HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"

  Рет қаралды 1,662,733

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
PRODUCER: SAYID HUSSEIN
EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
CAST:
ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
ABDIWALI OMAR = JAMAAL
AADAN AFEEY = DUCAALE
FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
SAGAL ALI = ISMAHAAN
MAHAMED WARSAME = XIRSI
MUNA ABDI = ISTAR
XAMZA YARE = CUMAR YARE
FARTUUN TAMAAM = MARYAN
MARYAN YUSUF = IDIL
ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
FAATUUSH = XAMDI
SUWEYS XASAN = FAIZO
ABDALLA ALI = SAMATAR
RAMLA AXMED = SALMA
MAXAMED ISSE = XASAN
SALMAAN = JACFAR
FAADUMO = AAMINO
SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITYHABBOON S2 XALQADA 22-AAD | "FULAY AYAA TAHAY WAANA SABABTA AAD MARKII HORE U GUUL DAREESATAY"
DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
PRODUCER: SAYID HUSSEIN
EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
CAST:
ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
ABDIWALI OMAR = JAMAAL
AADAN AFEEY = DUCAALE
FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
SAGAL ALI = ISMAHAAN
MAHAMED WARSAME = XIRSI
MUNA ABDI = ISTAR
XAMZA YARE = CUMAR YARE
FARTUUN TAMAAM = MARYAN
MARYAN YUSUF = IDIL
ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
FAATUUSH = XAMDI
SUWEYS XASAN = FAIZO
ABDALLA ALI = SAMATAR
RAMLA AXMED = SALMA
MAXAMED ISSE = XASAN
SALMAAN = JACFAR
FAADUMO = AAMINO
SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY

Пікірлер: 6 200
@khaalidaywaa9177
@khaalidaywaa9177 Жыл бұрын
inta Musalsalka Haboon Bilow ilaa dhamaad La socotay oo Nabad ku Daawatay Ismuujiya 👍✋🙂🙂
@Jojo-ur1jv
@Jojo-ur1jv Жыл бұрын
Nabad an ku dawanay nabad uu noku dhamaadi🙌🏾😂 الحمد لله
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Жыл бұрын
Alxm nabad ku bilowday nabad ku dhamaysty
@nimconadar2280
@nimconadar2280 Жыл бұрын
👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Aniga dabcan xalqad imay dhaafin
@nuurtocibar5478
@nuurtocibar5478 Жыл бұрын
£ G❤❤😂😢🎉
@elyahyelaaskawi1814
@elyahyelaaskawi1814 Жыл бұрын
Inta ka xun In Musalsalka Haboon dhaamado gacanta taaga Musalsal danbe La iguma Oga jaw😢😂😂
@bisharoabdullahi5726
@bisharoabdullahi5726 Жыл бұрын
🤟
@bisharoabdullahi5726
@bisharoabdullahi5726 Жыл бұрын
Markaaa kusoo biiray ayoo dhamday
@faizamahamed5054
@faizamahamed5054 Жыл бұрын
☝😔
@sacdiyodiiriye644
@sacdiyodiiriye644 Жыл бұрын
☝🏻😢😮
@samiiraqawdhan
@samiiraqawdhan Жыл бұрын
☝️
@mohalogyabdi3515
@mohalogyabdi3515 Жыл бұрын
Bilawgii Hore season1 kii waxa aan Daawanayay Kaligay , sanadkana season2 giisa waxa ila Daawadanaysay Xaaskayga Oo Aan dhawaan is guursanay , Labo Marxaladood Oo Noloshayda ka Mida ayuu ila Qaatay Film kani, 😍 ❤Like ii sar si uu Xasuus iigu Ahaado Qoraalkani😊
@AhmedAhmed-zf7ny
@AhmedAhmed-zf7ny Жыл бұрын
Niisb wacan eboow❤❤❤
@ricezimpao3634
@ricezimpao3634 Жыл бұрын
Masha alah
@maskaldo__7283
@maskaldo__7283 Жыл бұрын
Masha Allah ❤nolol qrux bdn qaata adi iyo xaskaga sxp guuleyso 🎉
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
Isku waara❤❤❤❤
@nashwamire9684
@nashwamire9684 Жыл бұрын
Hambalyo🥰😍
@asmamohamed6260
@asmamohamed6260 Жыл бұрын
Musalsalkan nolosheyda inuu ka hadlayo ayan umaleynayey aabahay ayan raadinaya iisoo duceya 😭😭😭
@riyokastamarbayrumowda8656
@riyokastamarbayrumowda8656 Жыл бұрын
Allah haku so dhaweyo abaha
@maryamyassin6888
@maryamyassin6888 Жыл бұрын
Macsalaama qof walbo aan isla dawan jirnay habboon dalkena allaha noo hagajiyo cadowgana hanaga qabto astaan waa mahadsan tihiin xasuus buu I ahaan dona qoralkan macsalama❤
@hodanisha4621
@hodanisha4621 Жыл бұрын
Waan isku xiisi doonaa 😢😢😢
@yasminhaguf6842
@yasminhaguf6842 Жыл бұрын
Aamiin ilaahay hainoo hagaajiyo wadankeena
@zabriinbarkhad1643
@zabriinbarkhad1643 Жыл бұрын
aaMin abyo dadka kliYo qalpiga ka wada jogaan ahyne bye
@saafihasanbubal7203
@saafihasanbubal7203 Жыл бұрын
aamiiin yaa rabbi
@ayaan123ayaanabdi2
@ayaan123ayaanabdi2 Жыл бұрын
Aamin sido kle mcsalaamo
@ahmedabdallebarre1860
@ahmedabdallebarre1860 Жыл бұрын
Ninka imika soo kacay ee haboon daawanaya ayaan ahay aar filim iga dheh 🥰 like saar inta ka heshay qoraalkan nabigana ku sali ﷺ ﷺ
@saylicihassan8020
@saylicihassan8020 Жыл бұрын
This was my first time watching a Somali series and I got addicted to it. I hope y’all make Moore seasons of Haboon.
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 Жыл бұрын
Editing 100%. Acting 100%. Directer 100%. Camera mens 100% Astaan horumar wacan mustaqbalka qurxoon ayaan idiin rajeynayaa.
@ifrahahmed1331
@ifrahahmed1331 Жыл бұрын
Dadkan halkan ku wada cawayn jirany 2 season wan idin xiisi doona commentigana illhay khayr haynagu kulmiyo😢
@naimamomamed
@naimamomamed Жыл бұрын
Amiin sidow kale wll qaali
@fardowsoaxmedmaxamed3131
@fardowsoaxmedmaxamed3131 Жыл бұрын
Aamiin yari 🤲 ♥️
@ikraniisseali7097
@ikraniisseali7097 Жыл бұрын
Aamiin aaamiin yaarabi
@iqramohamed9841
@iqramohamed9841 Жыл бұрын
Sido kle qlih
@maryamoaxmedaliawad6365
@maryamoaxmedaliawad6365 Жыл бұрын
Amiiiin amiiiin
@qumaneyyy
@qumaneyyy Жыл бұрын
Bilow qurux badan iyo dhamad qurux badan thank you Astan for making beutifil series 😊❤
@YasminAhmed-jq4wi
@YasminAhmed-jq4wi Жыл бұрын
💔💔💔💔
@lionhunter3820
@lionhunter3820 Жыл бұрын
Hats off for all the talented actors. Haboon & Jamal took their part in a wonderful way. Kudos to Astaan cast & crew.
@fardosocabdi8590
@fardosocabdi8590 Жыл бұрын
HABOON
@mohedibrahimmohed7662
@mohedibrahimmohed7662 Жыл бұрын
Masha Allah, this Haboon series was the best Somali television program I have ever seen, and it piqued my interest in all other types of entertainment. I enjoyed the series' entire cast, but ♥️Idil♥️, in particular, caught my attention the most. Haboon also had the most chemistry.
@AlvaanoPOT
@AlvaanoPOT Жыл бұрын
Inta habboon familkeeda ku faraxsan like saara ❤❤💯👍👍
@safiyanuur1209
@safiyanuur1209 Жыл бұрын
𝙇𝙖𝙗𝙖𝙧 𝙬𝙖𝙣𝙖 𝙝𝙖𝙮 ✌︎
@asadabaayle9134
@asadabaayle9134 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@asadabaayle9134
@asadabaayle9134 Жыл бұрын
canug fool xun ha nagu dhalin plz🤣🤣🤣🥰
@husseinabdi6393
@husseinabdi6393 Жыл бұрын
Yahu
@sabahomarhassan
@sabahomarhassan Жыл бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@hamseomer5539
@hamseomer5539 Жыл бұрын
Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤
@nimcomohamed1503
@nimcomohamed1503 Жыл бұрын
Scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@farxiyofarxiyo-zt2td
@farxiyofarxiyo-zt2td Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
@idilmaxamud7192
@idilmaxamud7192 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wa salam ❤
@khadroabdulahi2326
@khadroabdulahi2326 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalama ❤
@mahadmed91
@mahadmed91 Жыл бұрын
What a joyful end of the story of Haboon!! I honestly like the whole full story that is full of creativity, fascination, affection, devotion, fraternity, sharing diverse feelings, diversity of roles playing actors from toe to head, exhibiting different emotions according to chronological events of the story such as love, hatred, jealousy, trapped etc.
@cubeidmohamed7612
@cubeidmohamed7612 Жыл бұрын
Habon bilaw ila dhamad iyo bar bar intan isladaawane dhaman idin xiisi dona astaan mahadsanidin habon best musalsal by i a ino markale
@Ayanlovely99
@Ayanlovely99 Жыл бұрын
This was the best Somali movie I ever watch. I am really sad that this movie ended. 😢😢😢 If you are the same as me please thumbs up.
@queenblink1054
@queenblink1054 Жыл бұрын
R.i.b english
@mrabdi6388
@mrabdi6388 Жыл бұрын
R.I.P correct yourself before you judge😂
@abdiabdullahiaden1416
@abdiabdullahiaden1416 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@MoMo-206
@MoMo-206 Жыл бұрын
@@mrabdi6388burnnnnn 😂😂😂
@user-rt4ug1jm7w
@user-rt4ug1jm7w Жыл бұрын
​@@mrabdi6388 😅
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋❤☝
@aminabargani9009
@aminabargani9009 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zahramayow2068
@zahramayow2068 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nacimocabdirashid4961
@nacimocabdirashid4961 Жыл бұрын
SCw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰
@sacadabarkhad441
@sacadabarkhad441 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@bushroyy
@bushroyy Жыл бұрын
Scw
@assensiovlogs3327
@assensiovlogs3327 Жыл бұрын
Inta Ka Xun inuu Musasalku dhamaado farta Taaga😂🙋‍♂️
@roobskills1522
@roobskills1522 Жыл бұрын
Dad ayaa waxay daawan doonaan 2030 dadkaas see looga dhaadhicin doona in uu filimkaan ahaa taxanihii abid ay somali samaso kii ugu xiisaha badnaa waan ka xumahy in uu halkaa ku dhamaado
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@fardowsomohamed-re9sf
@fardowsomohamed-re9sf Жыл бұрын
Aamiin
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
Aameen dhamanten i.a❤😊
@xamdiqurux3084
@xamdiqurux3084 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@bilandahir9854
@bilandahir9854 Жыл бұрын
Aamin dhamanten
@wadkanafta7943
@wadkanafta7943 Жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen
@farhanomar4664
@farhanomar4664 Жыл бұрын
Hadii aad aragto magaca nabi muxamed salalahu calayhi wasalam ♥️ kusali nabiga wllo 🩸💯
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤❤❤❤❤
@momamedaydarus6959
@momamedaydarus6959 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Abma117
@Abma117 Жыл бұрын
Scw
@hibo-vo6rz
@hibo-vo6rz Жыл бұрын
SCW
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Inta markuu flimka soo dhamaday bilaabtay wan idin salamay ma jecli ilhay amarkii xalqad 2 weeks LA sugayo 😂😂😂 ramadan kareem
@naimaalirasmi3006
@naimaalirasmi3006 Жыл бұрын
Ramadan lamida isku dabeecad baan nahey wax maba sugi karoh 😂😂haduu iidhamaadey shan shan qeyb udaawadey😅😅
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@naimaalirasmi3006 balankeenu waa sidaaa 😂😂😂😂😂
@amkashuuqe3627
@amkashuuqe3627 Жыл бұрын
Taariikh aan caadi ahayn ayaa ay sameysay Astaan iyo dhamaan actors ka musalsalka Haboon, qof walba booskiisa wuxuu uga soo baxay si cajiib ah. Mahadsanidiin dhamaantiin.
@filsanbashiir9873
@filsanbashiir9873 Жыл бұрын
Waan ka xumahay in haboon dhamaaty😥 Ramadan kareem dhaman walalaha filmkan isla dhamaysanay khayr io caafimad ha idon rajayn🥰
@sarhocali2945
@sarhocali2945 Жыл бұрын
Ramadan mubaarag
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Aamiin wllo😊alle nabad qab haynagu gaadhsiiyo😢
@maryanekhalif6692
@maryanekhalif6692 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤️💗
@filsanbashiir9873
@filsanbashiir9873 Жыл бұрын
@@nasramuuze2541 aamiin i,a wll💖
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak hno
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Inta ka xun musalsalka inu dhamado😢 👋 Team astaan well done guys🎉❤
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs Жыл бұрын
Se3 so socdo niyada ku dhisk😢😂😂
@bgu5817
@bgu5817 Жыл бұрын
17/01/2022 habeen axad ah ayaan daawaday Part 1 habboon anigoo arday ah OO caafimaad qaba alx caawa OOY taariikhdu tahay 18/03/2023 waxaan daawaday qaybtii ugu dambeeysay anigoo caafimaad qaba, oona waxbarashadii iidhamaatay Shaqaysanayana, musalsal salka habboon ma iloobi doono inshallah team astaan drama iskusoonoqod wanaagsan oo xiisa leh😔🙏
@ugaaz
@ugaaz Жыл бұрын
Hats Off Guys, You made us proud, You Made The Somali Film Industry Great. All we’re waiting is your next projects. This Team Should be remembered and respected.
@isxaaqakram6735
@isxaaqakram6735 Жыл бұрын
m.a luuqadda English-ka si fcn ayaad u taqaanaa waana wax ku anfacaya balse maaddaama aad Soomaali thy dadka aad farriinta u qoreysana Soomaali yhn sooma aheyn inaad far-Soomaali Soo qorto....
@ugaaz
@ugaaz Жыл бұрын
@@isxaaqakram6735 Madal International ah inaan joogno baan u heestay. 😂. Somalidu waa ogyihiin kooxdaan tayadooda lkn dunidu ha ogaato inaan wadano oo Taageerno.
@nasracarab4735
@nasracarab4735 Жыл бұрын
@@ugaaz 😁❤👏
@anshaxmuuse1952
@anshaxmuuse1952 Жыл бұрын
Inta cafimad Kubi lawatay kuma dhamestay filimka haboon 👍🏻 ramadankane aa kafaa idesano🙏🏿♥️ love you dhamantina 👍🏻
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 Жыл бұрын
Alx 🤲🥰
@faadumocumarmaxamuud7888
@faadumocumarmaxamuud7888 Жыл бұрын
Loveyou tuu
@anshaxmuuse1952
@anshaxmuuse1952 Жыл бұрын
@@faadumocumarmaxamuud7888🫶🏻❤❤
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
@nimcoaragzan5842
@nimcoaragzan5842 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@zenkuh1693
@zenkuh1693 Жыл бұрын
waaw
@ayuushshidye2502
@ayuushshidye2502 Жыл бұрын
Inoo dhamaado ma jecleen 😭
@siciidnima4409
@siciidnima4409 Жыл бұрын
Masha lllh wlllhi wan farxad
@missshukrialiaden5523
@missshukrialiaden5523 Жыл бұрын
Boqolkiiba 70% waxaan dhihi karnaa faalooyinku waxaa lagu qoray ingiriis halka 99.99% aan dhihi karno in musalsalka ay somali daawato 😢afkiina hooyo waa hodan 😊
@waberiibrahimyoussouf9459
@waberiibrahimyoussouf9459 Жыл бұрын
Félicitations 🎉🎉🎉🎉 du première épisode jusqu'à la fin vous étiez adorable guys ❤ inchaallah another leval 🤩🤩 from djibouti 🇩🇯 RAMADAN MOUBARAK
@dalmarinho_09
@dalmarinho_09 Жыл бұрын
InTa Film-ka Haboon Lasoo bilaabatay Like Hasaarto 😅
@mushtaqhasn770
@mushtaqhasn770 Жыл бұрын
Filmka wuu dhamaaday inta ka xun anookale✌️😭
@rahmaclaahi6300
@rahmaclaahi6300 Жыл бұрын
Haa wihı waan uxıısdoon myteam haboon🥺🥺😭
@BintAbdullahi1
@BintAbdullahi1 Жыл бұрын
Please keep up the amazing production! I can’t wait to watch more shows and movies you guys put out
@Miss.Thrillernightmare
@Miss.Thrillernightmare Жыл бұрын
I have never watched a Somali drama from the beginning of the season until the end. This was the first drama I enjoyed watching every week. In saying that, it was an interesting drama. I recommend everyone to watch it! ❤
@UmalkhayrIbraahim-bo3et
@UmalkhayrIbraahim-bo3et 7 ай бұрын
7😮😮🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@bushram.ibrahim1360
@bushram.ibrahim1360 Жыл бұрын
Haboon waa ku daysay inta ka xun Is muujiya 😢
@sadaibrahim2921
@sadaibrahim2921 Жыл бұрын
Anaaka xumaaday laakiin waxaan ku farxay in ay haboon reerkeedii heshay iyo in ay is guur sadeen jamaal iyo haboon oo ay wiil dhaleen ay ugu magac dareen ducaale ❤❤❤❤
@nimaoseaad
@nimaoseaad Жыл бұрын
I can't forget haboon 18/3/2023
@abdiqaniqays9452
@abdiqaniqays9452 Жыл бұрын
Thanks Astaan Tv Good Flim
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😢
@hodanfarah7310
@hodanfarah7310 Жыл бұрын
Scw sws ❤❤❤❤
@hananhirsifarah8777
@hananhirsifarah8777 Жыл бұрын
Scw
@nasraali5707
@nasraali5707 Жыл бұрын
​@@hodanfarah7310🎉🎉🎉🎉
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 Жыл бұрын
Scw scw ❤❤❤❤🇩🇯
@leylaosman9219
@leylaosman9219 Жыл бұрын
Scw
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Жыл бұрын
Yaa uu xiisi doona musalsalka haboon ismuujiya ✌❤
@abdukadiribrahim7737
@abdukadiribrahim7737 Жыл бұрын
Thanks for astan ❤
@najmiinaabdalla3723
@najmiinaabdalla3723 Жыл бұрын
Inta ku faraxsan haboon iney familkeeda heshay 🥰❤️
@abdihamidomar1212
@abdihamidomar1212 Жыл бұрын
Adi Burma ku helaa
@siciidabshir4354
@siciidabshir4354 Жыл бұрын
❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@husseinabdi6393
@husseinabdi6393 Жыл бұрын
🤞
@samsambashiir1500
@samsambashiir1500 Жыл бұрын
🥰🥰
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
Waxaan ahaay daawade S1 ilaa iyo S2 oo hada dhamaadkiisa la joogo waaxan aad ugu faraxsanahay inaan daawado musasalkan anan so gaaray dhamaadkiisa dhamaan umada soomaliyeed waxa leyahy dalkeena nabad allaha nooga dhigo qeyr iyo caafimad baan isku dhaafnay Ramadan mubarak insha allah 💜💛
@fartuunmuqtaar164
@fartuunmuqtaar164 Жыл бұрын
Amiin yarapi🤲
@aishaamohameddaishaamohame4852
@aishaamohameddaishaamohame4852 Жыл бұрын
Ani htaa amiin😢❤
@cumar6120
@cumar6120 Жыл бұрын
Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin
@ahmedbarowahmedbarow
@ahmedbarowahmedbarow Жыл бұрын
Aamin
@AdanOsman-bb3li
@AdanOsman-bb3li Жыл бұрын
Wow! What a wonderful film congratulations to you guys
@salmamohamed5942
@salmamohamed5942 Жыл бұрын
thanks team astaaan we need anrher filim laki habooon
@hajison22
@hajison22 Жыл бұрын
Dadka halkaan ku saxibnay wan idiin xiisi Doon WA musasalkii u horeeyay aan dhamaysto xasuuus buuu ii noqon doona i.a like isaar hda qoralkayga argto zxp 💙
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 Жыл бұрын
Macsalaama qof walbo season1 ilaa season 2 isla so dawaney😢🙌
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Macsalama all intan hlkn kusaxibney🤎🥹
@queenaragsanofficial4994
@queenaragsanofficial4994 Жыл бұрын
@@naxariis_badan312 😪🥹
@mabruukamuuse
@mabruukamuuse Жыл бұрын
Hye macsalaama 😢
@shukrimaxamed6334
@shukrimaxamed6334 Жыл бұрын
1 ila dhamad wan dawaday ❤❤❤❤❤
@hudaali4077
@hudaali4077 Жыл бұрын
Wow!!!!mashallah This was the best Somali series I ever watched❤
@AbdiWasac-qs5ob
@AbdiWasac-qs5ob Жыл бұрын
Musaslkii abad ugu wanaagsan musasalada Somalia ❤inta nabd iyo caafimad ku dawatay like saar🙏💯
@camper7664
@camper7664 Жыл бұрын
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar الله
@queenansara5302
@queenansara5302 Жыл бұрын
😭😭😭Oo ismahaan iyo xildhibaan jaamacna xagaa laygeeyay iyo axmad iyo idil jaceylkoodi please season 3🙏🙏
@modernsomalifood
@modernsomalifood Жыл бұрын
This was such an amazing movie. I have enjoyed watching both seasons. Well-done Astan TV
@mustafamaxamed2823
@mustafamaxamed2823 Жыл бұрын
Mahadsanidiin dhamaan inta ka qeyb qadatey musalsalka haboon 2 iyo daawadayaasha oo aan kamid ahay qoraalkan xasuus buu ii ahaan doonaa I,a
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Wan ku xumahay inu Dhamaday😢 Bye 👋🏼 Ramadan Kareem dhaman Walalihii Aan islaso dhamaysanay FILM HABOON SEASON2 🎉❤❤
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Sidoo kle wll Ramadan Kareem
@ahmedafhakame6714
@ahmedafhakame6714 Жыл бұрын
Sdo kle xbti rabaadan mubaaragi 😍😘
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
Sidokle abyo ramadan karem❤
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Жыл бұрын
Sidokale quruxey
@MohamedAhmed-br8gf
@MohamedAhmed-br8gf Жыл бұрын
Filimkaan bilowgisa waxan ku fiirsady Somali Muqdisho hada uu dhamday waxan jogaa Nairobi kenya
@missdeka
@missdeka Жыл бұрын
The best xalaqa dhamaad inshaallaah ..... Soomaaliyeey Ramadaan mubaarak illaahey nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo, illaahey swt danbigeena ha dhaafo, illaahey jano iyo raxma hana siiyo,inti Muslims dhimatay allaah unaxariisto, inta xanuusan allaah caafiyo inta baahan allaah baahi tiro, dhalinyarada bilaa camalka shaqo wanaksan Allah siiyo inta guur la'aanta guur wanagsan inta awlaad la'aanta awlaad wanaagsan Aamiin yaarabbi aan isku duceyno Nabigana ku saliya, bisha barakeysan halaga faaideysto ducada quran aqriska dikriga iyo sadaqada badiya wadankeena u duceya. اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم💙💙💙💙😘
@lamaanahazanadkahafzanuur7646
@lamaanahazanadkahafzanuur7646 Жыл бұрын
Aaaaaaaaaaaamiiiiiin yaaaaarbi
@najmaahmed6542
@najmaahmed6542 Жыл бұрын
Haboney kula murugoney kula faraxnay , kulana qiironay kani dhama balse yanay team kina jilinka quruxda badan unoqon dhamad ka ka danbeya wanu sugayna inta iyo inka qurux badanba insha allh , iyo adiga iyo jamal o matalaya nin iyo naagti 😔💔iminka mad dhamatay 😮😢
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
AAMIIIIIIIIIIIIIIN YAARABBIL CALAMIIN. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 JIZAKALLAH KHEYR.
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
aamiin aamiin yaa rabi🤲🤲❤️
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
Amiin wll sido kale ❤️❤️
@maslaxxassan2962
@maslaxxassan2962 Жыл бұрын
Thanks astaan
@mokismao6721
@mokismao6721 Жыл бұрын
Bilow qurux badan iyo Dhamaad quruxx badan Filmkan bilow ila dhamad wan lasocday Astan Tv mahadsanidiin Cafimad taama ban idin rajenaya inta qoralkayga akhrinesa wadankena alle nabad ha inoga dhigo ❤️
@maxamedyusuf8996
@maxamedyusuf8996 Жыл бұрын
Thanks wlll 🙏
@Redmensupportes
@Redmensupportes Жыл бұрын
I would like to take this opportunity to thank Astan TV and Haboon films actors. It shows that many people have Acting talents together we can achieve more..may God bless you with more years to come..
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Luuqadaada adeegso astaan waa somali maahan cadaan
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Жыл бұрын
​@@darishore814 😂😂😂
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Waxa u maleysa united nation inu warqad ku qoraayo astaan iyo jilaayaashaba waa wada somali ujeedka Flim ka waa in luuqada somalida qiimaheeda Kor loo qaada
@Hippobottomless
@Hippobottomless Жыл бұрын
Phenomenal serie u all did a wonderful job 👍🏿…. Astaan we would like an episode on how the cast members were selected. I think that would be interesting
@atharyussf4206
@atharyussf4206 Жыл бұрын
I'm very soorry that this film ended and really requesting u another such film
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын
Haboon ma dhaamtay😢😢😢hada bilaw ilaa dhamat hada lasocotay nawad ku dawatay wa isku so xiisi doona 😭😭😭😭
@jinzola1764
@jinzola1764 Жыл бұрын
nabigii ugu dulqadka badan ugu khayrka badan ugu naxriista badan intu ilahay abuuray oo dhan waa nabi muhamed sallalaahu calayhi wasallam (scw scw ) igula salliya suubanaha ❤️
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@khalidhassan3447
@khalidhassan3447 Жыл бұрын
Sallallahu calayhi wasallam
@deeqacabdi5529
@deeqacabdi5529 Жыл бұрын
Mahadsanidin astan
@fatoumaabdirahim9994
@fatoumaabdirahim9994 Жыл бұрын
Macha allaha ou et le epiose 3
@edilhassan7542
@edilhassan7542 Жыл бұрын
That was the best somali show i ever watched,there were many lessons that could be learned. It also gives a real perspective about what families went through during the civil war. Kudos to The Astaan team for the great production overall, I hope to see many more somali shows at this level. ❤❤❤💞❤️🙏 thank you all
@Qasaac55
@Qasaac55 Жыл бұрын
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
End of Era 😢😢😢. Habbon wuxuu ahaa musalsalkii iigu horeeyay oon daawado. Aad buu isoo jiittay. Kolay ilama qumana in season 3 laga sameeyo. Thanks astaan
@zucadziman526
@zucadziman526 Жыл бұрын
Haboon wuxu noqon doona Best somali film💯👍 aan daawado uguna xusuusta badnaa 🥺 Waaad mahadsantihiin dhamaanba jilayaasha filmka haboon waanan idin tabidoona😢♥️
@jijafashionbeauty
@jijafashionbeauty Жыл бұрын
Masha Allah was best ever Somalia story I really enjoyed ❤❤❤
@n3tnomad
@n3tnomad Жыл бұрын
MashaAllah, this has been an amazing journey. Congratulations to Astaan, and everyone that took part in making this series reality, because of your resilience, hard work and dedication to your goals a new cinema industry is born in Somalia - despite threats from the likes of Al Shabaab, you guys stay on course steadfastly. This is a success for all Somalians, and Somalia. I wish you all more success in your future endeavors. Viva Somalia 🇸🇴, Astaan, and the entire Haboon crew. With much love and appreciation from your Somali brother.
@asmofarah5824
@asmofarah5824 Жыл бұрын
Nnn
@axlaamaxlan5203
@axlaamaxlan5203 Жыл бұрын
Axlaam c/laahi
@YasminAhmed-jq4wi
@YasminAhmed-jq4wi Жыл бұрын
Vj de xanjo isticmaaal o kadar da ay 🌒 da ay önce demiş ki cuna de tam o sırada sen varsın denildi de xanjo da in lay arko
@samarabeautyaction9286
@samarabeautyaction9286 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak to all Muslims ☪️ ✨ 🙏
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
❤❤
@mohamedibrahimhassan9109
@mohamedibrahimhassan9109 Жыл бұрын
You too 💞
@faadumofilsan523
@faadumofilsan523 Жыл бұрын
❤ Ramadan kareem
@abdiwelibinjamin3832
@abdiwelibinjamin3832 Жыл бұрын
Wow what a best movie that i.a ever seen thanks Astan tv for making us happy every stay blessed for the people peace and love 💝 Somalia hanolato
@faizamohamed9846
@faizamohamed9846 Жыл бұрын
What a series ❤
@hamdayar8030
@hamdayar8030 Жыл бұрын
Inta jeclan lahayd inu abbe ducale dhamadka filimka si joogo haboon rerkeda heshayna arko 👍🥺❤️
@maxamedyoolax6655
@maxamedyoolax6655 Ай бұрын
Aniga waxaan Ugu Jaclaay Haboon iyo Jamaal
@Kakak88881
@Kakak88881 Жыл бұрын
Best musalsal ❤️ 16 March 2023 Thursday Dhamaad, wuxuu ahaa musalsal qurux badan oo aad u xiiso badnaa keep going astaan-hooyga aflaanta iyo haqabtirka wax kasto oo TV looga baahnaa see next musalsal inshaallah.
@khadraahmed9950
@khadraahmed9950 Жыл бұрын
Axlaa film🙏
@falisupdulahi3434
@falisupdulahi3434 Жыл бұрын
Qalbiyadeyna kama bixidontaan team Haboon Soolabasho wacan😭🫶✋
@mariahappy9532
@mariahappy9532 Жыл бұрын
Dhamaan asxaabta halkan aankuwada dawan jirnay haboon ugu dambeyn wankala tagayna nabadgalyo asxaabay waxaan rajayna inaa dib ukulano markale anago caafimaad qabna insha allah😢❤️🙏
@najuucabdalla2263
@najuucabdalla2263 Жыл бұрын
Insha allah
@nasroomarmohamed872
@nasroomarmohamed872 Жыл бұрын
L.a abyo
@ceeblocabdiaden3376
@ceeblocabdiaden3376 Жыл бұрын
Nooli kulantaa
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 Жыл бұрын
😂😂😂 benta maha wlhi illahow cimriga nobarake cafimad wara nasi camalkena toosi byyyyyy😊
@munamawe3l016
@munamawe3l016 Жыл бұрын
Dhamaaad aaaaaa😳😥 S 1 ilaa S 2 dawanayey ALXAMDULILAAH 😢❤
@hanielmi8074
@hanielmi8074 Жыл бұрын
Anni s2 lee laqabsaday
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 Жыл бұрын
Appreciate Astaan Tv and All the Actors of the film this was the best series I Ever Watch since the first episode and up to Now The series was very interesting ❤ Iam really glad and obsessed to see the partner of haboon and Jamaal and their family Also the Excitement of haboon when she find her real family . ❤ Astaan Team they did very good jop Please upload us Another beautiful series ❤
@DhabarHawa-pu8sv
@DhabarHawa-pu8sv Жыл бұрын
Extra film ❤ je vous aime beaucoup mes chers 🎉🎉
@HusseinAhmed-wt3wm
@HusseinAhmed-wt3wm Жыл бұрын
We needed like at least 3 more episodes to answer questions like how Ahmed,Idil,Zubeer and Drs Xamdi ended up and even Habbon's new life after meeting her parents. Thanks.
@zanyali
@zanyali Жыл бұрын
There will be s2 I guess
@rumanadan869
@rumanadan869 Жыл бұрын
@@zanyali this was season 2
@sadioabdullahi4071
@sadioabdullahi4071 Жыл бұрын
Oh that’s what we need😢
@iqraaasheikh4871
@iqraaasheikh4871 Жыл бұрын
Also we would love to see the real Habboon aka ifrah. The real person that the this actually happened to.
@albashatraders8208
@albashatraders8208 Жыл бұрын
I agree with you That is some quetions I asked my self
@amirahnuur6820
@amirahnuur6820 Жыл бұрын
Well done guys!!! I’ve never watched a somali show from the beginning to the end!! I wish there was more seasons coming 😭😭😭
@hindacumar7971
@hindacumar7971 Жыл бұрын
Masha allh
@qaraskoofficial3540
@qaraskoofficial3540 Жыл бұрын
Mahadsanidiin damaan team Astaan 💕💕 You conveyed the best message .👐💕
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wll please subscribe isar
@cilaanfuduud626
@cilaanfuduud626 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@loogexussein4410
@loogexussein4410 Жыл бұрын
Filmka qoof aan ugu jelaa waa maryan yusuf ( idil ) coodkeeda iyo qyruxdeeda alleh ha u siyaadiyo amiin amiin dhahaaaaaaa
@caamiryare1146
@caamiryare1146 Жыл бұрын
Kwarama season two two day kudawady dadka musalada xisiyo ma ehen daraad igu so dhacday hatan 25 so garay thanks team astaan ❤
@seidhirsi142
@seidhirsi142 Жыл бұрын
Iam waiting another amazing and interesting story i.a from this tv well done gentlemens and lads
@amaanzanali6641
@amaanzanali6641 Жыл бұрын
Miss you haboon Astaan so ma qurux badnan laheen inee ku dhamado family oo wada jooga oo wada faraxsan haboon iyo jamal iyo wiilkooda ducale iyo istar iyo xirsi iyo gabadhooda weliba gabadha magaceeda amran Mahadsanidiin team Astaan🥰
@xaawocoloow8386
@xaawocoloow8386 Жыл бұрын
Haa mcn Wye yaa ka fcn Apyo
@cats4565
@cats4565 Жыл бұрын
wa ku xisi doona jaboon
@hafsasaidshire181
@hafsasaidshire181 Жыл бұрын
Macasalaam walalaha filmkan isla daawadn jirney rabi cfmd taam ah heynagu gaadhsiyo bisha ramadan dhamnten🤲🏻
@hibaakgoobad4947
@hibaakgoobad4947 Жыл бұрын
Side kle ilahy cimri dher iyo cafimad Tama hayna siiyo mcnto Wan uu xisii dona haboon
@hafsasaidshire181
@hafsasaidshire181 Жыл бұрын
@@hibaakgoobad4947 aamen mcnto🥰
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Жыл бұрын
Happy endring❤️❤️❤️
@nameless3763
@nameless3763 Жыл бұрын
Am I the only one that’s really sad because of my fave series ended 😢😢
@salmanur1976
@salmanur1976 Жыл бұрын
Saxibada filinka aa dawan jirne waa idin xiisi doona😭😭😭
@11stars26
@11stars26 Жыл бұрын
Inta rajeyneysay inuu filmka haboon socdo ilaa Ramadanta liketa isku mujiya 👍
@faadumocumarmaxamuud7888
@faadumocumarmaxamuud7888 Жыл бұрын
Wuuba dhamaade maxaa rajeenee
@cabdijibaarmuxiyadiinmaxamed
@cabdijibaarmuxiyadiinmaxamed Жыл бұрын
Masha allh horey uu socda
@ibraahimaadamnuur1897
@ibraahimaadamnuur1897 Жыл бұрын
January - march, season three baan sugeyna Insha Allah.
@azhaarjaamac2608
@azhaarjaamac2608 Жыл бұрын
inta uxiisi doonta musasal ka hobon👍😩😍
@sandariyadelastquen8839
@sandariyadelastquen8839 Жыл бұрын
Ku celcesho😂
@haawoabdisalan2720
@haawoabdisalan2720 Жыл бұрын
@@sandariyadelastquen8839 Hhhh
@azhaarjaamac2608
@azhaarjaamac2608 Жыл бұрын
@@sandariyadelastquen8839 Majecli waxn dawady inan ku ceshto🥰
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un Жыл бұрын
Ramadaan wanaagsan Allaha nagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad janadaa noo ballan ah soomaaliyeey 🇸🇴❤
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
Ameen i.a dhamanten wll qali❤
@farhiyaqueenqueen1235
@farhiyaqueenqueen1235 Жыл бұрын
Ameen
@farhiyaqueenqueen1235
@farhiyaqueenqueen1235 Жыл бұрын
Ameen
RIWAAYADII UJEEDO BADAN QAYBTII  3AAD 2022
12:20
Aayatiin Tv
Рет қаралды 3,1 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 32 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 124 МЛН
😂😂 #musalsal #somalia #duet #abdifatahahmed
0:36
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 842 М.
MAGAALO JOOG XUMO, ODAY CABDULLE IYO GOOMIISTAHA SHEEKO QOSOL BADAN
13:47
Somali National Television
Рет қаралды 90 М.
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 914 М.
Doob iyo Gashaanti Barnaamij Xiiso Badan | Dhambaal Digital
20:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 212 М.
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 186 М.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
HOB FILMS
Рет қаралды 130 М.
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 1,9 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 2,8 МЛН
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 3,7 МЛН