Heesta Ayaamaha Ciida | Shaadiyo Sharaf | Astaan 2021

  Рет қаралды 497,355

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Heesta Ayaamaha Ciida | Shaadiyo Sharaf
Ereyada Cali Ileeye
Laxanka Khaalid Kaamil
Musica Mustaf Karaama
Mahadcelin
IDan Fragrance
Udug Flowers
Banadir Bakery
Zaara Style
DJ Adam
Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 244
@ayaz8510
@ayaz8510 3 жыл бұрын
Qurux Style Leh + Cod saafi ah + Shactiro+ kalsooni +cod karnimo +hooyonimo M.a Wlshey Shaadiyo Alle haku daayo Cimri dheer iyo cafmd
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@haniisse8380
@haniisse8380 3 жыл бұрын
Hilibka ciiley
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
@@haniisse8380 hilibkeeda qurux bay ku tahay ma harag baa rabtay inay noqoto mashalah udheh
@ayaz8510
@ayaz8510 3 жыл бұрын
@@haniisse8380 Hilibka Ku qurxan thay wlhi
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
@@fadumazahraraage9896 hilibka habr habr bu ka dhigay somalida cayilka qurux bay modan
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharf mansh allh codkooda iyo muqeed Aad u jeclhy intee ila jecl like haila dhfin ciid Mubarak Somaliwayn 🥰❤🕌🥰
@Elmitradingfx
@Elmitradingfx 3 жыл бұрын
dukaamada iyo meelaha quruxda badan ee tageeso iyo hormarka dalkeena magaalada muqdisho inta ku faraxsan is mujiya❤❤❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 3 ай бұрын
Who is listening this eid 2024 Eid mubarik❤
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
2 years ago i was celebrating Eid my family in Mogadishu but now only me celebrating eid in London insh allah next year i wish we will celebrate together🤲🥰🤍
@sawdojama2522
@sawdojama2522 3 жыл бұрын
Dhulshisheeya baan dareen ku joogaa 😰bilaa takbiir bilaa ehel 😰xnuunka ma dareemi krtaan 🤌🏻Alla macanaa dhulkeenu 🇸🇴❤️❤️
@deeqomaxamed5477
@deeqomaxamed5477 3 жыл бұрын
😪🤒
@suusan3770
@suusan3770 3 жыл бұрын
Wllhi abyo ana kula dareemayo oo waliba bandow lagu jiro xanun wye dhulkeena macantiisa wan u xiizay wllhi 🇸🇴🇸🇴❤🥺😭
@ismahanxasanmaxamuudismaha2460
@ismahanxasanmaxamuudismaha2460 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 3 жыл бұрын
Sido kale wlhi qurbaha farxad Ma taaalo 😭😭
@sawdojama2522
@sawdojama2522 3 жыл бұрын
@@suusan3770 😰
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
Eid mubarak inta afsomaliga ku hadasha alle ha inagu gadhsiyo eida eideda cafimad falastiina allaha dhibka ka dulqaado allaw muslimka quwee oo mide
@dangarad6386
@dangarad6386 3 жыл бұрын
Waaa qalanjo codka iyo heesta waa wataa inta ilamida waxaa leeyahay eidan iideedakke ilahey nabad iyo farxad hanagu gaarsiiyo cibaadadiisana hanasooxejiyo❤❤
@abdirisakabib4633
@abdirisakabib4633 2 жыл бұрын
Aamiin zxp qli
@amranahmed9376
@amranahmed9376 2 жыл бұрын
Eid wngsan
@ramlanuur4345
@ramlanuur4345 3 ай бұрын
Waxan dhageysana 2024😢🎉❤
@LovelyAstronomicalModel-zd3lf
@LovelyAstronomicalModel-zd3lf 3 ай бұрын
Me😢
@gedidakane2905
@gedidakane2905 3 жыл бұрын
Habeenki la duubaye inta ujeeday trepiano meesha macmacaanka kasoo horjeedka saytuuni farta tag 👌👌👍
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Muqdisho cadeey wlhi way sii qurux badnaatay ilahy nabad ha inooga dhigo🥰🥰
@maxamukhalifabdi521
@maxamukhalifabdi521 3 жыл бұрын
Aamen yarbii👐
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf fananada mogdsho ugu tageraha badan sowtu raxma 🥰
@ayaz8510
@ayaz8510 3 жыл бұрын
One of the best somali artist and my fov Artist Shaadiyo Sharaf One Love Live 4 ever ❤❤❤❣
@guledadan132
@guledadan132 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf is beautiful I support you always babygirl I like watching her short videos she is full of life always has smile on her face and making people laugh too did I mention she is very beautiful one of the most beautiful artists upto date
@farmaajolyrics3811
@farmaajolyrics3811 3 жыл бұрын
ShaadiYa sharaf fanaanad cod iyo qurux isku darsaday ❤💚
@msssmile87
@msssmile87 3 жыл бұрын
Allow farxad caama Qaluub caafis doortay ♥️♥️ Abwaanka qarniga Cali Ileeye 🥰🎁
@mustafaxmed9066
@mustafaxmed9066 3 жыл бұрын
Inta Ila aragtey in Shaadiya Sharaf tagtey oo tilaabsatey is muujiyaa
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 жыл бұрын
Eidun adxa qofka dawnaayo ❣🤞
@azmajimale6350
@azmajimale6350 3 жыл бұрын
Shaadiyo asal asal abaayo salam from hargeisa cadey 🥰😘🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🤳🤳💯💯🥳🥳🥳🥳🥳
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 3 жыл бұрын
Ciidul caafiya dhamaan muslimiinta, Ciidan waa ciidi 5aad aan aabaheyga la ciidin allow aabo kuu naxariiso, sidoo kale waa Ciidi 23aad aan hooyadey la ciidin allow adna maama kuu naxariiso, dhamaan inti muslim ah ee geeriyootay alle ha uwada naxariisto
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 3 жыл бұрын
😭😭😭😭aamin wll
@quruxbadan1750
@quruxbadan1750 3 жыл бұрын
Aamiiiin wll ilaahy waalidkaaga janada haidinku kulansiiyo iyo dhamaan waalidiinta islaamka haunaxariisto
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf boqorada xamar cadey💖🥰🇸🇴
@kinganey24
@kinganey24 3 ай бұрын
Waxan dageysana 2024❤❤
@mohametpalfrey
@mohametpalfrey 2 жыл бұрын
Ciida Ciideeda Nabad Iyo Farxad Rbi Nagu Gaarsiyo ❤️🥰
@abdikarimismail1902
@abdikarimismail1902 3 жыл бұрын
MasHa Allah #muqdisho_caasimada_umada_somaaliyeed_ilaahaw_nabad_dHig🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hada soomalinimadu_kugu_weyntahy like haYla dhaafin
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 3 ай бұрын
Listening today ❤❤
@SaaraHaji
@SaaraHaji Ай бұрын
3 years Kadib Arkay Eid MUBaRaK Alla SomaLi maxamed Melkastey Joogan Farxada Kuciida🎉❤
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Ayaamaha ciida caruurtu ha dheesho ❤❤❤
@ahmedgurxan5068
@ahmedgurxan5068 2 жыл бұрын
Ciid wangasan 2022 ban dhagaysan ciidii waxaa ka dhiman 12 maalin 😪😪 allow cimri dheer iyo cibaado suuban
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 2 жыл бұрын
Ameen
@Aar_Mudug66
@Aar_Mudug66 3 ай бұрын
Still Am watching 👀 ❤2024 04/5/2024 April Alloww eida Farxad iyo barwaaqo iyo bashbash nagu gaarsii ❤😍🇸🇴🩸soomali meel walbay joogtana xafid iyo dhamaan Muslimiinta
@msssuuro9771
@msssuuro9771 3 жыл бұрын
Woow🥰 m.a cod iga dheh eid mubaarak guys❤💯
@msssuuro9771
@msssuuro9771 2 жыл бұрын
After one year alx eid mubarak all muslim🥺🥰
@mo_khad0z
@mo_khad0z 3 ай бұрын
WATCHING EID MUBARAK 2024😊
@abdirahimaweissaid7137
@abdirahimaweissaid7137 3 ай бұрын
Waa sharafta lagu Shaadiyo fanaanad aan isqaawineyn masha Allah
@Saluukpp
@Saluukpp 3 жыл бұрын
Shaaadiyo iyo Astaan Isku qurxonidinaaa
@mariamismail993
@mariamismail993 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan.. اللهم انصر أهلنا في القدس وفلسطين 🌺🤲🏿🇸🇴🇵🇸 كل عام وانتم بخير عيد فطر مبارك ..
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Shadiiyadeena canshaqa mcnto ciid mubarag 🥰🥰🥰♥️♥️🙏🏾💯♥️💯♥️🙏🏾
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 3 жыл бұрын
Ciid wangsan wlaal faraxd Ku ciid adiga Family.kagaba hadad qoraalkayga argto❤
@samirasaid4276
@samirasaid4276 3 жыл бұрын
Queen shadiya sharf 🔥🥰❤🥰 Eid Mubarak somali maryolay 🥰
@MuunaJamacrooble-ls3rk
@MuunaJamacrooble-ls3rk Жыл бұрын
Coming soon Ciida🎉🎉🎉2023 Like hayla dhaafin🙏❤alle cafimad qaba iyo nabad qab haynagu gaadhsiiyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️📿
@asadmohamed8539
@asadmohamed8539 3 жыл бұрын
M a shadiya sharaf wan,ku tageer sanahay wllo keep going
@nuraomar5990
@nuraomar5990 3 жыл бұрын
Wow best song ever eid mubarak
@ayaanbaale3056
@ayaanbaale3056 3 жыл бұрын
Ciid mubaarak xubii waaku waayee waana kuu xiisee siday udhimatay muno
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Masha allaah shaadiyo sharaf qalbi wanaag ciid Mubarak ciidul caafiya
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 жыл бұрын
Masha allh ciid Mubarak sharaf shaadiya
@shamsoosoble5559
@shamsoosoble5559 2 жыл бұрын
Ayamaha ciida caruurtu hadheesho
@awoelmi1200
@awoelmi1200 3 жыл бұрын
Eid Mubarak 😍❤
@gudbaayeofficial
@gudbaayeofficial 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf allaha ku sharfo walashey waxaad tahay kante oo kale wax mucaarada ma lihid ❤🙌🙏
@israahmed5323
@israahmed5323 3 жыл бұрын
Eid mubaarak muslimiinta ooo idil gaara ahaan soomaali weyn
@crizaqgure7990
@crizaqgure7990 2 жыл бұрын
mzha allah Axsan hees mcan Eid Mupark ❤😍😍
@kingnrd715
@kingnrd715 3 жыл бұрын
Mashallah sister Allah ku xafido walashey qali
@istarabdi4399
@istarabdi4399 3 жыл бұрын
shaadiyo naag adag walahi keep going ciid wanagsan Somaliyey
@idilbintuhassan1739
@idilbintuhassan1739 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo mcn Allah haa kuu xafiido
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 жыл бұрын
Maansha allaah Maansha Allaah Shadiya sharaf 😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤😍
@mubarikhayaan1520
@mubarikhayaan1520 3 жыл бұрын
Boqorada fanka shaadiyo sharaf❤
@Samiiro-mr5td
@Samiiro-mr5td 2 жыл бұрын
Ciiid mubaaarak 20222 ramadaaan
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 жыл бұрын
Eid wanagsan كل عام وانتم بخير🎆🎆🎆✨✨✨
@MOHACqaadir-fs6nu
@MOHACqaadir-fs6nu Жыл бұрын
Waaw cod macaan keep going ayeeyo🤣🤣🥰🥰🥰
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf gabar qurux badan mashallah allah haku dhowro
@user-bh1zv6ls6q
@user-bh1zv6ls6q 3 ай бұрын
Waaw😂❤
@queenqasimahmed1932
@queenqasimahmed1932 3 жыл бұрын
Hees iyo badh👏🏻
@naagadag4493
@naagadag4493 2 жыл бұрын
Ciidu waa bari inta daawaneysa love saar
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 3 жыл бұрын
Amen 🙏 Shashka eid wanagsan
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 жыл бұрын
Mansh Allah eid mubarak
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Ciid Wanaagsan dhamaan Walaalaha Soomaaliyeed.Anagga reer Ankara/Turki hadda nahay Saakay bandow Covid19😷 dartiis u ciidi weynay. Laakin idinka inoo ciiday. Caafimaad ku ciida. Nin walbo wadankaa wax ku dhaama maleh. 13/05/2021.
@sadamkhaliif6363
@sadamkhaliif6363 3 жыл бұрын
Mshalh shadiyo sharf codkeda io qurxdeeda kley iska araG 🌹🥰
@user-ki9xs7cl8r
@user-ki9xs7cl8r 3 жыл бұрын
Waaaw Masha allaah my uqti qaali
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah wa wlashiine
@Miss-sagal
@Miss-sagal 3 жыл бұрын
Ciid mubarak dhamaan umada islaamka meel walba ay joogto. كل عام وانتم طيبين.
@zaalim8539
@zaalim8539 3 жыл бұрын
Best camer in somalia astaan
@athareymamalito6173
@athareymamalito6173 3 жыл бұрын
Keeping going sister mcn shacdiyo sharaf
@mahadmoh713
@mahadmoh713 3 жыл бұрын
Hore u soco
@muniiromaanka5809
@muniiromaanka5809 3 жыл бұрын
Maasha alaah shaadiyo
@ApdikeniyuusufApdikeni
@ApdikeniyuusufApdikeni 3 ай бұрын
ALLAW CAAF MAAD NAGU GAADHSII❤❤❤🎉😅😊😂
@sarasia6173
@sarasia6173 2 жыл бұрын
Ciid wanagsan ❤️🌸
@yusufibrahim6171
@yusufibrahim6171 3 жыл бұрын
Ciid MubaraK
@muniiisse731
@muniiisse731 3 жыл бұрын
Masha Allah dhan walbo kadhisan ayd thy shaadiya🥰😍
@khadijoxasan823
@khadijoxasan823 3 жыл бұрын
Mashlh shadiyo xbiibti
@zamiinay6312
@zamiinay6312 3 жыл бұрын
Eid mubarak all the Muslims in world ✨💖🥳💕💓🥳🥳🥳🌛🌛🌜🌙🌜🌙🌙🌜🌙🌜😍😍😍
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
Qurba na dishee wlahi bila takriib bila ehel ax xanuun badn 😥😥😥 mudo faro badn
@abuukarcadow8751
@abuukarcadow8751 3 жыл бұрын
Adi kowdii xaaku waday
@roomiyowshiiqali4791
@roomiyowshiiqali4791 3 жыл бұрын
Ciid mubarak
@mrbajadofficial8315
@mrbajadofficial8315 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta qaasatan umada soomaaliyeed ciidaan ciideeda kale nabad iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 3 жыл бұрын
13/5/2021 happy Eid Mubarak 💖💚❤️😘
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 жыл бұрын
Happy eid Mubarak 🎈🎈 2/5/2022
@zalmandoon4881
@zalmandoon4881 2 жыл бұрын
hees iyo badha
@asmaadem1576
@asmaadem1576 3 жыл бұрын
Shadiyo ♥️🥰👑
@maxamudmaxamed6577
@maxamudmaxamed6577 3 жыл бұрын
Masha allah nice
@hodanabdi1289
@hodanabdi1289 3 жыл бұрын
Marsha allah Walachia❤️❤️❤️❤️ciida wacaas
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
Ciid Mubarik to everyone somaali maxamadeey❤️
@khadarahmed8519
@khadarahmed8519 3 жыл бұрын
Shadiyo mcha allh alle haku xiftiyo
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 жыл бұрын
Shadiyooo ciidbmubarak
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Omg❤
@husseinabdisse8663
@husseinabdisse8663 Жыл бұрын
Cawa ay thy haben isniin ah 16 april 2023 dhanka kle tariqda hijriyada ay ku began tahay 25 Ramadan 1444 oo ciidna inogu harsan thy 5 haben kaliyah wxn leyhy umada somaliyed ciidan cideda nabad iyo cfmd allah nagu garsiiyo CIID WAANAGSAN
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Shaadiyo ❤🎉❤
@user-nu1xx9dv9e
@user-nu1xx9dv9e 3 жыл бұрын
🥺❤
@mahadmoh713
@mahadmoh713 3 жыл бұрын
M.shallah
@caskahappy
@caskahappy 3 жыл бұрын
Muusiga waxaa soo xasuustay heestii cawaale aadan inta ila midka ah like isaar
@yusufdhiblaawe5762
@yusufdhiblaawe5762 3 жыл бұрын
Ciid Mubarak 💯🗨🕳✋🕳
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Ha heso ❣️💯
@degmomaxamad5169
@degmomaxamad5169 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf 👌💯💯💯
@ugaaskaramo7555
@ugaaskaramo7555 3 жыл бұрын
Eid Mubarak umada islaamka ah meeel kasta ay joogan
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
🤥Qish dhan😉🤗😂😂😍
@ayanyuusuf47
@ayanyuusuf47 2 жыл бұрын
Shadiyadaydih
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 15 МЛН
Ciid heeso
37:07
Dahir Abdirisak
Рет қаралды 125 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 140 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 22 МЛН
Heesta Ciida | Shaadiyo Sharaf.
4:36
Astaan
Рет қаралды 37 М.
HEESTA CIIDA WAY AHAATAYE MAANTA | NO MUSIC |
2:14
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 845 М.
DAYAX DALNUURSHE OO RUXAY MASRAXA HEESTA (WAA ADIGA) BANDHIGA SHOWGA CIIDA [2024]
3:25
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 2,3 МЛН
ADEER ARXAN LAWE PART 1
19:26
Family Sagal Channel
Рет қаралды 2,4 МЛН
Xog Xasaasi ah & Digniin Ku Saabsan Fadeexaddii Hubka!
8:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 6 М.
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
SHAADIYA SHARAF HEES XAMARI 2023 AROOSKII UGU SHIDNAA…
3:35
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 9 МЛН
Ciidda u-debaal Dega | Xaawo Degan | Astaan HD 2020
3:59
Astaan
Рет қаралды 367 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 140 МЛН