AUN Khadra Daahir Cige iyo heesta dadkoo uruurayoo isku tagay dhamaan ma ogaan karan dhageesi wacan

  Рет қаралды 19,021

kaydka Fanka somalida

kaydka Fanka somalida

Күн бұрын

Пікірлер: 8
@seidabdi751
@seidabdi751 11 ай бұрын
ALLAAH YARXAMHAA KHADDRAH SHEEXKH TTAAHIR CIGE OO AALA-UM-MAYMUUNAH AHAYD AHAYD AHAYD AAMIIN
@user-pb7rh5cl7j
@user-pb7rh5cl7j 2 сағат бұрын
Kh❤
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 4 ай бұрын
ereyadii Abwaan cabdiqaadir xirsi yam-yam 😢
@user-pb7rh5cl7j
@user-pb7rh5cl7j 2 сағат бұрын
🎉 0:28
@crasaaqanzhax1579
@crasaaqanzhax1579 7 ай бұрын
Alla yarxamah ❤❤️😭
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Abwaan YamYam markii uu sameeyay heestan ay Khadra dhool ku luuqayso ee "Dadka oo ururayoo" Waxa uu hayay Alifideedii kadib afarsano, waayo wuxu u raadinayay Af-shaxan u qalma midhaha isaguna uu ku qanco, judhiiba waxa uu u geeyay Harawo oo uu yidhi laxamee balse kumuu qancin hadana c/qaadir jiir ayuu u geeyay oo uu yidhi laxamee balse isna sidii si leeg kumuu qancin abwaanku laxankaa la saaray wax uu socdaba laxamiistayaashii koonfurta oo dhan buu u geeyay midba mar balse kuma uu qancin dhamaantood. Uugu dambayna waxa abwaan yamyam loo soo tilmaamay Hargaysa oo lagu yidhi halkaa tag halkaasaad ka helaysaa niman aqoon durugsan u leh laxan samaynta'e Hargaysa ayuu yimi waxaana uu markiiba la kulmay laxamiisteyaal ay ka mid ahaayeen bashiir xadi, jaangoo iyo qaar kale nasiib daro iyagana kuma uusan qancin sidii kuwii hore, uugu dambayn wuxu yimi Tiyaatarka hargaysa isaga oo niyad jabsan halkaana iska taagan ayaa waxa uu kula kulmay Maandeeq, salaan kadib abwaankii waxa uu u sheegay in uu la dhibanyahay heestan laxankeeda kadib Maandeeq waxa ay u tilmaantay Laxandhaadhigii, Mu'alifkii, ,Mufakirkii iyo Hoobalkii Axmed Gacayte Yuusuf, islmarkiiba waa ay is raaceen intay gaadhi qaateen iyaga oo u jihaystay goobtii ay Maandeeq ku taqaanay Axmed Gacayte, abwaan YAMYAM markii uu u dhiibay midhihii uuna sheegay in uu ilaa Goobe uu u geeyay balse aanu helin wali laxankii uu la doonayay heesta, ayuu Axmed isla markiiba helay laxankii lagu dhibaatooday halkiibuu abwaankiina la dhacay laxankii sidaasanay heestani ku soo baxday afarsano ka dib curinteedii. Erayada heestana waxa ka mid ah. Dadkoo ururayoo Isu Tagay dhammaan Ma Ogaan Karaan Mooyee Isagaa Ayaa Way haa Uga warama Aramidu Inay EeL dheer taqaan Hadba waxaan Arkaa Anoo Ay Cidlo ah Eridhaban Sidii Kuu OLolayee Ubax baan sidaa Kuula Soo Ordee Maad Iga Aqbali Eedaad Kalgacal Adaa Igu Ugbaye Dhibta Maw Ur bixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogolee Ku Abaajidee Ku Abaydinkaa Ee Kugu Indha La'a Haa Kugu Indha La'a Usha Maad Maad U Qaban? Usha Maad U Qaban Usha. Ifa Faala iyo Sahan Aragti dheer Sida Awliyaan Ku Odorosayaa Ayaa way Uga Haa ILo Biyo Leh Ku Ag meerayoon Oonku Iga Ba'ayn Garta Odoyadaa Lay soo diraa Xasuus Iyo Aqoon Afti Kaa Baxshee Yey Ku dhicin ILmadu Dhir Abaarsatee Isha Sacabka Mari Eedaad Kalgacal Adaa Igu Gudbaye Dhibta Maw Urbixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogollee Ku Abaajidee Ku Abaydinka ah Ee Ee Hee Hee HAA HAA Kugu Indho La'a Usha Usha Maad U qaban Usha Maad U Qaban Usha Usha Maad Uqaban Usha usha. Hees xusid mudan ❤ Taariikhda 1976 Yamyam Erayada Yamyam AHUN Laxanka A Gacayte AHUN Luuqda Kh Daahir AHUN.
@CarafaadMahamed-u8e
@CarafaadMahamed-u8e 7 ай бұрын
Sayidks
@AxmedbarrecaliAxmedbarre-ni7mr
@AxmedbarrecaliAxmedbarre-ni7mr Жыл бұрын
Is calaa hes
Heestii in,jacaylku halis,yahay   Hibo nuura iyo bacal,waan
11:17
Sahardiid Ahmed
Рет қаралды 16 М.
Un axmed mooge liiban iyo heeti gasira
8:52
abwaan jaamac ismaaciil cabaase
Рет қаралды 3,4 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 7 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Khadra Daahir Cige & Yey ku dhicin ilmadu
9:40
Goobyaal official Studio
Рет қаралды 43 М.
Dadkoo Dhami Ha Weriyeen lyrics|| Khadra Dahir Egeh
7:12
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 108 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 847 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|
9:32
HOOBAL
Рет қаралды 721 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,4 МЛН