Insha Alaah waan guuleysaneyna hadaan Somalia nahay. Dhib walbana Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@MohamadMusa-mz1pz23 сағат бұрын
Faasiq allaah kafurtsy kama dakaado mu, min rabbigii usujuuda guushu waa somaliya ordogaan jabkuna waafaasiwiinta korkooda أنشأ؛ الله
@dahir-dz4vhКүн бұрын
Somaliyeey hurdada ka-kaça oo dalka difaac kana illaaliya in laynaka faro maroogiyo, arrintani waa haliis, haddii aan siyaasada Somalia la hagaagin ayado siyaasiyan la iska fogiiyo ilduufka iyo farogalinta la inana ku hayo sida baddeyna. Waa inaan noqono dal isku filaan xag milatari iyo tani dhaqaale.
@Sarta100Күн бұрын
Faransiiska wuxuu ka xun yahsy heshiiska abiye iyo xasan matka waxa uu rabaa inuu abiye yiraah ka bax heshiiska oo qaado dekeda Tujura faransa jabuuti ciidankiisa 1500 waxay ilaaliyaan dantooda dhib ayay ku yihiin shacabka asagasna ku haya meesha geelle oo ku ilaashada fransa waxay rabtaa inay maamusho bada cas iyo tan hindiya ayadoo adeegsaneysa abiye waxaa kale oo la shaqaysta bin zaaid waa mooryaan rabta inay boobaab qeyraadka bada cas iyo badweynta hindiya Turkina waa hortaagan yahay marka abiye ayaa looga shakisan yahay qabso lughaye iyo zeylac hadii laguu diido ka bax heshiiska oo Tujura deg kadibna qabso zeylac iyo lughaya arinta saasey u muuqataa fransa isma arki karaan turki waayo fransa waxaa lagu jebiyay waqooyi iyo galbeed marka waxa uu rabaa inuu abiye u adeegsado qabsashada badaha Eratareeya iyo soomaaliya waa gumaysi cusub ka dib galbeedka afrika waxa loo socdo waa shidaalka soomaaliya iyo kalluunka . Soomaaliya alle ku maneystay Soomaali waa inay difaacataa dhulkeeda iyo badsheeda fransa waa gumayste xabishina waa kuwada heshiis boobka qeyraadka dalkeena soomaaliyeed.
@rafiq572222 сағат бұрын
Faransiiska Bad buu leeyhy ee waxaa la rabaa in anaga Ethiopia balagu qabsado was gumeysi cusub wasyo waxaadbtihiin kuwo aan Dalkoida rabin iyagana is rabin
@عبدوحد-ح9خКүн бұрын
Ethiopia iyo farnso allaah shartooda naga qabto
@ShirkaaraXuseen14 сағат бұрын
Alle kuma dhihin gacmaha ka laabo talana alle saaro iskana dhici ayaa lagu dhahay
@EngdaauudAbiibКүн бұрын
SOOMALILAND MAAHA SOMALIYA ITALIYA
@salahthefruad917423 сағат бұрын
Wax la yidhaa Somaliland waxa baabiyay Siiraanyo 2012kii. One Somali policy ayuu saxedxay kkk 2 policy gii way u dhamaatay. Misgiin Idinka ayaa is-cawiray.
@fadumo402415 сағат бұрын
Wax iska ceiya labayihiin du dantoda ayay wataane maxay kuu
@halimamumin364315 сағат бұрын
@@salahthefruad9174 Taasi waa fikirkaaga.
@sour.candly7868Күн бұрын
Soomaaliya Dhagartooda Alle haka badbaadiyo Turkiga wxu fiirsanayaa Dakadaha inuu isagu dhiso kan kalena waaba ka sii fog yhy Shartooda Alle haku qabto Soomaaliya wxi Dhagar u maleegaya iyaga hala go do...🤲🤲🤲
@aminazahra3337Күн бұрын
❤Erdogan ayaa qaatay Soomaaliya isagaana ku adkaanaya ninka soo jabay waa yeelkii
@somaliyeymidnimo8529Күн бұрын
Ardugan ayaa ku adkaandoona marka laga fiirsho dhinacyo badan
@HousseinHousseinmed-u4wКүн бұрын
Erdogaan Masha nin makron un u jilib dhigi karo ee baaris haku eekado gaalku
@abdikarimtiifow4405Күн бұрын
Great precedent Turkey 🇹🇷 Erdoğan
@khadarfarah156217 сағат бұрын
Somali dad ma aha
@halimamumin364315 сағат бұрын
Wax Somali la dhaho ma jiro, somalinimadu waa jinsi ee qaran ma aha. Somalida kale ha af lagaadeehin, kuwiina ayaan dad aheen. Kala saar kuwaad ka hadleysaa. We Somalilanders are proud of ourselves. Viva Somaliland.
@NightingaleTorso14 сағат бұрын
Waddan baylah ah oo burcad ka taliso bahal weliba damac baa ka gelaya . Xasan sheeq baad madaxweyne ka dhigateen ; ALLOOW XERADAA XAYN WARAABIYO YEYI KU XARBIDO .
@shamsogarad693220 сағат бұрын
DFS baa badda gadatay oo HSM ugu horreeyo.
@MursalMaxamad-t3vКүн бұрын
Waxaan kutaageesanahay ordugaan
@DayrOday10 сағат бұрын
Waxa ku guulaysan doonta dowlada ugu hor dhawaaqda aqoonsiga J/SOMALILAND
@rahimhussein478016 сағат бұрын
Wait for somaliland and America
@halimamumin364315 сағат бұрын
Erdogan will run without shoes from Africa.
@nuryousuf5147Күн бұрын
Ethiopië bada cas maxaa kagalay erduqan dacad u mahan somaliya
@xaliimasacdiyo467918 сағат бұрын
Mahadsanid c casiis waxaa ku adkaanayo erdegon maxaa yeelay meeshuu galo wuu kuguuleystaa waayo wuxuu leeyahay aragti aad ufog oo ka balaaran tan gaal iyo muslim madax iskusheegooda qabaan.bi,idnillaah wuu kuguuleysan doonaa.
@nasra-y3f23 сағат бұрын
Amey ordigan iyo Frances ku hanoo heshiiyeen oo aan sikale inagu wax u aragnaa Inshaa Allah kheyr
@Hajidulmidiid20 сағат бұрын
Itoobiyo maddoonayso Dekad ay wax kasoo dagsato ee waxay rabtaa ina qaadato Badda Somaliya.
@Abdiqaadir-ut7osКүн бұрын
While hassan sheikh present Somalia 🇸🇴 Somalia will not reach its goal 😢
@CabdullahiDheere-ik5ewКүн бұрын
Arrinta socota wexeey tegeeysaa inaan turkiga maxasalaameeyno masar iyo erterana aan u wareegno ururuka jaamacada carabtana aan kaashano
@omarshirwaКүн бұрын
IMAARADKUA WAA HALISTA MUSLIMIITA MAAL GALISA HADANA BURBURISA KHAYRAADKOODA SI CADAAN AH U GURTA SOMALILAND XATAA MACDN AYAY KA GURAAN FIIRI SUDAN YEMEN IYO SOMALIYA OO QUDHEEDA AY FARAHA KU HAYAAN ALSHABAAB XATAA HOOSTA KALA SOCDA
@abdulkadiryousuf73954 сағат бұрын
Dowlada Somalia Marna Ma Guleysaneyso Inta Ay Ethiopia Jeceshahay Inay Nabad Ku Noladan Ethiopian Heshis An Iska Dhicis Aheyn Malaha Waa Arki Dontan Heshiskii Ankara Iyagoo Jabshay
Musa Bixi dalkiisu ka taliya, Ethiopia na heshis beey wada gelen siduu Hassan Sheikh ula geleh Turkiga oo full doonaa In Sha Allah. Somaliland badeeda uyo dhulkeeda ayaada le, waxba been ha usku maa weelinina in Somaliland ay Somalia ka mid tahay. Runta hadeey soo bixi doontaa, Musa ayaana aduunka tuse xaqiiqada. Somalia na uma taliso Musa Bixi, qadaadweeyn beey utalisa. Guusha ugu dambeeyn Somaliland beey raaci doontaa.
@AbiibColaad9 сағат бұрын
Frances Ethiopia Cidamada bada ayuu udhisay bada casna waa ladoonayaa amaankeda usugto ay xulo uwada nowdaan France iyo Ethiopia cidamadoodu
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kvКүн бұрын
2dii xaqdaro ku heshiiyaan xaqaa iska horkeena
@awaleahmed238722 сағат бұрын
Navy Ethiopian france ayaa sameysey bada somalia naga waxaa madaxweyne noo ah hasan shiikh dabaq kafikiraayo iyo dhul
@adansuleyman749513 сағат бұрын
Iga gaarsii
@BaasheAxmed-c8pКүн бұрын
Asc barow waxaan aniga ila tahay erdugan daacad kama aha arinta somalia waayo isagoo eegaya danahiisa ethopia runta wuu usheegi waayay markaa faransiiska ayaa ku guulaysanaya geeska afrika
Two countries different soomaliland and soomalia italiya two countries different countries
@omarshirwaКүн бұрын
FARANSIISKA WAXA LAGA SOO ERYAY WEST AFRICA MARKAA WAA TUUG RABA INUU EAST AFRICA HADA UU FADHATAYSTO UU MACDANO KA GURTO FRANCE WAA TUUGA AFRIKA BAABIISTAY
@EngdaauudAbiibКүн бұрын
Somalia italiya and soomaliland two countries different countries between borders afrika
@Alankiika19 сағат бұрын
Si wax loo qoro baro jahiil walbo ayaa jaajuus laga dhigtay
@HamiGul-s2qКүн бұрын
Tas waxa lagu nacay horfadhi media
@CabdiFatax-ud9mnКүн бұрын
Somaliya markiihoreba markay madaxda ladoorta waxay yimssdaan dalka oo ay dadkiisu ayna heshiis ahayn oo dawlad gobaleedyadu qaarkood ka awood badanyihiin dawlada ladoorto hadana ay jirto faragalin siyaasadeed aniga fikirkayga waxay ilatahay in layska dhaafo qabyaalada la,namidoobo waxaa layidhi ey iscuni waraabe iskama dhiciso
@salebanomar76Күн бұрын
XASSAN SH WAA IIBSADAY BADII SOMALIA 🇸🇴 XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROBOW TIKTOK KARATAY WAJIIS BASHIR SALAD XASSAN SH BURBURIYIHII SOMALIA 🇸🇴 XASSAN SH BILILIQO SUBXAANA LAAH
@Maher_somali18 сағат бұрын
ciidanka bada waxa ladhaho majiro Ethopia damaca waalida ah ee badeena ku rabto kheyraadkiisa waaye iyo kheyraadka dalka rabtaa in nagu qabsato dabaca waa sidaas ciidanka dalka rabta in ay ku qabsato
@MohammedBare-b3h12 сағат бұрын
France waa gumeystaha ugu xun reer galbeed siiba dhaqan xumo tuuginamo baahsan kheyraadka afrika.socdaakiisa geeska afrika waa halis kusoo wajahan somalia.marka somalia waa iney ka feegnaanto dhagarta geele iyo fransiiska.xaalada hada jabuuti lama aamini karo imaaraadkana ku dar..dhamaantood waxay kasoo horjeedaan danaha turkiya ka leedahay somaliya..
@Aminatt318286 сағат бұрын
Intuu hada jooguu ku waayayaa haduu isku dayo faransiisku in uu soomaaliya faraha ka soo galo
Waa geesi geesi dhaley. Hassan Sheikh dhiig Kar buu ku kiciye. Somaliland taariikhdii qarniga ayeey geshey. Guul Somaliland.
@BareHalanmude8 сағат бұрын
Madaxweyne xassan sheikh ku qus qaado faransiska iyo turkiga oo cadow ku ah jiritanka shacabka somaliyeed adiga masuliyadas qaadi doona wiixii laga dhaxlo mashruucii bada ad ku saxixdey hada wad ka noqon karta hadi kale ceebtada meshad ku qubeysan laheyd aya laga raba tii aqirana lama gaarin😂😂😂😂😂😂
@ahmedyaasiin395715 сағат бұрын
Geeska Africa halka muhiimada u yeeeshay waa Somaliland. Sidaadaraadeef Somaliland waxa miiska u saaran ictiraafkii. Somaliyana saaxada ayey ka baxaysaa!!. Taasina waa sababta Xasan gurguurte u waashay ee uu la raamatstay!!. Guul Somaliland.
@CabdullahiDheere-ik5ewКүн бұрын
Baroow somaliya turkiga wexey ku aamintay masiirkeeda siyasadeed iyo midkeeda dhuleed iyo badeed laakiin turkigu sidaan ugu lisnay nooguma hanbeeyn hadaan soomaali nahay waxaan ka mid ahaa dadki uduceeynayey inuu ordugaan doorashada turkiga ku guuleeysto alx kuma balansaneeyn inuu badeena itoobiya siiyo iyadoo weliba heeysata bad ey isticmasho oo anaga nooga dhow marka mafahmi la,nahay itoobiya ineey dooneeyso ineey badeena xoog ku qaadato ,? maya waan ognahaye maxaan ula heshiinay marka hadaanba ognahay ?
@omarshirwaКүн бұрын
SOMALIYA WAXA LAGA FAAIIDAYSANAYAA BURBURKA IYO KALA A QAYBSAAANTA HAYSATA MADAXDA XUKUKA HAYSATA OO TUUG AH,, AAN UMADA SOMALIDA IYO DALKABA BOOB LA DHEX JOOGA
@sour.candly7868Күн бұрын
Soomaaliya waa Wadan Dayacan Ninki u dhaartayna Marku Shisheeyaha arko Kaadiadaa shalab shalab leh waa kan Gacantii Abiy Shumis kala daalay marku arkay Baddina siiyay Dakad Itoobiya ma rabto ee Shacabkaa lagu aamusin ........Soomaaliya Alle Dadka, Diinta ,Badda iyo Beriga hanoo xafido...........🤲🤲🤲
@AliHassan-d1r9w13 сағат бұрын
Dowlada jaat ayaugudabeyay ookudabbeyay
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kvКүн бұрын
Somaliya kala maqan isku maqan oolugu maqnyahay
@Aminatt318286 сағат бұрын
Faransiis iyo itoobiya midna ma naqaano ee ha na dhaafaan awalba asaga soo riixayey hadsn banasnkuu u soo baxay iyo in uu is qarin waayo😂😂😂
@mrniceguy866323 сағат бұрын
DhAQTARKAAN DEDKA AAD KUWAASHEY YAA UQOONSADEY MAAHAN MIYAA KII 12 KU N NAGA QAATEY OO MARKII DENBE HINDIYA LA.AADNEY BUKAANKII SADEX BIL KADIB UMADA BEENTA KADAAH
@wasiirahmed888017 сағат бұрын
An Sifiican baad u fallaysay oodhinc walba aad ka eegtay waxay illa tahay faransiiska iyo Turkiga loola culus baa ka dhexeeya markaa Jabuiti buu dhaqa ajinayaa swaayo xassan shiikh Jabuiti kalana tashan qorshaa bada wayo soalia ayey lasaftay Jabuiti danteedun waa in Zaylac deked la keen Faransiis kun shidaal buu ku shubayaa si arinta turkiga uu wax u yeelo oo Itobiya ugu adkeeysto Xeebba somaliland gaar ahaan zaylac raadkii Turkiga ayuu faransisku burburi wayo Suuriya ayuu turkigu kaga guuleeystay
@Aminatt318286 сағат бұрын
Haduu horumarka socda uu ka qeybqaadanayo oo uu soomaaliya maslgashsnayi waa ok laakiin qarbudad haduu isku dayo wuu ku qasaaridoonaa😂😂
@OsmanheldiOsmanКүн бұрын
Wa 2500 armees francaises
@HamiGul-s2qКүн бұрын
Ama ku difaca farmajo
@HamiGul-s2qКүн бұрын
Abi axned wuxu yiri waxan dowlada somalia e umadaxwetnaha kayahay m.c.lahu farmajo waxan ku heshinay in an4dekadod malgashano isla sanad kas mudo yar kadib waxa yimid adisababa macron wuxuna cadeyey inu ithopia utababaray ila3000.cidamada bada hadan u uso dhamaday tababarkodi una dhamaystiray dhaman agabka kala duwan e ay u ahnayen
@Heimatar18 сағат бұрын
Faransiiska bartamaha iyo galbeedka afrika ayuu ku soo jabay teeda kale maariibta ciida uu australia u dhisi jiray mareekanka aya deeq ku siiyay australia ciiilla uu u qawo mareekanka meesha ayuu kaso jeedaa.ee yaa lis wareerinin early bird gets the worm fursadaa wee dhaaftay faransiiska😂😂😂
@MohamedAhmed-k1f7mКүн бұрын
Turkey iyo faransiiska maba nagu dartami karaan,somali waa qeyb turkey ka mid ah marka faransiiska loo fiiriyo
Somalidu wararka waxa ay uyaqanan wararka dadka naxdingaliya basa lakiin warar dadka somaliyeed dhiirigalinkara aqon umalah yyyyyyyyab
@Mahamoud-o3k14 сағат бұрын
Urdugana
@HamiGul-s2qКүн бұрын
Asc barroow runta kasheg tarikhda.ithopia malgashiga dbworld eber bera wa ka horeysey farmajo lakin xiligi farmajo abi axmad socdalkisi uku tagey mogadisho islamalinti marku adisababa tagey watu shir jaraid uku shegay in dawlada m.farmajo usiyey amaba ku heshiyen malgashi 4dakadod
@DaahirCilmi-t1zКүн бұрын
Soomaaliland is not Somaaliya
@sidrasirad947522 сағат бұрын
faransis iyo ingriis iyo maraykan intuba waxay doonayan inay somaliland citirafan cumargele ayaan u yedhay faransiska marku maqlay somaliland bay citirfayan hase ahaatee kuwasi africa wayba la hadheen umana baahnin somaliana way walatay dhulkeedii ibisay hadana wa la qaybsan doona waayo awelba may ahayn dowlad jirtee vitirafki somaliland bay ku shaqysan jirtay
@jijaluup787323 сағат бұрын
Francis ku waa gumeystaha wadamada europe ama yurub wa cunsurka uguxun nolol uma ogola ruuxa madow ogaday no no no no 🤣🤣🤣 waxay washamba af dhurwa ayey galen somaliya yusan lugta so dhigin dinta ayeyad u fafiyan asago shaqalo ahan ku joga wadamada muslinka hadana dintey fafinayan muslinka ad iyo ad ayey u necebyihin no no guumeystayasha dhig yacabka ah no no no france, ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@ismaciilcabdillahiyuusuf265019 сағат бұрын
Sxbyaal kadib fitnadiii colaadeed iyo munaafaqadii dhagaraysnayd ee isir'nacaybka iyo cadaawadda xanbaarsanayd ee sannadkii hore reer somaliland Amnigoodii iyo tacabkoodiiba lagula kacay siibaa dagaalladii xaasidnimo ee magaalada laascaanood laga fuliyay iyo soomaaliwayn oon dhamaanteed dhagartaa u Kala hadhin awgeed shir ay labeenta iyo wax garadka reer somaliland isugu yimaadeen oo ka dhacay meel qarsoodiya dalkooda gudihiisa - go'aamadii ka soo baxay shirkaa iyo siday ku ballan qaadeen reer somaliland muddo gaaban gudeheed- durtaba afkay dhulka u galiyeen cadawgoodii, sida muuqatana way ka takhaluseen oo xeelado ay adeegsadeenba - Cid kastooy godobtii laga galay ku tuhmayeen iyo Cid kastoo weerakii loo gaystay gacan ku yeelatay iyo Cid kastoo cadaawaddii loo muujiyay ka qayb qaadatayba- qoomamo jiifkii looga caagay iyo fartoo dhexda laga qaniinaa falkii laascaanood laga gaystay laga soo hooyay macaashkii,, xaqiiqatanna soomaali inteeda dhoohan mooyee inteeda kalee indhaheedu furan yihiin way garan kartaa waanay dareemi kartaa meesha laga raacay iyo shirkaa dhacay maalmo dabadeedba qacda xanuunka badan iyo qaylada Aan dhamaadka lahayn ee soomaali min gees ka gees isku maalin qudha ka yeedhay iyo rajo beelka masiibada xanbaarsan iyo mustaqbalka madoow ee jirtaankeediiba ku habsaday. Isku soo wada duuboo allahayoow maxaan ka digay diifta caawa saaran guudkeeda, isku soo wada duuboo ninkii hadimo taliyoow adigaa u halisee- Soomaaliyeeeey wax ku qaad'oo please- waa la eeday mooyee wixii dhacay--bal maxaad ka dheefteen xaqdarradii iyo dulmigii Ay soomaali gabigeed sheekh iyo shariifba dhinaca wada saartee- xataa wax ka garaaba lagaa waayay iyo dhibkaad u gaysateen iyo dhaawacaad ku wadeen kalidood', gawracaa ku guud sudhan soomaaliyeed adigaa isku gaystoo warankaad ganteenbaa guudka kaaga yimid oo kugu soo gadoomee-kumay toogan gaaladu, culayskaad ka dhaxashiyo gabalkoo dam kuu yidhi- guul daradii ka timid oo gadaanka kuu sudhani dhaawac la gaystay weeyoo waa waxaad ka guratee- rabbi kugu gadaanay iyo nabsi ma kuula soo galay ?? wbtawfiiq
@HamiGul-s2qКүн бұрын
Wy marka barrow uga war waregeysa.tarikhdas inad runta kashegtid waxad qaybka tahay kuwa ku dagalamaya mediaha