Indr anigu waxaan u hamuun qabaa inan arko hablihii inamada loo dhisi lahaa illaahow ka dhig kuwii london ka soo socday Caawa waxaa ila daawaday inanyar oon eddo u ahay mamadii waa reer jabuuti Abtaad u tihiin reer jabuutow Salaam buu hawada idiin soo mariyay idinka iyo hooyadii oo hadda ku sugan dalka jabuuuti😍
@ayanitaidrissdanfeh75846 жыл бұрын
Zuhuur Adem waanu kaqaadnaay salan sharafeed qaliya adi iyo isagabaa
@sartamedia615 жыл бұрын
Ani waxaa iga yaabiyey dumarka magacyadoodo waa wada sheeri maaxaa laga wadaa
@rahmaabdi53665 жыл бұрын
Huno magacyadoodi ma ahan wa magac jecel uu uku yedho odayku islantisa ma fahantay
@rahmaabdi53665 жыл бұрын
Wa honey oo kale
@rahmaabdi53665 жыл бұрын
Oo af Francis ah
@omarhuseinmohamed88635 жыл бұрын
cherie =gacaliso oo kale weeye af faransa weeye
@oumoulkhairbouh20405 жыл бұрын
Sheri wxy ka dhiganty gacaliso oo farsis ah
@warsamaabdi209010 ай бұрын
❤😂🎉🎉😢
@fadumomohamed16916 жыл бұрын
Filmaku wuu shidanyahay lakin hablaha afsomaliga siwacan ha ubartaan
@abwaannimaledaacad15656 жыл бұрын
Kkkkkk Indho adaga ma cad geel bu degdeg u cunay hhhh
@osmanhassan7836 жыл бұрын
Kkk ma cad geek bu degdeg ku cunay asma wll eryada afsomaliga haagag oo Dheeh
@abdifatahmahamoud47456 жыл бұрын
Ma cad geel buu dagdag ku cunay kulahaa hhhhh
@midhiflaebro35366 жыл бұрын
Huno habeenki hore noogu soo galiya adigo mahadsanid
@abdikafikaafi46886 жыл бұрын
Masha Allaha Nolow 😭
@ayanitaidrissdanfeh75846 жыл бұрын
kkkkkkkkkk iindhoo aadkaa maa caad geel buu orrod kuliiqaay lkn asma iyo rahima dee haboo afsomaligaa nagaso giijiya haboo xishodka naa nagaa dhafaa iinta saan tallo iidinku daarsanaya