Astaan aad baad umahadsantahiin hal qodob baan idinku darsan lahaa oo ah In kow saddexda garsoore saddex meelood Ay ku qiimeeyaaN mid uu dhadhanka qiimeeyo midna waqtiga iyo quruxda halka mid ka kalana uu qiimayn doono dhadhanka iyo quruxdaba Mida kale oo aan idinku darsan lahaa waxay tahay in naloosoo duubo cuntada ay sameeyeen tartamayaasha iyo qab koodi ka hor inta aysan garsoorayaasha loo gayn Mahadsanidin
@cuuukegare24793 жыл бұрын
Asc astaan TV fadlan dadka kuuga maski ha xertaan
@naimafarah34343 жыл бұрын
Ani waa cunto igu cusub kolay waa dadaaleen wiilasha maasha allaah.
@haalmohamed88153 жыл бұрын
Kii guulytaba hmplyo
@aaminomuuse50493 жыл бұрын
M.a.dadaalaa Wuu.qaaraa
@mubarikabdalla59633 жыл бұрын
What is barosato
@cimranchanal52493 жыл бұрын
Dr idil.😂😂 waqtigu wuu idinku yaraa mana yareynin kulahaa 😁😁