SAADO CALI WARSAME - RAGU NAAGO JECELAA | HEESAHA HIRGALAY | HEES JACAYL AH | SOMALI MUSIG LYRICS

  Рет қаралды 728,596

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

3 жыл бұрын

Saado Cali Warsame - Ragu Naago Jecelaa | Heesaha Hirgalay. Hees jacayl ah , hees macaan, hees qoraal ah, heesaha saado cali (aun) mid ka mid ah heesaha ugu caansan Allaha ha u naxariistee Fanaanada soomaaliyeed Sado Ali Warsame, heestan oo sidoo kale loo yaqaan "Caashaqaa Runtaa" waxaan halkaan idiinka soo gudbineeynaa iyadoo ah, hees qoraal ah, sadocali heeso aad u macaan, iyo muusic macaan daawasho wacan.
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
sidoo kale kala soco heeso kale oo ay qaado saada cali warsame iyagoo ah heeso qoraal ah, iyo heeso saado ali qaraami ah, iyo heeso sado ali kaban ah, iyo saada ali warsame heesihii dhexee
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics, somali songs lyrics.
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#saadocaliwarsame #heesahahirgalay #somalimusic

Пікірлер: 111
@omarismail1123
@omarismail1123 3 ай бұрын
Saado Ali ilahey ha u naxariisto fanaan dhamestiran aye ehed sido kale waxa xusid mudan laxankaan macaan kabadan iyo kabankaan halaasiga ah Cabdi baadil woow.
@abdinoorhassan9420
@abdinoorhassan9420 3 жыл бұрын
Alla ya raxma walashey saado Ali warsame. Janada Allah hakugaliyo
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aamiin
@husseini4461
@husseini4461 2 жыл бұрын
Ameen
@RashidMohamed-fr1po
@RashidMohamed-fr1po 5 ай бұрын
Amiin
@galladgarfoosh224
@galladgarfoosh224 3 ай бұрын
Cirku shubi oga Roob Dhulku Rays qabooba Ramas doog udgoona Geesi raacda dheera Fulay maalin raayey Fadal rogosho badana ~ AUN SAADO ALI WARSAME ❤ 2024
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،،، الا يرحمها ويغفر لها ساذو على ورسمه
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe Күн бұрын
❤❤❤❤❤A true Somali Queen Allah ya rahma❤
@hamdiabdulkadir6046
@hamdiabdulkadir6046 6 ай бұрын
The Queen of Somali Music Sado Cali Warsame Naftu Raxo jecelo
@nawaassaawan7411
@nawaassaawan7411 2 жыл бұрын
2016 bisha 8 ayee aheed marka aan daremey inaan qof u bahnahy waxan ahaa mid jclka uu aan ogeyn mojadah uu leyhy markaas ayaan pilawey barefda aan necbaa lkn waxa is badaley naceebka barefadka waxan bilaawey markaan barefadka la garo khamiis iyo jimcah fasax lagaro aniga waxan jclaa inaan iska dhigto lkn 2020 ayaan waxaan ku jir wayey mojada bada weyna I qarqiyeen
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Жыл бұрын
Hadda ma guursattay baayo
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 8 күн бұрын
Allle ha unaxriisto edo saado ali warsme ❤😢🤲🙏 heestaan kama daalo dhageysigeeda ❤🥀 habeen talaado soo galayso 23/7/2024 dhagaystey
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe Күн бұрын
Wiilisha dhalan doona iya Kuwa badan oo hada jooga ayaaga kaaga aari doona cadowga umada UGUS waqtigooda waa soo afjarmay weligeen kuma ilooweyno❤
@Inyy__
@Inyy__ 3 ай бұрын
Queen of Somali music love you Hoyo Macan ❤️
@mustafedacar2183
@mustafedacar2183 8 ай бұрын
Saado cali warsame Allah ha u naxariisto qofkasta oo qoraalkeyga arkaa ha u duceeyo .
@rasheedqambi4305
@rasheedqambi4305 Жыл бұрын
Erayadii Maxamed Cali Kaariye, Codkii Saado Cali labadaba Alle HN. (Hobollada Waaberi)
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ssc guul Wacan of Soomaliya
@hon.idrismohammed760
@hon.idrismohammed760 11 ай бұрын
So sad to hear your demise story. RIP Legend saado
@user-gf6nr7pw8y
@user-gf6nr7pw8y Ай бұрын
Ilahow ku naxariso edo 😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed U Duceeya Saada Cali Warsame allow u NAXIISO
@OugasBoutte-tx3lc
@OugasBoutte-tx3lc 26 күн бұрын
Ilaho u naxarisso
@abdisalamosmanaden7420
@abdisalamosmanaden7420 2 жыл бұрын
Ilaahayow kuu naxariiso, fanaanad aan aad uuga heleyay ilaamaa yaraantaydii
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
AUN Ereyadiii Dhaqtarkii Jacaylka Ustaad Abwaan Maxamed Call Kaariye Laxankii Ustaad Abwaan Siciid Maxamed Siciid Abwaan Siciid Xarawo Codkii AUN Saado cali Warsame
@fathidiyad6941
@fathidiyad6941 2 жыл бұрын
Allh u raxmado🤲🤲🤲😭
@MubYus
@MubYus 8 күн бұрын
Saado cali.. alah raxma
@wllsalman2513
@wllsalman2513 3 ай бұрын
Who stiil watching 2024 😂
@hamdiqueen6988
@hamdiqueen6988 3 ай бұрын
Ani 😂😂😂
@abdilaahiaj3341
@abdilaahiaj3341 2 ай бұрын
𝐦𝐞 𝐫𝐢𝐠𝐡𝐭 𝐧𝐨𝐰
@wllsalman2513
@wllsalman2513 2 ай бұрын
@@abdilaahiaj3341 heesaha iskada 😀😂
@user-ci7vz8uf2p
@user-ci7vz8uf2p Ай бұрын
😂ani
@wllsalman2513
@wllsalman2513 Ай бұрын
Heesaha iskadaa 😂😂​@@user-ci7vz8uf2p
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Allow U Narciso Saada Cali
@waayelkaproduction
@waayelkaproduction 2 жыл бұрын
Ruux ruux ka maqayanyahu Hurdaduu ku reemiyo Riyo waali badana Ragu badana Dumarkuna u roona Hdana riiq dagaal iyo Colaad Raagta badana Kolna wey is reeban Kolna wy is raadshan Dhan uun mey isu raacan Cajip
@fathidiyad6941
@fathidiyad6941 2 жыл бұрын
Alla yaa raxma😭
@AbdiMahamed-js9db
@AbdiMahamed-js9db 9 ай бұрын
Allaah haku naxariisto amiin
@mawlidsmohamedhalale8485
@mawlidsmohamedhalale8485 Ай бұрын
14 June 2024 watching inta iga danbeesa like😊
@sayidka6911
@sayidka6911 9 ай бұрын
Allaha u naxariisto abwaankii abwaanada.
@khadardhamac1917
@khadardhamac1917 Жыл бұрын
Waa erayadii maxamed cali kaariye Waa laxankii siciid xarawo
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
#Dembi maaha heesta tani!
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Allow U Naxiiso Saada
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 жыл бұрын
Hees dareen gaar ah ii leh
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed Waa Mid
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ssc Guul Wacan ragga Dhabi u Rasasta
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Gararada Ssc Let Us Go Dagaalka
@user-ss4xf6zy8o
@user-ss4xf6zy8o 6 ай бұрын
Zaado cali warzame ilahay Haku naxrizto
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 Жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto 😢😢😢😢😢😢
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
A.U.N Hbo saado ali🥺🤲
@liibaannuur5649
@liibaannuur5649 3 ай бұрын
Allaha unaxaristo 😭
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Midooba
@shariifmaxamedshariif
@shariifmaxamedshariif Ай бұрын
Hestu macanaa😢❤
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 28 күн бұрын
Ilahow unaxariiso😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Allow U Naxiiso saada cal warsame
@Wardi7083
@Wardi7083 8 ай бұрын
Saado Ali nabad ku naso 😢😢
@AsadAli-sj8hd
@AsadAli-sj8hd 8 ай бұрын
Hees Caribbean wye❤
@user-eh5gz7pg7j
@user-eh5gz7pg7j 3 ай бұрын
The Prophet of Mercy: Power of the Word “There Is No God but Allah” It is the good word, la illaha illa Allah (There is no god but Allah) the branches of which reach heaven and yields continual blessings and benefits
@somalia499
@somalia499 6 ай бұрын
Fartuun birimo ❤❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aun mamo qaran sado runtey ka hadleysa lo dilay 😂😂😂😂😂😂
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 жыл бұрын
AUN allh Ku unaxresto
@user-nu9sd3xq7u
@user-nu9sd3xq7u 2 ай бұрын
Wayuwaayu❤❤❤
@zakiqeys3750
@zakiqeys3750 Жыл бұрын
Alla ya Raxma
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood U Gugmada
@shamsasharif8010
@shamsasharif8010 3 ай бұрын
1/5/2024 hees xusuusteeda wadata igadheh ❤❤
@saidaalidarar8183
@saidaalidarar8183 8 ай бұрын
Allah y rahmo rahimine
@Maquste
@Maquste 2 жыл бұрын
Allah yaraxma
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Xusuus Saada Cali warfare Hallahow U Naxiiso
@ahmedistuur9019
@ahmedistuur9019 6 ай бұрын
Geesi raacda dheraaa ❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Soomaain people
@NumberonefarmNof
@NumberonefarmNof 2 жыл бұрын
Naftu Raaxo jecela Rafaad Iyo dhib Necbaa Reer Magaale cashaqay Rubadiisu Nugulaaaa Haduu waayo tuu rabay Rogaal noqosho badanaa
@ibromaxofficial4666
@ibromaxofficial4666 8 ай бұрын
Nafta Raaxo jacela Rafaad iyo dib necbaa Rer Magaale cashaqay Rubadiisa nugulaa
@ayanaamoha4226
@ayanaamoha4226 2 жыл бұрын
Alla yaraxma
@wllmaanka6865
@wllmaanka6865 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto saado cali
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 5 ай бұрын
Heestaydiii😭😭😭🥺🫶🏽😍🤩Omg thisssss songgggg 😭😭😭🫶🏽
@FadxiyaIsmaaciil-pt3nw
@FadxiyaIsmaaciil-pt3nw Ай бұрын
2/may/2024 ❤ isniin
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Guulwacan
@abdilaahihasan1624
@abdilaahihasan1624 9 ай бұрын
Allah yarxamha
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 4 ай бұрын
Fan rogrogsho badana weeye
@abdirizacktimacade1388
@abdirizacktimacade1388 3 ай бұрын
Dhaxal waaara
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
GARAAD gala Dagaalka you must Be Resdy
@abdrizaksaid5017
@abdrizaksaid5017 3 жыл бұрын
Alla yarxma
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aamiin
@colombobaashi3561
@colombobaashi3561 2 жыл бұрын
Alla yaa raxma
@hamdiabdulkadir6046
@hamdiabdulkadir6046 6 ай бұрын
Everytime i hear those song i feel like the talk to me
@deeqowbaxareey960
@deeqowbaxareey960 2 жыл бұрын
Aamiinaamiin
@user-eh5gz7pg7j
@user-eh5gz7pg7j 3 ай бұрын
U.S. DEMOCRACY'S FUTURE "Today we're here to answer the most important of questions. Is democracy still America's sacred cause? I mean it.
@dhaadhapoi4616
@dhaadhapoi4616 5 ай бұрын
5/2/2024 allh yarahma
@totototoz5248
@totototoz5248 2 жыл бұрын
❤️❤️👌
@warsuganmedia914
@warsuganmedia914 5 күн бұрын
😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Walee Anagu IdoorAl Kala Fogaanu Iidooroow Dhulbante Ha Sheeganinw😊
@israelhabtamu248
@israelhabtamu248 6 ай бұрын
He's neftega wireba
@user-rt8qj8vz1j
@user-rt8qj8vz1j 11 ай бұрын
❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
No Ginsiga Nin iyo Naag Habartaa Waaladay shacabka No Khaniisad Iyokhaniis Ssc ma Ogalin
@Jiulize
@Jiulize Жыл бұрын
😅😅Haye khawarijka ,halkan maxa kahesa
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
@user-uk7fn3in5l
@user-uk7fn3in5l 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedNur-zq2xj
@MohamedNur-zq2xj Жыл бұрын
M.a ❤😂😂😂
@user-eh5gz7pg7j
@user-eh5gz7pg7j 3 ай бұрын
King Fahad Causeway Insurance Issue insurance policy for Non-Bahraini vehicles entering Bahrain and travelling through the King Fahad Causeway. The policy covers Bahrain only
@kadardoll7965
@kadardoll7965 9 ай бұрын
Fulle maalin reeyaa Rag hagrasho badanaa. Qofka lyrics ka sameeyey qaladkaa isagaa sameeyey.
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 8 ай бұрын
Fulle maalin Reeyaa faddal Rogasho baddanaa, ayey sax ku tahay wll
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 8 ай бұрын
Reer magaale caashaqay rubadiisu nugulaa, haduu waayo kuu rabay rogaal noqosho badana . Waar intaa micnaheeda isheega
@Naagnool124
@Naagnool124 8 ай бұрын
Anoo suugaan dhaadhinimo isku tuhmayey ayaan xittaa si fiican u fahmin intaasee kawarran?
@sharmarkeahmedkhayr6219
@sharmarkeahmedkhayr6219 7 ай бұрын
Reer Magaale Caashaqu Rubaddisu Nugulaa (dhuuntiisu nugulaa).. Macnaha reer magaalku aad bay ugu nugul yihiin jacaylka! waa siday ila tahay, waa la iga saxnaan karaa!
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 7 ай бұрын
@@Naagnool124 niyoow aniguba aadba isugu wanagsanayn suugaantee intee keeni waayay🤦‍♀️😁
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 7 ай бұрын
@@sharmarkeahmedkhayr6219 mhdsnd abowe
@user-eh5gz7pg7j
@user-eh5gz7pg7j 3 ай бұрын
Physics attraction caused by gravitation.... Click for English pronunciations, examples sentences,
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 3 ай бұрын
Sss
@user-eh5gz7pg7j
@user-eh5gz7pg7j 3 ай бұрын
See more ideas about booze, funny puns, puns ... Some things just don't make sense. Cocktail Jokes, Bar Quotes, Funny ... All good things in life are free. Alcohol
@wllmaanka6865
@wllmaanka6865 2 жыл бұрын
Wwww
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 133 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 511 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,6 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 279 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 581 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Saado Cali Warsame | inaga Afgarad yaa inoo sameeya
12:04
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.