Immisa qof ayaa Codsaneyso in nalaga badalo wilka shaatiga cad? Like Saar si aan ogu gudbino codsigena Maamulaha Astaan TV. Aan u codeeyno si aan u ogaano Quality assurance {QA} shaqadisa. Please kindly let's vote.
@abdimajidisse26953 жыл бұрын
Anigaa Kow ka Eh Wll
@Nourdin7263 жыл бұрын
Waxan filaya Astaan ineey dhageysato macaamisheda kixiran Social media.
@mohayo17293 жыл бұрын
War badala markan wajigisa arko xanaq abaa ka shidan isla weynina wan ka darema
@abdimajidisse26953 жыл бұрын
@@Nourdin726 Bro in La badaLo Waan Wada Rabnaa LkN Lama BadaLi karo Barnaamijka Waxaa La duubay biL ka Hor Sidaas uLa Soco
Haa nin adunka la socdo ma aha mana yaqaano sids garsorida commdey ga lo sameyo xita progrmska international ka ah war kama hayo wa xolo everkisa ah
@عبداللهمحمد-ب8ر3 жыл бұрын
ani maba aqaani comedy waayey sababta qof noocaas ah loogu soo darey 😅😂😅
@isteelkaflimsvlogs20703 жыл бұрын
Kkkkkk kula mid ahay
@sagalmohamed51023 жыл бұрын
Wlh waa qof xun please an coment ka bixino astaan iney na tixgaliso ayan rajeynaaaa
@kalthomamahdi97573 жыл бұрын
Nacas maqlay isla wayni Next time Magacayga ha sheegin kulaha uff waji qorofol lahayde ma magacaagu ma wax qarxa albadalu From Hargaisa Viva rer Muqdisho ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Cali so maha ninkasi wuxu aha maclinkeyga afka somliga xiligi an ahaa f3 io f4 wlhi 45 daqiiqo uu nugu laha qosol io qaraxno ku dhameysan jiray gabigisa wa sheko miiran🤣 nus LA xaqiro maleh
@isgoowmaxamed21433 жыл бұрын
@@farhiaali8967 school kee
@farhiaali89673 жыл бұрын
@@isgoowmaxamed2143 haruun al rashiid hada garan kartoh
Shaadiyo sharaf iyo Adeerka dhaxda ku jiro waa dad qalbi fcn m.a
@qadardaahircashuur92373 жыл бұрын
Dadkow allah aburay waxa ugu sharaf badan nabi maxamed scw
@haymishsheikhahmed34533 жыл бұрын
Soomaaliyeey ninkii Mr No ubixisayn wakaa mnta haaa Ku hayo eee wax lagu qosla yeelin markii horey 3 of them mnshllh ahaye cawa🖐️🇸🇴❤️💯from soomali galbeed 🇸🇴
@mohamedmaarey96383 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh
@mohaduulaaye64653 жыл бұрын
144 qof dislike saartay aan kamid ahy sabbta masi shegayo wa caday mida kale qof marka rabtid sheekadisi ina ku qososhid kow adi si farxad leh kusoo dhawee comedy stand caalamka mafiirsado miyaa waxn waji cabuus ka ah
@abdirizakdahir7393 жыл бұрын
Ninkan lama badali karo video gaan horaa loo duubay Ramadan kahor shalaay ayey ka taagan yihin wlh Astaan 😂😂😂
@zapnaabbe78953 жыл бұрын
haaaasasmiyawllo😩😣
@dhaladkasomaliland58783 жыл бұрын
waan caayi lahaa wlhi anu
@hallimoqarni52433 жыл бұрын
Walhi waxaan ku faraxsanhy in shacabku hadli karaan waxay ka helina sheegi karaan thank you all fans ninkana waa nin dadka niyad jabinyo walhi shati cadaha geeska fadhiyo
@farxaancade29883 жыл бұрын
Ninkaan gudiga kamid ah waxkale aan ku sheegaa waan garan waayay kaliya waxa iiso baxday in uu yahay shaqsi rabo baraha bulshada in laga hadal hayo ileen waayadaan qofba sidu doono ayu u raadinaayay Caan Bixis Ramadaan Mubaarik dhamaan
@anisamaxamuud88923 жыл бұрын
Baramijkaan wan jclaan lahaa in aan firsado blse waxaan u nacay ninkaan shaatiga cad wa qof aan dadka qimihiisa aqon wlhi shaadiya sharaf iyo cumar shaam Masha Allah wa dad wanagsan astan ninkan barajim danbe yuu qaban
@nasteexolk37063 жыл бұрын
Next time magaceyga ha isku sheegin hadii kle Haa la, aan kuugu dhaceyso😳😏aniga kaliya Lee maa nacay duqaan😒
@karaanboysofficial59523 жыл бұрын
Astaaan dadka mesha u qalmo hala keeno bulsho dhan indhahooda tihin ninkan an aqlaqda dadka u mujineyn oo niyaf jabinayo dadka mesha ka saara qofka hdoo xun yhy xitaa wa xun thy in ladhaho ma mudna barnamijka wu qurux bdn yhy lkn ninka ku dhelayo wku mhdsn tihin madadalada dadka u sameysen 🙏💯
@sharafhersi29453 жыл бұрын
Waxa Umalenayaa Astaan Shacabka iyo Anagaba inee prank nagu sameeneso ninkan shaatiga cad bey noo keenen see dulqaadkeena u fiiriyan😁
@nehalsayid203 жыл бұрын
Aad iyo aad anba sidasa ufakaray😂😂😂
@abdirisalabdirahman33203 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf iyo aderka dhaxda ku jiro waxan idin leyahy dada qalbi wangsan aya tihin😍🥰 kan kale aleka saro ama diislak aya sarian bar namijkan 🙄🙄
@dahabside18133 жыл бұрын
Nìnka shaadhka cad bahdilaada buu usocdaa inta igu raacday like
@kafisaabdullahi97933 жыл бұрын
Next time magacayga ha isku sheegin kulahaaa war ninka ma dhagaxbaaa🤣🤣
Shaadiyo iyo abtiga dhexda ku jira waaa dad qalpi wangsan leh M.a kan geeska xiga niyahow si wangsan u hadal abti macaan illahay ha ku barakeeye ❤❤❤❤❤🖇✌🤲
@MOHANHAYBE3 жыл бұрын
Shumaca ladhaha magicisa 😂😂😊
@dhegeyahmed24923 жыл бұрын
Sxbayaal Shaadia iya Cumar shaam maahane yarka kale waa lagasheegtaye waxkaqabta. Like hasaarto inta iska dhax aragtay akhlaaq laawahaan.
Shuceeb ma qosle wax walbo hadii la shego xitaa gafuurka lee u tagan Aniga maba ohr istageen cumar sham iyo shadiyo wajigoda ayaaba farxada ka muuqato masha allah qosol shuceeb
@zamzamabdi78413 жыл бұрын
Ninka shaatiga cad ma cuqdaduu ku soo koray mise adeer hoyadii qabaa soo korshey xeey tahay ninka qufulan
@Queen-cw6em3 жыл бұрын
Ninka shaatiga caad wado wa cunsuri wayo dadka ayuu niyada ka dilayaa inta ila aragtay like dhec✌🏻
@mohamednourhappy-qeys58053 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Legend Ali Faatax Shumac Meel Ayaad saartay Long life sxb Qadiimi Ah
@israhalpii51613 жыл бұрын
pls astaan Tv ninkaan shuceyb ah mesha ka saaraa wax jira maahan Dhalinta asagaa niyada jabinaayaa cumar sham iyo shadiyo msha allah wye
@somalifamous54343 жыл бұрын
Wlhi wan qoslay inta ila qososhay is muujiyo
@saadaqsk25513 жыл бұрын
dislike aan dhahno sida looga saara shaarka cad plz😥😭✌️
@cabdirahmaansiciid77233 жыл бұрын
Haa sax wye dislike ina DhaNo wye
@ruweidoruu32663 жыл бұрын
Adeerka dhexada ku jiro fuul xushmad waaa ader Ad iyo Ad u naxaris bdn 🙏
@Sheekhmuse3 жыл бұрын
Hadaa tihiin bahda astaan pls dhextaal ka naga daaya sheekada isku soo xirxira pls 🙏
@nasirkeeyow58543 жыл бұрын
Inta fahnty in ninka sharka cad eey astan isla ogyihiin warkiisa like isar
Ninkan walaga Qoslin waayee Qiso muruga leh halooga shekeyo pls si uu u ooyo😭🤛😏😂
@ubahibrahim40803 жыл бұрын
😅
@zapriinppe76253 жыл бұрын
Mixnaa taHy sis🤣🤣🤣🤣🤣
@intawanagsanwalalkoda4943 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@muna_____somali3 жыл бұрын
@@zapriinppe7625 😄🤣
@azuumoha75293 жыл бұрын
Maxaa naga galey oo lugu qoshashiina xaaraan weeye baqtiga
@skyfilmsvlogs3 жыл бұрын
Hello astaan tv ninkan isla wayn ee iyaal suqaa plz barnaamijka kasaara mise dee tvga ayuu wax kuleeyahay Dadkii oo dhan ayaa ka soo horjedee dadka odsigooda halaqaado dee hadii kale inagu kala wada wasidee
@imtheshit93883 жыл бұрын
Barnamijka ramadan kahor baa la duubay see loo badalaa walalow
@mohamudgollow10983 жыл бұрын
Shadiyo sharaf iyo adeerka dhaxda kujiro waa dad qalbi wanaagsan waji furan but but but but I am very sorry I will recall mind to change that behavior thanks for the rest😭😭😭
@hodan55103 жыл бұрын
Mr next ku haystaa 😁👍
@abdirahmanmohamedhussein48643 жыл бұрын
War caliyoow wad ku sugtay sxb war macquul aa laga rabaa keep going sxb
@deeqoahmed47163 жыл бұрын
Ninka shaarka cad halaga saaro ama aqlaaq xumada hayskasoo badallo dhallin yarada yasmada haka daayo hadii aan lagu qancin sheekadiisa si xushmad leh isteedka hallooga dajiyo waad mahadsantihiin astan tv idinku xirannahay
@qamarluula92843 жыл бұрын
Allaa maxaa ishaada dheer tahay ninkaan aragtiidiisa bo ficnen xatta
Ar kii shaadhka cadaa waa qosley caawa mid ba karayay🤣😂
@abdimajidisse26953 жыл бұрын
LkN Muxuu ugu Jawaabay Meesha Wax Lagu QosLiyo Ma YaaLin Ee Sheekada u Qurxinaaye KuLahaa Waxaas Miyaa BiL Aadanimo Eh Marka 🥺
@Degaliah3 жыл бұрын
@@abdimajidisse2695 dad nocaasa jira oo farxadu dhibto wa xanuun galada kininaay kaqataan qofku marku iskadareemo calamadaha, marka ninkani kininki ubahanyahay
@abdimajidisse26953 жыл бұрын
@@Degaliah 😂 Wlhi been Ma SheegiN Kaniini buu u baahan Yahay Ninkaan BuLsho Maba La Dhaqmi Karee MeeSha Maxaa Loo Keenay Dhalinta Ayuu Sii Niyad Jabinaya Mise Meesha iNa Adeerkiisa Keenay u MaLeena 😂🥺
Cabashada dadweynaha astaan waa sabakadda kaliya ee dadkeeda si qota dheer uga warhaysa Waxaan cabasha ka nahay shaqsiga sadexaad ee shaatiga cad Plz ninkaas ama dhaqankiisa bedel ama tvga ruqsadiisa hasiyo Mahadsanidiin
@djboydj91473 жыл бұрын
Xarifka goa wata kal io laap iga qosolsiyay wlh 😂😂😂😂