AUN Saado Cali & Cabdi Baadil Heestii Ajal | With Lyrics |

  Рет қаралды 439,330

Himilo Media

Himilo Media

4 жыл бұрын

Пікірлер: 96
@abdirizakm.hussein1083
@abdirizakm.hussein1083 2 жыл бұрын
Ereyada meelo badan baad khaladday Ajashaan dhammaan ifka kama tagtoo waa sida inagaa Bal eeg ubaxan baxay onkod ka iyo raaxadaaa allaa ina ku simay ogoobey kalgacal axdi dhawristiis ammaanteeda lihiin sow u jeedadeenii kumaynaan aflix ubad khayr qabiyo nolol aayatiin wacan ilahow nasiii ammiin allahayow aamiiin adan iyo xaawaa ololaha kalgacal ileen soo unkee aadmiga kalana anbaqaadyayoo abtirsiima noqay ogoobey kalgacal axdi dhawristiis ammaanteeda lihiin sow u jeedadeenii kumaynaan aflix ubad khayr qabiyo nolol aayatiin wacan ilahow nasiii ammiin allahayow aamiiin aduunyada nin nool wakhti urugaliyo waa ayaamo farax sidoo kale inana adkaysi iyo samirbaan ku aloosinoo ogoobey kalgacal axdi dhawristiis ammaanteeda lihiin sow u jeedadeenii kumaynaan aflixin ubad khayr qabiyo nolol aayatiin wacan ilahow nasiii ammiin allahayow aamiiin Ugub maaha labo isu oomanaayoo wakhti kala irdheeyey ehel caashaqoo waxaanahay in badan aayaha sugeee = ==
@kuriikiiarlaadibaydhabo4442
@kuriikiiarlaadibaydhabo4442 Жыл бұрын
Gobonimo mahadsanid wll
@amiinmustafe8010
@amiinmustafe8010 Жыл бұрын
War adigu chanelka maad uqortidba heesaha hhhhh
@mohaqani1041
@mohaqani1041 11 ай бұрын
Wkh tiga aad hesta ku soo qoraysid mad kheyr ku soo qodhid
@daadirqeys7998
@daadirqeys7998 8 ай бұрын
Bal eeg ubaxaan baxay ubadka iyo raaxada alla inagu simay halkaas baa qaladay adna Onkod kaan baxay mahan
@WaayoArag.
@WaayoArag. 6 ай бұрын
"Ajashaan dhammaan Ifka kama tagtoo Waa sida innaga; Bal eeg ubaxan baxay Ugbaadka iyo raaxada Alle inagu simay" Qoraalka saxda ahi waa sidaas.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 15 күн бұрын
Allah unaxristo saado cali warsame waxay eheed wadaniyad aan gaban 🙏🫡
@darwiishqaran6992
@darwiishqaran6992 Жыл бұрын
Heestan dadku inta badan ma yaqaanan ereyadeda abwaanka laha Rabi naxariistii jano haka warabiye ereyada waxa laha Saleebaan Xuseen Aadan (Gure) oo ay saado cali rabi ha unaxariiste isku hayb iyo isku deegaanba ahaayeen Laxankana waxa saaray Cabdi Baadil
@zacahmet844
@zacahmet844 4 жыл бұрын
cabdibaadil iyo saado waa wadaniyaashii aan jecleeyn ilaah ha u raxmado saado.
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Ай бұрын
Heestan markaan maqlo waxaan xasuustaa 2009kii arooskaygiii
@user-bv1rr7rn1w
@user-bv1rr7rn1w Жыл бұрын
Mansha allah khadr daahir cage maamada jacaylka hooyo soomaaliyeed maamomo allle.waxaan ugabarayaa cindi dheer iyo caafimaad inay ku waarto nolow.maamo.❤
@suleekha4785
@suleekha4785 3 ай бұрын
Codka laxankaa midhaha makala dhacaanhabeen 11:50pm 2024 ayaan dhagaysanayaa😢❤❤❤❤
@VittahFaroole
@VittahFaroole 3 ай бұрын
Erayada saado cali baa leh mamadu show abwaanad bay ahays AUN tee.
@jaamacjayte1936
@jaamacjayte1936 10 күн бұрын
@@VittahFarooleiyo xitaa laxankaba
@apdallaxasan8790
@apdallaxasan8790 2 жыл бұрын
saado cali warsame iyo cabdi baadil labo hoobalo aan taageero maamada allaha unaxatiisto cabdi baadil farxad ku noolow ❤❤
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
"Axdi dhawristiisa Ammaanteed lihi" weeye ee samaan maaha
@standalone2112
@standalone2112 3 жыл бұрын
You have any
@kahiyehassan7367
@kahiyehassan7367 Жыл бұрын
The best that stands to the test of time. Really love ❤️ it. Ilahi haunaxaristo Saado Cali Warsame!
@user-tx6qu3vi3w
@user-tx6qu3vi3w 4 ай бұрын
V Njk
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 Жыл бұрын
Heestii ugu horaysay een maqlo noloshayda anuu ciyaal sabi ah, ayaan ka maqlay isagoo ku heesaya rijaal aan ood wadaag ahayn mukhataar carab cige (buux). Ahn saado celi wxn filayaa inay ahayd hobolada waaberi hoboladii 2aad ee ugu qrx badnayd marka laga yimaado khadiija qalanjo, cabdi baadil waa legend aad u cod mcn allh ha daayo wxuu ku nool yahay germany
@mustafmohamudsaid6190
@mustafmohamudsaid6190 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 9 ай бұрын
Cabdi baadil iyo saado iyo heesta lagama dhargayo lagamana xiiso dhacayo sifiican bay isula jabinayaan
@raxmacalijama9089
@raxmacalijama9089 2 ай бұрын
Waxan laa.sugayaa 20 October 2024 riydii soo bilabantay 2015 kii malin khamiisa ayaa loo dabal dagii dona inshllaaah alla.hangu siimo.❤❤
@tubtatoosan1012
@tubtatoosan1012 2 жыл бұрын
Cabdi baadil waa fanaaniinta aan la siin mansabkii uu u qamay, waa fanaan buuxa.
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 2 жыл бұрын
Erayada heesta bro waad khaladay Ajashaan dhamaan. Ifka kamatagtooo. Waa sida inaga. Bal eeg ubaxan baxay. Ubadka iyo raaxada. Alle inagu simay. Intaan igasax👇 Bal eeg ubaxan baxay
@nuuradiinmohamud8754
@nuuradiinmohamud8754 3 жыл бұрын
Erayada waxay ilayiihiin bal eeg ubaxan baxay ugbadkiyo raaxada alle inagusimay tankale waxaa waaye aadan iyo xaawo ololaha kalagacal ileen soo unkee aadmigakalane anbaqaadyayoo abtirsiimo noqoy
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Erayada saas uqurxoon ee farshaxanka leh waxay maskaxdeeda kasoo maaxdeen Saado Cali Warsame Allah HAUNAXARIISTEE
@bisharoyasin8907
@bisharoyasin8907 3 жыл бұрын
Saakay salada subax anoo heestn ku heesaaya leen soo tuusay yaab waayadan ma,dhageyaan cajeeb sheekhoow
@abdulljama4591
@abdulljama4591 2 жыл бұрын
😂😂😂
@yahye2001
@yahye2001 2 жыл бұрын
Heesta laxankeeda Cabdi baadil baa leh ereyada ayeey leedahay AUN saado cali
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 9 ай бұрын
21/10/2023 Dhamaadka sanad dhib badan .
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
"Adkayn siiyo iyo samir" weeye
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 Жыл бұрын
Heestan Xasus Qaas aha ayey igu ledahay Anigo Tahriib ku so galey south africa 🇿🇦 2021 Bishi September haben Tahribka iso dhamadey Johannesburg kaso baxey Capetown u socda ba saq dhexe Gariga nolaga darey what A nigh
@sundusdhalosundusdhalo1446
@sundusdhalosundusdhalo1446 5 ай бұрын
Sanado faro badan caawaan heestaan dib usoo fiirshay 1 Feb 2024 saacadu 21:33 *9:33❤
@zuhaipmohamed8787
@zuhaipmohamed8787 5 ай бұрын
Welcome wll si kadis ah ayaan aniga oo ugu raaxaysanaya heesta commentskana akhrinaya iga soo hor baxday❤
@sundusdhalosundusdhalo1446
@sundusdhalosundusdhalo1446 5 ай бұрын
​@@zuhaipmohamed8787sharfanid wall❤teestaanu hees waydhaaftay allah noo dambi dhaafee😂
@abdirahmanas326
@abdirahmanas326 Жыл бұрын
AHU axyaa hees iyo erayo aan caadi ahayn 💓
@mohamedtahlil5575
@mohamedtahlil5575 2 жыл бұрын
Waxaa xasuusta aniga oo yar 1991 waxaa jiray 9 sano maqaayad aa ka dhageestay oo ku taale magaalada buulo barde waxaa ka soo qaxnay dagaaladi la socday magaalada muqdishu marka aa yara sifiican Baa u xasuusta marka yara waligeey dhibaato mala kulmin dagalki soo keeye de somaliya
@mohamedtahlil5575
@mohamedtahlil5575 2 жыл бұрын
Dalka aa junior lahay police ka waxey dhibaato gesytan lama dabaraaco qofkey raaban ee dhibateeyan
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 Жыл бұрын
Bal eeg ubaxan baxay. Saas ayay sax ku tahay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
HEESTAN BAA FIICAN
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 11 ай бұрын
waa hees iyo bar queen saado ❤❤❤
@xabiibulmalayiinkamudug6410
@xabiibulmalayiinkamudug6410 3 жыл бұрын
Xassan shiqa saado cali dilay ilhy cadabti ha galsho wadaniyad bay ahyd
@mohamedharaare6410
@mohamedharaare6410 3 жыл бұрын
Seed ku ogatay in xasan shiiq dilay saado
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 16 күн бұрын
​@@mohamedharaare6410walaal As ayaa dilay waan kaa hubaa Aun😢
@abdishukrijellehussein5381
@abdishukrijellehussein5381 6 ай бұрын
Dabtii waa hees yaraanteydii xasuus iguleeh
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Waxan umalaynayaa in ay erayada ay leedahay saado cali laxanka iyo kaban kana cabdi baadil
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Ha lkn laxanka inu laha Abwan bare maxmed Fiidow igu maqala ah
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Haa yadaa leh
@abdullahiahmed9129
@abdullahiahmed9129 3 жыл бұрын
Ereyada iyo lacaxkaba iyadaa leh. Kabankana c/baadil.
@darwiishqaran6992
@darwiishqaran6992 Жыл бұрын
Ereyada waxa lahaa alah ha unaxariiste abwan aan aad ushaac bixin oo ay saado isku hayb iyo isku deeganba ahaayeen oo la odhan jiray Saleebaan Xuseen (Gure) allah ha u wada naxariisto dhamaantood
@taharkataharja1717
@taharkataharja1717 2 жыл бұрын
Dadkii Hore baa Hobolnimo Leh!! R.I.P
@jamaahmedo3528
@jamaahmedo3528 2 жыл бұрын
Sado Cali songs are very good rip and the good people that die.
@nimcaanahmed5022
@nimcaanahmed5022 3 жыл бұрын
2020/20/12 daawanayaa😇
@zubeirdaud607
@zubeirdaud607 2 жыл бұрын
2021/20/12 dhagaysanayaa
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 9 ай бұрын
Heestan markaan maqlo 1999 ayaan xusuus dib u milicsadaa
@abdihakimyusuf2222
@abdihakimyusuf2222 2 жыл бұрын
Masha Allah heestan Aniiga oh yer Ayan daqeysanjiray
@ahmedabdirahman-jt4pz
@ahmedabdirahman-jt4pz Жыл бұрын
Adunyada nin nool waqti urugaliyo iyo waa ayan farax😢
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 2 жыл бұрын
Assalamu calaykum allaha u naxariisto dhamaantod iyo abwaankii smaeeyey xuseen awfarax dubad
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 3 ай бұрын
bal eeg ubaxan baxay waaye
@user-rd6vh4td9l
@user-rd6vh4td9l 4 ай бұрын
Aduunyada nin nool waqti murugo leh iyo ayaamo farax
@loukmanmohamed2562
@loukmanmohamed2562 2 жыл бұрын
Heestan markaan maqlo waan xiisooda
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 3 ай бұрын
Two legends
@abdiaddam1484
@abdiaddam1484 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso
@BuraaleTenant-mj1il
@BuraaleTenant-mj1il 10 ай бұрын
80-tamaaadkii dabayaaqadiisii.
@shacnishire5323
@shacnishire5323 2 жыл бұрын
Xxasuus bay igu tahay 2 june 2022 bana dawanayaah 😢😢
@user-rd6vh4td9l
@user-rd6vh4td9l 4 ай бұрын
Cawa iyo addis ababa 3:36 9/3/2024 sabti soo galayso iyo abdirixiim aadan faarax ciise aare😂❤
@abdkaafi
@abdkaafi 9 ай бұрын
Allah unaxaristo
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Olalaha kalgacal inleen soo unkee
@barehasan9916
@barehasan9916 3 жыл бұрын
One of best
@kabtankaoffcail7500
@kabtankaoffcail7500 2 жыл бұрын
Waaw saado iyo paadil
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 4 ай бұрын
Axya qarami
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 жыл бұрын
Aduunyada nin nool waqti uruga leh iyo waa ayaaMo farax
@saki7344
@saki7344 3 жыл бұрын
Aduun maha labo isu omanaayoo wakhti kala irdhee wlahy dad badan baan wajiyadooda xusuusty bari samaad waa badnaa
@Caliishamamad
@Caliishamamad 2 жыл бұрын
Nice song the best song
@YahyeJimale
@YahyeJimale 3 ай бұрын
2024 Cid 4 Cisho ka harsan tahay dawanayaa
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 3 жыл бұрын
Haye haye
@daahirjawle4964
@daahirjawle4964 9 ай бұрын
Heer sare 😢😢😢
@user-qi2ej6yf3d
@user-qi2ej6yf3d 8 ай бұрын
Waxa dhagays tay 1987 kii baydhabo anoo jooga
@osmanmumin6606
@osmanmumin6606 4 ай бұрын
1988 Ba ladigey maaxa 87
@ayanaxmed3220
@ayanaxmed3220 4 жыл бұрын
Aamiin allahayow
@burhnalisaid3484
@burhnalisaid3484 7 ай бұрын
Amiin alahayow labadeena
@najmafarax7495
@najmafarax7495 2 жыл бұрын
Ala ala
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 3 ай бұрын
Rip😊
@cabdimohamed7056
@cabdimohamed7056 Жыл бұрын
Hay
@ugbaadi99
@ugbaadi99 2 жыл бұрын
Ma Ugubey baa mise waa Ogobay🤔🤔🤔
@user-fq5ri7qe7q
@user-fq5ri7qe7q 6 ай бұрын
O🎉
@ayandiriye4702
@ayandiriye4702 2 жыл бұрын
😪
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Add a public
@hanimoham1424
@hanimoham1424 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@jaabdi8061
@jaabdi8061 2 жыл бұрын
Waa xaasus so ma ahan 😭😭🥲
@juniorbirik6945
@juniorbirik6945 10 ай бұрын
Please translate it into English
@user-bi9qn6pu1o
@user-bi9qn6pu1o 11 ай бұрын
Hee
@ridwannifiro803
@ridwannifiro803 3 жыл бұрын
ff
AUN Saado Cali Warsame Naftaydaa Ku Jiraban Galgaduud MP LYRICS
7:53
Gollaha Social
Рет қаралды 14 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 31 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
SAADO CALI WARSAME IYO CABDI BAADIL HEESTII AJAL (QARAAMI KABAN)
6:35
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 53 М.
Faadumo Duur & Ibrahim Baadil Ahun | Dhunkashaduba Waa Sad l Kaban
13:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 262 М.
Heesta Ajal Qaraami Love Waayo Waayo
6:38
XOGOGAAL
Рет қаралды 1,7 МЛН
Cabdi Baadil & Saado Cali Ahun l Hees Qaaci ah Kaban ah
10:36
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 18 М.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saado Cali iyo Cabdi Baadil - Beerkaad Iiga Taallaa Kaban
10:11
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 168 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.