Astaamaha Lamaanaha Dhabta Ah & Guur Wacani, Warda A. Roble & Mahad J. Koranto

  Рет қаралды 28,360

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 263
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 жыл бұрын
Mahad & Warda KZbin channel koodu waakan! kzbin.info Please subscribe. Waa laba qof oo aad wax badan ka korodsan kartaan!
@somaliasomalibaleh9718
@somaliasomalibaleh9718 3 жыл бұрын
Masha allah Fatiha wan usaray masha allah waa gabar nasib badan waligeydna an dhib iyo walal an dareneyn marka ninkeedu sas aminsantahay una garab tagan yahay maxa sas udiday nimanka somali badankoda
@tusmoahmed2986
@tusmoahmed2986 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 3 жыл бұрын
Alla maxaa Gabar wax labaray oo hal abuurleh Nin nucaas ugacan gashay Kadibna Labadaran midooro kudhacday Dee iney isga tagnto oo wixii aydhashay latagto iyo iney Farxad la aan nolosheeda kudhameysato Ciiloow weey Maxaa dad badan iso sawirmay Plz and please wacyigalin beey gabdhaheenu ubahan yihiin Ilahey uma abuurin Bis iney nin farxad galiysan Aduunkaan waa gaban yahay farxad iyo shaqo iyo jaceel inlawada wadaago ku wacayahay Qofku qof kuu guursanayo hadii usan intaas ka heleen Haba ka maqnaado Guurku walahi👆🏼
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Fathia adaa nagu filan sxb hadaa dad iiyo qisooyin noo keentana mahadsanid
@ayaanabdi4504
@ayaanabdi4504 3 жыл бұрын
"2 dii is baratee sidiinaa Boramey ku kulantaa..."❤ maashaa Allah Alle haysku kiin barakeeyo
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 3 жыл бұрын
Siday u dhowrayso iyo siday hadalkisa u dhagaysanayo waxa muiqato inay agtisa xasilooni ku dareemayso , nin ku dareensinaya inaad queen tahay un wlhi ninkaga noqon kara , ilaahow noo badi noocisa mahad jama koronto , and farxiya aad bad u mahadsantahay quruxey💜
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
18:36 😭😍 The way he looks at her Masha'Allah Ninkaani waa nin nool dhabtii , Warda shes very lucky , Eebe haysku daayo❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 жыл бұрын
Masha Allah! He is a very unique Somali
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Indeed Fathiyaay😭❤
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 3 жыл бұрын
Fatxiyaay huuno ninwalba jeexa feedhiisa wuu heesta waa mida u qabo, Balse ninka ayaan dareemin, Balse kolka u dareemo, waa sida wiilkaan o kale, maasha allah.
@QISOOYIN353
@QISOOYIN353 3 жыл бұрын
Masha allah waa runtaa walaal
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 3 жыл бұрын
Waaaw jacylku quruxbadanaa thank you fathia waxaad noosoo heshay laba qofoo qiimo badan mansha allh. allahaku Sharfo wlo
@munanaasir3480
@munanaasir3480 3 жыл бұрын
Maasha Allah! Wlhi wiilkan aad ban uga helaa warda waa gabadh nasiib badan ilaahay ha xifdiyo lamaanahan quruxda badan qoysaska somaliyeedna kuwii ku dayda ee wax ka faa'ida haka dhigo
@blackmancalledsamm2860
@blackmancalledsamm2860 3 жыл бұрын
Maasha allah naftu wey ku faraxdaa markaad aragto laba qof oo lamaanahan oo kale farxad ku waara abid aduun san..aakhirana janada ku kulma...farxiya thank you very much
@nimcoabuukar9521
@nimcoabuukar9521 3 жыл бұрын
Mashallah allaha idiin barakeeyo 😍 Nolosha dhabtaa wataa Waxaa sugaba wa jeexeeyga midig Kumeey alla kumeeye ❤
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 3 жыл бұрын
Waxaa wiilka iskaga mid nahay Waa dhanka badqabka. Qofaad maskaxda kaga ciyaartay, Sidee ku ak seexan kartaa. Salaan gobeed ina cabsiyaay
@hanadguled9573
@hanadguled9573 3 жыл бұрын
Naag camal ayaad uhadleysaa, raga hormone estrogen ka ku badan yihiin ayaa saa uhadlaa,
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
@@hanadguled9573 way ka ragsan yahiin adiga wll.
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 3 жыл бұрын
@@M73ss Mahadsanid huuno
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@hanadguled9573 Aamus laxyohow caqligaa kugu yare! nin rageed xiniinyo lihi waaka xaqdhowra dumarka ee og iney hooyadii iyo walashii oo kale wada yihiin.
@hanadguled9573
@hanadguled9573 3 жыл бұрын
Faiza Mohomed qof ceytamaysa ayaa tahay marka koobaad, second waxaa la xaq dhowro qofkasta oo xaq dhowr mudan, ama nin ha noqdoo ama naag ama ciyaal sabab dumar oo Shan loo xaq dhowro garan mayo, adiga iyo naagaha lamidka ah tahay, dhilooyin ayaa tahiin wax xaq dhowr ah malihidin
@9876fox
@9876fox 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan Waa lamane qurux badan oo faxadi ka muuqato waanu idin duceynay waligiin sida uwada jira oo quruxdaa iyo farxada allah haydiin siyaadiyo🥰
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 3 жыл бұрын
Ma sha Allah. Horta congratulations my lovely young couple. The wisest formulation of marriage and partnership I’ve ever heard being formulated eloquently is what Mahad said 8:31 secs into the story.
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Mansha Allah aad ayan ugu farxa runti Qoysaska Somaliyeed ee Quruxda badan Mabruuk
@mohamedabdishakurmohamed8905
@mohamedabdishakurmohamed8905 3 жыл бұрын
Masha allah wa barnaamij aad u qurux badan, lamanahaa isku faraxsan alle ha isu barakeeyo waxaan leeyahay wada joogoo wada jira farxad waarta baan idiin rajaynaya. @fathia absie walal barnaamijyada noocaas ah inoosoo badi, wax badan ayanu ka faaiidaynaaye
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 3 жыл бұрын
Beautiful masha Allah do more stories like this example of real men and relationships we need more positive examples like this thanks
@ayanosman3822
@ayanosman3822 3 жыл бұрын
Mashaa alaah
@ayanosman3822
@ayanosman3822 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@hanadguled9573
@hanadguled9573 3 жыл бұрын
On top of that we need to positive examples like a man with his two wives or three wives.
@hodonawil2591
@hodonawil2591 3 жыл бұрын
Masha alllah. Hbo qaaaaali fthiya absiiye iyo qoyskaa qurxda badanba waan salaamayaa saln sre 💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@misspamba1
@misspamba1 3 жыл бұрын
Wau this is so inspiring 🥰🥰🥰🥰🥰 may Allah keep this couple, bless them with a bounty of love kids and lots of laughters
@Hannilacky
@Hannilacky 2 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🤗 masha allah waan idinku farxay faraxad iyo wanaag kuwara alle ha isku kiin barakeeyo.
@zainabibrahim6308
@zainabibrahim6308 Жыл бұрын
When I see a married couple who they are very happy with together I feel soo happy in deep my heart.. May Allah bless you guys
@nafisojama1547
@nafisojama1547 3 жыл бұрын
Masha Allah wllkey mahad iyo wardo sagal isku wara abdi farxiyo absiye noolow adna inta nolol jirti
@azlubsanismail6691
@azlubsanismail6691 3 жыл бұрын
Mnsha allh lamane qurux badan allaha isku barakeyo wlshy warda iyo saygeda mahad illahy lamaneyasha kuwo isku calol fayow oo isku kalson ha inoga dhigo intena sigle ka ahna halkaa cilmi baa uga kordhay iyo dhiiri galin kolay nolosha guurku farxad iyo kala raali ahan kama maarante illahy khryka ha ina wafajiyo
@cashodahir2195
@cashodahir2195 3 жыл бұрын
Masha allah jeclka waa farxad markaa hesho qof kuladareemayo marna waaqaraar markaa kaligaa ku noqoto illahay ha is ku kiin barakeeyo walalayaal
@nasragulled2811
@nasragulled2811 10 ай бұрын
Asc qofkastaa Qofkii u qoran qacda hore ayuu jecladaa
@safiahassan2950
@safiahassan2950 3 жыл бұрын
Maasha allah aad ayaan ula dhacay lamaanaha da,da yar waxaan leeyahay isku waara abid jacaylkiinuna waligii hajiro❤️ gabadha heesta ay u qaadi jirtay jacaylkeeda 20sano ayay dib iigu celisay maasha allah mar kale I love it
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 3 жыл бұрын
Xukuumada mahad iyo warda allha barakeeyo
@omaregal164
@omaregal164 3 жыл бұрын
Very beautiful family Mahad iyo warda Allah idinka dhigo kuwii Somali anfaca aay wanaag uga dayato, awlaad baari ahna ale idinsii aamin aamin
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 3 жыл бұрын
mansha Allah way isdhamaytireen Alle haydin xafido❤❤❤
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 3 жыл бұрын
Mashallah barnamij qurux badan lammane qurux badan ruunti ku dayaasho mudan mashallah 🤩 raga somaliyeed haku daydeen willkan mashallah
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
mansha allah tabarak allarxmaan inaabtidey qali warda axmed rooble iyo seedigey wada noolado farxad ku waara
@hoodoxassan7968
@hoodoxassan7968 3 жыл бұрын
Mashallh allh ha barakeeyo hbo lamanhan,hbo farxiyo
@waynakaa2156
@waynakaa2156 2 жыл бұрын
Mashlah allahuma bareek
@umalkhairMohamoud
@umalkhairMohamoud 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah Alle ha barakeeyo family qurux badan😍😘❤ one in million ❤
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Masha allaah aadbaan ooga helay sheekadaan lamanahaan Allaha dhowro allaaha xaffido. Waan salaamayaa Fathiya waad mahadsantahay noo soo badi barnaamijdaan oo kale thank you 🙏🏽 sister 👍
@umukhadromohamed2145
@umukhadromohamed2145 3 жыл бұрын
Mansha allah ilahay haysu kiin barakeyo 😍
@ayeeyojecel3811
@ayeeyojecel3811 3 жыл бұрын
Maasha Allah walaahi qosol baan ku daawaday .ilaahay farxada ha idiin siyaadiyo walal. Fadxiyay walal barnaamij yadan oo kale noosoo badi.🥰
@daganadde412
@daganadde412 3 жыл бұрын
Mashallah lamaanahan waan ka Healy , iyaga oo dhagaysi ah ayaan codka ubax ka dhagaystay ilahay ha iskukiin barakeeyo.
@iqlaasgacal3922
@iqlaasgacal3922 3 жыл бұрын
Maasha allaah isha cadowga allaha idinka haayo walalyal dadka hada joogo jira ma jecla dadka isku faraxsan 🤗
@aminaa3363
@aminaa3363 3 жыл бұрын
Feel like there is some hope to find real love
@safiyoahmed2630
@safiyoahmed2630 3 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@deqasahal5480
@deqasahal5480 3 жыл бұрын
Mansha Allah! Baaraka Allahu fiikum! How beautiful!! I love them 😍
@ducaysanbintb5464
@ducaysanbintb5464 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah alle ha isku barakeeyo waa nin diinta yaqan oo ku dhaqmaya qofkas unba kaso bixi kara garan kara qiimaha dumarka.
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Allaylehe anigaa anoo usocda barbara boorame gaadhi uraacay aduun maxaa lasmayndee
@muniiroah6013
@muniiroah6013 3 жыл бұрын
Masha Allah Warda iyo Mahad lamaane qurux badan oo ku dayosho mudan baa tihiin. Illaahey lamaane idin ka oo kale ah hanoo badaiyo. siiba mahad oo kale nin Soomaaliyeed oo u fekera waa yar yahay. Masha Allaha tabarakallah. Cowl iyo ilba la.
@hodanmohamud1865
@hodanmohamud1865 3 жыл бұрын
Allah ha idin barakeeyo adinka oo kale Allaha soo badiyo sheydaan insigana iska ilaaliya
@SM-333
@SM-333 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahow isku barakee,waa labo qof oo la isku dookhay.Mansha Allah 🤩🤩
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 3 жыл бұрын
Mansha allaah qoys qurux badan weeye inantuna inan saxafiyada weye weliba hablaha ugu firfircon weye hore usocda alle farxada haydinku wado faxiya cabsiiye noso badi kaftankas okale🙏🙏🙏🙏🙏
@qaliqurux8406
@qaliqurux8406 3 жыл бұрын
Masha allh wan ka helay lamanaaha rabi haa idin xafido
@aminazahrahussein3178
@aminazahrahussein3178 3 жыл бұрын
Masha allah family quruxbadn alle haysku barakeeyo farxadana how siyadiyo. Waxaad umada kale u tihiin dhiiri galiyayaal xoog leh ❤️❤️❤️
@sofiaa885
@sofiaa885 3 жыл бұрын
The first normal Somali couples 💕❤️🦋💕🌟🙏..
@leylafittness24hirsi60
@leylafittness24hirsi60 3 жыл бұрын
Masha allah waan ka helay wareysigan lamaanahan runta ayuu ka hadlay ❤️❤️❤️
@freeab7685
@freeab7685 3 жыл бұрын
Mansha allah. Farhiya. Keep going sister queen 👑❣️❣️❣️👑👑👑❤️❤️
@ikranawale5450
@ikranawale5450 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah family quruxbad ilahay hadin barakeeyo aamiin yaa allaah farxiyo quruxay nosobadi qali ilahay haku xafide
@aminahirsi6177
@aminahirsi6177 3 жыл бұрын
Ascw walalo aad baan kudhegeysta manshallah fathiyay gurku masahlana samir badan buu ubahanyahay reerkan aad bey uqurux badayihin manshallah we Love yours
@mohamedaltes3763
@mohamedaltes3763 3 жыл бұрын
What a beautiful couple and story! God bless you all guys.
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 3 жыл бұрын
Habo fadxiya obseye alle haku barakeyo💝💖💝💘💘
@munamqalib9304
@munamqalib9304 3 жыл бұрын
Masha Allah Warda iyo Mahad Guurkiina ha waaro intaa aduunka joogtaan iyo aakhiroba
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 3 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay sidaa ha idiinku wado isku agduqooba ubad qayr qabana ALAHA IDIN KALA SIIYO
@quen_taliso19
@quen_taliso19 3 жыл бұрын
Lamaane qurux badan❤isku waara walaalayaal 😍 mahadsanid fathia😍
@qadanyar5557
@qadanyar5557 3 жыл бұрын
Mashalah qoyskaygii nolasha inta idinhadhay faraxad ku dhamysta warda and mahad ❣❣❣❣
@fartuunsheikh7134
@fartuunsheikh7134 3 жыл бұрын
Masha allah Mahad walaala allah ku xifdiyo,Alle ha noo kaa Baadiyo.warda Abaayo macaanto allah isku siina waariyo masha allah
@nimaahmed3477
@nimaahmed3477 3 жыл бұрын
Masha allah isku waara oo ubad khayr qaba allah aa idin siiyo. I love you
@nasracarab680
@nasracarab680 3 жыл бұрын
Mansha allh wlhi best story weeyaan aadban ujeclahay lamaanayaasha is jecel alle haysu daayo
@kimkiz5207
@kimkiz5207 3 жыл бұрын
MashaAllah perfect couple☺️☺️☺️☺️☺️ Alhuma barik 😭🥺🥺🥰🥰🥰🥰🧚‍♀️🧚‍♀️👫🖤👸🏽
@kimkiz5207
@kimkiz5207 3 жыл бұрын
Fathia absei legend 🌼🌼🌼🧚‍♀️🧚‍♀️☺️☺️
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah mahad iyo warda guul iyo guri wacan ubad khayr qawa 💝💝💖💖💖
@waynakaa2156
@waynakaa2156 2 жыл бұрын
Astaamaha lamanaha dhabta 1.iyaga sxb ah wlhi waa inu sxb/sxbad dhaba isku aahatan aydaan waxba kala baqan wax walba kawada tashata 2.daacad isku ahatan 3.jacayl badan isasiiya iyo inaad wax isku hurtan wakhti,lacag,inaad is ilaashatan iyo ogaata in hadi aad wax ubahato garab joogsi Maal iyo muruqba aanu qofba dhankisa wxba laharin 4. WAA MUHIIM hadaad isku dhacdaan yacni dagaalyaro ad ka heshinaysin qofba ha usheegin,walasha,wllka, ama sxbada ku dhaw dadba ku waydin wala isku dhici karaa dheh lkn waxd isku dagaashen qofba ha uga sheekayn(Hadaanay ahayn dhibaato ama dagaal wayno oo kii lagu kala tegi laha)waayo wx sheegsheegu (negativeyada jacaylkinu qabojinaya)
@Qofnaba.
@Qofnaba. 3 жыл бұрын
Mancha allah lamane qurux badan weji allah haysku barakeyo aad ban uga helay 🌹💐❤️🙏
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 3 жыл бұрын
Masha Allaah ❤❤❤
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 3 жыл бұрын
Beautiful 😍 😘 😍 😘 😍 😘 😍 😘 😍 😘 family 👪 ♥ ❤ 💕 allaah idin barakeeyo
@amaalcumarcolad5941
@amaalcumarcolad5941 3 жыл бұрын
Mansha Allaha ilahay haydin xiftiyo mansha Allaha hanbalyo hanbalyo lenahay familyga qurux badan
@ayanali9609
@ayanali9609 3 жыл бұрын
manshalah garigaad raacayso is la hubi inaad is ku meel usocotaan.waa very good experience. woow fuul cashar..intii caqli usaaxiiba..fathia jacayl baa inoo soo gudbisay.halaga faaiidaysto.dumarow.
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Asc fathia waa lamaane dhalinyaro ah oo faraxsan Illaahay hana gaarsiiyo Koton jirkooda bal inay wadajoogaan oo aanu aragno iyagoo sidaas u faraxsan Maasha Allah hadii rabi idmo midakale indho deero bal soo sheega xayawaanka ka indho qurxoon Deero?
@almakassim3410
@almakassim3410 3 жыл бұрын
Wow first person fathia absie big fan ❣
@ikranabdirizak365
@ikranabdirizak365 3 жыл бұрын
Very beautiful manshlh
@shamisdaahir990
@shamisdaahir990 3 жыл бұрын
Masha allah reer qurux badan alle ha idin xafido🥰
@fihiimamaden5600
@fihiimamaden5600 3 жыл бұрын
Farhia absei walhi waxaa tahay lama helan waxan kuleeyahy qurux iyo qofnimaba wad leedahy waxan illahay kuu waydiinaya qofkaagii kuu qalmi lahaa inuu kugu arsaqo always i will pray for you ❤
@faizagelleh5139
@faizagelleh5139 3 жыл бұрын
What a beautiful couple masha’allah.
@hindaabokor8729
@hindaabokor8729 3 жыл бұрын
subxaanallah ogow 4 ilaahbaa baneeye haku ciyaarina
@qureeshabdi4409
@qureeshabdi4409 3 жыл бұрын
Thanks gacalo farthia ❤❤❤❤❤❤ lamaanaha masha allaah wada nolaada waligiin
@ifrahahmed3142
@ifrahahmed3142 3 жыл бұрын
Qof aad washay sidee aad u ag seexan karta
@shushuu7912
@shushuu7912 3 жыл бұрын
Waa suaal aad macquul ah kalsoonida noloshaa lumaysa
@hilaalhassan833
@hilaalhassan833 3 жыл бұрын
Mashallh wa lamane kuguulestey hadefkidii waxd mudentihiin kudasho wilkana Ragu hakudeydaan argtiwanaagisa adna wllo haghgii aya noqdey qof argti dhee mashalh👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🥰🥰🥰
@sihammohamud493
@sihammohamud493 3 жыл бұрын
Mashallah allow isku kiin daa🥰🥰🥰waa noo farxad inanu aragno lamane nocan oo kale ah🤗taloyinkoduna mashallah inaba cadi maha🤗
@deeqsancabdi2153
@deeqsancabdi2153 3 жыл бұрын
Mansha allah taparakraxman illahey ha isku barakeyo
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 3 жыл бұрын
Waa inaan mar kle daawadaa wax badan ayaa laga faaiidayaa lamaanahan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah.
@nasriabdiwali9089
@nasriabdiwali9089 3 жыл бұрын
Masha Allah
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Illaahay Ha Isku Keen barakeeyo 🤲🤲🤲🌹💯🥰✌️🌹
@mankadeeqa1596
@mankadeeqa1596 3 жыл бұрын
Oh so cutie couple ❤️ allaw isku barakee
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 3 жыл бұрын
FATHIA ABSIE MAHADSANID WLL SIDA AAD DADKA AQOOnta leh usoo casuuntid eed wakhtiga ku bixisay
@aishajama8088
@aishajama8088 3 жыл бұрын
Maasha allaah guulaysta Allaah ha idin xafido
@jamalmo3121
@jamalmo3121 3 жыл бұрын
Masha allah adinka na allah idin barakeeyo
@wacanabdi488
@wacanabdi488 3 жыл бұрын
Mashallah lammaanaha la sheegaa waaba Warda iyo Mahad alle ha isku barakeeyo
@hafsamohamed6843
@hafsamohamed6843 3 жыл бұрын
Mansha allh rabbi ha idin barakeeyoh
@hoodomo7789
@hoodomo7789 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah alle ha isku kiin barkeeyo
@niciimoibraahimmaxamed9366
@niciimoibraahimmaxamed9366 3 жыл бұрын
wlhy waan ka hely cuoples rabi hydin barakeyo
@abdi73-w5l
@abdi73-w5l 3 жыл бұрын
I enjoy this video
@abdi73-w5l
@abdi73-w5l 3 жыл бұрын
Halkaa ku celi love that
@indhadeeqaadam8444
@indhadeeqaadam8444 3 жыл бұрын
masha alllah ilahayow mahad ookale badi
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful couples 👌🏻👌🏻👏🏼👏🏼👏🏼
@moslinomahdi4634
@moslinomahdi4634 3 жыл бұрын
Ruuxa wanaagsan weligiiba wuxuu ka sheekeeyaa wanaagga NOOLOW WALAASHEY
@alijamal8888
@alijamal8888 3 жыл бұрын
Thank you for the Good role model Beautiful couple isku waara.
@aaminamohamedducaale9748
@aaminamohamedducaale9748 3 жыл бұрын
Mnsha allh Baeutifull couple Mahad iyo Warda rabi haydin barakeeyo
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 жыл бұрын
Mahad caadi maha 👍👍👍✅👏👏👏
@hamdi3237
@hamdi3237 3 жыл бұрын
Mansha'allh mahad jamc koronto wan kugu faanayna hada rer mudugnhy wada jiro wada qosla inta noloshina idinka dhimin adga iyo warda... Gabdho doorashada qof kaad nolosha wadagysan aad iskga hubiya.
Dhisidda Kalsoonida Qoyska
31:49
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 47 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 9 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Marqaati Wax Walba Fashilay Oo Sawirka Foolow Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:33
SUBAXAANA LAAH NIN NAAGTIISII LOO DABA MARAY PRT 1
11:52
BISLE IYO ZALMA
Рет қаралды 1,1 М.
Mucjisadii Bullaxar. Ka baro habka kebaabka looga sameeyo Kaluun
17:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 53 М.
Lamaanaha Jacaylka - The Love Couple
11:04
Dalsoor
Рет қаралды 483 М.
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 248 М.
Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya?
30:38
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 48 М.
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН