XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA

  Рет қаралды 3,774,731

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

BARNAMINJA SANADKA CUSUB EREYADII SAKARIYA SAXARDIID LAXANKII MAXAMED SAID BK MUSIC BY AHMED WALI IBRAHIM

Пікірлер: 1 500
@halaalgirl962
@halaalgirl962 5 жыл бұрын
Xamda Quen inta u xiistay😥😭hadana kufaraxsan😍 inay fanka kabaxdo farta 👍🖐
@habixasan1490
@habixasan1490 2 жыл бұрын
Me wlhi isla wakhtiga heesteda dhagaysanaya jacayl soconaya ahayd😢
@bashkadhigbiishe6064
@bashkadhigbiishe6064 2 жыл бұрын
Aniga iyo dadkalaba
@AbdirahmanNuur-g8z
@AbdirahmanNuur-g8z 10 ай бұрын
Inta 2024 soo booqatay like saara ❤
@CabdirashidDiiriye-lb1zj
@CabdirashidDiiriye-lb1zj 10 ай бұрын
Hadaad iiku dhiiragelisay inaan Ku dhaga nugkaado wiilkad iso dhaweysay sirteeyda markan u dhiibay haduu cidla kaga dhaqaaqay maxad ii dhaarineysay jeclow 2024 bisha apriil 3deeda haben khamiis so galeyso ramdàn tahay 24 ciida nagu so dhwdahay wa hees qalbi taabad ah mother of love ❤ real queen 👑 hamda Fankii Ka bxday cimriga alle Ku barkeyo hadaad ika dambeyso liketa ha ilaawin 😢💔
@skrtube237
@skrtube237 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2019 oo aanay fanka ku jirin inantani ❤❤
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Ninkastaba Hayska Hadlee Hubaal Wa Wallhi Hablihii Somalida Tii Ugu Haboonayd Somaliland Bay Ku Nooshahay ❤❤mansha allh❤❤❤❤❤
@farahiid396
@farahiid396 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan 6
@quenquen884
@quenquen884 4 жыл бұрын
hal qof maad somaliya oo dhan u xaqiree wax qurxan hal xamdaa uga jedaa inta kale weey iska dheedheeryihiin moyee quruxda somaliya muqdisho ayeey talaa😃sakiin laqa si baad u xanuunsantihiine
@fartuunabdulahi1848
@fartuunabdulahi1848 4 жыл бұрын
😎😎😎😎
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 4 жыл бұрын
@@quenquen884 ³1111
@rashkainaawliyo7252
@rashkainaawliyo7252 4 жыл бұрын
@@quenquen884 haku hinaasin nayaa
@abdirahmanmahamoud5067
@abdirahmanmahamoud5067 5 жыл бұрын
Laba sano ka hor maanto kle ayey ahayd heestani wixii wali daawanaya like saara 😍
@dhuuxshop5816
@dhuuxshop5816 4 жыл бұрын
Hees wacan
@haktibz6774
@haktibz6774 7 жыл бұрын
From buuhoodle Aad aya usalamaya dhaman koxda x.geeska aad aya idinku faana hada nahay reer somaliland like ta ha la igu qabto 👍🏻
@khadarmohamed2510
@khadarmohamed2510 7 жыл бұрын
Haki Bz buuhoodle like ku raadineysaa hh
@haktibz6774
@haktibz6774 7 жыл бұрын
khadar mohamed aderow buuhodle inta ku nolahay waye blse adi mxa ku tusey qorlkeyga mise ka xumadey
@khadarmohamed2510
@khadarmohamed2510 7 жыл бұрын
+Khaatumo Girl _ Darawiish Girl _99 wll fiiri ani reer buuhoodle ma ihi lkn waa magalo somali ku nooshahay somaliland reer buuhoodle maba ogola anaga azhp badan iska naqana
@khadarmohamed2510
@khadarmohamed2510 7 жыл бұрын
+Hakti Bz bro qoraalkaga indhahayga ku arkay magarty mida kale ka xumashaha aad zheegayso maba aqaaan i from Borama cadey .
@khadarmohamed2510
@khadarmohamed2510 7 жыл бұрын
+Khaatumo Girl _ Darawiish Girl _99 kaynta ciyaarta kadaa waa ku fahamanee like baad igu leedahay saacda laga bilaaabo 🤔
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 7 жыл бұрын
Xamda queen xaga stylka iyada ugu shidan show kaston arko 🔥🤗inta ila aragtay Liketa xune ureysa ku dhufta
@mohameddaahir8222
@mohameddaahir8222 6 жыл бұрын
Waa sax sxb nolow inta nolol jirta xamda queen
@ttxfatboy
@ttxfatboy 6 жыл бұрын
Ahmett hashi bro can you give me subscribe
@HassanMohamed-no8gp
@HassanMohamed-no8gp 6 жыл бұрын
Ahmett hashi xaqiiqo
@Its.su3da
@Its.su3da 6 жыл бұрын
Ahmett hashi 💯bruh...you got it right
@housseinroda4507
@housseinroda4507 6 жыл бұрын
Ahmett hashi nagh xidigh gesk iyada ugu quruxbadan
@Rahma-mahamoud
@Rahma-mahamoud 6 ай бұрын
Hadaad igu dhiirigalisey inaan kuu dhago nuglaado wiilkaad iisoo dhaweysey sirteyda markaan udhiibey haduu cidlo kaga dhaqaaqey mxaad iidhaarineysey jacayloow iidhaarineysey😭 Hamda abdi kinaal hamda Queen wllhi Fan kaama danbeyn❤ 31/7/2024.
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 7 жыл бұрын
Inta Nabiga Jecel Like iisaara
@quendeeqo2524
@quendeeqo2524 7 жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤
@mynaabdi1578
@mynaabdi1578 6 жыл бұрын
Antonio Bashir scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 6 жыл бұрын
Antonio Bashir Fadlan ha keebin Xabiibka magaciisa meesha noo kale Scw
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
+myna Abdi scw
@malyuunmahamed1993
@malyuunmahamed1993 6 жыл бұрын
Cl to 5 years of experience and knowledge of experience and knowledge of experience and knowledge of experience and knowledge of experience and the first place in the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and get the past year try and 113 36678 0
@berdilacshe3639
@berdilacshe3639 3 жыл бұрын
Malinta Heestan sobaxesay faarxaadi aayan hestay maadhagesan jiirin laakin maanta Tahay 2022 Wlhi 💔💔😭 xalaad xuun ku jira
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Wll 2 moths kadib xalada kawaran ma fican tahay
@saabirinmahamed3898
@saabirinmahamed3898 2 жыл бұрын
Wllo allh ka dulqado 😔🤦🏼‍♀️🦋
@fdiamond4254
@fdiamond4254 2 жыл бұрын
Ax😭😭😭
@hibonuura1036
@hibonuura1036 2 жыл бұрын
Abyo wllhi jeclku marba wasi aniga heestaan ad ayn ujeclahy hadanh xanuunkeeda ad
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 жыл бұрын
Ha muruguun
@sacadadan1740
@sacadadan1740 7 жыл бұрын
heestii sanadka weeyan xaqiiiqdii inta igu raacsan farta ha taagto☝
@hibaktarafiko6040
@hibaktarafiko6040 4 жыл бұрын
Xidigihii wadajirkoodii waan uxiisay wllhi waan jeclaa ookama xiiso dhici jirin heesahooda markay wada jireen 2021🥺
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 Ай бұрын
Who still lising 2025❤
@gobiyoduriyad9170
@gobiyoduriyad9170 7 жыл бұрын
xamda cabdi kiinaal. waan ku taageersanthy qofkii 3aad like isiiya
@mohamedaden3402
@mohamedaden3402 7 жыл бұрын
gob i
@hanaismaciil134
@hanaismaciil134 7 жыл бұрын
Best song wlhi
@ayanqaali2887
@ayanqaali2887 6 жыл бұрын
gob iyo duriyad qq
@maxamudxassan1146
@maxamudxassan1146 6 жыл бұрын
u ko 00 8mk
@guedinn8254
@guedinn8254 5 жыл бұрын
gob iyo balai gubadle hees bk
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 7 жыл бұрын
Ax hamda queen 👑 manad iga hadlaysa intay heestani ka hadlyso like plz tnx🙏
@ttxfatboy
@ttxfatboy 6 жыл бұрын
hooda ayaan sis can you give me subscribe
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
LIFE OF RIZKI ysss😻🍫
@umualmaaz2085
@umualmaaz2085 5 жыл бұрын
😭🌏nolosha la dhacoo la wayey🙇‍♀️🤦‍♀️😥
@upfatahkhalif6234
@upfatahkhalif6234 5 жыл бұрын
Zxp waLiba aniga Inn walshaya ayaa ku Leh aniga aad ayey walipa ii Qusaysa waLiba mrkn Xasusto qisada gestanan dhagaysta😨😓
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Me too sister inaan isdilo ban ku sigtay laakiin hargeisa waan ka soo tahriibay intaan isdili lahaa waxaan doorbiday in aan tahriibtaa ku dhinto oo magefi idilo laakiin ilaahay saa kama dhigin hada alxamdulilaah Canada ayaan ku noolahay gabadh danbe oo soomaaliyeed lamaba hadlo xitaa salaaan Isugu MA nimaadno
@mascuudnaasir7643
@mascuudnaasir7643 7 жыл бұрын
waxan ahay reer xamar waliba farmaajaa wax ii ah anigu soomaaliland waan jecelahay waayo waa dad sharaf leeh like iigu qabta viva soomaalilaand
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 5 жыл бұрын
waxaan ka helay dhaqanka reer Somaliland Masha allah dhalinyaro fan Ku wada jira oo sidan u nidaamsan ragii dhinac bay u wada ciyaarayaan gabdhihiina dhinac no isku dhowaad is dhex gal iyo is qabqabsi.
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
2020 ayaa dawanaya inkasto la soo dahey dee🙄7 September like sar hadad ila dawaneyso😁🤞🙋‍♀️
@RiyadaNolosha
@RiyadaNolosha 4 жыл бұрын
Aniga xbbti
@zuum12
@zuum12 4 жыл бұрын
Amiira inaantii sirta anshax na siisay 😘
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@zuum12 quruxeey kuwii akhristey ka mid aheyd🙏😂🥰💋
@zuum12
@zuum12 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 haa xabtii ❤
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 4 жыл бұрын
AMIIRA ADAN way iigu socotaa☺️😴
@deganmaxamed1518
@deganmaxamed1518 7 жыл бұрын
walee samaliland fanaaniin iyo abwaano lagu gaadhi waaa manshaAllaah
@cabdiraxmaancabdulaahiciga8690
@cabdiraxmaancabdulaahiciga8690 3 жыл бұрын
Nin iska hadlay uma xumid
@hamdaahmed2021
@hamdaahmed2021 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaancabdulaahiciga8690 inad ka xuntahy wa macquul bal wakase muqdisho dad sidana kaso hel socdaal bad nal hoos ordysan iyo balbalaarka
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 7 жыл бұрын
aad ban ugu faraxsanahay in aan noqodo somalilander dad tiro yar oo tayo leh
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Maba tiro yara wllo after 3 year 😀
@xamzezanchez7685
@xamzezanchez7685 3 жыл бұрын
@@maxdar11 AFTER 10 MONTH OO PILA CITIRAFA😅
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
@@xamzezanchez7685 wakhtigu wuu cararayaa 😌
@ibnuarteh6331
@ibnuarteh6331 2 жыл бұрын
Mapa tiro yarin alle mahadii weye somalilandernimo naga padan💚🤍❤aad ugu faraxzanay illaaha iga dhaliyey izaaq allx
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 жыл бұрын
Tiro yar ah? Nin la soo bahdilay kkkk
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 7 жыл бұрын
Hamda Queen abaayo hadaan hal maalin ku ag fariisan lahaa, Naftaa igu soo noqon lahayd!!! Noolow baayo qof lagu hamiyaad tahay.
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 7 жыл бұрын
Ninka jecel Gabdhaha Hawiye hhhhhh gabadha hanaga inkaarin brother
@khadradhool1947
@khadradhool1947 5 жыл бұрын
Abwaan sakariye awaare inta ila jecel liketa hayla dhaafina
@mydayib5697
@mydayib5697 4 жыл бұрын
Hhhh
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 4 жыл бұрын
Inti xidigaha geska waga tageri jirtay mantana oo ay tahay 2020 yaan ila tagerin inta isku so hartay 😥😥
@puntlandwomen3116
@puntlandwomen3116 7 жыл бұрын
Heesa 100 jeer baan dhegaytey noolow xamada 👏🏽👏🏽👏🏽
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
XAMDA Queen 👸 Waleeee score bay jabisay mansha Allah quruxeeey eeesh ciyaaasak SAGAL MUSAFE mansha Allah wllo Somali maryoolay yaan lagu mashquulin intaa quruxda badan
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
Inderty hamda abdi kinaaley heestan waxan daawayana ka dib markad fanka ka baxday gar naqsi jacayl dartii😰 😔
@haliduabdulrahman4587
@haliduabdulrahman4587 7 жыл бұрын
Sidey asma love heestan dhiigu ugu dhaqaaqey yaa ila arkaa inta ildheer like igu qabo
@amalelcapitanodhagoh3356
@amalelcapitanodhagoh3356 5 жыл бұрын
Ya Ila dawanya 2020/2/10
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 4 жыл бұрын
Yadawanya 2021🤳
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax boqoradi codka hooyadi jacaylka khadra cabdi silimo meeday wan teebay tolahi qofki khadra maqnansheeheeda dhiibsaaday suulka saar 👍👍👍👍👍👍
@safiyoyaxye5979
@safiyoyaxye5979 7 жыл бұрын
Asma Uae
@soomaaliwayntv4126
@soomaaliwayntv4126 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😏😸😸💋💋💋❤❤❤💓💓💓✌✌👌👌
@MohamedAhmed-pg2gt
@MohamedAhmed-pg2gt 7 жыл бұрын
h
@abdifataax9440
@abdifataax9440 6 жыл бұрын
dhawrsan caqil kkkkkkkkkk
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 7 жыл бұрын
Nooolow hamda queen iyo abwaan sakariye awaare inu abwaan buuxa yahay inti igu racsaan like isaraa hhhh
@xuseenaxmad4554
@xuseenaxmad4554 7 жыл бұрын
Abdihakim Ali
@nimciitaadour4641
@nimciitaadour4641 6 жыл бұрын
Dhabdhab ruux kumooday nolsha kadhacoolwaayay
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 6 жыл бұрын
Alaylahe waa asal
@AyaancabdicaliAyaancabdi
@AyaancabdicaliAyaancabdi Ай бұрын
Heestan waxan dhaageysan jirye 2017 ano ciiyaal ah ❤insh allha alle qalpiyaad hano ilaaliyo 💔
@axmedqd3768
@axmedqd3768 7 жыл бұрын
Garnaqsi Jaceyl waa Heestii ugu fiicnayd ee aan dhageysto sanadka 2018. Like saar qoraalkan hadii aad ila mid tahay.
@guribarwaaqojaamaccabdi4519
@guribarwaaqojaamaccabdi4519 7 жыл бұрын
Axyaa jacayl xamda boqorad la hubo
@guribarwaaqojaamaccabdi4519
@guribarwaaqojaamaccabdi4519 7 жыл бұрын
ANIGOO AH C/KARIIM JAAMAC ACBDI AAD AYAAN USOO DHAWAYNAYAA HEESTAA
@ttxfatboy
@ttxfatboy 6 жыл бұрын
Kuu Hasan bro can you give me subscribe
@hamdaismail4524
@hamdaismail4524 5 жыл бұрын
😎
@mukhtarapdi1366
@mukhtarapdi1366 2 ай бұрын
Still Ilovèd this song 2024😊
@kafeeyaibraahin6222
@kafeeyaibraahin6222 4 жыл бұрын
Hooyada jacaylka xamda queen heestan waxaan dhagaystaa markaan murugo kala kulmo qofka aan jeclay barteedan kuso booqda heestan 13/9/2020 waa maalin sabti ah time 3:8 waxa dhici doonta maalin aan soo booqan😭😭 doono xamda queen hargeysaan kaaso salamaya inchlah qurbaha weynu ku kulmi doona aadban ujeclay inaan dhoofo iiguso duceeya
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 3 жыл бұрын
ALE..hakuu.fudu.deeyo .. .. Ani....hamad.qeun.waa... jeclaa. Xiligaa.sooqortey. Waxan joogaay..hada.. Germeny ..no lol..adakadip..farxad ..Time 9..30.. date...5/1/2022
@superzaara2421
@superzaara2421 Жыл бұрын
ma dhoofty abayo
@MohametNaasir
@MohametNaasir 6 ай бұрын
3 sano kadib inaad dhooftaybaan rajaynayaaa
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
Waxaa iimuuqda sadex fanaan oo aam heesahooda jecalahay balse maanta saaxada fanka dibada uga baxay aalena itoowbadkeenay. Xamda queen. Maxmed Bk. Abdihani xaashi 2021
@khalloweeye
@khalloweeye 7 жыл бұрын
Xamda Abdi kiinal fanaanadii fanaanadaha eryatay. Xidigaha geeska♥ Like ku qabo hadad aragtay commentkan♡
@hakimabdi1164
@hakimabdi1164 7 жыл бұрын
waliba wa wax yar oo an jecelahay
@jecliyaasomalilandiloveyou899
@jecliyaasomalilandiloveyou899 7 жыл бұрын
+Khaatumo Girl _ Darawiish Girl _99 xaasid naa maqadaad wayntiii ayaaad aheed ishbaatahee. Na amaan galiya. cuqdad lowiiiyehey
@runlawinahaji7398
@runlawinahaji7398 7 жыл бұрын
Somaliland Dhalada ma isku reer ba tihin wadigan intedi dhafiyaye
@jecliyaasomalilandiloveyou899
@jecliyaasomalilandiloveyou899 7 жыл бұрын
+Isbatoore isku dhuuq dabcan. saw Somalilander maihi sxp
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 жыл бұрын
khaatumo girl-darawiish girl-99 inaadeer lix biloodbay hilib geela uun kuna qadaynaysay kiisa shiilana ku cashaynaysee meeshaad joogtaa hilib geel maleeday
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
😊😍 Asma Love Heesta waa ku socota maba joogto 🤣 2020 ya Dawanya
@hipoyousuf7959
@hipoyousuf7959 7 жыл бұрын
Hadad igu dhiri galisay inan ku dhago nuglado wilkad iso dhaweysay sirtayda markaN u dhiipey hadu cidlo kaga dhaqeyey mxd i dharinaysay😂😂inta daremaysa like igu qapo
@mumtaascabdirashiid745
@mumtaascabdirashiid745 4 жыл бұрын
2021 Yaa dawnaaya heestn😂😂😂🤣☹️
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx 5 жыл бұрын
Xamda masha allah fanka go an buuxa ayay ka qadatay noloshada cusub allah yacsidak farxad kuwada nolada adiga io seygaga blse heestan waa hees inaba caadi aheyn dhabta ka hadlaysa
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Who listening xamdavqueen 3.3 millions vieuws garnaqsi Jacayl i listening right now 13.12024 this song absolute beautiful style voice hundred pourcent number one 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇪🇷🇪🇷🇪🇹🇪🇹💚💕❤️💕👍🌸
@mlggaming5575
@mlggaming5575 6 жыл бұрын
Gabadhan kooxda xidigaha ugu jeclahay waa ifraax hargeysa quruxey wiji daacada ayaad leedahay😍😍😍
@amalabdalle8208
@amalabdalle8208 7 ай бұрын
Hablo waligaa naftada oo kaliya jeclada wayo qof istahilo in lajeclado majirto only naftda bes😊
@amalabdalle8208
@amalabdalle8208 7 ай бұрын
11/7/2024
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 жыл бұрын
Inta Somalia ka daawanaysa farta taaga Me kow baan ahay From Hargaysa
@hodanahmed5538
@hodanahmed5538 5 жыл бұрын
Aad uu jeclahay xamda queen wlhi kufarxay inay fanka ka fadhiisato
@improudtobemuslim3313
@improudtobemuslim3313 7 жыл бұрын
xamda hadaan ku helay wlhy waan ku gursan laa 💓💓💓💓💓💓💓lakin yaa sawiruun ila kaa galiya jcylka iyo tageeradaan ku hayo💕💕💕💕💕💕waxaad tahay boqorad ilaa yaran taydina aad ayaan ku tageeri jiray👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@tiktokshorts..7451
@tiktokshorts..7451 7 жыл бұрын
Halkan waxan ka salamaya reer somaliland aaad ayan idin jacelahay ilahay nabad ha idin siyaaasho waxan ahay reer konfur lkn somali waligey ma arka jeylani muse aad ayan ku salamaya
@ttxfatboy
@ttxfatboy 6 жыл бұрын
Humble as Usual sis can you give me subscribe
@BidhaamiyeMedia
@BidhaamiyeMedia 6 жыл бұрын
Sharaf iyo xushmad kunoolow all adnawaan kuso dhawaynay naa anaguna waanu ku jecelnhy
@MariyaCabdisalan
@MariyaCabdisalan Жыл бұрын
aamin aamin wllky alle ha ku dharfo wll❤
@quensamra7989
@quensamra7989 7 жыл бұрын
xidigaha geeska cod latuuro iyo qof latuuro midna malahan good taagero buuxdaan idiin ahay
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 7 жыл бұрын
boqorada fanka ama fanaanita xamda abdi kiinaal aatbaan idin taageera xidiga geeska viiva waaidin jclnahy from moqdisho caasimada dalka queen teeda caashaqa aatban ku taagera ❤
@amalfarah3936
@amalfarah3936 7 жыл бұрын
wooooooooooooow hamda queen shidan heestaadu hadal ma karayso wlhi daadax xidigaha heesk waa wada xul noolaada
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 7 жыл бұрын
Abwan Laabzaalax xidiGuhu kaMa maar maan ayan qabaa hadaad iGu raacsanthy Like igu qabo pro/sister
@hassanoud9464
@hassanoud9464 7 жыл бұрын
best song in this year qof la hayo ayuunbaa fahmaya waan kula qabnaa xamda : (
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 7 жыл бұрын
Xamda Queen 👸 Boqorada Codka ✅
@ahmeddayib8085
@ahmeddayib8085 7 жыл бұрын
Abdiqani Suldaan warya qanno meelahanna miyad Soo gasha LoL.
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 7 жыл бұрын
Ahmed Dayib Waar HaaYe Heestan Maad Ku QayilaYsaY Mdaxa JacaYlka AhaYde 😂😂😂😂😂
@ahmeddayib8085
@ahmeddayib8085 7 жыл бұрын
Hehehehe war waatan oday noqdaye imika cidna ma jecli LoL
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 7 жыл бұрын
Dabxo Legend Inaad Siyaasida 🇸🇩 Ku BiirtaY Waa Ku Ogy Abti 😂🙏🏻
@ahmeddayib8085
@ahmeddayib8085 7 жыл бұрын
Haaye halkii hoose igala Soo hadal laangabyow
@cabdibarrekooshin3276
@cabdibarrekooshin3276 Жыл бұрын
Still I am listening this song 2024
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 7 жыл бұрын
Hadan igu dhiiri galisay inaan ku dhago nugaalado gabadha ii soo dhawayay haday cidlo kaga dhaqayay maxad ii dhaarinaysy ani jecylow Dhagar qabe jecyl ax 💔💔💔💔
@هناءاحمد-ف9ح
@هناءاحمد-ف9ح 7 жыл бұрын
qayz Xaaji alaha sakhiro wlo jacaylka kugaada filaa
@suleihanimcaan2960
@suleihanimcaan2960 7 жыл бұрын
Xidigaha geeska waad shidantihiin
@UbaxShiiq
@UbaxShiiq 3 ай бұрын
isra stilll 1_11_2024 😢
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
xamda queen waxa laguu yidhi ma yara waleee walhy fanaanad baa tahay 👍👍👍
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Mustafe saleban ilahay haw naxaristo 😢
@reo9475
@reo9475 7 жыл бұрын
Xamda queen is indeed undisputed queen with pure talent She knows how to dress to her body She rocks Wallahi she wears her Diracs real well
@Naima.97
@Naima.97 7 жыл бұрын
Yeah wallahi and she got talent hands up 🙌🏾🤘🏾
@deriderboss333
@deriderboss333 7 жыл бұрын
Vilsan A- yah we say keep on rocking i like her dress too
@nazcoolomaar2997
@nazcoolomaar2997 7 жыл бұрын
Yeah so true she got class lile it
@laylacisaman4179
@laylacisaman4179 6 жыл бұрын
Waw shidana heestu
@zaamrashiid8445
@zaamrashiid8445 6 жыл бұрын
Vilsan A- dhkc Dghm Dhkfjgmre
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 5 жыл бұрын
Hadaa dayax Films markuu kasoo hadlay inay xamda guurka looga baxay oo aad heestan KU haysatay like isaar plz
@sahroibrahim
@sahroibrahim Жыл бұрын
Still l loved this song 2023😢❤
@HamdiaRashad-d8v
@HamdiaRashad-d8v Жыл бұрын
😢😢😢2024
@almasosmanmohamoud8939
@almasosmanmohamoud8939 Жыл бұрын
2024❤😭
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 6 ай бұрын
2024😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019 Yaa ila daawanayo 🤗🤗
@mahamedhussein7844
@mahamedhussein7844 5 жыл бұрын
✌✌
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
@@mahamedhussein7844 CaafimaD ku daawo🤩
@xalimamohamed8710
@xalimamohamed8710 5 жыл бұрын
👋
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
✌✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻
@amalqueen9380
@amalqueen9380 7 жыл бұрын
Heestan waa heesta sanadkaa❤❤
@maxamedsiciid1556
@maxamedsiciid1556 6 жыл бұрын
Was abuur waxa sagal helay
@whizexsaanfilmswhiizexsaan1855
@whizexsaanfilmswhiizexsaan1855 6 жыл бұрын
Amal Abshir hhhhh
@ifrahmuhudin2430
@ifrahmuhudin2430 6 жыл бұрын
Amal Abshir
@ifrahmuhudin2430
@ifrahmuhudin2430 6 жыл бұрын
mpl
@MohamedAhmed-mm1mq
@MohamedAhmed-mm1mq 7 ай бұрын
Xamda wayga oysiise😢😢
@daganmaxamuudharti949
@daganmaxamuudharti949 7 жыл бұрын
xamda queen fanaanad buxda iga dheh
@caashoceydiid5291
@caashoceydiid5291 6 жыл бұрын
Naya maxaeskomody
@سميره-ج7ر
@سميره-ج7ر Жыл бұрын
Heestan 2023 daawanayaa 😢 markad fanka ka baxday dawaniyaa heestan 😢xamda
@zakiyousufgardaf2184
@zakiyousufgardaf2184 7 жыл бұрын
Lyrics 100% Melody 100% Music 100% Vocal 100% Xidigaha Geeska 2018 Berbera Somaliland
@farihamohamedibraahim9097
@farihamohamedibraahim9097 Жыл бұрын
😢😢😢😊🎉😅😢😢😢😅❤🎉🎉❤❤😂😢😊😊😮😂😢😮😂😢😢😢😢😢😊😮😊😢😢😊😅🎉😮🎉😅😢😅😢😢🎉😊😢🎉❤😢🎉😢😂😅😮😢😅😂❤❤😅🎉😅😢😮😅😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮❤😅🎉🎉😂😊🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😂😮😮😅😢😂😮😊😢😮😢🎉❤😢😢😢😢😅😮😢😢😢😢😂😢😢🎉😢😅😢❤😢😢😮😅😅🎉😢🎉😢😂😢🎉❤😮😂😢😢😊🎉😊😢😊🎉😊😂😢😢😢😢😢😢😮😂😢😢😢😢😢😂❤😊😢😢🎉😢😊😮❤😮😢😢😢😢😢😂😮😢😢😢😂❤😅😮😢😂❤😊😅😢😅❤😮😊😅😢🎉😢😢😢😢😢❤😢❤😅🎉😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢🎉🎉😢😢😢😢😢🎉😂😢😢😢😅❤😢😂❤😅😢😊😮😂😢❤😂😮😢❤🎉😊😮😅😢😅😢😢😅❤😅😢🎉❤😅😢😢😢😅🎉😢😢😢😢
@anabilmi8275
@anabilmi8275 5 жыл бұрын
Ax Ax Ax Ax wale qofku ku dhacaa baaa Daremi karo rabiyow qalbigeyga ii qawoji 😥😥
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 7 жыл бұрын
Xamda Queen ninka sidan u galay muxuu ka waayay maanuu kubabkeeda arag iyo waxa saaran hilib like ta ha ila dhaafina Boqortooyo
@hamoodyaftareeso4436
@hamoodyaftareeso4436 7 жыл бұрын
Caydaruus Shacraawi inay gurigeeda fadhido ayu ka waayay
@maxamedkaraamomk
@maxamedkaraamomk 5 жыл бұрын
@@hamoodyaftareeso4436 axax
@cabdigermanychannel1600
@cabdigermanychannel1600 4 ай бұрын
Qisada heeska oo Sakariye Awaare ku dhacday qofka sidayda wax ka ogaa runtii murugo jaceyl ka bixi maaayo, hadii xataa aanu jaceyl haynin markaasu ku dhacayaa.! Sakariye & jaceylkiisi dumaashiday alle haysku soo celiyo!!!
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
Marwo Hamda apdi ahmed kinal Quruxda Fanka❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedzaki2723
@ahmedzaki2723 2 жыл бұрын
Heestan wlihgay waan jeclaa wlahi ezhcalaa hees jacaylow maxaad dhip keemtay wlahi waa run muxuu keenay jacaylka dhaptaa waa kan kudhaca qalpiga❤❤❤❤❤
@MuniirHaadi
@MuniirHaadi 7 жыл бұрын
Woooow xamda qlli😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@bireeyegr643
@bireeyegr643 7 жыл бұрын
xamda yar kudaafad baad noqotay
@amilajama3853
@amilajama3853 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021
@baddiex2092
@baddiex2092 4 жыл бұрын
Aniga🖐
@munamoh1263
@munamoh1263 5 жыл бұрын
Dumarku way qiiraysanyihiin Raguna way iska ciyaarayaan😔
@barwaqosiciid2263
@barwaqosiciid2263 3 жыл бұрын
Tolow ma jacaylba lagaga wada baxay
@fathifatha211
@fathifatha211 Жыл бұрын
2023😊 baa inta imada 👍
@rahimahussein6274
@rahimahussein6274 6 жыл бұрын
Jeceyloow maxaad dhibkeentay😭 Qofkaad ku dhacdaa ogsoone Ado dhagar qabe ku caana intaad Cilmi ii dhaxgaysay sababna u ah dhimashadiiseh😭😭 Hadaad igu dhira galisay ina ku dhaga nuglaado welkeda iso dhawysay sirteyda markan u dhiway hadU cidleh kaga dhaqaaqay maxaa ii dhaaRineysay anniga i dharineysay😭😭🔐
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
Wan nacay jaceyl💔😢 nafteyda ayan u ilabey iyo halku i dhigey isma laha
@umeymacdy1419
@umeymacdy1419 2 жыл бұрын
2018 still 2022 🥺🤦‍♀️
@kulluc
@kulluc 7 жыл бұрын
XAMDA QUEEN ANIGA WEY IGA GADAN TAHEY FANANIINTA DADA YAR AYEY UGU SHIDAN TAHEY LOVE FROM LONDON
@aitojuujuule7922
@aitojuujuule7922 7 жыл бұрын
Intii muuqayga iyo magacayga garanaysa 😂😂😂 Ayaa la odhan jiray kute xamda cabdi kiinal Queen👑👑👑👑👑👑
@yami.d3ath
@yami.d3ath 7 жыл бұрын
Wooooooooooooooooooooow
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woow 2.2millions vieuws xamda you very lucky singing is xaram in this douniya keep going forward🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🍒🌺👍🌹💋💜🙏I am listening at 10am 12.12.2020🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mustejahaad5081
@mustejahaad5081 7 жыл бұрын
cod 100% qurux 100% isteel 100% waa la qaban la. ayahy boqorada queen
@anabsiad-9349
@anabsiad-9349 6 ай бұрын
Waan u xiisay xamda Queen hadana waan ku faraxsanahay inay kabaxdo fanka😊
@Awale.british
@Awale.british 7 жыл бұрын
Ax Qofu jaceyl hela dareemi hestan wlhi igusocota kula wadagay Xamda
@caashoceydiid5291
@caashoceydiid5291 6 жыл бұрын
Xbibi wakojalahy
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Alle S.w.t Denbigii Wlshy Xamda Cabdi Kinaal iyo Keenaba Ha dhaafo lakiin wlhy kama xiiso gooyo heesaha ay qaaday. Fadlan kasaara heesaheeda KZbin iyo Meel walba Fadlan 👍
@msmuriya
@msmuriya 7 жыл бұрын
She promotes somali dirac in best way Xamda thanks
@ayanitoh8248
@ayanitoh8248 4 жыл бұрын
Maxd sirteyda kuu dhiibtey jaceylo wa ti igu xumeed ee iga soo marta jacelka wey imatashaana like plz 2020
@haniqurux4294
@haniqurux4294 7 жыл бұрын
Xalimadii ugu Horeysay waa aniga 😉 😂
@achrafhakimi41
@achrafhakimi41 7 жыл бұрын
Hani Qurux faaraxiii uugu Horeyay ee reply ku soo Galo waa Ani😂😂😂
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 7 жыл бұрын
faaraxii sagaashanaad aniga
@alishaabdirahman5206
@alishaabdirahman5206 7 жыл бұрын
Hani Qurux run shega hee
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 7 жыл бұрын
run Alisha Abdirahman
@haniqurux4294
@haniqurux4294 7 жыл бұрын
Achraf Hakimi thanks faraxii ugu horeyay
@jrawale
@jrawale 4 ай бұрын
Very important word's 1.Qofaad ku dhacdaa Ogsosone, 2. Ragii waad soo dhamaysy, 3.haweenkii dhaafi wayday, 4.maxaa dhab dhab ruux ku mooday nolosha ka dhacoo lawayey. Yaa Salaam #FavSong Stil listening 🎧🎶2024🎵✌
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi mar walba oo jcl dareemo xagan baan soo aada aloow iisahal jcl keeyga waa aay iga hanaq san tahay wlhi. Ayaan qaali ayaan ciise. Aloow iisoo celi adaa rabi ah. Waa iga hanaq san tahay abayo mcnto waan ku jcl qali . Waa malin . Sabti ah wlhi gurigeeyga ayaan jooga qol keeyga iskaabulada markaan hadeey iisoo labata waan guur san wlhu. Ax taariiqda. Septemper ax 24 . 9. 2022 aloow amuuraha ii. Sahal. Jclaaaw maxaa dhib keentay maxaa dadka kala dhantaashay ax 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏 abaayo abayo mcnto waan soo xasuusan doona ax
@canabetacadey702
@canabetacadey702 3 ай бұрын
War ma is heshen 2 sano lga jogaye 😢😢
@khadarmursal1213
@khadarmursal1213 2 жыл бұрын
Wllahi heestan hees wey dhaafay lkn wlahi wey iqaaady aniga ahaantyda waana u codeeyay ____________ the best music on the peat any way 😁😊😁😊😊🤑😑😐❤❤❤💯💯💯💥🗯💥
@kaltounabdirahmaanmahamed4691
@kaltounabdirahmaanmahamed4691 7 жыл бұрын
Somlilander alla dadka idinka fadily xidigihii qrnka qurux baa utihiin xidigaha geeska
@kaltounabdirahmaanmahamed4691
@kaltounabdirahmaanmahamed4691 7 жыл бұрын
Amiir Yassin idinkaan wax Idinku nhy wiilshydiih noolada faan iyo kbdnba uqalntaan
@ayanahmd7599
@ayanahmd7599 6 жыл бұрын
Wooooow machallah
@SADIQABDI7
@SADIQABDI7 7 жыл бұрын
big love xidigaha geska from Canada hestan wey iga gadantahay
@somalivideoschannel1781
@somalivideoschannel1781 7 жыл бұрын
Hees asala cidna magaadho.hadaad igu raacdeen like isaara idinkoo mahadsan.
@hudamohamed4349
@hudamohamed4349 6 жыл бұрын
Xamda queen 👸 fanaanda kaliya een taageero❤️😍 Eesh calaa hees✨✨🌸
@apdihakemomer2084
@apdihakemomer2084 7 жыл бұрын
xidigaha geeska cadawgiin hajabo together forever
@najmasaleeban1505
@najmasaleeban1505 3 жыл бұрын
Markay hodan bodhari kala dhaqaqen 2021yaa ilaa dawanaya🥺🥺🥺🥺😭
@qalihamdita5620
@qalihamdita5620 7 жыл бұрын
ça touche les gens cet chanson j aime tro cet chanson vive Hamda Queen😘
@sakariyesaxardiidawaare9247
@sakariyesaxardiidawaare9247 6 жыл бұрын
Wlee way gadantay heestii waan idin salaamay dhamaan taageerayaasha xamda cabdi kiinaal xamda queen
@jossilove2228
@jossilove2228 6 жыл бұрын
I m from Eritrea 🇪🇷 l love Somalia people and l like this music 🎧 I here this song with ma house mate
@saedarahman7521
@saedarahman7521 6 жыл бұрын
Jossi Love somaliland music bro
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
HEESTA l CIIDA l AXMED DAAHIR l ARAGSAN l 2018
5:45
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
XAMDA QUEEN MUUQAAL CUSUB CAJIIB AH QALBI - Official HD
7:47
Somali New Entertainment
Рет қаралды 816 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
XAMDA QUEEN LUBIGA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
6:19
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
XAMDA QUEEN  (QADIROW ALAHAYOW QUMANE ISOO XUL) BY SHOW HARGEISA
6:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,8 МЛН
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН