Short Film Walaal Waalid Ah | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 134,422

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.

Пікірлер: 130
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
WAAW ! wallahi waa film yar oo taabasho leh, film markaad maqasho waa kan oo kale, sheeko nuxur leh, wax ku qaadasho leh, wakhtiyayn leh, muuqaal iyo cod fasiixa fariinna gudbinaysa. waad mahadsantihiin Astaan si isku duuban, aad ayaan uga helay hibada jilliin ee gabadha iyo wiilka yar.
@jordystefan2440
@jordystefan2440 3 жыл бұрын
i guess Im asking the wrong place but does anybody know a method to log back into an instagram account? I somehow lost my login password. I would appreciate any tips you can give me.
@mayamohed7444
@mayamohed7444 4 жыл бұрын
😢😭ilaahow qofkstaa halkuu ka ciilan yahay ka ciiltir adaa weynoo waaxidee🤲🙏
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@darlingdoll5271
@darlingdoll5271 4 жыл бұрын
Amin Mahadsanid
@dahabobintumaxmuud1826
@dahabobintumaxmuud1826 4 жыл бұрын
amen ya allah😥
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Amen
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Aaaaamin wll
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Astaan wuxu uga duban yahay TV yada Somalia waa sidaa quality ka leeh ee wax uu dubto maqalka video ka codka iyo dadka mashallah filmkaan Yar ilamaha sii aan cadii ehen aye uu hdlayay oo qurux ah keep it up team astaan
@iqraabdullahielmi8783
@iqraabdullahielmi8783 4 жыл бұрын
Waa film dareen kiisa xanbaarsan 😢 walaal waa dugsi waa garab waa gaashaan allow walaalkey wuxu jecel yahay sii. Astaan waa ku mahadsan tihin filinkan qiirada leh oo ka turjamaya xaqiiqa ka jirta wadanka
@aishamohamed2206
@aishamohamed2206 4 жыл бұрын
Run ahantii Aniga shan wiil ayaa ila dhalate shantawa Wey I jaceylyihin waxan amansnhy in aan ahy qof nasib bdn wayo waxaan haysta wlal iga fakiro waqti kasto iyo walidiin I jacel wlalhey wax wey barten waxey idhahaan waqti kasto waxbarashada ku dadaal waad guleysansaa Alx illhey walal laan Alle nama dhigo
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 4 жыл бұрын
Anigana 6 wiil ayaa ila dhashay hal iga wayn 5 iga yar aabahay wuu xanuunsanaa intii badnayd kadibna wuu dhintay alaha unaxariisto hooyo way shaqaynaysay walaalahayna anaa soo wada koriyay maantana adduunka iigu jecelyihiin alxamdulaah
@aishamohamed2206
@aishamohamed2206 4 жыл бұрын
Zainab Mohamed Aabo Allah u naxristo, dhamanten wlal la’an Alle nama dhigo
@abdiqanisaleban5022
@abdiqanisaleban5022 4 жыл бұрын
Runtiii astaan waxaaad tihiin tv ga qudha ee bulshadiisa dib wax ugu cilayah ❤️❤️🙏🏽 sii wada dadaalkaa wl
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Wll isoo booqo subscribe isaar
@kafiyahassan5793
@kafiyahassan5793 4 жыл бұрын
Hadii aan ahaan lahayn dad sidaa isu caawiya waxba inagama xumadeen! Alle ha iskeen garadsiiyo😥
@blossom8569
@blossom8569 4 жыл бұрын
OMG😢🤦‍♀️ Ilaahow Wll la aan hana dhigin wllaldey aad ayee iijecelyihiin ilaahy ha iidaayo wiil kastana wlaashis wuu jecelyhy😢♥️
@jereboy7286
@jereboy7286 4 жыл бұрын
Masha allah wxan ka helay hdalada inanka yar uu ku hdlayo run ahantii waa inan fariid ah Yaa rabi walal nafta noo hura hano wayn ada weyno waxidee🤲🤲🤲
@saadaomar7957
@saadaomar7957 2 жыл бұрын
Soomaalidu waxaan gobkunahay istaakulayanta, mashaa Allaha tabarakalaha. Filmkan waa wacyi galin loo bahan yahay. mahadsanidin astaan.
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 4 жыл бұрын
Waa hubaal in ubad kastoo walaala lagaso helayo mid lamida waalidka ubadka ,oo naftiisa u hura inta kale ee uu la walaalka yahay, Ilaahay walaal igama kiin qaaado idinkan wax idinku ahay ,Walaal iyo waalidna waad ii tihiin #3da geesi ee ila dhashow👑❤
@abdulrahmanabib7123
@abdulrahmanabib7123 4 жыл бұрын
#Dulucda ama #Mawduca u filmku xanabasnyahay ba ah in #Dhalintena #mustaqbalka uso koraysa la gacan qabto oo an lagu eegin #Dhibta iyo #Dhaqale la,aanta hysata Wad ku #mahad #sntihiin sida ad noLa wadagten Film kan micnha wayn ka hadlaya 💯
@qaalidheeman1592
@qaalidheeman1592 2 жыл бұрын
really life wlhi saas si ka daran ku soo korey lkn hada ALXAMDULILAAH wax wan bartey xafiis u shaqo tagaa xafadayadana wan kabey iyo jamacadeydaba ALXAMDULILAAH lkn noloshii hore an so marey wlhi xanuun lkn hada waxaas wan ka gudbey ALXAMDULILAAH
@najaxmaxamed7052
@najaxmaxamed7052 4 жыл бұрын
Keep going astaaN 👏🏼👏🏼👏🏼🙏🤩💓
@hamdaahmed2229
@hamdaahmed2229 4 жыл бұрын
Oh wahi waan ilma igu soo istaagtay aniga walaky waxa buuxiye booskii iyo iyo aabo iga waxkasta iiha nolshaad ilaa markaa garaadaysaytay ilaa imka allow walala ha noo waayin
@mukhtarali8231
@mukhtarali8231 4 жыл бұрын
Masha allah WA filim qiiro leh dhiro gelin ino so badiya
@iqramoallim
@iqramoallim Жыл бұрын
Walaal walid ah cidi so martay le fahmi karto allow walalkey janatul firdows ugu abal gud aaamiim
@quenqadra2788
@quenqadra2788 4 жыл бұрын
Walalnimadu wa wehel Waxa daremi kara qofki an walal ka wayn heysan ama waqtigu kala geyay😪😪
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
Waan ilmeeyay wlhi 😥😥 Alle ha inoo qurxiyo nolosha iyo mustqblkaba.
@bigro8667
@bigro8667 2 жыл бұрын
Ilaahoow waan soomanahee qofwalba habigiisa u rumee 🤲😭
@somalismilechannel3428
@somalismilechannel3428 4 жыл бұрын
Wlhi wn ilmey ilh wll la an mana dhigo keep going astan
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
Masha Allah waa fariin wngsn xaqiiqdi
@ahmedelmi2084
@ahmedelmi2084 4 жыл бұрын
Walaahi aad baan u ooyaya 😭😭😭😭😭
@hafzakazzim8065
@hafzakazzim8065 4 жыл бұрын
Anaa u horeeya 😂😂👋🤗
@ahmednuur689
@ahmednuur689 4 жыл бұрын
dumarka qaar waa maskin sida qoftan dren aya ku dhashy dhanka wilka wana sax willka wax barasho u bahanyhy
@sundisqalanjo5111
@sundisqalanjo5111 4 жыл бұрын
PEZT FILM IGAA DHEH ❤🌏
@hamdi6766
@hamdi6766 4 жыл бұрын
Wllhi wuuiga ilmaysiyay 😭😭allow garabgal qofwalba owaxba hausan
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 wlhi way jiraan caruur marxaladaas ku jiraa ax yaa allaah wlhi noloshaa wn dareemayaa
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Waa Film 🎥 aad iyo aad wacyi galin leh
@Aydiid466
@Aydiid466 4 жыл бұрын
runtii waa film itaabtay in dareensiiyay nimcada alle ii siiyey in ay dad ka maqanthy Alxamdulillaah ilaah baa mahad usugnaaty inta kurbaysanna allaha ka dulqaado🤲🤲
@Mo_jama
@Mo_jama 4 жыл бұрын
Very nice horay usocda
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
Waa iga ilmaysiiseen wlhy waa jiraan dad fara badan oo nacan wlhy
@suxufiyoonisboodhle3854
@suxufiyoonisboodhle3854 4 жыл бұрын
Wllhi astaan baryahan madadaalo farabadan samaysan hore u socda
@hodmanabdi5293
@hodmanabdi5293 4 жыл бұрын
Caruuur yar yar oooo maslax o kle ah wlhy dalkii way ka buuxan waxad argaysaa ilmo yar oo and 10 gaadhin hadana masuuliyada reerkooda madaxa saaartay anigu waxan argay wiil yar ooo meel magalada ka baxsan kaso taga si u hooyadi iyo caruurtooda waxay cunaan uga cawiyo😥😥
@Mo_jama
@Mo_jama 4 жыл бұрын
Filmadaan oo kalanA noo soo badiya
@splbaacsade9622
@splbaacsade9622 4 жыл бұрын
Macha Allah habluhu quruxbadna
@liilovekadharkenlylyrics5010
@liilovekadharkenlylyrics5010 4 жыл бұрын
Waw mansha allah wlhi nolosha side daba in laga qusto riwayadahana wa wacya galin m.a
@iqrasulaymaani7216
@iqrasulaymaani7216 Жыл бұрын
Inta daawa neysa 2023😢❤
@hamzazcabdilahi5824
@hamzazcabdilahi5824 4 жыл бұрын
Addbu u quruxbadanyayi qaabka u duubten hore usocda
@khadrahassanyuusuf1023
@khadrahassanyuusuf1023 4 жыл бұрын
Wlhi xaqiqdi waa filmki kobad ee iga ilmiysiya axxx wxlantu xuma
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Walal away filmkii mama xaddiya
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
😭😭Xaqiiq jirta weeye
@ubahabdisalan4892
@ubahabdisalan4892 2 жыл бұрын
Wlhi waa la ilmeeyay wiilka yar
@henokmedia4944
@henokmedia4944 4 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay ax 😥😥😥
@sompharma4570
@sompharma4570 4 жыл бұрын
Pharmacolgy tutorials Ayaa dhawaan ka bilaabmi doona Abadir pharma academy fadlan soo booqo
@Shaafie
@Shaafie 4 жыл бұрын
Ciyaalka darbijiifka ee noloshu usaamixi wayday inay helaan waxbarasho iyo waalid daryeela waa inaan inago ah bulshaday ku dhex nool yihiin ka war hayna, qof kastaana wuxuu ku dhaamo uu taro.
@rahmahargiesa4055
@rahmahargiesa4055 4 жыл бұрын
Waan ilmyey wlhi ilamaha yarka ka naxayba
@drsnashaadally2493
@drsnashaadally2493 2 жыл бұрын
Wlhi wa film iga ilmeysiyay xaqiiqda dhabtaba tabanaya
@yonezcrown
@yonezcrown 4 жыл бұрын
Ma Intaasuu Ku Dhamaaday😯
@mahadabdullahi3450
@mahadabdullahi3450 3 жыл бұрын
Runtii anas filimka si fcn ayuu uuga soo baxay
@khaalidchannel7204
@khaalidchannel7204 4 жыл бұрын
Part two soo sameeya
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 2 жыл бұрын
Wlhi tan xalaad aan inaba caadi aheyn ayey ka tur jumeee mida kale oo ku jirto waa ina hooyo iyo aabe isku dareen aheyn waayo gabadha iyo sxb xeed oo ayadu u qan dhatey asne aw is tagey xaan u qaban karnaa sorry hoooyo meel.kasto ay joogto allaha xafido hooyo mcn😭😭❤❤
@kattysom4285
@kattysom4285 4 жыл бұрын
Mama xadiya kanaa boqolkiiba boqol dhaamaa
@amiirjibriil1007
@amiirjibriil1007 2 жыл бұрын
😢😢qofkii wax garad ah ayey saameyneysaa
@Hodan.Hussein7080
@Hodan.Hussein7080 4 жыл бұрын
Filimkaan taqane inooga dhika plz
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Filimkii mamo xadiya mee reer hargaysa
@abdirizak8407
@abdirizak8407 4 жыл бұрын
Haaaa kana waa rer muqdisho
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 4 жыл бұрын
Mamo xadiyan sugaynaye kuso dhakhsada anaga waxkale nagu socon maayaane
@sagalfeisal6298
@sagalfeisal6298 3 жыл бұрын
Indhahayga ilmaa qoysey 🥲🥲🥲
@saynababdi7355
@saynababdi7355 4 жыл бұрын
Waaaaw
@fcdauphinduterrain6098
@fcdauphinduterrain6098 3 жыл бұрын
I like the is
@Alhiyadamedia
@Alhiyadamedia 4 жыл бұрын
TEAM ASTAN SUBSCRIBE HLA IISARO WAXN AHY WALKIN SOMALIYD EE HLA ILA BAKHEELIN WLO MCN
@fcdauphinduterrain6098
@fcdauphinduterrain6098 3 жыл бұрын
True history
@farhiayuusuf529
@farhiayuusuf529 4 жыл бұрын
Wlhi waa qirode waana wax jiro hadii sidaan loo cawin lahaa caruurta yaryar waxbadn ayaa is badali lahaa
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 4 жыл бұрын
😭😭
@samiiraabdi2993
@samiiraabdi2993 2 жыл бұрын
Aaway musaslkii haboon
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 4 жыл бұрын
😭
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥wlhi blhi wn oyey ax ax Nolazhu wey aqabo adagtahaY mrarka qaar ax ax
@ubaxaxmed586
@ubaxaxmed586 2 жыл бұрын
Runtii markaan bilaabayey waxbarashada majirin cid igarabtaagneed wll ama waalid waxaana ku iskaga bixin jiray inaan shaqeesto ayado laigu gumeesto waxaan shaqeesto ila hada waan wadaa waxbarashadii walina majirto cid igarabtaagan kaligay ayaan ahy😭
@walaaladinho170
@walaaladinho170 4 жыл бұрын
Film mama hadiyo aawey
@hafsoyusuf6830
@hafsoyusuf6830 4 жыл бұрын
M.a🥰🥰🥰🥰🥰
@AceHardy
@AceHardy 4 жыл бұрын
📸🎬🎥
@ikraanmire6482
@ikraanmire6482 4 жыл бұрын
👌
@liibaanfaysal1262
@liibaanfaysal1262 4 жыл бұрын
Musasalki mama xadiyo mee Aztan wan Idin tagera fadlan hkala jarina musasalka qaybti 5aad daawade
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Ma intaasuunba🤔
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
Ilmahan yar halaso saaro ilaaha igu og tallant aan caadi ahynbu leeyhy labada yaryariba maanzhalah weeye wlhy wiilka soosaara plz
@xafsoxaali3420
@xafsoxaali3420 2 жыл бұрын
😭😭Allow ha iga qaadin ii deeso😭
@queenhayaad2509
@queenhayaad2509 4 жыл бұрын
Kii hore e maamo xadiyo xalqadaha si toosa usoo daaya
@sadiaabdukadir4957
@sadiaabdukadir4957 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedwarfaa2737
@ahmedwarfaa2737 2 жыл бұрын
Wax bilaa cod ah maxaa laga fahmaa
@saabriinmuse5666
@saabriinmuse5666 2 жыл бұрын
Ala xanuun. Bdna 😰😰
@Shaafie
@Shaafie 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@kaltoummuuse6778
@kaltoummuuse6778 4 жыл бұрын
Qofkiii 3Aad like ii saar
@musbaxsaleban1793
@musbaxsaleban1793 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdihakimabdikadir
@abdihakimabdikadir 2 жыл бұрын
Waxay masuuliyad naga saaran tahay kumanaan la mid ah maslax oo u baahan waxbarasho, waxaana lagu xalin karaa nidaam dowladeed oo caadil ah
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 4 жыл бұрын
DUNIDA DADKA QAAR HADEEYSAN KU NOOLAAN LAHAYN NUUR MALAHAATEEN . filmkan yar waxa uu gudbinayaa Macna weyn Is garab qabasho Isu hiilin Is caawin Isu damqasho Isu naxariisasho Intaas oo Oraahyo midaad doonto u adeegsee aad baan uga mahadcelinayaa dhamaan ruuxi alifay Jilayaasha iyo Astaan Tv
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 4 жыл бұрын
Heer sare
@tahliilqurbadiid9159
@tahliilqurbadiid9159 4 жыл бұрын
Film kaaan hala dhameystiro aad ayow uyahy muhiim waxaana laga alifi karayaa buugaag iyo qisooyin nolosha ku qotoma oo tixane ah.
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Isoo booqo huuno subz isaar
@tahliilqurbadiid9159
@tahliilqurbadiid9159 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 wan kuu saaray boqortooyo.
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@tahliilqurbadiid9159 Allah haku sharfo huuno waad mhdsnthy👍
@tahliilqurbadiid9159
@tahliilqurbadiid9159 4 жыл бұрын
So dhowaaw🏆
@kydachannel3366
@kydachannel3366 4 жыл бұрын
❤️♾🎞🔥🥀🥀🤦🏽‍♂️
@amaaalqaali9481
@amaaalqaali9481 4 жыл бұрын
Allah noo daayo walalaheen gidigooood Amin 💋❤️💯💕
@user-gz3je2fb5r
@user-gz3je2fb5r 4 жыл бұрын
Xaqiqatan wey jirta ayado dhab ah ruwayadan la jilay inta walaladodo sidan uu grb tgn wxn oran laha waliga grab si inta kula mid ah
@amuunupdy5153
@amuunupdy5153 4 жыл бұрын
Mamo xaddiyo aaway xalqadaha kusoo dhakhsada
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 4 жыл бұрын
Sabti iyo axad mala soo galiyaa umalaynaaa
@hibanura4604
@hibanura4604 2 жыл бұрын
Waan ilmeye xqqdi wxbrsho dreen leh waayo dan iyo duruuf ayey ledahy mrkd weydo hiil grb kusin wayo
@adnocabdirizaq1049
@adnocabdirizaq1049 2 жыл бұрын
Wax kale hano so galinine musasalki awayna
@wardamohamed
@wardamohamed 2 жыл бұрын
Laba jirkaa caqliga ku jiraa laatanjirka kuma jiro kudarsoo waxey reerkooda taraan daayoo iyagaa inla biliyo suga
@manalahmed3893
@manalahmed3893 4 жыл бұрын
Filim qiiro ah weye ax
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Abaayo isoo booqo
@xaliimocadoow621
@xaliimocadoow621 2 жыл бұрын
f
@xamdakaldeeqa8694
@xamdakaldeeqa8694 4 жыл бұрын
jaw waar wlhi afkiinan iqancinba😅 nagso hagaajiya
@ibrahimmohamed519
@ibrahimmohamed519 3 жыл бұрын
fake movie wiilka school geeyseen aaway walashiis dhamaadka ku dheesheen
@qureshmaxamud5374
@qureshmaxamud5374 2 жыл бұрын
Qeybo kla mlha miya filmkn aad ayuu ii sameyay
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qof walbaa qiso leh | Short Film
8:44
Astaan
Рет қаралды 78 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
QASAARO JACEYL | Short Film | Mohan, Maqsuud, Sucdi | StreamNxt Originals
34:45
StreamNxt Entertainment Inc.
Рет қаралды 183 М.
SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....
18:36
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
DUNI KALE•
Рет қаралды 14 М.
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 165 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 369 М.
ISFAHAN FILM 2020 FULL FILM
1:56:11
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 1,4 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 19aad  | Astaan HD 2020
15:49
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН