Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Gaariga Saaran Fannaanadeena Najma Nuura | Astaan HD

  Рет қаралды 242,592

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 960
@mahadisse5287
@mahadisse5287 3 жыл бұрын
Yarka darawalka ah wuxuu yaqaanaa xiliga uu hadlayo iyo markan uu san hadal u banaanayn he is an amazing person Keep going bro
@isbadelmaanta2214
@isbadelmaanta2214 3 жыл бұрын
Ma ila aragtay Sxb Barnaamijka Qayb Buu kayahay Haddana Qofka uu Wado Inuu is dareensiiyo Marabo Marka Kan Kalle Hadalka ka dhamaado Isagaa Tookadiisa Bilaabi Oo tuuran Kkk
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 жыл бұрын
Absolutely 💯
@somali_boy6463
@somali_boy6463 3 жыл бұрын
Dadka ilahay u Abuuray waxa ugu sharaf Bdn nabi Mohamed scw hadii aad ogtahay ku sali halmar scw❤🥺
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 жыл бұрын
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta rasuulka scw like ama subscribe hakuraadsanin,ilaahow qofka sharafta rasuulka scw ama Dadka magacaga kudhaarinaayo subscribe dartii like kuraadsada waa bil Ramadan calaamad degdeg ah tusi ,Aamiin
@riyaan8038
@riyaan8038 3 жыл бұрын
Scw scw🥰🥰
@hanaancosoble2423
@hanaancosoble2423 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@ruqiyamhmmd9509
@ruqiyamhmmd9509 3 жыл бұрын
Scw
@feynusxalane598
@feynusxalane598 3 жыл бұрын
Scw
@nasserabdalla7519
@nasserabdalla7519 3 жыл бұрын
Ku sali rasuulkeena mohamed scw scw like dhac
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Wllo adiga oo raali subscriber noo saaar
@nasserabdalla7519
@nasserabdalla7519 3 жыл бұрын
@@sitoosahchannel6344 ok
@aragsaninacabdiqaadir5167
@aragsaninacabdiqaadir5167 3 жыл бұрын
Scw
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
@@aragsaninacabdiqaadir5167 quruxey wllo subscriber ii saaar
@ifraxcx7444
@ifraxcx7444 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@aliarole9715
@aliarole9715 3 жыл бұрын
Qoftan inta cwa baraty likta isra wlh cw lee barty walee 💖💖
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
subscribe iidheh wan ku say
@saadaqaxmed5504
@saadaqaxmed5504 3 жыл бұрын
hadaan barte rose cadd tii labood boodese waye
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@aliarole9715
@aliarole9715 3 жыл бұрын
@@ruqyah4199 haye wlsh wa kusry 🙏💖
@aliarole9715
@aliarole9715 3 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs waa ku sary lpx hormr wcn 💖👍
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 жыл бұрын
Ado sariirtada jiiftid hada dawaneysid like i sar👍👍🏿
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 жыл бұрын
Haye hhhhh
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Sariir kuma seexdo ani
@Qanciye11
@Qanciye11 3 жыл бұрын
Najma nuur inta dib ka raadisay iney fananad aheyd sideydo kale idin mee 😅😅🤚
@xasankaafi2804
@xasankaafi2804 3 жыл бұрын
marka hore dumarka wey dulqad bayihin marka ay rakab soracayan
@nabiilwardi3488
@nabiilwardi3488 3 жыл бұрын
Inta ayako amusan commentiga aqirneso like dac kusii
@fardowsomaxamed8567
@fardowsomaxamed8567 3 жыл бұрын
Dhac dhac
@beyazii
@beyazii 3 жыл бұрын
Inta najma nuura aragtay soo oroday ismuujiya👍
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 3 жыл бұрын
Dulqaad badana rer muqdisho😭😭❤
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
Waa dinta weye wayo qofk dinta bartay ma dag dago badana
@khalocr7183
@khalocr7183 3 жыл бұрын
Imaaw xamar halmar adaa yabayo kun mar🤣😂
@aaishocismaan9890
@aaishocismaan9890 3 жыл бұрын
Masha allaah nadheh
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 diinta ya galo eh dhiig la aan waaye
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
@@imtheshit9388 maya ogow dadka diinta bartay badana ma dag dagan wlalo waligana ha dag dagin adiguna
@djdarbeeye
@djdarbeeye 3 жыл бұрын
Muqdishu dad badan ayeey heeysa wlhi mid muxuu ku leeyahy abwan aan ahay mid Macalin ayaa ahay midna fanaan 😂😂😂
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 3 жыл бұрын
Somali oo dhanba jogta soma.ahaan
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@K_7m
@K_7m 3 жыл бұрын
Inta barnaamijkan kuxiran like ta❤✌haliisoo booqdo aspxta plz❤🙏
@ATRAXofficial.
@ATRAXofficial. 3 жыл бұрын
Khadar keeyow miyaa beri
@aminahmed4713
@aminahmed4713 3 жыл бұрын
@@ATRAXofficial. why u asked her 😂😂😂
@yusraabdi4307
@yusraabdi4307 3 жыл бұрын
❤️
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
subscribe iidheh wan ku say
@randarafiif3409
@randarafiif3409 3 жыл бұрын
Aniga qadar sugi la ahy yaa ila mida🤣like dhac
@xilkasxaaji2825
@xilkasxaaji2825 3 жыл бұрын
Taabo hee car itaaabo waa kula sugi la.nahay
@abdirahmanahmed6070
@abdirahmanahmed6070 3 жыл бұрын
Jhjhjkhiuycuuwj jbfhxuriuydkigkdiufdkufhgsjurutdku
@mubaariksheekh665
@mubaariksheekh665 3 жыл бұрын
Shaqo La.aan Ayaa ku Haysa
@hodanmohamed9275
@hodanmohamed9275 3 жыл бұрын
Qadar mapa ku jireeee
@randarafiif3409
@randarafiif3409 3 жыл бұрын
@@mubaariksheekh665 ma aragtay horta😂😂🤣🤣🤣
@mohamedaliabukar292
@mohamedaliabukar292 3 жыл бұрын
Fanaanada inta ila aragty in aay isku kalsoontahay oo aay tahay make up la'aan like ta saara
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 3 жыл бұрын
dufoow mxa ka eegaysa makeupka qofta
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 жыл бұрын
@@mohaanshax3172 mxa ka gale shupa ku dhashey
@mohamedaliabukar292
@mohamedaliabukar292 3 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 thnsk sxb jwb saxan siisay
@ugbaadhasan3860
@ugbaadhasan3860 3 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 subxaanallah😭😭😭😭😭😭😭
@zackjoseph8272
@zackjoseph8272 3 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 shupa ku dhashay maxay tahay bro
@naasirkuuriya2066
@naasirkuuriya2066 3 жыл бұрын
Sidani dulqaad wat dhaafath wlhi Reer muqdisho hooyada dulqaadka inaad tihiin wlhi waad cadayseen👑
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 жыл бұрын
Masha Allah dheh
@xasankaafi2804
@xasankaafi2804 3 жыл бұрын
farxadi dunad ahayde miyad nolashey ilawaday
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 3 жыл бұрын
3 Qof basa iga horeysa manta commentska😁hadan ka horeyo like ta
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Wllo adiga oo raaali subscriber noo saaar
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@mohanana8390
@mohanana8390 3 жыл бұрын
Sanadkii hore inuu barnamijkaan fiicnaa inta ilqabto like sara
@shamisclaahi9838
@shamisclaahi9838 3 жыл бұрын
Sanadkan uf waye ninka wada barnamijka naga badala ki hora ka shidna
@mohanana8390
@mohanana8390 3 жыл бұрын
Lama badali karo mar hore aya la duubay
@fartuunxuseen1842
@fartuunxuseen1842 3 жыл бұрын
Haaaaa
@apdihakimapdifitah8825
@apdihakimapdifitah8825 3 жыл бұрын
Next khadar keyow inta igula raacsan ismuujiya😁
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Marhora lasameyy parnamijka mla kenikaro wx diyarsan wye
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 3 жыл бұрын
Hhh hbnkasta saaaasaa dhahdaaa
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal...
@kingofthecity9624
@kingofthecity9624 3 жыл бұрын
Intaa khadar ku jirtaan ayagane janis ay u tahay oo way idinku adkeynayan😂😂sidii sanadkii hore camal tii kabta siibanaysay sii loo dhahayay tii u dambeysay laga dhigay hadad ubaahantihin iska amusa
@giniginibig3980
@giniginibig3980 3 жыл бұрын
Muradada aad qabtaan alha inii fuliyo dhamaan somaliyey ana isoo duceeya
@phaizaqueen7388
@phaizaqueen7388 3 жыл бұрын
waxa wlpo jeceshhy allah ku siiyo wllo
@giniginibig3980
@giniginibig3980 3 жыл бұрын
@@phaizaqueen7388 dhaaman teen wllo adigana alha ku rumeeyo wax walbo o aad rajaynayso
@nasrilaki8hasan140
@nasrilaki8hasan140 3 жыл бұрын
Amin yarabi 🤲
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 3 жыл бұрын
Allaha ku sahlo
@legoforzo
@legoforzo 3 жыл бұрын
Gabadha caadi maaha, gaariga markay soo koreysi dalaq iskama soo dhihin , nimanka saaran bey iska hubisey oo iyadoo banaanka taagan bey iska eegtey gaariga cajiiiiiib
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 жыл бұрын
Intas ma cajiib ah?
@Baliil2022
@Baliil2022 3 жыл бұрын
Adoo aamusan oo kaba la an ah hadad commentga aqrinayso like dhac dhac kusii he hhh
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
subscribe iidheh wan ku saray
@Baashaaal
@Baashaaal 3 жыл бұрын
Wasakh wad iso qabatay😂
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@hazazziyare609
@hazazziyare609 3 жыл бұрын
Darawalkaan markuu hadalka lee yahay iyo marka kale wuu kala yaqaanaa keap going Darawalow😂
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
😂😂😂😅😅war fananadan cawey iigu horeysa wlhi yaa ila mida wan yabay mrkan arkey
@dalmardalnuurshe6058
@dalmardalnuurshe6058 3 жыл бұрын
Inaad ka xuntahy waa macaquul🤪
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
@@dalmardalnuurshe6058 wax laga xumaado iyo wax aan laga xumaan kala baro eeedo ciyaalyhow
@asiamohamud5717
@asiamohamud5717 3 жыл бұрын
Niga kul mid ah
@habonsaed4047
@habonsaed4047 3 жыл бұрын
sidoo kaleh amba caawa iigu horaysa
@IftinCqadir
@IftinCqadir 3 жыл бұрын
Rer xamar an aqoomin major najma nuraa
@mohamedcm4848
@mohamedcm4848 3 жыл бұрын
Caawa ayaa igu horeysa inantan najma nuura
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Anigabo 😃😂😂😂wey cusbta
@abubakarcabdi7710
@abubakarcabdi7710 3 жыл бұрын
Heesaheed 4m baa dawate reeer xamarka maa intaaaSa🤣
@biletimejilec8954
@biletimejilec8954 3 жыл бұрын
Najma nuura waxey ila tahey fanaanada ugu dulqaadka badan fanaanadeena horey u soco
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 3 жыл бұрын
Najmo Nuura wax badanaa asxaap ahayn marna dariskeyga xalasha ahayd maha qof xanaaq bdn wlhi wa Gabar maskiin ah anaa Marqaati ka Ah sorry Najmo Nuur my queen
@nipseypiraat4077
@nipseypiraat4077 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 gabadha waxa lasoo baray xushmada wlhi manshalh
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
Wooow ar najma nuura aha daris keyga xalaasha ah rer madina degmada dharkenley liketa ha ila dhaafina ❤
@aaminoismaciil7096
@aaminoismaciil7096 3 жыл бұрын
Inta baba jeej sugaysa like saar👍
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal.
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 3 жыл бұрын
It's first time to see najma nura
@monamariin750
@monamariin750 3 жыл бұрын
Dulqaad badana, masha allah tabarakallah. Aniga marhora gacanta qadi laha, miskinsana gabadha.
@baabayaaska3643
@baabayaaska3643 3 жыл бұрын
Wllhi kan baarud asagaa kadaran qosol iga dhameyey😂😂
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
🤣🤣 Muqdisho dad badanee hesaa kuhestaa
@abdimalik5002
@abdimalik5002 3 жыл бұрын
Walhy wuu iga qosliyay markuu canjilay iyo sey kuu soo fiirisay sxb wlhy legend baa tahy laandheere
@taarikofficial6609
@taarikofficial6609 3 жыл бұрын
Wiligey ma maqal najma nuura fanaan la dhaho❤️😂astaan fanaan aan aqoon na bareysaa keep going😂
@hanaanquruxbaby1381
@hanaanquruxbaby1381 3 жыл бұрын
Inaad kaxunthy waa macguul baadi maa laga geeney
@engaarka
@engaarka 3 жыл бұрын
Rosse Cadde Io ayada hees ay isla qaadeen aya jirta ee raadi
@omarhilowle3019
@omarhilowle3019 3 жыл бұрын
Aniga xata hada iigu horeyso
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 жыл бұрын
Maadaaba aduun la socdo wah 5million views ay heesteeda heesata. Heesta Ina abti rose Cade isla qaadeen iyo kuwo badan. Make up la aan waaye qofta lkn wa aragtay ana hubo😂
@sihaamelmi9545
@sihaamelmi9545 3 жыл бұрын
Wlhi ani xitaa macageeda horay uma maqal
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
Ala rer muqdisho dulqaad badana walaahi ani gariga dhexdiisan wa xaan gacanta lahelo ku garaaci lahaa
@iphrah7860
@iphrah7860 3 жыл бұрын
Odaygan gabdhaha lee ka adagyahay asi nimanka SAS mu ula hdlo gariga laga turi Lahaa 🤣🤣🤣 xasan to Wllkis
@MKMuzak
@MKMuzak 3 жыл бұрын
😂😂😂 nin gacana kaso horeso dhipkas inuu mesha ka dhasho ayey diidanyhn
@balwainasheick9176
@balwainasheick9176 3 жыл бұрын
Kkkkk
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
Walalayal muraad ayaan leeyahy iiduceeya inu alleh ii rumeyoh😥
@ikiiippe1658
@ikiiippe1658 3 жыл бұрын
Allh kufudeyo
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
@@ikiiippe1658 aamiin aaamiin
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 3 жыл бұрын
Inta aan fananadan hore umaqlin ismuujiya
@xamdiqueen1928
@xamdiqueen1928 3 жыл бұрын
roso cade ayey lahestah najmo nura ladhaha wllo
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Waa hadal necebtahay sida gabadhaan dadka gununaca inaa dila jeclahay inta ul qaato lkn xoog malihi waxaa ahay naag gaban 😂😂😂🤣
@abdifatahmuhammed5205
@abdifatahmuhammed5205 3 жыл бұрын
😃😃😃
@naciimomaxamed5015
@naciimomaxamed5015 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@aminaahmed1080
@aminaahmed1080 3 жыл бұрын
Xoga waa wadno derar iyo gabnan kuma xirna
@Naimomuhudin647
@Naimomuhudin647 3 жыл бұрын
Naimo dheer wnba waayay 🤣
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
@@Naimomuhudin647 lkn caqliyaa lenahay dhiririka booskiisa waa heysanaa
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Hadaa soo afurtay like dhac 😊
@munamaalin573
@munamaalin573 3 жыл бұрын
Dad baa leh gabadhaan caawa ayaa iigu horeeyso oo xagee jirteen waagi magaaladu ushidneed inkirmada daaya
@hanadali6155
@hanadali6155 3 жыл бұрын
Sanadkii hore ayuu ka xaraabo badnaa barnamijku inta igu racsan liketa.
@HAlASEY
@HAlASEY 3 жыл бұрын
Najma nuura mash allha qof wngzn wye wllhi intaa aan ka arky
@sharminio1275
@sharminio1275 3 жыл бұрын
fanka qofka ugu dulqaadka badan inee tahy hadaa aragto like 😂✌
@sihanaxmedfuaad8752
@sihanaxmedfuaad8752 3 жыл бұрын
Reer muqdisho iney dulqaad badan yihiin waxa ku garanryzan dhibatada iyo qaraxa ey malin walp0 ey ku jiraan allow dhibka ka kow qaaad
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
Najma nuura ciyaal madiina Dharkenely ismuujiya Sxbyaaal Dhiiga Iyo wlshy 🥰👇 Mr qasaaye amaa indhaha lagala baxa cawa
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Wllo adiga oo raaali subscriber noo saaar
@a.s.a.d4985
@a.s.a.d4985 3 жыл бұрын
Dharkeenley intee ka dagan thy
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 жыл бұрын
@wiilka riyada le barnamijka inta aan toos looso galin kahor ayay live usoo galaan KZbin ka.
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 3 жыл бұрын
Ciyaal biyo dageenka cizoow ahaan jirey sxb lkin dharkenleY ka xagee hee ay daganeed.
@fadumomaxmed5015
@fadumomaxmed5015 3 жыл бұрын
Biidageenka dagantahy qoftaaan
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
Sanadki hore aya ka shidna kaan😂😂Lakin wa iska daawaneyna maxan sameena hee
@abukarjekey1485
@abukarjekey1485 3 жыл бұрын
Wa kaadiiday kanaa ka shidan
@qalbidhaya3083
@qalbidhaya3083 3 жыл бұрын
Wlhi rer .muqdisho walagu cajisaa in badan ayuu soconya lkn ku rer hargeisa markiba adoo aan tabin ayu dhamaday from jabuti🥰
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 3 жыл бұрын
Hargaysa hal xabo aya aka yimaday
@abuamal7991
@abuamal7991 3 жыл бұрын
Gabarteydii Najmo nuura Iyada ixtiraaam dhashay 🤍💚
@nysarooble6354
@nysarooble6354 3 жыл бұрын
Asc dhamaaan uma Islaaamka waxaa ka codsana muraaad ayaan leeeyahay isoo duceeeya 😢🤲
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 жыл бұрын
Wcs wll allaha kuu sahla muraadkada
@umumohamed2861
@umumohamed2861 3 жыл бұрын
illaah haku sahlo ane isoo duceey murad an leyahay in illaah i sahło
@iqrashabiin1271
@iqrashabiin1271 3 жыл бұрын
Ilhy haku fududeyo qayr allha kaga dhigo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@nabadsoor2925
@nabadsoor2925 3 жыл бұрын
Ilhy haku sahlo muraadkaaga abaayo 🙏i
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 3 жыл бұрын
Ilaahay hagu sahlo aamin
@Chocolatepieil4730
@Chocolatepieil4730 3 жыл бұрын
Aad udulqad badnyd gabadhan moyee dadaa oghy mahn mashalah🥺🥰🥰🥰✌🏻
@deeqdalnurshe6646
@deeqdalnurshe6646 3 жыл бұрын
Najma nuura qofka ugu dulqaadka iyo sabarka badan so far 🙌🏽🙌🏽🙌🏽
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 3 жыл бұрын
Wow masha Allah, Najma wa qof ixtiraam iyo dulqaad badan wallahi!
@marwaanmohamed4934
@marwaanmohamed4934 3 жыл бұрын
Kaalay heee aaaminta iga keeen kulaha😂am dying Wallah😅😂
@abdikassim4256
@abdikassim4256 3 жыл бұрын
Gabadha weey dulqaad Badanthy inkastoo last Minte eey Kab lasoobaxdey 😆 Lkn ninkaan caadi mahan Aadbaan u qosley thanks Astaan tv qof kasta iyo dulqaadkiisa ayaad nabarteen horey usocda wel done.
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 жыл бұрын
Ano bahan baa cmntgn soqoray ee car liketa ladhaaf hada fuley thy😂😂😂
@maryanahmed5351
@maryanahmed5351 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🔫🔫🔫🔫
@najmaabdullahi3770
@najmaabdullahi3770 3 жыл бұрын
Waa la dhaafe wax iga qaad hee 😂😂😂
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 жыл бұрын
@@najmaabdullahi3770 😂😂
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 3 жыл бұрын
Aniga Qadarow Ayaa Sugi Lasanahay Ayeeyo Koris Ka Hhhhhhh Inta Ila Mid Ah Like Dhac 🤣🤣💯☑️
@ahmedhonest9188
@ahmedhonest9188 3 жыл бұрын
Ninkan mohaa reer mataan miyaa
@abdirashidabdulle1352
@abdirashidabdulle1352 3 жыл бұрын
Astan TV hadba dad 👨cusub ayuu nabarayaa. Hadda fanaanada #Najma Nuura waligey ma maqal waa ii koow hadda muuqaalkeeda iyo maqalkeeda.
@malabomanka8466
@malabomanka8466 3 жыл бұрын
Oo cadaaa
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 жыл бұрын
War gabadhaan heesa hit ay leedahay oo 5 million gaaray ee search garee
@shugrishangeel8745
@shugrishangeel8745 3 жыл бұрын
Isku mid wlh waa ikow
@moha17
@moha17 3 жыл бұрын
Heesa ayeya la qaday rose cade ani hestas ku bartay🤣🤣🤟
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 3 жыл бұрын
She is famous heseheda 1m xita wey dhafeen
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 3 жыл бұрын
Inta barnamijka qaraaxo ila jecel liketa🥰
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid Ifka lagu yahay walaal..
@mohamedxarago
@mohamedxarago 3 жыл бұрын
Khadar keyow sugayna nio ya igu racsan
@mohhamedosmanabu-hureyra8367
@mohhamedosmanabu-hureyra8367 3 жыл бұрын
Qofkii ugu daganaa ugu akhlaaqda badnaa intaan daawanayey msha allah gabdhaheena alle sidaa hanooga dhigo.
@natashasharmaarke2500
@natashasharmaarke2500 3 жыл бұрын
Ani cazaam baa iga gadanba su barnamijka ukala wado 😂 cazaam 💔🤗🤩
@ahmedyre8844
@ahmedyre8844 3 жыл бұрын
Keep astaan tv
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
wllhi gbdha caqli bdnthy m.a ku ixtirama I ixtiram dhahday wllhi m.a💖
@xuuralcaynabdirahim7947
@xuuralcaynabdirahim7947 3 жыл бұрын
walee barnaamij ma aha kan qaraaxo kaween fikran qaldan ayaa latimaadeen astaan tv walba sanadkii horaa dhaanteen.
@mankaboy9982
@mankaboy9982 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like isar scw
@hamseabdirahman2111
@hamseabdirahman2111 3 жыл бұрын
Mnsh allh wa gabadh wanaagsan salaam bay kuso gashay gaadhiga
@adannur4755
@adannur4755 3 жыл бұрын
Also najma Nuur she is so patient well done
@saaqeyboss5613
@saaqeyboss5613 3 жыл бұрын
Reer muqdisho wlh dulqaad masha Allaah 💐💐🤴
@asmacarabeto5775
@asmacarabeto5775 3 жыл бұрын
Casaam wn ku jclhy hda farintyda aragto😩♥️💯
@sacdiohaajiahmed9993
@sacdiohaajiahmed9993 3 жыл бұрын
Kadhamaw cazaam jeceel wuu leyahee iyo reer iyo ilmo🥰🥰
@niimamekuparts5328
@niimamekuparts5328 3 жыл бұрын
@@sacdiohaajiahmed9993 😂😂😂😂😂
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 3 жыл бұрын
Mansha Allh wa Fanaanad Dagan oo AkhLaaqad ku dheehan tahay
@Xaashaa6
@Xaashaa6 3 жыл бұрын
Qadar Keyow noso daya astan 🥰
@Boordage
@Boordage 3 жыл бұрын
Astaan Barnaamijku ilaaada dhinac buuka raran yahay bahasha halaisku dheelitiro
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 3 жыл бұрын
Duqa gabdhaha si adag uu ula hadlaa lkn nimanka xoogaa wuuka baqaaa😂😂😂😂
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 3 жыл бұрын
Dulyar wuu ka baqay
@sabrabilan3217
@sabrabilan3217 3 жыл бұрын
Hhh odaygii dulyar ahaa haba ugu darnaadee
@najmocadey2630
@najmocadey2630 3 жыл бұрын
Dee nimanka Hadey xanaqn wey ku bilawayan mana larabo ilaa xarunta laga garo in zaaid no xanaqo
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 3 жыл бұрын
Naajmo nuura wlh waa gabar dagan masha?Allha❤🙏❤🙏🙏❤🙏❤
@axmedxaragoxaaji6101
@axmedxaragoxaaji6101 3 жыл бұрын
Illaah ka baqa gabdhaha ha loo naxariisdo
@mubarakasadofficial1792
@mubarakasadofficial1792 3 жыл бұрын
Inta jiif ku taawaneesi like saara
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 3 жыл бұрын
Wallhi ano xaasid nimo nimo iga aheyn astan tv fanaaniin aan weligood maqal ama arakti aan ku bartaa
@amukhtar7185
@amukhtar7185 3 жыл бұрын
Comment ina aqriyo uso galay io dadka rayigooda tuugsi lee mawadaysiin Adero ciyarta nagadhafa
@engbadriahmed3367
@engbadriahmed3367 3 жыл бұрын
Fadlan barnaMijkan ma fiicna in lagu sameeyo qof sooman iyo qof kaleba. Ee joojiya.
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 3 жыл бұрын
Naga Aamusa Ama Tahliishaan Baan Idinku Shupaaa😂😂😂😂
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
😂😂
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 3 жыл бұрын
Sanadkii horana niinii bay nabareen sanadkaana Najmo nuura astaan wlhi meel ciyaalka lagusoo dhiso weeye
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Naagtaan heesteda 5M ey ugaardey wraa ciyaal maaha ka qalee Najma nuura ku qor bal KZbin ka
@nimcomohamuud2025
@nimcomohamuud2025 3 жыл бұрын
official hahaday gaadhay ma yadaa lahayd heesta awalba copy ayay ahayde
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
@@nimcomohamuud2025 bal adiga soo qaad aan aragnee iney 1m xitaa kuu gaartee soo gabar ma tihid huuno 😜✌
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
Inta barnaamijkan dawanaye ila hada wx suunka u xiran yhy ma arkin keep going shacabka bila nimaadka jecel 😂😂🏃‍♂️
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Somaliya lamama xidho wll
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
@@kifahsaidmohamed4601 Aniga marka gaariga fuulo sheyga ugu horeeyo an sameyo wa suunko xirashadiisa cabsi o ganaax ka cabsanayo ma ahan lkn naftada waine barta taxadirka
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
@@Zizouu94 somaliya ma joogtid soo ma ahan somaliya wll lamama daneeyo xidhashada suunka mgrty adi naftada dhowro aboowe
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
@@kifahsaidmohamed4601 Haa abayo somaliya ano 7jir igu dambesay wa dareemi kara somaliya wa dal 30sano burbur ku jiray dowlada la aan wa sharci iyo nidaam daro
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
@@Zizouu94 haaah wa la iska kaxeya aboowen
@saadaqaxmed5504
@saadaqaxmed5504 3 жыл бұрын
shuubaa idin dhashaye qadar keyow soo daaya
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 жыл бұрын
Wlh gabdha wey dulqaad badantahy wlhi kulaah adi biyo caafi igu shub ma idhihinow 🤣🤣🤣🤣🤣
@marwanaciima7468
@marwanaciima7468 3 жыл бұрын
Inter xanjo cuneso inta Ila aragtay like😂😂
@leylaaaa780
@leylaaaa780 3 жыл бұрын
Inta tv ga astaan kala socoto 😂😊
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
asc walal hadii ad xanun daremayso fadlan dhagayso ruqyadan wad cafimadi in sha allah
@cumarthiago800
@cumarthiago800 3 жыл бұрын
Ar Markuu dabo dhaajinaayo Say uxanaaqeezo aa ku heeztaa Yaa iLa midda Farta Soo taag🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmethAwath0
@AhmethAwath0 3 жыл бұрын
Waa inaan dulqaad iyo xitiraam badan runti
@sannaibrahim4470
@sannaibrahim4470 3 жыл бұрын
ano hai caayin yaah marku dhahyo jeclahy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@mohamedyusufmedia2007
@mohamedyusufmedia2007 3 жыл бұрын
Khadar keeyow Soo qpta kuna cazuuma barnaamijkan qaraaxo
@ayancige6625
@ayancige6625 3 жыл бұрын
Akhas waalahi inaan ka tageen saqajaan
@xuseenyareofficial9912
@xuseenyareofficial9912 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel isoo raaca scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 жыл бұрын
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta rasuulka scw like ama subscribe hakuraadsanin,ilaahow qofka sharafta rasuulka scw ama Dadka magacaga kudhaarinaayo subscribe dartii like kuraadsada waa bil Ramadan calaamad degdeg ah tusi ,Aamiin
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
Najma noura iyo rosse cade Wll qli hesaha noso badi wax yaro wada akhlaq ah bad the
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Hadda ila mid tahay oo Marki ugu horeesay aad aragtay fanaanadaan ama magaceeda aad maqasho like saar😅. Astaan dad bay nabartay walle😆😂.
@buulasheekh
@buulasheekh 3 жыл бұрын
Ramadan mubarak astaan 📺 Qadarkeyow waansugilahay
@abdigym1797
@abdigym1797 3 жыл бұрын
Gabadha sharafta leh ee somaliyeed u ma qalmaan in biyo lagu shubo. Sidan waa bahdil. Fadlan disk like ha la saaro 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@qn__hipa1597
@qn__hipa1597 3 жыл бұрын
Yufle: gorme fanka kso birtay yaa xaajiyo Najma nuura: Tv gee ushaqeysaa Yufle: cidna uma sheqeyo talevetion marabee Najma nuura: see i weydiisay mrka Meesha shaqaa ka socoto wlhi🤣🤣🤣
@glassdahab8448
@glassdahab8448 3 жыл бұрын
O'day qasaaye bidaar inuu Lee yahay yaa ila qabo ..like iisaara
@ikramabdi0726
@ikramabdi0726 3 жыл бұрын
Khalid kamil mey soqabtan ilen muqdisho jogaye
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 26 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 20 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 20 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
NEW 2024 ERI SITCOM [MEWEALTI] PART 31 ( BY BRUNO )
44:05
Awra Tube
Рет қаралды 156 М.
KIISKII MAMA FARANKO IYO FOOSI OO WAJI KALE YEESHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:39
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 4,1 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 26 МЛН