Saaxiibtinimada runta ah ee laguu sheegayaa wataa. That's what friends are for. Mucjiso. Majic.

  Рет қаралды 30,616

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @mahadabduleturbashaash
That's what friends are for.
Wadaagayaal micnuhu xaflada maaha, ee waa qiimaha iyo qaaliga aad u muujinayso saaxiibtinimadiisa. Waxaan waligeey xasuusnaan doonaa wanaagiina , naxariistiina iyo haybada aan isku wada hayno.
Dhamaantiin waad wada mahadsantihiin.
Daawada oo dhamaysta videogan , waxaad ka baran doontaan walaalnimada iyo farxada saaxiibtinimada.
Dhamayso oo la wadaag saaxiibadaa.
Keep smiling, keep shining.

Пікірлер: 209
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 жыл бұрын
That's what friends are for. Wadaagayaal micnuhu xaflada maaha, ee waa qiimaha iyo qaaliga aad u muujinayso saaxiibtinimadiisa. Waxaan waligeey xasuusnaan doonaa wanaagiina , naxariistiina iyo haybada aan isku wada hayno. Dhamaantiin waad wada mahadsantihiin. Daawada oo dhamaysta videogan , waxaad ka baran doontaan walaalnimada iyo farxada saaxiibtinimada. Dhamayso oo la wadaag saaxiibadaa. Keep smiling, keep shining.
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Happy brithday Mr mahad Abdule🎂🍦
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Sideen saxiib wacan oo Mahad oo kale ah ku helaa??
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 3 жыл бұрын
Oh hooyo qaali Allow noo barakee hooyooyinkeen.
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
Wll qof qaali ayad tahay oo role model ah lkn dumarka anigu wn diiday dhaqan somali nimda iyo diinta uu dhow ma aha
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Mahad, xafidaka Allah walaal. Dar Allah ayaan kuu jecelnahay. Allah macaka. Your sister from Columbus, Ohio USA 🇺🇸
@meyzarcadaani5907
@meyzarcadaani5907 3 жыл бұрын
Baba mahad ad ban kugu hampalyeynaa Cimridher Cafimad iyo Ciwado Suban Alle haku siyo waxaa tahay qof ku dayasho mudan aniga Halkan ayan ka bartay Wana ogaa intahay qof qimo bulshada Kuleh wayo qofka marki ad si fcn u egto Wad oganeysaa qimihisa Wlhi 1 mid ayan aniga kugu jclhy Tasna wa qabyalada aya iska ilalisa Waligaa Guleso Wax tar badledahay iyo Han fican Aniga ahan wan kugu daydaa Baba Mar kale hampalyo ayan ku leyahay The best father in the world MASHA ALLAH
@universeboy6304
@universeboy6304 3 жыл бұрын
This guy is amazing. I can see your good personality. Happy birthday brother
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 жыл бұрын
I appreciate that!
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 жыл бұрын
Hambalyo 60 jir waaa wiil dhalinyaro ah inuu intaa gaadhay ma moodid masha allah alle haku daayo wllo aaamiin
@jamacabdi6630
@jamacabdi6630 3 жыл бұрын
Saas baa fiican.. somalidu markuu qofku noolyahay wax fiican kamasheegaan markuu dhinto ayeey amaanan. Mnsha Allah congrats bro
@barafbaraf983
@barafbaraf983 3 жыл бұрын
M.A runti gabadha ben ma shegin mahad waa nin aad fican qalbi fican aqoon uma lihi lakin muqalo ayan ka dawaday horey u soco bro
@anabelmi2342
@anabelmi2342 3 жыл бұрын
Somaalida marka qofku dhinto bey amaan kala duldhacaan balse saxiibadaan waa ka duwan yihiin somaalida masha allaah qofka intuu noolyahay ayuu amaan iyo bogaadin u baahan yahay waa u dhihi halin
@abdifarahidris7408
@abdifarahidris7408 3 жыл бұрын
MAsha Allah dhalasho wanagsan sxb qaliya mahad cabdulle
@AFROMAN2025
@AFROMAN2025 Жыл бұрын
Watching in 2023. I'm glad to learn Mahad off the air. Very humble and respectful human being. I'm looking forward to meeting you soon in Hargeisa. From Toronto, Canada.
@RaadMedia
@RaadMedia 3 жыл бұрын
Cimrigaada Allaha kuu barakeeyo wadaage. Dadku waa marqaatiyaasha Ilaahay ee dhulka ku sugan, intaas oo qof oo wanaag kaaga marqaati kacday waxay caddeyneysaa in aad tahay qof wanaagsan oo wanaag la jecel dadkiisa. Guuleyso.
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 Жыл бұрын
Asc my brother mohad abdulle.we wish you to have happy Life. Ilhayo ku sii cimri barakeesa cafiis iyo cafimaad. Congratulations.
@wadaayful
@wadaayful 2 жыл бұрын
Maasha Allah alfa mabruuk cimri dheer iyo caafimaad Allahuma aamiin
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 3 жыл бұрын
In Intaas Oo Qof Wanaag Kuu Qiraan Waa Qiime Aad U Sareeya Allah Kuwa Umada Ugu Waxtarka Badan Ayuu Jecel Yahay Farxad Ku Waar Mahad Abdule Inaan Maalin Kulano Waan Rajeynayaa Insha allah Dhalasho Wacan Mahad
@abdulahiabdulahi8565
@abdulahiabdulahi8565 3 жыл бұрын
Video ma dhamaysan because I got extremely emotional and I 😭. we don't know each other well but you’re my brother and I'm big fan of you as well (Wadaage I'm from New Zealand) I would like to keep in touch with you. May I have your contact please?
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 жыл бұрын
Mashalah Abdulahi Kia ora Reer NZ Waa Dad Qalbi Fican Waa My Second Home Qoraalkaga ayaa isoo Jiitay Walaal Guulayso
@salahliif7413
@salahliif7413 3 жыл бұрын
Waxaan salaamayaa maxamuud cadami oo aan kutaageero wadaniyada iyo somalia jacelka aqoona umalihi doodahiisaan daawaday waa dhalinta aan qabiilko dilan turbashaash adiga walaal ha uqaadan xumaan sifiin kuuma daawan oo waxaan kaa shego waa igu danbi
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Mahad waa nin soomaali wanaagsan ah Mansha allah dadka wanagsan alloow noo badi aamiin ya rabbi.🐪maan deeq 💙💜🤍💖💘💝💝❣️💕💞💓💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 3 жыл бұрын
Masha Allah mahad waa soomaali dhab ah dalkiisa iyo dadkiisa jecel social media ku bartay wlhi waan jeclahay Allah haku jeclaado wallaalkay weli ma arag wax xumaan ah iyo dhibato ah oo aad facebook ga kusoo gudbisay aan ka ahayn wanaag iyo dad jacayl ❤❤❤❤❤
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 жыл бұрын
Waaw maasha allah walaalkey mahad hambalyo hambalyo atoore hindi ayaad u ekeet yaraantaadi allàh ku xifdiyo wadaage
@faadumomohamed7060
@faadumomohamed7060 3 жыл бұрын
Hambalyo masha allah whi inta ey sheegeen anigoon aqoon wll mahad hadana waan qayaasayaa inuu yahay wlkn soomaaliyeed illahey ha ku xafido . Aniga waxaan ku la socon jiray waayadii aad so galin jirtay dhanka cuntooyinka waliba si waalan cajib ah. Cimri dheer iyo cibasdo suban. Qof ku dayasho mudan .
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 жыл бұрын
Aamiin . Kuligeen walaal. Mahadsanid.
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 3 жыл бұрын
MashaAllah tabaarakallah aad baannigu hanbalyeynaya ilahy cinriga iyo caafimaadka haku barakeeyo sanado badan oo farxad leh ku la noolow qoyskaga 🙏🙏
@muktarseth8595
@muktarseth8595 2 жыл бұрын
Mansha Allah Allah ha idin xafido walaaloyaal somalia waaa dad wanaagsan
@salahliif7413
@salahliif7413 3 жыл бұрын
Masha,allah wa arin aad loogu farxo guul iyo gobanimo aduunyada waanaageedu waa kaa akhirana alle ha idinkugu daro dhamaanteen
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Maanshallh tabarakallah hambalyo cimridheer iyo caafimaad
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@rodamoha208
@rodamoha208 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo wll sxb qaliya dab tahay qof qabyala iyo qudhin ana aqon Oo Dad koo dhan wad jecel ale haa ku jecla oo xafido cimar dhar iyo caficam qab alle haa ku siyo cimri iyo cafima qab
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 жыл бұрын
Hambalyo qof qaali a oo soomaalinimadu ku weeyn tahay cisi iyo sharaf ku noolow walaalo
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Mashallah adeero ilahay cimriga hakuu barkeeyo
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 3 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah Mahad anaguna waxan nahay xerta halkaan kabaratey ee aad na ku daawada kana jecel bartadan KZbin ka 😊👍❤ sanado badan gaar kuna gaar caafimaad iyo cibaado suban inshalah waliba aakhiro na janadii ban ku rajeynaya 😊❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 жыл бұрын
Mashalah Mahad Walaalkeey Social media ayaa Kaa Dawadaa Adiga iyo Walaalkeey Abdinasir ismail Waxaad Tihin Walaalo Aad u Qiima Badan oo Ku Dayasho Mudan Aad ayay u Mahadsanyihiin Walaaladaas Si Quruxda Badan Kugu Sameyay Xaflada Eyagana Waan Bogaadinayaa Waxaan Ku Leeyahay Happy birthday Cimri Dheer iyo Caafimaad iyo Cibaado Suuban Allaha Ku Siiyo Aamiin Waa Walaashaa Somaliyeed oo Kaga Soo Hambalyeynayso Great Britain 🇬🇧 Magalada Caasimada Labaad Ee Birmingham Jir oo Joog Walaal Big Respect 👑👑
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 Жыл бұрын
waxaan daawaday 36.22 aanan nuuxsan runtii dhawaan ayaan bartay mahad waana qof umadu wanaag u makhraati kacday guulayso walal labada daarood sanado badan jir oojoog kolay muuqalkan markii la duubay waxaa laga jooga 2 sano hadana caawa ay taarikhdu tahay 2. 1.2023 oo habenki labad ee sanadka cusuba in aadaawado wan ku faraxsanahay thnks walal
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Wauw mansh Allah Quurux bulshada somalyeed🎉🎉🎉
@asaldhalad4503
@asaldhalad4503 3 жыл бұрын
Mansha allaah mahad waan ku xidhnahay your page I give you🕋🕋🕋🇬🇧⚘⚘⚘🎁 🎂👑 ♥️♥️♥️ happy birthday
@MA7CC
@MA7CC 3 жыл бұрын
Gratulere med dagen Al Ustaad Mahad Abdulle💯
@Bahjaa1
@Bahjaa1 3 жыл бұрын
Masha Allah Mahad Alle haku xifdiyo dhalasho wacan Cimri dheer Caafimad Cibaado san Raxnanka haku siiyo🙏
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Maanshalaah akhlaaqdiisa wanaagsan ilaahay ha xiftiyo
@sakariyem3400
@sakariyem3400 3 жыл бұрын
Sxb dhaladho wacan jiroo joog jinkaa ula dheel sxb marlabaad hambaliyo🎂🎊🎉🎉🎈🧨
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 3 жыл бұрын
Masha allah qiimaha dadkeena qaaliga in la qiraa aad muhiim u tahay Alle haynoo xifdiyo Dadka ina jecel Dhalasho wanagsan Boqor mahad Abdulle
@zakariaenow3812
@zakariaenow3812 3 жыл бұрын
Hambalyo Sxb. Cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeynayaa.
@ayaanmohamud5510
@ayaanmohamud5510 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo Mahad sanadguuro wanaagsan cinridheer oo farxad leh
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 11 ай бұрын
Masha Allh waa run way ku muuqataa wanaagga Alle ragga asaga oo kle hanooga dhigo wllhi aniga isma naqaan lkn shashadda ayaan ka jeclahay wllkey wll waa nin somali sax ah oo gob ah Rabbi ha xifdiyo❤
@sarhaali7665
@sarhaali7665 3 жыл бұрын
Mashallaah tabaarakallaah ealigaa jiroo joog farxadna kunoolow cimrigaaga allaha barakeeyo aqlaaqda iyo sharafta kaa muqato allaah hakuu siyaadiyo aamiin .ogow waligaa dadkoodhan mahaystaan adigase Allaah baa kuu hibeeyey allahana kuu saaidiyo aamiin😍 anagana allaah hanasiiyo 🥰😍❤️noolow♥️🇸🇴
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Hambalyo dhalasho wacan cimri dheer iyo cibaado suuban. Waxaad tahay qof la, wada jecel yahay oo baari ah alle haku jeclado.🌹♥️♥️♥️🎂🇸🇴
@ismahanahmed5590
@ismahanahmed5590 3 жыл бұрын
Maansha alla ilaahy cimrigaaga hu kuu barajeeyo
@abdisalamhashi3051
@abdisalamhashi3051 3 жыл бұрын
A FRIEND IN NEED IS A FRIEND IN DEED. JOB WELL DONE 👍👍👍 ALLAH IDIN WADA BARAKEEYO DHAMAANTIINA.
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 3 жыл бұрын
Hambalyo walaal waad u qalanta Masha Allah 😍
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Maasha Allah Mahad Markale Waa Abdiaziiz from London markale Jir oo joog wax badan Ayaan daawaday barnaamijyadaada
@heeloflimsmedia
@heeloflimsmedia 3 жыл бұрын
Wow mnsha allah asxp isjecel alle ha idin daayo
@khadrakhalif.9316
@khadrakhalif.9316 3 жыл бұрын
M ansha Allaj Mahad waa reer magaal oo daad badan iyo dhuul badaan maaraay
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 жыл бұрын
Masha Allah illahay ha kaa raali naqdo waxaan ahay taageerayaasha Ku nasto barnaamijyaashaada maxaan u soo joogay waqtigaaga qaaliga ah ee aad nalawadaagtay waan kaaga mahad celinayaa. sanada badan oo caafimaad leh nooloow
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 3 жыл бұрын
Anagaa kuu qiraya in mahad yahay qof qalbi nadiifa ma arkin lakin waxan daawaday barnaamijyadiisa
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
Happy birthy too you Mahad 👍🌹👏👏
@hodancaday5496
@hodancaday5496 3 жыл бұрын
Maasha Allaah, Mahad waraabe duq ah dabada jiid, 🎆
@mohamedamin6875
@mohamedamin6875 3 жыл бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAPPY BIRTHDAY SANADKAN SANADKIISA CAAFIMAD IYO BARWAAQO KU GAADH ALLE HA KU XIFDIYO#
@najmamoalin2497
@najmamoalin2497 3 жыл бұрын
Gratulerer så mye med dagen Adeer mahad👑🎉💐 waxan jeclanlaha inan ahaanlaha dadka asxbta mid kamid ah😍 waxad isku darsatay qurux jentel nimo. Markan nuucado kale arko baan somali nimo kufanaa wlh👑🤩🤩
@mohamedabdi584
@mohamedabdi584 3 жыл бұрын
Masha allah happy birthday to you sanado badan jir o joog u deserve more and more aad baan ku salamaya all the way from hargeisa
@jamilomuhidin5423
@jamilomuhidin5423 3 жыл бұрын
Hamblyo Hamblyo sanadgurda🎉🎉🎉🎊🎊🎊💐
@deqaahamedahamed2692
@deqaahamedahamed2692 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakalaa keep going walkey mahad and his family 💐💐💐💐❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ibrahimmohamed7511
@ibrahimmohamed7511 3 жыл бұрын
Wow Amazing Birthday 🎂 Happy birthday Mahad cimri dheer iyo caafimaad
@lovemeifyoudare7778
@lovemeifyoudare7778 3 жыл бұрын
Masha Allah cimriga Allah ku barakeeyo 60 inaa iska sheeganeysid ee u egtahay aadanba jirin
@aliabdifatah6999
@aliabdifatah6999 3 жыл бұрын
Hambalyo cimri iyo caafimad ayan ku rajeynayaa
@simaandjiboutiq7474
@simaandjiboutiq7474 3 жыл бұрын
Mashallah happy birthday & I wish you many years with happiness from Calgary AB
@najaxaxmad8385
@najaxaxmad8385 3 жыл бұрын
Masha allaah wlhi saxib fcn bathy abti hormar wacan🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹💯🙏
@aniisamohamed7397
@aniisamohamed7397 3 жыл бұрын
Kpp xafad aad u fiican oo dadqiimaleh kayimaadeen baanahay oo xushmedeya saxibtinimada kasabolbolaare I miss.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 9 ай бұрын
❤❤❤ WAAN HINAASAY MARNA WAAN ILMERYAY RUNTII. MAHADSANID WALAAL
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Mashallah at 60 u look amaizing my brother, happy birthday bro
@faisabeeldeeqshuriye7906
@faisabeeldeeqshuriye7906 3 жыл бұрын
Maashalah horumar wacan 🎉
@KABAX21
@KABAX21 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah you are very nice person you deserve it 👏 ❤️
@saadaqabdi4924
@saadaqabdi4924 Жыл бұрын
Masha allah mahad cabdulle waa shaqsi aan aad ugu daydaydo haday noqon lahay xagga farxadda asxaab jacaylka qalbi furnaanta iyo hadal wanaaga qofkasta oo dareemaya daqiiqad waa shaqsi daawashadiisa uu ku dagayo ani ahaan waxaan uhaystay ilaa 45jir maaha allah nin da diisa 17 sano ka yar guulayso walaal mar uun inaan kula kulmo kulana farxo ayaan rajay waxaa iitahay qof aan ku daydo
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Mahadsanid.
@ayanmuse9676
@ayanmuse9676 3 жыл бұрын
Masha Allah happy birthday wllo, ilahay cimriga iyo cafimaadkaba ha ku siyaadiyo
@Caasha739
@Caasha739 3 жыл бұрын
Barakallah wall sanad guuro wacan sanado badan oo soo socda jir oo joog Aamiin Aamiin 🎂💐👏🏽
@zamiiira
@zamiiira 3 жыл бұрын
MashaAllah congratulations 🥳 wadaage Waa Sida tireee Keep smiling ❤️ May Allah Give you many more years to came InshaAllah ❤️❤️❤️
@zamzamosman8201
@zamzamosman8201 3 жыл бұрын
Kassa balbalaare aa isoo xasuusiseen
@zamzamosman8201
@zamzamosman8201 3 жыл бұрын
Iskool kassa balaare
@hodangarash7142
@hodangarash7142 3 жыл бұрын
Maashaa allaah walaahi waan ilmeeyey wanaaga.laguu qiray.waakaa.muuqdaa waxaan cannaalkaaga ku jecelahay hambalyo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah hanbalyo mahad sanado bdn cfmd kugar wax bdn dhelinyarada danbe nahay kafaidaysandonan
@mohmetttoronto2813
@mohmetttoronto2813 3 жыл бұрын
Hambalyo kun jeer Hmalyo Caqliga iyo Garshada iyo cimriga Allaha ku siyaadsho Hambalyo
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 Жыл бұрын
Mahad waxaa kaa soo salaamayaa Belgium 🇧🇪. Mahad aniga oo youtub ka barty ayaa ku taageeraa.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Hambalyo adeero aabo wanagsan
@monaabdy5066
@monaabdy5066 3 жыл бұрын
Mahad walaal sanguura wacan nabad iigu noolow
@bellaletyte1030
@bellaletyte1030 3 жыл бұрын
Mansha allah wan ku faraxsanaya reer Oslo ayan nahay xafladan quruxda badan
@nimoyusuf2588
@nimoyusuf2588 3 жыл бұрын
Manshallah hooyo mahad minankaa janada mawlahadhigo illahaw isukiinda cafimad iyo cimridheer ku wara
@amalomar860
@amalomar860 3 жыл бұрын
Happy birthday Mahad Cabdulle🎈🎈🎈🎆🎆🎆🌹🌹🌹👍 cimri dheer cibaado suban iyo caafimaadqab ayaan ilaahay kaga rajeynaya insha allah
@jamilomaxamuud5692
@jamilomaxamuud5692 3 жыл бұрын
Mahad Mudo yar baan kalasocday bartiisa KZbin ka wallaahi waxbadan baan kafaa’iiday 2 wiil oo aan dhalay waxay udhagayataan adeer Soomaali from Atlanta Georgia USA 🇺🇸❤️❤️❤️
@ayanbilanmohamed2561
@ayanbilanmohamed2561 3 жыл бұрын
Mansha allah happy birthday mahad I wished to be one of your friends 😍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah
@aisyaa573
@aisyaa573 Жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan muuqaalka kula jiro hooyaday 💘 MashaAllah
@guulwade989
@guulwade989 3 жыл бұрын
Happy birthday wa shuquul gaalo ninman odeyaal baa tihin dhaqanka suuban ee islam iyo midka somaliyeed hala dhowro
@samiyasuleiman4867
@samiyasuleiman4867 3 жыл бұрын
Mnsh alh ader hanblyo anagana ayaan ku leyhy I am 23old waxan rajynayna ado kle Inan noqdo insh alh alah hku xafido adeero from hargeisa
@xaqudirir244
@xaqudirir244 3 жыл бұрын
Meeshu ma birthday party baa mise calnkii blue ga ah ayaa lagu xasaysiinayaa. Khalad ayay walawayn ka fahmeen nolosha. Haduu mahad u dhaxeeyo umada, waa in aad xushmaysaan dadka aan aminsanayn calankaas
@purplerose8007
@purplerose8007 Жыл бұрын
ما شاء الله اخ مهد الله يكثر امثالك صحيح لا يعرف عنصرية ولا تفرقة بين الناس لا هذا عربي ولا هذا صومالي
@dhulmarchannel2683
@dhulmarchannel2683 3 жыл бұрын
Dhalasho wacan mhada adule kkkkkk wlhi ana waan ku farxay markaan arkay xafladaa kadis ka kkkkkkkkk waaa habeenkii dhalashaadaadeee deee masha Allah kkkkkkk Lkn waxaan ku qoslay mahad gadhbay u so sameeyeen
@lollylogs
@lollylogs 3 жыл бұрын
MashAllah Mahad waa wiil qalbi fiican somalinimaduna ku weyn tahay
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Masha Allah you deserve ❤️❤️👌more ❣️❣️ u our role model 💋🙏 you the best ..my Allah bless u and your family’ friends Happy brithday Mahad Abdule🎉🎂🥮long lifeand happiness
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 3 жыл бұрын
Azmay wll mahad cabdule ani raad aanan ilaabin ayuu igu leeyahay, qofkastoo mahad jecel ana waan jeclahay
@safiyohusein6283
@safiyohusein6283 3 жыл бұрын
Ducada Hooyo Allaha kuu aqbalo. Hambalyo
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 3 жыл бұрын
Mahad aapkee umr kaya hai abii buddha hoogiyaa, happy birthday bro
@saidbattutaofficial2388
@saidbattutaofficial2388 3 жыл бұрын
Mahad masha Allah dadki dhan marqati aya kukacen ina qof bashbash iyo farid tahay illahi ha kuxifidiyo.
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 Жыл бұрын
Maanshaa Allah mahad
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Mansha allaah mahad hambalyo wallo qaali kobka sharaftan ku siyey🏆👑👌👍
@زمزممحمد-ش6ط
@زمزممحمد-ش6ط 3 жыл бұрын
Ascw wallaal mahad jisaaga jano Alla ha ka dhigo
@sagalahmed6694
@sagalahmed6694 Жыл бұрын
Maasha Allah
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 3 жыл бұрын
Masha Allah mahad Happy birthday 👍🥳🎊🎉🎈🎁
@samiyacumarsamiya9583
@samiyacumarsamiya9583 3 жыл бұрын
Masha allah mahad intaa iyo kabadan baad mudantahay cimri dheer cibado iyo cafimad leh insha allah
@sagalahmed6694
@sagalahmed6694 Жыл бұрын
Alle ha u siyaadiyo
Habeenkii Hereri iyo Oslo
12:38
Turbashaash Family
Рет қаралды 3,3 М.
Astaamaha Lamaanaha Dhabta Ah & Guur Wacani,  Warda A. Roble & Mahad J. Koranto
53:16
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Sideey u ciideen Mahad Abdul family
16:23
Turbashaash Family
Рет қаралды 7 М.
Quraac. Qado. casho. Sheeko iyo kaluun xeebta Xeedho
9:26
Turbashaash Family
Рет қаралды 9 М.
Gaadhi gurigii Bashiir Mursal Ciise oo loo wan qalay
30:43
Hereri Media
Рет қаралды 242 М.
Hooyo Cadar Ila lugee London.  Dhamayso videowgan , fikradaadana nala wadaag.
21:27
Mahad Abdulle - Aabe ku Dayasho Mudan - The Role Model Dad
20:38
Marked cabto cabitaankan , waad yaabi doontaa.
5:15
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
Arabic Dialects - Which Arabic dialect to learn?
20:46
Muhammad Al Andalusi
Рет қаралды 437 М.