Nasiib Gaabiyaa Dilay | Short Film

  Рет қаралды 250,762

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Actors:
Abdirisaaq Siciid
Khadra Shacni
Axmed Abdiraxman
Written & Directed
Mohamed F. Geelle
AD:
Mahad Qalax
Producer:
Caafi Abdiraxman
DoP:
Wilfred Mutonga
| Mahad Qalax
Camera Assistant:
Mukhtaar Dhuux
Sound:
Bilal Hamisi
Edit & Color:
Faysal Ashour
Special Thanks
Maxamed Yaasin
Ahmed Zeyid
Maajid DaPle
Momento Cafeteria
Nageeye Hospital
Nimco Haldoor Hair Desing
Safari Hotel
Mahad ibrahim
Mohamed Mawliid
Maygaag Maxamuud
Ismail Israad


ASTAAN CABLE
2022

Пікірлер: 261
@sagalsuuban5129
@sagalsuuban5129 Жыл бұрын
Tan waa fillim lkn Nolasha caadiga mararka qaar ka dhacdaa😭allow qofkan jclhy calaf iigu dar yanan isweynin Yaaa allaah🥺🙏
@amalcali1455
@amalcali1455 Жыл бұрын
Amiin wll
@user-uq6vr2lo8y
@user-uq6vr2lo8y Жыл бұрын
Amin😢❤
@Aaliyah-nz1eb
@Aaliyah-nz1eb Жыл бұрын
Amiin Ya Allah
@FartuunAxmed43
@FartuunAxmed43 11 ай бұрын
​@@amalcali1455😊😊😊😊😊😅😊😅😢🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@hidan268
@hidan268 11 ай бұрын
Hada isweesana qeer kuma ahan iskada walwalka aniga qof aan aminay manta mahaaye inta badan waxa marka istirahdo wad heli doonta maba helesid marka yuuna walwal kudilin waxa kuqoran kafi meysid
@APDULWADOD
@APDULWADOD Жыл бұрын
Wa matalaad dhab ah wa dareen u hadalaya dad badan oo dawanaya iyo kuwa an wali daawan wa qiso jacyl oo inbadn laga shaqeyay way xanuun badthy in an qiso jcyl dawada ama an kahadlo sababa jira awgood ha waaro jcylku😢❤😊
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Жыл бұрын
Xaaax aaamiin wll
@muwahipmohamud156
@muwahipmohamud156 Жыл бұрын
😭💔
@APDULWADOD
@APDULWADOD Жыл бұрын
@@muwahipmohamud156 💞
@user-uq6vr2lo8y
@user-uq6vr2lo8y Жыл бұрын
AAmin ❤😢
@QueenJijah
@QueenJijah 11 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-rg1fc6lq1v
@user-rg1fc6lq1v 10 ай бұрын
😦😭Ala qisadu xanuun badnaa 😢Hadaan saan moodayo maan daawadeenba 😧 inta ilmeysey 😢
@IlwaadYaasin-hp3wz
@IlwaadYaasin-hp3wz 11 ай бұрын
Ax😭😭Ano og ineY fiLim taheY waLhi iLintu wey izoo dhaaftey😭
@munawarsame3257
@munawarsame3257 Жыл бұрын
tani waa sheeko balse waxaad i xasuusiseen geeridii walaal qaaliya waliba maalinkii farxadiisa iyo taayada ba ahayd balse murugtu ku xigtay waxay ahayd 10/09/2021 10:10 barqanimo waxaa u dhaxeeyay geeridiisa iyo farxadiisa wax aan 10 minute dhanayn Alle qabriga hakuu nuuriyo su'aalaha hakuu fudaydiyo Jannada rabbi haynugu kulmiyo walaal Ahmed 😭😭😭😭😭😭😭😭
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib Жыл бұрын
sorry 😭😭
@xogogaansho7787
@xogogaansho7787 Жыл бұрын
Sorry abaayo
@xogogaansho7787
@xogogaansho7787 Жыл бұрын
Allah unaxariisto aboowe
@khadrashacni4418
@khadrashacni4418 Жыл бұрын
Amiin amiin
@khalitmohamett682
@khalitmohamett682 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo taas oo kale xitaa waan usoo joogay aniguba
@mariahassanabdullahi
@mariahassanabdullahi Жыл бұрын
Ax Ya allah calaf nogu dar nasiibkena Oo khayr ah Runtii waa qiso Murugo leh 😭😭
@abdiabdii3504
@abdiabdii3504 Жыл бұрын
Geeri marka maqlo geerida wallkey ayaa xasuustaa ah nasibka iga hiiliye oo wan waaaye 🥲🥲🥲🥲
@queenlast9867
@queenlast9867 Жыл бұрын
Shekadan xamr ayey ka dhacday wlhie bilahi 😭😭😭♥️ilahw dadka is jecel hakala fogeenin 😭♥️🤲jeclka waa daren dhab ah oo qalpiga laga daremo ♥️💔❤️
@hidan268
@hidan268 11 ай бұрын
Jeceyl dhab ah wali ma arko wali aniga qofka dacad unoqdaba wan waaya marka wanba iska daaye 🥺🥺🥺jeceyl iyo dhibkiisa waayo raga iguso aado waxooda xiiso waaye jeceyl dhabta dulqad raba sax siiba in dumarka lo dulqato waayo ayaga mararka qaar xaladoda badalmata
@martimadadaaliye2748
@martimadadaaliye2748 3 ай бұрын
​@@hidan268 Inaa Adigu Daacad ahyn Sow Suurta Gal Maha
@xamdamacaane9036
@xamdamacaane9036 Жыл бұрын
Amasing actor my dear bro abdirisaq siciid saxane
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Tan oo kale run bay u dhacdaa in badan. Ilaahay xaqa ha ina waafajiha knaga dhigo kuwii balamaha oofuya. Xaqa baniaadmigana iska ilaaliya. Nabsigu ma soo dhaxo..
@bashirnourarab5113
@bashirnourarab5113 Жыл бұрын
Haboon aaway saaxibayaal
@amiiraabiib1436
@amiiraabiib1436 Жыл бұрын
Ilahow aday gacantada wax walba ku jirane qofkan jeclhy calaf igu dar Oo waayo bdn isku kayoda😥
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 Жыл бұрын
😭😭😭💔ax ala ilaahow qofkan jeclahy calaf igu dar walhi wan ilmeyey
@aminaabdi3127
@aminaabdi3127 Жыл бұрын
Cheiwfz¹
@badriyadhemn3211
@badriyadhemn3211 Жыл бұрын
Ooof esh cala 🎥 film❤❤
@hamdaabdirahman1355
@hamdaabdirahman1355 Жыл бұрын
Dadka oohinta dhow ha dawanina inta danbe 😭😢. bravo 👏🥰
@daganqurux3175
@daganqurux3175 Жыл бұрын
😭😭
@AsmaYasin-rj2eq
@AsmaYasin-rj2eq Жыл бұрын
Wlhi wllo wn dawadey lkn mxa iga rcay
@niciimafood1603
@niciimafood1603 Жыл бұрын
Wlhi sa ay dhabtahay ilmayayba😢😂
@mahdiyaahmed1194
@mahdiyaahmed1194 Жыл бұрын
Amazing filim ❤❤
@Cadceed72
@Cadceed72 Жыл бұрын
Keep going 🎥 💯🏁 NOO SOO BADİYA
@CanabMaxamed-rl7jj
@CanabMaxamed-rl7jj Жыл бұрын
ALLOW QOFKAN JECLAHAY NASIIB HAIGU WEYNIN😢
@muhantoobinissack
@muhantoobinissack Жыл бұрын
Amazing film ❤❤❤❤
@miss_athaws9603
@miss_athaws9603 Жыл бұрын
The best film
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 Жыл бұрын
😪😭😭😪😪ax ilahow qofaan jclhy hayga qaadin waarid wll zxb io jcylba
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Astaan films actions interests people's prt 2 I can't wait prt 3 💪💯💖
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 Жыл бұрын
Woow filim aan ka helay
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Alla sidu jaceylku u macaa waxan ka fikiraye miyu jira quf sidan ku danenaayo mise quf walba afka ayuu waxu rawo ka dha.haa lkn sidaan waa xanuun illaahow farxadena iyo gafkena iyo geridena hakulansiin rabiyoow qufkan calmaday aan ceshwadagnaa caruur wada dhalnaa
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 Жыл бұрын
Aaaamiin wllo ilahay qofkaan jeclno anigo nabada nalakulansiyo nagama hordilo
@iamxaliye
@iamxaliye Жыл бұрын
Meesha ay shil baabuur ka galeen waxa ka fariin wacnaan lahayd in Qarax uu dhaco, waxay ka tarjumi lahayd dhabta ka jirta Xamar. Shaqo wacan ayaad qabateen 👏🏾
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Hargeisa waaye magalada
@iamxaliye
@iamxaliye Жыл бұрын
@@ailover5719 Haa Moqdishu ayaan moodey saaxib Mahadsanid 🫡
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@iamxaliye adaa mudan caadi walalo 💜
@safiyahassan8123
@safiyahassan8123 Жыл бұрын
jacayl qadar bajiyay weye dheh
@maryammahmoud4341
@maryammahmoud4341 Жыл бұрын
subxanallah wlhi waa qiso aad u xanuun badan
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 Жыл бұрын
Kaa afka dheerlaa filinkiiba galaaftay ee gaadhiga ku faraxsanaa😫😅😅
@hamse7162
@hamse7162 Жыл бұрын
🥺🥺🥺gabadha uqali leyhy waka masayrya wayo adban uga hely wilkan 😢😢😢hdd imaqalyso qurexygii qlpi ii ilali plz😢😢😢
@jamilaahmed5862
@jamilaahmed5862 Жыл бұрын
Allahyow qofka an zida dbabta ah u jeclahy calaf igu dar wlhi markan daawanayay zaaid ayan u qiiradoy Ax yaa jacayl yaa dareen dhapa
@azmamacaane2200
@azmamacaane2200 Жыл бұрын
Oo mxd udhimaty wll abdirisaaq hore uso wllky iga yr
@hodanhassan682
@hodanhassan682 Жыл бұрын
Mshlah lkin haboon awy astaan
@issumiazain
@issumiazain Жыл бұрын
😭🤧inu dhamad nocan leyhay hadan ogan laha manan dawadeyn 😭💔
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Nasib daro walahi Ad uweyn
@dr.ezhwakomer5442
@dr.ezhwakomer5442 Жыл бұрын
God maxuu ku kala riday laba guur isu ogaaa 😭😭😭😭
@RahmaElmi-yy1mz
@RahmaElmi-yy1mz 2 ай бұрын
Noo soo badiya
@FahmiMed-gx7fk
@FahmiMed-gx7fk Жыл бұрын
Ninkaan ha loo dhiibo aflaam waa hawl kar cod fiican
@drmohamedforhan4184
@drmohamedforhan4184 Жыл бұрын
Somali. Wlhi flims kii barte😂. Mnshaalah hore usocdaa✅✅
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Lkn mudaada aya yar 14 daqiqo film mahan waxan sacad aya ficnana lahid
@ubahomar8257
@ubahomar8257 Жыл бұрын
Haboon baan rabnaa aaway
@raxmoaxmed1150
@raxmoaxmed1150 Жыл бұрын
Oh waan qiirooday walhy anoo og hadana inuu yahy Film😪💔
@user-ff6cj5lg4v
@user-ff6cj5lg4v 4 ай бұрын
Ax tan okale wey igu dhacday wiilkan isjeclayn baa shabab habeyn cidanki ku jirey so werarwyn halkas bu kidhintay lkn hada waxaan marwadisa ahay boqorkeyga❤
@hafsaindho2855
@hafsaindho2855 Жыл бұрын
Ax waxan xasuusta gabadh habenki aroskeda iyado salonki jogta gabadhidi lasugayo aya loso sheegay in ninkeedi shil galay😢😢
@rahoynur5169
@rahoynur5169 11 ай бұрын
Allahow nolashyda haikaqadin 🥰💞😢
@MESUT188
@MESUT188 Жыл бұрын
Nasiib xumo wlhi Badanaa way dhacdaa dhacdooyinkan oo kle
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 Жыл бұрын
Waxan jcl iyo farxad badna Naka dhaxeya mahad waxana ku hishinay inan nolosha qaybsano mahad wuxu kaa mid ah Dj Magalada muqdisho lkn aniga shaqadas kuma faraxsanen Mali malaha kamid aha Ayan figrad ah ino iska dayo Dj usoo jediyay musana ika diid wayahy ayo ii dhahy lkn xaflad ka dhacay pizza house ayo aday ahed shaqdii u danbeyo u qabto sido balanta ika qaday ino Dj nimada iska dayo cawna ay u danbeso lkn waxa dhcy 😭😭💔Inaan naftiis aan ku wayo 2:40habenimo askari kaamida askarta maagalada muqdisho ayaa xabad ku furay asako bad badinaya gabdho ay cidanka ku dhagnaye 😭😭😭cudkis u danbeye iyo muqsii habenka ayey soo idladen waxan kaly waqti aad u adag 13/9/2019💔💔💔😭😭😭Alle qabrika haa u wasiciyo
@sahraabdirahmansaid8054
@sahraabdirahmansaid8054 Жыл бұрын
😭😭😭😭 allaha unaxariisto abyo
@user-mc5wr5vz2l
@user-mc5wr5vz2l 11 ай бұрын
Ax 😢 ilhy hawnaxaristo
@MunaMunamuhumed
@MunaMunamuhumed Жыл бұрын
Amiin 😢
@deeqa1481
@deeqa1481 Жыл бұрын
Allha wlhi run ineytay cml ayaan u naxay waa ruwaayad qiiro leh
@Khadrahassan5612.
@Khadrahassan5612. Жыл бұрын
😢😢ilaahaw tanoo kale naga hay🤲
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 Жыл бұрын
Inta u dambaysa waa qiiro miidhan. Telefoonka marka ay soo qaado ee ay qabo is leedahay aad bay faraxsan tahay, kolka loo sheego in uu shil galayna way qayirmaysaa. Hal daqiiqo gudaheed baa ay farxadii isku bedelaysaa amakaag, murugo iyo miyir beel wada socda.😭
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Жыл бұрын
Film la'aan ayaa na haysa soo wada bal
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 11 ай бұрын
Ilaahoow qofkaan jecelahay calaf iigu dar yaabari
@ubahosman8294
@ubahosman8294 Жыл бұрын
Part 2 please
@camaarcabdi3397
@camaarcabdi3397 Жыл бұрын
Part 2 plase 😢
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 Жыл бұрын
😳😳 subxan allah
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Maxa jera? Balayoy kulaha subaxanalah
@najmaosman1681
@najmaosman1681 Жыл бұрын
Fillm kle ma no weysy 😢😢 o ehen kan Oo kle 😢 Waa iska oye wuxu ine film ahayn waba hilmamay 🥺👊
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 Жыл бұрын
Geedi dheer muxu calaf gacal ooman kaley rarey muxu labo go aansday inay libinta gadhan cashaqu ka gaagaxay rabiyow ramxanow qofkan is jclnhyhankle qadin anago hlkaa rabey gaadhin😢😢😢
@hamzaahmed4927
@hamzaahmed4927 Жыл бұрын
Wowwww
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
Actorkani waa legen realy
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Жыл бұрын
Nio soomalidu wax raja abuuraaya ama guuul ku dhamaada miyaysan samayn aqoon ilaa yaraanteenii sheeko walba musalsal walba filmwalba oy soomali samayso waa guuldaro iyo fashil uun Waxaan ufahmay in faahilka iyo guuldarada nalaku ababinaayo War umada guulaha bara
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Wlhy wa runta somalida noloshoduba wa nocas
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed Жыл бұрын
Ujeedada sheekadu waa in la waafajiyo heesta waana lawaafajiyey ee inagu Kala kaxeeya somaliyey.
@kafeyakafia2315
@kafeyakafia2315 Жыл бұрын
Wll musalsalkii habboon awaya xaguu maray filimkaasi
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 11 ай бұрын
Ilaahay bn kamagan galay sidan ookale
@faraxxasan4085
@faraxxasan4085 Жыл бұрын
Wllhy waan ooyay filmkan wuxuu matalayaa labada qof si kastooy guur igu balamaan uma dhacdo ee sidii uu ale yidhi ayey ku dhacdaa 🥺😭😭😭
@azuuupdilaahi2131
@azuuupdilaahi2131 Жыл бұрын
Habooon 😢 😭
@azmarashiid5738
@azmarashiid5738 Жыл бұрын
Axxxxxxx jecelow xalka baaa
@ilwaathopdyrzac6753
@ilwaathopdyrzac6753 Жыл бұрын
Xanuun badanaa 🥺
@ayaancwali2444
@ayaancwali2444 Жыл бұрын
Ax xanuun badanaa 😭😭💔
@KhalidKhalidhow-cj2fk
@KhalidKhalidhow-cj2fk 11 ай бұрын
Jaceel❤
@farduusxarago6661
@farduusxarago6661 Жыл бұрын
Ax allow hanagu keenin tano kale😭😭
@nicimachannel9440
@nicimachannel9440 Жыл бұрын
Allow anay nagu dhicin taso kale
@xamdamaxamed6044
@xamdamaxamed6044 Жыл бұрын
Wa qiso xanuun badan 😢
@xamzacraxman7252
@xamzacraxman7252 11 ай бұрын
wax jiraba mahan jaceyl
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 Жыл бұрын
Bisinka inta damne oyin iyo wadno xanuun kdhameystay😭😭😭😭
@izraapdirahman2981
@izraapdirahman2981 Жыл бұрын
Qorshaheena qorshaha alla ka weyN WLHii Markazta qadarta waa inaynu maskaxda ku haysaNaa
@ismailshafi5489
@ismailshafi5489 Жыл бұрын
Ax ax walahi tanii aniga ayay igu dhacday😢😢 qofkii jacayl ❤❤💏isu qadnay ee iigu horeyay calafku uu nakala ka xeeyay runtii
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 11 ай бұрын
Ma calafbaa.idinkala.kexeeyay.wllmise.tii.alle
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 Жыл бұрын
Reer waqooyi jacayl jilaya macaan waaye nooh 😂😂😂😂
@hodomoh1225
@hodomoh1225 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@muunaali9672
@muunaali9672 Жыл бұрын
Waa naloga hadhayba bahalka jacylka layidhaa wll😂
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Жыл бұрын
Ala Qalbigaay Mad Ka daysaan sidaa😓😓
@fardowsa1243
@fardowsa1243 11 ай бұрын
Next please 😢
@user-ux8rahma
@user-ux8rahma Жыл бұрын
Ninku cod macanaa ❤😂
@guediasma388
@guediasma388 Жыл бұрын
Telcharademo
@shaymayar1370
@shaymayar1370 Жыл бұрын
😭😭Ax wllo qisadan anay igu dhacdee yaa idiinka waramay 😭
@user-sb1zs9ld8p
@user-sb1zs9ld8p Жыл бұрын
Aniga😅markan haysan wayay😢😮
@mustafekaraama6614
@mustafekaraama6614 Жыл бұрын
Wxan film waa dhafay wa cabsi cabsi cadiya 😢😢
@engmohamedahmed6056
@engmohamedahmed6056 Жыл бұрын
Astaan si farshaxan leh baad usoo jisheen filmkan mahadsanidin
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle Жыл бұрын
OMG🥺
@caaliyacarfoon5263
@caaliyacarfoon5263 Жыл бұрын
Ax maxa wiilka udishen 😢😊😊
@elmiosmanahmed1438
@elmiosmanahmed1438 Жыл бұрын
Nasiib gaabiyaa dilay😭
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Haboon ma ilaawin
@Sahrajama-rl9on
@Sahrajama-rl9on 3 ай бұрын
Wah🎉
@faysalsoofe1224
@faysalsoofe1224 Жыл бұрын
Sxb qisadani ma mid dhacday baaa mise waaa samayseen haddaa samayseen wax fiican maaaha xaqiiqdii waaa murugo iyo naxdin
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Badanka waa ay dhacaan Anigu qof saani ku dhacdaan garanayaa markuu inantii mehersaday ee uu hotelka kayimi soo socodkii shil galay naftuna isla bartii kaga baxday xitaa hospital aan lala gaadhin Allah ha unaxariisto
@AsmaYasin-rj2eq
@AsmaYasin-rj2eq Жыл бұрын
Wn ogaa iney wx dhacayan sas dartedna inta hore mcaan sadey
@ahmeddeeq2558
@ahmeddeeq2558 Жыл бұрын
Filin quruxbadan aYuu ahaa ma taxanaaa
@kaffiiftin8954
@kaffiiftin8954 Жыл бұрын
Haa!!! Aad ayay u howgeliyeen. Laak8n taxane ma aha waa film gaaban 😭😭
@khadrafarah8753
@khadrafarah8753 Жыл бұрын
warsame long time
@awilosmaan6533
@awilosmaan6533 Жыл бұрын
Golden voice wlhi
@mohamahdimoha9510
@mohamahdimoha9510 Жыл бұрын
part 2 meyeey
@inacalihmuhumad256
@inacalihmuhumad256 Жыл бұрын
Alla tola'ayeyyyy gapadha maxa udanpyn doona
@abdifatahaden9518
@abdifatahaden9518 Жыл бұрын
Xiiso ayuu leeyahay
@hoodoabdilahi3801
@hoodoabdilahi3801 Жыл бұрын
Habooon
@hassanmahamedyousuf3704
@hassanmahamedyousuf3704 Жыл бұрын
Xaalad kale wlhi😢
@jawahirahmed2047
@jawahirahmed2047 Жыл бұрын
Qaybtii kale meeday wlll
@ceyniabdirahman5008
@ceyniabdirahman5008 Жыл бұрын
Ax xanun badnaa😥
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 11 ай бұрын
Yarabi🥺
@hawahirsi3404
@hawahirsi3404 Жыл бұрын
alllaaaaa😢😢😢
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 9 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 150 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 497 М.
Xalqada 2aad taxanaha Dabin. Ka soo daawo  appka Nasiye
2:14
Warbixinta Bukhaari
Рет қаралды 20 М.
Short Film Walaal Waalid Ah | Astaan HD 2020
11:15
Astaan
Рет қаралды 134 М.
NAF KU JACAYL 💔 [SHORT-FILM]
14:05
BRUNO8th
Рет қаралды 82 М.
Short Films | Aroos Labaad | Astaan HD 2020
6:27
Astaan
Рет қаралды 232 М.
UBAXII JACEYL KA SOMALI SHORT FILM 2021
43:16
RIIRAASH
Рет қаралды 54 М.
Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 1-aad.
22:26
Xogmaal Media
Рет қаралды 758 М.
QIIRO JACAYL SHORT FILM /AAR FILMS
18:07
Dirisle Somali
Рет қаралды 258 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН