Ceel Macaan Somalia-Mogadishu

  Рет қаралды 13,697

Dalmar Travels

Dalmar Travels

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 Жыл бұрын
Vedio gaan qalbigeyga wuuku diirsaday 😢 thank you ceel macaan waa meeshaa ku koray waxaana ku dhashay meesha Mohamed kuu sheegay jiiro cisaleey ❤
@DalmarTravels
@DalmarTravels Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay Alfanaane @DayaxDalnuurshe ♥️♥️
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Dayaxow rer celmacan aya isla nahay❤❤
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
masha allah ceel macaan waan jeclahay waxaan na ahaan jiray reer ceel macaan
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
ceel macaan awalki hore anaka ayaa ditor ka ahaan jirnay ditoreeyso maryan yaa yaqaana waa ditoor reeysadii ugu weeyneed xeel macaan
@maxameddhagare5183
@maxameddhagare5183 3 жыл бұрын
Aad oo ween ceelmacaan waan kudhashay waana kubar baaray waana joogaa kamatagi doono
@nboss8028
@nboss8028 3 жыл бұрын
Laakiin waxaan u baahanahay in la nadiifiyo magaalooyinka please sidaan wax ka badala
@umusalman7740
@umusalman7740 Жыл бұрын
Cel macan Abdukar cumar cadan wa uu darsatay wlahj 😢😢😢
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Maansha Allah, dadka qashinka hortooda ha ka guraan ku booriya. Ceeb meel ganacsi oo qashin horyaal. Qof kadta hortiisa nadiifso. "Keep Somaaliya Nadiif" ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahihassanahmed1836
@abdillahihassanahmed1836 Жыл бұрын
Wlh xasuus baa dib igu celisay my brother ceel macaan waa misha ku soo kuray wax barashadeydana ka soo bilaabayay wlh waan u xiisay Thnks my brother madama aad naga farxisay❤❤😢😢😢
@abdirahinciinka6225
@abdirahinciinka6225 3 жыл бұрын
Great view of the best historical events ceel macaan
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah celmacan wa shabalada daxe wa magalo aad ujeclahay in badan tagay an jogi jiray Love ❤️ 😍 💖 Love rer celmacan
@gacmogaabtube
@gacmogaabtube 2 жыл бұрын
Ceel macaan waa meesha aan ku so bar baaray alle deegaan hormaray haka dhigo wiilasha hadlayo oo dhan waa wllhy adeer eedo abtiyaalo ayaa ii dhalay mudo ayaan la joogay
@munaabdi8803
@munaabdi8803 3 жыл бұрын
Manshallah tabaraklaah ilaaheey ha idin kafarxiyo waa uxiisnay warsheekh
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 жыл бұрын
ceel maan waa laa dhiise daalkii abgaal iyo haabaren
@soomaalifitness3624
@soomaalifitness3624 2 жыл бұрын
Hormar wcn sxp
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 3 жыл бұрын
Manadifisaa.jidka.dhalin.yarada.hadii.kale.waxba.hasoo.duubin.ama.meel.nadiif.soo.sawir
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
Maga KZbin Ka kahelay wlhi 😍
@nboss8028
@nboss8028 3 жыл бұрын
Mansha allah intan waan xasuustaa
@mustafabukar8523
@mustafabukar8523 Жыл бұрын
Waaaaa
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
Masha allah sxb meel mudo iigu danbeysaa isoo xasuusise Mahadsanid 🥰😊
@ProudAfrican
@ProudAfrican 2 жыл бұрын
Fiiri MBB iyo CBB may wax uqubtaan dadka walalahood inteey siyaasad iyo siyaasi arimohooda kumaqanyihiin.Wixii Somali oo dhan kaca nooh, qabiil iyo siyaasad naga daaya nooh,oo dadkeena aan wax utarno iyo dalkeena.Walaahi ciil aa iga haayo in xamar meel aan saas uga dheereen school aan laga dhisin iyo pharmacy waana wax sahlan inla sameeyo.Yaab
@SKY........63
@SKY........63 3 жыл бұрын
Meel kasta oo abgaal dago nadiif ma aha xataa dadka ma hor Marsana kor isu soo qaada dadka na la tartama
@faadumomaxamed1283
@faadumomaxamed1283 3 жыл бұрын
Wadanka dhan aa saa eh xataa muqdisho suuqyada waa wasaq isxilqam aan jirin danta guud waa laga mashqulay
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Hanagu qarwin wiilow meel walbo oo somalia katirsan baa wasaq ah ee adiga meeshey cidaada dagto uun nadiifso
@tiikeetiikoow939
@tiikeetiikoow939 2 жыл бұрын
REER CEELMACAAN salaan sare iga gudooma waa ex Reed ceelmacaan Barre adeeeoow ex dukaanleey
@beelodagan3554
@beelodagan3554 2 жыл бұрын
Barre adero waar wan ku aqan ee abe wangsan baa ku dhalay alha hu naxaristo
@warda4257
@warda4257 3 жыл бұрын
Wasaq badanaa subxaanallah
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
Guul guul walalkeyga
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah 😍😍
@zekeriahared5583
@zekeriahared5583 3 жыл бұрын
Keep up pro👍💯💫
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Aboowe markale hadaa tagto fadlan dadka ku ganacsanaayo hortooda ha iska xaaqaan way dhibeesaa waa deegaankii awoowayaashay dergaanka wasaqda halaga illaaliyo
@faadumomaxamed1283
@faadumomaxamed1283 3 жыл бұрын
Mashallah
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 3 жыл бұрын
100/100
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
From ismahaan daahir adiga isoo booqo walalkeyga
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
Hye walaal. ♥️
@sahrahussein815
@sahrahussein815 3 жыл бұрын
Qaxii.anaday
@metoo2621
@metoo2621 3 жыл бұрын
Heesta isheeg
@Mina56
@Mina56 3 жыл бұрын
Recognise the name from the shirib song
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 3 жыл бұрын
war wiilka kanaalka iskaloahow iskoolka wax baan ka shiaeyna hadey ilmaha qaratis ku baranayaan noo bilow
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
Aan u wada istaagno inshallah.
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Muqal diyaarsan lkn ceel macaan mahan port ee waa harbor.
@Abs.252
@Abs.252 3 жыл бұрын
Dadka wacyi galin u baahanyihin Qashinka iyaga iska nadiifin kara inte sugi lahaayeen Dowlad.
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 жыл бұрын
WAAX LAA DHIISE DAAGALKII 4 BIILKA EE ABGAAL IYO HAABARAN HAABAR MUUNAF HAAR GIIDIR
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 2 жыл бұрын
War dadka ha cayin Habar gidir iyo Abgaal wa walalo wada dhashay
Kaftanka Siyaasada 439 oo aad u xiisa badan
38:29
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 52 М.
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
Sicir Barar Dhaqaale | $10 Challenge in Somalia - Warsheekh
4:34
Dalmar Travels
Рет қаралды 7 М.
Wasiiro  booqday Dekadii hore ee Ceel macaan.
5:47
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
VLOG CARAFAAT CEYMISKA COCA-COLA DABAQIIN CEEL MILATARI DAWASHO WACAN
16:23
MUQDISHO | Sida aan Lacag u sameeyo | How I Make Money?
5:31
Dalmar Travels
Рет қаралды 8 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 223 М.
The beautiful town of Adale Somalia | Bilicda Magaalda Cadale
10:51
Dalmar Travels
Рет қаралды 8 М.
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН