Ciidda u-debaal Dega | Xaawo Degan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 367,245

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Waxa hore u qaaday Aamino Sahra Barkhadle
Erayada: Xasan Sheekh Muumin
Laxanka Siciid Maxamed Xarawo
Astaan HD 2020

Пікірлер: 310
@hazenharir8063
@hazenharir8063 3 ай бұрын
Hadaad heestan dhageysaneysid 10/4/2024 fadliga ciida awgeed love igu saar❤💯
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 3 жыл бұрын
Hada heestan cida dhagesanesit 2021/12/5 habenki ciida ismujiya😍
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 4 жыл бұрын
wlhy inantan marka codkeda maqly waxa so xasusty hibo nuura🙄❤❤👏👏 awooda fanka somaliyeed so noqonysa wlhy ❤👏👏
@bilandiirshe8669
@bilandiirshe8669 4 жыл бұрын
Waaaw isku aragti ayaan nahay
@abdulkadirsom
@abdulkadirsom 3 жыл бұрын
Wey u cod egtahay
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Quruxda, dhirirka, jooga, jowharad iyo cod macaan... Hambalyo Xaawo Dagan.
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 4 жыл бұрын
war maasha laah dheh plz ilahey ilxun haka hayo waa hooyo
@farxanmaxamed6546
@farxanmaxamed6546 4 жыл бұрын
Ciid wanagsan dhaman musliminta Lkn gabdhan tii qaraxo iney tahay inta ila aragtay like isaar
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
Gabdhi soomaliyed uhoreysay o kaman garaaci aaan arkay batahy masallah dalkaygooy guul ban ku rajeyn🇸🇴🖐
@dhuuxali9846
@dhuuxali9846 4 жыл бұрын
Kaban maahan sxb Violin ayaa lahaa brother iga raali noqo.
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
@@dhuuxali9846 haa inuna ahayn wan oga lkn magiciisan garan wayey mahadsanid wl
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 4 жыл бұрын
Asc. Wll gabdho badan ayaa qaraaca oo soomali ah.
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Kaban kaan aad u jeclahay xitaa jacayl aan u qabo mid yar oo caruurta loogu tala oo baytarile soo iibsadey
@maslahstudio5872
@maslahstudio5872 4 жыл бұрын
Kaban ma ahan waa fiyoolin wll
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Astaan TV horay u socda wacadalle waad tagteen. Ma jirto warbaahin soomaaliyeed oo idinla tartami karta 👏👏👏 Otherwise Eid Mubarak to all Somali people 😍
@Akram80083
@Akram80083 4 жыл бұрын
Ciid wanagsn dhamaan umada somaliyed anagu axada damashad kena ♥️🇸🇴
@umuriim261
@umuriim261 4 жыл бұрын
Sx
@mohaabdille3456
@mohaabdille3456 4 жыл бұрын
Gabar IGA dheh xawo dagan
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Waxaad mooda inaY soo noqonaYso awoodi fanka ee inaga mora duugan taY...
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 жыл бұрын
Casimada Somalia nabad ayaan idin rajen anoo jogo Nairobi
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Canab qorgab waad mahadsan tahay sister
@missmannydxb
@missmannydxb 3 жыл бұрын
I only I understand Nairobi here 🤣that's my home
@yusufabdullahi1566
@yusufabdullahi1566 4 жыл бұрын
Somalida waxaa ugala yaabay dadka hibada uleh fankana codkana ilahey ugu deeqay ma buubuniyan kuwa iska matalaalacayo ee kugu so dhisayan Hada bal gabadjaas codkeda mcn kwrn dadki hore wax kama tuugeso ❤💯
@machadkawaalidnimo
@machadkawaalidnimo 3 ай бұрын
Mahadsanid Astaan TV. Sidaad u noolayseen fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed waxay dad badan gelisey farxad, wadaniyad iyo qab. Guuleysta
@nimceeyamohamed7704
@nimceeyamohamed7704 4 жыл бұрын
Masha Allah xaawo Dagan wllhi iyada iyo walaashay oo iga weyn lama kala garto muuqaalka subxaana Laah from Somaliland Hargeisa ❤️❤️💓🙈
@dhugfenabadiyonolol9608
@dhugfenabadiyonolol9608 4 жыл бұрын
Ciid mubaarig Somali wayne anigu axad ayaan ciideynaa
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Xaawo Degan waa xidig . Ilaahay ayaa cod jamaal iyo qurux ugu deeqay.
@saddamabdullahi9054
@saddamabdullahi9054 4 жыл бұрын
Xaawo Dagan Fanaanad mustaqbal leh oo inaga qarsooneyd horay u soco walaal 🙌🏽❤️🙌🏽
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 4 жыл бұрын
Islaanimo Iyo somalinimo haday jirto xaawo Hala iigeeyo....🌹🌹🌹🌹🌹
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 4 жыл бұрын
Quruxda, Codka iyo Ciyaarta xaawa iga gadan
@mohaab6789
@mohaab6789 4 жыл бұрын
astaan muqalada qaabka ay u sameyan wa cajiib waxad ka daremaysaa in dad xirfadlayaal gacanta ku hayaan i love qaabka ay wax u duubaan
@luulmohamet5341
@luulmohamet5341 Жыл бұрын
Damaashaadka daawada ciida u dabaal daga 🎉❤❤❤ eid mubarak dhamaan umada soomaaliyeed
@kingmohaa9116
@kingmohaa9116 4 жыл бұрын
Waxaa codka Xawo Dagan sii qurxiyay waa Codka Malyuum Maanka # waa qof da, yar misna cod wanagsan horey u soco 👍💯💯💯
@maamacasho9990
@maamacasho9990 3 жыл бұрын
Ciid wngsan ciidul caafiya Hoooyayaal❤💯💯🇸🇴
@sayidkhalifa3908
@sayidkhalifa3908 4 жыл бұрын
Xaawo Degan fananad Cusub ma ahan Heesteeda Waaa Jiraa Jaceylka ee ugu horeysay inta taqaan Farta taaga???
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Dadka hadda Lee baranooyaan xaawa daggan dayax dalnuurshe iyadaa soo saartay
@omaribrahin2113
@omaribrahin2113 4 жыл бұрын
Masha ala fankii soomaaliya oo soo noqday baan arkaa
@omarbaw6823
@omarbaw6823 4 жыл бұрын
Afkada caana lagu qabey xaawo degan qurux & codba Allah baa kugu maneystey ..jiroo joog
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 3 жыл бұрын
Ciid wangsaan dhamaan umada somaliyeed cid wangasan aniga waxan cidayaa malinka jimcaha hadi alle idmo Eid mubarak asxabta iyo familyga dhaaman
@jaylanihassan5534
@jaylanihassan5534 4 жыл бұрын
Gabdhihii hore na xasuusisay codka iyo labiska❤️
@Kharyeuk
@Kharyeuk 4 жыл бұрын
Waah waah xawo dagan fankii hora nasoo xasuusisay Masha Allah
@abdiwali8923
@abdiwali8923 4 жыл бұрын
Bilkheer maashalah guulayso abaayo
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 4 жыл бұрын
Waaaw what a beautiful song iyo fananad qurux badan 😍😍😍😍 masha Allh
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y 3 ай бұрын
Ciid wanagsan all Muslims rabbow ciidan ciideeda nabad nagu gaarsii rabbow in tii Hamileh rabbow ufudeydi❤❤❤🎉
@kenanmohamett2310
@kenanmohamett2310 Жыл бұрын
hadaad dawaneyso 2023 love dhac kusii❤️
@bisharwallalka4021
@bisharwallalka4021 4 жыл бұрын
FananaDan markan arko barnamijki qaraxo ayan so xasusta😅😂
@abdiqaniabdullahi4453
@abdiqaniabdullahi4453 4 жыл бұрын
Gawadaan cud kethaan waanka hely entaa kaheshy like siya
@madadaalotv24
@madadaalotv24 4 жыл бұрын
Heesta Ciida u dabaaldaga. Aamina Maxamed Barkhadle. Astaan Tv aniga waxaan siiyay, Tv ga Tv yada Soomaaliya. Halkaas ka sii wadda howsha aad haysaan.
@dhuuxali9846
@dhuuxali9846 4 жыл бұрын
Waa waarbaahin wax iga farxiya oo rajo i galiya maahane wax kale kuma arkin waa Warbaahin bulshada Sommalida ah rajadooda soo noolaysay. Waa run anigu Tv- ga kaliya oon daawado weeeyaan.
@madadaalotv24
@madadaalotv24 4 жыл бұрын
@@dhuuxali9846 100% waa tv ga kaliyah ee la daawan karo barnaamijyadiisa.
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Ciid Wanaagsan dhamaan Walaalaha Soomaaliyeed,Farxad iyo caafimaad ku ciida. Anagga reer Ankara/Turki hadda nahay Sanadkii labaad bandow Covid19😷 dartiis u ciidi weynay. Laakin idinka inoo ciiday. Caafimaad ku ciida😙. Nin walbo wadankaa wax ku dhaama malahan. 13/05/2021.
@maxamedaadan447
@maxamedaadan447 4 жыл бұрын
Gabadha violenka garaacayso besaa isoo jiidatay 😂😂😍
@abduladow3861
@abduladow3861 4 жыл бұрын
Bilkheyr Ahmed iyo viyoolinkeda 🔥 xaawo iyo codKa 🔥
@quruxkudhiiglefans8684
@quruxkudhiiglefans8684 3 жыл бұрын
Inta soo buuqatay eida carfo 2021 like 👍waye palantena
@amarushakur77
@amarushakur77 4 жыл бұрын
Xaawo Dagan❤️ Astaan TV the best somali TV. Nooleeyaha Umadda. 😍😍 Ciid Mubarak
@mariasamater5079
@mariasamater5079 4 жыл бұрын
Hiba nuura isoo xasuusisayaa wllaley ilahey codkaga haku daaayo👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💗
@puntlandwaahooyadiifederal5152
@puntlandwaahooyadiifederal5152 4 жыл бұрын
Wow..m.allah ##AstaavTv welldone waa dadaalaysaan runtiii Fanaanad hawa dagan M.allah Codka allaha kusiyaadio Gabadhii igu horaysay oo Violen garaacaysaa waa m.allah runtiii Keep making us proud guys..♥️
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Barnaamijkii Qaraaxo hortii kuma aqoon wllo Top baad thy 🙏👌👌
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Yaaa? Maxaa tiri? Ciyaarta dhaaf
@abdullahifathi
@abdullahifathi 4 жыл бұрын
Xidigta Mogadisho waye iska baro.
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Xaawo degan miyaad qaraaxo ku baratay xagaad ku maqnayd waa fanaanadan ugu jeclhy fananinta Muqdisho hees qaday oonan dhegaysan maba aqaan
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 Wllo Dee local bay ahyd malaha 🤣 wllhi barnamijka dad badan onan aqoon baban ku bartay ma wada dawan lakin dusha un. De fanaanTi u kala kiciya hala barTee
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@Who_are_you900Inadero anba qaar badan oonan aqoon baa ku jirey lakiin inantani waa kuwa ugu caasan muqdisho xaga codkana loogu qaatey😅
@ibraiidow9558
@ibraiidow9558 4 жыл бұрын
masha alaah ciid wanaagsan marwo xaawa degan
@Sabra9682
@Sabra9682 4 жыл бұрын
Eid mubarak dadki leyga beerow🇸🇴😍
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 3 жыл бұрын
Eid Mubarak mashallah
@deeqdarajo6078
@deeqdarajo6078 4 жыл бұрын
Hawo degan wan wata qaraxo an ku bartay masha Allah
@yuuyu114
@yuuyu114 4 жыл бұрын
waa Original waa isku keenteen waayo sidii loo tumay wow Horumarba socda Marag Geyi Soomali rajo ayaa igashay
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 4 жыл бұрын
Astana tv Waad guuleysteen Hore u soco. Dhalinyarad oo dhan way ku xidhanyihiin
@abdaleisse415
@abdaleisse415 4 жыл бұрын
Noolaad inta nolal jirto wlley
@ruman5135
@ruman5135 4 жыл бұрын
Eedo mcn ciid Mubarak cidul cafiya iyo inti Muslim ❤😍😍❤
@saacidarlaadii2981
@saacidarlaadii2981 Жыл бұрын
Jiliin dabiici ah ayey la timid gabadhaan 100%100❤🎉 ayaan seeyey dhanka kasto
@safiaali9957
@safiaali9957 4 жыл бұрын
we are still fasting today. Eid is tomorrow Sunday insha Allah laakiin Somalia waa u ciid .Ciid Mubarak kiligiinba
@panina583
@panina583 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak umada somaliyet meelwalba aduunka kajoogtan❤️❤️❤️❤️
@abdifatahmohamed865
@abdifatahmohamed865 4 жыл бұрын
XAAWA DAGAN ILAH AYA JOOG IYO JAMAL UGU DEEQAY ILAH HA USIYAADIYO AAMIN
@bilewarsame3895
@bilewarsame3895 4 жыл бұрын
Xaawo degan say u xadraynayso ka helay wlhi😂😂.
@cawilmaxamed345
@cawilmaxamed345 4 жыл бұрын
Taasaan been egeyn
@abdullahiali9233
@abdullahiali9233 4 жыл бұрын
Naagtan ayadoo sooman ii qaaday heestaan ee fawdada halaga daayo Ramadhanka
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Naaguhu 30 beri masoomaan waryaaa inay fasax ahayd laga yaabaa ee kaleexo dumarka ilahay ayaa la xisaabtami maxaa kuhaya
@ahmedabdulla8085
@ahmedabdulla8085 4 жыл бұрын
Masha allah heesa wanaagsan
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 3 жыл бұрын
Ma sha alh ciid wanag san marwalba daacidiya qeerka ayamaha la dortay daimow rabiyow diinta fadligeeda hanoogu dambi dhaafo amiin
@bashka7606
@bashka7606 3 жыл бұрын
Gabadhaan quruxda badan codkeeda masha allaah
@hibomohamed5195
@hibomohamed5195 4 жыл бұрын
Mashaalah xawo dagan very cute evil eye aside walal
@Maxamed-io4hk
@Maxamed-io4hk 13 күн бұрын
Inta 2024 dawaneyso❤
@ikranahmed5986
@ikranahmed5986 4 жыл бұрын
Cod ,aqurux ayeey daganaan maasha alah sidaan hadaadan u qurux badnayn fan lama soo galo OMG am so inlove with her voice Gabar HG ah maasha allah love you ilxun kuma aragto💋💋🌹🌹🌹
@guulside1595
@guulside1595 4 жыл бұрын
mshlh xasuus waayo waayo somaliya way so noqotay
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 4 жыл бұрын
I'm impressed by the entire band ! Good job
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Xaaawa daggan fanaanad cod macaan
@qaalidcalasmaxamud445
@qaalidcalasmaxamud445 Жыл бұрын
Ciiid wanaagsan all Muslims gaar ahaan umada somaliyed mel walba e jogaan waxan idin leyhy ciid wanaagsan wa markii. Sadaxaad aan dawanayo. Hestiii xaawo dagen/4/21 april// //2023 hees xasus leh cod macaaan ma. 🥰 sanadkan iyo kiisa kle caafimad alle hanagu gaarsiiiyo. Iyoo qery badan
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 4 жыл бұрын
Fananadaan waan taageeraa runtii caadi Mahan
@TheMaestro8
@TheMaestro8 4 жыл бұрын
This is a Masterpiece.
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 4 жыл бұрын
Ciid mubarik somaliweyn ilaahay ciidan ciideeda midnimo, wadajir iyo nabad alle haynugu gaadhsiiyo.
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 4 жыл бұрын
Aamin
@ahlamwaliid397
@ahlamwaliid397 4 жыл бұрын
Astaan🙌🏽🙌🏽🙌🏽 waad takteen runtii❤️
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Amazing wlh sida ay foyoliinka u garaaceyso masha Allah horay usoco xbbti ❤💋😘👌
@sharmaboy6687
@sharmaboy6687 4 жыл бұрын
Quruxda codka io ciyarta xaawo iga gadan
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
Xaawo degan 👏👏👏👏 ciid mubaarak All Muslim ☪️ ♥
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 4 жыл бұрын
Heebad faneed beyledahay iyo buuqaal daawasho leh ilahey Masiboyinka dhacaya dhinac haka maro Hormar wanagsan Alasiiyo Masha laah dhaha waa quruxbadantahay lee ha kurinina Ilahow usiyaadi I Love dadkaan oo kale live ku heesikara
@jamamuhdinyusuf9194
@jamamuhdinyusuf9194 4 жыл бұрын
Xawo dagan hore u soco my fananadena😍👊
@maryamomohamuud5580
@maryamomohamuud5580 3 жыл бұрын
Maansha allaah gabdhaha soomaaliyeed quruxda iyo hibada ilaahey ha u barakeeyo😍😍😍😍😍😍😍 ciid wanaagsan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Laxamiste sacid harawo wllhi laxamadiisa aad bey u dhadhan fican yihiin🖤🤍🤍🎻🎻❤❤
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan Somaliyeey 20/07/2021
@omargureyqoordheere5459
@omargureyqoordheere5459 4 жыл бұрын
Gabadhaan heesta haloo boobsiiyo ilma yaree kasoo tagtee kkk kaftanka ciida lee yaah queen quruxeeey
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂waa xasuusataa yaah
@suganemedia1149
@suganemedia1149 4 жыл бұрын
Inta soomanay like ii saara
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه حاوا ديغن أبدعت ماشاءالله .......صوت قوي , واحساس راقي , واداء متميز, ربنا يجفظك وبالتوفيق دائما
@mustafabdirahman9452
@mustafabdirahman9452 4 жыл бұрын
Wow! Fanaanada Xaawo Dagan best
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 4 жыл бұрын
Ma khayr خير baa mise qayr غير
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Allayacizak Xaawo Degan , Gabadha Violinka tumeeyso Ayaa Icajabisay Dowlo Astan tv Guuleesta .
@h.ddalnuurshe5515
@h.ddalnuurshe5515 4 жыл бұрын
Astaantv 🎉♥️♥️♥️♥️ hore u socdaa👌
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 4 жыл бұрын
Gabadha yar oooo camanka garaacysa waaanka helay 💕💕💕💕❤️❤️
@qummansabbag
@qummansabbag 4 жыл бұрын
Music gii hore in lasoo celiyo oo waliba heeso cusub lagu qaado hadda kuwii hore keliyaan hadda arkayaa, xaawo deggan mahadsanid sidaad noogu madaddaalisey heestaan ciidda, dhammaantiin ciid mubaarak.
@warda4257
@warda4257 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak umada somaliyed meelkastod ku sugantihiin❤🇸🇴
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi 4 жыл бұрын
Eid mubarik umada somaliyed
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
عيد مبارك علينا وعليكم تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال ❤❤❤🥰
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 4 жыл бұрын
xaawo dagan dhowrsan / jecliyaa❤
@kuuscowl
@kuuscowl 4 жыл бұрын
Hestan ma isticmali karaa Astaan
@mohamedosmanahmed9259
@mohamedosmanahmed9259 4 жыл бұрын
gabadhii maryoolay ugu horrasay oo Violin lista scorkaa waan u hayaa inna hebel dacar.
@yuusufmohamedabdi4780
@yuusufmohamedabdi4780 3 жыл бұрын
Ciid Mubaarak🌙
@khadarabdilahimohamed2849
@khadarabdilahimohamed2849 4 жыл бұрын
Heesta waxa hore u qaaday aamina sahra oo fanka ku jirthy wax yar waxaan ka xasuusta waa dab iyo naar caashaqu
@bulashawi8926
@bulashawi8926 4 жыл бұрын
Astaan waxey u istagtay iney fanka somaliyed ee soo noleyso laguna heeso live music ciid mubarak dhaman tiin ilahay nabad iyo cafimad hanagu garsiiyo ciidan ciideda kalo
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 4 жыл бұрын
MaanshaAllh iid wanaagsan idilkiin muslimoonta oo idil,soomali weyn iyo bahda astaan tv
@fordowsainabdinasir4981
@fordowsainabdinasir4981 4 жыл бұрын
Masha Allah Eiid Mubarak dhamantin Eiid wangsn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴💋💯
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 4 жыл бұрын
Woooow amazing Hawadagan iid mubarak
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 4 жыл бұрын
xaawo dagan cod macan masha allah
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 111 М.
Ciid heeso
37:07
Dahir Abdirisak
Рет қаралды 125 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
Heesta  Wahad iyo Xaawo Deggan
5:49
Astaan
Рет қаралды 912 М.
Amina Sahra  & Hoballada Waaberi | Heestii Ciida u Dabaaldaga
7:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 10 М.
Xulka Heesaha Ciida
11:23
LBchannel
Рет қаралды 214 М.
Heesta Alla maanta Ayaanta I Maxamed Lafoole I ASTAAN 2022
5:40
HEESTII ISKU TIIRSANAADOO KA TASHADA CADAAWAHA IYO XAAWO DAGAN  2020
4:49
Somali National Television
Рет қаралды 210 М.
CIID WANAAGSAN
4:48
jazzey709
Рет қаралды 893 М.