Hagardaamo

  Рет қаралды 1,670,826

liban farah

liban farah

18 жыл бұрын

Heeso somali ah

Пікірлер: 1 400
@mustaphemohamett7425
@mustaphemohamett7425 Жыл бұрын
2023 Hadaad heestan dhagaysanayso like saar😄👍
@ZamzamZamzamupdilahi-no8in
@ZamzamZamzamupdilahi-no8in 10 ай бұрын
Same nahe😂
@mohamedmuktar1996
@mohamedmuktar1996 9 ай бұрын
​@@ZamzamZamzamupdilahi-no8in😂😂
@maxamedhadi8191
@maxamedhadi8191 9 ай бұрын
Haa😂😂
@cabaasyousuf
@cabaasyousuf 8 ай бұрын
@@ZamzamZamzamupdilahi-no8in🎉
@x_hargaizawi3530
@x_hargaizawi3530 7 ай бұрын
Bal mxn ka faa•idaya marka 😂
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
Heestan Hablaha Dharka Ku Maydhi Jiray Anoo Caruura Xasuusta Wlhi Iska Ag Fadhiisan Jiray. Old Is Gold. Cwana Waxn Kuso Noqdy Mr Kle 2023❤
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Isku mid baan nahay wlahi
@mannohassan7884
@mannohassan7884 9 ай бұрын
2005 iyo cajaladihi studio onkod magalada hargeysa iyo sicid xusus bay ahayd
@jasseyba2865
@jasseyba2865 4 жыл бұрын
waxan dawaNya 2020 like qabta inta ila dawaysaaaa❣
@macalincismancisman3111
@macalincismancisman3111 3 жыл бұрын
Waa xanuun
@mowliidbaare8346
@mowliidbaare8346 3 жыл бұрын
😂😂😂😂🤟
@samiiristiile6375
@samiiristiile6375 3 жыл бұрын
2021 like i saara Mudan radinaye heskan mantana wan hela😥😭
@samaanbadan1163
@samaanbadan1163 3 жыл бұрын
Heestan Walashey curuda hooyadey dhageesan jirtay 2007 😭😭miss Abaayo illahoow i tuus anago isku meel ku nool mar kale
@zekilyrics1767
@zekilyrics1767 10 ай бұрын
Waxaan rajaynayaa inaad hadda is hesheen❤
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 4 жыл бұрын
March 2020 inta ila dawanysa like dhac iigu sii Legend awale aadan ciyaalka shaly fanka bilaby suldan simba oomaar iyagon dhalan bad hesi jirty
@saajidz5637
@saajidz5637 3 жыл бұрын
Alfanan ToTi
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 10 ай бұрын
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍🙏😢 08/9/2023❤
@bulshomedia5502
@bulshomedia5502 10 ай бұрын
Same 08/9/2023❤
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 3 ай бұрын
2024 am here
@zerabdi1216
@zerabdi1216 Ай бұрын
Cawale aaden diheeye Cawale Casri aabahii jilka fanka casriga calankiisu ma dhaco 05,26/2024 ayaan dhageey sanaaya waliba jawi habi ah adaa hoor saday nabsiga heeryada guud kaaga furay caleek imka hadaad iga yar dan beeyso dee hayla ladha fin waxiiyaraa ee like ta😂
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 4 жыл бұрын
2006 in addis ababa watching this album.... this guy is living legend
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 7 жыл бұрын
Like isaar hadad tahay qaf hada fiirsanayso 8.8.2017 anigo joog santaraal somalia ceelbuur ayaa hada waxa isla fiirsanaynaa my love iga imaatay kismaayo ilove caawale
@hibodayib2293
@hibodayib2293 3 жыл бұрын
2021 akhrinaya qoraalkaga😅😅😅
@muminacali3419
@muminacali3419 3 жыл бұрын
Inuu noolyahay shakiba ku jiro 😂😂
@abdifatahyusuftahir3598
@abdifatahyusuftahir3598 3 жыл бұрын
2021😅😅
@ismaelabdi201
@ismaelabdi201 Жыл бұрын
2006 ila hada hadad dawaneso lika isar
@HamzaHassen0
@HamzaHassen0 3 жыл бұрын
The way he is dancing😭😂😂 who is here after 17yrs?🙆‍♂️ old is gold [Edited]
@saskianuur6062
@saskianuur6062 3 жыл бұрын
Anigaa wll 😢😢😢2005 Tii waa heesihi igu horeyay o aan dhageysto anigo yaar yasiin halyey baa cawada iso xasuusiyay marku ka shekeynayay ariin fahima iyo qaday😢😢
@hibodayib2293
@hibodayib2293 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@nimcoshekhcabdilaahi862
@nimcoshekhcabdilaahi862 3 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
@nimcoshekhcabdilaahi862
@nimcoshekhcabdilaahi862 3 жыл бұрын
Mmmmmmm
@abdisalamrageh6665
@abdisalamrageh6665 3 жыл бұрын
Good thing to look back from when you were a kid 😅
@abdelhakimahmed3695
@abdelhakimahmed3695 7 жыл бұрын
*_wuxuu hadal raagay yidhi, hog dheer ruuxi qodaa, halista kama baarsade, adaa hoorsaday nabsiga , heeryada guudkaaga sudhay❤ 3-8-2017 Switzerland🇨🇭_*
@abdirazaq917
@abdirazaq917 5 жыл бұрын
Fanan qaran
@abdirhimawale3489
@abdirhimawale3489 5 жыл бұрын
Wuxuu kahadar raage yidhi weyaan saxb kalmadu
@hothoabdi3594
@hothoabdi3594 3 жыл бұрын
2021 ayaa dhahaysanya😇🤩✔
@adanmahamed2327
@adanmahamed2327 3 жыл бұрын
Lama gaarin 2021😂😂
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Ciid wangsan hotho💯
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Anaa kula dhagaysanaya 2005 bariguu cawaale shaadhka waynaa😂😂
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 3 жыл бұрын
Waankula daawanaya wall
@abrahammohmed5824
@abrahammohmed5824 4 жыл бұрын
2020 Still waan daawadaa ilaa barigii dhiishka jabuuti loo jeedin jiray 2006 wakhti xusuustiisa lahaa.2000's generation hit like.
@rooroo7096
@rooroo7096 2 жыл бұрын
This song is 2005
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
Old is gold 🪙 awale adan one of the best Somali Singer who is here after 16 year's 🤍🤍
@ksaid6504
@ksaid6504 2 жыл бұрын
You're not alone
@nasriinfaysal7224
@nasriinfaysal7224 2 жыл бұрын
Waw
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 2 жыл бұрын
Your re not alone
@asmahdaahir7705
@asmahdaahir7705 Жыл бұрын
Yes
@suhaybmaxamed2177
@suhaybmaxamed2177 Жыл бұрын
Tlvoy
@cshakuuraxmed4752
@cshakuuraxmed4752 2 жыл бұрын
Heestan wazan ku xusuusta Saxibkay khalid Axmed xuseen Alle haw naxaristo isagiyo wixii islamaba 😭😭😭😭😭
@ayeeyokorisinahussein7406
@ayeeyokorisinahussein7406 Жыл бұрын
Amin🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
I am here to comfort and relive old memories of the fact that childhood life is better than adulthood life. I miss those times!!
@sacathcade
@sacathcade Жыл бұрын
4 week iga horaysay😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@sacathcade kkkkk aniguna 1Month kadib Qoraalkaga akhrin wakhtigu sidaas buu u ordin ilahay Cimriga hainoo dheereyo walal
@user-vc3zh1bo6g
@user-vc3zh1bo6g Жыл бұрын
​@@dr_abdala8041soo toobad keena oo quraan dhageysta iyo cilmi oo heeshan iskadhaafa. ilaahy ha noonaxariiste.
@danielrichherd-hn2hb
@danielrichherd-hn2hb 11 ай бұрын
@@dr_abdala8041anaa bil kadib 😂
@danielrichherd-hn2hb
@danielrichherd-hn2hb 11 ай бұрын
@@sacathcade3 bilood ka dib ayaa Arkay commintigaa 😂
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 5 жыл бұрын
Listening this guy's songs since 2005 in hargeisa ,2019 and still in here Seattle WA
@Abdirahman_Haybe__
@Abdirahman_Haybe__ 10 ай бұрын
1/9/2023 17 years ago still listening, hadaa iga dambeyso like dhac kusii Old is gold❤
@momohsin9073
@momohsin9073 10 ай бұрын
From yamyam😂😂😂😂
@Kadar_osman99
@Kadar_osman99 Жыл бұрын
Waa faanaka uguu horey eeh ALBUM SOO SAAREY big up lendend AWALEH ADEN ❤🇩🇯
@khadarwadani5798
@khadarwadani5798 5 жыл бұрын
After Hassan adan samatar Awale Legend Wagan aad heestan so dhigtay KZbin ciyalki dhashay ba afka kugu so tagayo wa adunyo Always Legend 💥👈✅
@khadarwadani5798
@khadarwadani5798 5 жыл бұрын
@Rahama hhhhh aheey Lkn soon wye mxa meshan Ku dhigay
@khadarwadani5798
@khadarwadani5798 5 жыл бұрын
@Rahama oh sas miya m.a wllo
@ningubtay5406
@ningubtay5406 4 жыл бұрын
Sxb wad garatay waale
@jimcaalejeesto1533
@jimcaalejeesto1533 11 ай бұрын
03/08/023 Habeen khamiisa oo jimce soo galeyo Hargiesa old is gold❤😊 Hees xasuuso iyo dareeno badan xanbaarsan wakhtigu muxuu ordaya😢
@shaaficicabdi5666
@shaaficicabdi5666 7 ай бұрын
08/12/2023 isla habeen kii oo kale oo chumao.uu soo galayo. Goorsheegtuna ay waqtigii.lamidthy. goobtuna ay tahay buqdharkayn jiida hore zalaama zhpkyow cidkastaad ahaataba😂🙏
@jimcaalejeesto1533
@jimcaalejeesto1533 7 ай бұрын
@@shaaficicabdi5666 cajiib.... jawiguna inuu jawigii yahn rajeynayaa😅🙋 nabad iyo naxariis rabi korkaaga ha ahaato wallkeyow
@Aafraax
@Aafraax 23 күн бұрын
2024/6/28 yaan dhagsan kawrbal yaa
@Somabilbooks
@Somabilbooks 3 жыл бұрын
2021 yaa Jooga Tallow Is Muujiya Val❤️😭
@AhmedAbdilahi-lt5kz
@AhmedAbdilahi-lt5kz 3 ай бұрын
3/23/2024😢😢😢😢😢
@sayidahmedsheikhzamaani4897
@sayidahmedsheikhzamaani4897 2 ай бұрын
Maxa laoyeysa walal mcn😢
@issiabdi4593
@issiabdi4593 Ай бұрын
23.3.2024 sidaas baa looqoraa Qalbadaa ku madowe 😂
@CABDULQADIRALI-ev7ul
@CABDULQADIRALI-ev7ul Ай бұрын
​@@issiabdi4593hhhhh😂
@suldaanking3573
@suldaanking3573 7 жыл бұрын
Who still watches this on 2017
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
Suldaan King me 😂😂😂😃😃
@kirkalabqofyaheynumberkaga2626
@kirkalabqofyaheynumberkaga2626 4 жыл бұрын
2020
@awomo1149
@awomo1149 3 жыл бұрын
2021
@shuushuqueen7536
@shuushuqueen7536 3 жыл бұрын
Are u still life 2021
@aminazez9362
@aminazez9362 3 жыл бұрын
Still watching in 2021
@SL24TV
@SL24TV 2 жыл бұрын
Legend kani 2006 ayuu KZbin ka heesta soo geshey cajiib, KZbin gebigiisaba waxaa la sameeyey 14/02/2005 . Tolow ma muuqaalkii u horeyey ee Somali soo geliyey KZbin baa !!!
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
Wlhi cajiib wye shp
@roooroo2148
@roooroo2148 Жыл бұрын
Haa
@roooroo2148
@roooroo2148 Жыл бұрын
Haa albumkii uu ku horeyee
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Caawaale weligii wuu ka horeeyay fanaaniinta. The legend. Boqortooyo
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Xasuus Weji wlahi Barigu cusba cawale tukaan anu lahayn banu ku dhex dhegaysan Jirnay😂😍😭😭😭😭
@hudafaysalraan1906
@hudafaysalraan1906 3 жыл бұрын
Maxaan Nolol Haybadliyo Hab Dhaqan adi kugu haboon Inaan kugu habo jeclaa 💔cawaa xasuus dheer ayn galay🥺🥺
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Haye cawaale... Adeer markaanu heesi jirnaY.. Cidna ma heesi jirin.... Legend Cawaale aadan diheeye...🌹
@Tinpadhussenqarri-mc3wb
@Tinpadhussenqarri-mc3wb 10 ай бұрын
Heestan markan maqlo waxbadan ayaan xasuustaa 2006 somalia dagmada jilib gaar ahaan mareereey ❤️❤️❤️
@user-ly3vs6kf5i
@user-ly3vs6kf5i 10 ай бұрын
This is the first Somali video being posted on KZbin and the rest was history salute to this channel owner 👏 👍
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 5 ай бұрын
There are other songs he posted, cabdiqadir Kaskey and waayahaya cusub time as this song tho 😁
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 5 ай бұрын
Heesta cawaale ee carafo xataa waa la mid, wxn odhan karnaa waa KZbinrkii soomaali ugu horeeyay ee heeso soo galiya
@guuleedmaxamed9148
@guuleedmaxamed9148 5 жыл бұрын
Qofka 2019 ka bilabay dawashada waxban ku so xasustay☝️👁
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 5 жыл бұрын
Maxaad ku soo xasuusatey sxb?
@Jututsu742
@Jututsu742 5 жыл бұрын
Qofkastaa wuxuu yidhi anigoo yar baan daawaday lakiin aniga curadkeyga ayan dhalay anigoo umula ayaan daawan jiray
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 2 жыл бұрын
Nio nin miya tahy mise naag
@dgram6313
@dgram6313 11 ай бұрын
Old is gold… 18th August 2023 still this song is my fav one 💔😩😭✌🏻
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 жыл бұрын
2019 qiiro iyo xasuus ayaan galay .sanadkii 2007 iyo wxbarashadydii .schoolkii gacmadheere oo aan marayay fasalkii 7aad . Inan glaska oo aan aad isku naqanay ayaan hoos hoose u jeclaa . Umanan bandhig karayn
@abdifatahahmed4862
@abdifatahahmed4862 2 жыл бұрын
Still isn't Change voice.... One of the legend Somali music Awale Adan, I listen 2021 August 26 Like 👆❤
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 2 жыл бұрын
The father of singer weeye nio
@deeqmoha1158
@deeqmoha1158 2 жыл бұрын
@@khadarabdi2764 asaaaàaaaawq
@safiyoyuusuf6010
@safiyoyuusuf6010 9 ай бұрын
Pro just 2023
@mohamedtuute4381
@mohamedtuute4381 10 ай бұрын
NINKII U HOREYAY EE SOOMALI YAUTUBE WAX SO DHIGA LEGEND 🎉
@zizohgood4213
@zizohgood4213 6 жыл бұрын
waqtigan heestan so baxaay wlhi waxan jiray only 8years mantana istill 21 mzha allah awle wlhi tagero zxb
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Жыл бұрын
Mid kamida heesaha sooyaalka fanka soomaaliyeed, Cawaale aadan waa fanaan la jaanqaaday fanaaniintii hore iyo kuwan casriga ahba, Hadaad daawanayso 2023 Like ii saar🙋🏻‍♂️
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 6 жыл бұрын
Yaa fiirsanaya 2018
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Hagardaamo waa heesihii ugu laxanka iyo midhaha macaanaa ee aad loo dhagaysan jiray sanadihii 2005 ilaa 2010.......
@xidigtaabgalcusman1362
@xidigtaabgalcusman1362 5 жыл бұрын
2006 2018 qofkii daawado like saar heeeeee vivi awale
@sadamhusen1840
@sadamhusen1840 2 жыл бұрын
Who’s listening in 2022 😂 cawale legend ❤️
@suleimanhussein4605
@suleimanhussein4605 2 жыл бұрын
Me😂😂😂😂
@zekilyrics1767
@zekilyrics1767 10 ай бұрын
2023😂
@nadirsalad9559
@nadirsalad9559 6 жыл бұрын
Yaa firsanayo wali 2018
@salaadmataan5293
@salaadmataan5293 5 жыл бұрын
2019
@calihanadvlogs3566
@calihanadvlogs3566 Жыл бұрын
2023 still watching this amazing song after 17 years😎
@abdikhadarahmed8166
@abdikhadarahmed8166 4 жыл бұрын
best song in Tusmo Album 2005. awale Aden Living Legend. quarantime in Toronto Canada
@maslaxupdulracheit5353
@maslaxupdulracheit5353 11 ай бұрын
Old is gold never tired to listen this song❤🖐
@samatarhoussein7567
@samatarhoussein7567 9 жыл бұрын
warya talalaabo ahmed awaleh aden waa fanan reer jabuuti ah lkin dhafsan jabuuti oo waa fanan somaliyeed sxb jabuuti waa wanad nabad haysta horumarkuna oo iska iman inchallah vive ntr pays vive ntr chanteur awaleh aden
@zekilyrics1767
@zekilyrics1767 10 ай бұрын
8yrs ago ❤ hello
@amiinnuuriye96
@amiinnuuriye96 6 жыл бұрын
waa waaguu haystay abwaanada murtida haybada u lahaa
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 3 жыл бұрын
Awale Waligii murtibu kahesayay waligina Maliicayo
@siikaawicumar3635
@siikaawicumar3635 3 жыл бұрын
November 2020 yaa daawanaya dhac dhac kaziiya 🤣✌️🙏🏽
@bogsiiya7068
@bogsiiya7068 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanayo hestan wxan ku xasuusta qofki ugu horeyay ee i jeclaado ayaa zaaid u jeclaa wxan xasuusta telkiisa dhan heestan le ku jiri jirtay wlh😥 mr wlpoon wiilkaas xasuusto heestan aya iguso dhacdo 😥 xasuusihi hore xumaa😥
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 4 жыл бұрын
Hada wiil ka xage kudambeyay maxasusata bal
@bogsiiya7068
@bogsiiya7068 4 жыл бұрын
@@fardawsocali9310 mrki igu dambeysay Canada ayuu joogay
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 6 жыл бұрын
_2018 yaa daawaday farta taag car
@ilyasgahayr5367
@ilyasgahayr5367 6 жыл бұрын
👆
@mohamdi6193
@mohamdi6193 5 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝☝☝
@abdallahassan9404
@abdallahassan9404 7 жыл бұрын
xusuus jigjiga yar 31 my I don't forget 4 ever
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Ай бұрын
After 18 years still he is one of the top somali singer🔥 big legend awale adan 13 june 2024 3: 25 am Addis ababa 🇪🇹
@MohamedIbrahim22193
@MohamedIbrahim22193 Жыл бұрын
Heestan markii la qaaday ma dhalan lkn 2014 dad dhagaysan jiray ku xasuustay caawa xata muno yariisey championka qaaday lama aqoonin Old is gold😢❤
@abaubakerjama6372
@abaubakerjama6372 7 жыл бұрын
still 2017 . I'm. the one who love this album tusmo was always better songs for me . I'm big fan awaley yare
@mrsncaptain1225
@mrsncaptain1225 4 жыл бұрын
2020 corona time😷❤️
@Sultan21070
@Sultan21070 3 жыл бұрын
Lkn tolow ma nool yahay ninkas so geliayay heestan
@khadijo9951
@khadijo9951 3 жыл бұрын
26-01 2021 😷 Cornavirus year 😥
@abdiasishassan6173
@abdiasishassan6173 3 жыл бұрын
@@Sultan21070 :
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@AhmedAbdirashiid2023
@AhmedAbdirashiid2023 5 жыл бұрын
I'm still watching 2k19 Big legend Awale Adan From hargeisa Sland✌✌
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 жыл бұрын
My Friends Fav Song Since 2009 Bro This Is Your Song I Always Remember Him When Eva I Heard This Song Miss My Ciyaalnimo 😭
@Koning-Qani-respect
@Koning-Qani-respect 10 ай бұрын
2023 qof kii daawanaayo like ta dhac kadii legend
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
A W A L E A D A N. WAR YAA DAAWANAYA 2018.💯✔
@mohamdi6193
@mohamdi6193 5 жыл бұрын
aniga
@hamdaahmed5969
@hamdaahmed5969 5 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdikaafikoke1547
@abdikaafikoke1547 5 жыл бұрын
Cawa anna dawanaya GOLDEN BOY
@hanahassan5747
@hanahassan5747 4 жыл бұрын
Kdosoxicifo
@mustafefaysal
@mustafefaysal 10 ай бұрын
Anigaaaaaaaa
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 жыл бұрын
After 15years still 🔥🔥🔥🔥🥰🥰
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 10 ай бұрын
soomaaligii ugu horeeyay ee youtube wax soodhigay 2006 cid update aheed oo dunida lasocotay way yareed legend kaan sida aan chenalkiisa ka arko 11sano ka hor baa ugu danbeysay wax uu soodhigo hadii uu sii wadi lahaa maanta caan caan dhalay bu noqon lahaa
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 5 ай бұрын
Aar muu dhintay wiilku😢
@suleiman6408
@suleiman6408 5 жыл бұрын
A W A L E A A D A N. YAA DAWANAAYA 2019❤
@akramjabar3092
@akramjabar3092 3 жыл бұрын
ADAA HOORSADAY NABSIGA HEERYADA GUUDKAAGA SURAY Galabnimo casar ah 3:15 magaala xeebeedka Boosaaso ayaan ka daawanayaa aniga iyo sxbday igu qali ah ISLAANKA IYO SULDAANKA IYO GARAAD CAWIL. OLD IS GOLD 2021
@zakariyeapdi7110
@zakariyeapdi7110 3 жыл бұрын
ADAA HOORSADAY NABSIGA HEERYADA GUUDKAAGA SURAY HEES IYO BADH 25 FEB 2021 @ GAROOWE NUGAAL SOMALIA
@mohassan2240
@mohassan2240 3 жыл бұрын
old is gold😘
@idreskhaliwali7831
@idreskhaliwali7831 3 жыл бұрын
Ceel dahir friday night 6 august 2021 old is gold
@cabdallyare
@cabdallyare Жыл бұрын
Still old s gold 2022
@NurudinApdull
@NurudinApdull 3 ай бұрын
Garaadku cawi tuure igu salan iyo islaanka hay. Ah
@DabataxanTv
@DabataxanTv 3 жыл бұрын
Maxaan Nolol Haybadliyo Hab Dhaqan Adi Kugu Haboon Inaan Kugu Habo Jeclaa 💔 Who's Watching On 2020?
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
maxan hoodiyo wanaag Hirdoogliyo hadhac qabow inaan kugu hoysto rabay oh 💯 Wa wakhtigii u fanku fan si ahaa
@isaaqbiyuurcommunityibc7517
@isaaqbiyuurcommunityibc7517 6 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2018 halkan kaalaya 14 February
@noorhassan5132
@noorhassan5132 2 жыл бұрын
Ilin baa igu istaagtaa markaan heeso igu xasuus ah dhageysto I remember this song in 2006
@osmanawmuuse6059
@osmanawmuuse6059 5 жыл бұрын
Who is listening almost end of the 2018 this song Legend Awale Adan Waxuu hadal raagay yidhi Ruuxii hog dheer qodaa Halista kama baaqsadee Adaa hoorsaday nafsiga Heeryada guudkaaga sudhay
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 8 ай бұрын
Somaligi u horeyay e KZbin yeesha
@shiinetube2102
@shiinetube2102 8 ай бұрын
Ma hubtaa?
@kingnarayan7358
@kingnarayan7358 2 жыл бұрын
20/ December 2021 Still watching This song Legend Awale 🇩🇯❤🇸🇴
@abdullahibaryaremohamed2349
@abdullahibaryaremohamed2349 4 ай бұрын
2008❤
@gabdhafarmaaajo5875
@gabdhafarmaaajo5875 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh dharka la wato macbuudkoo mrkaañ heestaan lasoo galinaaye ani 3jir baan ahaaay hdneh anaapà comment ka bixinoooyo alxm ilaaheyga nabad igu gaarsiiye baa mahd leh and mom Igu so barbaarisey si Hooyo nimo ah viva mom
@mohamdi6193
@mohamdi6193 5 жыл бұрын
isku mid nahaye ma isku yaacna
@ahmedturkey5252
@ahmedturkey5252 5 жыл бұрын
Hhhhhhh 😅😅😉ka daa way kaa yatee
@abdirizakjunior9280
@abdirizakjunior9280 4 жыл бұрын
gabdha farmaaajo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmahassan7621
@asmahassan7621 3 жыл бұрын
🤣🤣🤪🤪
@ahlaamjaamac5927
@ahlaamjaamac5927 3 жыл бұрын
Miyad noshey wlla Qali imka
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 3 жыл бұрын
Awale aadan marna waa faanan da.a yar marna waa fanaaniintii hore axyaa inan alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo Bro all the best guul your life inzha allaah👍✅🥰🎤
@sharmarkemo2611
@sharmarkemo2611 Жыл бұрын
Heeskan video ga ugu horeeeyay ee KZbin ayuu sanad ka danbeeyay Old is Gold
@mohamursal7843
@mohamursal7843 10 ай бұрын
31/ aug/2023 old is gold www cawaale aadan legend somali siger🥰🥰🔥🔥
@ahmedosman7821
@ahmedosman7821 10 ай бұрын
17 years letter I watched this song 🎵 ❤
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 5 жыл бұрын
2019 maalmo ka harsan ayaan daawa nayaa mcn wlhi naaxiyada iyo codka ereyada iyo music intaba waa hees qaali ah cawaale adan miyaa dad la ag dhigi karaa legend wll key cadaw gaa ha jabo reer muqdisho fan nooleeye ayey ku yaqaa naan bro
@moparikhamze725
@moparikhamze725 10 ай бұрын
From yamyam plus first somali poster in KZbin 😂
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Old is gold awale almost legend 2005 until 2023
@ayssr3302
@ayssr3302 3 жыл бұрын
Wali kama dhargin heeska cawaalow ✅♾💗 Yaaaaa jooga quarantaine ka wali 2k20ka 😍
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 10 ай бұрын
Video gii ugu horeeyey ee uu qof Soomaali ah KZbin soo geliyo waye before 17 yrs 😮 Watching 👀 2023 😊
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 5 ай бұрын
Waan is idhi aniguba😅
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Hesta waxan dagesan jiray ano 6 jira wagas ayan galay scholka kowad marka subaxi aye kaso gali jirtay radio jabuti waa 2006 intan loxoxda cunayo ayan dagesan jiray wagase album ki tusmo ee so baxay 2005 aya cusba oo Radio Djibouti subax kasto lagaso dhen jiray manta jamacad ayan kujira Canada 🇨🇦 mashaaalah wakhtigu wa ordaya
@fahmamohamed
@fahmamohamed 18 жыл бұрын
I LOVE THIS SONG.
@monniehiiz8190
@monniehiiz8190 6 жыл бұрын
luna28 woooh 12yr ago ✌🏼
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
Wll ma nooshahay 😥😥
@faarahali3483
@faarahali3483 4 жыл бұрын
Abdirahmann Blue midaas niyadayda anigaba waa kusoo dhacday
@samanjr4900
@samanjr4900 4 жыл бұрын
Legend kala waye kan
@abdurhmanvlog
@abdurhmanvlog 3 жыл бұрын
@@abdirahmannblue4891 ha waa noolahay
@farahmohamedabdi1485
@farahmohamedabdi1485 6 жыл бұрын
Who still watching this on 2018
@gabadhalugtakahadashamoham4222
@gabadhalugtakahadashamoham4222 6 жыл бұрын
farah mohamed abdi kkkkkkk aniga dawanaya sxp
@farahmohamedabdi1485
@farahmohamedabdi1485 6 жыл бұрын
Hesstu cadi maahan bro
@osmanmohamed155
@osmanmohamed155 3 жыл бұрын
First somali song uploaded in KZbin Legend Awale aadan 👏
@ashakurali4596
@ashakurali4596 2 жыл бұрын
Old is Gold 2022😭 still i am watching 😭
@spadezpm7269
@spadezpm7269 Жыл бұрын
2022 still my fav song 🥺♥️
@chamartimohamed2417
@chamartimohamed2417 Жыл бұрын
Still 2023
@sacathcade
@sacathcade Жыл бұрын
​@@chamartimohamed2417 iKu malin
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 жыл бұрын
Wlhi xasuus heestan 2005 -2018 cawale legend
@abdirisak.paylio5495
@abdirisak.paylio5495 10 ай бұрын
Iiwaran inader ma nooshay😂
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 10 ай бұрын
​@@abdirisak.paylio5495way kuzo jawabinlahyd haday noshahay 😢
@user-pf9sv3mv3r
@user-pf9sv3mv3r 4 ай бұрын
This is the first somali vedio being bosted in KZbin Hadad 2024 daawanayso love saar
@mapdy4969
@mapdy4969 10 ай бұрын
Fanaankii ugu horeeyey ee soomaali heestisa youtube laso geliyo KZbinr kii ugu horeeyey ee soomaali🎉 17 years ago
@maslaxmaxamed7481
@maslaxmaxamed7481 15 күн бұрын
2024 bishii 7aad 😂
@shuubkabb672
@shuubkabb672 4 күн бұрын
Ani😂
@halima0790
@halima0790 Күн бұрын
20th july 2024❤
@cabaasozil8114
@cabaasozil8114 10 ай бұрын
Muqaalkaan wa muqaalki ugu horeyay oo qof somali ah youtube so dhigo 🇸🇴 ❤
@kingpadriofficial8067
@kingpadriofficial8067 4 жыл бұрын
Wlhi heesta berigii uu qaadey waxan ahaa 10 jir inta ah ama ka yar like ta ii saara wllyal imikana wAA 2020
@kingmhassan
@kingmhassan 10 ай бұрын
Wow It is 17 years down the line and am still watching it 05/09/2023 Old is gold
@mohayuusuf4258
@mohayuusuf4258 2 жыл бұрын
Wlhi wali miyeeynan maskaxdeyda ka go in heeskaan ✌️29 of may 2022 ✌️❤️
@HankaSare
@HankaSare 18 жыл бұрын
He has the voice....
@xuzenkartizame2642
@xuzenkartizame2642 3 жыл бұрын
Do you still a live
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 3 жыл бұрын
@@xuzenkartizame2642 🤣🤣🤣
@Sirkhader
@Sirkhader 2 жыл бұрын
@@xuzenkartizame2642 😂😂
@rudwandeco12
@rudwandeco12 2 жыл бұрын
Wll manoshahay talow
@HankaSare
@HankaSare 2 жыл бұрын
@@rudwandeco12 haa walaal... miyaad i raadineysay wll
@nurabdi2170
@nurabdi2170 10 ай бұрын
Wxan maqlay qofki ugu horeyay oo somali oo video KZbin so galiyay ina tahy I wish inad nabad qabto insha allah
@geenyo1595
@geenyo1595 2 жыл бұрын
Hestan 6 sanaa jiray mantana alx anigoo 21 jiraa dhageesanooya waana kahelay 🤗
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,7 МЛН
Cawaale, Dalanbaabi
5:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 545 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Hees Qormada Nolosha by Awale Adan  **Live**
5:26
Omar Mohamed
Рет қаралды 918 М.
awaleh aden --dhulkeygow
4:42
mounaafro
Рет қаралды 258 М.
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
waaw28
Рет қаралды 1,9 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Dahir - Wa Xasuustii Said Xamarqoodh iyo Nimco Djama
9:42
Proud Somaliand by QODAL.COM
6:32
Proud Somaliland
Рет қаралды 202 М.
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 3,9 МЛН
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,5 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН