Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021

  Рет қаралды 149,034

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Naasah dhexdoodiyo doox Hargeysa. I misse my home Town Hargeysa Hadhwanaag hoygay fanka❤
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Hargaysi waa wada fanaan wada murti allaw hoyga nabada iyo murtida iyo sugaanta noo barakee 🥰😍🥰😍🥰
@majorsalah7647
@majorsalah7647 3 жыл бұрын
singing requires hard work, dedication, and an open heart, Hana Udug Manshallah cod, action,qurux iyo sida ay u raacayso Teembada Musician ka ayaad ka garanaysaa inay Tahay qof hibo ilaahay u siiyay Franka, well done Hore u soco Hana 🌹🌹🌹
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
We enjoy this song because of the emotions and memories it carries. No matter what age we are, we are still enjoying it.
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Riwayati galbet waa lahurey samatar iyo sahara ahmed legends ❤❤
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 2 жыл бұрын
@astaan tv. Run ahaantii wan idiin hambalyeynayaa waxaad tihiin tvga kaliya ee soonoleynaaya xusiistii fanka somaliyeed uguyaraan si aan loo iloobin👍👌👍
@siciidsuugofficial1862
@siciidsuugofficial1862 3 жыл бұрын
Salama astan tv qaci show ana ugu horeya CAWA
@maxamedjamac6128
@maxamedjamac6128 2 жыл бұрын
WAA HEESTII INA KHAAWI LOO TIRIYEY BAXSAN .ALLE YAA RAXAMA SIDAAN MAQLAY ANOO CARUUR AH XAMAR VIVA
@mohamedosman7565
@mohamedosman7565 3 жыл бұрын
Salan astan TV hoyga soo celinta fanka umada afka somaliga ku hadasha
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 3 жыл бұрын
afsomaliga ku hadasha inta aad dhahayso waxa ka habon in aad dhahdo umada somalida ama umada somaliyed ku hadla waxa ay ka dhigan tahay aan waxba wasaagen
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 3 жыл бұрын
Alla inankani cod wanaagsanaa maasha allaah hadaan awoodo waxaan la qaadi lahaa heestii mooge iyo magool ee ahayd ololihii laguu diray codsi heestaa isagiyo gabadh hasoo qaadaan haday suura gal tahay maasha alaah mida kale gabadhana waa cod fiicantahay lakin ogaada ereyga hadaan la sixin totaly wuu is badalayaa astaana waa kayd ee la socda walaalayaal sixid kamanasto hawloo saxda ah kamanaas ahow oo macnaheedu yahay sida dadka oo kale ahow waana carabi yaroo heesta lagu saxayo meesha kale hadaan awrka kabaduba kabaalada ka celinayn xadhko kululna laga jarin oo caynku kaligii karbaashkii ka hoosmaro kuruskuu wax yeelaa.
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 3 жыл бұрын
Dhinaca kalena mee kaalintii Cigaal, waa hees ka mid ah riwaayaddii DHADO ROOB NOQON WEYDAY.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Waa run in erayada la saxo waa sheyga ugu weyn lkn marakan xil layskama saaro. Dhallinta heesaha qaadaana erayada uma fiirsadaan. Waa labo qof oo aad u cod macaan lkn erayo badan ayaa loo sixi karaa, insha Allaah duubisyo dambe ayaa intaasna ay iska sixi doonaan. Hadda heeska Axmed Saleebaan Bidde ee Maxamed Mooge ku qaadi jirey '' Dhayal looma heeso'' wiilku waa qaldayaa halka ugu horreysaba: Dhulkanoo gugii da'ay Dhinacyada maqaadiish ( Macnaha Muqdisho weeye) oo laxanka lagu qurxiyey, lkn fannaanku wax kaluu sheegayaa, simply erayguusan fahmin, cid u saxdana ma helin. Laga yaabee inuu fagaarayaal badan ka qaaday, lkn dadkeennu beryahan dambe waxba ma dhaadaan ma aqaan ma dagaallada badan baa. Bal adba
@ahmedriyad9564
@ahmedriyad9564 3 жыл бұрын
Mnshllah wll Runtaa weyaan eryga haddan lasixin macnuhu wuu isbadalayaa inkastoo hesihii hore weedho adagi kujiran
@cumarahmed134
@cumarahmed134 3 жыл бұрын
Wllo aad baad u mahad santay waxa wax ku nahay waa shacabka somaaliyeed oo na dhiiri galiya
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Hana Udug Best Talent Fanaan🙏❤️
@sacidosam536
@sacidosam536 3 жыл бұрын
wow murti waa hadalkii hore bal heeskaasi waa wada murti.
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Udug😚😙😗 wan ku tageera qali farxad ku waar
@Xasanibnugeele
@Xasanibnugeele 4 ай бұрын
alfnan Hana udug huray usoco wll mcn wad soo dhigtay run ahanti qaramida ad bad ula haysata wll wanku tagera noolaw in badan
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 3 жыл бұрын
Xasuustii mohamed mooge heesaha Mohamed mooge ha la soo nooleeyo
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
I love his songs allh yarxam
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 3 жыл бұрын
Heees Iyo badh weeye ✌️👌🙏🏼
@fahmigarad
@fahmigarad 3 жыл бұрын
Cumar ahmed xarago keep going pro Legend baad tahy
@ابوشير
@ابوشير 3 жыл бұрын
Magaaladu waa wada FANAAN ee soo ururiya WASAARADDA AWFAAFINTA ayaa laga rabaa arrintaa
@hodana7546
@hodana7546 3 жыл бұрын
👌 Yaa salaam. Haye waayo waayo!!!
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Bulo xuubey iyo karone way salaman yihiin waa niman asset ah
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 3 жыл бұрын
Cumar run ahanti heestaa maxamed mooge Si fiican ayuu uuga soo baxay Mooge yare isagaa soo labeeya codka heesaha mujaahidka
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
Haa runtaa sifiican ayuu u keenay
@zubaydaofficial1718
@zubaydaofficial1718 3 жыл бұрын
Number one😁
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Hana udug beela waaye
@BileMahamud
@BileMahamud 4 ай бұрын
Bulo xuubey horay usoco
@yoondheermedia
@yoondheermedia 3 жыл бұрын
Abuukar Buula xuubay iyo Saxiibkay Aadan karoone waan idin salamayaa
@maxamedjamac6128
@maxamedjamac6128 2 жыл бұрын
WAAN KA HELLAA GEELA AWOOGAY BAA LAHAAN JIREY GEEL BADAN .M.A.
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
Way duldhigeen, well done.
@Galmammlopvzu
@Galmammlopvzu 3 жыл бұрын
Masha Allah mooge yare Allah kuxafido
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
Labada hobolba way iga gadanyihiin. Very professional…
@aliomar8950
@aliomar8950 3 жыл бұрын
Timeless songs wow XX
@ambasaadordeeq2447
@ambasaadordeeq2447 3 жыл бұрын
Labaduba aad ayey u cod fiicanyihiin waan wada daawaday ok weeye
@logannnnnn930
@logannnnnn930 3 жыл бұрын
Hh somalidu waa wada garsoorayaal waxad modaa in lagu idhi waxad tihiin gudigii got talent ka
@maxamedjamac6128
@maxamedjamac6128 2 жыл бұрын
WOW
@alimohamed-jz4qn
@alimohamed-jz4qn 3 жыл бұрын
Weeeeeew Cumar iyo hana
@ayaanleabdillahi2662
@ayaanleabdillahi2662 3 жыл бұрын
Cumar cabdi isku fasal baanu hayn marka xiisaduhu naga maqqn yiin buu noo heesi jiray
@yusufibrahim1236
@yusufibrahim1236 2 жыл бұрын
Barteedii ayuu dhigay Caadi maha
@alimohamed-jz4qn
@alimohamed-jz4qn 3 жыл бұрын
Waaaaw kabanka
@borobiyomedia6543
@borobiyomedia6543 2 ай бұрын
🎉
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
C.naasir macalin ceydiid aaaway aaway walalkii jaamac bulshaawi aaway ninka biyaanada tumaayo booski seksifoonka waa buuxshay lkn fiyoliinti mamaqlo from#muqdisho✋
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Illahay daasadaha haa ay tumayaan kuma dilo
@haniitah
@haniitah 3 жыл бұрын
M.a aad baad uqurux badantahay waxaaso make up umaadan baahnen anyway codkiina caadi maaha
@sooyaalmidia3053
@sooyaalmidia3053 3 жыл бұрын
Naasaha dhex doodiyo dhuuxii hargayziyo damashi ku dherernayd tolow maygu dhow dahay kani wa wax aan horay looo arag runti hadi uu joogi lahaa 70naad kii boqorka codka ayu ahan lahaa Astaan mahad sanidiin0
@mwengecreates
@mwengecreates 3 жыл бұрын
heestaas maagceed Original keeda
@ahmedweli4713
@ahmedweli4713 3 жыл бұрын
@@mwengecreates maraa waaxid inantaa lebiskeda Ayaan caadi ahayn su wacan ayay Sharaf usoo lebisay sharaf Aadbaan kuu tageerayaa Mara waaxid thanks 🙏
@hodana7546
@hodana7546 3 жыл бұрын
@@mwengecreates Dhayaal Looma Heesee
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 3 жыл бұрын
Arooskeenii saldhagiyee sidaa ulasoco xbbti C.
@abdiazizosman960
@abdiazizosman960 3 жыл бұрын
What a song
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 жыл бұрын
Heeso fiican ayey qaadayaan laakiin fadhi ayey ku qaadayan oo caajis ayey ka dhigeen heesuhu sarajoog iyo is lul ayey ku fiican yihiin in lagu qaado.
@ahmedhussein3893
@ahmedhussein3893 3 жыл бұрын
Omar iga daa ciyaarta wiil wiil dhalay 100kiiba 100kiiba
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Top songs
@FarxiyoHussein-nu9xy
@FarxiyoHussein-nu9xy 20 күн бұрын
Wiilku cod macanaa halkeeduu dhigay
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Viva Somaliland
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Karooone sida uu cuudka ugaraacaayo cajiib
@fathermc7637
@fathermc7637 3 жыл бұрын
Haye haye war maxad tidhi
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
Kama nasto hawlo ha karama segine hana jebin karkaradoo.kalmaduwano weye katankuna inoo furan Ereyadii abdulahi direy soran Codadkii axmed cali ciga iyo seynab xaji cali baxsan Laxaankii A A Igal Gabadhu si fican ayey u qadey heestan Intii dhimatey ilay ha u naxarist
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Waar oud ka xaqiisa siiya oo soo saara dhawaqiisa bal wuxu samaynyo daawo airphones uunba lgu garanya eng xaga cidka ah doonta
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Niyo yurub geenyo farxiya fiska deeqa gaydh raaxo shariif farxiya rasta khadra silimo dadkaasaa meeshooda dhigi lahaa casuuma
@MaxamedGacmey
@MaxamedGacmey 3 ай бұрын
Heesti way kufsatay
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 3 жыл бұрын
somaliland for life.
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 жыл бұрын
Tan cidyaha dheer dheer sidii dugaag maxay ahayd? # Dhaqankaaga XAJISO
@wadeeco1wadeeco289
@wadeeco1wadeeco289 2 жыл бұрын
Dhulka waxa ka taliya garxajs waxa ku dili doonaana waa garxajis , dhawaanna waa lagu dili doonaa, kabtan ayuub, ninka cad iyo annaga nalakala soo dooro, hadaanu nahay garxajis. OGAAYSIIS, ninkastoo kabaxay ama ka dhoofay dhulka idoorka, ama loo yaqaan heer maaydhka , waa inaay iska soo xaadiriyaan gobolka sanaag magaalo madaxdiisa ceerigaabo, si,aay ugu noolaadaan ama uga dagaal galaan, heer maaydhkii ka qaxay dhulka heer, maaydhka, ama dhulka idoork . Ujeeddo 100% 90 idinka qarsoon, una qarsoon idoor, ama heer maaydh.
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
Nika kabanka garaacaya aad ayeey heesuhu u taabanayaa sida kamuuqata
@AhmedHassan-qq2ls
@AhmedHassan-qq2ls 3 жыл бұрын
Hi
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Dhinacyada........... 🤔
@abdiwahabismail8912
@abdiwahabismail8912 3 жыл бұрын
Cuduradan ladar goyn cashaqa halagu Sado cali siyaad baa logu dhibee Hada ma muuse shani ba lowadaa kkkk
@abdirahmaanguhaadchannel8823
@abdirahmaanguhaadchannel8823 3 жыл бұрын
Waa Nin Ciidaglle ah waliba sandaladii Ciidaglle cabdi ciise xasan tarabi qawdhan iyo Abdi gahayr dhashoodii
@abdiwahabismail8912
@abdiwahabismail8912 3 жыл бұрын
@@abdirahmaanguhaadchannel8823 Anu ma qabiil iyo sandalad ban ku waydiyay????
@munaismail1529
@munaismail1529 3 жыл бұрын
@@abdiwahabismail8912 waaaw waaaw waaw inankan cumar xarago waa mooge yare sobaxay heesta dhayal loma heese dhartii aanku caashaqay ee aad dhibtadiyo igu ugudhalisay hawlaha dhulkanoo gugii da ay dhinacyadana nabadi dhaka midig badiitahay bidixda 🙏🙏🙏♥️♥️🥰
@cumarahmed134
@cumarahmed134 3 жыл бұрын
@@munaismail1529 thanks wll qaali
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 жыл бұрын
@@cumarahmed134 walal mahadsanid cod macaan baaledahay laakiin magacga ha eegin gabadh baan ahay waa ka xumahay wadankii majoogi waaba ku jeclahay kawaran
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking *❤£(wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@wadeeco1wadeeco289
@wadeeco1wadeeco289 2 жыл бұрын
Dhulka waxa ka taliya garxajs waxa ku dili doonaana waa garxajis , dhawaanna waa lagu dili doonaa, kabtan ayuub, ninka cad iyo annaga nalakala soo dooro, hadaanu nahay garxajis. OGAAYSIIS, ninkastoo kabaxay ama ka dhoofay dhulka idoorka, ama loo yaqaan heer maaydhka , waa inaay iska soo xaadiriyaan gobolka sanaag magaalo madaxdiisa ceerigaabo, si,aay ugu noolaadaan ama uga dagaal galaan, heer maaydhkii ka qaxay dhulka heer, maaydhka, ama dhulka idoork . Ujeeddo 100% 90 idinka qarsoon, una qarsoon idoor, ama heer maaydh.
Qaaci Show | Aadan Karoone | Astaan HD | 2021
23:32
Astaan
Рет қаралды 31 М.
Cabdikarim Jago Oo Waraysi Xasaasiya Djibouti Ku Bixiyay + Heeso
39:33
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Saado Qaran | Astaan | 2021
20:06
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 641 М.
QAACI SHOW JIGJIGA IYO FANANIIN COD CAJIIB AH LEH 2020
38:45
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 170 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 15 М.
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17