Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 13aad | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 208,352

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.

Пікірлер: 597
@sacdiyocali9733
@sacdiyocali9733 4 жыл бұрын
Alla mustafe wllhi waa nin qosol bdn asiga la,aantiis maba dawan lahayn inta ila midka like dhac kusii
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
Ninka xamse hab jilinkiisu Waa Heer caalami Kama dareemaysid inuu flim jilayo
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 жыл бұрын
Aaaad iyo aad
@Huda-mr8wl
@Huda-mr8wl 4 жыл бұрын
Walhi wan jecelahay filimkan waliba mesha mustafa shidaya qoosol
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
@@Huda-mr8wl waa flim top ah
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 жыл бұрын
@@Huda-mr8wl yeah yeah
@lamahuraanChanel
@lamahuraanChanel 4 жыл бұрын
@@fatmamohammed3935 wllshay quruxay adoo raaliya subscribe ii saar mahadsanid jazakalaahu khayr
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
mustafa wax dhama lawaa😂✌intaa jcl like isaar😍❤😂☝️
@asmacabdilahi5407
@asmacabdilahi5407 4 жыл бұрын
waryaa doqon
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
@@asmacabdilahi5407 yaa doqn ah🙄🙄🙄ware oo maxa igu cayn
@لولعلي-ج1ط
@لولعلي-ج1ط 4 жыл бұрын
Kkkkkkk wan furay sidan u qoslayay wlhi funi
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Horta Xamse guulayseye Halkaasi Waxay inatustay Tacliintu Baawarkay leedahay... Masha Allah waawacyigelinweyn
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
Zalaanka izka Toozi Kulahaa 😂😂😂😂muztafe La’aantii Ma Daawadeen Anigu Funny 😄
@cabdihirsi5285
@cabdihirsi5285 4 жыл бұрын
dadku kama helaan qofka aqoonyahanka aha lkn waxay ka helaan majaajilaystaha wlhi xamze hadaladiisa ayan ku haystaa intii igu raacsan like saar
@quenbolo9991
@quenbolo9991 4 жыл бұрын
we are team mustafe 🤣🤣
@naemahappy9717
@naemahappy9717 3 жыл бұрын
Mhigddfxh rut
@naemahappy9717
@naemahappy9717 3 жыл бұрын
😁❤️❤️💕💋💖Ghfjghyfhjg💛💛💕💓❤️👩‍❤️‍💋‍👨🎄
@naemahappy9717
@naemahappy9717 3 жыл бұрын
Mihiim Huygifgug
@naemahappy9717
@naemahappy9717 3 жыл бұрын
😎😁💖💋😍😁😁😁
@najma3424
@najma3424 3 жыл бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡🤞🤞🤞🤞🤞
@lakibiindhe8005
@lakibiindhe8005 4 жыл бұрын
Samsam iyo mustafe inta ila taageersan like isaara🥰
@ikranabdillahi978
@ikranabdillahi978 4 жыл бұрын
Mustafe iyo zamzam waxa dhama la waaa 😍🤣🤣🤘🤘
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Rer mama xadiyo hamza dhibka ka dayo o wax ka faaidaysta 😹
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Shalay bu shaqo helaye anagu manta noshegaya mustafe nin waalan🤣🤣
@nafisonaruro3340
@nafisonaruro3340 4 жыл бұрын
Salaan waxa laga wada jaranjarta wax lagu koro cidi ila fahantay like😁😂
@farhiaali8457
@farhiaali8457 4 жыл бұрын
😂😂😂
@aasiyabashiir8941
@aasiyabashiir8941 4 жыл бұрын
Aahey wllo
@zahramohamedhassan9459
@zahramohamedhassan9459 4 жыл бұрын
salaan waa iikoow caawa
@AmiinShAhmed
@AmiinShAhmed 4 жыл бұрын
Waa salan jaranjarto
@nafisonaruro3340
@nafisonaruro3340 4 жыл бұрын
Jaranjarta ayaa laga wada xppiyalo❤
@amiiramaxamed316
@amiiramaxamed316 4 жыл бұрын
Mustafe nin waalan Wlhi waad iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najaxomar2763
@najaxomar2763 Жыл бұрын
Mustafe umadeena maaha wllhi taageero buuxa yaa ila daaawaada 2023😅😅😅
@FardusAden-t5l
@FardusAden-t5l 10 ай бұрын
Me
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 7 ай бұрын
Ana 2024 daawanaya😂😂
@zeynazeyna2194
@zeynazeyna2194 4 жыл бұрын
Mustafe qosol leyahay ooyba layidhi kulaha 😂😂musalsalkan hadaba qosol leh hadi qaladadka laso galiyo walhi umada badan qosol dhulka la dhacan fdlan noso galiya qaladadka 😄😄😂😅😂😅
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
Haaaa wlhi😂😂😂😂
@zahramohamedhassan9459
@zahramohamedhassan9459 4 жыл бұрын
haa walahi qaladadka aaba kasiidarnandono🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
@zeynazeyna2194
@zeynazeyna2194 4 жыл бұрын
@@najmogalmudug6619 😂😂😅😂😅😂😅😂😅 Wlhi qosol
@zeynazeyna2194
@zeynazeyna2194 4 жыл бұрын
@@zahramohamedhassan9459 wan sugayna albo 😂😂gorty noqotaba
@zeptophecgjeesto5491
@zeptophecgjeesto5491 4 жыл бұрын
haaa waa inay soo galiyaan qaladaadka ka sii qosol badanee waliba dad baa wax ka sii faaidaya
@hoodoali1080
@hoodoali1080 4 жыл бұрын
Mustafa wax dhaama la waaa wllhi 🤣🤣🤣inta ila aragtay gcnta taaga🤘🤘🤘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣safwaaan tookiyoooo🥰🥰👍🤞
@ismahansalaax1318
@ismahansalaax1318 4 жыл бұрын
Weelee mustafe baan aamusin in loo taliyo ma rabo sidii loo talin lahaan magaranaayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mawliidjamaccabdiroble493
@mawliidjamaccabdiroble493 3 жыл бұрын
Lkkkk waa tuug isuruursatay walahi waan qooslay mustafe waa saaqid
@hibaaqmohamud1269
@hibaaqmohamud1269 4 жыл бұрын
Mamo xadiyo boski hoyo way buxisey wa hoyo dhamestirn❤️
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
It's way too short I need at least 30 minutes. Its not a vlog or reaction video please please please please please 17 minutes is not enough its way to short.. Most shows are 30 minutes and plus
@rumanabdulkadir2546
@rumanabdulkadir2546 4 жыл бұрын
sax intaas halaga badiyo 17 daqiiqo nguma filno halaga badiyo daqiiqadaha intaan
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 жыл бұрын
Are you paying them? This is a lot of work to make
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
.Mustafe waX dhama lawaaa😂😂✌🏻
@johndalton8700
@johndalton8700 4 жыл бұрын
ZafwaaN tokiYo wllhi iGaH QosilYaY😂😂😂😂
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 4 жыл бұрын
9:30 in laga dhigo inta jecel like dhac ku siiya
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Safwan tokiyo waalow dhib badnida😂😂😂😂😂
@lajeclaydaxafad8896
@lajeclaydaxafad8896 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 mustafe waa funny kulah qofki ooya shaqa la siinaya😂😂😂 mustafe xafad xarifnimad kala kor tag 🤣🤣
@qosoltv9131
@qosoltv9131 3 жыл бұрын
Mustafa waan taakeeraa
@axlaamcabdi2692
@axlaamcabdi2692 4 жыл бұрын
Musalsalkan musalsal dhama lawaa 🔥✔️🔐💌🌸💗💖💕
@Culimocumar101
@Culimocumar101 4 жыл бұрын
Caawa sidaan ugu qoslay xataa tufaax baan cunayoo waan saxday🤣🤣🤣
@IqraAbokor-lc1tz
@IqraAbokor-lc1tz Жыл бұрын
Yaad usheegi
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Hhhh mcalin hadu salnba oolin guriga ma jarka laga so amanysanya 🤣👌 .nade wan soo ibsanyna so funy wllhi kal iyo laab uqosly🤣🤣🤣🤣👌😋
@Team271
@Team271 4 жыл бұрын
Illahay dartis subcribe isiya 🙏🙏🙏🙏 somaliyey
@axlaamcabdi2692
@axlaamcabdi2692 4 жыл бұрын
HOOYO SOOMAALIYEED Waan Ku saray mama qaali Dumar 😍🙏🙏
@ihsanali6648
@ihsanali6648 4 жыл бұрын
HOOYO SOOMAALIYEED wan ku saray
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 жыл бұрын
Wad iga haysa labadaba adna soo duce in ale ii rumeyo riyadeyda🙏🤲😰
@taaratowsoninabarkhad37
@taaratowsoninabarkhad37 4 жыл бұрын
Haye
@abdiasiisahmed2582
@abdiasiisahmed2582 4 жыл бұрын
😅😅😅😅 wLhie QosoL iguma hadhin hhh inTa iLa Qososhay Like Ta izaara kaabaYaaL 😅😅😅😅😅
@ksaksaksaksa2018
@ksaksaksaksa2018 4 жыл бұрын
Inaga kala daaya walalo waxani wa maxay sidan u sugaynay sidii u yaryahay isma laha kordhiya waqtiga fadlan
@nimcomaxamed2646
@nimcomaxamed2646 4 жыл бұрын
Fjjlmaah
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 4 жыл бұрын
Mustafe marki Beenta uu Sheegaya Gaan Gi Buuu Sheegaya Qalaqali Nimada😂😂❤️😂😂😂😂😍
@hafzaadfamily1458
@hafzaadfamily1458 4 жыл бұрын
Mustafe nin cilmigisa laga dareemay liketa dhac kusiya
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
😂😂 I am at work I just told my manager I don't feel good I'm leaving in 80 minutes going home I'm sick but I'm going home so I can watch the show
@amnyali8654
@amnyali8654 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 baga dee
@commentdevil4016
@commentdevil4016 4 жыл бұрын
😂😂you are good liar pro 😂
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
@@TruthTellerMan it's a really good show. But can you guys make it longer it's 17 minutes is not enough, maybe 30 minutes at least.. please please please
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 жыл бұрын
@@sadiqhersi5968 will Consdider ur request bro..but every session is almost 20 mints. So that ppl will watch later. Thanks anyway.
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Hahahahaha good idea
@ahmednuh9043
@ahmednuh9043 10 ай бұрын
Team mustafe is muujiya 😂😂😂
@hodanmuuse2349
@hodanmuuse2349 4 жыл бұрын
Musasalka mam xadiyo oo mustfe waa xaraabo😘
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 4 жыл бұрын
wll fadlan minidada noo kordhiya💖
@nasraozman1354
@nasraozman1354 4 жыл бұрын
Macalin suaal ku lahaa salaan hadii lawaayo ma jaarkaaa laga Soo qaadanayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hoodoahmed9239
@hoodoahmed9239 4 жыл бұрын
Mom xadiyo walhi wax DHaMa la waa 💖💋👍🏽
@hasanyuusuf85
@hasanyuusuf85 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wallahi waan qosal oyey family ga mamo xadiya salan sare 👏👍
@adoontiiallah5777
@adoontiiallah5777 4 жыл бұрын
Abdisalaan jimy musica uutumay mid lamid ah wali ah ma arkin. Very amazing.
@cabdirisaaqcarab6371
@cabdirisaaqcarab6371 4 жыл бұрын
Zam zam sharaf iga qoslisaykulaha hadana guulaysan lahay waxan eslaha laba balasoo macana halaga hele nacnacaa eskugurbaan lahaa ❤✍
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 4 жыл бұрын
Fadumo Riyaad waa aktarad dhanka jiliinka 💗
@nimconura9887
@nimconura9887 4 жыл бұрын
Dadku waxaan is dhahaa maxey commitments ka maxeey ka heelan oy oguso oordan Ilma adeerayalow ituusa bal waxa laga heelo like ta☹️
@aishageenyo1127
@aishageenyo1127 4 жыл бұрын
waxaa ugu qosol badan war adna buugaagi yaraa ee fanka ayaad soosaartay
@cr7amazing337
@cr7amazing337 4 жыл бұрын
ar mustafe dhiblow weyeh wuu iga qosliyaa 😂😂😂
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Ma ninka hoyadii ku leh indhah isku qabo xababi ma number man qaladay maxay dadkii ka yaceen 🤣🤣🤣🤣
@abdirizak8407
@abdirizak8407 4 жыл бұрын
Hhhhh sidacadad iga qoslisay zxp 🤣🤣
@cudoonahmed1433
@cudoonahmed1433 2 жыл бұрын
Alla mustafe wlhy waa kuwataaaa dhibloow
@zalmajamac2601
@zalmajamac2601 4 жыл бұрын
10 WaDaH idin kenYa ma mid 6 wado ah ayd waydy😂😂😂😂😂😂mustafe dadkena ma Ah😂😂
@khaliiidahmed6919
@khaliiidahmed6919 4 жыл бұрын
waad iska lee dahay tayaray ayaade
@abdirahimadam6761
@abdirahimadam6761 4 жыл бұрын
Inta leh haduu haduu so dhawaday waqtigu like saar
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 4 жыл бұрын
xamze indha bekeerile inta igu qozoshay like
@izhwaaqchannelizhwaaqnura9208
@izhwaaqchannelizhwaaqnura9208 4 жыл бұрын
wllhi filim an kahelay weyh 👏👏👏👏♥️
@mamasaki6955
@mamasaki6955 4 жыл бұрын
Waa musasal aad u fiican lkn please waqtiga soo kordhiya waa maxay daqiqada yar
@najmamohamed2425
@najmamohamed2425 4 жыл бұрын
Kan yari waabuu iga qosliyaa😂😂
@abdirahimadam6761
@abdirahimadam6761 4 жыл бұрын
Waxaad ku meraysanaysiin dhmaan inta sugu kari la like saar lkn dhmn un like aan saarey
@Nasranalka-kx8tq
@Nasranalka-kx8tq 10 ай бұрын
Waanka faaiday xamse alle haku daayo
@xanaanosman5245
@xanaanosman5245 2 жыл бұрын
Baynallah mustafe ila aad iga qoslizo kuma ahato 😂😂😂
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 4 жыл бұрын
Salanka iska toosi kulahaa mustafe caadi ma, ahan 😂😂😂😂😂😂
@marwonur5325
@marwonur5325 4 жыл бұрын
Hamse codkiisa ayaaba qayral csadi ah....mansha allah
@ishwaaqfani9541
@ishwaaqfani9541 4 жыл бұрын
Mustafe wllhi wuu iga qosliyey🤣🤣🤣🤣🤣
@aishageenyo1127
@aishageenyo1127 4 жыл бұрын
alaa qaybtan ayaa ugu qosol badan
@fatushabdi5595
@fatushabdi5595 4 жыл бұрын
wll allah darti laki igu saar
@xasanmowlid817
@xasanmowlid817 4 жыл бұрын
wllhi filimkan mncha allh actaro qosolyahaano noocskta ooov👍100/100
@sowjadiicabdleaadan6689
@sowjadiicabdleaadan6689 3 жыл бұрын
Ala muustafe waa nin qosol iyu xarabee badan
@sowjadiicabdleaadan6689
@sowjadiicabdleaadan6689 3 жыл бұрын
An kaheli doono riiwayadihisa waalhi
@zerinamohamed5482
@zerinamohamed5482 4 жыл бұрын
Mustafe wax dhaama lawaa hhh Like
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 жыл бұрын
Kadaa Muqmuqa haku dhufane Samsamey waykaa yartahee 😂😂😂
@saynabcabdi6285
@saynabcabdi6285 4 жыл бұрын
Nin sidad u oyday u ooyo namasoo Marin hhhh alla mustfe maxaan ku qoslaah horay usocda
@mawliidjamaccabdiroble493
@mawliidjamaccabdiroble493 3 жыл бұрын
Xamse waa masuul saree aad buu uusoo baxayaa jilitaanka
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 4 жыл бұрын
Ti fadumo ehayd casharka manta may qaadan😂😂wuu maqan yahay
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 4 жыл бұрын
Ciise colow wlhy waad iga qoslisay fadumo manta uuu maqanyahay 😂😂😂😂😂😂😂
@hamdahassan560
@hamdahassan560 4 жыл бұрын
Ciiise Colow 😂😂
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 4 жыл бұрын
Waa runtaa wad lheshy😂😂😂😂🙌 manta casharkii wuu maqanyhy
@shukriismail4834
@shukriismail4834 4 жыл бұрын
🤣🤣umadaan youtubeka miyey dax jiftaan waka shakiye acudubilah 🤣🤣😱😱😱
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 ma ila aragty horta
@zercxlyrics1261
@zercxlyrics1261 4 жыл бұрын
Team safwaan like me
@adnaadna5022
@adnaadna5022 4 жыл бұрын
ani waxa aan tagera mustafe iyo fatuma iyo saynab intii igu raac san like dhac dhac ku sii
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 4 жыл бұрын
Wan kusiyay like tadi ana kula tagera 3daas
@saamiziyechjr3152
@saamiziyechjr3152 4 жыл бұрын
Guuri barwaaqo inuuy buxiyo ayay ahayd booska xamse 😁
@hothozalah5848
@hothozalah5848 4 жыл бұрын
KulaHa kasoodhac Salanke walhi mustafow ku wata
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 4 жыл бұрын
Musasalkan anigo America jogo a sideytahay ola socdaa Hadertan xita shaqada dhexdeda ku dawanoya 💕❤️
@mustafeiron1847
@mustafeiron1847 4 жыл бұрын
Beenlay Hda dhaslanba Ku dhex walanysa hhhhh
@faatuahmed5493
@faatuahmed5493 2 жыл бұрын
Isla xisaabtan
@salloofficial8016
@salloofficial8016 4 жыл бұрын
Manshalh wali folkman farina u bulshada u gudbinaaya wa mid muhiima into horu mar damcsaneeey sifiican u dhuuxa xamsena walìba was halal fahma wa guulystaha filmka
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 4 жыл бұрын
How to success
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
I’m here for the great Show people 💗
@filsansaid9282
@filsansaid9282 4 жыл бұрын
Masha allah maman hadiyo allah gu xafido Amiin incha allah
@Bbemom458
@Bbemom458 4 жыл бұрын
Cunugaan codkiisa cadi mahan mnsha aallh ad bu u cod qurxan yahay👍
@bishaaraxmed1669
@bishaaraxmed1669 4 жыл бұрын
Cunugee wll
@sagalabokor3526
@sagalabokor3526 4 жыл бұрын
Bishaar Axmed aqoon yahanka 🤣🤣
@bishaaraxmed1669
@bishaaraxmed1669 4 жыл бұрын
Cunugee wll
@Ayaan_omar
@Ayaan_omar 4 жыл бұрын
cunug aa!🤣🤣😂
@sumiaofficial6041
@sumiaofficial6041 4 жыл бұрын
M.a musalsalda wanka helay walhi hormar wacn
@zalmaaragzan3707
@zalmaaragzan3707 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂salaanka majaarka lagaso qadanaya hhhhhhhh
@Dangarad.01
@Dangarad.01 4 жыл бұрын
waa muqaal iyo filim tayo leh keep giong #Astaan tv
@sacidosidcunar4968
@sacidosidcunar4968 4 жыл бұрын
Kkk oyba layidhi Kk mustafe wainin umtixn ah
@hayadhasan1789
@hayadhasan1789 4 жыл бұрын
hhhhhh balo la oy mustafe wanku haystaa iyo muna huruufkeeda hh👌🏻👌🏻
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 4 жыл бұрын
Salanka ma Jaarka laga soo qadanaya 🤣🤣🤣🤣
@rayaanmohamed3233
@rayaanmohamed3233 4 жыл бұрын
Salaanta aniga xataa wan la yaabanaa
@abdirizak8407
@abdirizak8407 4 жыл бұрын
@@rayaanmohamed3233 salaanku waa jaranjarada wlo waqoyibana laga isticmala wll
@sucaadshiine8033
@sucaadshiine8033 4 жыл бұрын
make up artist Hibo hhhh maya dariskaanu kasooo qaadanayna
@rayaanmohamed3233
@rayaanmohamed3233 4 жыл бұрын
@@abdirizak8407 kkkk marki dambe an fahmah iney jaran jarada tahay
@nadadiriye608
@nadadiriye608 4 жыл бұрын
Mama xadiyo kulaha malin iyo hapeen miraayadbay dumarku siitaan may horu maraan🤣
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
mahi rose what cwh.
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 Жыл бұрын
Samsam sharaf kujecliyaa xappti😍
@idilkeefbintumohamed5178
@idilkeefbintumohamed5178 4 жыл бұрын
Aqoon yahan xamse 👌
@nimcoxasan7000
@nimcoxasan7000 2 жыл бұрын
Muztfe and samsam wx dhama lawaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Waryhe waryhe war hooYo ma waxba ku dhiman😂😂😂😂😂
@queenamula5385
@queenamula5385 4 жыл бұрын
Mustafe waku wata😂😂😂
@cawaaledhulqas2045
@cawaaledhulqas2045 4 жыл бұрын
Hey Good job xamse
@nasriinali2809
@nasriinali2809 4 жыл бұрын
Mustafe yar ooy baa la yiri markaasuu baroortay😂😂😂😂😂😂😂
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
Mustafe la aanti iyo fadumo filinku makala socdeen🤣🤣🤣
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 4 жыл бұрын
Mustafe kulahaa caloosha yada waxba kuma jiraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@adnaadna5022
@adnaadna5022 4 жыл бұрын
alla waxa aan ilaway mamo xaddiyo alla maxan ka helaa wllhi intii igu raac san like iisar
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 14aad | Astaan HD 2020
17:01
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 19aad  | Astaan HD 2020
15:49
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 17aad I Astaan HD 2020
17:38
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 16aad | Astaan HD 2020
16:59
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 20aad  | Astaan HD 2020
24:30
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 15aad | Astaan HD 2020
17:50
Short Film Walaal Waalid Ah | Astaan HD 2020
11:15
Astaan
Рет қаралды 134 М.
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 4aad | Astaan HD 2020
19:12
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН