No video

Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Gaariga Saaran Fannaanadeena Xamdi Bilan | Astaan HD

  Рет қаралды 405,194

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 1 400
@sharmaboyfans9105
@sharmaboyfans9105 3 жыл бұрын
Inta jiif ku fiirsaneyo one love 💕💖
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 3 жыл бұрын
Hadan reer HARGEISA nahay dulqaad ma lihin nio reer muqdhisho waa dad Samir iyo dulqaad BadaN walipa aan cuqdad aqoon is mujiya reer muqdisho from HARGEISA 😍
@nimcoahmed5167
@nimcoahmed5167 3 жыл бұрын
Adeer dadku waa somali wana isku mide waxba like haku raadsan reer hargeisna cuqdadi iyo samir daro uma gaar ah reer muqdishona so kale in xun iyo in wngsanba way leeyihiin wuxuba waa dadkeeni
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 3 жыл бұрын
@@nimcoahmed5167 sidad ila hadalaysaa laga dareemayaa inanad dulqaad lahayn marka sidaN nahay uun sheegay quruxeeyee 😂
@farduusxaashi2916
@farduusxaashi2916 3 жыл бұрын
Hargeysa ayaa lugu kharabanyaa reer ayaan ahey sheeko yar
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Hadalkagu wuxu tusaya inaad thy qof neceb hargaysa ama somaliland lkn udhimo ku odhan maaye ale haku hanuuniyo
@farduusxaashi2916
@farduusxaashi2916 3 жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 soma soomalind guul cadowgeeda cagta hootey
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 жыл бұрын
Adoo sariirtada jiiftid hda dawaneysid like dhac igu si👍
@iqrashariif1144
@iqrashariif1144 3 жыл бұрын
Intana mala ka helaa Hanad0w😂😂
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 жыл бұрын
@@iqrashariif1144 hhhh ha quen
@abdimajidisse2695
@abdimajidisse2695 3 жыл бұрын
@@hanadheykal8245 MusQuSha ku Fiirsanooya 😂
@nasraanasra3828
@nasraanasra3828 3 жыл бұрын
Mashalx
@shnti5592
@shnti5592 3 жыл бұрын
Moqdisho gabadha fananada ugu quruxon waye xamdi bilaan 😍😍😍😍
@deeqanadar8483
@deeqanadar8483 3 жыл бұрын
İyo shaadiyosharaf
@shnti5592
@shnti5592 3 жыл бұрын
Yees shadiyo sharaf mashalh aydana wey quruxba dantahay xaga lamanaha moqdisho cadeey 😘😘😘😘😘😘😘
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
"Adiga isoo egaya comatigan darta u qoray hal mar dhola caddey, Wan sii baxay. 😂🌹 From Spain 🇪🇸
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 3 жыл бұрын
😂
@sumayaibrahim9206
@sumayaibrahim9206 3 жыл бұрын
🧕🤦🤭😀😀😀😀😀😄
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@user-hm8zf7lc7c
@user-hm8zf7lc7c 3 жыл бұрын
😹😹😹😹
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😡
@beyazii
@beyazii 3 жыл бұрын
Intii xamdi bilan markey arag soo oroday ismuujiya 👍
@mohamedabdimukhtaar4989
@mohamedabdimukhtaar4989 3 жыл бұрын
Xasuusnow inaad Napiga kusalido scw
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 3 жыл бұрын
Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤
@yoonisxasancalasow822
@yoonisxasancalasow822 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 3 жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasalam
@sharmaboy730
@sharmaboy730 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@sacdiyojayna4428
@sacdiyojayna4428 3 жыл бұрын
Scw
@officalsiraaji3640
@officalsiraaji3640 3 жыл бұрын
Inta jecel rasulka scw like bac kusii
@ayaanaragsan7544
@ayaanaragsan7544 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@ilhannueaxmed1949
@ilhannueaxmed1949 3 жыл бұрын
Wll icaawi waaa ramadn kariim hoyo somaliyed ban ahn iku gada dharka ciida ilmaha wll
@tahliilanas9286
@tahliilanas9286 3 жыл бұрын
Scw
@capdalacomapany2532
@capdalacomapany2532 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdiaziizcumarmire192
@abdiaziizcumarmire192 2 жыл бұрын
Scw
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 3 жыл бұрын
Intii xamdi bilan seygeysey like iisara
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@Boordage
@Boordage 3 жыл бұрын
Hibaaq gobaad waakusalaamay ina abti qofta lawaayay goormaa adiga lagusooqabanayaa
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall ado raliya thnks ok
@abdifatahabdirahman7329
@abdifatahabdirahman7329 3 жыл бұрын
Gobaadey comments raadis ayad bilowday hbbi
@barwaqoabdikadir116
@barwaqoabdikadir116 3 жыл бұрын
MashAllah
@maymaosman2338
@maymaosman2338 3 жыл бұрын
Muqdisho wa dulqaad bdn tahay dad kibir bdn heysaa been ma ahan wlhi 😅😅 reer muqdisho one love 💕
@adenosman5768
@adenosman5768 3 жыл бұрын
Muqdishu waa hoyo qof walba laga helaa
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Kiibr xagu jogaa dad wada miskin
@deeqocalishire2903
@deeqocalishire2903 3 жыл бұрын
@@wardahussein7105 miskiin qalad haka fahmin
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@biletimejilec8954
@biletimejilec8954 3 жыл бұрын
Xamdi bilan waa gabar aad u dulqaad badan runtii sidii waad uga xanajin weyseen xamdi bilan fananadeena horey u soco
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ilaahey dartiiis ok 👌
@abdirahmancummani
@abdirahmancummani 3 жыл бұрын
Xamda bilan maskiin weeye wlhi qoftu dulqaad bdnaa 👏😍
@deeqcade6936
@deeqcade6936 2 жыл бұрын
Masha allah dheh
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 3 жыл бұрын
Inta ila og inoo khadar keyoow u Dambeeyo 🥰like
@cabdishire975
@cabdishire975 3 жыл бұрын
Hhhhhhj farta taag hadaa rabtit kenyow
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 3 жыл бұрын
@@cabdishire975 🤣🤣🤣🤣
@kamaaldiinofficial3704
@kamaaldiinofficial3704 3 жыл бұрын
Hadaa wali single thy ani cml like ii Saar😂
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 3 жыл бұрын
8 jir hada gurs neh no love miya
@abdirsaakanshax5573
@abdirsaakanshax5573 3 жыл бұрын
Xamdi bilan wijigeeda looma jeedee
@amuunahmed1438
@amuunahmed1438 3 жыл бұрын
Inta ila Og inu Khadar keenyow u Dmabeyo Is Mujiya yaqy palz😂😂
@waddanidhabah5610
@waddanidhabah5610 3 жыл бұрын
Ninkasi xoogna waa ku darsaday
@abdinajibmohamed8948
@abdinajibmohamed8948 3 жыл бұрын
Marhoraa lasoo dhigay🤣😅😅
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
Khadar keyow ma buur magaceed baa🤣
@Baliil2022
@Baliil2022 3 жыл бұрын
Wali adoo kaba la an ah myaa dawanoysaa inta ila mid ah like hhh
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 жыл бұрын
Abowe gabaha maba iska sibo wan ku sexda 😃😃😃😄😄🤣🤣🤣🤣
@Baliil2022
@Baliil2022 3 жыл бұрын
@@sahraomar4517 oo la hubaa byoh hhh
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 жыл бұрын
@@Baliil2022 😄😄😄🤣🤣 mayoy
@qalbifuran7750
@qalbifuran7750 3 жыл бұрын
Ana ugu horeyo ramadanka tartiis 1k igaarsiiya 😩😢🙏
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall ado raliya mahadsanid
@naleye1
@naleye1 3 жыл бұрын
Xamdi Bilan. Jecliya side ee Mogadishu u difaacday Jah Xamdi Ahmed Ali Jah. Team isha kafarta❤️Boon dheere libaax ❤️.
@kassowcade1250
@kassowcade1250 3 жыл бұрын
Reer xamar. I love u all for your creativity all the times..
@SahraSomali
@SahraSomali 3 жыл бұрын
Xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 жыл бұрын
Xamdi bilan dabeecad wanaagsanaa masha allah♥️😍
@sufyaan____curush9741
@sufyaan____curush9741 3 жыл бұрын
Ramadanka waaye nabiga igula saliya💝SCW😥🥳
@safiyasuudi9512
@safiyasuudi9512 3 жыл бұрын
Scw
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 жыл бұрын
Ilaahow inta diinta islaamka ama sharafta rasuulka scw kutuugsaneyso hadey dhaafi waayaan calaamad degdeg ah tusi,hadey iska daayaan waxay jecelyihiin oo wanaag sii,Aamiin
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 3 жыл бұрын
Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤
@jihaanabuukar7521
@jihaanabuukar7521 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@filsanofficial7133
@filsanofficial7133 3 жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi 3 жыл бұрын
Ck reaction kiisa inta ila sugayso is muujiya😂😂✋ Afur wangsan 🥰🥰
@luuzaanmohaofficial3930
@luuzaanmohaofficial3930 3 жыл бұрын
Edebtarada wxa ku darsaty hdane cimrigaaga uma jeedid🤣🤣💋❤ Xamdi
@mahad-19
@mahad-19 3 жыл бұрын
Xmdi wa gapadhii ugu dulqaDka padned ee lo gestay aflagadada ugu pdned intey parnamijkan waden koxda astan e u howlaned qeypahan 😥sory gabdhena fananadena qimaha io akhlaqda pdned full rzpct🙏🙏🙏
@abdulkarimmohamedahmed5215
@abdulkarimmohamedahmed5215 3 жыл бұрын
Masha allah Xamdi waxaad tahay qof ka ugu degen fanan i appreciate that
@siciid_yaranka5184
@siciid_yaranka5184 3 жыл бұрын
Nabigeena inta jacel like sar wll
@fatma3-11
@fatma3-11 3 жыл бұрын
Xamdi bilan inta taageerta is muujiya hee❤😂😂
@galmudugboy4703
@galmudugboy4703 3 жыл бұрын
Rer galmudug inay dadka ugu dabeecad fiican yihin inta ila aragtay like sara 1k
@mahamedshaam7027
@mahamedshaam7027 3 жыл бұрын
Commentigeyga ha soo firinin ee like isaar wllshey ft wllkey waana iga codsi
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Laandhere subscriber iii saaaar wllo
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs laaandhere subscriber iii saaaar
@ayaancllaahi4875
@ayaancllaahi4875 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢😢😢😢🤐🤐🤐🤐
@theclassicman6730
@theclassicman6730 3 жыл бұрын
Sxbyaal liketa 👍 maxaad iiga xaasidaan😭
@furinleofficial7116
@furinleofficial7116 3 жыл бұрын
Meshan wad jogta miya 🤣😀🤣
@Axmedcaafi
@Axmedcaafi 3 жыл бұрын
Mxee kusoo siyadinee
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@thechannelofflims5999
@thechannelofflims5999 3 жыл бұрын
Haday wax kuu tarayso qooodo kuu saarayee
@baxsanqaali2567
@baxsanqaali2567 3 жыл бұрын
Like iisara unban arkaye like ta ma lcg ba lgu hela iishega bl 😳
@FACTS-4-REAL
@FACTS-4-REAL 3 жыл бұрын
hadi somali aan nahay maxa qofka ugu cayna shaqadiisa sida yarka darawalka oo kale inta ila aragtay like isara
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall ado raliya thnks 😊
@zakiaibrahim107
@zakiaibrahim107 3 жыл бұрын
Haa wlhy been mha dadka ma oga in ay shaqo ceeb eheen🥺
@aziiz94
@aziiz94 3 жыл бұрын
Dhibka jiro kuwa wx ceynaayo wa kuwa ma shaqeestayalka ah o nolosha ka dhaceen o shaxaadka kunool 😂🤦‍♂️
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
@@aziiz94 ma ila aragtaay, kaan xoogisa masha waa la caynayaa lkn kaan mashaqeystaha na kibir baas iyo garaad uu san laheyn ayu isa siiya 🤦🏽‍♀️
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
odayga la qabsiga iyo sidu hadalka ubilaabayo ayan cajiib ah😃😃👍
@xariirbwoy281
@xariirbwoy281 3 жыл бұрын
Masha Allah Gabar qalbi wanagsan waye oo xushmad leH
@sacdiyasiman2438
@sacdiyasiman2438 3 жыл бұрын
Barnaaamijkàn wax yabaha aaan ku ogaday waxa ka mid ah somalida inaaan dhanka Akhlaaaqda laga marin👏👏👏👏
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Quruxey wllo subscriber ii saaar
@abdinasircadde4992
@abdinasircadde4992 3 жыл бұрын
Dhamaan waan wada dawaday prankiga qof walba oo lagu dhaho erayga ah akhlaaq ma lihid run ahanti waa uu ka carodaa.
@fadumomaxamed8811
@fadumomaxamed8811 3 жыл бұрын
markii lagu dhaho akhlaaq ma lihid waxaa la aflagaadaynayaa waalidkaa
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
@@fadumomaxamed8811 haaa
@Sultan9op
@Sultan9op 3 жыл бұрын
Ninkaan haloo bixiyo muqdisho dad ee haysaa😂
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Hahahha waa runtiis lakiin muqdisho dad ilahay xaalkood ogtahay ayeey haysaa walahi
@shimashorts8440
@shimashorts8440 3 жыл бұрын
inta Sidaydoo KlleH Afurka Kadib Kadib Kadib Daawanaysa Like-ta👍
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Mansha allah fanaanada xamda bilan Qurux iyo dabeecad wanaag bay iskudarsatay Love you sister
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri 3 жыл бұрын
Masha Allah Xamdi Bilan waxa ka muuqada inay tahay qof wanagsan oo dabeecad wacan.
@gabdhahaqaaradayurub2978
@gabdhahaqaaradayurub2978 3 жыл бұрын
Inta Ila aragty fanaanada in ee gacnteda iyo wajigeda isku egyn like ta dhac kuziya
@shafieali3093
@shafieali3093 3 жыл бұрын
Cajiib Xamdi Bilan codkii iyo quruxdii Dabeecad beey ku darsatay mashallah 🥰 o
@abdihamidhaji4364
@abdihamidhaji4364 3 жыл бұрын
MashAllah hamdi bilan dulqaad Allah siiyay..Allah usiyaadiyo..fanka ne Allah kasoo saaro...
@nuurmuuse1286
@nuurmuuse1286 3 жыл бұрын
Gabadhaan waa gabadh akhlaaq leh iyo dulqaad, Masha allah
@SaaboGeele
@SaaboGeele 3 жыл бұрын
Muqdisho dad way haysaa alow muqdisho noo nabadee🤲🤲🤲
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 3 жыл бұрын
Aaaamiiin🤲
@user-jl4iz8uc6f
@user-jl4iz8uc6f 3 жыл бұрын
Xamdi axmed Cali ❤️✋❤️ Hadad maanta baraty magacega oo sadexan like Saar.
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 жыл бұрын
aaáaaa
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 3 жыл бұрын
😂😅😂 Xamdi Bilan iYo xamar dad ayee Heysaa 😂😅 👉 I can’t wait wllHi 😁
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 жыл бұрын
Mansh allah waa qof aad u dagan oo dulqad badan 😍😍😍
@libanabdirahmanabdilahi7276
@libanabdirahmanabdilahi7276 3 жыл бұрын
Candi Bolan waa fanaanada an ugu jecelahay somalida wan ku jecelahay ee ii so jawaab
@burhanibrahimovic1495
@burhanibrahimovic1495 3 жыл бұрын
Xamdi Bilan Mnsha allah gabadhas aad ban U jeclahay Xamdi Dheeman🔥❤❤❤😍❤😍😍😍🤲❤❤😍
@naagi1596
@naagi1596 3 жыл бұрын
Qofteyda ila dawanesa xabiibti love isaar
@queennadra8493
@queennadra8493 3 жыл бұрын
Love u kk❤
@naagi1596
@naagi1596 3 жыл бұрын
Love u to ❤️
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
woow xamdi bilan ka qaleeya gabadhaas waan jecelahaye😂😂
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Xamda Bilan Caawa Way ku jirtaa Next Khadar Keeyow Noogu Xigsiiya Fadlan
@bilsun2964
@bilsun2964 3 жыл бұрын
Walee hamdi waa naag nool masha allah, muuqal aad u dagan masha allah tabarakallah isha baxarka 😝🙌🏾💋
@ta.aw9918
@ta.aw9918 3 жыл бұрын
Inta hamdi bilan ila sugaysy like hyla dhifina🤘🤣
@abdullahimohamedomar8107
@abdullahimohamedomar8107 3 жыл бұрын
Khader keeyow inta sugaysa like ha ilowina
@khadaraways4616
@khadaraways4616 3 жыл бұрын
Astaan saxbiyal barneemishkan fanaanita waan taakhera keep going 🙏🙏👑
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 3 жыл бұрын
Xamdi hadiyad maxaa loo siin waayay w 😥😥walaahi waa gabar edeb iyo daganaasho muujisay
@hamdahappy6189
@hamdahappy6189 3 жыл бұрын
Sax
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 жыл бұрын
Odeyga cawa amee daymo kaso harta inle xamdi qurux aa shirka sarane 😂😂 car like sar 😂
@caashoshariifyacquub6903
@caashoshariifyacquub6903 3 жыл бұрын
Nacamleye😂😂
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 жыл бұрын
@@caashoshariifyacquub6903 😂
@rahmamohamed3427
@rahmamohamed3427 3 жыл бұрын
Barnamijkan hal erey ayaa iga gadmay 😂 muqdisha dad ayey heysaa😅😅😅
@naaneymohamed2399
@naaneymohamed2399 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhy❤️❤️
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Taasan been ahyn wlhi hargeisa wada dhiig kar
@ubaxudgon7748
@ubaxudgon7748 3 жыл бұрын
@@mahadomuhubo7617 muqdisho hdipa lasheeko hargysana makenysaan yaab😂
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
@@ubaxudgon7748 hadi lasheko maxa kujaban isdaji
@ayushsaet8429
@ayushsaet8429 3 жыл бұрын
Keeyow waiting💎💖🥳
@hoodomahamud6939
@hoodomahamud6939 3 жыл бұрын
Waar nio dadkan konfurta maba xanaqane hargeisa ka so sameya bahalka
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Ma wxd rabta un gacan la isku qaado
@habonsaed4047
@habonsaed4047 3 жыл бұрын
Haah aad iyo badh halkan hala keeno
@mukhtarxamud5526
@mukhtarxamud5526 3 жыл бұрын
DulqaD intaz leg majire wala izla ogyahay mlha
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
Qoftan aad ayey u dagantahy mashallah😍
@dhacdoyinkadunida9867
@dhacdoyinkadunida9867 3 жыл бұрын
Ramdaan Mubarak walalheyga somaliweyn 💯🙏❤
@axmadwalicabdulaahicabdi3543
@axmadwalicabdulaahicabdi3543 3 жыл бұрын
war gabadha xoola haku tilmaaminina xoola alle idinka dhigye
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Nio barnamijkani wuxuu kusoo baxaya fananiinta hargysa wlhi 🤞🤞♥️🔥
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Ha wlhi kuwa hargeysa wa laso wada
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
2:35 min i like how she say fadhigeyga intaa jiifto ma ahanee lugahaa darbiga saaranaaa 😂😂 anigaa sidaas dhaho marki walaashey i dhahdo naa soo bax ha ii jiifinee howshaada qabso 😂🤣
@xusnicaalami3410
@xusnicaalami3410 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Berkad icadysay Wllhi🤣🤣
@fahimacisman4716
@fahimacisman4716 3 жыл бұрын
Intaan kibraan sanka koor u taagaya kkkkkk ku soco xamda bilan 😂😂😂
@sharafhersi2945
@sharafhersi2945 3 жыл бұрын
Markee Dhaheesay Baa Qoraalkaga Arkay😁
@amranahmed9376
@amranahmed9376 3 жыл бұрын
Ani xitaa
@abuamal7991
@abuamal7991 3 жыл бұрын
Xamdi bilan waa gabar Dagan o dulqaaaad badan 👍
@shuaibabdirahmanali8731
@shuaibabdirahmanali8731 3 жыл бұрын
VAR shaatiga Darawalka inoow jeexan yhy inta ila aragtay like ii saaar 😁😁😁
@zahraqaali1521
@zahraqaali1521 3 жыл бұрын
War xishow nin weyn ayatahy eee
@shuaibabdirahmanali8731
@shuaibabdirahmanali8731 3 жыл бұрын
@@zahraqaali1521 Wixii aan arkay sheegay ma ceeb baaa huuuno
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 3 жыл бұрын
Xishoo firso ama ka amus
@rayaanabdulkadir1191
@rayaanabdulkadir1191 3 жыл бұрын
Mxa ka galay mrka
@mohameddhakal5646
@mohameddhakal5646 3 жыл бұрын
Maclim vaar🤣🤣
@yaassercabdisalan6770
@yaassercabdisalan6770 3 жыл бұрын
Xamdi bilan quruxdii oo qof Respect ❤️
@mohadmohamed8931
@mohadmohamed8931 3 жыл бұрын
Xamdi bilan jaceylkeyga kowad❤❤
@---bk4lg
@---bk4lg 3 жыл бұрын
Xamdi kuma Ogaa lol
@najmokhaliif8542
@najmokhaliif8542 3 жыл бұрын
Yaah xamdi kumaoga
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 3 жыл бұрын
@Xamdi Khalif adiGa aniga kuma oggi igadaa sms hpen wlpa face boga izo dirtid
@mohadmohamed8931
@mohadmohamed8931 3 жыл бұрын
@@abdikanimohamett6717 ey ey dhale😂😂😂war nio taagero aad u weyn baan u ahy😁😁naag xamdi bilan ka qurux bdn xamar kuma noolo wlhi wlhi😊
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 3 жыл бұрын
@@mohadmohamed8931 hhhh Wuraaa Najma nashaaD Mad arag Gacntada izka bizmilyso niO Magtazi kuma Hawysane😅😅😅
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 3 жыл бұрын
Xamdi bilan waa shakhsi ilaahay dulqaad u dhaliyay waana qof dagan oo dabeecad wangsan alle ha u siyaadiye nolow wllshy mcn
@heykalofficial9686
@heykalofficial9686 3 жыл бұрын
Dulqaadketha 100%love kuahy gawadan
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Xamdi bilan dulqaad leedahy nooh 🤗
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Waxaan wa isla og yahay
@niyaamaabdi5867
@niyaamaabdi5867 3 жыл бұрын
Queen xamdi bilan poqorada muqdisho wan sugayey wallhi
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall qaali thnks ok 👌 👍 😊 hh
@kingarnaja9972
@kingarnaja9972 3 жыл бұрын
Kibirka san wa dhafaY madaxow iga saran yahay xamdi bilan fananad aan tagero keep it up🇸🇴❤🇸🇴
@mohamedaamin8060
@mohamedaamin8060 3 жыл бұрын
Wlh fanaadada ugu qurxan mugdisho waaaye yaa ila arkey
@Mrym2o
@Mrym2o 3 жыл бұрын
Wllaahi manta ciil ima hayo inta xalqo oo gabdhaha aa soo daawaday waa gabarta Kaliya ee meel iska saartay 😂👸💕
@kaahaahmed6778
@kaahaahmed6778 3 жыл бұрын
Hayaaay Hamdi ba cawa kabta la bixi doonta😂🤣🤣
@mohamedahmedsheikh6951
@mohamedahmedsheikh6951 3 жыл бұрын
Best actor driving 🚗 👌 waaye
@arfoonmoha9762
@arfoonmoha9762 3 жыл бұрын
Hamda aadbaad u dulqaad badan thy masha allah❤
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
inta barnaamijkaan jecel like iisar like lacag ma aha 🖒
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 3 жыл бұрын
Maashaa allah gabar dulqaad badan xamdi farxaan
@nimcaankiiko5092
@nimcaankiiko5092 3 жыл бұрын
Xamdi bilan walhi dar alle saga jecelahy wlshy Big fans xamdi bilan dhola caden teda jag ku ahay 🥰🥰
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 3 жыл бұрын
Masha Allah maskiin waaye Xamda bilan
@mohamedhersi6416
@mohamedhersi6416 3 жыл бұрын
Hamda Ahmed Ali Bilan Qof Degan walaahi oo Miisaaman welibana dulqaad badan Masha allah @Qaraaxo@AstaaanTV
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 3 жыл бұрын
Alla bilantena love you abaayo ani barnaamijka dulqaadka wakugu aqiinay quruxey ❤❤
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Xamdi bilan way iga dulqaad badan tahay labo eray aan dhifsdo hdii la i yiraahdo gacanta iga soo horyso hdii qof iga xoog wayn yahyna ama nin waan ooyaa lkn gbdhaha waan ku boodaa😭xamdi maskiin qalbi wanagsan
@soojeedoow1330
@soojeedoow1330 3 жыл бұрын
Ooyeeso
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ilaahey dartiiis ok 👌
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 3 жыл бұрын
Naa raga xiniinyahaa laqabtaa oo waa la qaniina
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
@@zahraqaali1521 xagee daf isoo tiri hadan rabo waan u qaadi mxa kaga jiro
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
@@beerlulaali5099 hhh yaraantyda kurayda dugsiga mrka isku dhacno ku dhagi jiray dugsiga wxa la iiga yaqaae xiniinyo burburiso lkn hda nin wayn alaabtiisa ma qabsan karo waaba ka xishoonayaa🤣😁
@mydreamiscoming9936
@mydreamiscoming9936 3 жыл бұрын
Asc walalahayga soomaliyed waxaa ubadan oo meesha daawanaya walaalahayga kunool xamar walahayga salaan idin kaga timid qalbi idin jecel kadib wxn idin oranlahaa nabada iyo nimcada hala ilaashado hddii dhib iyo qax yimaado astaan tv majirayso mana daawanaysaan waayo nabad majirto marka adkaada nabada walaalayaal wxn idin kasoo salaamaya garawe ani w❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💯 xamar oo nabada soomaali oo mida ilaahaw itus oo qabyaalidi dhamaato tan kale dadka kursiga isku qabsanaaya dambi mooyee kursi faaido maleh madax wayne markuu xil qabto xtaa wuxuu masuul kayahay duunyada xoolaha iwm iskadaa dadkee maanta madaxda soomaaliyeed xilka waxay uku ordaan hunguri raadis balse kama aha wadankiisa in uu daacad uhogaamiyo waxna utaro kursigaan dad badan baa soo fadhiyay cawa qaar baa aduunka joogin aakhiro jira waxaa la waydiin waxay qabteen intay madaxda ahaayeen waxay sameeyeen wanaag iyo xumaan marka qof walboow qabriga kula galimaayo kursiga waxaa saaxiib iyo wahel kuu noqon aboor iyo mugdi ani wxn ahay drs mana jecli xil xataa in aan noqdo gadoomiye ardayeed iskadaa wax kale isagaa u yare
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Quruxey wllo subscriber ii saaar wllo
@somalipirates
@somalipirates 3 жыл бұрын
Fikirkaaga saliimka ah. Mahadsanid Dagan .
@unknownunknown4290
@unknownunknown4290 3 жыл бұрын
Dalkan xor Mahan tartib tartib ba farahena Loga bixinaya 😭😭
@mydreamiscoming9936
@mydreamiscoming9936 3 жыл бұрын
@@somalipirates allaha yasiro wlal
@mydreamiscoming9936
@mydreamiscoming9936 3 жыл бұрын
@@somalipirates thankz walal qaaali
@nurmussa891
@nurmussa891 3 жыл бұрын
Wey sabar badan tahay Hamdi Bilan
@mar_la_arag7694
@mar_la_arag7694 3 жыл бұрын
Soo badiya
@najmaabdullahi3770
@najmaabdullahi3770 3 жыл бұрын
Xamdi bilan maskiin wye wllhi Habeenadan caajis wye behh dad masaakimiin lee 😂😂
@idilosman4663
@idilosman4663 3 жыл бұрын
Xamda bilan boqorada quruxda😍😍
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 3 жыл бұрын
Hamdi bilan manshaalh waxatahay qof dulqaadbadan
@adenjahmed4291
@adenjahmed4291 3 жыл бұрын
MASHA Allah xamdi bilan weey dulqaad badan tahay
@ayanbintuchannel2683
@ayanbintuchannel2683 3 жыл бұрын
Vaaaar inta ila aragtay sharka jexan cazaaam like
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
*Boqorad qurux iyo aadaaba leh Our Queen xamdi* 👑
@Yahye_ahmed766
@Yahye_ahmed766 3 жыл бұрын
Hilaac intane ma ila joogtaa😅
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@Yahye_ahmed766 🤣🤣 meel walbo waan joogaaye Yahye gariir kee wye tolow ⁉😁
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 3 жыл бұрын
Xamdi Bilan Masha allah gabar dulqad badan wey idinka guuleysatay 👍👍👍
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
wllhi xamdi qof ccqli bdn wye m.a💖
@team_dhacdhacofficiall2730
@team_dhacdhacofficiall2730 3 жыл бұрын
Faniz Astaan TV🖐🔥
@ibrahiimhajjiofficial1957
@ibrahiimhajjiofficial1957 3 жыл бұрын
Wlhi gabar kadagan ma arkin hamdi aqlaaq🥰🥰🥰🥰
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 128 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
Djibouti 🇩🇯 | Dadka tuuladan ku nool waa taajirin  | Casaamo
14:42
CHALLENGE LAGU XIRTAY ?
10:04
XAMDI BILAN
Рет қаралды 148 М.
Yaa axdiga jabiya gabdhaha mise wiilasha?
1:53:26
Universal TV
Рет қаралды 303 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН