Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan

  Рет қаралды 161,811

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan

Пікірлер: 121
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Eedoow Ilaahay (swt) ka baq oo astur jirkaaga.Qabri iyo xisaab baa inaga wada dambeeya.
@nab.adraadshe
@nab.adraadshe Ай бұрын
Waryaa maxaa kaa galay jirkeeda ? Ma adiga ayaa jirka la leh?
@baabiciahmed9302
@baabiciahmed9302 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@Maslah-v2o
@Maslah-v2o 4 күн бұрын
Subxaanallah dadku waxaas ilbaxnimo u arkaan ilbaxnimadu waa in aad diintaada ku dhagan tahay ilaahay haku hanuuniyo habaryar
@UmuAnas-xj9fh
@UmuAnas-xj9fh Ай бұрын
Tan sidaaan sikafican allaha ugu badalo
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Allahuma Aamiin
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Subxanallah mama cimri uma hadhin habana saan utaala xitaa codkeeda wa geeri geeri
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 9 күн бұрын
Cimri uma hadhin? Horta Soomaalida ma waxay moodaan diinta lagu dhaqmo inay dadka waaweyn waajib ku tahay 😢qofka kasta 10 jira ilaa 100 jir waa inuu amarka Ilaahay la qaato oo rasulkeenu sunihisa lagu dhaqmo ileen ma ogid xiliga aad dhimnayso 15jir markaad tahay waa la bilaabay qorista denbigaga 😢
@CabdicasiisWali-z6n
@CabdicasiisWali-z6n 7 күн бұрын
​@@Aniga-qn9ivwaxaan is idhi somali gaalo ah ayaa soo baxday dhawr coment oo aan eegay xijaabka aya lagu caayaya qaarkalena waxay laso taaganyiin maxaa idinka galay!😮 War ma diinkale ayaa soo baxday suubanihii dabadii?
@sokorhaji5575
@sokorhaji5575 Ай бұрын
Ilaah ka baq Qabriga xasuuso Waa la dhimanayaa
@AsmaAbdoulkader-n3m
@AsmaAbdoulkader-n3m Ай бұрын
Haa wllo god madoow ban naa sugaaya akhirana way dambaysa ee halays cafiyo inta lanoolyahay insha allah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@BigBoss-s5n
@BigBoss-s5n Ай бұрын
​@@faridfarid6561jawaan miyaa ku tilmaamtay xijaabkii subxanalaah nacalad kugu dhacday 😢
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 29 күн бұрын
Allah kabaq walaalo aakhiro ayaa kaa dambeeyso
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Ай бұрын
Gabadha uun baad ka Hadleysaan odeyga wax wareeysanaya maad wax u sheegtaan waa Asaga Daawanaya muuqaalkeeda Xun.labaduba ilaahay ha soo hanuuniyo
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Allah kabaq eedo, Rabi haku hadeeyo
@samiracabdalla7514
@samiracabdalla7514 Ай бұрын
gabarey ma ugtahay dumarka isqaawiya inney janada galeyn xitaa ey carafteeda carfineen abaayo aduunyadu waa waxyar ee allah usuunuqo
@SuperExcuse
@SuperExcuse Ай бұрын
U duceeya inshallah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@SuperExcuse
@SuperExcuse Ай бұрын
@@faridfarid6561 nacas
@nab.adraadshe
@nab.adraadshe Ай бұрын
Janno xaggee baad ku soo aragtay?
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
@@nab.adraadshe janno madhihin ee jawaano ayaan dhahay teendooyin cul culus bay u egyihiin
@MohamedAbdiBarre-u3p
@MohamedAbdiBarre-u3p 2 күн бұрын
Naagta ma muslim baa, inay soomaali tahay wan arkaa.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Walaaleey cidiyaha shaydaanka iska jar rabi kabaq is astur
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@CabdicasiisWali-z6n
@CabdicasiisWali-z6n 7 күн бұрын
​@@mahamedcudhi7497miyaanad caadi ahayn adigu? Miyaan nayla odhan xumaanta iska reeba wanagana is fara.
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 16 күн бұрын
Allaha kaa madoobeeyo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 8 күн бұрын
Cabdi salaam hereri maanta rakaab xumidaa
@fadumoguure3989
@fadumoguure3989 9 күн бұрын
Legend xasan adan samater
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaabi wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada. meeshan markaad imaneysay umaadan iman Quran ama wacdi inaad dhageysato.
@maryanruun8670
@maryanruun8670 Ай бұрын
Subxanalaah duqdan wayesha qaawan oburukada xiratay muxu lahorfadhiyaa
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@ZakaroyeGosow-f3y
@ZakaroyeGosow-f3y Ай бұрын
Wll somali ayaatahay maxaa kuudiday in aad xijabato miyad ilowday aakhiro
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@AbditatahSaid-uf3mz
@AbditatahSaid-uf3mz Ай бұрын
Bal qoftan daya waxay kufaraxsantahay subaxaan Allah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m Ай бұрын
Ilah ha soo hanuuniyo cimri uma dhiman
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@Malyuuncabdinasir
@Malyuuncabdinasir Күн бұрын
gabadhu ma waxanan maqlaynby tidhi qaawananta somalo dhanba qaawane iyo wax ka xunba sameye alle haynaso wada hanuunsho wallalayal lkin rayigiina hadla iska daaya isku dayashada
@Deeqoadann
@Deeqoadann Ай бұрын
Allah usoo nokhoh waayku fane uuf
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@WardaIbrahim-v6q
@WardaIbrahim-v6q Ай бұрын
​​@@faridfarid6561subxaanallah war ilaahay kama cabsanaysid miya qabriya kahoreeya miyaadan ogeyn hadal yar oo aad tiraahdid baa waxaa lagayaaba inaad naarta mesha ugu hoseysa ku dhacdid bal fiiri xijaabki ilaahay kabdhaha muslimaadka ku amray inay xirtaan bad jawaan aad ku shegaysaa ee carab leedahay war ilaahay usoo noqo hadad Muslim tahay dambi weyn baad gashay hadii kale aad gaal aad tahayna oo aad saa kudhimatid naarta jahanama ayad kuwaraysa ilaahay haku soo hanuuniyo
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 27 күн бұрын
Xisaabi naftaada intaan lagu xisaabin please 🙏 it's your own profits and have a beautiful moment
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@MahemedAhmed
@MahemedAhmed 4 күн бұрын
labadani ismadhaamaan allaw nahagaaji
@Hassanibrahimali-d5i
@Hassanibrahimali-d5i 18 күн бұрын
Hareri ciǰiyaheda iska ilali
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SANGUB IYO KADRO SAADO DAABIIGODA ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
Dhaqan xumaad gashay Ee diintaad baran lahayd
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
@@faridfarid6561 Ilaahay hakusoo hadeeyo❗️
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
@@faridfarid6561 Ilaahay hakusoo hadeeyo❗️
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 27 күн бұрын
Waani walaal waa intaas oo warkaaga ku hanuuntaa thanks
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 26 күн бұрын
@@faridfarid6561 Ilaahay haku soo hadeeyo
@CabdicasiisWali-z6n
@CabdicasiisWali-z6n 7 күн бұрын
Dadka u jawaabaya coment yada maxa ka qaldan ma diinkalay haystaan bal idinku jawaabaha soo eega qofka comentigaygaa arkow🙆‍♂️
@MohamedAhmed-ol8rz
@MohamedAhmed-ol8rz 21 күн бұрын
cidiyeheeda dayn
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z Ай бұрын
Subxanaallah
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Hereri yen sharafta ka dhacin e is astur dheh islatan qawan
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Timahoo lafaydo qaawanaan maaha
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@sahrasamatar265
@sahrasamatar265 Ай бұрын
Mamadaan iyo C/salaam labadaba Allah haka cabsadaan subxaana allaah anigana
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 6 күн бұрын
Kamala Harris of Somalia
@Axmadtaajirt
@Axmadtaajirt Ай бұрын
Amar ilaahay anoo fanaan is arkay
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 21 күн бұрын
ruux walba tiisa ayaa u tala ruux walboow naftaada xisaab wax kastood ka sheegtaana waa idinku xan taas ogaada.
@MaxamedDhaaley
@MaxamedDhaaley Ай бұрын
asc walalhayga qali qas ahhan wariyaha canka ah gabadhan walashay waxan ka codsanaya inad noqotid gabadh muslimad ah o sidi ilahay u amar u dhaq maysa wll mcn hana igu dhibsan intan sida fican u fahan hadalkaga ilahay qayr haku siyo hadi sida wanagsan ad sameyo
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Ай бұрын
Bisinka ilaahey hakusoohadeeyo
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 9 күн бұрын
Somaaliyey 10 ilaa 100 jir waa waajib saaran inuu diinta sidii la yidhi ugu dhaqmo ma moodina dadka waaweyn is gaar ah loogu waajibayay diinta😢
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Ай бұрын
Mashalah ilahay ba mahadla 💚💚💛💛🥰🥰💐💐💐👏👏👏👏
@AbdirahmanMohamed-h3b
@AbdirahmanMohamed-h3b Ай бұрын
Aar ma abaar baa idinku dhacday kkkkk
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Deeqo Bilan.
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Ай бұрын
Aleeyleh Calaamadi shaydiinta waad leedahay .
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Ай бұрын
Waliba si weyn
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@ONeilPoppy-l1k
@ONeilPoppy-l1k Ай бұрын
Walker Mark Jones Edward Lee George
@SahraSheikh-s3k
@SahraSheikh-s3k Ай бұрын
Cimri tagay ceeb laguma sagootiyee is astur wax aad moodaa inaad si qurxoon u soo labisatay laakiin shaydaamad baad isku ekaysiisay wariyuhuna diirnaxaba ma leh wuu iska waraysanayaa war alle ka xishooda
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Ай бұрын
Qisadan mar horay ahyd maxa nooga so celisay
@ahmedmohamed-ir1gs
@ahmedmohamed-ir1gs Ай бұрын
Rabiga kaxisho Oo xijabka xiro
@mohan-e1o
@mohan-e1o 29 күн бұрын
00
@rodamahamoud
@rodamahamoud Ай бұрын
Mashaallah
@ZuldaanKhadar-u5h
@ZuldaanKhadar-u5h Ай бұрын
8
@Zaak100
@Zaak100 Ай бұрын
habar qaawan wajiga ba qawananta ilbax loo maleeya
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
Maxay kufalaysaa jawaanada sacuudiga la idiin kaga keenay ee aad huwataan ee kulaylka iyo qarmuunka badan
@Zaak100
@Zaak100 Ай бұрын
@@faridfarid6561 hada masiixin tahiin adinka le waya
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Haaye haahhaahaaaye a.a.a.a ayaaheahay caawa.
@safiya8016
@safiya8016 Ай бұрын
Woow deqa bilan❤
@Nimcosiciid-f6u
@Nimcosiciid-f6u Ай бұрын
😂😂
@amiinaali779
@amiinaali779 Ай бұрын
Maryoolay waa maxay waxan oo cay iyo aflagaado ah? War ilaahay kacabsada heesaha badankiinu waad dhagaysataan. Fanaanadda u nasteezeeya ama iska aamusa!
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Ай бұрын
Aad iyo aad. Comments ugu horeyo haddi uu cay noqdo iyagana wey caynayaan. Waa reer isdabayaac. Gabadha ha u duceyaan waa gabar. Soomaaliyeed. No. Cay.
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Ай бұрын
😂😂😂😂jilitaanka khatar bay ku tahay flimda somalifa
@Abdikhadir-oq9sj
@Abdikhadir-oq9sj Ай бұрын
Lkn waxay jeleyso Allah raali maka yahay Ma is wedesay.
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 7 күн бұрын
Kkk
@hodmanluula7103
@hodmanluula7103 Ай бұрын
Deeqdeena ❤👸🏼
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Xasan taabici Abubakar iyo Cumar arkay miyaa سبحان الله
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
Mamadan fanaan miya mise wa dadka filimada fila
@AsmaAbdoulkader-n3m
@AsmaAbdoulkader-n3m Ай бұрын
Asc xogmaal media Wan idiin salaamay dhamaantiin meel kasto aad dunida aad ka joogtin filmka ilmadii qarsonayd ino sii wadda idiinko raali ah ❤😊
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me Ай бұрын
Habartan rabbi hasoo hanuuniyo
@MohamedYarrow-s5g
@MohamedYarrow-s5g Ай бұрын
Gebadhaan ma muslun.baaa Inaa lilaahi
@SouhebAdenMoussa
@SouhebAdenMoussa Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@ahmedmohamed-ir1gs
@ahmedmohamed-ir1gs Ай бұрын
Waxad tahay mama weyn
@wabaxa
@wabaxa Ай бұрын
NAAG WALAN AYAA INOO KEENTAY
@MohamedYarrow-s5g
@MohamedYarrow-s5g Ай бұрын
Hareeri meesha kadhaqaaaq I think she
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Ай бұрын
Nagtan wax yarna u ag iyo waqtigay ka shakanaso maxa wayo isma lahan e
@Deeq_official
@Deeq_official Ай бұрын
Dad wax fiican sheego aduunka buuxo w😅
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Sax❤
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Wariye cabdisalaan herari ceebtan oo kale hagalin ee kor ugabax waa dhiiqo koonfurtaala.
@abdiali4626
@abdiali4626 Ай бұрын
kkkkkkkk waar ilayn wariye dookh malaha bal qoftan eega
@SalmoMohamed-j3x
@SalmoMohamed-j3x Ай бұрын
Asagana mataqanid hes an sobixina wataqaanaa yaab 😂😂
@NajoGass
@NajoGass 23 күн бұрын
Benta dhilo bax 😅😅😅
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,8 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
HARD_MMA
Рет қаралды 1,7 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 48 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
GABAR LAGU SOO EEDEEYAY INEY TAHAY NIN MAXKAMADA DAAHIR ALASOW
14:13
Xamarawi Films
Рет қаралды 63 М.
60JIR GUURDOON AH MID SHIDAN UU KALA BAXAY | DOOQA 60JIRKA
22:27
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 581 М.
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
WUXUU ISAGA DHIGAY ISAAQ ISAGOO MAJEERTEEN AH SI UU U DHACO HOOYADAAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
21:05
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 36 М.
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 173 М.
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 285 М.
Qayskii Saddaam Xuseen - halkee ayay ku dambeeyeen?
9:25
Fagaare Media
Рет қаралды 100 М.
abwaan hadraawi  iyo qisada heesta hooyo
16:30
Dhaxalgal
Рет қаралды 292 М.
Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees
9:08
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 234 М.
路飞不应该去天堂的吧! #路飞#海贼王
0:58
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 8 МЛН
Thief and Policeman - Get out of the hole 🕳️🦖👮🏻😂👀
0:29
BOGDANCHIKI SMILES
Рет қаралды 53 МЛН