Hormarinta bini 'aadamka iyo maalgashiga muqstaqbalka.

  Рет қаралды 83,177

Astaan

Astaan

2 ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 115
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 ай бұрын
Drs Hodan Maasha Allaah Gabdhaha. Wax bartey Dalka ku soo laabta Dhamaantiin .yurub Ayaan joogaa Xafiis kasta oo Aan tago Gabar Ayaan ugu tagaa Amaano Iyo bulsho.loo Adeego Si musuqmaasuq ka hufan. Dumarka Ayaa kaga horeeyaan ragga Platform Ay ku shaqeeyaan Dhan walba haloo baneeyo Gabdhaha Soomaaliyeed Guuleysta Gabdhoow
@SalmoAbdirisak
@SalmoAbdirisak 2 ай бұрын
🎉
@MubarigMooge
@MubarigMooge 18 күн бұрын
Ok..999 9mm..p.m99999.m.9999999p9m9....9.99.999999i..i.m999p9999..m0l. 9999999.9..9.9im.i.u..999999l9 Km...99999..999999..p.m99999.m.9999999p9m9 9999999mil😊m.9.😅.😅mm0l8k0lm.m999 99 99m9..9..9😅😅​@@SalmoAbdirisak
@abdukadirmohamedomar8635
@abdukadirmohamedomar8635 2 ай бұрын
Maashaa'allaah runtii min bilow ilaa dhamaad waan dhageystey waana la dhacay weliba wax badan ayaan ka faaiday ka waalid ahaan waxaan leeyahay Mahadsanidiin abd Dr Hodan
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
1) safe communities 2) Healthy kids healthy community 3) investing your kids Thanks dr Hodan
@CabdinuurSanka
@CabdinuurSanka Ай бұрын
Ugu horayn Astaan waan ugu mahad celinayaa soo gudbinta barnaamijkaan. Tan xigta Dhatarada way ku mahadsantahay waqtigeeda iyo aqoonteeda. Ugu dambeen waxaan ku faraxsanahay inaan arko dhalinyaro u ooman horumar iyo isbedel aqooneed si dalkeena u hormaro. Again again mahadsanidiin ❤🇸🇴
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Dhalinyarada aqoonta leh sida Dr. Hodan maashaa Allah. Somalia is beautiful🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Ай бұрын
Thanks Astaan TV📺 for so many angels
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 2 ай бұрын
Astaan aadbaan ugu faraxsanahay in barnaamijyo lacag ahaan lahaa aad bilaash nooguso gudbiseen hore usocda hakana caajisina dadaalka aad ugu fadhidaan bulshada soomaaliyeed
@abdirahmanismail6865
@abdirahmanismail6865 2 ай бұрын
Mahadsanid Dr. Hodan. Waa mowduuc loo baahnaa oo muhiim ah in ay daawadaan dhammaan dadka ay khusayso oo ugu horrayso dhalinyarta.
@yow4367
@yow4367 2 ай бұрын
Astaan bring more programs like this
@dunidahorizons5082
@dunidahorizons5082 2 ай бұрын
Masha allah, thanks walaalo mahadsanid. Very smart and well articulated baatahay, aad baan ugu riyaaqay inaad si heersare ah afkaaga hooyo dhalinyarta cilmigaaga adigoo wadanka aanan ku dhalan kuna barbaaran. We’re proud of you walaalo
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 2 ай бұрын
Masha alah✨️ wa video labaad aan daawado si xidhiidh ah from hargeisa
@GeneralFaasco
@GeneralFaasco 2 ай бұрын
Gorma kugu danbeyse saliga nabiga Scw 😢🎉
@S.A.H.R.A_0
@S.A.H.R.A_0 2 ай бұрын
scw❤
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@cabaashanad
@cabaashanad Ай бұрын
XOOLO ILAHAY BAAD TAHAY DADA ISLAMA AYAAD AYAAD ULA IMAANAYSA SU'AAL MALAYACNIYA WAAR MEESHA AQOONBA LAGAGA HADLAYAYE KA FAAIDOAYSO AMA DHAAF
@S.A.H.R.A_0
@S.A.H.R.A_0 Ай бұрын
@@cabaashanad war mxd igu hysta😳🙄
@abbasgaras695
@abbasgaras695 Ай бұрын
Masha Allah this is very important program .somalia kan o kale ubahantahay runti
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Wllhi Gabadhan waa Xalaal Somali Weyn ah ❤❤❤❤❤
@xidigaha7386
@xidigaha7386 2 ай бұрын
Barnaamijkaba waxa nuxurkii ka qaaday suaalaha ay dadka waydiinayso hodan. Maadaama lecture muhiim ah ay tahay soo jeedina aad ku qorneed waxa fiicnayd inay dadka la wadaagto information ay Hayso
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 2 ай бұрын
Qofka wuxuusan Soo diyaarsan miyuu kahadlaa
@SalmoAbdirisak
@SalmoAbdirisak 2 ай бұрын
Wll nuxurka Kam qadin qofka kaligi waxba masoo jeedin karo waa inaa dadka wax u sharxayso kula socdan waxn ka fahman
@bilehassan1818
@bilehassan1818 Ай бұрын
Saas maad tiraahdeen hadaad taqaan habka wax loo soo jeediyo.
@hakimismail7679
@hakimismail7679 14 күн бұрын
Dr. Hodan well done!
@Learneryoutube-Isma7k
@Learneryoutube-Isma7k 26 күн бұрын
Really this clip inspired me and summarized to wildly understand Human capital development. Thanks Dr.Hodan Osman
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 2 ай бұрын
Mahadsanidiin drs hodan iyo bahda astsan
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
Maashaa Allah barakeeyo iyadoo kalena Allah ha noo badiyo
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Alla Alla yaa Allah Gabadhan Caqli Badanaa Masha Allah ❤❤❤❤❤
@ahmedwaa5881
@ahmedwaa5881 Ай бұрын
Maashaa alaahu alaha noo badiyo dadka hodan oo kale ah waa raasumaal qaaliya
@CabaassharifMaxamud
@CabaassharifMaxamud Ай бұрын
Maashaa alaah.drs ufaa idee dhalinyada aabayaashi ayey ilooeen
@ahmedalin
@ahmedalin 2 ай бұрын
ASTAAN ISKA SAXA HINGAADDA CINWAANKA. KA DHIGA MUSTAQBALKA (MA AHAN MUQSTAQBALKA) WAA CEEB IN CINWANADA HINGADOODA LA HUBIN. MAHADSANID.
@sakariyejamaladam9860
@sakariyejamaladam9860 6 күн бұрын
Asc ugu horayn Astaan tv iyo Drs hodan waa muhiim wll barnaamijkani hala badiyo waxaana arkaa dadka maanta halkan fadhiyaa inay yihiin dad aqoon iyo afba ka dhisan
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 21 күн бұрын
Beelo Mashallah
@chalichali9452
@chalichali9452 28 күн бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work❤🥰❤️💯👏
@user-wu1np4sq9n
@user-wu1np4sq9n Ай бұрын
Astaan tv ma aboodan miyaa in wiilasha iyo gabdhaha ey laba dhinac kala fadhiistaan oo maxaa sababay in ey is dhex fadhiistaan ? Hormarku waxa uu ka bilaawdaa in aadan dhaqankaada ka tagin. Mamulka barnamijka waxaan ka codsaneynaa in nidamka hoolka uu wax ka badalo.
@chalichali9452
@chalichali9452 28 күн бұрын
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Ilaahey haku janneeyo Gabar ❤❤❤❤❤❤
@chalichali9452
@chalichali9452 28 күн бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@EngBabaa
@EngBabaa Ай бұрын
Hodan osman abdi masha Allah mahadsanid abaayo😊
@raageAhmed
@raageAhmed 2 ай бұрын
Wax la maal gasho waxaa uwanaagsan bini Adan walibo dhalinyaro waxbartay
@abdukadirmohamedomar8635
@abdukadirmohamedomar8635 2 ай бұрын
Ugu dambeyn Drs Hodon Mahadsanid
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 2 ай бұрын
Thanks
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Astaan muujiya wanaaga❤❤❤
@kayhass2510
@kayhass2510 Ай бұрын
Aqoonyahan Hodan masha Allah
@muneerayusuf3055
@muneerayusuf3055 2 ай бұрын
Astaan shaqadaa wacan ee.aad.wadaan sii wada oo guuleysta Lkn dadkeena Somaliyeed waxay ka fahmeen hadalka Dr. Hodan inay dawladi ay wax bixiso markaas.uun baanu wax qabsan lahayn. Qof rabba inuu wax kororsado wuu samayn karaa waayo qofku markuu baahanyahay maasxdu aad bey u shaqaysaa si uu wax la'aantaasi uga baxo.
@isseabdalla5536
@isseabdalla5536 Ай бұрын
Waa hormarinta aadamnaha.
@muhsinkm6122
@muhsinkm6122 2 ай бұрын
barnaamijkan dib hanalooga celiyo sbbto ah questions fara bdn dad weydinoysa dadka wxy ku jawabayan annaga mamaqalno wxy ficnan lhyd in yreso suaalaha oo ay nasiiso information ka guud
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Critical thinking la dhaha in aad maskaxdaada tuujiso la rabaa. Waana dhalin wax baratay kuwa hor fadhiya maaha dad aan aqoon laheen.
@musesaid5732
@musesaid5732 Ай бұрын
Maasha allah, gabadha waan ku hambalyaynaynaa aqoonta ay inoo sheegayso, dhibku waxa uu yahay aqonayahanka somaliga ahi marku hadlayo macquul weeye hadalkiisu balse marka iyaga talada loo dhiibo oo mushakiladahaa ay sheegayaan la dhaho haye come on adigu xalli kuwa ugu liita ayay noqdaan tusaale noolna waa lasoo tijaabiyay marka maxaa xal ah?
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 ай бұрын
Hadalkaa 60sano ayaan maqleyney lkn ilaa hada wax la taaban karo ee shacabka loogu faaiideyey majiraan… marka waa in dowladu deysaa hadalka oo ay bilowdaa mashruucyada lagu horemarinayo … meel howl u baahan hadal iyo sawiro waxba kama tarayan… shaqo baa laydinka rabaa…
@mohameddahir444
@mohameddahir444 16 күн бұрын
waxaan ku samayn lahaay marka aan sheeko maxaa dhacaayo?
@MustafaAydid
@MustafaAydid Ай бұрын
Barnaamijyada noocan ah aad baan u bogaadinaynaa, cida soo agaasintayna waan u mahadnaqaynaa.
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 ай бұрын
Waan ogaa ilmaha waxbarashadooda
@ubaxaweis3200
@ubaxaweis3200 Ай бұрын
Barnamijyda hbenki ka daya👍🏾
@ABDIFATAH-by6tb
@ABDIFATAH-by6tb Ай бұрын
🥰
@hanafmohammed709
@hanafmohammed709 Ай бұрын
Afar xabo oo English ayaa Dadka lala horimaanayaa anagoo af soomaali aan kumanaan sanadood ku soo hadli jirney. Afkaada hooyo hormari.
@Nostalgia.1001
@Nostalgia.1001 2 ай бұрын
Inta badan Dhalinyaradeena ereyga maalgelin ayee si kale u fahmeen qof walbo oo hal abuur leh uma baahno maalgelin ee asiga ayuu Alle siiyay aqoon iyo halbuur taas oo ka weyn maalgelin taas haku shaqeysto oo wax haku soo saarto ee cidna yuusan sugin.
@mustafeahmed7225
@mustafeahmed7225 Ай бұрын
mustaqbalka
@user-ui7qe4ti5v
@user-ui7qe4ti5v Ай бұрын
Hodan aad baa u mahad san tahay, mudo badan baa kugu xidhnaaa qof markasta faa iido leh ka hadasha.
@mohamed-nc4zy
@mohamed-nc4zy 2 ай бұрын
M.a
@abubakarabdullahimohamed6157
@abubakarabdullahimohamed6157 2 ай бұрын
Sidee lagu so xulay kaso qeyb galayaasha Astaan waan dhaliilsanhy Barnaamijyadiina qofka ugu horeeya ee email so dira in an ahaa baan filayaa. Ma waxey aheyd in an qof Astan jooga hoos ka waco ma fahmin seriously.
@marwa1.19
@marwa1.19 2 ай бұрын
Amiga xita I think inuu qof walba qofku yaqano uu wacaayo
@ikran3498
@ikran3498 Ай бұрын
Astan tv waxqn nidhihi laha Luqadeena wax halagu so diyariyo sida dadkena ey luqadena usareysa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
Boqolaal caruur ah baa jira oo inta time badan lasoo galiyay oo waxbarasho ilaa heer sare ah la gaadhsiiyay kadibna noqday khamriyo cab iyo dad makhaayadaha ku qayila oo balwad mooyee fikir kalle lahayn, markaa carurta in la invesment gareeyo way ficantahay lkn lacagta intaas leeg kuma wada maal galiyeen badh baan business ku bilabi lahaa badhka kalena carurta ayan ku malgelin lahaa
@gouledxidig32
@gouledxidig32 11 күн бұрын
Hhhhh😂😂😂😂 weydo suaalo
@user-cz1jo4lc6c
@user-cz1jo4lc6c 2 ай бұрын
Wcs
@MohamedAhmed-hh2nf
@MohamedAhmed-hh2nf Ай бұрын
Af Soomaaligeenii MA Saan baa udambeeysay,
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj 24 күн бұрын
Dumar adoo kalaa sida hodan hadii Somalia usoo noqon lahaayeen dalkaan hornar buu gaari lahaa caqluga ilaahey kusiiyay dalkaaga wax ugu qabo ilaahey waxaan kabaryaa inuu dumar badan kugu saydaan si somalia aduunku wax ula qeebsado caqligaagu waa wax dadka iyo dalka andacaya
@harbiyow94
@harbiyow94 Ай бұрын
Doqontaan ma caruur eet iskuul u dhigeeysaa lax
@SuleimanAli-tz9nz
@SuleimanAli-tz9nz 2 ай бұрын
Not Drs. its Dr, iska saxa asxaabeey
@user-hy8lw8qh5q
@user-hy8lw8qh5q Ай бұрын
Wax la maal gashto bani adamka ugu fican (Human resources)
@MohamudaliMohamudali-ko4sp
@MohamudaliMohamudali-ko4sp Ай бұрын
Mzhlh
@mahadafricachannel2734
@mahadafricachannel2734 2 ай бұрын
Astaan TV is the most international TV in somalia
@Alimuse81
@Alimuse81 2 ай бұрын
DR: HODAN Waa kaaga mahadcelinayaa lkn meelbaan u soconaa halkee englishkaana iyo Somaaligaan la isku dhaxwado ka galnaa.😢😢
@abdul4069
@abdul4069 2 ай бұрын
english waa luuqada cilmiga aan ku barano somaligu maha luqada jamacada lagu dhigto markaa waa wajib inuu hadalkaga soo dhexgalo.
@Alimuse81
@Alimuse81 2 ай бұрын
@@abdul4069 waxaan u maleynayaa in ay yartahay dadka 4 iyo 5 luuqadood isku barta sideyda oo kale in ay yaryihiin hadsana waligey markaan luuqad ku hadlaa in aysan luuqad kale igasoo dhaxgalin. Waa cajiib adiga oo Somalia jooga in ay marmarsiyo tahay taasi.
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Ай бұрын
Indeer anigo school gobolkayga uu raba side uu sameen kara Ì need ssc school yeelato hodan side ugu mira dhalin karna after 5 years reer ssc yeelto boqolal qof quality leh
@user-ee7mp3qi6e
@user-ee7mp3qi6e Ай бұрын
Ana reer ssc ah kwrn hadan arinka kala shaqryo❤
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Ай бұрын
@@user-ee7mp3qi6e wll side uu sameen karna really hada gobolkeena waxa raba waa inta dr hodon sheegayso
@Xaafit2320-hb7mu
@Xaafit2320-hb7mu Ай бұрын
Hhh hadiiba shaqadaada adan qeexikarin nothing wax ataqanid maleh
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 ай бұрын
Mahad sanid drs Hodan
@aminogurey6691
@aminogurey6691 Ай бұрын
Relwasaraha u mahad sayahay iyo adaga sogudbisay aritan farxadale maku darsaten wadan kena hada iskoladka xeta walaca walidinta qar ma bixinkaran an iska so qado anig dadayda waa 50 iyo kabadan waxbarashad lac la an ayan ku bartay mahadas downloading more siyad bare illaha janadi fardowsa hageyo dowlada waa inay xoga sarta in iskoladaka ay la waregto oo ilma badan walida an u awodin in ay waxbarasho lacag la Ana ay helayan wan ogahay in ay ahayn wax fudud waruta bada ayay ku chamade warunt curuga hadi u Helen waxbarasho fariaha xerafaesamada gacara fari haloga dhigo
@kulmiye1741
@kulmiye1741 Ай бұрын
Gesi somaleyed
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 2 ай бұрын
Somalia waa ku fikirnaa dayn qaata ee Kuma fikirno khayrad laso Baxa, khayraad inaa lasoo baxno baa lagu dabooli karaa baahiyaha dalka iyo dadka not debt or grunts.
@hasanadde
@hasanadde 2 ай бұрын
Waan qosla markan arko waxa la sheegayo iyo sida xaalkeenu yahay.
@user-rf2ir3yv1l
@user-rf2ir3yv1l Ай бұрын
Waxaan ku qaban lahaa xolo iyo beero waxsoosarle
@libaanshidane9042
@libaanshidane9042 Ай бұрын
1:13:57 watched
@smile-db6bv
@smile-db6bv Ай бұрын
Please astan raga iyo dumarka laba qeyb u yeela waa maxay Dadka iskujura saan diinta waa ku qalad 😢Muslim aanahy noo iqtilad
@MMCADE
@MMCADE Ай бұрын
Kuwani talaal bay u bahanyihin
@Najmaadan-
@Najmaadan- 2 ай бұрын
🤍🖤🤎
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 ай бұрын
Ilmo soomaali maayagaaba og?
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 2 ай бұрын
maskax maal furan oo in maanfurnaanta dhalinta aan wadanka ka bixin la dhaqdhaqaajiyo hab fikirka tolmoon.
@MMCADE
@MMCADE Ай бұрын
Naagtu beenwaynyeeeey
@mohamedabdihassan3387
@mohamedabdihassan3387 Ай бұрын
Dal iyo kheeyrad waa lenahay lkn dad iyo damiir majiro saas darteeda bahi iyo dhibaato malaga baxayo
@NyworkChina
@NyworkChina Ай бұрын
wan qoslay walahi dad aan noloshi baa horta haystan baa doonaya in ay bini-adam malgashada walaahi wan qoslay waxan wa bufis iyo quraafaad, jaaahilaadan waxay sheegayso wa wax u qof walba og yahay waxas wax la yirahda Manipulation jaahilintu waxay modayan in habartan ay run shegayso hada wa qurafaad +
@imabdullah3538
@imabdullah3538 27 күн бұрын
Dumarka iyo ragga is dhex fadhiyo maxay tahay? Aaway diinteni iyo dhaqankeni
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s Ай бұрын
Gabadhan waa darood wayo siday wax uu sharaxayso ayan ka garanaya Caar ciid kale haa noqootto Kuwa kale af ka sani uma barrankaran
@bilaalfarah
@bilaalfarah Ай бұрын
Ninyahoow somalida luqada English ka ayay aqoon u qabaan, bal nagahaan. Imiisa. Kalmadod oo English ayy ku hadleen
@fadumomahamudali17
@fadumomahamudali17 Ай бұрын
20 sano waxa dhicikarata in laga guuro dhulkas. 20 sano oo 4 caruurta ad wax bareysey waxa dhuci karta inat ku noqdan kuwo waxbarashada iyo denta ad ka faa iideysan Xage kabixine deenta!
@teach-or-learn
@teach-or-learn Ай бұрын
soo many dhiman karaam😂😂😂
@blackman6932
@blackman6932 2 ай бұрын
Qof soomaliga sificn u aqoon see ay uga tahy la takiye 😅
@user-ls5gu4zz3t
@user-ls5gu4zz3t 2 ай бұрын
Somali batahay afsomali kuhadal English kan naga daaaya eray walbo afsomali kudheh
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Ай бұрын
Gabdhan waa dadka qurabha ku koray alxamdulileh side afkada ugu hadlayso
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Ай бұрын
Please stick to one language
@daaragdemha8645
@daaragdemha8645 Ай бұрын
Man she gave the worst advice
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 ай бұрын
Qof taan Cilmi Mahayso!!! Wixii Ego yada iyo Dawlada ku qaraaban jiriin Ee beenta Ahaa Ayay la timid meesha
@Loyaan_LYN
@Loyaan_LYN 2 ай бұрын
Hadii qofka PhD wata ee dalka china jaamacadihiisa ugu wacan kasoo qalin jabisay aysan cilmi lahayn adiga oo gubadleey ku dhiban maa cilmi leh.😄🤦🏿‍♂️
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 2 ай бұрын
Dr. Hodan taariikhdeeda dib u baar. Aniga barnaamijyadeeda ilaa 2015 kii baan la socday
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s Ай бұрын
​@@mohamudishak9994waa darood Masha Allah .naag qabiil kale ah sida waxba uma sharixii karrto
@Gobsr
@Gobsr 29 күн бұрын
Saaka Madan sooquraacan ilkahana Madan cadayn sad rabtaa qof aqoontiisa kumeel gadhy inaad caydo low iQ
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 35 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 25 М.
qofmaa tahay? Baro naftaada? Dhiiragalin || sheikh mustafe
39:42
Astaamaha hogaamiyaha wanaagsan
18:10
F-P Show
Рет қаралды 16 М.
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00