No video

Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021

  Рет қаралды 1,542,105

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Waxaa Hore U Qaaday Sahra Axmed jaamac

Пікірлер: 274
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Waan maleynayaa in ay jiri karaan dad iga la aragti ah; Khadro Silimo cod iyada keligeed u gaar ah ayaa ay leedahay oo cid la wadaagto ama soo dhowaysaaba aysan jirin. Khadraay nolol raagta.
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 Жыл бұрын
Aduun nugulku ku doogsatay Ayeey u badashay haduu nugugul doogsaday
@faxsabilaale7323
@faxsabilaale7323 Жыл бұрын
Mcn❤️
@xamdijaamac2149
@xamdijaamac2149 Жыл бұрын
@@mohamedhusseinfarah7517 ih ih ih ih ih ih ih k
@farxaanxayraan1906
@farxaanxayraan1906 Жыл бұрын
@@xamdijaamac2149 ASL wllhi hmda peste sonnd bybe axaxa axax axxx axxx
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 ай бұрын
Waa run sida Maandeeq unique voice that nobody can copy
@rabadaaan
@rabadaaan Ай бұрын
Malin axada 28 / 7/ 2024 gobta an joogu boraame waxaan suugaya babuur shirkada bari iyo galbeed ayaan jooga hargasya aayan uu soocda ❤ 3: 34 galaab nimo 😘😢
@zaimazultan193
@zaimazultan193 27 күн бұрын
Ma noo nabad timi boowe or baayo😂❤
@user-zp2gq4gh5f
@user-zp2gq4gh5f 7 ай бұрын
Fanaaniinta qaar markay dib u qaadayaan heesihii hore waxaad arkaysaa iyakoo nafta iska qaadaya oo xiiqsan . Lkn Khadra Silimo waxa ka muuqda deganaan waxaabad mooda inay qaadayso hees ay iyadu iska leedahay .Taasina waa hibada ay u leedahay fanka . Thank you Khadra ❤
@muniiroali4552
@muniiroali4552 4 ай бұрын
Heestan wan jeclahay 2024 qofka ila dhageysanayo wan salmay
@KaltuunMaxamed-uf9yk
@KaltuunMaxamed-uf9yk 3 ай бұрын
Wan ka qadnay😅😅😅😅
@TheSamale
@TheSamale 3 ай бұрын
Waa heestii hal doorka xaqiiqo dhacday.
@ShukriMaxamed-cd5dh
@ShukriMaxamed-cd5dh 2 ай бұрын
Same😂😢😊
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 2 ай бұрын
Salaam 👋🏾😁
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Kaa qaadney, walaashey😊
@feisalcade3635
@feisalcade3635 3 ай бұрын
Hesta maxaa jecladhe anigo dalka Jogo gari an sarnaa aye kabaxeyse manta oo Subax qamis tahy 9-5-2024 anoo Jogo USA dageysanayaa.. inta iga dambeyso oo hestan jecel guleysta ❤️
@Axmedchanel72
@Axmedchanel72 2 ай бұрын
@A.rahmanShabeel
@A.rahmanShabeel 2 ай бұрын
Alla yaaa cisak eeezh qiyaaasak khadra abdi silimo wlhi waaa boqorada fanka danbe kalsooni iyo xarago heees ayay u dhalatay iyo walipa cod aaad iyo aaad umacaaaan indeeer keeeep going ♥ ❤❤❤❤
@user-br2zj4fc7j
@user-br2zj4fc7j 17 күн бұрын
Waxan dhagaysanayaa iyadoo anaan hadal kale karin balse ay heestan ii hadlayso duhur kowdii duhurnimo cunto igama dagayso hurdona iguma soo dhacayso waxan ilmo ahayna iskuma hayo ilaahow adaa xaaladayda arkee ii gargaar 😢🤲
@feisalcade3635
@feisalcade3635 14 күн бұрын
Amuuraha Allaha kusahlo wll 😢
@user-hs8sk1tv6c
@user-hs8sk1tv6c 14 күн бұрын
adunka sidan u samaysan ale hakuu gargaro wllo 😢 samirka Badi ilahayna talo saaro wad ka bixi insha alh
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Ma Sha ALLAAH, Qadraaaay, walaasheeeeeey, waxaatahay qof dabeecad wanaagsan leh, cod wanaagsan leh oo asluub wanaagsan leh, Quruxeeeey ❤️❤️❤️❤️👍
@koesarnasir9160
@koesarnasir9160 Ай бұрын
Hestanaa 🥹
@najmosaid7289
@najmosaid7289 Жыл бұрын
Cod iyo xarago way u dhalatay Khadara saliima ❤❤
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@FalastinXasan-gd1lb
@FalastinXasan-gd1lb 11 ай бұрын
@@abdikafiabdullahi8891 mxku haayo
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Iyo Asluubta wanaagsan 👍
@SiciidAbdiasiismaxamed
@SiciidAbdiasiismaxamed Ай бұрын
Heestan wlhy waankumarQaamayaa 11/7/2024 haben jimce zoogalaayo tobankii habeenimo ❤
@user-mk3rq5pg1w
@user-mk3rq5pg1w 6 ай бұрын
Waa in aad Ereyada Abwaankii lahaa ku xustaan. Axmed Saleebaan Bidde
@khairecadde6262
@khairecadde6262 Жыл бұрын
Khadra saliima heestan Halkeedi bay dhigtay mashallah, 4:38 Galabnimo Waxan ku dhagaysan Degmadda waaberi Laberia Gaar ahaan masaajidka Cali boolay xaafad ku dhow, Daarada xaafadda kaligay fadhiyaa waxan iskaga qaadan wakhti Nasasho.
@user-zp2gq4gh5f
@user-zp2gq4gh5f 7 ай бұрын
Kawaran ninka ku mirqaamaya heesta😅😅
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 7 ай бұрын
Aniga na 2 saac habeenimo siiseexanayaa subii kalahaad iyo hawl aduun 😊
@user-nr6rv3dr7e
@user-nr6rv3dr7e 6 ай бұрын
Khadra c.silimo fananad qali ah❤axsan khadra xasuus mcn ayaad naga dabo gaysay sahra axmed jaamac ale ha kuu naxariisto
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
Eshcalaa khadray wad lakeentay inader codka hore usoco from hjeclo😊😘
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 Жыл бұрын
😂😂from hee qabyaaladey xagee bad ku nooshay 😂😂 kaftan wacan
@bayloodkacashaqa7350
@bayloodkacashaqa7350 17 күн бұрын
Galmudug gudubtaye Allow guusheeda saramari ❤❤❤❤ Caawoo kalana Calankoodi baa Carrigodhan Suran ❤❤ Mahadsanidiin Abwaan Mulaxam Musishin Camiramannada iyo Fanaaniinta ❤❤❤
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Жыл бұрын
Walee fankiii iyo kaamironyin fiican lisku helay, balse mushaar fiican iyo tixgelin majirto. Dadkii hore qiimay lahaayen dawladaa uyeshay
@amiinxasan305
@amiinxasan305 6 ай бұрын
Waxanjoga magalada hargeesa waxaan rajaynayaa waxbadan allow irumee amiin
@SiciidAbdiasiismaxamed
@SiciidAbdiasiismaxamed Ай бұрын
Amiin wlll qli ilahy hakuu rumeeyo hamigaaaga
@UzamaMaxamuud
@UzamaMaxamuud 7 ай бұрын
Habeen arbaCa sacadu tahay 12:00 habenimo wan iska Hurday waxan joga sool laazcano walipa xafada daami waxan rajaynaya malinta hamigaygu ii rumobo hestan inan dib uso dhagayzTo allow wakHtiga ii saHaL 😢😮❤❤❤
@UZAAME01
@UZAAME01 2 ай бұрын
Alle ha ino wada rumeeyo hamigeena zxp😢
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Waaaw way keeentay khadra cod laguma gaaadho nolow❤
@cabdikariimshariif8746
@cabdikariimshariif8746 Жыл бұрын
Haduu nugul ku doogsaday❌ aduun nugul ku doogsaday✅ Waxaa wacan da,yartu hadayna erayada heesta garan inay iskaba dhaafaan
@aminaabyan2671
@aminaabyan2671 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 ай бұрын
Khadra Sweeeet Khadra Golden Voice 👍 Thanks for sharing Astaan M.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
KHADRA QURUX 😘😘😘 Caleek Nuuradiin Cali Amaan wiil hoog
@binmoallimosman1691
@binmoallimosman1691 2 жыл бұрын
Wallahi Meesheedii bay dhigtay❤khadra.
@princedalmaryare3477
@princedalmaryare3477 Жыл бұрын
Dee haaye haaye👌🏻😂
@aragsan6552
@aragsan6552 8 ай бұрын
Wow heesta waxan daawanaya 12: 55 habenimo uk time haben sabti ah Waxanu ku jirna fasaxi Christmas ka 2023 Heesatan ayaa iga soo hor baxday aniga oo youtube ku caweynaya waa winter dhaxanta iyo dabayshu is garacayan Wa
@abdifatahmahamud954
@abdifatahmahamud954 7 ай бұрын
Wxay gaaladu ku jirta ciidodi Christmas ka dheh anan fasax nahnay ha isku Darin zhp❤
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 Жыл бұрын
Khatra silimo waan ku wataa walashey qaali, xasuus ayaad igalisay iyo waayihi wacnaa, runti halkeedi ayaad dhigty
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb 7 ай бұрын
Khadra waa gabadha keliya een taageero 😊❤❤
@12good101
@12good101 29 күн бұрын
july 30 2024 ottawa canada 🇨🇦 respect
@user-hs8sk1tv6c
@user-hs8sk1tv6c 14 күн бұрын
Khadra silimo fananad aan la siin waxay mudnayd waa fananad leh cod macan iyo daganan af gabni ale haku daayo wllo cimri dheer ku waar lkn waa inay iska Soo gaba gabayso fanka inta nolosha ku dhiman xaga ilahay u badnaw 🙋🙏
@khaledabdirahmansalsal6333
@khaledabdirahmansalsal6333 Жыл бұрын
Nabsigiyo ayaankow hageeebad ku nooshihiin😢❤
@Saidabdihirsi
@Saidabdihirsi Ай бұрын
Nasiibkiyo ayaankoow xagee baad ku noo shihiin…. NOT nabsiga
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s Ай бұрын
Waar inaa hadaan dhagaysanayaaa 22/7/2024 time 6:16 maqrib soo dhaw yahay habeen salaasa soo galayso inta iga danbaysa like ta ii taabta shpayaal
@abdimq6345
@abdimq6345 Жыл бұрын
Raganimiyo ninkaagi, nacasnimo maxaa baday? Esh calaa hees.. viva Sahra Ahmed one of my favourite somali singers..
@Hamseahmed-go9wh
@Hamseahmed-go9wh 9 ай бұрын
Zeinab may ahayn zxp sahra ahmed ayay ahayd alle ha u naxariste
@abdimq6345
@abdimq6345 9 ай бұрын
@@Hamseahmed-go9wh mahadsanid
@TheSamale
@TheSamale 4 ай бұрын
❤🎉🎉🎉🎉MaashaAllah Hanoolaato waa Gobe ♥️ 😍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Nabsiga Iyo Ayaankoow Xagee baad Ku nooshihiin. Waa xasuustii AUN Sahra Ahmed Jama🤲
@asiam5603
@asiam5603 15 күн бұрын
Wa habeen talado siibexeyso arbacana so galeyso, tariikhdu waa 13/8/2024. waxan jooga goobteyda shaqada. Heestan waxan u dhegeysana Ina aan energy ka helo.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 4 ай бұрын
😂😂😂😂💕💕💕 from galmudug stete of somalia 👍👍👍🇸🇴
@hoodocasayr1697
@hoodocasayr1697 9 күн бұрын
Goat khadra silimo ❤
@seadsenior1408
@seadsenior1408 Жыл бұрын
Beautiful day 19 /3/2023 roob burco iyo heestan an ather level salaama zxpyaal
@mohamedweliiman4332
@mohamedweliiman4332 Ай бұрын
I like the beats❤
@hussainn8440
@hussainn8440 Жыл бұрын
This cover by khadra is so so sweet iam in love with her voice this time
@naasirjaamac
@naasirjaamac Жыл бұрын
Khadra sinimoo waad Kan tay heestii alle naxariistii jano haka waraabiyo sahra Axmed jaamac
@Saidabdihirsi
@Saidabdihirsi Ай бұрын
Nasiibkiyo Ayaankow xagee baad ku nooshihiin NOT Nabsiga iyo ayaankoow
@hipaqmaxamud8384
@hipaqmaxamud8384 Жыл бұрын
Waaaw ya khdra ya khadra
@NophaZ253
@NophaZ253 7 ай бұрын
Amazing song. Impeccable voice and deeply touching lyrics ❤!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
waa teee gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad qiimobadan dumaroo marwa yarey ah.itaaaa teen ta ahey qaasatan hablaha facyaashay iyaah Familyyyyyy familiessss systems
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 ай бұрын
Allah naxariis waasaca ha siiyo Heestii edadaa Zahra Axmed halkeedii baad dhigtay Axmed saleebaan bidde Allah isna ha dhowree would be proud of you. Lama raamsadee sidaasaa bahasha abaalkeed loo mariyaa
@AJMansur
@AJMansur 2 ай бұрын
Allahayow na nabad gali nafta iyo naruurada nimcadaada nagu dhowr
@aweysgal0099
@aweysgal0099 7 ай бұрын
Khadro waa qof wngsan oo aad u degen ayadoo laxumeeyey ayee reerkeedii iska dhaqaneysaaa Allah ha ubarakeeyo
@Fatouma_issa
@Fatouma_issa Ай бұрын
OOF OOF OOF WOW WOW WOW 🤩🤩🤩🤩🤩❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 8 ай бұрын
Raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday😢😢😢😢
@cqaadirsanay4728
@cqaadirsanay4728 Жыл бұрын
Axsan... runtii Khadra aya ku habon iyada halloo dhaafo
@omarxuseen4506
@omarxuseen4506 Жыл бұрын
qadra salima fanaan ween inetahy waogay jh🥰❣❣❣❣💯💯
@munodesigner
@munodesigner Жыл бұрын
Nabsigiyo ayaankow xagee baad ku nooshiin waxa daawanaya anigoo Mogadishu joga 09/06/2023
@CfataaxMohameth
@CfataaxMohameth 2 ай бұрын
KHaDra CabDi silimo CoD taLente LeeDaHaY keep GoiNG ❤
@hindaibrahim215
@hindaibrahim215 Жыл бұрын
5 bisha 2aad 2023 ayan dawanayaa waxn modaya in imika ayso qaday waxn arkaya comentiyo. marhore la qory shaw anaba hurda. ax ya cod wale nagtan codba ku dhamaday
@sharmaakewarsame2929
@sharmaakewarsame2929 Жыл бұрын
Khadro khaali meshiidii ey dhigtay hesta walee
@cabdillahidiriye3026
@cabdillahidiriye3026 7 ай бұрын
Golden voice Khadra sinimo Habeen isniina 00: 41 Am 🇩🇪 time 22/01/2024
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb 7 ай бұрын
Qof ila mida 😊
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 Жыл бұрын
Khadra is treasure i found after i had lost my waberi legends
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 5 ай бұрын
Hadii aan ku naawilay ha ii gabin nasiiboow ❤ 21/3/2024🎉
@NimcoMaxamuud-k1l
@NimcoMaxamuud-k1l 27 күн бұрын
WaawBartedi baydhigtay❤
@jooqleyare8053
@jooqleyare8053 Жыл бұрын
Muzic ragan wa liqeen😁
@abdallahiddig3504
@abdallahiddig3504 Жыл бұрын
Nasrigii iyo ayaankow Xagee baad ku nooshihiin
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 Жыл бұрын
Haddii aan ku naawiley hay gabin nasiiboow Khadra cabdi qofki dhuunta gaarka ah lahayd respect 😍
@nazdalaan
@nazdalaan 2 жыл бұрын
Music’s killing 🔥🔥
@leylafaisal8929
@leylafaisal8929 Жыл бұрын
The only and best of all Queen Kadra Silimo, long live sister amiin Insha Allah!!!
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Khadra waa fankii oo qof nool ah
@muxibo7918
@muxibo7918 Ай бұрын
Raggnimooy ninkaagii Nacasnimo maxaa baday!!!?🥺🥺😞.
@farxiyafarxaan7761
@farxiyafarxaan7761 Ай бұрын
14/july/2024. Niyad jab jcyl waa wehelkyga
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 Жыл бұрын
Horyaal24 Tv kuSoo qabta Vaarka Khadra Salima
@MohaAliMohaAli-en9qk
@MohaAliMohaAli-en9qk 2 ай бұрын
Hawen talado ah. 02:00PM jun 7/ 6 2024 Waxan joga dalka kenya waliba magalada mandhera xafada tawakal allow sahal amuraha😢
@ahmedsulub8435
@ahmedsulub8435 Жыл бұрын
Hesatn.aad.ayaan.ugu.cel.celshadaa.wayo.waa.hes.Qimo.wayn.xabarsan.ninki.fahmayaa.fahmaye
@lakiabdimuhamed6106
@lakiabdimuhamed6106 6 ай бұрын
Cod mcn khadra 😊
@user-ir1ot2vk6h
@user-ir1ot2vk6h 27 күн бұрын
Adooo noogsan cashaqa Markaan hibesho Nooxsado
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Allahayow na bdn geli Nafta iyo naruurada Nimcadaada nagu soor ❤ Arbaca 10/5/2023 barqo 10:49am Ayaan dhageysanayaa waliba anigoo ku madadaalanaya Howlaha jikada oo aan qado ugu sameynaayo reerka👋🙏🙏🙏❤️😊
@hibomaxamed5997
@hibomaxamed5997 7 ай бұрын
10:31subxnimo Axad ah.21/01/2024 Nabsigiyow ayankow hlkebad ku nooshiin🥺😊
@razshirwa
@razshirwa Жыл бұрын
The music is so 🔥 🔥, these dudes know how to create sweet tunes
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 6 ай бұрын
Khadra silimo halkeeda ayay dhigtay
@CabdirashiidHabaartamow
@CabdirashiidHabaartamow 16 күн бұрын
Esh calaa hees
@abdulqadirali1971
@abdulqadirali1971 Жыл бұрын
Maashaa allaah waxaasaa cod ah
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Xasustii sahro ahmed jaamac alle yaaraxmo qaxad ka tagtay taarikh nool hoyo bmcn 2023/01/19
@GulledMustafe-dc3ty
@GulledMustafe-dc3ty 10 ай бұрын
Gmc from wiil reer nuur ❤❤❤2023
@madadaalo5485
@madadaalo5485 3 ай бұрын
Ax gabadhaan jacayl xun baa ku dhacay. Niyow ninku ina gumeydsanaa. War gabadha ku noqo😢😢😢
@abdifatahbashejibril9985
@abdifatahbashejibril9985 4 ай бұрын
Dhiigeygaba wey kicisaa inantaasi markey heesto .aalya cisak❤
@kifaaxugas7280
@kifaaxugas7280 2 жыл бұрын
Sinimo codka allaha ku barakeyo wlley hesta lkn soo dhamaystir waxad badashayna sideedi kuso celi
@kadardahir301
@kadardahir301 2 жыл бұрын
Sxbkay nuur caano sxb hestan wa hees iyo badh balse wllshen khadra wax badan ayay ka tagtay
@user-wx7lf3zt8y
@user-wx7lf3zt8y 5 ай бұрын
❤❤❤❤ 5:46
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
11:52 29/10/2022 Ayaan Wada dhagesanena aniga io wlshy mcn basro io Ayaan🥺❤
@Europen943
@Europen943 5 ай бұрын
Nasrigiyo ayaan kow xageebad ku noo shihiin
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b 2 ай бұрын
Nasiibow ❤❤❤😂😂😂
@cumarnacho4453
@cumarnacho4453 6 ай бұрын
What a magic and sweet voice❤
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 2 ай бұрын
Eraydii axmed saleebaan bide Codkii sahra ahmed jamac Copy xasuus khadra silimo heestaa 1988 qaxii baan xasuusta gaadhi aan saarnayn burco anagoo yar sheekh aan nimo snm.soo gashay ka sii qaxnayn
@sahalsiciid3488
@sahalsiciid3488 4 ай бұрын
Heestan wxn ku xasusta habeen anago dagal beleed jognay 2013 aya sxb kay xabad qorigiisa kabaxday isagii haleeshay ugu dambayntii dhawaci ayu udhintay hada oo an dhagay sanayo 2024 4 20 wxn jooga degmada carmo G bari
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 2 ай бұрын
Ilaahay ha' u naxariisto
@youngzidci4062
@youngzidci4062 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@EliteZaak
@EliteZaak 22 күн бұрын
Nabsigiyo ayaankoow xageed maanta jogtaa?
@user-sz8lz7sp8s
@user-sz8lz7sp8s 6 ай бұрын
heesta waxay igu ledahy xasuus wlhi waxan jogha Muqtisho sacduna waa 8:12😢😢
@user-yk9by1yc7y
@user-yk9by1yc7y 5 ай бұрын
Aboo noogsan caashaqa markaan hibasha nuuxsado naftu wayku diidaa nabadiyo nasila gaadh
@DekaDeka-v9j
@DekaDeka-v9j Ай бұрын
❤😢iskaada
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 9 ай бұрын
Woow waa galab jimca ah waxan heeskan ku dhagaysanayaaa adis sababa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Erayada bes ah haday murti iyo wax ku ool yihiin waaye lakiin.yartstarta khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad qiimobadan dumaroo tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha khayryaashay facyaashay waanba dhaafaaba uwataa dhamaystiran lagufarxeeey.iyaaaaaaaaaaaaa familiessss familyyyy system saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey
@abdullahisalad4166
@abdullahisalad4166 2 жыл бұрын
Aduun nugulku doogsaday weeye ma ahaan haduu
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha 2 күн бұрын
Heestan weligay ma maqal lkn saka ka ayuunbay iga soo horbaxday
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 22 күн бұрын
Hadi Aan ku nawilay nasibow haigabin😢
Khadra Saliimo - Heesta Naf Ku Jecel Aduunyada - Astaan Music 2021
7:50
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,6 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Habboon Nuura - Heesta - Sir Maqabe - Astaan Music 2022
5:07
Astaan Music
Рет қаралды 206 М.
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН