Wallo ka so firso shadiya sharaf mesheda waxay tiri waxa la dubay mar hore ee waa laso daya oo kaliya wiilkasna sida u iska dhigayo ma ahan oky marka odayga ha laga qaleyo somaliyeeey 😂
@maxamuudmaxamed69163 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 Videoke kushegese maxa ku qoran an so firsade abayo
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@abshir1m8293 жыл бұрын
Kan shaati cadaanka meesha fa dhiyo inta jacel in la badalo like dhac ku sii si loo ogaado inta jacel mahsanidin
@faadumoabdi93523 жыл бұрын
wllo lama badali karo maxa yeelay barnaamijka waa midla duubay Ramadan kahor
@abshir1m8293 жыл бұрын
In aan ka xunahy aa muujineyna wayo mar kale waa la qaban karaa si loo badalo hada waaba dhacdee
@nurhanahmeth96123 жыл бұрын
Inta shadiyo darted u firsato like ta mujiya lkin barnamijka u naxday kan caloshu tagan tahy ee dhalinta niyada ka dilya
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@mohamedsaadaq18763 жыл бұрын
Astan TV ma waxey gartay in ey Vidoeg jarjaran😁😁😁😁😁😁
@bilkhayr23543 жыл бұрын
Rer astaan tan sanadkaan waaba idinku dhacdee sanadka danbe lee ninkaan hanò so celinina walalayalow wan idinku qadanay sanadkaane🙄sida kle m.a wan idin wataa rer astaan🥰
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal...
@daruusmedia96553 жыл бұрын
Shaadiyo wa gabar naxariis badan maya maba dhaheyso🙏
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal....
@Akhii__ATiF773 жыл бұрын
War astan tv wllhi sharaf ledihin eeee ninkan shatiga cad wllhi billahi cetriya
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.....
@Talizo93 жыл бұрын
Shadio darted uwadnoyaa🥰🥰🥰
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.........
@ruqiyamaxamed60253 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs 😎😎😎😎
@abdullahiaynte58523 жыл бұрын
Ilaahey SWT wuxuu Nabigiisa ku yiri : ﴿ وَلَو كُنتَ فَظًّا غَليظَ القَلبِ لَانفَضّوا مِن حَولِكَ فَاعفُ عَنهُم ﴾ “haddaad ahaan laheed Mid Ingagan oo Qalbi Adag way kaakala tagi lahaayeen Hareerahaada”. Qalbi Dabacsanaanta wax lagu kala horeeyo waayo ninkaan Shaati Blue-ga meeshan uma qalmo.
@maxamedaaltaa9943 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw
@cawilmohamed38583 жыл бұрын
Ninkaan geeska xigaa waa badaw waayo wuxuu isku haystaa kii kaliya ee wax garadka ahaa kibir iyo xaasidnimo way ku jirtaa waana dadkii u diidi jiray dadka kale inay talenti la yimaadaan War ninkaan dhalinyarada mooraal xumada inuu ka dayaa fiican
@faynuus83823 жыл бұрын
Kan Shaarka cad Kan shaarka cad Kan shaarka cad Kan shaarka cad 😂🤣🤣🤣😭😭😭😭ciilka uu igu hayo dartiii wxn kacabsaa inan astaan dad ka adeejiyo iyadoo dhan lasoo afjaro😡😡😡😂😂🤣🤣
@MaryamaMaryama-vv9tv3 жыл бұрын
Walal ha Naga xerin astaan waa la badaala ninkan xanaqa 100/100 ka keena
@boqorabdalla82453 жыл бұрын
Ninka wa idinka so canante hada sow kibirki majoojin oo qof wax lagu qoslin shegin xata sow ma iskaaga codeeynin hhhh
@ayaan86213 жыл бұрын
Shaati cade ani waaba iska jclhy 🤣🤣🤣 cawa dadbuu haa siyey Shadiyana waa diiday waa aduunyo iyo xaalkeda 🤣🤣🤣🤣🤣 kuun kuun 🤣🤣
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal....
@amadabdulahi7343 жыл бұрын
Shadiyo ayada daacad waye wey iska qosle wlh wan ka hela walashey ilahay somaliyo dhan ayada hanoga dhigo
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.......
@xamdiitoibrahim87233 жыл бұрын
waxaan zoo maqlaY ninkan Aad CaaYaysaan Tvga aYaa ugu talagalay nin uu dadka kle ka duwanaado marka intaad ku mashquulaYsaan Videoga Fikradiina ka dhiibta 😃✌😂
@boqorabdalla82453 жыл бұрын
Hhhhhhh war ninka caydeena ogama darin waa nagala socanante hada sheeka an lagu qoslin xata haa oo siinooya
@hamseabdifataah56173 жыл бұрын
Comments kasto op aanfiiriyo adigaa kugu arkaa qadarta ilahy
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.......
@nasiyay38683 жыл бұрын
🤣wlhi waa furey kan udanbeyey 🤣🤣🤣woo iga qosliyey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal......
@wllmohambi61273 жыл бұрын
Salaamantihiin astaan tv sido kle wxa halkaan ka salaama shadiyo iyo adeerka dhexda ku jiro kan shatiga cad waa baastar baastar dhalay astàaaneeey kan yuu ddka idiin nacsiin waa iga waano
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal. ...
@muniirxudeeyfa53083 жыл бұрын
yaa dhuuso iLa maqle 😀😀😀😀 shekada carabta markeey dhamaato
@socdaalfilmsvlogs3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal......
Kan sharka cad wa rageedi...maclin school mo ahaay?
@kikiafcad-l9q3 жыл бұрын
Tirada saxa waa 5
@axmedxaragoxaaji61013 жыл бұрын
Astaan tv qeybda maadeys waa in diclike la siiyaa ninka geeska xiga oo shaarka cad dardiis
@ugbaadqurux423 жыл бұрын
Dadkan Badal ku haaya ninkaas mey fahmin ilaa hada Siduu ila eeg yahay barmaamijka mar🙄 hore duuben yacni mala badali karo in ay cancel siiyan gabihanba mooyee so come down guys 😃
@hal-tusmedia80303 жыл бұрын
Nagu kala wada astaan Ninkaa meesha waa ka saari weydeen
@ISMAIL-ICC3 жыл бұрын
Dadka layapan ninka kibirka badan oo ku jiro tvga waa lagu tala galy ninkas somalida ino ka walo lee lokeny meshas 😁😁😁
@user-dk3jo6xe6u3 жыл бұрын
Ma ila fahnty😂😂😂
@walalkakaaweeyan41653 жыл бұрын
Please meesha halaga saaro kan
@ahmedjama22663 жыл бұрын
Waxaas saqaanjan ka ah meesha ha lagabadelo
@drmohamedjayguray67843 жыл бұрын
shaadiyo darteed bn uwadawanynaa
@Nadiir_blana053 жыл бұрын
Wadajir guul
@naimasalaad21483 жыл бұрын
Wlhi barnamijkaan oo dhan waxaa u nacay ninka shaarka cad ee wan daawan lahaa asaga dhan kibir iyo isla weyniyaa ka muuqata😎