Astaan Talk: Qeybta 2-aad | Sidee xirfaduhu xal ugu noqon karaan shaqo la'aanta? | Maxamed Muuse.

  Рет қаралды 42,109

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@mansuurshavi8686
@mansuurshavi8686 5 ай бұрын
Ustaad Mohamed Muse waa markaygii koobaad ee arko, sababtuna ay tahay inaan deegaanka Soomaali galbeed ku noolahay horayna aan u maqal jaamacadda Simad. Ustaadku qodobbo aad u muhiim ugu ah Soomaali meel walbay joogto ayuu ka hadlayay. Thanks Ustaad Astaan idinna waad mahadsantihiin shaqo wacan baad haysaan.
@Abdiweli10
@Abdiweli10 5 ай бұрын
Ustaad Mohamed Muse waa markii igu horeesay aan ku arko wax badan baan kaafaiday, Mahadsanid, Astaan waad kumahadsantihin barnaamijka aad noso gudbiseen
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 5 ай бұрын
Barnaamijkan waa kii ugu mudnaa ee astaan siidayn lahayd Mahadsanid ustaad❤
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL Ай бұрын
Nice
@AbdifatahDahie
@AbdifatahDahie 5 ай бұрын
Masha alllah Ustadi Guleyso .
@Faris_almali
@Faris_almali 3 ай бұрын
Jazakallah ustaad mmuse iyo astaan ba
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 3 ай бұрын
M.allh Macalin bdna wa dhageesty kana wa kii ugu mudnaa
@HurreJunior
@HurreJunior 5 ай бұрын
Maashaa Allah
@anazdahir823
@anazdahir823 3 ай бұрын
Masha Allah ustd ❤
@Osmauk
@Osmauk 5 ай бұрын
Barnaamij aad heersare u ah iftiimiyayna dhibaabaabaha na haysta ka dhalinyaro ahaan iyo meelaha ay tahay inaan iska xoojino si aan ugaarno baraaro wanaagsan , Dhab ahaantii waa muxaadaro wax badan badali doonta alle idankii. Ku Mahadsanid ustad. si lamidaana Astaan mahadsanidiin❤
@OmarAbdi-t7t
@OmarAbdi-t7t 5 ай бұрын
Jazaka Allah
@abdiazizismail5306
@abdiazizismail5306 5 ай бұрын
Jazakalah ustad mohamed hassan sida wanagazan ee barnamajka naoguso diyarisay sido kale waxan umhad naqanaya Astaan tv oo ah xarun hal abuurka iyo horumarka bulshada halbowle u ah .
@AyubBulshokaab-wn7lk
@AyubBulshokaab-wn7lk 5 ай бұрын
Waan sugaayey qayba labaad mashallah astaan
@Abdikafi.
@Abdikafi. 5 ай бұрын
Astaney wa mahdsantihiin noso badiya barnamijyadan caml
@MaxamedJama-uu8qz
@MaxamedJama-uu8qz 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad.❤
@abdikhaliqhadam3025
@abdikhaliqhadam3025 5 ай бұрын
Mahadsanid Macalin, wax badan aan kaa faa’iiday
@SakariyeJaamachaybe
@SakariyeJaamachaybe 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad wax weyn ayaan kaa faa'iday.
@cadekilin5121
@cadekilin5121 5 ай бұрын
Ustaad mohamed muse Hassan ustaad allah haku sharfo aad bn ogahelany lecture wxan rabnaa madoyinka meel aan kaqaadano maadama meel kle aan joogno
@ahmedjoseph5131
@ahmedjoseph5131 5 ай бұрын
Thanks Eng Mohamed ❤
@omaanimohamed2939
@omaanimohamed2939 5 ай бұрын
wllhi aadn u la dhacy masha alah good innitiave and thanks Astaan & mohamed Muse.
@omarhaadnaan
@omarhaadnaan 5 ай бұрын
Jazaka Allah khahran ustaad Maxamed muuse sidee kle Astan tv aad baad umahadsantihin
@Eng_Crazhiid_Farah
@Eng_Crazhiid_Farah 5 ай бұрын
Thank you Ustaad Mohamed
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 caday ❤❤😊
@MohaaIbraahim-el9fy
@MohaaIbraahim-el9fy 5 ай бұрын
Mahad celin : Waa mahadsantihiin Dhamaan bahda Astaan. Codsi : Waxan idinka Codsanaya inaa noo Qabataan Cinwaan Magaciisu yahay " Maxay Waxbarshada Somaaliya Suuqa Wax ugu Goyn La'dahay". MAHADSANIDIIN
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 5 ай бұрын
Good
@huseinali553
@huseinali553 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Mohamed Muse.
@abdikarimmohamed2112
@abdikarimmohamed2112 5 ай бұрын
Thank you🙏🙏
@Xamuudi03
@Xamuudi03 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad MM Hassan😊
@maxamudxiddig6156
@maxamudxiddig6156 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Mohamed, iyo Astaan Tv
@AbdinorAbdiIbrahim
@AbdinorAbdiIbrahim 5 ай бұрын
Xaqiiq ustadow waxbadan ayaan kaa faa'iiday waxaase sheegtay wax xaqiiq ah oo heysta dadkeena
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 5 ай бұрын
Ustaad thanks ❤🙏
@abdifitahmabdullahi6737
@abdifitahmabdullahi6737 5 ай бұрын
Thank You ustad.
@iqramohamed8093
@iqramohamed8093 5 ай бұрын
M a wku mahadsanthy ustad wax bdan baan kafaidnay
@AmiinCaaqil
@AmiinCaaqil 5 ай бұрын
mahadsanid ustaad wax badan kaa faaiday
@FaadumoMohamed-i6m
@FaadumoMohamed-i6m 5 ай бұрын
Masha Allah ustad Mohamed
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 5 ай бұрын
Thank you 999
@ManzurMahamudbashiir
@ManzurMahamudbashiir 5 ай бұрын
Love team Astaan ❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 5 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks haa way u yihiin xal🎉🎉🎉
@ahmedyusuf8444
@ahmedyusuf8444 4 ай бұрын
Adeer Maxamed qof wadanka dibadiisa joogaa Simad arday maka noqon karaa? Mahadsanid
@farhanrukun
@farhanrukun 5 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin bahda Astaan tv Sidoo kale waxaan mahad aan la soo koobi karin u jeedinaya ustaad Mohamed muse Hassan oo noo huray wakhtigiisa iyo cilmigiisaba Alle abaalkaaga jano haka dhigo
@caaqilyare9759
@caaqilyare9759 5 ай бұрын
Thank u for sharing this important information ❤
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 5 ай бұрын
Thanks
@qaasimyare4125
@qaasimyare4125 5 ай бұрын
Mhd sndiin usteed maxamed muuse iyo bahweynta astaan❤
@abdikarimirshaad509
@abdikarimirshaad509 5 ай бұрын
Ustaad Mohamed Muse wax badan Ayaan ka faa,iiday allh yaxfiduk Akhii
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 5 ай бұрын
Please pdf ka project raacsan noosoo dhiga
@IqroaragsanCabdi
@IqroaragsanCabdi 5 ай бұрын
Waleee aqoon igu filaan waan leyahy Lkn xirfad malihi 😢😢😢
@abdiqaniak6553
@abdiqaniak6553 5 ай бұрын
Ustadka websites luqada qeybta u dambeyo halii sheego halii soo qor
@abdi992
@abdi992 5 ай бұрын
somali ficil wax lagu karsin wayey ila ma ahan in hadal wax lagu karsin karo ee alaha kula garab kalo😂😂❤
@cadceedofficial3220
@cadceedofficial3220 3 ай бұрын
Wax badan baan ka faaiday Q1 ila Q2 aad .ustaad maxmed muuse.
@abdinasir23
@abdinasir23 5 ай бұрын
Sideen ku hali karaa ustadkan Workshopka oo so jeediyey FACEBOOK ma laga helaa
@abdufatahismail603
@abdufatahismail603 5 ай бұрын
Asc fadlan daawadayaasha fursad ma u heli karaan courses kaan uu ustaad ka bixinaayo maadaama aan goobta joogin
@24hours171
@24hours171 5 ай бұрын
screenshot ka qado sxb inay ku shaqayso lagayaba
@abdiwahabadam7639
@abdiwahabadam7639 5 ай бұрын
Link ayaa jiro walaal, macalinka uu facebook-giisa soo dhigay, waan buuxiyay waana la iga aqbalay.
@ramadanofficial4049
@ramadanofficial4049 5 ай бұрын
qeybta kowaad waan dhamaystay anoo 5daqiqo dawaday bay ila noqotay ustaadka xaqiiq buu ka hadlay waxna waan ka faiday
@abdisamadmaalim6303
@abdisamadmaalim6303 4 ай бұрын
ustaad muuse aada umahadsantahay tirada aan muqalada ku ceshto xad maleh
@NajumAbdul
@NajumAbdul 5 ай бұрын
Awwwwwww mnta Ana uhoreyo😂
@zalmanyare3659
@zalmanyare3659 5 ай бұрын
Aad ayaan uga faa'ideyste muuqaalkaan
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 5 ай бұрын
Ustaadkaan Ciwaankiisa Facebooka cidi taqaano ha ila wadaagto please
@Abdikafi.
@Abdikafi. 4 ай бұрын
Mohamed muse hassan
@Arabduur
@Arabduur 5 ай бұрын
0:10 Nasiibka waxaa aaminaa markuu lottery ii so baxo, waiting mayfive🏃‍♂️
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Makuu soo baxay wll
@Arabduur
@Arabduur 5 ай бұрын
@@Saamiya33 mYa walaal Qac baa iga Yeertay😀 Ustaadkanna wuu iga saxan naa Inkastuu random yhy.
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
@@Arabduur kula mid baa ahay
@Arabduur
@Arabduur 5 ай бұрын
@@Saamiya33 isla sanadkanna waan xarayzam doonaa haduu Eebe wayni idmo🤔adna xareeso
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
@@Arabduur haye
@zaharamohamud7346
@zaharamohamud7346 5 ай бұрын
That's true 😂
@mursalosman6158
@mursalosman6158 5 ай бұрын
😂
@Omar___Hiigsade
@Omar___Hiigsade 5 ай бұрын
Thanks for all and keep going ❤
@ahmedyusuf8444
@ahmedyusuf8444 4 ай бұрын
Asc
@abdinuurabdisalaam894
@abdinuurabdisalaam894 5 ай бұрын
Laadaan xalqa waxbaan ka faa,iiday lkn wali barnaamijkii edx waa Applay gareeyay walina ma arkin . Yaa iga caawiya arinkaas😢
@abdinuurabdisalaam894
@abdinuurabdisalaam894 5 ай бұрын
Scand kaas xageen ka helaa
@abdinasir23
@abdinasir23 5 ай бұрын
Si aan barnaamijyadan aan uga qayb qaaadano halke kala socon karaa marka idinko raliya Astaan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 ай бұрын
Tollow daawadayaashu ma leeyihiin koorsooyinkaas
@Abdikafi.
@Abdikafi. 5 ай бұрын
Sido kale wu mahdsanyahy agaasimaha
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 5 ай бұрын
Scan kaas dadka youtube ka daawadey maan loo furi karin
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 120 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,5 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal Media
Рет қаралды 84 М.
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Taqwa Media Borama
Рет қаралды 82 М.
Hormarinta bini 'aadamka iyo maalgashiga muqstaqbalka.
1:13:57
The first episode of the JIC Talks forum on Weighing Employee Benefits Against Entrepreneurial Perks
1:24:00
Mohamed Haaruun - Maxaan ka faa’iday indha la’aanta?
51:57
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
SAAB TV
Рет қаралды 20 М.
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO DHAXAL-GAL AH | 2024
25:23
Wariye Jamarti Yahye
Рет қаралды 28 М.