Ugbaad Aragsan | Heesta Naftu Raaxo jecela

  Рет қаралды 2,188,401

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Musicians:
Cuudka:
Nuradiin Ali Amaan
Organ:
Shabcaan isko
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Cabdiraxman Muuse
Abdale Shaariq
Maxamed Mawliid
Editing:
Faysal Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 308
@enggahayr7743
@enggahayr7743 Жыл бұрын
Xasuustiu alle ha uraxmadee saado cali warsame😢😢😢😢
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 Жыл бұрын
Barteedi beey dhigtay axyaa ugbaad haboonur najma nashaad and roda kayf top 🇸🇴🔥🔥🇸🇴
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 ай бұрын
Maradan shaaydaanka xageed uwadaa markaa qudhacoow😮
@BarwaaqoCaawil
@BarwaaqoCaawil Жыл бұрын
Allah yaa cisak ugbaad nag nol iga dheh❤❤❤❤❤
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 3 ай бұрын
Ugbaad waa naga saxday mirqaanka hala! Salaan sare from muqdisho❤
@aminajama7009
@aminajama7009 Жыл бұрын
Masha Allah waban kahelay muu qaladan aad iyo aad yaan uladhacayee noo soo kordhiya kuwanoo badan
@shimbirka.
@shimbirka. 8 ай бұрын
Ugbad heeskan way ku raaxyasty❤️ xasuusti saado ali warsme allah haw naxriiste
@sayidali5742
@sayidali5742 Жыл бұрын
Dhulbahante= saado cali Ba Dhulbahante=ugbaad aragsan Talented❤✌🏼
@patraanahmed5766
@patraanahmed5766 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😭😭😭😭😭🤮🤮🤮🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 7 ай бұрын
This lady, Arganxun is mentally unfit like Saado Cali (siil waalan)
@Mubaarig-fe1bd
@Mubaarig-fe1bd 3 ай бұрын
Cmàma@@Ahmedwali-ji2sf
@Mubaarig-fe1bd
@Mubaarig-fe1bd 3 ай бұрын
MaxamadeNuuRGiriig
@MadinaMoumin
@MadinaMoumin 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉​@@Ahmedwali-ji2sf
@bushaarsaleebaan6359
@bushaarsaleebaan6359 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ugbaad aragsan waa hablaha da.da yar ee xiligan fanku u shidan yahay anigu aad baan ugu kalsoonahay run ahaantii
@AbdinourMahamoud
@AbdinourMahamoud Жыл бұрын
Waan bogaadinayaa hawsha muhiimka ah ee ay hayso Astaan Tv. Fankii baad nooleysiin si aan loo iloobin erayadii, abwaankii iyo fanaanadiiba. Bogaaddin
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Labiskii Ruun xaddi sabban, iyo Fananada codka luxdan leh Ugbaad Halkeedii bay dhigtay runti ❤
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 Жыл бұрын
Afkayga miyaa kalabaxday inay labiskii ruun xadi Saban ay wado anaa so waday❤❤❤❤
@halyay_alqassm5324
@halyay_alqassm5324 Жыл бұрын
Geesi raadco dheera, fulay malin reeya flag rogasho badana. Wow murti iga dheh 👑👑👑❤
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Жыл бұрын
Hhhhh flag rogasho maaha wll Waa fan ragragasho badanaa
@halyay_alqassm5324
@halyay_alqassm5324 Жыл бұрын
@@bogaayeofficialtube4233 thanks wll 👑👑👑, ado raali ah Macnaha miyad isheegi karta wll ?
@farhanalisaid7503
@farhanalisaid7503 Жыл бұрын
Flag iyo soomaalida wax baa kala haysta😂😂ck
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 Жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye IHN
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
@@farhanalisaid7503😂😂😂!! Haa GOOGARADAHA 😂FARAHA BADAN😂
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 2 ай бұрын
Ugbaad maxaan jeclaan lahaa inaan kula kulmo cod macaanaaa❤
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Жыл бұрын
Barteedii Ayay Dhigtay Runti Inkastoo Muusiga Kii Hore Fiicnaaa Xasuustii AUN Saado Cali Halka Ay Dhahayso Wey Isriixaan Waa Israadshaan Waaye Mida 2aad Waxay qaladay Raran baa qalbiga biday Ayay Tidhi Waxaa Sax ah Raran baa qalbiga Maray
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, waxaan qiyaasayaa in midhaha heeskan uu leeyahay Allaha janeeye, Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysaba ay gaadhsiisey, sidoo kale laxanka qudhiisa oo aan ka dhicin isna waxaa ku ladhay Siciid Maxamed Cali (Xarawo). Aun, Saado Cali Warsame waxa ay heeskani ku luuqeysay 16/08/1976.
@ReerMiyi
@ReerMiyi Жыл бұрын
Ugbaad Aragsan is unique: No 1 song of the year. Codka, Ciyaarta, Labiiska, Make-upka, Videoka iyo Musicka. Waxwalba wey keentay.
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 3 ай бұрын
What's that meaning rattigan hayin ahay bro
@KoosAli-kt6qd
@KoosAli-kt6qd 3 ай бұрын
Dhilo
@ReerMiyi
@ReerMiyi 3 ай бұрын
Koos Ali is jealous. Maxaad ku cayeysaa Ugbaad.
@ReerMiyi
@ReerMiyi 3 ай бұрын
​@@yahyathabit4896 Caashaqa runta ah rido igu waraneeyey: Warankii caashaqa igu dhacay. Rido waa wax lasoo tuuray.
@ReerMiyi
@ReerMiyi 3 ай бұрын
Ratigaan hayin aheyn, rarashada ku liito hadii u rigbado. Waa awer rarka neceb, ama ku fadhiyen amase marka reerku rarto, rarka iska tuura,reerkana rabsha​@KoosAli-kt6qd
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Mirihii maxamed cali kaariye cod dahabley quruxleey ugbaad❤❤❤❤❤❤
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 10 ай бұрын
Aniguna adigaaan ku jeclhy bbeh
@Cabdiqanibulshawi7
@Cabdiqanibulshawi7 Ай бұрын
❤Queen 👋 👸 ✨
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Жыл бұрын
Rattigan hayin ahayn rarashada ku liite hadi uu ribado caleek caleek yaa ugbaad aragsan xasuusti AHUN Sado cali warsame👏🙌🥰👌
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 Жыл бұрын
Ifasir abyo intaas wa fhmi waaye lkn in erayo weyn yhn darema
@CabdisalaamXasanibraahim
@CabdisalaamXasanibraahim 4 ай бұрын
Ruux ruux kamaqanyahy hurdadoo ku reemiyo riyo waali badanaa caleek barteeda dhigta ugaabd🎉❤
@AbdiqaniIbrahim-u9p
@AbdiqaniIbrahim-u9p Жыл бұрын
Waaaw nuuradiin amaan allah yacizak gacan macaan ayuu ku tumay luuqada dareenka
@ismedayib1432
@ismedayib1432 Жыл бұрын
Jah ❤ Heesti heesaha AHN saado Ali warsame
@equtorialworldnews1525
@equtorialworldnews1525 Жыл бұрын
Ustaad Nuuradiin Cali Amaan gacantu kuma go do
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp 2 ай бұрын
Halkeediibaad dhigtay Alle hawnaxristo saado cali
@missionandvision5242
@missionandvision5242 Жыл бұрын
Ragu naaga jecela dumarkuna U roonaa❤❤❤❤
@foziarakotobe200
@foziarakotobe200 Жыл бұрын
Roda keyf, Ugbad Aragsan, Habone Nura, just amazing ❤
@amaterasuossy7393
@amaterasuossy7393 Жыл бұрын
I agree. Top talent
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 Жыл бұрын
And najma nashaad 🔥🇸🇴
@Anshaxa007
@Anshaxa007 7 ай бұрын
Afsomali ku hadla Iska dhig dhig .ba te .walalkiin dhal abwnka heesta Iska leh...kadaaya afka Qalad Madal kasta afsomaligu yaalo..baadi bad ahaydene..Boston ba wx yr Inoga hadhsan hadana afkaygan kga dherga wx waliba
@Abzbare
@Abzbare 5 ай бұрын
@@Anshaxa007afqalaad ayay qiimo u haystaan in lagu hadlo
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 Жыл бұрын
Ereyada Maxammed Cali Kaariye ayaa leh, laxanka yaabka lehna waa Siciid Maxammed Cali "Siciid Xarawo" Xasuustii codkii wadaniyadda ee Saado Cali Warsame.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 ай бұрын
hargaisa waa rugti fanka iyo dhaqanka somalida❤❤❤❤❤
@malmo4235
@malmo4235 8 ай бұрын
Intaaas ayeey ku wacayihiin dee
@caynaancabdi7895
@caynaancabdi7895 Жыл бұрын
Calayk calayk halkeeday dhigtay ugbaad.
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 3 ай бұрын
Voice an caadi ahayn salaan sare udbaag aragsan saluuto
@somcana
@somcana 7 ай бұрын
Musicians iyagana waaba talent.
@raseedfaarah9311
@raseedfaarah9311 Жыл бұрын
Ugbaaaaaaad❤❤❤❤❤❤ quruxley 💯❤️❤️ CODKA dahabiga
@imanaheme8992
@imanaheme8992 Жыл бұрын
Ilhaahi ha ku naxaristow Edo sado cali
@goosha2978
@goosha2978 Жыл бұрын
Ilhay naxariistii jano hasiiyo edo saado cali ♥️
@missionandvision5242
@missionandvision5242 Жыл бұрын
Aaamiiin aamiin
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 10 ай бұрын
Na ha jabin saado ma gartid
@MiraneMediaPro
@MiraneMediaPro 3 ай бұрын
Keep going ila cadaabta🎉🎉 gaalo iyadaba ka daraan. Xijaabkeegi dideey😢 nacaala tuula caleeg
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 Жыл бұрын
Barteeda dhigtay dheesha lee ka badisay
@Blacktolite
@Blacktolite 8 ай бұрын
Back to basics 🎵 🎶 ❤️ ❤️ ❤️
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 5 ай бұрын
Maxaa.kaa..isia❤❤
@somaliyahanoolato7113
@somaliyahanoolato7113 Жыл бұрын
Quruxley dad u afduubmeyd mudo badan xoriyad hees macaan badanaaaa
@Talaabo6262
@Talaabo6262 Жыл бұрын
way keentay codka+laxanka+ciyaarta+labiska😍🥰
@Yussufhersi1
@Yussufhersi1 6 ай бұрын
Heestii saado Cali weeye Lkn si fiican bee uqaaday
@MohamedAbdirahman-vm7ev
@MohamedAbdirahman-vm7ev Жыл бұрын
IAM GREAT'S ALL FANAANIINTA FANKA IYO SUUGAANTA DHAQANKA IYO HIDAHA DHAQAN DHOWRKA AF'K A AFSOOMAALIGA AFKA HOOYO
@MohamedAbdirahman-vm7ev
@MohamedAbdirahman-vm7ev Жыл бұрын
IAM GREATING 'S ALL MUSLIMS I
@ube-23s
@ube-23s Жыл бұрын
@@MohamedAbdirahman-vm7ev Greetings to all Hindus, to all Christians to all Buddhist, to all Muslims, & to all Jewish. True God
@muuseismail
@muuseismail Жыл бұрын
Ugbad aragsan keep and iyo and uga fog ayey gaadhsiisey
@MaxamedAbdullaahi-kd3po
@MaxamedAbdullaahi-kd3po Ай бұрын
Tariiq bay ugbaad kadhigta doorashooyin ka soomaalilan sanadkan
@nouhabdrizak7476
@nouhabdrizak7476 Жыл бұрын
Calyk waxa yar dhuun baa saaran cod & cuduba wey haysaa 😁🥰👌
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 11 ай бұрын
Qoftaan ha la ibaro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarduuzCali
@FarduuzCali 7 ай бұрын
Wlle way ku raaxaystay😢❤
@AliBoqore-n1x
@AliBoqore-n1x 2 ай бұрын
Best somali music qaaci❤🎉🎉.ugbaad.mohomed.abdi
@OussamaHoussein-n8p
@OussamaHoussein-n8p 6 ай бұрын
Obsessed with this 🎧still listening y’all29/07/2024 who else listening?
@AliHassan-rx2pm
@AliHassan-rx2pm Жыл бұрын
Hello faadumo jamac, imisa meelood bay dhex fadhiisatay heestii saado cali AUHN dee. Horyaaltv. Soo qabo satuurada
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Жыл бұрын
Laba Eray ayay qaladay
@AliHassan-rx2pm
@AliHassan-rx2pm Жыл бұрын
@@Safiyalowriinta maaheee waan garanayey inay dhex fadhiisanayso maxay yihiin labada eray wllo
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Жыл бұрын
​​​@@AliHassan-rx2pmKolna Wey Isriixaan Ayay Tidhi Balse Maahan Waaa Kolna Wey Israadshaan Tan Labaadna Waxa Weeye Raran baa Qabiga Maray Ayaa Sax ah Iyadu Waxay Tiri Raran baa qalbiga biday Kkkkk Waan Kaxumahay Iyadoo Fanaanad Ah Qaladkaas Gashay Hadana Waa Luqadeeda Waqooyi Anigoo Koonfur ayaa Saxayaaa Abwaankana Waa Rer Waqooyi Kkk
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын
Come back waali ah boqorada codka+dheesha+labiska wax walba isku wadata Ugbaad maxamed cabdi argsan ❤ my favourite singer yaa ila taagera ✌
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 8 ай бұрын
Eryadii kaariye laxankii jiir codkii saado ilaahaw unaxriso and nice try ugbaad from galkacyo Somalia guul
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 ай бұрын
🇸🇴❤️🙏
@daaudcabdiibrahim6110
@daaudcabdiibrahim6110 2 ай бұрын
Laxanku waa saciid maxamed xarawo sxb
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 ай бұрын
@@daaudcabdiibrahim6110 mahubta sxb jiir ayaan kumqlee
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 ай бұрын
Caadi ma ahaa ugbaad Waa shidantahay
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 Жыл бұрын
Inantaan fudeedkeda jeclahay😂❤
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Жыл бұрын
Boqorada codka maslax Iyada Ugbaad inabtiyo❤
@soolmediainc49
@soolmediainc49 Жыл бұрын
Wah waf qoftu macaana ugbad aragsan ❤loveyou😂
@YoussoufMahdi-pg2pd
@YoussoufMahdi-pg2pd 6 ай бұрын
Habalyo ugbaad aragsan iyo heeskii naftu Raaxo jecela xasuustii Fanaanadii somali sado ali warsame❤❤❤❤😊😊😊
@Asadilciro
@Asadilciro Жыл бұрын
Q🎉 ax ugbd waa khya🎉❤❤❤❤❤❤
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 Жыл бұрын
Waxani fanaanad way dhaaftay ❤
@AKRAMZIIN
@AKRAMZIIN Жыл бұрын
Rooda Keyf habon Nuura Just Amazing 🎉😢❤
@AbdirahmanSaid-qb2fn
@AbdirahmanSaid-qb2fn 2 ай бұрын
Thank you Abyo ugbaad❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Ragu naago jecelaa dumarkuna uma roona ✅️😅
@NimcoAxmed-q8d
@NimcoAxmed-q8d Жыл бұрын
Ruux ruux kamaqanyahay❤❤😢
@UgbaadJano
@UgbaadJano Жыл бұрын
Naa wn ku wataa ugbaadeey
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 4 ай бұрын
Inantan.qurux iyo cod.baa. Ilaahay siiyay. She is.special.
@XamseMaxamed-g3b
@XamseMaxamed-g3b Жыл бұрын
What a beautiful voice and dancing woow❤❤
@AbdirahmanBoqor
@AbdirahmanBoqor 3 ай бұрын
Ruux ruux ka maqan yahay suuliguu ku raagiyo xisaab waali badanaa Gusku siilka jecelaa siilkuna u Roonaa🤣🤣🤣🤣🤣 Waa Salaaman Tihiin Akhyaarta Meskatoo Aad Joogtaan😇😇🙏🙏❤❤❤❤ Jimce Mubaarik 🤝👍🫂🫂👰‍♂️👰‍♂️👰‍♀️😎😎
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 3 ай бұрын
Kkkkķk
@mijacasemichel529
@mijacasemichel529 Жыл бұрын
Magnifique ❤❤
@amranosman1999
@amranosman1999 Жыл бұрын
Stunning ❤❤❤❤❤
@Huda-m2v
@Huda-m2v 3 ай бұрын
Ugbad aragsan codkeede way yartay naag somali oo leh haday ahaan la lahayd different ethnicity waxay ahasn lahayd world start
@CasalCasal-r2v
@CasalCasal-r2v 4 ай бұрын
Aun saado cali Kufsataye kareeba heesta 😢
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Dumashiday Qaali ugbaad aragsan🫂♥💯💋
@xasancabdisoome4687
@xasancabdisoome4687 8 ай бұрын
ugbaad sawtu suura🌻
@math-way
@math-way Жыл бұрын
Ugbaad maxamed cabdi the one🎤 💯
@mohamedsaed8117
@mohamedsaed8117 Жыл бұрын
Ugbaad qurux meesha way shidatay
@AmranCandiqadir
@AmranCandiqadir 10 ай бұрын
Alyaa cisak ugbaad
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf Жыл бұрын
Amazing what the voice very very very nice 🔴
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 ай бұрын
raga garaacayo makalayareystaan❤❤❤
@sagalabdullahi5397
@sagalabdullahi5397 Жыл бұрын
Ugbaad harti bila ❤❤
@nouhabdrizak7476
@nouhabdrizak7476 Жыл бұрын
Fan shuqul kuma lihidin Yaa ehlu kaana baadhi gabadhan waa isaaq weliba adkayaasha Arab
@shucaybcabdiraxman8917
@shucaybcabdiraxman8917 Жыл бұрын
​@@nouhabdrizak7476waar waa garxajis cadawga gudaha.
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 3 сағат бұрын
For peace we need women ❤
@Miicaadyare
@Miicaadyare Жыл бұрын
Midhihii kaariye AUN
@khalidahmed2253
@khalidahmed2253 9 ай бұрын
Wooow 😊
@sacdaabdilahi1340
@sacdaabdilahi1340 Жыл бұрын
Ugbaad aragsan ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MohamedAli-sn3st
@MohamedAli-sn3st Ай бұрын
Agaasimaha hargaysa clap halagaa dhigo
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 Жыл бұрын
Hees saado ugbaad baa lop helay akshinka iyo muuqaba
@Ayan-pc1nx
@Ayan-pc1nx Жыл бұрын
Maanshallah cod iyo lebisba way dhamaysay heesta meeshii hore meel ka fog bay gaysay she is beautiful ❤❤😍😍
@AbdirahmanFarah-l7l
@AbdirahmanFarah-l7l 3 ай бұрын
❤ilake it baby ugbad
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 4 ай бұрын
14/9/2024 Waxaan jooga laaleys Sheekh agteeda waa sabti Dhegeysi wacan
@nimcocabdi4769
@nimcocabdi4769 6 ай бұрын
Fulay maalin raayey 😮
@MohamedAbdirahman-vm7ev
@MohamedAbdirahman-vm7ev Жыл бұрын
I AM GREAT S ALL MUSLIINTA FANKA MAANTA AH IYO KUWII HORE'BA
@HAElmi
@HAElmi Жыл бұрын
Woow. Amzing
@Abdishakuur729
@Abdishakuur729 4 ай бұрын
Heestan Hoyadey Ban ku xasusta
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 Жыл бұрын
Erayadii Maxamed Cali Kaariye (IHN) iyo Xasuustii Saado Cali (IHN).
@Amiirizze
@Amiirizze Жыл бұрын
Xasuusti saado cali 😢
@RoodaCabdilaahi-o1s
@RoodaCabdilaahi-o1s 6 ай бұрын
1:20 1:22 1:24 ❤🎉
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 3 ай бұрын
Fanad hadda rabto waatan udbaag aragsan caadi ma ahan
@CabdihaniNujum1
@CabdihaniNujum1 Жыл бұрын
Waa sax
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
salaam Alaykuma first one 😅
@omarayah2288
@omarayah2288 Жыл бұрын
Halkeeday walahi dhigtay😢❤
@XamdiadanXamdiaadanmaxmad
@XamdiadanXamdiaadanmaxmad Жыл бұрын
🤍 ragu naga jecilahan 😩
@ahmedawale2572
@ahmedawale2572 Жыл бұрын
Waa dhab hibo Eebe weeyan cod aan la holin karin no:1 star
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Ka daa wll Heesta midhaheeda Inaga sax ma nihin dadkii fanka laga saxi lahaa ee waxoga deg deg ah ayaa jira sidaan filayo Mahadsanid
@abwaanqiso7077
@abwaanqiso7077 Жыл бұрын
Sxbkayow laba meel kaliya bay qaladay gabadhu inta kale meesheedii bay dhigtay Labadameelna waa Hestu waxay ahayd Kolnay way isreeban kolnay way isradshaan Iyaduna waxay tiri Kolna way isreebaan kolna way is riixaan ok Marna waxay ahayd Raranba qalbiga maray rugiyo laftay jaban Iyaduna waxy tiri Raranba Qalbiga biday ruugiyo laftayjaban Labadaas melood bay khaladay sax wax kale maku haysataaa
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR
7:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,7 МЛН
Rooda Kayf  - Liibaan maleh aduun - Somali Music
9:07
Astaan Music
Рет қаралды 240 М.
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 2,3 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН