Awale Adan & Amina Afrik | -Taageero Makaa Helaa | - New Somali Music Video 2018 (Official Video)

  Рет қаралды 14,005,102

Tusmo Films

Tusmo Films

6 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
XASuustii: Dahir Yusuf iyo Xabiiba Balbalaf
MUSIC: Aridoo
EDITOR: CABDIQANITUSMO
Executive Producer: Jamal Cadaawe
PRODUCERS: ABDULLAHIKING & M.ABSHIR

Пікірлер: 2 400
@Tusmofilms
@Tusmofilms 6 жыл бұрын
Xasuustii: Dahir Yusuf iyo Xabiiba Balbalaf
@waberihassan7867
@waberihassan7867 6 жыл бұрын
Tusmofilms thanks walee hesstuu wa wax kale legend awale iyo amina jeceelow nolada dhamatin
@mahadcade6691
@mahadcade6691 6 жыл бұрын
Tusmofilms dahir yusuf iyo xabiiba waa ruwaayad danbe originalku waa fuuad ilkacase weydi dahir waa ka Hollan daganee
@iidqasaaye5893
@iidqasaaye5893 6 жыл бұрын
Original wax Iska le fuaad. Ilka case. Iyo. Fatuun ducaale
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 жыл бұрын
waxa danbeesay ruwayaadi fuad iyo fadun, ruwayaadi hor 1988 waa dahir iyo xabiiba.
@wiilsomali2683
@wiilsomali2683 6 жыл бұрын
Hees waxa iskale fuuad ilkacasee iyo xabiiba balbalaf
@diimahproduction9242
@diimahproduction9242 6 жыл бұрын
inta quraanka ilaahey jacel gacanta ha tagan ❤❤❤❤ القران الكريم
@cawlmxmd8612
@cawlmxmd8612 6 жыл бұрын
Dîimå Hproduction anaga
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 6 жыл бұрын
@Dîimå Hproduction
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 6 жыл бұрын
Dîimå Hproduction 🏰🏰🏰🕌🕌🕋🕋🌙
@amranabdi9856
@amranabdi9856 6 жыл бұрын
Cawaale Allah ku soo Hanuuniyo
@ummaysa
@ummaysa 6 жыл бұрын
Are you ok, You don't have to mention quran in place like this.
@faysalabdulahi9557
@faysalabdulahi9557 5 жыл бұрын
Ceeb weeye inaad dhaafto saliga nabiga scw☝️🙏
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 4 жыл бұрын
sce
@amaalhssn2385
@amaalhssn2385 4 жыл бұрын
Scw
@Eliasnuh1245
@Eliasnuh1245 3 жыл бұрын
Min make in June I’m on kn
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@abdiqanimahamed6104
@abdiqanimahamed6104 3 жыл бұрын
Scw
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
I am from Eritrean 🤣 Ajaanibka like waad kula ordi maxaa ku diiday wllkaa somaliga ah inad hadyad ahaan uga dhigtid 😍Amazing song
@somfunsays8617
@somfunsays8617 3 жыл бұрын
Somali wax ka ajnabi jecel🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️
@ridwaan5949
@ridwaan5949 3 жыл бұрын
Maanta kadib ajaanib ahan iskadhig
@xamdacabdilaahi6554
@xamdacabdilaahi6554 3 жыл бұрын
@@somfunsays8617 maad araagtaye 😂😂 sheeko kale weeyane wallahi
@zhiravan99
@zhiravan99 2 жыл бұрын
Waar zp 20 minut gudahood ayaan sadex hees comment gaada ku arkey lkn hal mid ayaa kuu qaraxdey mncha allah 1k 😅😅
@Miimkingdom
@Miimkingdom Ай бұрын
Maxad ka heli hada laga buxiyo, dadka kle wa qaab Logo mahadnaqo inay luqadena ka heleen 😒
@hamdisiciid29
@hamdisiciid29 3 жыл бұрын
heestan markay so baday ayan waxa isbaranay wiil isla markiiba guur iso bandhigty san wa dhaayssn jiray kasoo ilhy iga dhigay calafkayga hada ayaa labadii sano no buxsanthy jacaylkayga ilhy ha ika fido😍😍
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Aamin aamiin abayo ilaasho jacelkaga
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Alaha isku kiin barakeeyo sister
@khadraayan2909
@khadraayan2909 3 жыл бұрын
Mashallah 🥰❣
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
@@khadraayan2909 ma ila dhageysaneysaa right now
@khadraayan2909
@khadraayan2909 3 жыл бұрын
@@abdirahmanyare8503 haa 🤣😅
@maanomusic5432
@maanomusic5432 6 жыл бұрын
Reer jabouti somalia somaliland puntlnd khaatumo.jubaland DDSI somalia.kenya dhamantin somali.oodhan waan odin jeclhay 😍
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban sadex wadan baan uga jeedaa meesha
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
mubararik we love you to walaalo qali noloooooooooooooooow
@naimaabdullahi2473
@naimaabdullahi2473 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban soomaali weyn jubaland somali Kenya anoo wada eh wan ku jecelnahay 😍😍
@iamfarhan989
@iamfarhan989 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban ♡
@maryamtaani4918
@maryamtaani4918 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban anagu wanu ku jecel nahay hadan nahay khaaatumo nolow
@queenikky1436
@queenikky1436 6 жыл бұрын
Waaaaaaaw jecliyaa Somalia 🇸🇴jabuutu 🇩🇯punland🇸🇱 somaliland🇮🇷 kilkashanad 🇬🇦 my dhuuxay 😍😍❤️
@ladiyeibrahim2028
@ladiyeibrahim2028 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Ай бұрын
Shanta soomaaliyeed puntland kuma jirto soomaali koonfur unba la isku dhahaa, shanta soomaliyeed Waa-soomalida kenya dagta, soomalida Ethiopia dagta, soomalida waqooyi oo ah Somaliland, soomaloda jabuuti,iyo soomalida koonfur.
@melissahodinga1822
@melissahodinga1822 6 жыл бұрын
I’m kenyan can’t understand anything but this song right here got me dancing....it’s definitely one of my favorite songs now
@justinsalabowitch1469
@justinsalabowitch1469 5 жыл бұрын
That is nice to hear Melissah we have very beautiful songs listen to more of them
@aldoushuxley6080
@aldoushuxley6080 5 жыл бұрын
You must be the only Kenyan that says positive things about Somalis. Nonetheless, I’m glad you are able to enjoy Somali music :)
@mytencentsme138
@mytencentsme138 5 жыл бұрын
Lol I am Somali and I can't understand shit
@som-gamer-football6740
@som-gamer-football6740 5 жыл бұрын
Perché non capito sei sono somali è fai Pravo
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 5 жыл бұрын
Welcome to somali songs, i will teach u step by step......the daughter of the PM of kenya Raila Amolo Odinga .
@josephalamad9647
@josephalamad9647 3 жыл бұрын
Best of all honors to all of our Somali brothers from Chad 🇹🇩 🇸🇴💖🙏😃
@hannaabdisamad3560
@hannaabdisamad3560 2 жыл бұрын
Merci beaucoup frere
@arafatahmed6329
@arafatahmed6329 2 жыл бұрын
These singers are djiboutians. Nous sommes djiboutiens. Les somalis sont 1 des 3 ethnies de Djibouti. 🇩🇯
@Shiinkayj
@Shiinkayj Жыл бұрын
@@arafatahmed6329 Muhiimadu waa iney Soomaali yahiin, wax kale majiro, ilmo yar baa tahay
@greatshidane
@greatshidane Жыл бұрын
@@Shiinkayj he is too kid that he can't understand that d jaboutians are Somalis either but westerns divided us
@xyman
@xyman Жыл бұрын
@@Shiinkayj Maxad kaa xanaaqdey?
@indhocashaq9918
@indhocashaq9918 6 жыл бұрын
Awale aadan allow cimriga u dheereee waaa fanaaan somaliyeed ❤❤ inta awale jecel hayla dhafina 😍
@user-gt8sl7pm3p
@user-gt8sl7pm3p 3 жыл бұрын
ya
@gebrlueltsehaye5606
@gebrlueltsehaye5606 5 жыл бұрын
I am from eritrea. love somali people and somali music
@ssdisse6701
@ssdisse6701 5 жыл бұрын
ሙልጌታ ገብረንጉስ these artist are not from somalia but djibouti but ethnic somali.
@anid9027
@anid9027 5 жыл бұрын
@@ssdisse6701 Context huno no one mentioned countries. He said somali ppl and somali music. Which this is and we are, a fellow djiboutian!
@mohadowofficial5913
@mohadowofficial5913 4 жыл бұрын
We also love you , welcome
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
Ssd Isse he didn’t say somalia he said somali
@nimcoismacil5218
@nimcoismacil5218 4 жыл бұрын
Oh and we love you thanks
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
yaa 2020 heestan daawanaaya ? like saar 2020.
@sweetfamilyam1437
@sweetfamilyam1437 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@xamdasulleiman1479
@xamdasulleiman1479 4 жыл бұрын
Waba sarey😜😂🐍
@cirrotradesofficial5665
@cirrotradesofficial5665 3 жыл бұрын
Ustaad kii weynaa maa like doonaya forex ka ahaaa hhhhhh🤣🤣🤣🤣
@mubarikrooble4038
@mubarikrooble4038 3 жыл бұрын
31/12/2020
@UpdyHafitt
@UpdyHafitt Ай бұрын
Still I watch 2024😂❤
@taibajabr4758
@taibajabr4758 6 жыл бұрын
From Eritrea big love to somalia .. A great people
@5somaliawllkood567
@5somaliawllkood567 4 жыл бұрын
Thanks sister welcome to Somali😍😍😍
@madamedcabdolejeego2070
@madamedcabdolejeego2070 4 жыл бұрын
uteettyughh hgggģ
@xyman
@xyman 4 жыл бұрын
This singers are Somalis from Djibouti, not Somalia. So big love to Djibouti.
@anid9027
@anid9027 4 жыл бұрын
@@xyman Same ppl same culture same language!
@xyman
@xyman 4 жыл бұрын
@@anid9027 Same people can live in 2 different countries. Nothing is wrong with that.
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 5 жыл бұрын
Am from Ghana I love Somali Songs and their beauty Girls...😘💯🇬🇭+🇸🇴
@hassanahmedomar1446
@hassanahmedomar1446 5 жыл бұрын
They are Djiboutian
@mohussein21
@mohussein21 4 жыл бұрын
Much love to our Ghanaian brothers and sisters :)
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 4 жыл бұрын
@@hassanahmedomar1446 djabouti sow Somali ma ahan xayawaan
@MrTapha10
@MrTapha10 4 жыл бұрын
@@umalkhayrahmed1388 He mean The Country not somalian (asal) , waa somali Djiboutian waa sax in hoosta laaga xariqo wax fahan cayda haa laso bodin xolo
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
@@MrTapha10 markay noqoto wadama shishiiye Somali waa mid lkn dhexdeena kala qaybsan mrkaa ama ahow somali Djaboutiane ama Somali dhuuso mareeb ahow Somali waa mid lkn reer Djabouti inigu Somali ma tihiin imika qaar qurbaha Isla joogna ayaa nafta isku keeney oo xitaa somaligii iskula dhibanahay mrkaa Naga daya ciyarta reer Djabouti yaakhi shodhahaygii ayaan kaga bilabinee okay #Bonne nuit Les gárçons 😂🤣🙈👊
@Ugaas457
@Ugaas457 3 ай бұрын
I am from turkey love Somali songs special awala adem love you all of them Somali people❤
@sunduscabdilahi5480
@sunduscabdilahi5480 2 ай бұрын
Kama yeelin ugaas 😂😭
@Ugaas457
@Ugaas457 2 ай бұрын
Haifashilin sundusey lmbrkagana iiso baas😂
@itsme.5783
@itsme.5783 2 ай бұрын
Inagadaa ugaas ciyaarta 😂😂😂
@Miimkingdom
@Miimkingdom Ай бұрын
Ugaasow wa lagu hayaa nagadaa 😂 bahasha
@CONCIOUS19
@CONCIOUS19 Ай бұрын
They think you're Somali with your username Ugas. Anyways we love our Turkish brothers sisters likewise..❤
@blackswan3362
@blackswan3362 6 жыл бұрын
Une très belle reprise de la chanson de Fouad et de Fadoun. J'adore❤ Encore une réussite, BRAVO à Awaleh et à Amina👏🇩🇯😊
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 Жыл бұрын
AfSomali is the origin of the language’s ❤
@user-nz8lu8gy4t
@user-nz8lu8gy4t 5 ай бұрын
​aamino waan kueataa
@kmoney2461
@kmoney2461 6 жыл бұрын
Aabo awale Aadan iyo Aamina Afkrik Dadkaygii Qalbiga idinka Salaamay❤❤❤
@bellaomar3634
@bellaomar3634 6 жыл бұрын
djibouti my home mn pays ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ JIBOUTI hadad jeceshy like saar
@raayanraayan2z629
@raayanraayan2z629 6 жыл бұрын
bella omar wada uqalabta like moi ainsi j, aime mon pays djibouti
@ahmedfatouma8869
@ahmedfatouma8869 6 жыл бұрын
bella omar ❤❤❤❤❤
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 жыл бұрын
Wlhi wan jaclahy jabouti wayo qoyskyaa oo dhan aya ku dhashay aniga hrgeisa
@alijibake7475
@alijibake7475 6 жыл бұрын
xuusus qaliah
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
Hey stop speaking somali your not somali 😁😁💯
@tigerman3950
@tigerman3950 4 жыл бұрын
Big respect Somalia songs love u all from Melbourne Australia.
@Dayr12
@Dayr12 8 ай бұрын
Aniguba waan degnaa Victoria Melbourne Australia
@simonpecasso2510
@simonpecasso2510 3 жыл бұрын
Great song. Greetings from Switzerland to the world 🇨🇭🎉❤️
@roodaabdullahi8726
@roodaabdullahi8726 6 жыл бұрын
Wanku Faraxaanahay Inan heysto saaxiibo jabuutiyaan ah oo Aqoon uma laheyn blse qurbahaa ku bartay dadkaas wanagoodo Allow idin xifdi my People ❤️❤️❤️❤️❤️✌🏻✌🏻✌🏻
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
Rooda Abdullahi Mahadsani wllo💖
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 6 жыл бұрын
Raodo Abdullahi nolow wllo nabi qadar sidisi thanks wllo geeski Africa baladul Amin Allow ka yeel
@roodaabdullahi8726
@roodaabdullahi8726 6 жыл бұрын
Ismael Nasri Thanks aboowe ❤️✌️
@roodaabdullahi8726
@roodaabdullahi8726 6 жыл бұрын
Cantar Jabuuti Mahadsanid Wllo ❤️✌🏻
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 6 жыл бұрын
Roodaa cabdullahi adigeey sharaf dhiggaa tahay badbaado ku nolow nabi muuse sidisi
@pubgfuns9326
@pubgfuns9326 6 жыл бұрын
Nasiib ayaan leeyahay waayo labadan qof ayaan ugu jeclahay fanaaniinta Wan jeclaa iyagoo wada qaadaya hees inan arko💖💖💖💖
@ayoubmoha1736
@ayoubmoha1736 6 жыл бұрын
whatsapp status isku mid ayaan nahay wll wan kufaana cawalle iyo aamin wa dad heesahooda oo macan ay usii dheeryihin afgaabni
@fardowsocabdixasan579
@fardowsocabdixasan579 6 жыл бұрын
H
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
10M de vue Mashaallah Fanaaninteeni reer Djibouti🇩🇯🇩🇯 Fan dhaxal galaa oh murtiyeysan 👌🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 5 жыл бұрын
I was listening this song for 10 hrs on the road driving moving to another state in May 2018, good times.
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 6 жыл бұрын
First 🌜 Booom Boom Legends Awale adan N Aamina Africa Ayaad horta Ii taqaan wallee wxb ka dhacay
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 2 жыл бұрын
Waxaan joogaa inta aaney heestu garaacin 10 Million viewers. Who is here too.
@KENZACHAL
@KENZACHAL 6 жыл бұрын
Jecoute souvent ces chansons pourtant je ne suis pas somalienne mais francaise. Ma mere adore ce chanteur cest pour ca que je lecoute aussi, je suis aussi chanteuse et un duo avec lui ne me deplairait pas :)
@KENZACHAL
@KENZACHAL 6 жыл бұрын
Je voulais dire Franco Djiboutienne 😊
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
Kenza C'est normal ce une chanson Djiboutien et ta le sang Djiboutien qui coule dans T'es vaine
@keysesalal1835
@keysesalal1835 5 жыл бұрын
there are somali not djiboutian, what hell wrong with you
@mahdi99486
@mahdi99486 5 жыл бұрын
lol avant de faire un duo avec lui tu devrais d'abord pratiquer ton somali c’est à dire la langue, tu trouve pas
@abdikariimismail4766
@abdikariimismail4766 5 жыл бұрын
Mnsha
@mohamed-khadar8850
@mohamed-khadar8850 3 жыл бұрын
Welcome bro ! Music somali , the lion🦁🦁🦁 corne of Afrique . RESPECT FULL " SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 "❤❤❤❤❤
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
Alow no dhowr fanaanintenaa 🇩🇯💞🤘
@yaska4289
@yaska4289 6 жыл бұрын
Amiin🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ahmedfatouma8869
@ahmedfatouma8869 6 жыл бұрын
inta reer Djibouti ah ee ku faraxsan fananinteena likta isar
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Ahmed Fatouma
@nadiabarkhad4290
@nadiabarkhad4290 6 жыл бұрын
Walhii waa ruunta walal
@houssanfahimou5991
@houssanfahimou5991 6 жыл бұрын
wwww bravo vs êtes ls meilleurs 💖💖💖💖💖💖
@mustiman3182
@mustiman3182 6 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ✌️✌️ calankeyga sharaftalee
@zuhaipilkacaze1875
@zuhaipilkacaze1875 6 жыл бұрын
+Musti Man gulled
@Babygirl_S
@Babygirl_S 6 жыл бұрын
Awale is A legend. I hope he knows how much we appreciate him!. And this collabo..straight up fire. Her vocals are just amazing!
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 5 жыл бұрын
Heestan jabuuti waa ku caan Xataaa gagaabkoodaa ku ciyaaara😂😂jabuuti dad qalbi wanagsab we love🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MrJohnmule
@MrJohnmule 5 жыл бұрын
Fantastic song Awale. Your songs are one of the best Somali songs I've listened to. Keep it up!!!
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
I have always loved this song from very young age and to see them sing now it makes a lot more fun to listen ❤️❤️❤️❤️
@mokhtar1258
@mokhtar1258 2 жыл бұрын
Love From Sudan 🇸🇩 to Somalia 🇸🇴
@isrealdontexist
@isrealdontexist 4 жыл бұрын
I from this univers i like somali
@sacdiyaibrahimsiman1230
@sacdiyaibrahimsiman1230 6 жыл бұрын
Awale in lagugu daadiyo wlhi ma mudnid fanankeena qaran fananinta yaryar maxad ugu dhiibi weydey adiga waa ka weyntahay daadis😍😍😍😍😍😍
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 6 жыл бұрын
sacdiya ibrahim Siman kkkk matidhi walaal nolow walaale nabi qadar sidisi
@carafaadwayo6338
@carafaadwayo6338 4 жыл бұрын
Yes
@abesoftyoutubechannel1806
@abesoftyoutubechannel1806 4 жыл бұрын
Funka wxba kama taqaanid hn
@mahatdimbil5836
@mahatdimbil5836 4 жыл бұрын
Cawale Legend 😎
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Heestan dadkii lahaa AUN wasaasu lahayn awale
@ahmedadem7349
@ahmedadem7349 6 жыл бұрын
Inta reer jabuuti jecel 😍💋💋😘lktah
@lynda2255
@lynda2255 6 жыл бұрын
Ahmed Adem 🙏
@ahmedadem7349
@ahmedadem7349 6 жыл бұрын
eva amed wlloh 😍😘 big luv 💗
@caxoeizabdrhmn8566
@caxoeizabdrhmn8566 6 жыл бұрын
Ahmed Adem 77h
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Awale adn legend him self , Anoo caruura ayan dhageeysan jiray nolol warta legend
@desaleokbastion2013
@desaleokbastion2013 5 жыл бұрын
I cam from eritrea but I love you somali Music
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 жыл бұрын
me to bro we love all eritreans people
@rayaanali2929
@rayaanali2929 4 жыл бұрын
We also love eriteria and eriterian peaple
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
We are not somalia we are djibouti 🇩🇯 and we don’t like eritrea 🇪🇷 😂😂
@Shiinkayj
@Shiinkayj 3 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 then leave us the language🤣
@yahyamahdi5892
@yahyamahdi5892 2 жыл бұрын
@@Shiinkayj somali language and somalia is different bro.
@MohamedMohamed-di6un
@MohamedMohamed-di6un 6 жыл бұрын
Xasuustii Fu'ad & Fartun ... Waah waah Djibouti iyo waayo waayo
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
That lady with the yellow dress @3:10 she having fun. Old school folks know how to party 🎉hit like if u are 80’90s generations
@nihataslam5563
@nihataslam5563 6 жыл бұрын
Abdirizak Shiregaab of course am not 80ś but I can see it.😅😅
@jebrealfarah2177
@jebrealfarah2177 6 жыл бұрын
Lol 😂
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
nihat aslam I know right. Technology wasn’t like its right now in 90’s 80’s but still we knew how to party lol
@abdirahman1833
@abdirahman1833 5 жыл бұрын
Definitely walaahi old skool knows how to party
@somaliyahh
@somaliyahh 4 жыл бұрын
Abdirizak Shiregaab y’all was lit 🔥 🔥🔥
@mohamedtiger7776
@mohamedtiger7776 6 жыл бұрын
Awale Adan😍 Amina Africa😘 Hees iyo badh 🤗 Codka 100% Music 100% Great fun wllhi😎
@merwaaqueen8997
@merwaaqueen8997 2 жыл бұрын
I'm form Somalia and I like this music 🥰🥰🥰
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 6 жыл бұрын
Aamino Afrik Iyo Legend Of Legends Awale Top Video Hit Like Hdaa Kamid TahaY TaageeraYaasha Awale Adam
@bouhroblehdirir3847
@bouhroblehdirir3847 6 жыл бұрын
Vive la République de Djibouti Vive awale et afrik 👌👌👌👌🔊🔊🔊❤❤❤❤❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 7 ай бұрын
2018 ban heestan jabuuti ku dhegeysan jirey😢😢12/12/2023 dawanayaa sanad wcn 😊
@idiriscilmi2025
@idiriscilmi2025 5 ай бұрын
Snd lamida
@user-kn5kt5dv4r
@user-kn5kt5dv4r 3 жыл бұрын
من اليمن محييكم 🇾🇪🇾🇪
@xalemafarax5171
@xalemafarax5171 3 жыл бұрын
ألله يحيك أخوي الغالي
@ifraaxabdi3505
@ifraaxabdi3505 6 жыл бұрын
wawoooo allaaa dadkayga jeceliya one love dalkayga wan u xiisay dalkaygi one love DJIBOUTI 😍😍😍
@fartunsiyad3804
@fartunsiyad3804 6 жыл бұрын
Ifraax Abdi
@fahimaahmed8505
@fahimaahmed8505 6 жыл бұрын
XASUS,best song Awale aadan ,aad ayan hesahaga ufirsada,lkin PLZ magacayga oo ah fahima hees ah ii soo qaad,plzzzz.
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 жыл бұрын
Kkkk waa in lagu soo qada
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
Amina Afrik got them big girls in there. Nice. Mahadsanid 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SakariyeAadan-qi3jm
@SakariyeAadan-qi3jm 3 ай бұрын
Still waching 2024
@iamfarhan989
@iamfarhan989 6 жыл бұрын
Inta *Cawaale* jecel dooqiina maxuma ♡
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 6 жыл бұрын
Mohammed Jr cawa maxaa laga jecalaan canfari xun waaye
@iamfarhan989
@iamfarhan989 6 жыл бұрын
Digaaale Company canfarnimadu mawajigay oga qorantahay kaabe mise qof canfar ah wax qabadkiisa majeclaan kartid?
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 6 жыл бұрын
Mohammed Jr canfari wajigeeen ku jeclanaba iskuba dad ma nihine kaape
@iamfarhan989
@iamfarhan989 6 жыл бұрын
Digaaale Company adiga yaa kuyiri cawale waa canfari?
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Mohammed Jr sax
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 6 жыл бұрын
boqorka, suldaanka,ugaaska,garaadka iyo caaqilka fanka soomaliyeed waa cawaale. like isaar intii igu raacsan
@ayoubmoha1736
@ayoubmoha1736 6 жыл бұрын
khaalid cawil aad io aad
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 6 жыл бұрын
Auuub Moha thanks brother
@abshircadde9236
@abshircadde9236 5 жыл бұрын
Dilmam qurux tima hata
@kennedidgabriel
@kennedidgabriel 6 жыл бұрын
This is by far my favorite Cawaale hit and Amina is quite simply...the cherry on this djib cake... Congrats compadres!!! 💯% Taageero 👌👌👍👍
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 8 ай бұрын
Tilmaan qurux timo haldhaa Tiriig u eggTaan calmaday Habalaha tidcan Guudka sare Adaan kugu Taamaya miyaan kaa Tagi karaa 🥺👸❤
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Walee waan sugayey heestan amina afrik and our legend awale adan may allah keep u Wa kuwaa dadkii fanka talented ka ku ahaa ❤️❤️❤️
@djama.m.chirdon4771
@djama.m.chirdon4771 5 жыл бұрын
Awaleh Aden Deheyeh waxa tahay N° 1 all somali singer 👍👍👍 horey u soco form Jaabuti
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 6 жыл бұрын
markuu cawale leeyahay tilmaam qurux tima haldhaay fiiri siday ugu soo yara dabcayso amina afriik ayaa ila arkay talow oo ay indho ku yaaliin😎😁 like ii saara.
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Legend Awaale Adan Horay Usoco NIO Wad shidan Tihin 👌👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴
@apdirahmandaacad6144
@apdirahmandaacad6144 6 жыл бұрын
Moha hukun shodhahaygii mel walba adigu iiga horee
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Apdirahman Daacad Mazuul Sare Marna My Best Brother Lipx My MNTA Kaliya Ayaan Kaa So Horeeyay 😍
@mawliidmahdi6672
@mawliidmahdi6672 6 жыл бұрын
Moha hukun
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 5 жыл бұрын
Hooyadaa ugee cawale adan kkkk ina xukunow
@missibro2721
@missibro2721 6 жыл бұрын
Oof caleek...wonderful show...keep working awaleh aden and amina afrik...vive les djiboutiens.
@hasenomar8324
@hasenomar8324 4 жыл бұрын
From oromiyaa IL love Somalia people and music solamlia ❤️💚❤️
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
Is from djibouti 🇩🇯
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
Awla is singing in somalia Language is from somalia and Djibouti is somali people too
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 Fuck you hater
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 i have sad think to tell you awla songs are only somalia 🇸🇴 🤭😁
@bashirdahir88
@bashirdahir88 Жыл бұрын
I love oromo
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 6 жыл бұрын
Les voix d'or de Djibouti. Vive la liberté !
@xuseenfadal
@xuseenfadal Жыл бұрын
War horta reer jabuuti habaar ma baa kaga dhacay af soomaaliga?
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do Жыл бұрын
@@xuseenfadal Tarikhda Djabuti ku noqoo.
@ogasjean2870
@ogasjean2870 6 жыл бұрын
Mashallah 100% djiboutien vs etes le meilleur horay usocdaaa les jalous font maigrir abo
@oma2635
@oma2635 5 жыл бұрын
Abaashir canuuga biisharo biisha dhashay malamo la tiiriyo waq sodoona maliin canuuga wa dhashay he bad boy lakiin anaa laboogibalo uu soduuma saqiirak
@yffset151
@yffset151 3 жыл бұрын
ABORD
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Xasuustii xidigihii reer jabuuti Fu,aad ilkacase iyo Fartuun 👏👏😍😍 Aamina Afriik codkii fartuun halkeeda ayay dhigtay iyadii ayaad moodaaba 💓
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
hodan shacni aad iyo aad Wll si fiican bay codkii u keentay fartuun ducaale lkn Awale ma keenin Fuaad ilkacase
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare
@bintuissa9151
@bintuissa9151 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare waa runta amina afrik way keentay lkn cawale kiisina uka tagay kii fu'aadna muu gaadhin 😂😂😂
@gaduudo
@gaduudo 6 жыл бұрын
Faduun mise fartun heesta original ka faduun ayaa ku qoran kee saxsan
@djib4q454
@djib4q454 5 жыл бұрын
@@gaduudo anaku reer jabuuti fartun lama baxno waa fadun baa saxa
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Жыл бұрын
Heesuhu waa wada heeso lkn xigmada iyo waxayka hadlayan bayku kala duwan yihin ❤heestan wax dagdagi kuma jiro❤
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
Fouad ahmed ilkacase iyo Fadoun Doualeh,inaba caadi maha. Many thanks to Awale adan and Amina Afrique.Stay blessed yall.
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
Warkaagan tuuryadaa Tibaaxda ma gaarayo Toocsaan kaa moodayee Nafteyda waxay la tahay Bal aan talo, talo ula noqdee, Bil iyo todobaad idhowr, Boqorad💃🏼💖💖. Hooyadaan dharka jaalahaa sidato😂
@kvlogs2913
@kvlogs2913 6 жыл бұрын
Serena Viserion
@abdillahiibrahim2003
@abdillahiibrahim2003 6 жыл бұрын
Vous brillez de milles les compatriotes longs vies à vous 🔥🔥🔥
@Nolasha20
@Nolasha20 2 жыл бұрын
It's 3 years since they did this colabo,10m views and it's my first time to see it!! What a song! How beautifully the language was used!!! ANOTHER LEVEL 💪💪💪
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
Viva Somalia 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ABEXJR
@ABEXJR 6 жыл бұрын
Vous êtes où mes Djiboutiens ??😁🇩🇯❤️
@ahmedfatouma8869
@ahmedfatouma8869 6 жыл бұрын
SadiiqYare Bro 💖💖💖💖💖
@abdorachedmata4882
@abdorachedmata4882 6 жыл бұрын
On est la sadick ✌️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@houssanfahimou5991
@houssanfahimou5991 6 жыл бұрын
Vive Nos artiste e bravo
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
SadiiqYare Bro hno France 🇫🇷 miyad jogta wabad qoreysa Swiss kugu oga mida kle 🇪🇹 kugu oga xay thy 🇩🇯
@ABEXJR
@ABEXJR 6 жыл бұрын
Kaaha Nuura Shrfy wll Swiss-ka daganahay lkn kuma garan 😅❤️
@huseinraam7479
@huseinraam7479 6 жыл бұрын
Nice cod cawale & amina africa hadaad igu tageersanthy like igu qabo 😂😂
@najmaxasannuur2679
@najmaxasannuur2679 3 жыл бұрын
xasUus! Inta iga dam beysa 2●21♡ liketa heyla dhaFin 🤩❤
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Sidaas aya looheesa ama walaiska farista markas ayey reer Somaliya leeyihiin reer jabuuti afsomali mayaqaanan
@abdifatahadenmohamed7082
@abdifatahadenmohamed7082 6 жыл бұрын
Inta awaleh Adan tagerta like saraa 🇩🇯🙏🇩🇯🇩🇯
@aamindayl1604
@aamindayl1604 6 жыл бұрын
Woooow libaaxiii waaa soo dhacay Eeshcala hees
@apdiaziizdayib9805
@apdiaziizdayib9805 5 ай бұрын
heestan waxa wada dhageysanayyna ani io zxpkay marna garabkayga izmail tahir ibraahim warkaaa boookh nin aan zxpo nahayyyy ilaaa 14 sanno hadeer waxan joogna addis ababa cazimada dalka ethoipa 🇪🇹hotel baan izka kiraysanyyy waxan u nimi in aan xaraysano visayl canada ah 🇨🇦 😢 lkn dhibtu waxay ka taagned meel aan wax ka bilowno maanu garanayn lkn 6 cisho oon joognayy meesha waxan go.aan zanayyy in aan kenya🇦🇫 tagno si aan xagaaz ooga zoo xaraysano visaha I.a waxan zoo booqan dooona anooh riyadiii Canada🇨🇦 nooo rumowdayyy hadaad naga danbayzo noo zoo duceeyah zxpyl❤ habeen sabti zoo galayso 17/2 / 2024 also we tried chewing kat😂❤
@mahamedabokorhusein9511
@mahamedabokorhusein9511 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya like dhac ku sii
@niciimayaasin8501
@niciimayaasin8501 6 жыл бұрын
Woooow cawaale top wlhi reeer jabuti ayaa ku gaadhi kara ilbaxnimo dadka shawga jooga ayaaba laga garta👏👏👏👏
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 6 жыл бұрын
niciima Yaasin kkkk matidhi nolow wllo nabi qadar sidisi
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Waxani wa fananin dhamaystiran walahi de gacan u idin taagay de walahi ✋✌
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 жыл бұрын
Cawaale Jacayl nimu kugu toloo Ku taagsaday baan ahee Taageero ma kaa helaa Aamina Adoon iba tooyan weli Waadigan iskukay tigee Ayaad ayaad horta ii taqaan Cawaale Tilmaam qurux timo haldhaa Tiriic u eeg taan calmaday Hablaha tidcan guudka sare Intay tiro leeg yihin Adaan kugu taamayaaa Miyaan kaa tagi karaa Aamina Warkaagani tuuryada ah Tibaaxda magaalo iyo Toocsaan kaa moodayee Naftay waxay la tahay Bal aan talo talo ula noqdee Bil iyo todobaad i dhowr Cawaale Nin weeyn siduu u tago Sarbeeb baa lagu tusaa Hadalka waad igu tidhee Tudhaal gacal maa isiin Aamina Hadaad la timaado samir Tirada aan kuu qabtiyoo Taariikhdu ma sii xidhnee Maxaad hadalka ugu tuman Ugu tuman ugu tuman Xasuustii Fuaad Ilkacase iyo faduun ducaale
@somaliyahh
@somaliyahh 4 жыл бұрын
Alex Le Grand THANK YOUUUUUU HUNO 💖
@4nqallo932
@4nqallo932 3 жыл бұрын
Please Could you tell us in English
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
I am from Canada 🇨🇦 love somali song 🎵❤💕😍♥
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
Inta taageero buuxda u haysa fanankeena awale aaden iyo Amino Afrik like ta hakala baqaylin 👍
@DALMARm159
@DALMARm159 6 жыл бұрын
subscribe igu sharaf
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
👍
@qadiijaabdi7567
@qadiijaabdi7567 6 жыл бұрын
AbdO rahman haaa wukuhya
@hindusarawale519
@hindusarawale519 6 жыл бұрын
AbdO rahman
@omaryare404
@omaryare404 6 жыл бұрын
AbdO rahman iam fan of cawaale laakin naagta wax jira maaha
@wiilkaswedenhaysta2187
@wiilkaswedenhaysta2187 6 жыл бұрын
Waa Markii kobaad aan like doone bal isaara Waxba idin yeeli Maysee kk
@amalahmed7840
@amalahmed7840 5 жыл бұрын
2224334ewdssz
@zakiadde9872
@zakiadde9872 6 жыл бұрын
Alfanan awale aadan fananka Shanta Somali codka tubeec, isteelka kheyre, fashionka farmaajo, ciyaarta aniga, guul no war omaar indhaha katiro awaale abaaha fanka
@aadannorxasan8392
@aadannorxasan8392 6 жыл бұрын
Fananiin somaliyaad jabuuti guuleystaa
@andreyasiryasir1518
@andreyasiryasir1518 6 жыл бұрын
intiii reer somaliland 😎 one love awale adan😎✌
@Iris-me-Abdel
@Iris-me-Abdel 2 жыл бұрын
Djiboutian by blood baby ! Let’s gooo ❤️🇩🇯
@sameecadakhaliif485
@sameecadakhaliif485 Жыл бұрын
Heestani kama daalo waandhgystaa Anigoo jooga uk ilhy khyr hakadhigo dhman somali wayn waan zalmaya like isara
@ayaanlefarxan7380
@ayaanlefarxan7380 3 жыл бұрын
Inta daawe 2021 like ii saara
@Daud_dadki_hore
@Daud_dadki_hore 6 жыл бұрын
Inta cawale aadan codkiza jecl like ha ila dhaafina
@nafissaali439
@nafissaali439 6 жыл бұрын
4:19 xaaska cawaale 😍😍😍 Like Hadaad ila aragtay.😉
@suuleyshiiqa7560
@suuleyshiiqa7560 6 жыл бұрын
asc
@kutiiriye
@kutiiriye 5 жыл бұрын
Good one.. it took me a minute lol
@munaabdi6140
@munaabdi6140 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya ??july awaale 😍😍😍😍😍
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 6 жыл бұрын
RTD ayaan ka daawan jiray xabiiba iyo daahir yusuf ❤
@suldaanismaaciilakram6776
@suldaanismaaciilakram6776 6 жыл бұрын
Nin Weyn Si Uu U Tago Sarbeeba Lagu Tusaa Hadalka Waad Igu Tidhe Tudhaal Gacan Maad Isiin Awale Adan 👏
@huttakassim6557
@huttakassim6557 6 жыл бұрын
Suldaan Ismaaciil Akram 😂 melahan.mad jogta
@suldaanismaaciilakram6776
@suldaanismaaciilakram6776 6 жыл бұрын
Huttâ Kassim 😂😂😂 Oo Adna Ma Ku Hayaa Hlkn Bal Subscribe ta Uun Ila Ogow Hppi
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 6 жыл бұрын
Awaale aadam waaanba iska daneeyaaa heeesahiisa. Perfect fanaaan weeye walleee 👌
@carafaadwayo6338
@carafaadwayo6338 4 жыл бұрын
Yes
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Hadaad soobooqaty heeskan miraha mcan 2023 nabad iyo barwaaqo kuurajynayaaa like dhac kusii 😅
@kholoodfarh7438
@kholoodfarh7438 3 жыл бұрын
My beautiful country and music 💙🇸🇴
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 90 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 64 МЛН
AWAALE AADAN  DAMEER GAARI WAAA FARAS SHOWGII LONDON 2023
5:48
Darajo Studio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 90 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 9 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 980 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 102 М.