No video

AWALE ADEN 2019 BEST DAADIS IGA QUUSO INAN YAHAY NEW SOMALI MUSIC

  Рет қаралды 488,300

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

balanbaalis studio muqdisho somaliya

Пікірлер: 134
@MohaanBashiir-ph8jw
@MohaanBashiir-ph8jw Ай бұрын
Heesaha waxa kamacan quranka Illhow naso hanunii 🤲
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 жыл бұрын
Adoo dawanaya hadaa commenti aqrineyso like iigu kasbeya 😂😂😂😂😭😭😭😭😂😂😭😭
@mahadabdi5751
@mahadabdi5751 5 жыл бұрын
Adiga meel walibo ma baraqsan thy tuuksi ma wadee beedhamo mad ku dhalatey waba layabeee
@daadirbubg4045
@daadirbubg4045 5 жыл бұрын
aboowe abaayo waxaada hada xasuusneen ayaan ku xasuusi rabaa waxaada xasuusneen inaad ogeen ramadaan inuu imaaday hadii aad hada xasuusatay like isii waxaana noo balana janatul fardowso iyo soonkaan soonkiisa xiga cafimaad taama
@ibtisam-cdyibtisam1327
@ibtisam-cdyibtisam1327 5 жыл бұрын
Amin
@samiiraahmad2239
@samiiraahmad2239 5 жыл бұрын
😂😍
@sacdiyoali1572
@sacdiyoali1572 Жыл бұрын
halkaad qoontay berigi weli way I qalanto ma qaboobin Nabarkii qolofina ma saraane😭😭💔noloshaba jaceylban unacey 💔😥
@muhiimibrahin294
@muhiimibrahin294 Жыл бұрын
Saxiiix
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
Heesta gabigeduba wa xaqiiqo dumar hada nhay qof na jecel ma qiimeyno.lknse markan jeclano ayan dib ka qomameyna.adiguna maku qabsadey durba qiiq maka baxay🥺 haaa wu i qabsadey nabsigo daah laheyn midka dadka wuba so dahaye.blse strong ban ku noqde💪🏻
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Anigaba ku jecele
@Ahmednour.143
@Ahmednour.143 Жыл бұрын
2023 baan heestan maqley ba Yaa sideyda ah oo Hada uun Arkey
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 жыл бұрын
Wah wah cawaale inta tageertay liketa igu qabta somali inta jiifka kudawanysaa idinkuna iguqabta
@qadroqaaliyuusuf7363
@qadroqaaliyuusuf7363 5 жыл бұрын
Dumarka amaantoda bd ku fcn tahy daadiska makuso qaldantay like igu dhufta inta layaaban
@user-wn4sg7jh9p
@user-wn4sg7jh9p Жыл бұрын
nafti qaliga ahayd e laiga qarin jiry sow kan qimehed dhacay waqtiguna kla qubay like me Nabsi xuma😭😭😭💔
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 5 жыл бұрын
Adoo dhagaysanaaya hadaad mirqaamaysid like isaar
@adnacabdi2144
@adnacabdi2144 Жыл бұрын
Inta tiktok kasoo raacday 2023😹
@ducaysane1994
@ducaysane1994 5 жыл бұрын
Fanaan,buuxa,oo soomaalidanimada ku weyntahay,erayada loo dhiibana,dadka sidee tahay,ugu cabara cawaale aadan from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏾
@xasanapdirahmanxasan5750
@xasanapdirahmanxasan5750 Жыл бұрын
Love iizar aan xazuuzTe maLika xaLada aan ku jirey😭😮‍💨👋
@moustapheomarapdi9613
@moustapheomarapdi9613 Жыл бұрын
Wllhy reality weyan ana soo arkay qayrkood ninka ujecel
@caydiidmowliid2571
@caydiidmowliid2571 5 жыл бұрын
Intaa cawale adan ilaa taqerta like igu qabta wll
@guleedmukhtaar3852
@guleedmukhtaar3852 3 жыл бұрын
Like
@khalif_47
@khalif_47 5 күн бұрын
Weli wan xiiseeya heestan❤
@studioinaalioday6889
@studioinaalioday6889 5 жыл бұрын
Ax ax Hees wayo xasuusti sacid xamarqoodh Allah haa u naxaristo ❤❤❤
@dararaicha3098
@dararaicha3098 5 жыл бұрын
ina ali oday 😭😭😭😭 allah ha u naxariisto amiin
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Maxay hees ahyd sheikh ilaa hargeisa Ayaan soo Dhagaysty ❤
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 4 ай бұрын
2024 yaa daawanaya hadaad iga dambayso like hayla dhaafin ❤
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
MashAllah qurux lawga rer Dijiboti Awale Adan deheye😍😍😍cadawgaga cagta hostisa wallo
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Жыл бұрын
Halkada qoontay berigi weli way I qalanto ma qaboobin nabarkii 🥺😭
@yupyura9566
@yupyura9566 Жыл бұрын
Hlahan inaa fhmo usoo galay sank u
@saedhassanomar7125
@saedhassanomar7125 5 жыл бұрын
Inta heesta u bogtay lake ta igu qabta😁😁😁😁❤️❤️😍👍🏻
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 Жыл бұрын
17/june/2023 . Isoo raaca cidii iga danbaysa
@asmamahamed8300
@asmamahamed8300 Жыл бұрын
Nafatii qaliga aheda ee layga qarina jirayah😢 Sowgan qimahedi dhacaY 😢adiga maku Mabasaday😢 durba qiqa maka baxaY😢 HALKAAD qontya barigi wali waya qalantoh😢 Qolofa masaraney😰💔waya kaka qayxayow Qacadii aad iyeshiyow😢 ano ciil ku qaba😢 Nafasi qawadhamaayaa😢 haduu ku 😢 Hayona waxa iqabo 😢markaaga😢 Iga qusow inanyaowh😭💔😰😭 qalpija😢😢😢😢 2
@zihaamfaarah6139
@zihaamfaarah6139 Жыл бұрын
Inta 2023 maqashay👍
@xamseibraarin3129
@xamseibraarin3129 4 жыл бұрын
Awale adan waa fananjira somalidana jeceshay waa halyay
@KhalidMohamed-lb2ym
@KhalidMohamed-lb2ym 4 ай бұрын
Sowkan qiimihii dhacay wakhtigii inakala qubay cawa waa jimce 25/04/24 waxan kaso socda magalada pariis casimada wadanka France 🇫🇷 waxanan kusucdaa magalada camimada wadanka Italy 🇮🇹 laba saco diyarada waxan ka dorbiday 27sacadood oo saraf gadhiya bal xanuunkan qalbigaygu daremayo inuu iloob masafada iyo dalkaa an marayo si aan u ilawo marka qarbaa waxan gaysanaya hesti c/hani xashi ee ha dondonan jcylka kumu darine cidii aragtay uunba arag xanuun anadad dawayan karan iyo jug qarsonoo qalbiga daremayo. walac iyo war warmoyee , Wadad dhikhtar daweya jirin Wadiyo calaf moye , Aan laga wabankarayan Wayne aad qashaqa Wacdi uga dhiga weedhaha qaar Anoo ka warar kuna waniya Watad waranka igu tagtee Warabaha isisay Wadbaa danbeyee Kugu Wirsan mayee Waynan talosaetay Ifka waar walwal la,aan.
@NajmaAxmed-vb3lx
@NajmaAxmed-vb3lx 10 күн бұрын
Sorry wllo wa Xanun 😢
@deeqaahmed903
@deeqaahmed903 5 жыл бұрын
Hees iyo bar iga dheh Cawale Adan Fanankan ugu jeclahay fananinta danbe
@bazhirmoHamet
@bazhirmoHamet 9 ай бұрын
Nafsi qawdhan baa yaal haduu kugu😮 qayuunzaday Ha idhon wax ii qabo qaznad weeye hadalkuye Adigoon murtidaa qubin iga quuzo inan yay😢
@ahmedmohmed2313
@ahmedmohmed2313 5 жыл бұрын
Aniga ugu hore like somali 💯
@somalisubscribersonline4124
@somalisubscribersonline4124 5 жыл бұрын
Wah wah isha Ayaa ka tuurtay AWALE ADAN lagend inuu yahay yaa igu raacsan best somali singers
@ilwadkhanilwad5735
@ilwadkhanilwad5735 5 жыл бұрын
MASLAH SHOOMBE amazing
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 Жыл бұрын
Heestan in badan ayay radiyay lkn hadan helay
@khadarzhiil
@khadarzhiil Жыл бұрын
ax quruxeY maxad tahaY😓😣
@bashanekoorweyne6551
@bashanekoorweyne6551 5 жыл бұрын
Way shidantahay heestaan waaba codki8sii hore intaaan uu miksarka oo san ku dhaxwalan
@HadafProductions
@HadafProductions 5 жыл бұрын
ninka kaliya een ka tageero youtubka 🙏🙏🙏
@faaraxwarfa5055
@faaraxwarfa5055 5 жыл бұрын
eesh calaa hees thanks bro
@user-od3ph8uq5o
@user-od3ph8uq5o 12 күн бұрын
Durba qiiq ma kaa baxay😢
@obsiiyeofficial8916
@obsiiyeofficial8916 5 жыл бұрын
Awale adan.fananka geeska go forward bro
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Halkaad qoontay barigii wali way iqalantoo ma qaboobin nabarkii❗
@cabdiwahaabcabdisalaan5196
@cabdiwahaabcabdisalaan5196 Жыл бұрын
Caawa ayaan heesta tiktok ka zoo arkay
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 5 жыл бұрын
O awale uu na amanijiray see wax kayahiin bisinka muu sowataa 🤣🤣🤣😂😂😂😘😘🤤🤤🤤💔💔 salamat
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dhibkeena batay malaha.
@abdirahmanhassan6857
@abdirahmanhassan6857 5 жыл бұрын
waa layska dapa yimi haplo saad modeen maha awaale 😉😉
@mahmoudcaynan5024
@mahmoudcaynan5024 5 жыл бұрын
Yan la igala bakhaylin intii la isku jeclaa🤙
@juweriyogelle6038
@juweriyogelle6038 5 жыл бұрын
😏
@bashanekoorweyne6551
@bashanekoorweyne6551 5 жыл бұрын
Axsan fanaan cawale taageeraaan uahay
@farxiyaabdimaxamed3346
@farxiyaabdimaxamed3346 Жыл бұрын
axaxaxax heestan qlbigay ii taabatay 🥲🥲🥲🥲
@ayaannuuraraaliyahaween9627
@ayaannuuraraaliyahaween9627 5 жыл бұрын
Adigana maku qabzady Durba qiiq maka bxy😯ala jcylow dulizanida Illahy ban ka barya jcylka guurka kadib moye ka hor inuuna I helin😜😂
@omarw5124
@omarw5124 5 жыл бұрын
Ayaan nuura Raaliya haween 👌🏻👍
@ayaannuuraraaliyahaween9627
@ayaannuuraraaliyahaween9627 5 жыл бұрын
😘
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 10 ай бұрын
Halkaad qoontay berigii Weli way iqalantoo Ma qaboobin nabarkii Qalofina ma saarnee 29 November 2022😭👋
@mohamedfaysal2943
@mohamedfaysal2943 5 жыл бұрын
Heestan gbdho badan afkan ka galinaaya juuq juuq hdy igala dhamaan waayan😘😘😘😎
@saygarsaygar1437
@saygarsaygar1437 5 жыл бұрын
Wll hadad comentigayga argto waxan kurajena inuu ilaahy janada nagu kulansiyo🤩🙏🏻
@AliMohammed-bj7jn
@AliMohammed-bj7jn 5 жыл бұрын
Amiin wll mcn
@raxmacabdillah3000
@raxmacabdillah3000 5 жыл бұрын
ameen
@karaamosidci5637
@karaamosidci5637 5 жыл бұрын
Hhhhhhh cawaleh heestaa muxu kawady
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Ileen dumar ma quustan Qayrkood jecel yagoo qadar jirin😳
@omarw5124
@omarw5124 5 жыл бұрын
Adigana maku qapzaday durba qiiq m.baxay.🙈🙈🙈
@qaaliabdullahi4217
@qaaliabdullahi4217 5 жыл бұрын
Just la isoo diray hestan dulufkygii isdry goormu lasoo degay wan kala tagnay hada baacaygii 😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 5 жыл бұрын
Dhb mlhn abaayo mid ka fiican oo wax kasta ku hilmaam siiyo ayaan kuu rajeen
@Kaftaniyomaad
@Kaftaniyomaad 4 ай бұрын
Quruxeey Maxad Tahay 2024 🎉❤ Hadad Siday Sanadkan Baratay Liketa Dhac Kusii
@zuheydaqueen4706
@zuheydaqueen4706 5 жыл бұрын
😭 adigana maku qabsaday durba QiiQ maka baxaY
@mohamedosman8686
@mohamedosman8686 5 жыл бұрын
wooowow legend said hamargod
@sakariyexooga748
@sakariyexooga748 Жыл бұрын
😢
@abdihakinabdirahman7662
@abdihakinabdirahman7662 4 жыл бұрын
😎😂wayay eeshcala Bufis
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Baryahanba hees foorjo maan arag .heeso wada calaacal iyo jacayl aan jirin ah baa na daashaday
@maareyelyrics2982
@maareyelyrics2982 Жыл бұрын
Saami Heeska Tetilka Ka Sax ILAYN DUMAR MA QUSTAN KU QOR OK☕
@munahassan1554
@munahassan1554 Жыл бұрын
3 sano karo aya Ahyd wlhi waa hees Xanuun Wadta
@bahjaahmed6071
@bahjaahmed6071 Жыл бұрын
beenmha abyo weli way iqalanto qolofnamasaarna wayoway jcylow 😭💔
@umoamiira3342
@umoamiira3342 5 жыл бұрын
fanan igu qaliya😘😘😘😘😘
@liibaancabdimaxamed-bb6im
@liibaancabdimaxamed-bb6im Жыл бұрын
Awale Adan ❤❤
@abdifatahosman6217
@abdifatahosman6217 Жыл бұрын
Halkaad qontay barigi wali way iqalantoo qolofna masarno ax ereyada qofka qoray wayo
@mohamednor5867
@mohamednor5867 5 жыл бұрын
Saaami Cade salaan sare sxb
@ahmedweliofficial7042
@ahmedweliofficial7042 5 жыл бұрын
Samataru habeen lacasheyay codkisu wu weynadaye
@feysalabdi9547
@feysalabdi9547 5 жыл бұрын
Masha allah
@ssdisse6701
@ssdisse6701 5 жыл бұрын
Heesta waxay horay u qaatay fanaaninti waa wayna ee jabuuti ee saciid hamarqod ala yarxamu iyo nimca jamac.qaybti hablaha kuma jiro videogan.
@abdirahmanibraahin1279
@abdirahmanibraahin1279 Жыл бұрын
1/28/2023😢
@muniir4388
@muniir4388 5 жыл бұрын
Awale AsriH❤️🙌👌
@feysalabdi9547
@feysalabdi9547 5 жыл бұрын
Ileen dumar maa quustan
@samiiraahmad2239
@samiiraahmad2239 5 жыл бұрын
Qli ahada laga qarina jirayi😂
@zade_deeq
@zade_deeq Жыл бұрын
Wali way iqalntoo 🥺
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wahwah
@leylaabayle5814
@leylaabayle5814 5 жыл бұрын
Amazing💕😍
@cllaahidalab9845
@cllaahidalab9845 5 жыл бұрын
fanaan just
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 жыл бұрын
Durba qiiq makaa bxay ohy oh hsocoto laap und leep wax nool doqntydi mqal majiraa hno
@mohametmohamut1112
@mohametmohamut1112 5 жыл бұрын
Cawaleh fanaan👏👌👌
@nordinonshor8281
@nordinonshor8281 5 жыл бұрын
Amazing
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 5 жыл бұрын
Heestan Cabdikariin jago ayaa barteeda dhiga Nio cawaale wuu is waalayaa
@africanflavor1043
@africanflavor1043 5 жыл бұрын
Fanaan dabuutiyan ah o siciid xamarqoodh ladhaho originaalka heesta leh cawaale wu xasuusti sociid ayu kadaba qaadaya
@dheemanhusein3763
@dheemanhusein3763 Жыл бұрын
26/1/2023
@rakwansayyid
@rakwansayyid 2 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhageysigeeda
@mohamedhaji1875
@mohamedhaji1875 4 жыл бұрын
Durba qiiiq makaa baxay?¿¿¿
@aburasyuusuf4359
@aburasyuusuf4359 5 жыл бұрын
Ciyaarta kadaa Heesta... Alfanaan Jago ayaa halkeeda dhigay!!!
@ladameahmed7254
@ladameahmed7254 5 жыл бұрын
Nabsi qawdhamaaya Haduu kugu bariisaday Ha I Oran wax ii qbo
@hibocabdirashiid3526
@hibocabdirashiid3526 11 ай бұрын
🥺🥺🥺❤️❤️❤️
@mariomermariya9865
@mariomermariya9865 2 жыл бұрын
Maqaboobin nabarki 💔
@aminaqurux3372
@aminaqurux3372 Жыл бұрын
😢😢😢 ax
@cqaniaadan8313
@cqaniaadan8313 Жыл бұрын
Naftii qaaliga ahayd Ee layga qarin jiray Sootan qiimehed dhacay Waqtigiina kala qubay Adigana ma ku qabsaday Durba qiiq ma kaa baxay
@abdiraxmaan0
@abdiraxmaan0 11 ай бұрын
🔥
@naimakhayre3433
@naimakhayre3433 Жыл бұрын
Best hees ❤
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Жыл бұрын
Ma soo jedaa hhhh 😅😅
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 4 жыл бұрын
Ax ax Nabar😭😭😭
@shahmaancali5153
@shahmaancali5153 5 жыл бұрын
Heesta hees hore waaye waala soo cusbooneye
@fatimalucky636
@fatimalucky636 5 жыл бұрын
Sidan lama amaanyn cawaalowde 🤣
@naruranalka363
@naruranalka363 5 жыл бұрын
Heestan habar jabuuti aya iska lahayde xageed isugu xariifin edo
@nassererictube5632
@nassererictube5632 5 жыл бұрын
Narura Nalka xasuus ayuu usoo qaday
@cabdideeq4865
@cabdideeq4865 Жыл бұрын
Cawaale adan
@Aliarts77
@Aliarts77 5 жыл бұрын
Saami cadde keep going bro subscribe ii SAARA wllalayaal
@ayuubaarkaofficial7943
@ayuubaarkaofficial7943 5 жыл бұрын
Wow nice
@mukhtarmaal9562
@mukhtarmaal9562 5 жыл бұрын
Durba qiiq ma kaa baxay!
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Жыл бұрын
Heesta caadi ma aha 😒
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
💔
@abdirizaqahmed2511
@abdirizaqahmed2511 5 жыл бұрын
Diyaar
@sahramohamed5952
@sahramohamed5952 Жыл бұрын
😭😭😭😭💔💔💔💔
Awaale Aadan iyo Rooda maasha 2019 iga quuso lyrics
10:21
Aßdirahman Evan
Рет қаралды 87 М.
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,7 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 5 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 22 МЛН
Awale Adan - Kabax Maanka - Music Video 2019
8:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Mahdia
8:38
Xanmaal TV
Рет қаралды 10 М.
HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN  l JIGJIGA l 2018
6:07
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1,1 МЛН
AWALE ADAN |  OPENING SHOW HARGEISA | 2019 (Official Video)
6:35
Tusmo Films
Рет қаралды 7 МЛН
Laabta igu qabo
8:39
Release - Topic
Рет қаралды 4,8 М.
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 9 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 388 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Dahir - Wa Xasuustii Said Xamarqoodh iyo Nimco Djama
9:42
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 5 МЛН