Qisadii nagtii Asma dauus jeclaatay

  Рет қаралды 27,080

Asma

Asma

Күн бұрын

Пікірлер
@fadumosahra734
@fadumosahra734 2 ай бұрын
Asma dhawr arin baan kuu sheegi huuno 1) ILLAAHAY ka baq oo amarkiisa qaado oo is astur ALLAHA quruxda iyo nimcada ku siiyay ma ogid inta mowdku kuu soo joro 2) arimahaan oo kala ha sheegin waayo horta waa qof aad ceeshkiisa cuntay inaad sheeg sheegto ma ahayn inaad waaniso hadday suura gal ahayd mida kale dad maan gaab baa jira oo markay maqlaan ku dhaqaaqayaa 3) iska daa aniga iyo qalbi saliin Saaxiib baan ahayn ALLE ayaa yaqaan waxa idinka dhaxeeyay laakiin diin iyo dhaqan maaha nin iyo naag aan is qabin inay isku noqdaam sidaad ka sheekaynayso Walaashay 4) Christmas tree waa xaaran qof muslimi inuu guriga dhigto hadduu Muslim yahay
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 ай бұрын
Wax aad waanisay maleh waad weerartay oo xitaa beenaley tahay . Istusad baa tahay Alle adigu ka cabso
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 ай бұрын
Qofta qomuludka ah in lasheego waasax weliba lakashifo sababto ah wakhtar dadka kudhexjirta maxalawaniyaa waxbayba kufsanaysaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 ай бұрын
Biyo kulul in ay kaga shubto ayay ahayd
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 2 ай бұрын
Wax laqariyaa mesha mayalaan mangtaa gabadha kufsanlahaayd ayaa laqarinlaha
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 2 ай бұрын
Waaad waanisey jasakallqah kheyr lakiin illheey baa quraankisa ku yiri dhagihii alle waniya waansan alle ha ina soo hadeeyo dhamaanteen xaqa alle ha inaku dilo
@HamdaHassan-l8x
@HamdaHassan-l8x 2 ай бұрын
Dhaqan xumay fafinaysa iyado sheeko inoga dhigaysa si ay cadi inola noqoto subxanallah
@moudanmed7320
@moudanmed7320 2 ай бұрын
Wallahi waad fahantay, balse kuwa qalbigu dunuubtu madoobeyeen wayka so horjeedsaneyaan
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
​@@moudanmed7320yaa idiin sheegay? Asma waligey been iyo munaafaqad kuma arage maxaa ku maagteen?
@selflove1623
@selflove1623 2 ай бұрын
Thanks hamda hassan waa runtaa , she should stop such story
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@zalmaabdinuut3130
@zalmaabdinuut3130 2 ай бұрын
قال رسول الله صل الله عليه وسلم" من تشبه بقوم فهو منهم". Oo macnaheedu yahay cidii qoom isu ekaysiisa iyagay ka mid thy aakhirana qof walba wuxuu la soo baxayaa cidii oo jeclaa ee uu ku dayan kiray markii uu adduunka joogay. Marka walaashay illaahay ka baq jooji ficilada aad kaga dayanayso dadka kle ee aan muslimka ahyn ee shirkiga ah oo hala dabaal dagin ciidahooda sida Christmas 🎄 ka fadlan waa iga talo walaashay waxaan rajaynayaa inaad ifahanto illaahay xaqa haku fahansiiyo.
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 2 ай бұрын
Subxaannallaah tani waa musiibo umada Muslimiinta sharteeda ha ka qabto Subxaannallaah wal ciyaadu billaah SHAYDAAMAD
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Danahaga raaco xooloyahay dhiman xagad ugu mashquli gabadha 😏
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 2 ай бұрын
Christmas 🎄 tree miyan arka mise Ana moodo 😢ya alah😢
@AbnaAbdu
@AbnaAbdu 2 ай бұрын
Qali diinta geed kudaba yaal logama baxo😮
@nanasulayman4505
@nanasulayman4505 2 ай бұрын
Maxaa ka jira geedka waa quruxe anga yaa noo jeno
@foos81
@foos81 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 2 ай бұрын
Dadka halkankujirow fadlan intadan dhihin waa geed uun history ga iyo qaxa kadambeya so Barta gedkas
@Sunari41Cabdi
@Sunari41Cabdi 2 ай бұрын
​@@IndhouronHaji dad an waxbo aqirin oo qorin weyeh😂😂😂
@MaxamedAdan-t9g
@MaxamedAdan-t9g 2 ай бұрын
الله يهديك يا أسماء
@Hafsaabdikadir66
@Hafsaabdikadir66 2 ай бұрын
Amen
@suadisnail7450
@suadisnail7450 2 ай бұрын
You so lovely Asma Dauos. I ask Allah Sobhanawatallah guide and guide me to the right path, i saw the Christmas tree in your garden, which made me wounder if you celebrate Christmas, all i can say darling look after your deen and your akhira sweety. Life it is too short, you can die any minute and only your deed will protect and help you. You are a good person from inside, just work on your iman darling and all the best. Jazakallah khair 😊😊
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
What a lovely advice. May Allah protect you and her sissy.❤
@MohammedAli-j9d
@MohammedAli-j9d Ай бұрын
Mansha allah ilahey walal aqliga iyo maxkaxda ha ku barakeyo somalida Markey wax waninayan way ku xad guudban qofka ❤❤❤
@suadisnail7450
@suadisnail7450 Ай бұрын
@MohammedAli-j9d jazakallah khair walal for your kind words, much appreciated 🤗🤗🤗💐
@SaadaIsmailAhmedBahdon
@SaadaIsmailAhmedBahdon 2 ай бұрын
Mashallah❤ i musulman Bad i liké chrimas
@NaxteexoFaarax
@NaxteexoFaarax 4 күн бұрын
Walal ma ogtahay qof walba cidii uu jeclaa ayuu akhiro la safanayaa hadii ay jano aadayaan iyo hadii ay cadaab aadayaan
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
geeskas hadii jab kamida aduunka lakeeno waad suxi lahayd diintada ka horeysi waxwalba qawanow lakiin diintoda udaa taada bar😢
@Madinamoon114
@Madinamoon114 2 ай бұрын
Subxanallah asma huuno hijabo oo Allah ku xirnoow yaa muqalibu qaluub tamid qalbi calaa deenigka
@alizabeth8482
@alizabeth8482 2 ай бұрын
Haday rabto inay xijabato way xijaban lahayd ee ma rabto marka ka dhac
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 ай бұрын
@@alizabeth8482adigu muslim matahay horta haday haatahay maxaytahay dhibka ay kuguhayso waanada gabadha lawaaninayo
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Waxba kaama galin xijabkeda
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv 2 ай бұрын
Xasbunalahu wanicmal wakil why Christmas tree wallal miyadan islam ahayn akhiro warbaa yala
@qaaliqurux5099
@qaaliqurux5099 2 ай бұрын
May Allah guide you Asma
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Sheekadan waaba ka helay 😂😂❤
@hibohassan1749
@hibohassan1749 2 ай бұрын
Asma tu m’a fait rire Walahi 😅 je t’attendais pas à ça 😅😅😅😅😅
@aytoahmet9343
@aytoahmet9343 Ай бұрын
Waan joogay meeshaa tareenka waan yaabanaa ma mooday in lasoo dabay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Bisinka Asma subxalla ❤❤👍
@عبادالرحمن-ج1ك
@عبادالرحمن-ج1ك 2 ай бұрын
Geedaka bay natusaysaaa masiibo weeye wlee wax ba kufaaiidi maysid ka tegida allah
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Danahaga raaco dadka noloshoda haku mashquline
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Chrismas tree 🌲 guna muxuu ahaa waa yaabe ma waxa la waaniyaa dadka ku dhashay dhulkan mise iyaga oo waaweyn qurbaha soo galay
@hawakiin6410
@hawakiin6410 2 ай бұрын
Naagtan waa gaalo
@RoqyRay-pr1do
@RoqyRay-pr1do 2 ай бұрын
If her husband is not Muslim, Yes she is galoo and Yukky if her husband is not circumcised
@Sakiinah1
@Sakiinah1 2 ай бұрын
Allahumma najeynaa! Ilaaha ka magan galnay shartooda
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 2 ай бұрын
Gardaraba haygu ahaate asmaay waxba ileh been baad noo sheegeysa😂😂
@Janno-lf2pm
@Janno-lf2pm 2 ай бұрын
Wan is idhi anba😂😂😂😂😂
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 2 ай бұрын
@Janno-lf2pm 😄😄😄😄😄
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 2 ай бұрын
Bari baa mid igu tiri habeen ii kaalay waaba ka baqay kulha shaqan kuu hayaa qof aad iminka is barteen siduu shaqo kuu siin markiba 😂 ma ilaawo wlhi
@khadrahoussien2966
@khadrahoussien2966 2 ай бұрын
Asmay faduul ha iga ahaatee Qalbi saliim xagu ku dambeeyey?
@hothan369
@hothan369 2 ай бұрын
Wuu guursaday
@sakiamino1261
@sakiamino1261 2 ай бұрын
Subxana allah Subxana allah
@urlostmama
@urlostmama 2 ай бұрын
Gabadhan diinteena islaamka mahysato Christian weeye iyadyna u taala Daadkn xiiqsane comments ka ka qaylinaya wll Ilahay baa laxisabtami eema hada waniina ama dawaado buuqan iskadaaya
@fatema9876
@fatema9876 2 ай бұрын
Alla manooli asma sida sheekada usheegooso qurux badanaa 😂thanks you made my day
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 ай бұрын
Naa Asmay ninkaaguba waakaa diintiisa ku faanaya ee geedkii ku agyaalee adigu maxad diintada kadamacday markaa wllo 😢😢
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 2 ай бұрын
Waa waxa naag islama inaay nin gala gursato diintu u ogalayn lkm naaf gala nin islama ugursankaro cadaynta tanbaa noogu filan subxanallah
@NuuraSharif
@NuuraSharif 2 ай бұрын
Haday rabto geedka iyadaba leh
@AmiiratNour
@AmiiratNour 2 ай бұрын
Wlhi qisadi ugu qosolka badnede ad kashekeso weyi 😂😂 waxaan yarenba ku helay wlhi😂😂😂
@imiiab8401
@imiiab8401 Ай бұрын
Dhalinyarada kudaawanaya iyo waxaan waxfahansanyn maskaxda ka duqeee
@Naz-kb1xx
@Naz-kb1xx Ай бұрын
Tani waa gaal nimo waa in shahaada laguu qabtaa
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
Subxanalaah wa nimca wakiil walah wa qiso yaab leh mucjiso kugu dhacdey dheh diintii bey meel uga dhacday😢
@ShaqoSharafleh
@ShaqoSharafleh 2 ай бұрын
I Dont blame her because your beautiful inside and outside ❤
@NajahIndho
@NajahIndho 2 ай бұрын
Na asma waxbaa ku helay anba mid ba beri Facebook IGA shukaansatey😢😂😂💔ila hada wa naxsanahay😢😢
@mounaabdillahi5629
@mounaabdillahi5629 2 ай бұрын
Asma really I love your histories noo so baadi sister😂
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 2 ай бұрын
Subxaanalah naa waxey geed chirsmastka wallee naagtan cristan ayey faafineysa 😠 😡 👿 😤
@IstahilMohamed-k8r
@IstahilMohamed-k8r 2 ай бұрын
Arag wanagsan qurxoon jooge lasbian ka dhigey uf uf uf😮😮
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 ай бұрын
Asmaay walaal Waa denbi inaad chrismas tree sida gaalada soo dhigato, I hope inaad ramadaanta iyo ciidka saas u xusto , and plz try to learn our Deen 😢😢 thanks for sharing this story
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Ай бұрын
Naag qaawan wax kasta kafilo
@imiiab8401
@imiiab8401 Ай бұрын
Ninkeeda baaba gaala
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Ай бұрын
@@imiiab8401 Subxaanallah Maxaad ku cadayn kartaa? Sideedse ku ogaatay?!!
@hudaismail278
@hudaismail278 2 ай бұрын
Naa waa maxay geedka chrismusku
@amaladan5579
@amaladan5579 2 ай бұрын
NAAGTAAN MAXAA LAGU NAXSANYAHEY IN EEY CRISMASS U DABAAL DAGTO. SOOMAALIDA WAAN KA YAABEY MARKAA LUUQADA BARATIIN KA BACDI BARTA DADKA DABEECADAHOODA HANA AQBALINA WAX KASTO QOFKA KU DHAHA SIDUU USKU QARINAAYO ISAGAA ISAGA AYAA DAALI DIBADANA U SOO WADA BIXI😂😂
@barni5847
@barni5847 2 ай бұрын
Waa run
@Sakiinah1
@Sakiinah1 2 ай бұрын
Walaal qaf ku dhahay muslim baan ahay waa maxay sababta aad adiga u xukumeysid? Ilaahey ka cabso ummadiisa amaan u sii diindeena waa raxmad iyo naxariis qafne qasab kuma ahan qaf walbaa og aduungaan in lagu waareynin marka qaf walbo iyaka aaqiradooda kaa jecel!
@aminaidris426
@aminaidris426 Ай бұрын
Waxbaa ku helay
@sadiamdahir5764
@sadiamdahir5764 2 ай бұрын
Subxanallah 😮
@Zeinabmou-l1l
@Zeinabmou-l1l 2 ай бұрын
Machallah inolow wllchy mcn ❤❤❤❤❤❤🎉 subxanallah Subxanallah 😢
@SamiiraSamiiramaxamed
@SamiiraSamiiramaxamed 2 ай бұрын
Naa wllo waaxay waxaasu bisinkee miyaadka faraway diinteenii macaanayd
@FaizaNuh-j9s
@FaizaNuh-j9s Ай бұрын
Gaaladay qancinaysa gabadhan subeer Awal
@Nuurasagal-c6n
@Nuurasagal-c6n Ай бұрын
Owax bakudu dacay asma
@maryanigal3349
@maryanigal3349 2 ай бұрын
Walee Saab hadii bloody ladino somali tagtay
@AwoWarsame
@AwoWarsame 2 ай бұрын
Guys report saara waxani wa been haka yelina 🙄
@marianosmanguedi2280
@marianosmanguedi2280 Ай бұрын
Asma miss you
@imiiab8401
@imiiab8401 Ай бұрын
Waan oghy in aadan ahay qof muslima lakin whatever
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Maxa ka galay ?
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Kursiga sariirta iyo fadhiga isku ah xiligii dawladii dhexe ayuu somaliya ooli jiray
@warsan11
@warsan11 2 ай бұрын
Kkkkk qaybta jaakada iyo sida dadka oo dhan ay ugu tiri Gf taydii baa iisoo socota baa ugu qosol badan
@saskiamoni1417
@saskiamoni1417 2 ай бұрын
I had forehead reduction and it was worth it
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 ай бұрын
Subxanlh wxba kuhely
@dashcamcollection7842
@dashcamcollection7842 2 ай бұрын
Christmas tree and Christmas lights in the background! don't watch here she has no shame. Ilaahay ha soo hadeeyo.
@zallaama
@zallaama 2 ай бұрын
Ala rabiyow😂😂😂😂😂
@Farta22
@Farta22 2 ай бұрын
Crismas tree iyo lasbian nimo ??😮😮😮gabadhan galada marki lagu sheegi jiray been ayan modi jiray 🫣🫣🫣intan lagu so qarxiniin is qarxi ayan u fahmay shekadan 😎
@simanruxii298
@simanruxii298 Ай бұрын
ayadu qalad kumalahan in nag jeclaato😂 somali lesbian baa buuxoo kuso radsanayo sidi ragii aneyba igu dacdhi dhowr mar gabdho kala duwan baa iso damcen😂😂😂 marka wa wax jiroo adunka kadaco
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Dadka noloshooda yaan lagu mashquulin danahaga raaco
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 2 ай бұрын
Christmas tree ayaa arkaa maxaa isiin cad
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 2 ай бұрын
Is that Christmas tree
@AyaanMoh-j7y
@AyaanMoh-j7y 2 ай бұрын
waxab kugu dhacaye wll 😂
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 ай бұрын
Nayahee asma waa maxay julgrönku
@LADANfahiye
@LADANfahiye 2 ай бұрын
Naa nin jiina kujiira nagtaa😂😢
@NasraMahamoud-gw2fu
@NasraMahamoud-gw2fu 2 ай бұрын
Hhhh ala hoyooy asama waa inkaar waan qoslay😅
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 2 ай бұрын
Alla dhaqan xumo maha ee wadanka ayay la qabsatay
@libaaxyadabanadir2570
@libaaxyadabanadir2570 Ай бұрын
Christmas tree caadi ma tihid
@LandaAbdulahi-j8c
@LandaAbdulahi-j8c 2 ай бұрын
Kkkkkkkk walahi wada Iga qoosolisa asma❤❤
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Noosoo badi sheekoyinka lesbianka ah 😂❤
@AyanArtist21
@AyanArtist21 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 inalilaah
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian Ай бұрын
Merry christmas asma walal qli ❤🎄🎅💗💯
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 2 ай бұрын
Abaayo is astur aad qurux badnaatide
@habibofarah5901
@habibofarah5901 Ай бұрын
😅😅😅😅😅 😭😭😭💔💔🙊walahi waxa xanunki aduunkaa?
@zest7063
@zest7063 2 ай бұрын
Bro yall are so dramatic
@efrahabdurezak5902
@efrahabdurezak5902 Ай бұрын
Beenloobad weeye waa faafinaysa noloshaas iyo qashinkaas bay dadka u soo gudbinaysaa ilahay umada sharkeda hakaqabto geedkiina wataa natustay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Subxaanalaah
@osobsaed1796
@osobsaed1796 Ай бұрын
😂😂😂Asmaay
@CasriMahamed2021
@CasriMahamed2021 2 ай бұрын
Daaus you know 😂
@CabdiRaxmanguure1
@CabdiRaxmanguure1 2 ай бұрын
Kkkkkk alla asmaa jabaa kugu dha cay
@iskufiland
@iskufiland 2 ай бұрын
Waa sheeko qosolbadan runtii
@hamda-vanessa
@hamda-vanessa 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wale wa laguhelay
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 2 ай бұрын
Alla manooli 😭😂😂😂😂😂😂😂
@Shukrisaabir
@Shukrisaabir 2 ай бұрын
Balaa aragtay
@idlehfahima7081
@idlehfahima7081 2 ай бұрын
Walahi wan quslay 😂😂😂
@smirailbir3931
@smirailbir3931 2 ай бұрын
😂😂😂Acuud nagti ugu horeysey e isku day kufsi lagula kacay
@najma649
@najma649 Ай бұрын
kkkkkkkkk❤❤
@munamohamed2566
@munamohamed2566 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂asmay waxbaa ku helay
@najmaahmed4145
@najmaahmed4145 2 ай бұрын
Masha allah wallo asmaay quruxlay allah haku daayo❤ quruxda waxan maqli jiray farahanadhoho meel la tuuro male
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 2 ай бұрын
Subxaanalaah walaahi waa yaab
@Beautiful-lady-one
@Beautiful-lady-one 2 ай бұрын
Christmas tree gu waa maxay .isaga nooga shekee
@MabruukoMabruukomuse
@MabruukoMabruukomuse 2 ай бұрын
Quruxdydi ❤marna inderty big fans
@hiboascwllofadlanqaybihika6297
@hiboascwllofadlanqaybihika6297 2 ай бұрын
Asma wllo qali aad ban uquslay kkk waxan maqlijiray libaax nin an aqoonba lax karida
@faisasuleman1751
@faisasuleman1751 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂Bisinka
@IdilMM
@IdilMM 2 ай бұрын
Allaha bisinka🙂‍↕️🫢🤣
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 2 ай бұрын
Waxbaaa ka dhacay 😅
@NuraAhmed-l8o
@NuraAhmed-l8o 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 nin yaro gabano qumaya
@NuraAhmed-l8o
@NuraAhmed-l8o 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 miskina adna waxba maad ogayn . Dadka waxay ubin isku geeyow shekadan wax kabarta waxad u bubin waxba haka sheegin
@ifrahibrahim5788
@ifrahibrahim5788 2 ай бұрын
😂😂😂😂yaaaaaaa
@mufazzaali1651
@mufazzaali1651 2 ай бұрын
😂😂😂 😂😂😂😂😂😂
@AmalSaciid-do4zo
@AmalSaciid-do4zo 2 ай бұрын
Asma please nooso badi sheekooyinka ❤❤ love you
@sahrahassan3994
@sahrahassan3994 2 ай бұрын
, maxaa idnka galy Christmas treegeeda ?
@Aliishas
@Aliishas 2 ай бұрын
Christmas three micnihisa mataqan marka hore maxaa naga gali waye soo ayada umad Muslim ah sheeko uso gud binaysa gaal nimadi lagu sheegayey bay cadaysatey
@Seytun3482
@Seytun3482 2 ай бұрын
Ninkaga gaal miya maxa waye waxa ku dhow
@maria-hv3ky
@maria-hv3ky 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxbaa ku hellay walleeee😂😂😂
@asmafaysal7345
@asmafaysal7345 2 ай бұрын
Sadka ku qolsay heheheh😂😂
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh 2 ай бұрын
Asmay whi bari bay igu dhacdy
@Nadiaaaaaa-w7y
@Nadiaaaaaa-w7y 2 ай бұрын
Waxba ku helay😂😭
Qaybtii kobaad Sheekadii qoorgaab oo dhamaystiran
21:16
Asma
Рет қаралды 236 М.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
WAXAN KASHAQAYNAYEY AROSKII NINKAYGA ANON ISOGAYN!!#1@sawdamqaalib
1:05:48
Sidaan nikayga isku guursanay part 4
18:32
Asma
Рет қаралды 92 М.
QISADAYADII TAHRIBKA Part 1🤯
19:50
Barwako Abdirahman farah
Рет қаралды 5 М.
Saxiibkay qalbi saliim xaguu ku dabanbeeyey.
21:19
Asma
Рет қаралды 59 М.
GABDH MISKINA LACAG KA XADNEY😅🤬
20:37
Qalbi Nuuriya
Рет қаралды 47 М.
Sidaan ninkayga isku baranay?
10:50
Asma
Рет қаралды 118 М.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН