No video

Dadkoo Dhami Ha Weriyeen lyrics|| Khadra Dahir Egeh

  Рет қаралды 106,788

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

Күн бұрын

fadlan subscribe noo saar channel mahadsanid.

Пікірлер: 47
@wayraxxasan3488
@wayraxxasan3488 10 ай бұрын
Ciidagale ha wariyeee ha wariyeen. Rabbi ha u raxmado Maamo Khadar Daahir Cige.
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Khadra quruxleey, I love you. Eebbe ha kuu naxariisto.
@suudhiyooatalo1967
@suudhiyooatalo1967 7 ай бұрын
Goorsheegtu 12:30pm habeenimo salaasa 6 feb 2024 waxaaanu nahay aniga iyo walaal iga wayn magiciisana layidhaa cismaan. jawaiga aanu ku jirinaa waa mid aan haba yaraatee halkan lagu soo koobi karin,leydha iyo neecawada qabow ee aanu jismiga ka dareemayno waxaa nagaga daran loveka iyo naxariista aanu qalbiga ka dareemayno ,waxaa noo baxaysa heestan oo ah mid dareen cajiiba wadata .waxaanu ku soo ceshanay ilaa tiro ahaan 6 jeer 😢 geedba geedbaa ka wayne , sida aniga heestu iigashay si ka xoog badan ayey saxiibkay i taabanaysaa ...waxaan rajeynayaa in wixii uu taabaaayo oo dhan alle u sahlo . Caashaqa warkiisiyo wedhidiiisa ila arag dhaxaan war waraaaye😢" Alle intii is jecel ha isku daayao
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 2 ай бұрын
Aamiin Aamin Zxb
@mjmj2602
@mjmj2602 2 жыл бұрын
Erayada: Maxamed Cumar Huuryo Codka: Khadar Daahir Cige(Khadra-dhool)
@MohamedHassan-ui1cq
@MohamedHassan-ui1cq 4 ай бұрын
Goofadhe, waa adeerkaa Goofadhe. Allah yacizak. Khadra codceedku dahabka dareera.
@ahmedali2154
@ahmedali2154 2 күн бұрын
Erayada heestan waxaa iskale allaha hanaxaristee nin la oranjiray odawaa xade
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
#Erayadii Mohamed Cumar Huryo AHN #Laxankii Ahmed Cali CiggaaL #Codkii Khadra Daahir Cigge AHUN.
@hoodoabdalla9448
@hoodoabdalla9448 4 жыл бұрын
Wooow dumarkiyo rago idil hadi laysku soo daro qofba dookhi meel noqoy
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 жыл бұрын
Qof jacayl damqaayo maal laguma dagi kari ♥♥been maaha taasi
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
awlaad jacayl
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 жыл бұрын
Gofadhe Lyrics Ereyadan waxa fahmi kara uun qof ay saamayn qalbigiisa ku leeyihiin jcylkuna waa wax maal ka qiimo badan .
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
@@hudafuture1330 runtaa ina abti jacayl iyo lacag isku derejo maaha
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige
@Abdallemaxamed-jv3wn
@Abdallemaxamed-jv3wn Жыл бұрын
hadii darofooqliyo dukamo la idhiso kumadawobo cashaqu 💘✍️💓💓🔥🔥🔥 khadra dhool alahayow kuu naxariiso amin
@rashiidashkir8103
@rashiidashkir8103 Күн бұрын
Abwaan huryo
@saitawil7528
@saitawil7528 4 жыл бұрын
Dadkoo dhami ha weriyeen ✔
@mohammed-jama
@mohammed-jama 18 күн бұрын
*ERAYADII : MAXAMED CUMAR HURYO ( AHU)*
@user-jb5ds7jo7c
@user-jb5ds7jo7c 5 ай бұрын
naftu keey la duunayd Darin Inaan La Jiifsado❤
@Nuura6iin
@Nuura6iin Жыл бұрын
Laxanka cida ku ladhay ayaan u baahnahay? Eesh calaa 👏💯
@user-kp5vs3ss3n
@user-kp5vs3ss3n 5 ай бұрын
Jiir
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Axmed Cali Cigaal
@abdibotan4740
@abdibotan4740 7 ай бұрын
Allow unaxristo khadra dahir
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 жыл бұрын
Asc walaalayaal waxaan idiinka codsanayaa inaad ii raadisaan heestan la yidhaahdo(lagama boodo axdi dhaba)
@TIKTOKER_PAGE
@TIKTOKER_PAGE Жыл бұрын
heestan waa jeclhy safarka marka ahay ban dhagysta kabanka iyo codka waa iskusobaxen wlhi
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees heerkeedu sareeyo
@najiibboss7364
@najiibboss7364 9 ай бұрын
Waxaas baa jeceyl la dhahaa damac duunyo ima gelin jeceyl baa idaashaday..
@mohamudabdirahman1643
@mohamudabdirahman1643 Жыл бұрын
Meeshaa sadarka waxay sax ku tahay ( durdurka iyo kaymaha haddii roob ku wada da'o dusha laac ka wada fuulye) NOT duurka
@ismailaden9022
@ismailaden9022 8 ай бұрын
Maaha walaal ee waa duurka iyo kaymaha Hadii roob ku wada da'o Dusha laac ka wada fuul! Dur durka ma noqon karto waayo durdur waa biyo ee meel marka roob ku da'o laac ka baxayo maaha. Duurka = kaymaha
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Yartaanaa tanaa
@Somali_pure
@Somali_pure 4 жыл бұрын
mashallah
@saitawil7528
@saitawil7528 4 жыл бұрын
@abdibotan4740
@abdibotan4740 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
ERAYADII AW XASAN LAXANKA M J JOOF
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Iska hubso ereyada huryo ayaa sameeyay laxanka cigaal aan filayaa
@DauusYare
@DauusYare 4 ай бұрын
Hadi darado foqo laidhiso
@miiraaleofficial248
@miiraaleofficial248 4 жыл бұрын
❤😍👏
@najiibboss7364
@najiibboss7364 11 күн бұрын
😅
@ayaanleabdulahi6584
@ayaanleabdulahi6584 2 жыл бұрын
Ane dihashaDayDi damac duunYo Ima galinee jacayl ba idashaday Inkastoo la donaba .. Xasus QaliYa waYo waYo
@KhadraMaxamed-yo9cj
@KhadraMaxamed-yo9cj 11 ай бұрын
🎤👍
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
Heestan dadku fikir qaldan ayay ka aaminsan yihiin Waxay ku odhanayan Eraydu Waa Huryo mana isaga Ee Waa Nin la idha maxamed jamac joof si aad u xaqiijiso garaac numberka khadra dahir 0634762300
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
APDIRIZAK TACAPIR maaamadu fanka wey ka nasatee callka ka daaya
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 3 жыл бұрын
Hahahahahaha waayeelkaa numberkeeda Maxaad u soo dhigtay
@user-qr6iz2pe3l
@user-qr6iz2pe3l 3 ай бұрын
Sow laba nin oo ciidagale weyna ah uun maaha
@user-og1fq8pm1c
@user-og1fq8pm1c 8 ай бұрын
😊😅😅😅😊😢😊
@Clicksly
@Clicksly 3 жыл бұрын
333inches 333333the 3333second 33333333
@ahmedali2154
@ahmedali2154 2 күн бұрын
Erayada heestan waxaa iskale allaha hanaxaristee nin la oranjiray odawaa xade
Khadra daahir cige dardaaran
11:11
XASAN BARQO
Рет қаралды 9 М.
Cawooy Maalinbaa La Yidhi Lyrics || Khadra Dahir Cige
7:42
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 15 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 91 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Khadra Daahir Cige   Kaban Qaaci : Masalo
7:48
Maria Channel
Рет қаралды 12 М.
Go'e Halaq Miyaa Tahay lyrics | | Khadra Dahir Egeh
6:30
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 364 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 741 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН