Weydiimo Xalqada 21aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

  Рет қаралды 54,487

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
Wuuku jeclaa wuuna kuusoo duceyn jiray adigoo adduunka joogin cidkale mahan ee waa nabi muhamed scw Hadad isooboqato dhiirigalin ayeey iinoqoni Allah ha ku sharfo wll qali 🙏😢
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasallam
@ifraaxalpi6080
@ifraaxalpi6080 2 жыл бұрын
Scw scw
@maxamedmacalim5175
@maxamedmacalim5175 2 жыл бұрын
kusaliya Xabiibkeenna Muxamad ﷺ
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasallam
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 2 жыл бұрын
Allahu masali wasalim wabarik caleyh
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Muraad Ayaan Leeyahay inuu Ilaah ii Sahlo iisoo Duceeya uma Islaamka Ah🙏
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Alle hakuu sahlo muraadkaaga
@mahadisse1801
@mahadisse1801 2 жыл бұрын
Allah ku sahlo
@quenisquen7184
@quenisquen7184 2 жыл бұрын
Wixi qayr ah ood doonayso allah hakuu sahlo wll
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 2 жыл бұрын
Allaha ku fudeydsho inshallah
@alphagamer6555
@alphagamer6555 2 жыл бұрын
Asc wani salaamay asxapta ku xiran astaan radamadan Mubarak Sidee ugu qayb gali karaa barnaamishkan?
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs cabas masha allha tabarikllha Ramadan Mubarak astan Tv hor usocoda ❤❤❤
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 2 жыл бұрын
Astaan tv hambalyo waxaad ku guulaysateen qalbiyada hadaa nahay qurbo joogta
@jamarti348
@jamarti348 2 жыл бұрын
asataan wa tv somali usimantahay waan dawada sulaalaha iyo jowabaha sifiican ayay uwadan wil ad u aqon badan aya hogaminaya m.a halashilimado wilma barnamija hogaminaya suaalo guud oo cidna gaar ulahayin tarikhsomali iyo mid calam ayay iskugu jirane waa dhanta hnct tv oo somaliland ba dhafayin oo tarikh jifaysan unkumerayste 💯♥️♥️♥️♥️♥️🌷🌷🌷
@shoblechannel792
@shoblechannel792 2 жыл бұрын
Pinterest waxaa la sameyey 2010 wilka Maxaa ugu qaladen
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 2 жыл бұрын
Barnaamijka ma dhameysan oo waa live lkn Wiilkan ugu yaraan 1000$ waa gaaraa inshaa allah
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 2 жыл бұрын
Denmark euro lagama isticmaalo waxaa laga isticmaala kron
@ruunraha1631
@ruunraha1631 2 жыл бұрын
2010 was the answer
@cocacade7014
@cocacade7014 2 жыл бұрын
No it’s was wrong 😑
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 2 жыл бұрын
Asc ina maxed caraaye ma madicin caraaye aa eedo ku ah so jawaab
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Allaha waa Bashiir maxamed carawaye walaalkii
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤💚
@babasheeq
@babasheeq 2 жыл бұрын
Abkey Jeeri diloow Tom nool maas u daahaa 😂, ninkan mar dhaw uu Xamar soo galay aan filaa yaaaahuuuuuuu
@kikiidoyouloveme4069
@kikiidoyouloveme4069 2 жыл бұрын
Abkeeey dooli dilow ninka dhamaestiri waayay inuu Moqdisho ku noolado diidi maayo lkn barjaamin kaan in la keeno ma ahayn #Wafankoolo
@abduweliahmedhassan1320
@abduweliahmedhassan1320 2 жыл бұрын
Rageyga waan ku wataa
@aminohussainlbrahim2264
@aminohussainlbrahim2264 2 жыл бұрын
Msha Allaah
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Cabaas lahjadiisa rerkenya miyaa taloow waxan is dhahay wa raga kenya wax ku soo bartay isku lahjad nahay kistoo 😁 waa salamaya cabaas
@faadumoyacquub8970
@faadumoyacquub8970 2 жыл бұрын
Apps waxaa la sameeyay 2012 tha first Apps pinterest
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 жыл бұрын
yididiilo weeye
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 2 жыл бұрын
Pinterest was founded March 2010 in San Francisco USA. Dib isooga sax ka qayb qaatahaasi wuu saxay.
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 2 жыл бұрын
Sida ay su'aashu utaalo ama uqoran tahay waa ku sax jawaabtu.
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 2 жыл бұрын
Abkey dooli diloow dad nool Maas udaah waye😂🤣😂
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab 2 жыл бұрын
Abkeey dooli dilow dad nool maas udahaa
@abdishakurmohamedibrahim6823
@abdishakurmohamedibrahim6823 2 жыл бұрын
Yanyur mas udaha kulahaa 😂 fursadaha gurigaga uqaado hee
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
Waa Baris
@warsameahmed9441
@warsameahmed9441 2 жыл бұрын
Mahmahdaas qof kii garan waayey somali ma aha. Yaanyuur aaaaaa😂😂😂😂
@naimojamal1870
@naimojamal1870 2 жыл бұрын
Wlhy anba ma aqoon meesha ku partay dadka reer koonfurta baa garan kara ani reer puntland bn ahy wligy ma maqal
@warsameahmed9441
@warsameahmed9441 2 жыл бұрын
@@naimojamal1870 reer Putland somalia ma aha miyaa. Waxaad rabtid ayaad nooshegi yaah😂😂😂
@iqraahmed9321
@iqraahmed9321 2 жыл бұрын
@@warsameahmed9441 reer xamarka Lee isticmalan hadalkas mana aha maahmaah ee wa uun hadal
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 2 жыл бұрын
Xariifkan caadi loogu fududeeye su,alihi hore
@fathiabdullahiahmed8900
@fathiabdullahiahmed8900 2 жыл бұрын
Abkey dooli diloow dad nool maas udaahaa miyaa lagafaa iyaaaa🤭
@lecturerhassanhosni5156
@lecturerhassanhosni5156 2 жыл бұрын
Hambalyo asxaabta
@b2f165
@b2f165 2 жыл бұрын
ANAA DIYAARA
@husseinsayid-omarmohamed7667
@husseinsayid-omarmohamed7667 2 жыл бұрын
Maahmaayada reer xamarka halaso badiyo😃
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
Abkeey dooli diloow, Yaanyuur maas u daahaa aa🐱🤣 war "dad nool maas u daahaa" waaye
@xabiibnuur1596
@xabiibnuur1596 2 жыл бұрын
Maanshaa.allaah
@kowsarismail8163
@kowsarismail8163 2 жыл бұрын
Cabaas wariye rug cada saxafade ah Radio shabeele
@iftinbarahow3410
@iftinbarahow3410 2 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab 2 жыл бұрын
C. Waa dahab
@Sunflower-wo2xw
@Sunflower-wo2xw 2 жыл бұрын
Very tricky question, here is The development of Pinterest began in December 2009, and the site launched the prototype as a closed beta in March 2010. Nine months after the launch, the. Sorry bro
@ayaandarro8595
@ayaandarro8595 2 жыл бұрын
Gul aan ku rajeeha
@cocacade7014
@cocacade7014 2 жыл бұрын
began in December 2009, and the site launched the prototype as a closed beta in March 2010.
@alihassanhiraabe6197
@alihassanhiraabe6197 2 жыл бұрын
Marcello lippi
@ladanahmed3717
@ladanahmed3717 2 жыл бұрын
Abkeey dooli dilow dad maas u dahaa waxaas Miyaaa maahmaah ah 🤣🤣
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
2010 was the right answer😭
@cabdiciise6051
@cabdiciise6051 2 жыл бұрын
Asc dhamaan ramadan Mubarak waxan idinka rabaa caawaad iyo duco waxaa igu dhacay xanuun aad u daran oo wali ku arkin qof bila aadam ah intaan arkay xanuunkayga waxa weeye cudur aad u daran ur qarmuun badan qof walba ila jooga you dareemayo xitaa maseexan karo hadii qof ila hurdo dadka masoo dhexgalo cidna uma martin karo anna sidoo kale waa sida dhuuso ama saxaro oo kale dhuusadu waa cafimaad lakiin anigoon dhuusin ama saxaroon ayaan dareemayaa urkuna waxuu kasoo baxaya gadaal saan is iri lkn mahubo NAFTA inaan is dhaafiyo ayaan damcay hadama diinteenu ma banayn in qofku isdilo waa ehelu naar masaajidla ma aadi karo xitaa salaada hadii aan tukado shaki ayaa iga jira waxaan idinka baahnay qof macqlay cudurkaan ama dawadiisa inaad igu caawisaan ilaahay dartii iyo bila aadanimo walalyaal noloshaan ku jiro geerida ayaa dhaanta waan idin baryayaa walalayaal
@adanzakaria4016
@adanzakaria4016 2 жыл бұрын
illaahey hakaa cafiyo insha allaah cafimadna illaahey haku siyo
@cabdiciise6051
@cabdiciise6051 2 жыл бұрын
@@adanzakaria4016 aamiin walaal mahadsanid
@feysalmohamed1803
@feysalmohamed1803 2 жыл бұрын
Caafimad taam insha allah
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Alle caafimaad taam haku siiyo ducadana badi bisha Ramadaam fadligeeda oo aanku jirno 10ka danbe samirka badi dadkaa daran ayaa jiro salaadaha wakhtigooda ku duko Taraawiix iyo Tahajud duko gurigaagana ku duko duceyso mideeda shakiga aad sheegeeyso sheydaanka iska naar towfiiqdana Alle haku waafajiyo waad caafimaadeeysaa insha allh
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 2 жыл бұрын
Ilaahay hakucaafiyo wll caafimaad aan cudur kadanbayn
@luul5891
@luul5891 2 жыл бұрын
Denmark nah euroga ma laga istacmaalo
@asadhajio2715
@asadhajio2715 2 жыл бұрын
RAMADAN
@deeqafarah7922
@deeqafarah7922 2 жыл бұрын
Asc sideen uga qayb gali karaa please ii soo jawaba
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 2 жыл бұрын
@@deeqafarah7922 Walal Fahamkeyga Hada lagama qeyb geli karo waxa la duubaa Ramadaanta ka hor Bage kooda ayey soo dhigaan ka dib waa leys diiwaan geliyaa Imtixaan la galaa hadaad baasto balanta maalinka aaad geleyso lagu siinaaa
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 2 жыл бұрын
WARAAA DENMARK URO LACAGTA LAGAMA ISTICMAALO
@salmaanofficial5005
@salmaanofficial5005 2 жыл бұрын
Pinterest waxa la isticmaley wuxu bilabmey 2011 waxa la shaaciyay 2010 waxana lasameeyay 2009
@qadaryare6964
@qadaryare6964 2 жыл бұрын
Turkey
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 жыл бұрын
Masha alah wiil aqoon leh imaaday farxaan maxamed aaway hee Uma qorneyn inuu qaato nasiib xumo 2000k💵 koo meshan iigu daran kulahaaa yaanyuur muu udaaha dad waco marki la dhhhyne kulahaa waxan ma dad lo wici kara mxa ka rabtahe asaa aade dadko waco diide 😂 markasto la isticmala mah maahdas ciyalka xafada malaha ciyal gobol waye maskiinka 😂
@captainakuunas206
@captainakuunas206 2 жыл бұрын
Pinterest app was developed on December 2009 and it was launched by January 2010
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 жыл бұрын
paris
@daahirhassan967
@daahirhassan967 2 жыл бұрын
yanyuur maas u daaha kan reer xamar maaha safar uu ku imaadaay😅
@aminsouleiman3238
@aminsouleiman3238 2 жыл бұрын
Pinteres waxalawexeyay 2010
@qadaryare6964
@qadaryare6964 2 жыл бұрын
Dad nool Maas U daahaaa
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Ilma maxamed caraaye ciyaala Hargsysa ayay ahaan jireen goormay reer xamar noqodeem
@luul5891
@luul5891 2 жыл бұрын
Waa c
@sihaamjabril5504
@sihaamjabril5504 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂yanyuur kulah ar aniga yaa i wayadiyo tan 😂😂😂
@M45_0
@M45_0 2 жыл бұрын
Hhhh xariif wye kulaha waxan ma dad uwacda
@qadaryare6964
@qadaryare6964 2 жыл бұрын
Byeeeeee
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Farxaan maxamed caraaye waa 2010
@Mushtaaq_mahmood114.
@Mushtaaq_mahmood114. 2 жыл бұрын
Pinterest waxa lasameye 2010
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Brazil and Italy 1994 final
@iftinbarahow3410
@iftinbarahow3410 2 жыл бұрын
Dad nool maas udaahaa
@yahyaabdullahi9070
@yahyaabdullahi9070 2 жыл бұрын
Kan meesha kasoo kiciya nin maah maahdaan ka jawaabi waayay ree Xamar kuma sii noolaan karee
@abarkadle78
@abarkadle78 2 жыл бұрын
27 minutes wax daad loma wici kaaree kkkk
@warmooge9978
@warmooge9978 2 жыл бұрын
lagacta Euro Danmark lagama isticmaalo , ee waxaa laga isticmalaa Dinish krone (Dkk)
@samiraomar8138
@samiraomar8138 2 жыл бұрын
Waa run
@samiraomar8138
@samiraomar8138 2 жыл бұрын
Krone waaye
@hayatpr6515
@hayatpr6515 2 жыл бұрын
Yididiilo = filasho
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Ninka nasiibka u helay inuu halkan soo fadhiisto oo suaalo basiida 2000kun lagu qaadanayo hadana dooli dilow ku dhacay meel kalaa laga haystaa waxaa nasiib xumo lama dhihi karee kkkkkkk
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 жыл бұрын
Yaanyuur kulahaa 😂😂
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
@@nayramahmed7682 ar odayga laf bay u tuureen😆😁😂
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
@@anabdalmar2717 yaanyuur la dilayo xaguu ku arkay😁
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 2 жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 waligiis mamaqlin sababta waatas maskinka😂😂😂
@qaaliqueenqaalimxamed9453
@qaaliqueenqaalimxamed9453 2 жыл бұрын
Arjantiin waa kaaaran xarafka c
@Shiine-daacad
@Shiine-daacad 2 жыл бұрын
Suasha sedexad qalad a Ku jiro waayo Denmark xataa Euro lagama isticmaalo meshas iska saxa
@ruqiyaguled1263
@ruqiyaguled1263 2 жыл бұрын
😀😀😀😀 Bisinka yaan yuur maas u daahaa kulahaa
@woome101ify
@woome101ify 2 жыл бұрын
Sidaas ayuu xamar ku degenyahay lmao
@Adahir9
@Adahir9 2 жыл бұрын
Denmark xitaa lacagta euro malaga istimcaalo
@abdirahmanissa6838
@abdirahmanissa6838 2 жыл бұрын
Astaan dadka ma waxay doonaan bay u sheegayaan horta? Ma Denmark baa laga isticmaalaa lacagta Euro 💶 ?? Adeer naga soo baandheeyaa!! Danmark Norway iyo Swedan lacag kronor la yidhaahdaa laga isticmaalaa.
@ahmed143mumiin8
@ahmed143mumiin8 2 жыл бұрын
Uruurka yurub ayaa ka tirsan yihiin
@tusbaxdheere4477
@tusbaxdheere4477 2 жыл бұрын
Lacag gara way le yihiin wana laga isticmala euro ga
@wayha7343
@wayha7343 2 жыл бұрын
A
@bashiryusuf9557
@bashiryusuf9557 2 жыл бұрын
LACAGTA #EURO-GA DENMARK ma isticmaasho EE waxey isticmaasha #Krone halkaas Ku noqda COLOMPIA wa sax
@hodanabiib7998
@hodanabiib7998 2 жыл бұрын
B
@ahmedjamaal5989
@ahmedjamaal5989 2 жыл бұрын
Waxaa kuladoodaa dermak
@cabdinaafic4210
@cabdinaafic4210 2 жыл бұрын
Maah maah dad looma wici karo 😀ceeb waaye kulahaa 🤣😁😂
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 жыл бұрын
Steel buu kudhinty waxan idhibinba maah maah baa jirta hada mahmadan Abkow dooli dilow qof nool maas udahaa waa maah maah xamar aad loga isticmalo
@cabdinaafic4210
@cabdinaafic4210 2 жыл бұрын
@@filsanahmed5395 wax ma aqaani ceeb ma ahan Lkn kan waa nuux kale🤣
@alihassanhiraabe6197
@alihassanhiraabe6197 2 жыл бұрын
Qaab dhismeed
@caynabyare3133
@caynabyare3133 2 жыл бұрын
War cabaas jeega kada haku qadamin dadka
@qadaryare6964
@qadaryare6964 2 жыл бұрын
Iska bax
@abuukarmahadyareabuukarmah7747
@abuukarmahadyareabuukarmah7747 2 жыл бұрын
Liwax
@caaishaaxmed5615
@caaishaaxmed5615 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@buurfuule9310
@buurfuule9310 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 2 жыл бұрын
Xariifka maahmahdas gafay istiin wye😂
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 2 жыл бұрын
labada dambe kuwo cadi ah maha nasiib aa u imaaday kulaha😂
@diamondinahaji7309
@diamondinahaji7309 2 жыл бұрын
Moqdisho maa ku so barbariin miya biisinke abkey doli dilow dadnol miyu uu taha qof aqanin afsomalika ku yar 🤣🤣🤣
@Murlii2007
@Murlii2007 2 жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa gobolada in oo ka imaaday. ani xitaa waa ku qoslay maah maah Funny waayay.
@qadaryare6964
@qadaryare6964 2 жыл бұрын
Cccc
@sahraali5002
@sahraali5002 2 жыл бұрын
Waa ba duum qifkaan
@sahraali5002
@sahraali5002 2 жыл бұрын
Abkey dooli dilow dad. Nool mass u daahaa
@Hooupdate
@Hooupdate 2 жыл бұрын
inta barnajkan ku tiaxan subscribe igu sharfa
@jeele2243
@jeele2243 2 жыл бұрын
Paris
@luul5891
@luul5891 2 жыл бұрын
B
Weydiimo Xalqada 22aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
53:13
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 127 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
Weydiimo Xalqada 23aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
47:28
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 119 М.
Barnaamijka Kasmaal Ee Somtel | Xalqadii 2-aad |
1:11:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 11 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Weydiimo Xalqada 29aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
54:24
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 66 М.
BARNAAMIJKA KASMAAL DAY 10 - XIISO GAAR AH
54:36
Bulsho News
Рет қаралды 13 М.
Weydiimo Xalqada 25aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
1:07:26
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН