Barnaamijka Heello | Heesta Hillaac | Maxamed Gacan.

  Рет қаралды 60,682

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Barnaamijka Heello | Heesta Hillaac | Maxamed Gacan.
Erayadii Xasan Xaaji Maxamed (Xasan Guulwade)
Waxa hore u qaaday Axmed Cali Cigaal.

Пікірлер: 58
@timocade7124
@timocade7124 Жыл бұрын
Ninkaan axmed cali cigaal caadiya moodaa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Ismaba dhibayo walaahi ninkan waan ka yaabay anigu
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Maxamed gacan waxa u ahaa in u wakhtigii dawladii somalia jirtay u ku biro kooxihii wawayna ee suganta waxan huba in u fanan badan odhan laha fadhista bal u firso qabka u tembada ula socdoo❤❤❤❤ waxa mahad iyaguna leh kooxda astan dhamanteda iyo kooxda music dhaman👉👉👉👉👋👋👋👋🙏🙏🙏
@HaweBooks
@HaweBooks Жыл бұрын
intaan dhagaysanayey heesaha ahmed cali cigaal buu qaadayey
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Maxamed gacan ninkani codkiisu waa cajiip❤
@aliarab4828
@aliarab4828 Жыл бұрын
Waa cajaaib Cigaal noloshaa lagu dhsxlay wallee go head gacan
@sshigsshigow
@sshigsshigow 10 ай бұрын
WALLEE TAASI BEEN KUMA SHEEGIN NOLOSHAA LAGU DHAXLAY
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Axmed cali cigaal ninka badalay gacan 👌 Kooxda muusiga astaan muqdisho waa another level cajaaib dalkeena hooyo way matali karaan
@sshigsshigow
@sshigsshigow 10 ай бұрын
CAJIIB WAXAASAA COD IYO MUSIC AH AAD BAAN UGU RIYAAQAY
@saleemanmaxamuudjihaaye6800
@saleemanmaxamuudjihaaye6800 11 ай бұрын
❤gacan😂ilxun kuma😮 arkto❤ sxb labad hees 😊waigala😅dhumatay😢
@mohamudaliabdullahi9301
@mohamudaliabdullahi9301 11 ай бұрын
Waaw waa cajiib waayo waayo mahadsanidiin
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Жыл бұрын
astaan mahadsanid................playlistigaan oo dhan inaa SPOTIFY music soo wada dhigtaa aya fiiican fa'iido wey leedahy.....
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 Жыл бұрын
Young cigaaal wow kusoco mr gacan
@mohamedibrahimabdi672
@mohamedibrahimabdi672 8 ай бұрын
Waa erayadii xasan guulwade abwaanki dir ee reer galgala
@user-dq8pr3lh4g
@user-dq8pr3lh4g Жыл бұрын
Astaan tv wxan lee yahay xirfad jilitaan ah wxan raba inan idin ka mid noqdo fursad isiiya🙏🥺
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 Жыл бұрын
Heesaha cigaal halkeedii baad dhigtay
@umadaaleobodaale8751
@umadaaleobodaale8751 Жыл бұрын
Soo dhowoow gacanow
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 Жыл бұрын
Jawiga iyo kooxda iyo codkuba hadal wayka dhanyihiin❤
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal ma walaa gacan Macquul halkiisii buudhigay music laxan cod waayo fanaankasta oo iskudaya waaku fashilmijiray heesaha cigaal
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 9 ай бұрын
Hadii ladaba qabto fankii somaliya hidaha iyo dhaqanka waadhaxal laysu gudbiyo waxaa loobaahanyahay fanaaniinta yar yar in lagu tartansiiyo heesihii hore midba midkii uu codkiisa keeni karo Tusaale axmed cali cigaal oo ahaa mucjisadii fankii dhexe hadana nool WAXAA uu kaga duwanaa fanaaniintii dahabiga ahayd ee ka horaysay uuna uyaqaan macalimiintiisii xushmad awgeed 1.waa fanaan ka gaaray musiga qorida akhrinta samaynta grede 12 2.waa fananka hees laxan muusig cod iyo qaadis kusameeyay 10daqiiqo wajale (dad hargaysa soomaray) 3.waa fanaan ka bedelay heesihii ajnabiga ee somalida ku cawaynjirtay abuurayna Somali jas 4.waa fanaan ka laxankiisa hirarka codka musikada ugu haysta 5.Waa fanaan ka laxankiisa soodaan fankeedu qiray xudeedina ka codsadeen in latuso 6.Waa fanaan ka hesid tumis masarax cod laxan iyo alifaad Isku darsaday 7.waafanaan nuglaynta codku usahlantahay sida maxamed saleeban 8.waafanaan aad uxurmeeya fanaantii iyo abwaanada dadwaynuhuna usimanyihiin 9.Waa fanaan sadaxda marxaladood ee fanka soojoogay Talo astaan media Waa inay axmed ku soo celiyaan dalka uuna noqdo macalinka dadka sookacaya Gacan waa inuu dib uqaado dhamaan heesihii axmed cali cigaal sagiyo kunciil axmed cali cigaal Amina dhool waa inay soonoolayso heesihii magool yadiyo gabar aan dhegaystay yadoo qaadaysa
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 2 ай бұрын
😊axyaa maxamed hees & badh
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 Жыл бұрын
ADER DHAGEYSO WOW TOP WINNER WORLD MOHMED GACAN OF THE WORLD STAR SOMALIA LONG ALIFE TO YOU GACAN .
@abdimahadhassan2447
@abdimahadhassan2447 Жыл бұрын
cajiib gacan caadi maha❤❤❤❤
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 Жыл бұрын
Aad ayuu u keenay codkii Axmed cali cigaal
@sshigsshigow
@sshigsshigow 10 ай бұрын
TAASI HADAL KAMA TAAGNA WUU KEENAY MISE WAXAAD IS ORAN KANI WAA CIGAAL
@axmedxuseen2305
@axmedxuseen2305 Ай бұрын
Waa uu dhaafay caqiiqdii sxb rag lama xaqiree
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Жыл бұрын
Kooxdaan waa cajiib iyo layaab 🥰🥰
@libananjalo6186
@libananjalo6186 Жыл бұрын
❤❤❤ waaaaaaw waa heees iyo nus kaamilan ❤❤❤❤❤
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Жыл бұрын
Astan Tv. really waxay soo celiyeen haybadii fanka somaliyeed. wad mahadsan tihiin
@hassanhusein6
@hassanhusein6 Жыл бұрын
ninkaan sidiisa haloo heeso astaan iyo heello salaan gobeed halaa qabto fannaankaan heeso badan maxaa yeelay waa qabiir faneed
@ahmedaadancali5767
@ahmedaadancali5767 Жыл бұрын
Best xusuus..
@sshigsshigow
@sshigsshigow Жыл бұрын
CAJIIB WAR ILEEN TANOO WALLAAHI HALKEEDII AYUU DHIGAY // NINKANI WAA MUCJIZO
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مبدع ورائع في زمن من اروع حفظك الله الاسطوره محمد إبراهيم ( غعن )
@awarsame3874
@awarsame3874 8 ай бұрын
Wonderful man
@omarosman8749
@omarosman8749 5 ай бұрын
Biyo kulule laga helo. Waw biyo kulule ceelka layirahda waxa uu kuyaal bosaaso. Waa ceel aay dadku isku daweyan sida lafa xanuunka iyo roomadisaha dadka qaba
@mohamedhaji356
@mohamedhaji356 8 ай бұрын
Cigaal qofkii yaqaano, ninkaan muuqaaladiisa ha tuso. Caadi ma ahan.
@zalmanboss7596
@zalmanboss7596 Жыл бұрын
Asc marka hore wan idiin salamay dhaman bahda astan TV waxan ahay shaqsii sii goniiya uu tageera astan ila ano yar oo 15 jir ah ila hada oo an ahay 22 jir video kasta oo an dawado anba Haa xumado an Haa ficnado kaliya hadii astan TV laga so dhigo fallow iyo Shere ayaa siiya jacaylkayga an uu qaboh xalka ayu maray manta waxan jeclaystay inan dareenkayga kagab dhex hadlo commntiga sii dagdag ah Haa lagu so jawabo waliiba bahda astan dhmntin wan idiin salamaya
@hiiraan1380
@hiiraan1380 Жыл бұрын
ASALKEEDII HORE WAXAA QAADAY AXMED CALI CIGAAL, LAXANKAM INUU RAACIYEY BAAN FILAYAA, MASE HUBO MIRAHEEDA CIDDII LAHAYD. WAA MUHIIM IN XUSO DADKII LAHAA HEEDTA MIRAHEEDA LAXANKEEDA IYO CODKEEDA. HADDII KAKE WAA TUUGAYSI AMA BILIQAYSI CAD.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Waxaa ereyada lahaa abwaankii lahaa heesta deeqa ee xasan guulwade sxb
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 8 ай бұрын
Laxanka Cigaal ayaa lahaa. Abwaanka waa laguu sheegay ama aan ku dhaho Waxaa la yiraahdaa Xassan Guulwade. Lol😅
@elmiabdi8585
@elmiabdi8585 12 күн бұрын
Xasan gulwade dhulka dir bari ilaa koonfur buu heesta ku sheegay AHN
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Жыл бұрын
Way oo Way Yaa Salaaaaaaaaam.
@alibare5106
@alibare5106 Жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedceero6728
@mohamedceero6728 Жыл бұрын
Waaaaw
@libananjalo6186
@libananjalo6186 Жыл бұрын
Thanks astan❤❤
@maxgedka2073
@maxgedka2073 Жыл бұрын
Well done
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal fariiso ayuu yiri
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 Жыл бұрын
gacan🎉
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Fanaan iyo badh
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 Жыл бұрын
Yasalam ❤
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Fanaan buuxa
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 Жыл бұрын
MOHMED GACAN WUU KANAY HASTAN WABA AHMED ALI EGAL OO MASHA TAGAN ADER LOMA GALI KARO MOHMED GACAN AXSAN FANAN WAR AHMED ALI EGAL SAXBKISI WA COMPUTER 🖥 WAXUU KU DHASHAY GALKACYO WA LABTONKI DUNIDA OO RER PUNTELAND . WALIGA NOLOW ADER AXSAN YAA FANAN NIN KALO KANI KARA MA JIRO OO SOMALIA 🇸🇴 BAL EGBA E
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 Жыл бұрын
HESTAN INAN HAYO WAXA OG UMDA DHAN MUDO DHAN SADEX SANO SADEX BAAJ QURA WEEKANY BAN KU SAMYEY ADER LOMA KALI KARO WAXEEY IGU QORAN TAHAY LABA WARQAD RAGI HORE HADAY NOL YIHIN WAAY IILA YABI LAHYAN WAXAN CAQLI KA BADAN DALKA DUMAR XOLHA UGARTBA RAGBA IYO MIDKBA ADIMGA ALLE ABURTAY HESTAN ABURTAY HAL ABURKA ANIGA LAH AFKA SOMALIGA
@Anshaxa007
@Anshaxa007 10 ай бұрын
Cigaal2
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 ай бұрын
Fanku xoog maahane saas ayaa loogu raaxaystaa
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 168 М.
SHEEKO GAABAN - Ismaan Dhaaf
28:02
hamareymedia
Рет қаралды 507 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 7 МЛН
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 48 М.
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 8 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 13 МЛН