Masha Alla - Djiboutians are always natural and beautiful - Abdulkarim has a beautiful voice and the girl is masha Allah - vive mon pays et mon peuple - Djiboutiennement fiere meme si je vie à l extérieur
mashaa alah amiira wad quruxbadantahay nin dhubahante ah oo gataada syssnu kusiinaynas 200 geela iyo faras ayanu ka bixinaynaa from Boston usa from ssc
@Jamiilo2129 күн бұрын
Dhubahante walan gabadhena uma baahna wiilasha ciise ba ka badan kuwiina iimanso
Insh allah, marka Jabuuti xoroydo, Gabiley ayaa nin kani loo masaafurin. Waa nin neceb midnimada Soomaaliyeed.
@FaridaBilan2 ай бұрын
Walee Waa run Ninkani Horumar wuxuu u gaadhi waayey Waa naceybka u kala haya shacabka soomaliyeed .. Waa doqon feero weeyn ..
@sagiimamoula22632 ай бұрын
Silkii hooyada iyo midnimadaba wase Ina dhilo
@nabilhoussein50832 ай бұрын
Wa réer Djibouti abti u naxay somaliland kuma dhalan lakin u kaso jeeda ayaa masafuurin kara xoriyadu side u taaqan dalkayga wa coor kaligi taliye iog u taagi lakin dalku ma guuro bro
@IfrahJama-d4n2 ай бұрын
Soomaaliland ka soo jeedaa jabuutana waa ku dhashay midniimada soomaaliyi ha ku ceeshan iyagu markasa loo soo noqon
@zamzamabdi2952 ай бұрын
Illaahay haydin soo hanuuniyo labadiinaba allihii idin abuuray waad caasideen
@IbrahimAbdi-yx8dxАй бұрын
Marshall.llaaha
@cabdiwahaabcusmaanmalaas37442 ай бұрын
Amiira qurux my sister aad Ayan kuu salamaa ❤❤❤
@MahamoudSaajin2 ай бұрын
Kaliya anigu waxan usoo galaa gabadhan si aan u arko
@Ibrahim-g9e2 ай бұрын
Jabuuti nikan wixiisi siiya waa hobal reer jabuutiye
@YassinFayeАй бұрын
Mashallah labadinuba
@mohamedbuaalechannel239629 күн бұрын
Hadalka Iskuma ficnee hees Uun mxaa U dhihi weydey
@BisharøAthens2 ай бұрын
Jagoo❤❤❤❤❤1998
@YasinabdihasanYasinabdihasanАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@niciimaahmed11573 күн бұрын
Reer jabuutiga timaha ma xeebtooda udheeraysa una qurxisa hablahu way wada timo dheeryiin
@Jamiilo2129 күн бұрын
Naag weena tahay madax qawanida qurux ma ahan ee tinmaha Asturo
@fartuunhassannuur2308Ай бұрын
Wiilkan codkisa waa top lakin wax yar misaan dhimisa ayoow u bahan yahay wayo codka xataa cariiri ayoow galaa marka misaan kada kordhaa
@HusenOmar-gn9yn2 ай бұрын
Anu gabdhaa uunbaan dawanayaa baass
@AhmednuurShariifcadceed2 ай бұрын
Heesaha qisadooda kadhiman bis
@TimmiSG2562 ай бұрын
Mashlh ❤🎉
@Ali-d7n7p2 ай бұрын
Imika ma tante qurux badan 😂😂😂 reer djibouti qurux ma yaqanan😂
@faysaltacab59752 ай бұрын
Kursi. Dheer ku fadhiiso kkk sidii nimco samriye TIMAHANA DEE ASTUR WAA CAWREE HA KU CADAAB MUDAN.WAA DAMBI .
Jabuuti markay xoroydo, Soomaali diidka waa laga sifayn sida nin kani. Soomaaliyeed shacabka Jabuuti hiil iyo hooyo siiya.
@mohamedhassanhoussein86272 ай бұрын
Yaad moodaysaa waa reer jabutiye xagee loo mastafurinayaa hadal waxa ku jira markay xorowdo maxaad uga jeeda miyaanay wadan xora ahayn
@j.jilani45352 ай бұрын
@@mohamedhassanhoussein8627 Jabuuti xor maaha. Talada waxa haya daba qoojigii gumaysiga. Ninkani burburka Jabuuti ayuu ka shaqaynayaa.
@cabdirisaaqdaahir78842 ай бұрын
Hibo ayuu u leeyahy fanka balse yaan la odhan sheekee ?
@JaamacGeenyo2 ай бұрын
Haa
@Umi-v7c2 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏
@ShaakirJaamac2 ай бұрын
GABADHAY XIJAAB QAADO.TINAHAGU WA CEEB
@axmednuradan371714 күн бұрын
Heests asiga malaha wuu sooxaday
@DrGaadaaАй бұрын
❤wcs ❤
@mohamedhashi27262 ай бұрын
wllo illahay dartii isku astur
@ABDALLAHIsmael-p4n2 ай бұрын
Hargeisa baan idinka soo salaamayaa rer Jabuuti, Abdikariin Ninkaan anuu talo kaliya baan siin lahaa oo aha inuu cayilka iska rido Go GYM wllo 🚶♂️
@samawadeahmed43802 ай бұрын
Jabuutiyaanku Waa dad dhib badan Jago ayey u bixiyeen oo la jeclaadeen magac ahaan kkkkkk. Jago- micnaheedu Waa dhul ama boos balaaran 😂 😂😂😂. Dhanka kale kuwo ayaa leh hebla wey qurux badan tahay. Aniga quruxda waxaan u aqaano Gabar aan qaarkeedaa sare Aniga hortey ama ka horow aan la ila arag. 😂
@suniitaahajji39182 ай бұрын
Odaygaan macasha wayn haloo sheego jabuti iyo somali isma necba wuxuu u heysta fanaaniinta uu heesahooda xado ee somalia haduu sheego in la diidayo ee u sheega sidaas wax uma jiraan, maalin kasta wu nagu gafaaye
@Farahmohamed-oy1hd11 күн бұрын
Alla beerka sidan u qoslayey wadnaha i cadaaday😂😂😊
@IFRAHMAHDIIfrahMahdi2 ай бұрын
Jagoofa financial jiira
@OmaHooyoo2 ай бұрын
Machal Allah respect mon frere ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@deedee89342 ай бұрын
Oo kalay Jango cidanka aslubta ee Somaliland miyu ka baxay.
Al fanan Jago wan kuu wadana reer Djibouti oo dhan Amira qosolka ayad isku celcelineysa wan kula socdaa jago wa fanan wana qosliiya 😂😂
@KhadarAbdisalan-qd6og2 ай бұрын
wwwww jego lajand🔐🥰
@MouhyadinDG2 ай бұрын
War ninkan waraysi kuma fiicna ee ka dhaf o hees uun Ku dhaha 😂
@MouhyadinDG2 ай бұрын
Wa su'aal fican wa wax fiican a la iskaga jawaba
@mahamudabdimatan81312 ай бұрын
Oo kaalay tan qaawan islaamban moodeyaye Miyay rognayd
@hassanadam73422 ай бұрын
Nayaa.ilaagay.ka.baq.is.astur
@hassanadam73422 ай бұрын
Ilaahay.ka.cabso.is.astur
@Aziz-r1p2 ай бұрын
Please, amira numberkeeda si private ah iigu aoo dira Wax kasta oo ay nolosheda rabto diyar ban lahaay ee Keliya royadayda aya ku arkay anagoo is qabna Ilahow riyadayda ii rumee aan riyadeeda u rumeeyee 😢❤❤❤
@amarehadaweh96832 ай бұрын
Riyadaadu been bay kuu sheegtay 😂😂😂 waayo waa la qaba oo xaaska wariye cali oo warka Af faransiiska ka sheega rtd
@mohammedxayo51552 ай бұрын
@@amarehadaweh9683waji ma lihid, Wixiiba tacab khasaar baad ka dhigtay 😂😂
@Aziz-r1p2 ай бұрын
@@amarehadaweh9683 qoftan ta iyada ka yarba Hadi la helo Wan ku iimaan qaba Genes kaa noocaas ah baan u baahanahay Yaa waduud sidan ku helaa 😂