqaali6438 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👌
IFRAAX TOLMOON ANOO JID ADAG MARAY HAPPY NEW YEAR 2019
6:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 759 М.
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
AXMED AARSHE IYO ASMA SABAN | ULASHO | XIDIGAHA GEESKA 2019
7:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 579 М.
ASMA SABAN 2017 HEES CUSUB CAASHAQA TIXGALIN SII
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 280 М.
AHMED ZAKI | Koolkooliso | (2017)
5:37
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
ASMA SABAN DHIBKII SAWNIGAA KA BAXAY XIDIGAHA GEESKA SANADKA CUSUB 2022
6:14
Hawraar Music Production
Рет қаралды 976 М.
UGBAAD ARAGSAN HADII AAN DARUUR AHAY HAPPY NEW YEAR 2019
6:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2 МЛН
ASMA SABAN JACAYL MURUGTI LEE 2018 HAPPY NEW YEAR
5:13
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН