Barnaamijka Sawrac | Abwaan Axmed Aw-geedi | Xalqada 2-aad | Astaan

  Рет қаралды 3,418

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnamijka Sawrac: waa barnaamij lagu waraysto Hal-abuur iyo Abwaaniin kala duwan, kuwaasi oo ka hadla murtida Soomaalida ee kala duwan.

Пікірлер: 8
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 Ай бұрын
Abwaan qiimo badan alle ha kusharfo waxaan aad ugu bogay hadalkiisa hadal kujira isago ereyo uu ubogay sheegaya ayay la martay gabayadii reeraha lagu sheegayay markaasu ka cudur daartay inuu afkiisa kaa reeraha abaaraya soomariyo waana xilkasnimo qurxoon afka quruxdiisa adoo gudbinaya maaha inaad wax walba afka soomariso 😅😅😅❤❤❤❤
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 жыл бұрын
Waa barnaamij Fiican.
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Hadaan ugadh ka qaad loogu ridin waa af kala qaade. Ugadh weeye ama ugar waa kiishad yar oo raggi hore qaadan jiray oo harag ugaadh qurux badan laga samayn jray, shabeel iyo hariimocad iyo goodir iyo farow . waatu gabayxoog lahaa : Gabay aabihii baan ahoo kama aguugaayo Niman baa indhaha guuruuriyee eedi ima raacdo Ugar baan wax kaga soo ritaaye mana ardaa guursho
@weheliyemaxamed4046
@weheliyemaxamed4046 2 жыл бұрын
Waan soo dhaweynayaa in suuganta iyo dhaqanka lasoo daayo
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Maryamo Xaashi waa gabadhii qurux ku caan baxday oo laysku dilay 1870dii oo boqorkii maansada Aadan Axmed Dube ka mariyay gabay ka midho culus gabaygii Xasan tarrabi oo goodiya oo la magac baxay Guluf Tuuyo. waana nasiib daro idoor kan gabaygaas heli waayay , wuxu ka mid ahaa gabayadii ugu caaansanaa murtida GabayXoog ee u rag ku reebay.
@weheliyemaxamed4046
@weheliyemaxamed4046 2 жыл бұрын
💜💙💙💜💙💜
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Axmadaw kadaa gabaygaa Ogaan uma qoslayn Hadana iligyaday muuqday Waa raage ugaas sida uu ku caan baxay doodaadu se way jabantahay sababtoo ah waa wax kugu kilidaa ah markaa ma waxyaa lagugu tusay mise waa riyo mise waa qabyaalad ilayn layskama hadlee Sabankan aad nala joogto iyo da,ahaan Midna kuu hir gelin mayso beentaada Iyo malahaaga indho la,aanta ah
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Waar sheekh Ismaaciil Kolon wuxu ku jiray Daraawiishta waa nin soo dhawaaday oo Udurxmiin ah reer Berbera iyo Ciise Muuse ayaad u walaatay abti bahasha jooji. Gudmo Biyo Cas ayaan ku ogaa oday u dhalay oo haatan iska ayniya oo gabayadii aabihii wax ka haya.
Barnamijka Qoraa & buugii Martida Qoraa Abwaan Axmed Aw geedi
45:17
Universal TV
Рет қаралды 1,1 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 42 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Waraysi Gaar Ah Abwaan Axmed Aw Geedi
23:29
Kalsantv Official
Рет қаралды 775
Ceel Macaan Somalia-Mogadishu
10:06
Dalmar Travels
Рет қаралды 13 М.
Gabaygii Hargaysa Qaybtii 1AAD iyo Abwaan Laambad.
4:56
ERAR TV
Рет қаралды 10 М.
Cali mooge -soo gur (part 1)
8:46
Jabuuti TV
Рет қаралды 32 М.
Axmed Aw-geedi Dheeraad SNM  (BY: ENG. JUHDI)
6:47
Abdihakim Juhdi
Рет қаралды 6 М.
MURTIDA MAANTA: SHAN AYAA GUURKA DUMARKA LAGU XUSHAA USTAAD MAAX:2019
12:42
Somali National Television
Рет қаралды 22 М.
Qaybta 1aad  Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid
34:34
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 9 М.