Barnaamijka Heello | Heesta Deeqa | Maxamed Ibraahim Gacan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 1,051,549

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 510
@maxamedcalicantar
@maxamedcalicantar Жыл бұрын
Kalaamka alla ka macan Yaa igu raacsan❤
@haruunciise9112
@haruunciise9112 4 жыл бұрын
Astaan wa so Noleyayash fanii lumay ee hore sidan qabo e adigu maygu Raxsantaha hada jawabtadu tahay Haa like
@leohu5764
@leohu5764 4 жыл бұрын
Astaan Fankii boorka ayay ka jaftey ee adiguna af soomaaliga qoridiisa iska so dhis.
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 4 жыл бұрын
Wan ku fahmay like hale saro maad iska dhahdid
@Wanagboys
@Wanagboys 4 жыл бұрын
Xasuustii ahmed cigaal woooooow Walahi ninkii lahaa ayaa maante la jooge wuxuu yiri ninkani iga qatarsan
@abdiadenabdulle2950
@abdiadenabdulle2950 4 жыл бұрын
Kkkkk caadi maaha ninkaani waase sooraagay
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
@@abdiadenabdulle2950 Gacan baa soo raagay aduunow ba'
@ahmedshigoo1081
@ahmedshigoo1081 4 жыл бұрын
WALLEE TAASI WAA XAQIIQ /// ANIGAABA LAYAABAY CODKA SIDUU UKEENAY IYO MUSIKADA
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Wale waxba meesha ka dhacay, bal eega dagnaansha, quruxda dhulka, iyo heesta sida wacan loo tumay. Gacan iyo lug wan uu tagay cidi ka dhambaysay isku daba ridkaan. 👏 👏 👏
@ceelbaxay1
@ceelbaxay1 4 жыл бұрын
War ninkaan hadii uu tolyahay heesaha cigaal hasoo casriyeeyo 💯♥️😍
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
WALLEE CODKAASI CAADI MAAHA
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
WALLAAHI SIDAAS BAANU CODSANEEYNAA KULIGEENBA
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 9 ай бұрын
Waaba cigaal walaalki kayaraa ayan is iri😊
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 3 жыл бұрын
I was in Kuala Lumpur, Malaysia 🇲🇾 when I was firstly listened to this song while preparing for ACCA exams of professional levels in 2020 within quarantine time of covid19.
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
My first time to listen this was 1995 🤭 believe me I was in detention center! Locked down!!
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 жыл бұрын
Sxbow meelan kaala soo xariiro ma heli karaa waxaan rabaa inaan ogaado xog ku saabsan ACCA
@livinghope5422
@livinghope5422 2 жыл бұрын
Am in kampla right now and my life feels like a lock down!
@salmankkk1024
@salmankkk1024 Жыл бұрын
Anaa hadda jawigaa ku jira anoo ACCA wada ayaan dhagaysanayaa caawa oo ay tahay 1.3.2023
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
​@@salmankkk1024 sxb dadaal waa hubaal inaad miro wngsan guran in shaa Allah
@abwanfeysalfiino3405
@abwanfeysalfiino3405 2 жыл бұрын
Erayada hesta inyar o kamid ah Dermadii ku tiileey faafan dacaladeediyo, Darantii dur durisee doolla lagu yaqiin iyo' Degaan roob la moodyee, Nafteyda ku damacdoo, Dumar kale ka durugtoo, Dabar iyo hogaaniyo, Ku dagaalnay waanoo, i daryeeli waydee, Dabci wa ma guuraan, Sidu hadal duq hore yiri, Intaad diidayso daawada, i daryeela noqoo. Fanaan ahmed cali cigaal.🥰🎵💯
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Ragga duubayey, fannaanka heesta qaadayey, kooxda u tumaysa; qof walba wixii uu ehelka u lahaa ayuu ka qabtay heestan, waana sababta aan looga xiiso goynayn. Dhammaantiin mahadsanidin
@CraxmanCaydiid
@CraxmanCaydiid Ай бұрын
Walaahi waaa xaqiiq kalmadaasi
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Waa fanaanka keliya intaan hees dhegaysanaayey cigaal kaga codka macaan heesta deeqa well done man thanks so much
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 11 ай бұрын
waa isku cod
@alifarah4857
@alifarah4857 7 ай бұрын
Cigaal cidna ma gasrto
@Sayidkaq122
@Sayidkaq122 4 ай бұрын
Ka cod macn ha dhihin ee keenay dheh wllow
@Inshaaryare10
@Inshaaryare10 25 күн бұрын
Live inuu ku heesayo miyaad moodaa hhhh. Orod soo dhagayso iyadoo live uu Cigaal ugu heesayo waabarina musika u tumayaan
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 4 жыл бұрын
Noloshaydii ma arag heesta hees u dhiganta laxanka " miraha " jawiga dagan " quruxda deeganka " kabanka " isku dubaridka " iyo waliba codka mucjisada ah " masha alah ilaahow dalkeena noohagaaji
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso Waa ereyadii sangub Codkii iyo laxankii cigaal
@alihersi5974
@alihersi5974 3 жыл бұрын
@@mardaadisaana5105 xasan guulwade baa lahaa ereyada
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
@@alihersi5974 kkkkk markay soo baxday Baanu dhegeysanayry Anoo burco Sheekh baahiir dhigta Haku daalin
@azlmcl198
@azlmcl198 2 жыл бұрын
@@mardaadisaana5105 😂
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 6 ай бұрын
malahubaa​@@mardaadisaana5105
@ahmedismailpro6297
@ahmedismailpro6297 4 жыл бұрын
What a song and a singer, what made my day is how this legendery singer is smiling all the way from the heart. Somalinimo♥️♥️♥️
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
💙💙💙💙💙💙
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
CALOOSHAA IXANUUNTAY XUSUUS BUU IGALIYAY NINKAAN /// HEESTA HALKEEDII AYUU DHIGAY// WAXAAD MOODAA CIGAAL OO HALKAN TAAGAN // CAJIIB
@Mynameissabiir
@Mynameissabiir 3 жыл бұрын
@@Abshir252 iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
@starlightcellularpe933
@starlightcellularpe933 2 жыл бұрын
what a classic
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 2 жыл бұрын
Ninkaan waa diyaarsanyahay heestii Axmed ali cigaal isagaa uga dheereyay.!!! Great Job🔥🔥🔥👏👏👏Sacab ayuu mudanyahay.
@sshigsshigow
@sshigsshigow 2 жыл бұрын
TAASAA XAQIIQO AH
@husseinahmed627
@husseinahmed627 Жыл бұрын
@@sshigsshigow Kagama horeeyo laakiin si fiican ayu u dul dhigay. Aad ayuu u cod macaan yahay
@alifarah4857
@alifarah4857 Жыл бұрын
Original ka dhageyso kadib hadal
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
Kagama horeyo lkn ❤❤❤❤ waa fanaan qaran wlhi ninkan m.a
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 11 ай бұрын
waa isku mid waa isku cod
@hodotani9935
@hodotani9935 4 жыл бұрын
Fananiinta badanka iskama amaano hadayna dhagahayga raali galin. Waad mudantahay amaan kal iyo laaba. Adaaba Original kii ka cod fiican. 😍😍😍
@aichadarar678
@aichadarar678 2 жыл бұрын
Runtii waxaa tahay qof sugaanta wax ka’taqaana 🙏. Laygama amaano uun ee xaqiiqdi kasto heesa.
@sshigsshigow
@sshigsshigow Жыл бұрын
APSOULATLY TAASAA XAQIIQO
@olivaool9221
@olivaool9221 2 жыл бұрын
Heestan waxa aan aad u dhegaysanjiray mar aan joogay JIGJIGGA 2020kii October, muddo kooban baan halkaa ku soo qaatay maalmo wanaagsan maasha Allaah. Jaad daray ah, caano dhay ah iyo maalmo wacan bay ahaayeen
@Salaam114
@Salaam114 4 жыл бұрын
Dhalinyara garaacaya instruments ayaan u hambalyeeynaaa.
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Instrument= ( Qalab).
@mohamedmohamud4285
@mohamedmohamud4285 Жыл бұрын
Astaan ku mahadsnid Fananka wuxu mel iga fadhiso yiri axmed cali cigaal🎉
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Talenta waxa la dhaha marka qof waxu sameeyo inta ad samaysay walibana ad dhaaftay su halaasi ah sida Fanaankan Axmed cali cigal keenay heestisi waliba kasi cod macaan cajiib! sidu u jiidaayo ugu raaxaysanaayo heesta ayaan la ashqaraaray runti well done adeer so badi heesaha sidana kala❤️❤️👌👌👌
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Allah yacisak
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
AFKAAGA CAANO LAGU QABAY WALAASHEEY XAQIIQDU WAATAAS
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 3 жыл бұрын
@@sshigsshigow is a ada mudan walalkey 🙏
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
Shamis Ahmed GABAR QIIMO BADAN OO WAXBADAN OG
@bishaarcabdiqani1249
@bishaarcabdiqani1249 3 жыл бұрын
Si fiican udaawo cigaal oma dhawa wlhi erayada wuu khaldaya sida meehsa erayga dabar iyo hogaaniyo ku dadaalnay buu leeyahay ninkani ee eragii wuxuu ka dhigay wadar ama in dad badan lala hadlayo halka cigaal yiri ku dadaalay oo ku kooban qofka heestu ku socoto habka neefsiga
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 Жыл бұрын
Ninkaasi heesta halkeedii ayuu dhigay waana sobobta looga xiiso dhici laayahay xaqiiqdii
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
I did not have the chance to know Somalia Inshallah I’m looking forward to visit Somalia 💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
Dude this is not so called somalia stop dreaming 😴 This is SOMALILAND
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
mine your business dude it's not called "mine ur business" it's mind ur business stop dreaming
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
@@ia5159 daynila Somaliland ah waxay waalidu
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
@@reo9475 learn to write English and stop imitating what I wrote, you people make me sick 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@abdiadenabdulle2950
@abdiadenabdulle2950 4 жыл бұрын
Well come back everyone insha allah
@jaajchannel
@jaajchannel 4 жыл бұрын
Amaan kal iyo laab ah Astaan tv iyo Soomalida inta saarka jecel ee heestan ku raaxasanaysa fanku waa lagama xiiso gooyaan
@abdowali463
@abdowali463 4 жыл бұрын
Waf waf walee fan wa kii hore xasuustii hobalkii laga daba dhacay Axmed Cali Cigaal ♥️♥️
@Eng.Suldaan
@Eng.Suldaan 4 жыл бұрын
Waaw! Runtii waa codkii Axmed Cali Cigaal oo rasmi ah. Team astaan waad ku mahadsan tihiin sidaad u soo nooleynaysaan fanka iyo dhaqanka taariikhduna way idin xusi doontaa
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 4 жыл бұрын
Heestan halkeedii waa la dhaafiyay asal xasuus mudan
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Runti waxn ahay afartan jir fanka ku gaamuray ee ninkani xagee ku qarsoona wan layaabay waa fanaan dhammaystiran ee halaga qabto dhammaan heesaha ax,c,cigaal
@ahmedoldabdalla7443
@ahmedoldabdalla7443 4 жыл бұрын
Thank u astaan heestii axmed cali cigaal codkisii wuu keenay xaaha Wan ku fanaa inan somali ahay
@abdullahihaibe7477
@abdullahihaibe7477 4 жыл бұрын
Fanki somaliyeed ee asalka ahaa waa kan.
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 3 жыл бұрын
Wof walaahi halkeedi ayuu dhigay legend Cigaal heestiisi thanks Astaan🤩🤩😍
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 4 жыл бұрын
Ninkaan xagee ku qorsonaa masha Allah hees iyo badh
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Mr Gacan waa fanaan qaali ah, Nooloow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎶🎶🎵🎵🎶🎶🎵🎶🎶🎶🎶🎶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔️✅ iyo Dhamaan kooxda tumeysa qalabka miyuusiqa 🎶🎶🎶🎶🎶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husseinahmed627
@husseinahmed627 Жыл бұрын
Ees calaa fanaan. Si fiican ayuu u keenay heestan Axmed Cali Cigaal
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Codkii Axmed oon biyo ismarin.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 9 ай бұрын
Hees iyo badh from gobolka faafaan somaligalbeed caasimada ummada somaliyeed allah ha idin xifdiyo ❤
@siraadcali5168
@siraadcali5168 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 walashee deeqa oo dhimataa kusoo xasuusanaa aad ayee ujecleed Thanks astaan tv
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aamiin. Qalbiga Allaha kaa reebo
@hirsihirsi4642
@hirsihirsi4642 4 жыл бұрын
Caadi ma’aha heestaa, waxey ka mid tahey heesaha Cigaal kuwa adag in la copy-gareeyo. Well done! 9.9 out of 10! Team-ka musicians ah great job.
@pukharimustfe4596
@pukharimustfe4596 3 жыл бұрын
Wooow Hees Qiimo Badan Maxamed Ibrahim Gacan Iyo Xasuustii Axmed Cali Cigaal Waxn Heesta Maqlay Wakhti Aad U Fog Anigoo Yar Wllhi Hadana Waxa Aad Iisi jeclaysiiyay Saaxiibkay Cali Muuse Cige ( Cali Jacayil ) Oo Ii Sheegay Inuu Nin Saaxiibkii ahaa Oo Dhintay Uu Ku Xasuusto
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 жыл бұрын
Alleylehe wuu keenay codkii Al-fanaan Axmad Cali Cigaal.
@munasheikhabdullahi3741
@munasheikhabdullahi3741 4 жыл бұрын
Hees iyo badh 👌🏻 xasuus qaaliya Ahmed ali cigaal 💋💋💋💋
@deekhamohamed9668
@deekhamohamed9668 4 жыл бұрын
Waaaw amaanta magaceyga waan ka helay waana ladhacay
@mohamedshardi2241
@mohamedshardi2241 4 жыл бұрын
Astaan fankii waa soo nooleysay thank you ayaan leeyahay astaan
@CraxmanCaydiid
@CraxmanCaydiid Ай бұрын
Aadbaad udhigtay heestaa halkeeeda waxaa iskalahaaa heesta Ahmed cali cigaaal alle hawnaxariisteee
@omara7722
@omara7722 4 жыл бұрын
OMG, cod, stage , every thing he mastered, love it.
@MohamedHassan-uc3gd
@MohamedHassan-uc3gd 4 жыл бұрын
HEELO TEAM WAAD ASIIBTEEN OO DUL DHIGTEEN MEESHA WAA GOBOLKEE
@bashirshaah7920
@bashirshaah7920 4 жыл бұрын
@@MohamedHassan-uc3gd waa Xamar
@omarmungani7989
@omarmungani7989 3 жыл бұрын
Al fanaan maxamed Ibrahim malin walbo ayan dhageysta axsan fanaan iyo kooxda uu hogaamiyo subxaanyo dhalinyarada musiga tumayso this is perfect this real thing guys
@mrgaraad2469
@mrgaraad2469 4 жыл бұрын
waaaaw asxaabey ninkani heeso badan halaga qabto walahi wa fanaan buuxa wuuba keenay codka iyo jiid jiidka ahmed cigaal
@gulledbenjamin8776
@gulledbenjamin8776 2 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farxaay gabadha ❣️💯 xitta waa oyi garaay dalka uu burbur San hadana gabaar yaar ka qeeb qanadeyso gariicista musiga.waxaan rajena iney dumarka qebqatan shaqo kasto dalka laga qaabto iyo aqoon kasto.❣️💪💯dumarka yaan lagu kobiin jiko dhalow iyo guur.intaas kabadan ayey qabaan karan.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
What a song! Lyrics by the legendary Hassan Haji (Gulwade).
@mohamedfarah5267
@mohamedfarah5267 4 жыл бұрын
Herstad deeqa
@xasandaney9454
@xasandaney9454 3 жыл бұрын
Waar Ninka Yuu Somali Talowa Ka Aha
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 3 жыл бұрын
@@xasandaney9454 qabiil wa shiikaal abwanka wa siyasi weyn xilal kala duwan dowladii Siyaad bare heestii guulwade magaca kula baxday
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
WAXANI COD MABA LADHIHI KARO // WALLEE WAA MUCJIZO
@faleenboos9561
@faleenboos9561 3 жыл бұрын
So far the best playback singer I ever seen maxamed gacal horey usoco
@aqoonraac
@aqoonraac Жыл бұрын
Masha allah macalin maxamed ibraahim nuur gacan waxad gashay nembar kow axmed cali cigaal adigaa kaqaatay kaalinta kowad
@Lamadoonka
@Lamadoonka 2 жыл бұрын
Allaah Yacizak waa hees xusuus badan iigu reebtay xiligii sideetamaadk oo uu ku luuqeeyey Alfanaan Axmed Cali Cigaal.... Aax Yaa Dunyaa Xalaawa.
@mahadmohamed2552
@mahadmohamed2552 3 жыл бұрын
best music wxn u mahadcelinayua Astaan oo isku xilsartey iney dib uso noleyso suganti hore iyo qalabki musigai hore mahadsand fananka iyo koxda.
@abdullahimursal3704
@abdullahimursal3704 4 жыл бұрын
Mansha Allah Just like the original Eesh calaa coodh.......
@8yearsago649
@8yearsago649 4 жыл бұрын
Fanaan. Fanaan dhaafay. Weeye. Wlhi. Waa Ahmed Ali cigaal Oo Aan. Biya is marin. Codkiisa. God bless you my fanaan
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Walal mcn subscribe igu caawo
@8yearsago649
@8yearsago649 4 жыл бұрын
Maarifa College- kenya ku siiyay👍🏻
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal ninkii mekel jacksom khakhalka ku ridey marku canada yimid ba qadey heestan cod ninkan👍👍👍
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 4 жыл бұрын
Heestaan si qurux badan buu ugu taagtaagsadey Fanaan Maxamed gacan. Fanku waa hibo ma ahan khasab
@adammursal4106
@adammursal4106 4 жыл бұрын
Yaa salaam. Codkii Axmed Cali Cigaal. Fankii nafta lahaa.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
الأغاني القديمه لا يسمعها الي صاحب الدوق الرفيع حفظك الله الاسطوره محمد إبراهيم
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 Жыл бұрын
حقيق سيدي
@ecosoc3865
@ecosoc3865 4 жыл бұрын
Heart soothing voice deeply soothing the soul
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 2 жыл бұрын
astaanu group thanks
@omarmungani7989
@omarmungani7989 4 жыл бұрын
Legend max'med Ibrahim fanku labo ma aha waa hal Mr gacan fanaan buuxa walalkey by Osmaneto
@dr.abdinurm.huruse4307
@dr.abdinurm.huruse4307 Жыл бұрын
Masha Allah, faafaan, durduris iyo Doollo intaba heestani si gaari bay u qurxisay❣️
@saidanisa8974
@saidanisa8974 4 жыл бұрын
Cigaal Baaban mooday walaahi halkiisii buu ku fariisiyay perfect 👌🏾
@cashaqsoor
@cashaqsoor 2 жыл бұрын
Astaan Tv Waxay isu Keentay koox Shidan O fankii Somaliyeed So Nolasay
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 Жыл бұрын
Waa Hees mucjiso ah oo koobsatay Cod, laxan qurxoon iyo midho darenkeda wata waxase kasii mucjiso badan qabkan dambe ee dib looguso qadey Cod Kaba sii macaan cigaal jawi qurxoon oo lagu duubay. ka gaysan Mohamed Gacan and team Astaan music
@Cadcadka.7
@Cadcadka.7 4 жыл бұрын
Wooow masha allah alle ha ku xafido fanan Aan kahelay codkiisa keep going guulayso Waxad tahay fanan culus so noole xasuusti fanka
@adammursal4106
@adammursal4106 4 жыл бұрын
Yasalam, waa Axmed cali cigaal oo halkan taagan. Thanks a lot Astaan.
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 3 жыл бұрын
Haa baan u hayaa 100 kiiba 100 wllhy waa fanaan axsan axmed cali cigaalka casrigaa ayaan odhan karaa
@eliashassan3604
@eliashassan3604 4 жыл бұрын
Heestan Mar Walbo Waxan is Waydiin Jiray Qolyaha So Cusboneysin Dono Sidey Wax Dhihi Donan Lkn Ninkan Inaba Caadi Maaha Heesta Deeqa Wa Hees Dheer O Hesaha Cigaal Kuwada Logu Jecelyahay Ahed Si Qurux Badan Ayu Luuqada Iyo Naxaaxiyad Cajiib Ah U Dul Dhigay Dhaliil Maleh Waad Kaga Hor Martay Qolya Badan O Bililiqa Qaldan Ku Haya Fanka Sacasey Bug bug iyo Qaylo Kula Ordi Lahyen Heeskas Mcn E Aad Daganida Kula Damashaday Koxda Musiga Ku Tumeysa Aad Baad Noo Dawayseen Cajiib Musig Heestas in La Keeni Karaba isma Lahayn 🙏
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
CAJIIB INNABA CAADI MAAHA
@deeqocandinasir416
@deeqocandinasir416 2 жыл бұрын
Masha Allah Cod iga dheh in kastay calooshu I hurtay maa daama deeqa la idhaho Agah anaa ba ismooday 😂😂😍😍👏👏👏👏💯💝💝❤❤❤
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 3 ай бұрын
Waan wataaa fanaankan cod iyo style intuba wuu leeyahay❤
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 4 жыл бұрын
Very beautiful song and I love it viva Somali music!!!!!!!!
@ahmedabukar4137
@ahmedabukar4137 2 жыл бұрын
Macalin waan ku taageersanahey adaaba ka fiican originalka
@maxamedcawil9615
@maxamedcawil9615 4 жыл бұрын
Kooxda iyo fanaankuba waa ay sharibanyiin walee yaa salaam waanu idin taageernaa bulshadii oo dhan
@skirpnine5028
@skirpnine5028 3 жыл бұрын
From burco walee ninkani waa talent wow
@cirjiidh77
@cirjiidh77 4 жыл бұрын
Cajiib cajiib maansha allaah walhi fanaan buuxa weeye Maxamed Ibraahim, 💓💓💓 #ASTAANTV❤❤❤ iyo Kooxdamusica oo Fanka soo nooleyey aad ayaan idinkugu Mahad celinaynaa Qaasatan #CumarSeerbiya oo ah madxafka Fanka soomalida maanta
@Daryeelkabulshada
@Daryeelkabulshada 4 жыл бұрын
waar ninkaa cumata serniya ladhaha waa nin iana oo la oaran karo waa masxafka soomalida
@AliMadoobe
@AliMadoobe 4 жыл бұрын
Close to Cigaal but still you can’t beat it. Good crew and perfect setting. Set the original below
@ubaxcali4182
@ubaxcali4182 2 жыл бұрын
Asagaaba ka cod macan Cigaal
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 жыл бұрын
Yaa salaaam..back in days walahi Axmed cali cigaal waad ka cod macaantahay. Thank you
@mizzuk8815
@mizzuk8815 4 жыл бұрын
Way kugu soctaaa somahaa walal 😉😜
@shidaneabdiali1339
@shidaneabdiali1339 4 жыл бұрын
Astaan Tv waad ku mahadsantihiin soo noolaynti fankii dhaxalka u ahaa dalkeena . Mahad badan
@burgalmohamed5887
@burgalmohamed5887 3 жыл бұрын
Imotional ayaan noqday markaan daawaday heestan Acuudubilaaa Waar Ninku Waa Heesay Lkn Waxaan Ka Sii Helay Musitionka heesata tumaya Dhankasta Waa Ka dhamaystiran yihiin Dayarta Fiyooliinta Tumaya Waan Ka helay Iyo Wiilka Sagsifoonka Tumaya Kamanayste Gacan macaan giitaarka Sanqadhaya Iyo Darbuugada ninka odayga Ahi Xarago tumayo Yaasalaam ilaahay ha Idin Barakeeyo dhamaabtiin
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Instrumentiga Liveka loo tumayo Astaan Muqdisho Hargeisa way kaga horaysaa qodobkaas qofkii music yaqaan ayaa ifahmi doona anigu qabyaalad kama hadlayo Irir samaale waa ii siman yahay lolz Fanaanku 100% Heesta halkeedii ayuu dhigay codka waa asal laxanka wuu saxay turukadii axmed cali cigaal wuu dhaafiyayba
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 4 жыл бұрын
Saaxiib taariikhdaas waligeed bey jirtay fanka Soomaalida 2 ayuu ahaa, Woqooyi Miraha ayaa looga dambeeyay Koofurna Muusiga.
@kg6987
@kg6987 2 жыл бұрын
@@abdinasirnaale272 anoo reer hargeysa ah, waan kula racsanahay,. Reer muqdisho muusig tumiska uu daa
@keykey2594
@keykey2594 8 ай бұрын
Urur samaalow heestan axmed cali cigaal oo reer garowe ah, oo daarood ah ba leh, mooryaantii idin dhashay wase.
@guledjama9007
@guledjama9007 3 жыл бұрын
Maxamed siciid gacan sxb waad ka baxsatay long life bro asal waad la keentay codkii cigaal
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 4 жыл бұрын
Fanku waa mid u muhiim ah afkeena hooyo astaan waa ay ku mahadsantahay xusuusinta fankii hore lkn maxamed gacan oo kale waa naadir runtii waa uu keenay codkii axmed cai cigaal iyo heestii hore u qaaday ee uu ku luuqeyay mooge miidamo
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 4 жыл бұрын
Thank hawsha ad hysan astan iyo fananinta wada so nolaynta faninti hore so badi si qalab casriga ah waliba hesaha hore delays iyo Baxsan axmed gacayte hesti ahayd Berka i saran gacayte iyo amina thank
@mustafmaxamedxasan7577
@mustafmaxamedxasan7577 8 ай бұрын
Adeerkey ayan ka arkaa heesta cabdulahi xasan liibaan
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 4 жыл бұрын
Ninkaan caadi maaha xakee ku maqnaay waxaan mooday cigaal oo heesaa
@MOHAMED-DAAHIR
@MOHAMED-DAAHIR 4 жыл бұрын
Bahda Asan tv Thnks daadihiyaasha musigiistayaasha kaamira maanada dhamaan waxaana leeyahay ninkaan Axsan fanaan waaye boskeeda ayuu dhaafiyay sidaan u arko heestane Waxaa ku luuqeen jiray ahmed Cali cigaal ee fanaankaan magaciisa kuma iinaan xusin magaciisa si aan fanaaniinta uga barano
@dahirali6422
@dahirali6422 Жыл бұрын
Heestan Axmed cali cigaal heesihiisa ugu jeclahay wuu keenay
@farhaanfarah5535
@farhaanfarah5535 4 жыл бұрын
Fanankan caadi maha barteedi ayuu dhigay heesta 🙏🙏🙏
@salahjuma4313
@salahjuma4313 4 жыл бұрын
Masha'allah, halkeedii bu dhigay woooow
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 4 жыл бұрын
Abwaan Xassan Guulwadde intuu Siyaad Barre amaanayey haduu halkan inaga waraabin lahaa, Soomaalidu dib umey haraadeen💙
@hassanmc6476
@hassanmc6476 4 жыл бұрын
Adoo kalaa Soomaali la haray,Xasid meel hala soo fadhiyin.Siyaad bare wanaagii uu sameeyay waa loo qirsan yahay.Adoo bal wanaag la kaalay.
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 3 жыл бұрын
​@@hassanmc6476 Jaalle M S Barre Soomaalida Inta Waalan Aabahood inuu ahaa aniga ayaa u qirsan cid kale oo dhaantaa haddey jirtana waa la arki lahaa gadaashii, balse Sxb, anigu waxaan ka hadlayey Abwaanka heesihiisu waxay u badnaayeen xaga kacaanka inuu dhinaca jaceylkana inoo badshey aheyd.
@eidosman6404
@eidosman6404 2 жыл бұрын
Waa maalin axad ah 25/9/2022, Aniga asma ahmed osman ayaa si wada jir ah udhageysaneyna heestan🥰🥰❤❤
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw rash min hadaa axsanal sawt waa kaas cod Rojas lie maaha niiqlayaasha CODKA RAGGU WAAKAAS AAWAY COYAALKII NIIQLAYAASHA AHAA WAX KA BARTA AHMED GACAN WUU DHIGAY BARTII AXMED CALI CIGAAL
@abdibade1934
@abdibade1934 4 жыл бұрын
Great Song,,,,, and a cultural manaifestation of beauty,,, very polite band.
@mawlemagan
@mawlemagan 4 жыл бұрын
Waxaan u hambalyaynayaa kooxdaan isu abaabuley soo noolaynta heesaheenii iyo music asalka aan u lahayn.
@mahadmekon
@mahadmekon 3 жыл бұрын
DUMAR BOQORADODI DEEQA WAXA THY HORMUUD DUMAR ALLAH KU DEESTE❤❤
@atishh7332
@atishh7332 3 жыл бұрын
Wahwaah waxaas heees macaan fxasusti axmed cigaal alaah yisaag waa fanaan cod macaan Marsha Allah👍👍👍👍👍😍😘
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 4 жыл бұрын
Markaanoo kale Ciise Toni wuxu dhihi jiray Xaalad kale .
@dgabdi7236
@dgabdi7236 4 жыл бұрын
Xaqiiqatan fanaankan waa ka baxsaday sida aay tahay ayuu u keenay codkii axmed cali cigaal iyo kooxda isku duuban ee musikada u garaaceeyso waxaan soo xasuustay waayo waayo iyo istaadiyo muqdisho weli maalintii 1da luuliyo ayaa la furay istaadiyo muqdisho
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
Walee waa dhab stadium mogadishu baan xasuustay
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Wlle qofki maqal ku dhagaystaa inuusan rumaysten ninkan axmed cali cigaal maha Mansha allah ilahay codka hakuu barakeeyo
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Brilliant singer and song, all the way enjoyed it
@omarabdishire585
@omarabdishire585 11 ай бұрын
gacan kooxda musicga asaga ayaa mamulaya marka ruuxa iyo waxa uu ahalka uyahay ishelaan weligoodba waa sidaaa
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Waan qiirooday walaahay fanaankaad cod halaasiyoo cudoon buu leeyahay waxaan aad ula yaabay sida uu heesta u keenay waxaan aaminsanahay asaga iyo hobalkuu heestiisa xusay inay is badali karaan waliba fanaankaan ayaa cod macaane miidaamo ayaan ku xasuustaa suu noogu raaxeeyey. noolaada bahda astaan tv duuduub ahaan.
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
Cigaal kama cod macaana abti laakin meesheedii ayuu dhigay....
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Subxaanallah. Sideetamaadkii miyeynu ku noqonay.. Thanks.. Ustaadka heesa kale halaga qabto.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Hindi afsomali Cusub 2022 Fanproj Dagaal iyo Jaceyl
2:24:37
SIMBA 619
Рет қаралды 2,3 МЛН
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,7 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35