AWALE ADAN 2018 DURRIYADDI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 1,852,861

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018
ERAYADII: ABWAAN CARAFAD SHEKH AXMED
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC BY: ARIDO
VOCAL RECORDING BY: WAQAL STUDIO
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 1 200
@bashiirmuuse2328
@bashiirmuuse2328 6 жыл бұрын
duriyada reer shekh isaxq waan idin jeclahay inta halkan kujirta viva somaliland
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 3 жыл бұрын
🤦🏽🤦🏽 heestan waa Ree Jigjiga, wiilka qaadayana waa Ree Djibouti 🇩🇯 Maxaa kaa qaldan
@asli8565
@asli8565 2 жыл бұрын
@@taariikhogaden1029 hablha ciise iyo hablha ogaden aya hestu gu socota sbb dire dawa iyo erer ciise leeh inta glanah waa dhigi ogadenka zaz u fhmay🥰♥️
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
@@asli8565 Haa huuno macaan 💕
@asli8565
@asli8565 2 жыл бұрын
@@taariikhogaden1029 🥰🥰
@amuunmaankeey8364
@amuunmaankeey8364 2 жыл бұрын
Ereyga duriyad hada maqasha ma marqanland u mooda 😐😐
@fatumoshhassan6966
@fatumoshhassan6966 6 жыл бұрын
Heesta gabdhaha duriyada shiiqaal mansha allaah awale iyo ina aderkey carafad wa mahadasantahin viva my home raaso cadey
@ansihaji6665
@ansihaji6665 3 жыл бұрын
shiiqaal kulahaa ma doolo, wardheer, jigjga ,godey ,qabridahare, danood ,jarar nogob ,erar, qubbi, dhagax buur ayaad dagtaan🤣😅
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Abwaan Arafat you did it 👏 bro 💪 🔥 🔥 MashaAllah viva rer Raaso Cadey
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ina adeer🇾🇪🇾🇪
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 3 жыл бұрын
Ma cid aan Isaaq ahyn ba duriyad ah ❤️⚪️💚❓❕ Dadka lama siino 💖 Waa duriyaadi 💞💞 Daauu s la mood 💛 Qalbiga dalbaday💜 Indho Deeraalay❣️❣️ Waan damacsanhy ❣️ Yaa dadab la galaaa♠️🔈 Hargiesa iyo Hawd🎤 Durbaan uga tuma🥁🥁 2021/2/1
@Viral_videos822
@Viral_videos822 3 жыл бұрын
Duriyadii Daarod Ismael cid walba duriyad sit down sis
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Cidwalbo Ayaga Duriyad Isku Ah Sis Darood Ismacil Duriyadnimo Matuugayo
@maryamazaki8083
@maryamazaki8083 3 жыл бұрын
Duriyada shiiqal laga wadaa aygaa raaso iyo diri dhab dagaan iyo meelaha uu sheegaaya❤
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@Viral_videos822 daarood duriyadii wa isaaq ee magac hanag fadaraynina😂
@qadarcali5316
@qadarcali5316 2 жыл бұрын
Hes sheekhaal aya lo qadey abwan sameeyay caraft
@naawilhouse9133
@naawilhouse9133 6 жыл бұрын
Fanku waa dhalan talent ee maaha qasab waar inta hibada u leh ha loo daayo fanka oo fanka qasab ka halaga daayo. Awale one of the best somali male singer.
@sayidabdilaahi8191
@sayidabdilaahi8191 6 жыл бұрын
perfect
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Naawil House aad iyo aad
@amalyousuf1664
@amalyousuf1664 6 жыл бұрын
sayid abd
@waberihassan7867
@waberihassan7867 6 жыл бұрын
Naawil House wa runta bro wlh
@abdirahmanabdilahi2846
@abdirahmanabdilahi2846 6 жыл бұрын
wa run
@MohamedFosi432-kt4hv
@MohamedFosi432-kt4hv 7 ай бұрын
2024 anyone here❤
@SaidAli-ip2yg
@SaidAli-ip2yg 6 ай бұрын
Yeah maN😂
@mumtazsh.mukhtaar2699
@mumtazsh.mukhtaar2699 2 жыл бұрын
Degenida asluup diin baa no dheer❤️🇾🇪🇾🇪🇾🇪❤️thnkz🙏🤴awle
@Amarmedhh
@Amarmedhh 6 жыл бұрын
Heesta Diredawa waad la soo daahday, waxa laga sugaya hees Diredawa kaliya!!! DireDawa ❤️💝( Hoygii ilbaxnimada )
@nihataslam5563
@nihataslam5563 6 жыл бұрын
Amar A. M. Hhh amar sxb sow.mahaa anyway at last we got it!
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
Duriyadii raaso eela sheegay baan kasoo jeedaayeee like like he carafaat ina adeer thanks sidaad ugu taagtaagsatay gabdhaha tolka🙏
@mshaakir4155
@mshaakir4155 6 жыл бұрын
Xilwa Love wax kle ma iga ahan ina adeernimo iyo qabyalD bn like-ta ku siyee hhhhhhhhhhhhhhhhhh😀😀😀
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
Maxamed Fiqi Cumar ahahahhahahaha
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 жыл бұрын
Wan ku wataa✌❤😍📿
@ayaansaeed5263
@ayaansaeed5263 3 жыл бұрын
Fiqi omar farta hala tago ☝️
@ruwyabdi1284
@ruwyabdi1284 6 жыл бұрын
Duriyadii reer raso like ii sare hada ii arktan
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 жыл бұрын
📿😍❤❤
@farhanahmed2178
@farhanahmed2178 6 жыл бұрын
A la hauteur toujours 🇩🇯🇩🇯. Eid Moubarak umaada somaliyeed dhamatin....)
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 жыл бұрын
Dahariyo iyo goday jarar❤️bay dagaan Doollo iyo wardheer darmada u taal ❤️😘 thank you Awale
@Qanciye11
@Qanciye11 6 жыл бұрын
Maanta cawale Taagerahisa Fiirina Ee Like Bal somalia beentoda Firin raba 😏😏😏
@ahmedfatouma8869
@ahmedfatouma8869 6 жыл бұрын
Ahmed rasta awaleh tageraya shiso cirka iyo dulka inta u dhaxeysay bixinayan oo uma bahno inaa la firiyo
@fartunbarre9400
@fartunbarre9400 6 жыл бұрын
Ahmed rasta miss more Ahmad
@jeyarsenalmusicpromoter3620
@jeyarsenalmusicpromoter3620 6 жыл бұрын
Ahmed rasta lol
@ziisoofficial
@ziisoofficial 6 жыл бұрын
Ahmed rasta razTa cawaLe waa fananka zomaLida
@khadroqueen5669
@khadroqueen5669 6 жыл бұрын
Ahmed rasta maanta hadan awoodo 1000 like kuu saari lahaa kaligeey sidaan cawale utageero lkn waxan awoodey waan kuu saaray 😍😍😍😍😍
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
Abwankii sheekhaaleed waa fadhiyaa meesha heesta sheekhaal baa leh duriyadii haduu yiri deganida asluub baa u dheer raaso ay degaan wwwwwww👏👏👏
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 жыл бұрын
Aad io aad😍🥰🥰
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Viva Abwaan Arafat 🔥 🔥
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
Raaso so lagulama dago niicda yare🖕🏿
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
Dirir dhaba iyo Nogob iyo Raaso ee Raaso ee dagaan ❤
@harmacadarmysomalia8816
@harmacadarmysomalia8816 6 жыл бұрын
My dadkeyga anjeclhy aad aad ayaad umahadsan tihiin saad commenting positiveka usoo qoreeysaan ayaan ka helay 👌
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 6 жыл бұрын
Awale Adan je te salue de Djibouti 👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
@safi1988
@safi1988 6 жыл бұрын
Fanan qaran
@guleddjama6018
@guleddjama6018 6 жыл бұрын
Noloow iimir dharaar iyo hafimaad badaan bihidnill'Ah amiin wallalkey 😊 waan kuu gu faana 🇩🇯 jiir ho joog 🤗 big fan depuis nougapri cettai en 2003 ma fille ete presque 2ans jusqu'a a present 17 ans elle aime tt ts chanson et on te soutien tjrs 🤗
@mohamadarab9552
@mohamadarab9552 6 жыл бұрын
Awale Adan zahip awale hesahaga markaan dhageysto jacaylkan aan iheyn ayaa igu abuurma boqorka codka geeska afrika awale adan guul iyo gobonimo
@ahmedabukarnuur2847
@ahmedabukarnuur2847 6 жыл бұрын
Awale Adan legend somaliyed inad Dadku iskuraacay
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
Dirir dhabe Nogob Raaso ee Dagaan ❤ Rer Raaso Like i saraa 😂
@bashiirmuuse2328
@bashiirmuuse2328 5 жыл бұрын
duriyada reer shekh isaxq viva 💖💕💔💜💛💛❤❤💪💪💪💓💜💛💚💚
@yahyerashid2089
@yahyerashid2089 6 жыл бұрын
cawaale aadan best fanan walhi ita jecel like ta igu qabo❤❤❤❤❤
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Yahye Rashid aad iyo aad
@abdixakimjama8679
@abdixakimjama8679 3 жыл бұрын
Lagend
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 6 жыл бұрын
Wardheer iyo danood niniii yaqana like hasaaro meel aad iigu weyn weye wardheer my city
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Danood yaa dagana wll
@MsBLACKStar94
@MsBLACKStar94 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 Ogaden, Maqaabul
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Sidoo kale My Home Sweat Wardher💋❤️💯
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 ogaden maqabul wa gobbolka dollo
@ayaanlejr182
@ayaanlejr182 6 жыл бұрын
Awale hadad aminsnatahy in u yahay fananka africa like saaar
@shukriahmed4260
@shukriahmed4260 6 жыл бұрын
Viva tolkay iyo reee Raaaaaaso caday💜💜💜💜💜💜👍
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Yes ❤❤❤ dhiiga
@simanmuhumad7043
@simanmuhumad7043 6 жыл бұрын
king awale ❤❤❤dadka lama sinoo waa duriyadii dirdhabe iyo jabuuti beydagaan sitti iyo saylac durbaan yaa uga tuma
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 5 жыл бұрын
Saylac waa dhul maxamed case ha iska sheegan dhiloy
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
@@lordofdarkness3877 garac guda bur waa dhul Cisse ee iska oyeey bila dhul aya tahe Cisse wa Qaran
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Ilaahay amarkii wiilkan wllkay ah wan jeclahay si somalinimo kujirto waa fanaankii igu horaysay ee aan taageray 2005 madaxaa hajiro
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
isku mid baan nahay ka jot dhagaysan jiray ilaa marku hargaysa yimid xamdi hotl ala maxaan dhar ku maydhay heesahiisa sahra ilays ubax ahmo mahd ayaanle iyo sms abdi fanax kamaco ex aan dhagaysan jiray shay caabi
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Happy Ahmed tnks dadku isku dookh waynoqon karaan
@ahmedraasta7693
@ahmedraasta7693 6 жыл бұрын
Khaalid Sayid gut 😊
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
+Ahmed Raasta om u too haye me too wll
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
+Khaalid Sayid me too wll thanks more
@noorali6390
@noorali6390 6 жыл бұрын
woow lovely voice,diri dabe,Raaso dagaan,my fav song❤❤❤❤
@unknowlos2927
@unknowlos2927 2 жыл бұрын
Heestan I can't forget wlhi 💔😫 2018 baa qof saa id iigu qaalli ahaa ii qaadi jiray lkn Hadeer waa dadka kaan ugu necbahay😥 ma xuma balse aniga iimu wanaagsanaan💔 wuxuu i gaadhsiiyay heer intaan jeclaa in leeg aan naco😔💔
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
He's back 🖒 intii kaheshay In awale Halkan kusoo labtay like
@hibshibs9125
@hibshibs9125 3 жыл бұрын
Waa duriyadi RAASOOOO🥰❤ Alaylaheeee indhuhu kama dalayan.
@aaliyamoalin6683
@aaliyamoalin6683 6 жыл бұрын
Awale jir oo joog (Dadka lama sinoo waa duriyadii ) allah ku sharfo my fanan Awale
@libanhasen5207
@libanhasen5207 6 жыл бұрын
anaa reer dirdhaba ah, one love reer dirdhabaa
@mustiman3182
@mustiman3182 6 жыл бұрын
liban hasen diri dhaba ☝️❤️
@abahadadkawalan9726
@abahadadkawalan9726 6 жыл бұрын
liban hasen one love pro
@aminaadanahmedaminaadanahm1460
@aminaadanahmedaminaadanahm1460 3 жыл бұрын
My dhiiga iyo dhuuxa
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 2 жыл бұрын
Heestan shiiqaal loo qaday 🥰❤️
@faadumozahra94
@faadumozahra94 6 жыл бұрын
Raaasey dagaaan.. Abwaaan Reer Faqi cumar.. Ereyo u tiriyay Hablaha Faqi Cumar.. Afkaga malab lagu qabay.. ❤❤❤
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 6 жыл бұрын
fatuum _ 😍😍😍😍
@abdirahmaanyasindirqi9893
@abdirahmaanyasindirqi9893 6 жыл бұрын
fatuum _ masha allah
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
fatuum _ saxiix abwaanka sameeyey xitaa waa fiqicumar
@QUDUBI
@QUDUBI 6 жыл бұрын
fatuum _ I love ❤️ Reer tolkeyga faqi cumar.🙏
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Abwaan Arafat 🔥 🔥
@AwooweSomali
@AwooweSomali 6 жыл бұрын
Dun xariira iyo Dahab midabkii ley Daymadaa indhuhu Kama daalayaan Darajiyo Rabbaa Ugu deeqay sharaf Deganida asluub Diin baa u dheer Diridhabiyo Nogob Raasey dagaan Dooxada Jig-jiga Darmadaa u taal Darmadaa u taal Waan damacsanee Indha deeraley Dadab yaa la gala Erer iyo Danood Durbaan uga tuma Dookhiyo kalgacal Baa igu daroo Dunji fiican ley Waan doonayaa Dadka lama sinnoo Waa durriyaddii Daa'uus la mood Qalbigaa dalbaday Dahar iyo Godey Jarar bey degaan Dool iyo Wardheer Darmada u taal Darmada u taal Waan damacsanee Indha deeraleey Dadab yaa la gala Erer iyo Dannood Durbaan uga tuma
@AwooweSomali
@AwooweSomali 6 жыл бұрын
Mahadsanid, jo taylor. Waan saxay.
@salmansulubofficial7213
@salmansulubofficial7213 6 жыл бұрын
Somali Stories
@realwaryaofficialchannel
@realwaryaofficialchannel 6 жыл бұрын
Somali Stories y
@ithanktogodforeverything1121
@ithanktogodforeverything1121 6 жыл бұрын
Somali Stories so nice dear
@abdallahaaji4874
@abdallahaaji4874 6 жыл бұрын
Somali Stories copy
@Najo_gucci
@Najo_gucci 6 жыл бұрын
Jigjiga is my Home Abti Igu qabta Yaakhii ❤️❤️❤️❤️
@dmtboy4109
@dmtboy4109 5 жыл бұрын
Duriyad hadad maqasho means dir guul iyo gobonimo
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 6 жыл бұрын
*I am oromian boy and i love somali music Awala adam* 🔥
@nimcosagal7990
@nimcosagal7990 6 жыл бұрын
Dhacdooyinka Maanta 😂😂😂😂😂😂
@mohamadahmed4155
@mohamadahmed4155 6 жыл бұрын
Hhhhhh beenta daaa hhh
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 жыл бұрын
Sxb magaca qoraalka iska badal wuu kugu furee oramian man lol
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 6 жыл бұрын
Dhacdooyinka Maanta 🤣🤣🤣 reer burcana ma oromay isku bedelen mahamed dictor isnacay
@lilqanciye3078
@lilqanciye3078 6 жыл бұрын
😂😂😂😂🙏🙏🙏
@cabdulmajiidmguddi5827
@cabdulmajiidmguddi5827 6 жыл бұрын
Raaso cadeey ❤❤❤ ku ahay
@soumagaming1101
@soumagaming1101 6 жыл бұрын
C’est un truc de fou 😜 Laxanka codka 100% hit 💥🔥 Eraayada hit 🔥🤦‍♂️ Musique 🎶 💥🤟🏆👌 My fanaan légende Awaleh Aden 🙏👌🇩🇯 j’en suis fier de toi, tu es numéro 1☝️nolow nolow
@suhraahmed5273
@suhraahmed5273 2 жыл бұрын
Pp
@suhraahmed5273
@suhraahmed5273 2 жыл бұрын
Pp
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 жыл бұрын
Duriyadii raaso is muujiya📿😍❤
@inamohamed5768
@inamohamed5768 2 жыл бұрын
Ina adeer
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 6 жыл бұрын
Dookh iyo kal gacal ba igu daroo ❤️❤️y'a salaaam the best fanan Awale adan Eid Mubarak ya muslimiin 🙏🏽❤️✨
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya🥰💛🥀awaale✌
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Cawale always is the best from sitti diri dhaba 🇪🇹sallel🇸🇴and Djibouti jano🇩🇯❤️❤️❤️inta sadexda kaso jeeda like 👍
@ribnarim7518
@ribnarim7518 6 жыл бұрын
Kaaha Nuura dire dawa😘😘😘
@ahmedabdirahman3761
@ahmedabdirahman3761 6 жыл бұрын
Kaaha Nuura. Hhhh🤔 Salal aa naw midhaa kareeb adeer from awdal Adam empire 😎
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Ahmed Abdirahman 😜😜 why ureeba wllo ifahano sadexdaba anaa dago
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Amiir Yassin jcylo igama ahan calanka Ethiopia blse wn daganhy wllo 🤙🇸🇴❤️🇩🇯🇪🇹
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Masha Allah umad xeer leh
@kingtyga9599
@kingtyga9599 6 жыл бұрын
Ha la Bakhylin wallka aYn ahy😭😢👍🏻☝️
@amiiryarenasri7535
@amiiryarenasri7535 6 жыл бұрын
Cawaale adan intii ila tageerta like Isaara 👑🎙💗😘
@axmedali645
@axmedali645 6 жыл бұрын
Cawale wle wa fanaan jiraa heesta sheekhal bu ku aamany se cidii ma fahmayso🤪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faadumozahra94
@faadumozahra94 6 жыл бұрын
Axmed Ali inbadan Duriyadii Awliyada Buu u qaaday.. Raaaso Raas Qabow 😍😍
@idilabdilahi8973
@idilabdilahi8973 3 жыл бұрын
Woow me duriyadan ka tirsan nahay like hayla dhafin wixi duriyada ah🤣🤣🤣😝
@sahroabdikarim6878
@sahroabdikarim6878 7 ай бұрын
Waa iga heysa muda 3 sano kadib 😅❤😂
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 9 ай бұрын
Waaw ceesh cala hees waxaa halakaan ka salamaa dhamaan reer somalo meel kasta ay dunida ay kajoogaan qaasantan reer fiqi Omar ismuujiya❤️❤️❤️❤️❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Dadka lama sino wa duriyadii😊
@xaajikarbaash7607
@xaajikarbaash7607 6 жыл бұрын
Fanaanka ugu shidan fanaaninta hada jirta inta heestan ka heshay like igu qabta ❤️🙏❤️
@nastamoha387
@nastamoha387 6 жыл бұрын
Raaaso😍😍😍
@husyoung4740
@husyoung4740 6 жыл бұрын
Yessssssss way kan Dire Siti Djibouti 💪💪💪🌷
@abdinurofficial8227
@abdinurofficial8227 6 жыл бұрын
abwaan carafaat waa uhagar baxday laxanka iyo codka halkii larabuuu mari cawaale cawaale cawale libaan jama thnxs
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
HeestaN waxaan ahaY qofkii ugu horeeyey daawada caawa dib usoo xazuuztey from to wajaale mirqaan wanaagsan
@bellafashion8487
@bellafashion8487 3 жыл бұрын
😂heesta waxaa isdul saara badanka tiktok ga ilma handaraab ana waxaan moodayey in looqday balse hadaan ogaaday m.a awale golden voice 😍 4:12
@munobashiir3517
@munobashiir3517 3 жыл бұрын
😅😅😅
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Kuwas 90ka Waa Copygeena Duriyada Darood Ayee Ku Copyeyaaan😂😂😂😂
@cuteanimalshorts6002
@cuteanimalshorts6002 3 жыл бұрын
@@sacdiyomuse3774 duriyada isaaqa ayaa la idhaah wlaal yaan lagu khaldin ereyga duriyad lahjadiina kumaba jiree xgeed ka keenten ma siilkaga dhexdiisa wx wlba waad nagu hysataane mgca somaliba maydiin dhignaa. from hargeisa cadeeey 🤣
@sakisaeed641
@sakisaeed641 3 жыл бұрын
@@cuteanimalshorts6002 aaamu yaan lagu qoslin wey ku jirtaaa hadaa heestan ma hargeisa ku jirta
@sharmaarke2529
@sharmaarke2529 6 жыл бұрын
Raaso cadey ❤❤👈👈
@ayaansaeed5263
@ayaansaeed5263 3 жыл бұрын
👑❤️
@sharmaarke2529
@sharmaarke2529 3 жыл бұрын
@@ayaansaeed5263 ❤🙏🏽
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 3 жыл бұрын
@@sharmaarke2529 heesta ogaadeen aa loo qaaday raasada sheegeeso waa maxay
@sharmaarke2529
@sharmaarke2529 3 жыл бұрын
@@sacdiyamaxamed849 wlshy heesta raaso cadey ayaa loo qaaday Raaso ❤
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Abwaan Arafat produce this song for sheekhal sxb
@dheemancarab1872
@dheemancarab1872 6 жыл бұрын
this might be the best song my dear ears have ever heard..cawale adan is a legend in the making.Djibouti's finest.
@armanchango6118
@armanchango6118 6 жыл бұрын
Runtii Heesta waa hees aan innaba caadi ahayn fanan somaliyeed cawale casri adaa kuleh bro heesta codka laxanka 🎶 music mudhaha waa complete mashallah
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
duriyadii🇮🇹💗
@hazratezzedine9312
@hazratezzedine9312 6 жыл бұрын
Inty amiinsan in Ningaan oo galeey fanaanimo somaareen like igu qabto jagaadan gordho aan barteeh 😂, aweleh casri nolow frère 😁 , la chansons de l'année from Djibouti 😙
@mohamalik8388
@mohamalik8388 6 жыл бұрын
dadka lama sinoo wa duriyadii da.uus lamooda qalbiga dalbaday legend awaale axsan hees
@siyuunsaani3577
@siyuunsaani3577 6 жыл бұрын
Dadka Lama Sino Waa Duriyadii Daa'uus La Mood Qalbigaa Dalbaday Viva Absame Idin Jecliyaa Reer Abtiyo 😍Allow Wax Sidaa Noo Faansada Hanoo Waayin Awale Asri Axsan Fanan Fi Somaal Halkeedi Bad dhigtay Walle
@abdiwali4015
@abdiwali4015 5 жыл бұрын
Dadka lama sino waaduriyadii ❤ Daauslamod qalbigaa dalbady✔ dahriyo Gody JARAR👌 bay dagan✔ Dooliyo war dheer alfnaan cawale king❤✌♬
@sahalsouleimanadsa1618
@sahalsouleimanadsa1618 5 жыл бұрын
MACHA ALLAH bro awaleh aden dewehey
@ogadenqueen
@ogadenqueen 6 жыл бұрын
Hablaha Somali Galbeed, hablaha ugu gobsan aduunka....
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Shekada Ogaden ka naga jooji cawanow Dhire dawa iyo gobalka sitti wa dhul cisse ninka dhulka tolki ayu u hesaya dawana dhulkena wan isracinena oo dhire dawa aya casimade no noqonesa waayo jigjiga wey ka weyntahay kana quruxbadantahay Ogadenow Somalinimo iniga diidey
@miskiali2683
@miskiali2683 3 жыл бұрын
@@abdourahmanmohamed8324 🤣🤣🤣 look how funny you are dhulka hestan laku wada tiriye intodabadan wa dhul Ogaden 🤣🤣 beside that Ogaden 6state ayu daga tasi wa sawabta laku magac darare Ogadenia diridhaba ayad ka sheegenaysa ayagna 6state aye layihin madaxwayna uyihin Ogaden hadu somali diid yahay inbadan Ethiopia lama dagalan war iska amus tulada xunta ad ka dagto Ogadenia waxba ku kordhinimayso somali state ama Ogadenia waxba ka matihid ader cagaha dhulka dhig hesta hadi hablaha ciise loqade maxa dhulka Ogaden kuso dare 🤣🤣 loser duriyadi darood Ogaden ba hesta loqade madaba dhulka intu heesta kuso qadate uku badan dhulki Ogaden 👏👏 caaac bad heysaa Riyo kunol waxid good luck your dream 😅
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 3 жыл бұрын
@@abdourahmanmohamed8324 adi maxaa kaa qaldan niyoow meesha ma ogaden baa ku qoran??? Adu maada somali galbeed ahayn
@ayaanm3914
@ayaanm3914 3 жыл бұрын
@@abdourahmanmohamed8324 ma dhulbad Somali galbeed ku ledahay? Adeer dhulkina indka oromo udhiibtay ee Ogaden afkaga kalabax ✌🏾
@ayaanm3914
@ayaanm3914 3 жыл бұрын
@@abdourahmanmohamed8324 Dire dawa iyo dhulkad shegaysab Somali galbeed kamid mahin cawaan geography aqoon ada ah Heestana Dagmoyinka ubadan ee cawale Adan u sheegay Ogaden aya leh🥱 anu ciise wan jecelahay lkn uskaga adugo kale ah aya umada bahdilaya
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 6 жыл бұрын
tiridhaba one love my city
@leishaadjfar5005
@leishaadjfar5005 6 жыл бұрын
Notre fierté djiboutien 🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤
@zuhaibtio
@zuhaibtio 6 жыл бұрын
Fananka Qarniga Iyo Abwaan ka Qarniga Daganida Asluub Diinba U Dheer.....🔥
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 5 жыл бұрын
Dadka lama sino waa duriyadiiiiiiiiiiii ❤
@mofosman4426
@mofosman4426 5 жыл бұрын
Darajiyo Rabbaa Ugu deeqay sharaf Deganida asluub Diin baa u dheer Diridhabiyo Nogob Raasey dagaan Dooxada Jig-jiga Darmadaa u taal wooowww ça cest fort. awaleh tu confirme encore k tu es un genie du laxan. mashala Maintient ce cap de perfection. mashala
@suldangroupofmedia3253
@suldangroupofmedia3253 6 жыл бұрын
Viva raaaso 🔝🔝🔝🔝🔝🔝
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
Yes Tolka 🔥 🔥
@marwolamacasheikh5300
@marwolamacasheikh5300 6 жыл бұрын
Oh yea waynakaa carafaad And cawale😘🌺
@user-rz3nz8cs5p
@user-rz3nz8cs5p 6 жыл бұрын
Abwaanka erayadiisa aan laga xiisin wooow ❤❤❤❤ 😍😍😍😍😍dirirdhabiyo 😍😍nogob😍😍😍 raaseey degaan😍😍 the one and the only fanaan awale 💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏
@daadaxcarafaad1656
@daadaxcarafaad1656 6 жыл бұрын
عاشقة بلا حبيب thanks walala qalai respect
@kingdahir8527
@kingdahir8527 6 жыл бұрын
Hestan inta mar aan dawaday wlh tiro maleh Awale taagere buuxo Ayan u ahay ❤❤😙😙🎧
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Waw diridaba nogob rasa ay dagan 😍😍waah wah fanan qaran cawale abwanka qarniga carafaad aha ninkan dad sharf leh hes wanku hesta 👏👏👏
@faysalbishaaro9712
@faysalbishaaro9712 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan wlhi ka yaapay shaqo ha laga siiyo you tube
@daadaxcarafaad1656
@daadaxcarafaad1656 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan thanks dhiigga
@munasalaah5197
@munasalaah5197 5 жыл бұрын
@@daadaxcarafaad1656 fnf
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
MashaAllah the best Abwaan Arafat keep.goin bro 🔥 🔥
@nimahousseim2373
@nimahousseim2373 6 жыл бұрын
Awaleh Aden the Djiboutian singer N°1 😘😘😘😘😘😘😘😘 inta Awaleh iyo Abwaan Carafaad tagertaa liktaa igu Qabtaa
@kowsaromar9279
@kowsaromar9279 6 жыл бұрын
wooow asal 😙😙😙 dollo iyo wardheer darmadaa utaal 😙 Erer iyo Danood Durbaan ugu tuma 😍😍😍😍😍😍 thanks abwaanka Sanadka Carafaat and lengd AWALE Aden 😍😍😍
@sayidosman1500
@sayidosman1500 6 жыл бұрын
#Danood baladkaygii❤️👌👌
@k1x-hd179
@k1x-hd179 6 жыл бұрын
Axya wadani wan ka filayay inad #Dire_Dhawa, #Djibouti, #Somali heeso an cadi ahayn u qado #Awale your the legend bruh keep it touch one love five Somali Country’s ❤️ 🇪🇹🇩🇯🇸🇴😍
@hanaquen3842
@hanaquen3842 6 жыл бұрын
awale is the best fanaan runtii sidan ku taagero hadad ogan lahayd hees ayad iso qadi lahayd👌👌
@somalisister11
@somalisister11 6 жыл бұрын
Ogaadeen hadaan nahay qurux baa naloodaayay alxamdulillah. Dadka lamasinoo waa duriyadii ❤️❤️❤️❤️
@walalcaskowalalcasko29
@walalcaskowalalcasko29 6 жыл бұрын
❤❤
@libanhusen1993
@libanhusen1993 6 жыл бұрын
heesta ogaden looma qaadin ee gabadh sheekhaal ah ayaa loo qaaday dhulkana waala wada dagan yahay
@cabdirasinhaashi8489
@cabdirasinhaashi8489 6 жыл бұрын
Liban Husen Hahahah sheekaal beel abwaanka heesta sameyay Wa ayo maadigasa heesta gabdh sheekhala siiyay meesha iskaga carar ha sheekaal leyne sheekhal ku cuntay
@shaficiabdiroble3663
@shaficiabdiroble3663 6 жыл бұрын
cabdirasin haashi sxb waayo marka adiga noo sheeg hadusan shiekhaal aheen 😂😂
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Nin noolaw maxa aragti kuulaaban sheekhaal meel dagta anagu manaqaan odayaal intay tusbax dheer sitaan adhi lasiiyo yaan naqaan gabdhaha martka sheekhaal xagay dagaan balse heestu qabiil kuma saabsana dhulka ogadenia yaa geesta loo qaaday cidkastana way dagtaa lkn somaali dhulbahante iyo ogadeen ya ugu qurux badan
@sadaammohamed4947
@sadaammohamed4947 5 жыл бұрын
Cawale always is the best from sitti diri dhaba 🇪🇹sallel🇸🇴and Djibouti jano🇩🇯❤️❤️❤️inta sadexda kaso jeeda
@aliomer7597
@aliomer7597 6 жыл бұрын
Diridhaba😍😍😍
@ifraaxjamaal9280
@ifraaxjamaal9280 2 жыл бұрын
Wuu sii amany gabdha ogaadeen akhiiran waa ka helay ee durbankiina utumay lana dadb galay mashallh barakallh miss xiis iyo cawle adan
@nordinomer8300
@nordinomer8300 6 жыл бұрын
Dahare io Goday Jarar bay Dagaan Doolo io wardheer Darmadaa Utaal wow The best Song ever lol
@deeqoaadan7257
@deeqoaadan7257 6 жыл бұрын
Dadka lama sino waa duriyadii e e eeeee 😍😘😘
@abdohoch8166
@abdohoch8166 6 жыл бұрын
Vive awaleh Aden star djboutienne nolow
@darishore814
@darishore814 6 жыл бұрын
Shiiqaal gurls raaso iyo dirdhaba best song from best abwaan shiikhaal
@samatarwarsame4749
@samatarwarsame4749 3 жыл бұрын
🔥 🔥 💪 Raaso Cadey legend Abwaan Arafat
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
Raaso adan khayr ba kula dage niicda yare🖕🏿 diri dawana wa dhul ciise
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
@@mohazzomar4306 xaarka cesho aadan kheyr ma kuwa aan ila salaxaad uga daba tagay 400 km xita uma so jirsan karan raaso waa riyooneysa.Caaqoow ugaas ka ciisaha nin sheekhash reeer wardiiq ah buy u dhashay ee u Dhimo cuqdada
@Mici_libaax
@Mici_libaax 6 жыл бұрын
I'm from nogob magaca ka garo love u guys one all somali ppl😍😍👈 hit like buttom😂😂✌
@mustafekiikoog916
@mustafekiikoog916 6 жыл бұрын
Legend awaale Adan nasab jira tahay Aapo 💕💕💕🙏🙏heestan in badan ayaaan ka sugayay #alfanaaan Wadankygiii #nogob daawo miss you 😘
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 6 жыл бұрын
Ogaadeen girls be ka shidantahy miyaaa? Alleylahe wa Queens of Africa.
@nihataslam5563
@nihataslam5563 6 жыл бұрын
Mustaf khalid ma ogaden unba kililka daga. garka ahan diri dhabe sxb ? No qabyallad sxb hestaa ku raxayso
@leomessi3507
@leomessi3507 6 жыл бұрын
Mustaf khalid gobolka sitti iyo dire dawa ciise ayaa leh .ha sheegan.cagdheerey.
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 6 жыл бұрын
Hadaysan Ogaaden majority ka ahayn 90%, Why ogaadenia gobolka lo oran jiray?
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Kaaha Nuura ciisaha aad kabsheekaynayso jabuuti kama sokeeyo caalamka lama qiimeeyo magaalo dhulka maxa loo yaqaan waxa loo yaqaan dhulka ogadenia somali xad malahan oo way is dhax dagtaa lkn dhulka ogadeen yaa iskale asal ahaan hadii maanta dagmo ama gobol kamida ah jabuuti ogaeldeen ay dagaan dhulka ciise ayaa iskale inaad midaa fahanto isku day teeda kale madaxda ciise ee aad sheegayso bal noo magacaw hal qof oo caan ah
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Khaalid Sayid wllo qabyaldu ma fcna dad wa wayn banu nhy mha inaan qabiil isku maweelino somali waa somali ogadeen waa somali ciisena sidokle waana dad wada daga xuduuudna ma kla leh blse hadalda qaarba ka xanajiya mesha aad sheegayso somali galbeed ba la dhaha 33qabiil oo somali ah ba dagan ayna ka mid yihiin qabilda somalida melha kle dagan mrka mrka hal qabiil inaad deegan dhn oo lawadao dago ku tilmaamtid waa laga qurx bdn yhy waana fikirkii gumaystaha alxd nagada qabiil wllo anaga wada leh meel walba oo aan dagno proud to be Somali ❤️ciid wngsn hno raxmaanku ha ku xifdiyo 🙏
@alinasir5602
@alinasir5602 6 жыл бұрын
Waryaa walaal cawaale wiil ciise ah ilaahay balankii watahay wan kutagersanaa waligay salaaan form Bosaso waaa inaa hees usooo qaado Bosaso Somalia
@sucadoadil2886
@sucadoadil2886 6 жыл бұрын
Naag Rer Qabridahr baan ahy Eee Love Isara Tolkey Ogadenow❤☝
@ahmedabdi1106
@ahmedabdi1106 6 жыл бұрын
Sucado Adil qurushtii qoraxey qaado inader
@zakiboy1991
@zakiboy1991 6 жыл бұрын
Sucado Adil reer cabdulle miyaa tahane
@sucadoadil2886
@sucadoadil2886 6 жыл бұрын
Ahmed Tnx Huno
@sucadoadil2886
@sucadoadil2886 6 жыл бұрын
Zakariye Abdille Haa Waliba rer Warfaaa wlc
@badrimustafa10
@badrimustafa10 6 жыл бұрын
😘 ankuso qabte abo , iiroonow
@mohammadismail4913
@mohammadismail4913 2 жыл бұрын
Called walaal.i listed to this track on a loop.from Minneapolis to Detroit non-stop. Thanks Avwaan Cawale iyo Big Boy Liibaan.
@safiyocali4790
@safiyocali4790 6 жыл бұрын
Abwaan carafad baan arkaa dhal boqortoyo ❤❤
@queenofall6050
@queenofall6050 6 жыл бұрын
Duriyad inaanu nahay ma shakibaa laga qabaa 🤘❤️
@ogadenqueen
@ogadenqueen 6 жыл бұрын
Darajiyo rabaa oogu deeqay sharaf Daganida asluub diin baa u dheer Diridhabiyo nogob raaseey dagaan Dooxada jigjiga darmadaa u taal Waan damacsanehee Indho deeraleey dadab yaa la gala Erar iyo danood durbaan uga tuma Dadka lama sinoo waa duriyadii daauus la mood qalbigaa dalbaday Dahiriyo godey jarar beey dagaan Dooliyo wardheer darmadaa u taal
@yonis0
@yonis0 6 жыл бұрын
What is darmad?
@hoodoupdiasis6283
@hoodoupdiasis6283 6 жыл бұрын
Raaso 💋 cawaale aden
@nacimoaragsan4413
@nacimoaragsan4413 6 жыл бұрын
Nogon jarr rasey dagan war bal like isara from galmudg lov ddsi😘😘😘😘
@QUDUBI
@QUDUBI 6 жыл бұрын
Raaso Reer tolkeyga Thks awale
@dreamgirl4you869
@dreamgirl4you869 6 жыл бұрын
Fanaan Qabyal ka madax banaan ❤💯
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Dream Girl 4 You aad iyo aad
@qadiijoabdullahi3188
@qadiijoabdullahi3188 6 жыл бұрын
Dream Girl 4 You hubaal qabyaalad kamadax banaan pillaahi
@qadiijoabdullahi3188
@qadiijoabdullahi3188 6 жыл бұрын
Www
@hamdiabuker9571
@hamdiabuker9571 6 жыл бұрын
Right
@bakarahafilms9578
@bakarahafilms9578 5 жыл бұрын
maasha allah mudane cawale adan magac ka maskiin maha iyo fankaba
@saedsudi
@saedsudi 6 жыл бұрын
cawale fananka faniinta eryaday padhna qapqapty padhna ka baxsadeeen
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
AWALE ADAN l SINJIGAA NAMIDEEYA l 2018 l (OFFICIAL MUSIC VIDEO )
8:06
Tusmo Films
Рет қаралды 1,4 МЛН
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 396 М.
Awale Adan - Kabax Maanka - Music Video 2019
8:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
AWALE ADAN 2013 MAHDIA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
8:41
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,2 МЛН
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 4,1 МЛН
AWALE ADAN IYO HODAN ABDIRAHMAN - RAGGA KAAN KA DOORTOOW LYRICS
6:16
Ahmed Ali Vlogs
Рет қаралды 571 М.
HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN  l JIGJIGA l 2018
6:07
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1,1 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН