AWALE ADAN 2013 MAHDIA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 2,135,015

Liibaan Jama

Liibaan Jama

10 жыл бұрын

EREYADII: ABDILLAHI HASSAN GANEY
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC BY: AHMED WALI (FURUNLE)
VOCAL RECORDING BY: MOHAMED KARAMA
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
studioliibaan.com
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 1 300
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 2 жыл бұрын
Inta soo raadisey markey maqashey Miss xiis ayey is guursadeen Ismuujiya💔❤
@hanadyare77
@hanadyare77 2 жыл бұрын
😅🤣🤣😅rufiyan weyn
@mohandek
@mohandek 2 жыл бұрын
😂😂😂🙏
@raaxojiinoow7288
@raaxojiinoow7288 2 жыл бұрын
Waa ikan amaantaan oo idil agtayda gubataa ee ka tahay caawa😭
@ramlodaahir2401
@ramlodaahir2401 2 жыл бұрын
Ani kk
@udgoon4842
@udgoon4842 2 жыл бұрын
Amaantii maxaa iga dambeyay mahdiya😪😪💔💔💔
@anazahmed3420
@anazahmed3420 9 ай бұрын
Sacadu waa 11:54 habeenimo Tariikhduna waa 10/10/2023 Cwa ayan dib usoo radiyay Hda iga dambayso Like ii sar❤️
@hibocali7739
@hibocali7739 Ай бұрын
Wlhi heesta wxan kusoo xasuustayy jacalkeygiii baa iiqaadi jirayyy allah idaye 😢❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Inanta loo qaado heestan amaan waa loo dhamaystiray Anigu si gaara ujecelahay waayo jacylkaaygii hore u qaadi jiray oo jeclayd iminkana aniga ayaa xasuus tahay Caawa ayaan dib usoo booqday Sacaduna tahay 8:40 Tariikhduna tahay 26/6/2023 Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤❤❤
@sukhranasir
@sukhranasir 10 ай бұрын
Qof kle ma heshay😢
@rahmaahmed8559
@rahmaahmed8559 9 ай бұрын
@@sukhranasir Gabdho Iyo war jecli😂😂🤦‍♀️🤦‍♀️
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 7 ай бұрын
​@@rahmaahmed8559ma sheegee😂
@maryanmohamudhassan2537
@maryanmohamudhassan2537 6 ай бұрын
@@sukhranasirpp
@HoodoJaamac-wv9ug
@HoodoJaamac-wv9ug 6 ай бұрын
😊😊p😊😊😊p😊😊😊p😊pppppppl😊❤l😊ll😊lllll😊​@@rahmaahmed8559
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Yaa soo radiye heestan guurka asaga iyo xiis kadib 😁❤️💕
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 2 жыл бұрын
🥺🥺
@bintuismail6148
@bintuismail6148 2 жыл бұрын
Aniga🥺
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 жыл бұрын
Mahdiya husen caateeye muyuu hana uk guursado intuu noocan guursanayo 🤮🤮🤮
@rayaanapdillahi4038
@rayaanapdillahi4038 2 жыл бұрын
🤣
@hhibaq67
@hhibaq67 2 жыл бұрын
Aniga😭💔
@rodakayf2307
@rodakayf2307 2 жыл бұрын
Mahdiyay iska raali ahow Dumashi❤😢🤗
@nimcuushppe1579
@nimcuushppe1579 2 жыл бұрын
Calafaa🙄
@abdiabdilahi730
@abdiabdilahi730 2 жыл бұрын
Danbi mugaline🤒
@mahdiyadheeman1450
@mahdiyadheeman1450 5 ай бұрын
Hye😅
@rodakayf2307
@rodakayf2307 5 ай бұрын
@@mahdiyadheeman1450 😂🥺 ma iyadiiba
@amiiramoe4516
@amiiramoe4516 5 ай бұрын
2024😩hada iga dambeyso like❤️
@FardawsaMaxamed-mj4xt
@FardawsaMaxamed-mj4xt 4 ай бұрын
Ani kawarn😂❤
@Coolvibe97
@Coolvibe97 5 жыл бұрын
Kama xiiso dhaca ilaa hada 2019 cida ila qabta liketa ha ula dhifon Old school
@asmameddjamaasmamed5911
@asmameddjamaasmamed5911 3 жыл бұрын
Wax ma illa darenta
@usaamayusuf5512
@usaamayusuf5512 6 жыл бұрын
Heestan kama daalo waxey ii tahay xasuusteyda kaar ka ah qof iku qaali Ayaa hestan ibaray iLaa hadane lov an ku ahay 😍 hadad hada dhageysaneyso like sar plz. 👍
@amiinabdirahman1936
@amiinabdirahman1936 Ай бұрын
Sacadu waa 10:40 Tarikhduna waa 29/5/2024 Habeen khamisi soo galayso Qofkii iga dambeya like isaar Si aan u ogado inta qof ee iga dambaysan What a song❤
@asmaasu
@asmaasu 4 ай бұрын
Anyone still here in 2024👋
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 2 ай бұрын
Me🫡
@abdulaahigargaarahmed
@abdulaahigargaarahmed Ай бұрын
Yap❤
@mariahassan1030
@mariahassan1030 Ай бұрын
Yes
@user-gs8uu1wj8h
@user-gs8uu1wj8h 26 күн бұрын
Yeah
@abdulkadirrasaasta3942
@abdulkadirrasaasta3942 6 жыл бұрын
Heesaha aan wali ka xiiso dhicin dhageysigooda 2018 like igu qabo hdad dawaneysid
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 6 ай бұрын
Dabiibkii naftaydaay Diirimaadkii laabtaay Dugsi lagu hirtaay Gobanimo dirsoociyo Dun xariir u dhalataay. ❤ Daggan ❤
@abdirahmansiraadsaahid6771
@abdirahmansiraadsaahid6771 6 жыл бұрын
heesta kaliya oo jacaylkayga sawdo markaan inyar codkeeda waaayo aan dhagaysto cawaale aadan jir joog walaalkay taageeero Wayn ayaaankuu ahay PLZ wiilasha somaliyeedow gabdhaha ha ladhowro
@abdirahmansiraadsaahid6771
@abdirahmansiraadsaahid6771 6 жыл бұрын
love
@sawdacabdi2715
@sawdacabdi2715 6 жыл бұрын
Kķkkkkkkkk
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 жыл бұрын
Abdirahman Siraad Saahid waa kala dhertihiin miyaa jeceylkaga
@abdirahmansiraadsaahid6771
@abdirahmansiraadsaahid6771 6 жыл бұрын
mumtaaz abshir haaaaaaa Hno lkn saaaaas iiigama foga
@muhamoudabdirahmanahmad1908
@muhamoudabdirahmanahmad1908 4 жыл бұрын
Aad baad Umahad snthy Sxb Gabaru Waa Gacaley Waana Guul Rabi
@asmakayae7917
@asmakayae7917 2 жыл бұрын
2021 dhamaadkiisa yaa daawanaayo cawaale oo mss xiis guursaday sorry mahdiya😂😂😂😂
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Aniga kkk
@nafisofarah297
@nafisofarah297 Жыл бұрын
Daruuraha Buhoodliyo Noqo Buurta Daalay Ama Daraayo Moosiyo Daa’uus La Moodyey Dabiibkii Nafteydaay Diirimaadki Laabtay Dugsi Lagu Hirtaay Gobonimo Dir Soociyo Dun Xariir U Dhalataaay 😢😢
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
Amazing 😊
@apdizamedbulzhaawi43
@apdizamedbulzhaawi43 Жыл бұрын
Daruuraha Gu HooriYo Naqa BuurTa DaalaY ❤
@hamdialnory809
@hamdialnory809 4 жыл бұрын
Markasta waxaan u qaadaa marwadeyda Asma illaaahay ha isku kaaaya daayee ❤️
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 2 ай бұрын
Aamiin zxp alle haku daayo hadaY gabadh wacan tahay ilaasho sxp sida laGu helo way adagtahe
@Cazuuz
@Cazuuz 3 жыл бұрын
Amaanta aan xaadka lahayn iyo qaabka farshaxanimadda leh ee uu heesta ugu luqeenayo ayaan wax loo dhigaa jirin! tan hees lama odhan karo hees ka wayn ee magac kale haloo bixiyo, waa mid kamida heesaha dareenka i geliya. 1m iyo wax ka badan ayay u qalantaa heestani.❤️ Yaa ila daawanaya 2024.👋🏻
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 4 жыл бұрын
Yaa iladhageysanaayo 2019❣
@mohamedabdullahi6450
@mohamedabdullahi6450 4 жыл бұрын
habiiba Hayaat anaa kula dhageysanaayo
@asmameddjamaasmamed5911
@asmameddjamaasmamed5911 3 жыл бұрын
Wax illa darenta
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
Heestan 2013 baan daawaday 2019 baan dib u maqlay awale oo video iyado bila music ah iskaga soo duubay waan wayeey magaceeda cawa ayaan tiktok ka dhex helay tiktok waa balayo loo bahanyahay
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 Жыл бұрын
Heestani Amaan qof dumar ah oo waliba ooridaada ah lagu amaani lahaa iyo wixii loo hibayn lahaba way koobsatay runtii waa eeshcalaa hees Another level abdilahi hasen ganey iyo awale aden ❤
@rahmamohamed4453
@rahmamohamed4453 4 жыл бұрын
Yaa Dawaanya2020☝️
@shuaybabdulkadir9236
@shuaybabdulkadir9236 Жыл бұрын
Ma joojiyo inaan dhagysto heestn xasuus.🥺😔 15/mar/2023 intii ani cml ah oo uso xiisty like ku muuji.✌✋
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Жыл бұрын
Sidad noogu diran tahay ma wax dunida yaalo lagu doorsan baa jiraa heestani waa dareen socda ilaahey awale io mahdia ha iskuso celiyo ❤
@ladanizhabdinasir2132
@ladanizhabdinasir2132 Жыл бұрын
Alle Haku so celiyo wll💔🥺
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 Жыл бұрын
Alle hakuu soo celiyo wll
@khalidabdi3820
@khalidabdi3820 7 жыл бұрын
Hestan wali wan dhagaysanayaa 2017 I like this song
@abdullahishekh1236
@abdullahishekh1236 6 жыл бұрын
Awael adane
@abdirahmanmuhumed7426
@abdirahmanmuhumed7426 2 жыл бұрын
@@abdullahishekh1236 00⁰0⁰
@Najma-said
@Najma-said Жыл бұрын
Inta marku miss xiis fure dawaneyso😂🫶
@ahmedbile
@ahmedbile 5 ай бұрын
Waxaan ahay nin jiid ah hadana dareema jaceel meel cidla ah qofna ma jecli waxa dareema jaceel iyo gabar aan aniga doorty suurad qurux badan leh ❤😢
@Afisa543
@Afisa543 4 ай бұрын
Ani wayay taas😢😂
@ahlamdahir6686
@ahlamdahir6686 2 жыл бұрын
Markuu guursadey inta hestan soradisey isoraca
@MsUgaaso
@MsUgaaso 10 жыл бұрын
mashalah mashalah heestii ugu wanagsanayd ee nin xaaskiisa ku amaano Awale wuu ka ilbaxsan yahay raga soomaalida nin waliba intuu gabadhiisa uu ku xidhanayahay u muujinayo jacaylkuu uu qabo ayuu ka horeeya raga kale nooloow cawale illaahay hayskukiin daayo adiga iyo xaaskaagaba
@sadammarcelo7103
@sadammarcelo7103 4 жыл бұрын
Lucky Othman abwaan ii dhiban lahaye sifcn ban ugu heesi laha xajiyad 😂😂😂
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 2 жыл бұрын
Away hee iminka mid kle ayuu guursade😂👋💔
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@fatumayussuf6787 comment todoba sano kahor ahaa baad vaar kusoo qabatay anoo hadda qofkan sidaa uqor isleh baan comment gaaga arkay enough 😀 Tolow qof kaasi ma noolyahay hadda aan reply da ugu jirnaa ilaahoow cimriga noo barakee gabadhaas haday dhimatayna unaxariiso haday nooshahayna replay noosoo gashaa 😀
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@fatumayussuf6787 Runta sheeg sidayda heesta waxaad usoo raadisay war jecli iyo inaad aragto bal dadku waxay kaga falcelinayaan heestan maadaama 8 sano kahor sababtii uu uqaaday sababkale ka daba timid 😂
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 haa wlhi war jeclku so samali uma nihin😁
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 2 жыл бұрын
mahdiya best song amaan waxba lagalama hadhin calafna waa halkiisa😢 arooski miss xiis kadib ayan so xasuustay heestan
@sahalabdi6534
@sahalabdi6534 Жыл бұрын
Tasa Ben ahayn wllou
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
heestan markasta sidii hees cusub cml u dhageesta 2014 2015 markee TVga kasoo gasho kama akkicin jirin ilaa 2020 yaa ila dhageesayo😘
@aniizamohamedhussein5456
@aniizamohamedhussein5456 4 ай бұрын
17/02/2024 ayan dib uso raadiye Xasuus, jaceylkeygi baa ii qaadi jiray, marwalba aan maqlo wan so xasuusta, markle allh did I o kulmio🥺😢
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Still watching 2021❤🎹 Dayaxoo habeenkii Iska rogay daboolkaa🙋‍♀️
@cadeycabdiraxmaaan1258
@cadeycabdiraxmaaan1258 2 жыл бұрын
Asc
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 2 жыл бұрын
Cajiib waa meelaha aan kubkulano aniga iyo hooyo
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
@@mowlidabdullahi3916 🥰🥰💚wiilkeygi
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
heestan wali kama xiiso dhicin! waxana ugu wacan erayo sare iyo laxan cajiib ah ayaa ku kulmay. 2019 😎
@mukhtarasad4145
@mukhtarasad4145 6 жыл бұрын
Who watching 2018😍😍
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Amaan waad udhamaysay Runtii inkastoo qadarku jiro Hadana Marba gabadhu haday xaaskaaga noqoto ooy caruuri dhexdiina timaado wxa muhiim ah inaad dulqaadato ood wx walba kudhaafto caruurta dhexdiina taala Tanaasul badan latimaado 😘
@apthifatahhasan7856
@apthifatahhasan7856 2 жыл бұрын
Inta caawale guurka cusub heestan dib usoo raadisay like haa ila dhaafin🤭🤭
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 Жыл бұрын
abwaan cabdilaahi xasan geney legend waan kaa haynaa heestan inkastoo uu inantii xumeeyey cawaale
@gallanabdallah1082
@gallanabdallah1082 10 жыл бұрын
maasha Allaah tani hees ka weyn. fannaanku waa ku mahadsan yahay hadiyadda uu xaaskiisa ugu deeqay in uu sidan ugu muujiyo dareenkiisa. markale waxa xusid mudan; erayo iyo suugaan sidan u macno weyn cidda sameysay in la sheego waa dirkii abwaannada iyo hal-doorkii fanka Soomaaliyeed dadkii lahaa waa reer Hargeysa reer Hargeysa dhaleen waa C/laahi Xasan X. C/laahi (Ganey) cid kale iyo caynad kale toona laga heli maayo lagana dooni maayee qof walboo ogoow
@user-kd1sw4ip9t
@user-kd1sw4ip9t 9 ай бұрын
Horta dadka ma oga miya inu calafka dhamanayo jecelka ay isku qaben madhamanin ee calfka ints ku eka 😢
@haniabdi7170
@haniabdi7170 4 жыл бұрын
hesta waxan ku xasuusta qof an jeclahy mana kadalo dhagesiigeda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Dunida aya nagala cidlesay
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
Nimanka somalida iyago lugo baasto qaban iskala kaa weenyihin inee kgu fanan😂😂raali noqda ilmo aderayal saasa idinku jclnhy😃😃 Nin ragoo naagtisa ku fanayo markan arko waku farxaa wlh😘2020 yaa wli dhagesayo 🎻🎺🎵🎶
@udgoon4842
@udgoon4842 2 жыл бұрын
Inuu ku faano maxaa ka danbeeyay inuu caawaba mid kale ka raaco😪😪
@ramlanor3713
@ramlanor3713 2 жыл бұрын
@@udgoon4842 😂😂😂😂😂 hooog kgu dhac dheh
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
😭😭😭
@kafeeya6641
@kafeeya6641 2 жыл бұрын
Ramla sheekada ma la socota hooyo kasta iyada umbaa rafaadku ku dambeeya😓😢
@AliAhmed-ge2hp
@AliAhmed-ge2hp 2 жыл бұрын
Massage one year ago ayad qoraty manta mark kle ayad kommonti ka zoo bixisay 6 day ago long life inanta jarka 🤣
@abdullahiwardhere7338
@abdullahiwardhere7338 6 ай бұрын
Hello 2024😢
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 2 жыл бұрын
From 2015 still 2023 i cant stop its listening 😥😥🔥🖤
@ansihaji6665
@ansihaji6665 2 жыл бұрын
hada wu la guursaday mahdia nin somali ilahay ba nabaday😭😭😭😭
@Sigane21
@Sigane21 8 ай бұрын
Alla afar u baneyay hadii laguursadana feer jabi meeso
@AwooweSomali
@AwooweSomali 10 жыл бұрын
Mahdiyaay ku doortee, Jacaylkaagu waa deeq, Mahdiyaay i deeqdee, Marwo lagu degaa tahay, Mahdiyaay Munaay danteydaay, Da'daad ii xambaartiyo, Kuwaad dihatay een dhalay, Sidaad ugu dadaashiyo, Sidaad noogu diran tahay, Ma wax dunida yaaloo, Lagu doorsan baa jira?
@faaizamohamed9200
@faaizamohamed9200 2 жыл бұрын
Haaaa🥺🥺
@caashodakan4371
@caashodakan4371 2 жыл бұрын
Hada maxa kadanbeyay hadalkas ax xanun bdana marku gursado ninkaga ax
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
Hamplyo hamplyo Mntaaa miss xiis ayu leyhy Afar dhan oo Albabadii wey ii xirmeen Alxm (mahdiyaay i deeqdee marwo lagu degaa tahy )19 12 2021
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 2 жыл бұрын
@@ayaanmaxamed405 🥺🥺Maxaa Raga saan ka dhigay
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon wxnu aragany dad badano is badalaa inkasto hda kala tagen san maqlayo Reerka cusubna wxn lenhy Hamplyo🎂 Tariikhbaa Qormeyso Adunka inta joogno
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
mahdia whois lissining 1/11/20 cawaaaaale casri
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hees aad u macaan 20/06%2023 habeen 00:16 Old is gold 🩵🎧❤️
@inadahabo
@inadahabo 6 жыл бұрын
Gobanimo Dir soociyo Dun xariir udhalataay Wallee inay Duriyadi dired kadhalatay inaga hablaha ugu sharaf bdn awale legend hore usoco 😍😍
@mustafehusein9119
@mustafehusein9119 3 жыл бұрын
Waxaan dhagaystay heestan 2017 ki hadana waxaan ku ceshaday maanta oo ay tahay ciid caraFo 20/7/2021 salaasa Waxaan u dhegaysta jacaylkaYga oo uu magaceeda yahay mahda Cabdi iprahim oo hada joogta meel dalka ka baxsan wali aad ayaan u jecelahay lakiin iyaddu way i ilowday Waxaan rajeenaya inay mar kale igu soo laapato i love mahdia
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 3 ай бұрын
7/4/2024 Wxn dhgesana xili waqtiga igu adagyhy O an la tacalayo jaceyl io shiid 😢😢 Wan so boqon doona ano ka baxay labadooda ❤
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 2 жыл бұрын
Ugu horeyn wxn reerka cusub leeyhy barakooba mahdiyana wxn leeyhy wllo allha qalbiga ku xoojiyo cawalena ma dhaleceynayo mahdiyana sida o kle wn dareemaya heeskaa jcyl u iyada u qabo bu u qaaday but cwa wxn ogaaday in jaceylku is badalo any way allha mid forever ah hayna ziiyo 🤲🥰🥰
@hirsimohamoudisse7426
@hirsimohamoudisse7426 Жыл бұрын
ma English mataqaanid bay kugu wareeriyen
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
@@hirsimohamoudisse7426 Englishku mxu igala maqanyhy bay kula thy adu 🤔
@hirsimohamoudisse7426
@hirsimohamoudisse7426 Жыл бұрын
@@ayanhussein9773 waxba Lkn adiga ayaa moodaya bal fiiri comment gi hore wxd qortay
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
@@hirsimohamoudisse7426 kadaa walaal varta 😂😂
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
Who is watching 2019 Boqortooyo
@awoali2281
@awoali2281 3 жыл бұрын
Ilaa 2020 baan daawanayaa waryaa😂
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 2 жыл бұрын
Dhaman wxa Hees Fanan Qado Heestan U Jeclahay 2014___2021 Kama Xiso Dhaco AsxaptaYduna wxy igu dhahan Heestadi Amazing♥️💯
@harirabdirahman7721
@harirabdirahman7721 4 жыл бұрын
Steel waan dhagaysanaya xasuus agtayda ka qaaliya weeye allah haku naxriisto zxpky wllky cabdirisaaq hasan diiriye mantaba kalibaan dhagaysanaya lkn jacaylkaygii rasmigaa ayaa igu midaysan zxp kuwii janada ku kulma dhmaanteen alle haynaga yeelo 2019 ❤🤲❤
@caagaweyn7976
@caagaweyn7976 3 жыл бұрын
Pkkjkiijiiiuu777uui9o9lllllppbn. Nnlml. ..iķpopokkpp
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@andaalidiris2864
@andaalidiris2864 Жыл бұрын
Amen hn aleh ha u naxaristo
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 2 жыл бұрын
Xiis aroos ama iska daa ani heestan wan jeclhy 😭🥰🥰😂
@hodanali8093
@hodanali8093 Жыл бұрын
Inta soo radisay marky maqashy mahdiya guursaty😭😭😭
@leyyyla95
@leyyyla95 Жыл бұрын
Ma runbaa😂mey guyrsatey
@dekadagan4596
@dekadagan4596 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@Mohamed-ge8cm
@Mohamed-ge8cm Жыл бұрын
Mahdiya diyaar ma u tahaye inan ku gursado wllo 🥺🥺🥺🥺
@mahdabaashe7731
@mahdabaashe7731 2 ай бұрын
Haaa😂🥹
@engabdirahmanelmi7887
@engabdirahmanelmi7887 4 жыл бұрын
Awale xaaskisu sow kama dhalan gobtii somali samaroon dadkii somali ugu aqoonbadnaa ugu xadaaradsana viva Awdal Empire
@mahdiyamohamed6258
@mahdiyamohamed6258 4 жыл бұрын
First song of my name❤ Still dhagaystaa 2020😂
@mahdiasaid8002
@mahdiasaid8002 2 жыл бұрын
sidokala 😍
@maxameddhamukeofficial3285
@maxameddhamukeofficial3285 2 жыл бұрын
𝕄𝔸ℍ𝔻𝕀𝕐𝔸𝕐 𝕄𝔸ℝ𝕎𝕆 𝕃𝔸𝔾𝕌 𝔻𝔸𝔾𝔸𝔸 𝕋𝔸ℍ𝔸𝕐
@mohamettabdihalimali4514
@mohamettabdihalimali4514 2 жыл бұрын
Gbrey nasiibkda kugu soo aadamy 👸
@cabdiqanimega223
@cabdiqanimega223 Жыл бұрын
Nasib wacan ayad leedahay
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
2021 hadad dawnyzo like🇸🇴❤
@ladanizhabdinasir2132
@ladanizhabdinasir2132 Жыл бұрын
Awaale Mahdio nolosha alle idinku mideeyo marlabaad💔
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
mahdia naag samaroona wlhi waa dad gopa oo lala xididi karo samaronku alsamaoniya salan sharfan iga hooya
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 5 ай бұрын
Mahdia waa ciise mamaasan
@shucaybofficial
@shucaybofficial 3 жыл бұрын
2020-2021 inta dhagysanysa ee dawanysaay wan idin salamay ♥️🥴✨
@saidyare8127
@saidyare8127 2 жыл бұрын
Inta dhageysaneysa heesta kadib markuu miss xiis ku yaacay like dhac kusii 😆😆😆😆😆😆😆😆
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
Eryada heesta ninka sameeyey legend cabdulaahi xasan ganay abwaan weyn❤
@garaadibraahim3273
@garaadibraahim3273 5 жыл бұрын
wakan legend haduu jiro 👉🙏🙏🙏👍🎵🎵🎶🎙🎹🎹🎵🎵2019
@samatar143-g71
@samatar143-g71 Ай бұрын
Wlhi xasuus ayay igu ledahy waayo qof aan aduunka Ugu jecla ayaan wayay Marka waan dhagysan jiray markii hore
@ricardoben5404
@ricardoben5404 6 жыл бұрын
somaliYeY hesta markan dhagaYsto qalbiGan wax ka dareema..😄😍😍
@abdilahisalah3449
@abdilahisalah3449 10 жыл бұрын
war halaga hadlo ninka heestan waaa nin murtiyeed walaahi heestuba waa xalaaal
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 2 жыл бұрын
Hh hesta wa xalal kulaha 8yrs kadib kuso noqo halkan hada noshahy
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 14 күн бұрын
HEESTAN TAN U QAADILA BAN SEARCHING UGU JIRA❤ 24 JUNE 23
@Somalisongs66
@Somalisongs66 5 күн бұрын
Wll qof kasto comment gayga arka waxan ka codsamaya murad ban ban Leeyahe inuu ilahay muradkyga iirumeyo inad ii ducaysan
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 4 жыл бұрын
2020 Still watch
@BabyTailorA65
@BabyTailorA65 4 жыл бұрын
Me tooo
@mahdiyamohamed6258
@mahdiyamohamed6258 3 жыл бұрын
Me☝️ Hestii kowad Mgcyga ee arko kama daalo😅😅
@maxamuudcade8484
@maxamuudcade8484 3 жыл бұрын
00
@zakimediashow1874
@zakimediashow1874 2 жыл бұрын
Mahdia 💔💔 we love u 😭😭💔
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 2 жыл бұрын
We love you walhi mahdia inaad isku dul gabowdaan baan jeclaa 😥😥😥
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
@@TheDhiibsane hada wuu furay xiis miss in uu guursaday ma aadan maqal
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@barwaaqojama1207
@barwaaqojama1207 8 ай бұрын
​@@TheReal_Maniyana fur ee ma maqashay😅
@nimcodow1230
@nimcodow1230 5 ай бұрын
9😅
@nastehoindho3133
@nastehoindho3133 2 жыл бұрын
inta uur xuma ila dareentay miss xiis markoo gursaday like 😢😢
@abdihakiinbile9703
@abdihakiinbile9703 2 жыл бұрын
Who watching 2022 I can’t stop listening this song wlhi MAHDIYAAY KUDOORTE JACEELKAAGU WA Dooq mahdiyay xabibi marwo Lagu dago tahay madiya🥺🥺🌹😭
@fariihahasani
@fariihahasani Жыл бұрын
Waxad dumarka dhertahay Dun wanagsanantiyo Dabcigiyo xishoodkeh🥰 habenimo 21:47/19/3/2023🌝🥺👋
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 Жыл бұрын
Ramadan 28/8/2023 heestan wa jeclhy inkasto gabdhiba la furay😩💔
@zekeriyemohamut8969
@zekeriyemohamut8969 4 жыл бұрын
Xazuuz azxaabtydii alle dib hayskukeen tuso inHa allah 😞
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Mahdia fananka awaleh aden islantisa magacega weyan waxay ahad macalimadeydi fasalka 3 xad aye idhigatay School "château d'eau " Thanks you ubaxa bertay manta jamacad aye kujirane
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 2 жыл бұрын
Xagey ehed meshe malimada ka ahyd
@khadar-ok5bj
@khadar-ok5bj 4 ай бұрын
​@@sundusabdi4363 Djibouti
@Najibpro
@Najibpro 10 жыл бұрын
Mashallah, Great Voice and Great Music!
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
I can’t stop tears 😭 maanta weey kala tageen 😭
@Sihaaam22
@Sihaaam22 2 жыл бұрын
Shit nin asxaan maleh
@cabdiqanimega223
@cabdiqanimega223 Жыл бұрын
Ismuujiya inta aya heestani ku socota ee waliba daawanysa 2023 ilaa 2024
@Roda511
@Roda511 2 жыл бұрын
Yaa daawanaya markuu miss xiis guursaday remember 👎👎🥺💔
@abdikafiharaa7323
@abdikafiharaa7323 4 жыл бұрын
Kama xiiso dhaco heestan 21/july/2020 habenimo talado 3:10am ayay iitahay 💯🥰 adigana gorme ku tahy ?
@kunkamudan1889
@kunkamudan1889 3 жыл бұрын
2020 Wed day 30 December 11:48 itahyi
@Raganimo-10
@Raganimo-10 2 жыл бұрын
I can't stop the listening of this song. ❤😑👋
@imanabdirahman4306
@imanabdirahman4306 2 жыл бұрын
Waa daremonaa waxaa nagu sameenosidbkkk
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Kula midan ahay bro
@zahraashhajji6252
@zahraashhajji6252 Жыл бұрын
Me too😢😢
@hanishariif7397
@hanishariif7397 2 жыл бұрын
Mahdiyaay😭💔😪
@ladanizhabdinasir2132
@ladanizhabdinasir2132 Жыл бұрын
Mahdiyaaay nolosha kuma ciisho Wlasheeeee💔🥺
@faizaciiro7076
@faizaciiro7076 3 жыл бұрын
Ax heestaan mudo 2saac igu qaataday inan raadsho wana helay Tiktok ayan kuso arkay wana helay aakhir ❤🙏
@AwooweSomali
@AwooweSomali 10 жыл бұрын
Daruuraha ku hoodhiyo, Naqa buurta Daalaay, Ama daraaya moosiyo, Daa'uus la moodyeey, Dabiibkii naftaydaay, Diirimaadkii laabtaay, Dugsi lagu hirtaay, Gobanimo dir soociyo, Dun xariir u dhalataay, Darajadaa haweenkaay, Hal doorkii asluubtaay, Da'daa waxaad u sidataa, Dhaqankiyo dadnimadoo, Waxaad dumarka dheertahay, Dabacsanida hadalkiyo, Deganaanta weeyee,
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
Beydka koowaad iska sax wll waa daruuraha gu' hooriyo Inta kale waa 100% Boqortooyo
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 5 жыл бұрын
Caydaruus Shacraawi yarku waa. Reer majidho malaa
@sowturahma2468
@sowturahma2468 5 жыл бұрын
Abwan shacrawi hesta beydka hore iisoo qor hdaad fahamtay wllo
@hooyomacaan6688
@hooyomacaan6688 4 жыл бұрын
Yaa dhagaystey October 8 .2019 Kama daalo heestan Legend #awale #aadan.
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 4 ай бұрын
Wxn dhgesna malin talaado ah tarikhdu thy 27/2/2024 .heestan adbay u mcnthy Awale wa fanan qiimo bdn ✅️ best voicer
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
Heesahaga qarnigan ugu qiimaha badan ninkanaa qaada car been dheH.... Cawaaale aaadan. Diheeye.....legend
@libanmedaden3414
@libanmedaden3414 10 жыл бұрын
masha allah wallahi its very ..what a very nice song awaleh . je te felicite awaleh t'a pu faire une ascension fulgurante dans le classement des chanteurs somaliens . all my congratulations LIBAN ABOSTO....
@user-ig5xz2vf8h
@user-ig5xz2vf8h 12 сағат бұрын
7/7 /2024 cawa ayaan Heeztan soo raadiyay illyow Zaan daacad u ahay qof Ila mid ah iziiii 🤲😭
@sirsouhaib6427
@sirsouhaib6427 2 жыл бұрын
inta Og iney Mahdiya Kala Tageen Oo uu Miss Xiis Qabo Like😀
@istarclaahi9323
@istarclaahi9323 7 жыл бұрын
wlh ish cal Aaman waloo dhameyey wx uma dhina gabdhan😍😍
@hodanabdi4146
@hodanabdi4146 6 жыл бұрын
Istar C/laahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 💞💝💕💝💞💟💚💙💚💓💘💗💜💟💖💚💙
@hassanwarsame1
@hassanwarsame1 4 жыл бұрын
Its 2019 and still listening #livinglegend
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 2 жыл бұрын
Oo hadda ma waxaad iga dhaadhicin raptaa 2022 paan halkan soo pooqday😅
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 5 ай бұрын
Inasha'Allah waxaan rajeynayaa inaan maalin uun si wada jir ah u daawano heestan qiimaha badan, ka dib aan anigu kuugu luuqeeyo.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 76 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 2,9 МЛН
HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN  l JIGJIGA l 2018
6:07
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,4 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Dahir
7:49
Assajog Studio
Рет қаралды 593 М.
Hees Qormada Nolosha by Awale Adan  **Live**
5:26
Omar Mohamed
Рет қаралды 916 М.
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
AWALE ADAN / HA WAARO JACAYLKU / OFFICIAL VIDEO /2016
5:03
TheGobfilms
Рет қаралды 1,2 МЛН
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
cawaale aadan : nabaadiino
6:24
murtimal
Рет қаралды 419 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 892 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 43 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,3 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 482 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 289 М.