AWALE DAYR Ft Xiddigaha Puntland -Layla Ubax, Mowliid Jagax, Jamaal & Deeqa| KA XOROW CAQLIGA | 2024

  Рет қаралды 392,586

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

XURGUF KUGU DHACDAA
XABASH KAA DHIGTOO
XUSULDUUBKII BAAD
XARGA GOOSATEE
SOMAAALAA XIGTIYO
XIDID KULA AHEEE
KATEGIN XURMADAA
====================
JAWAABTA HEESKII AMXAARADU FANGAREESAY
EE FAGAARAHA HARGEYSA LAGA SOO QAADAY
EREYADA ABWAAN ORSHE
MUSIC IYO LAXAN MAWLID JAGAX
VOCAL RECORDING | DAHIR CANADA
============================
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms
www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 487
@ibrahimabdi5202
@ibrahimabdi5202 3 ай бұрын
Jah wa heestan weligeed an sugayee❤🎉
@cablesongs
@cablesongs 3 ай бұрын
Wlaahi xaaraan bay ka tahay amxaar inu dhayal ku yimaad love you somalia
@abdifatah4876
@abdifatah4876 3 ай бұрын
Somali allow cadowgoda jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ilhanali2669
@ilhanali2669 2 ай бұрын
Intii wax soo heeseysey putland ayaan siiyeeyna ❤ from jigjiga
@Xaaskawiilbaari
@Xaaskawiilbaari 2 ай бұрын
30sano wixi lo qarinayay halmar hoo ka dhacday niyadaba lodhisi jire maxa qatay salan sare gobta putlan from xamar cadey🥰🇸🇴👑
@hanimohamud9639
@hanimohamud9639 2 ай бұрын
cawaaloow🇸🇴🫀 cadowga cagta iyo ciida kahoos baan ku ogahy east and west all the time somaalinimo🎉👀🇸🇴🔥🫀🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋
@cousinbro1580
@cousinbro1580 3 ай бұрын
Bis dhaha rasaasta wadada hakala heshee cirkii waa qarsabee tan hees waa dhaaftay waleey reerki cuqdad iyo wixii loo qarin jiroo dhan baa farta loo saaray ceebeey tacaal baan maqli jiray SOOMAALIA HA NOOLAATO ❤❤🎉🎉🎉 💙🤍💙
@CabdiyaShiikh
@CabdiyaShiikh 3 ай бұрын
@@cousinbro1580 aamiin
@fathiaseyed6959
@fathiaseyed6959 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fadumakabdi
@Fadumakabdi 2 ай бұрын
waaaaaw rer puntland wa sax xamar xilkasarayay xududaha vivo❤️🇸🇴❤️🇸🇱❤️🇸🇴🇸🇱
@ShiilowIlqeyte
@ShiilowIlqeyte 3 ай бұрын
Xalku wa midnimo inan xojino sida lagu xasilo allow soomaliyo mida itus
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 ай бұрын
Waa xariir puntland 🫶🩸🇺🇿🩸🫶🤘
@Jama143
@Jama143 3 ай бұрын
Legendary awaale deyr 😅
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 3 ай бұрын
Ka xarow caqliga Waa hees cajiiba🐏🐏
@oogle2926
@oogle2926 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 3 ай бұрын
Amxaaro iyo dabadhilif ha la karbaasho
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@awilhussein9549
@awilhussein9549 3 ай бұрын
Eesh Calaa, waah waah, waa jawaab waafiya. Fogeeya Amxaaro injireey & dabadhilifkodaba.!!!!
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 3 ай бұрын
Inta jcl soomaali weyn allah madaxiina kor hakadhigo guuleysta soomaaliyey❤
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 3 ай бұрын
Xanuun kugubata. Xiska. Kaadage. Ka. Xoroow. Aqligaa. Cajiiiib 💕💕💕💕
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 3 ай бұрын
Reer Puntland somali dhalad ah oo xalaal ah ❤👏🇸🇴from Xamar
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 2 ай бұрын
Thanks Walal
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 2 ай бұрын
​@@SuadaDahir-l7uS0malia.guuul
@omarsamriye2656
@omarsamriye2656 Ай бұрын
Mahadsanie
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 28 күн бұрын
Thanks walalo
@karaamoofficial2651
@karaamoofficial2651 3 ай бұрын
Abdoww se wx yeshay Family abarso introduction Ka hesta bayba Ka carari Gojacde AAA 😂😂
@Mariam-k3p
@Mariam-k3p 3 ай бұрын
Djibouti Soomalya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉 3:55
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 2 ай бұрын
Jabuti walaalo jiro❤❤❤❤❤❤from 🇸🇴
@omarabdi7384
@omarabdi7384 2 ай бұрын
Heestaan waxaan dawanayaan 8/7/2024
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
Udulqaata Adika Kacsadee lipax hurda Hello abaarso😂
@cousinbro1580
@cousinbro1580 3 ай бұрын
@@SaaraHaji Aaheey ku raaxeestaa leenahay Riika kaaraha🤣🤣🤣🤣🤣
@amowyamin3429
@amowyamin3429 3 ай бұрын
I'm proud of my country Somalia 🇸🇴 but I never be there ever and im from kenya 🇰🇪.. One day I will visit I.a Hamar....
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
Welcome back your country ❤❤❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 3 ай бұрын
Somali❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 love karbaash maaha ee wa karbaashyaal
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 3 ай бұрын
Illaahow adaa weynee Somali qalbigood jaceel isu dhexdhig Qaranimada wadankoodana jecleesii aamiin yaa Rabi. Illaahow ha nagu fidneyn amuurajaan yaa rabi hadaan nahay Somali.
@ustaadkabulshada6715
@ustaadkabulshada6715 3 ай бұрын
@@AfiyaIbrahim-tn8fn amiin wadani waxkasta qalbiyadeena kalageeynaya alah inaga qabto si aan cawawga siwada jir ah ugu wada horjeedsano
@fatumanur26
@fatumanur26 2 ай бұрын
@@AfiyaIbrahim-tn8fn non
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 ай бұрын
💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@HawaHassan-cr1qh
@HawaHassan-cr1qh 2 ай бұрын
Somali wa somali❤❤❤❤❤
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g Ай бұрын
iidoor qomuluud iyo gaalnimo ayay ku caan baxeen
@SacadMohamed-ou3xo
@SacadMohamed-ou3xo 3 ай бұрын
Heestan xikmad fadhida wax kale weeye
@umulgeyrMuhyadein
@umulgeyrMuhyadein 2 ай бұрын
❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️ Manshaa allaah reer pudland ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@Sarta100
@Sarta100 2 ай бұрын
5ta soomaali waa mid marka xaniinyo taanad gaarto dhiiga biyo maaha saaxiibayaal soomaali lama gumaysan karo waa gobgob dhashay u caqli celiya kooxda muuse ee habaaran oo waalan damiirlaawayaasha gaalada hoos galy. damiirlaawayaasha ah.
@BareCali-c4t
@BareCali-c4t 2 ай бұрын
Waxariir puntland oh wa xariir
@ceynuushhassan666
@ceynuushhassan666 3 ай бұрын
5ta somali allow qalbiyadoda mdee,
@mahadabdisalan
@mahadabdisalan 3 ай бұрын
Guul Somali Macaaneeyaah heesaha abdiaskari Horay usoc wll qali
@AxmadMaxamed-yl7bt
@AxmadMaxamed-yl7bt 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 3 ай бұрын
@@AxmadMaxamed-yl7bt Haaa. Guuul 😍
@sahroashir3979
@sahroashir3979 3 ай бұрын
Tan jawaaap 👌✅🙏waa dhaaftay soomaliya soomaali baa leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@flawlessness7
@flawlessness7 3 ай бұрын
This is the right answer.... keep going. I LOVE SOMALIA 🇸🇴 ❤
@iidacalas8939
@iidacalas8939 3 ай бұрын
sland amxaar raba aqli maaha aqliga ka shaqeeysiiya 🫅walalahiin somaliyeed soo raaca🫶🫶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 3 ай бұрын
Walalo na jecel reer puntland nolaada
@KowsarXuseen-q9i
@KowsarXuseen-q9i 3 ай бұрын
Guuuul somalia hanoolaato❤❤❤
@nabaddoonkaysemaxamed1760
@nabaddoonkaysemaxamed1760 3 ай бұрын
Abwaanadii jamhuuriyada barakaysan ha ka soo jawaabaan karbaashkan xalaasha ah😂😂😂
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 Ай бұрын
Kama jawaab ikraan heeskaan wax kastoo runaa faraha laga saaray waxba looms qarin waana waxa runta ah oo lawada ogyahay
@Worldpeace-ul1lt
@Worldpeace-ul1lt 3 ай бұрын
WELL DONE BUUFIYA MARQAANLAND
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
Qaamro Iyo fusuuq xarood 😅😅😅😅
@حسينطيب-ز4ح
@حسينطيب-ز4ح 3 ай бұрын
Wwwwwwwwwwwwwww.m. a.heestani.hees.weey.dhaaftay..waayo.dhanwalbaa.weeyka.dhameystiran.thy..abwaan.oorshee.and.fananiinta.qlg.ah.ee.codka.dahabiga.kuqadaay.alh.xafido.soomaaliya.guul.guul.guul.guul.guul.guul.guul.guul.guul
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
Absolutely 👍 ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🥰
@mohamedainache2327
@mohamedainache2327 3 ай бұрын
Amxaaradi goojacade muse bixi. Ee Lagu jabiyay Abdi Askar aya yidhi. Hadanu amxaaro nahay maxaa inaga dhaxeyaba😂
@abdallaalhadi32
@abdallaalhadi32 3 ай бұрын
Ereyada cabdi askari aa inaba caadi ehen 🥰
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 ай бұрын
Sixitaan waa ereyadii Oorshe
@AmalMaxamed-y5b
@AmalMaxamed-y5b 2 ай бұрын
Waa xariir pudlan
@sahruja5777
@sahruja5777 3 ай бұрын
Guul umada Soomaaliyeed meelkastey joogaan ❤
@user-shadia143-sharaph-2
@user-shadia143-sharaph-2 3 ай бұрын
Ayyy abdi askri tube legend wa qaraacdeeN😂
@NasraAbdi-e7s
@NasraAbdi-e7s 3 ай бұрын
Alow somalidena midey
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 ай бұрын
Abwaan oorshe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MounaAbib
@MounaAbib 3 ай бұрын
Somalia 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fathiaseyed6959
@fathiaseyed6959 2 ай бұрын
,❤️🩷💜💚❤️🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdulaahicali5193
@cabdulaahicali5193 3 ай бұрын
Soomali hanolato ❤❤❤
@iidacalas8939
@iidacalas8939 3 ай бұрын
Somaali wake up aduunka waa sii xumaanoya sland yaan lasii fogeyn 😅🎉marqaan lee waaye
@HalmahAt
@HalmahAt 3 ай бұрын
Somalia ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Bakaribrahimosmaan
@Bakaribrahimosmaan 3 ай бұрын
Walahi waa xaqiiq aqliga kaxoorowo❤
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Soomali waa qomiyada kaliya ee iyagu isku xoga weyn waar reerkaani isaaqu waaba micjiso 😂
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
Baale umadi eega yaab kuwan naa maxeey ahayeen adiguba garo 😂😂😂😂😂 isaaq. Is not easy ❤❤❤
@IguehZahra
@IguehZahra 3 ай бұрын
Xiligiyo bariga tako lama xado xogna laguma dayo jah somalinimo
@safiyokhaliif-m3f
@safiyokhaliif-m3f 2 ай бұрын
@Ilwaadqurux-k1q
@Ilwaadqurux-k1q Ай бұрын
Heestaan laxan ka ayaa hoos u dhigay maahe si fiican ayee u qarxi leheyd
@FarahWali-d3e
@FarahWali-d3e 2 ай бұрын
Abwan wanku salamay from kismayo jubaland
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 Ай бұрын
❤❤❤❤thanks waan kaaqaaday walaal
@AhmedEsa-h1z
@AhmedEsa-h1z 3 ай бұрын
Cadi maha heestani somaliya ha nooolato.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Guulaysta walaalayaal Soomaali.
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 8 күн бұрын
Guul fanaanin jir oo ka heesay xalada jirta.Fanaaniney iyo abwaane y wadada u xadha midnimada soomaaliyed.Guul soomaali weyn.✌️✌️✌️✌️✌️
@abdimusse3377
@abdimusse3377 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 has noolaato
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 ай бұрын
Waxaan is Lama Dhihi karoh Waa Madfac🔥🔥🔥
@HoodaMuxumad
@HoodaMuxumad 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@unknownchick31
@unknownchick31 3 ай бұрын
Walaalo is bacaa waa xabaala badiyaan waana la doogiye yaana la dacaroon somalia 🇸🇴 hanoolaato ❤❤
@Mukhtaarmaxamed66
@Mukhtaarmaxamed66 2 ай бұрын
Xurguf ku gu dhacdaa xabash kula geshoo xusul duubkiibaad xarko goosatee halkaa ha loogu daayao
@queensahara5735
@queensahara5735 2 күн бұрын
hees iyo badh iga dheeh. Mahad saniid abwaan. Mahad saree fananiinta somaliyed.
@DeeqaXuseen-w1p
@DeeqaXuseen-w1p 2 ай бұрын
Iyo taageraha oromo xaran ayay katahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 3 ай бұрын
Well done and responded
@AbdimuhamedNor
@AbdimuhamedNor Ай бұрын
Xanuun kugu bataa Xiska kaadagooooo Xumaan durugtaba Cidla kugu xidheeee Dalku meela xiran Xadmakala lahee Ka xoroow aqiga
@amiramaxamad5135
@amiramaxamad5135 3 ай бұрын
Guuuuuuuul xamar cadey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umadda
@umadda 3 ай бұрын
Xusul duubki baad xarka goosatee
@AaminMaxamed-y1d
@AaminMaxamed-y1d 3 ай бұрын
❤❤❤❤ cawale deer oo fuurimaha hoore ee dagalka ka jiimi baa igashay❤❤❤❤
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 3 ай бұрын
Abdi askari landheer hore u soco heesti wan qaata 🎉🎉🎉🎉🎉
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 3 ай бұрын
ASC ASKARI WAA IDIN SALAAMEY ABWAAN ORSHE HALYEY BUNTLANDER ASALA ILAAHEY NOO DHAAF AMIIN ILAAHOW NOO XAFID AMIIN
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 Ай бұрын
Thanks my dear kuligeen alle hayna xafido aaamiiin
@MaxamedCabdirisaq-p5u
@MaxamedCabdirisaq-p5u Ай бұрын
Qac baa kayeedha somalilan juuq dambe madhihikartaan
@AhmedAbarYacin
@AhmedAbarYacin 29 күн бұрын
Soumaliya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Djibouti ❤❤❤❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 2 ай бұрын
Muse Biixi waa oromo, isaga ayaa Xabashi noqday iyo inta la fekerka ah, annagu Durriyad la yaqaan baan dhahay, Somali waan nahay, xukunkayagana annaga iska leh
@hodanadan5973
@hodanadan5973 3 ай бұрын
guul maashaaallah
@MaxmadeXuseen
@MaxmadeXuseen 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪♥️♥️♥️
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 3 ай бұрын
Waryaa kala qabto Muslim ah Somalidan😂😂😂😂😂
@HooyoAsha-v8n
@HooyoAsha-v8n 3 ай бұрын
Guuuul wacaan somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 3 ай бұрын
Abdi askari pin kuqabo anah uhoreeye❤❤❤
@maxamedcalixuseen4799
@maxamedcalixuseen4799 2 ай бұрын
😂😂 hal hees oon soo qaadnay ayaad intaasoo heesood isugu soo dhibteen bal mid labaad hadaan kudarno kawaran😂somaaliland waa dal aan cidna ubaahnayn intuu muuse biixi xilka noo hayana iilan mayno mudane madax wayne salaan baan kuu saaray in badan baa magacaaga ka gubanaysee😂
@AhmedHassan-xg8ks
@AhmedHassan-xg8ks 3 ай бұрын
Guuuul soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🦁💪🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@MohamedFaajuge
@MohamedFaajuge 3 ай бұрын
My blood
@ZAHROShibiin
@ZAHROShibiin 2 ай бұрын
Ayy my tolkay somaalimawyn fgeeya cidan na rabin😂😂😊😊
@salmamohamed7018
@salmamohamed7018 3 ай бұрын
waruun cawale wiliga jog oo jir
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 3 ай бұрын
Solanimo ku noolow mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
@rushhassan1808
@rushhassan1808 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha allah reet khaatumo
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 2 ай бұрын
Afka illaahey idin kama hooyo I,a faniinteena
@naima8529
@naima8529 3 ай бұрын
Somalinimo 🇸🇴❤️
@shukrimohammed7090
@shukrimohammed7090 3 ай бұрын
Wayoo way... xanuun kgu bta xiska kaa dagoo xumn durgtyba cidlo kgu xirtey dalku mela xiran xad kalama lehee ka xorrow caqliga 😮😂❤❤
@iidacalas8939
@iidacalas8939 3 ай бұрын
Somaaliya somaali baa leh 🎉🫅
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Somali ba thy xorida wa maxay viva xamar
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
Xaaraam bay ka tahay!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@roodaabiib3848
@roodaabiib3848 2 ай бұрын
🇸🇴 somalinimo
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 3 ай бұрын
Rer puntland siyasad wanaag iyo somaali jaceyl
@NimcoWali-z4m
@NimcoWali-z4m 2 ай бұрын
Soomaalinimojeeclymashaallah
@maxamedcalixuseen4799
@maxamedcalixuseen4799 2 ай бұрын
Tolow yaale xeebta 😂😂
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
Heesta Xurmo ugu Dabaal dega
7:03
Channel Seven Tv
Рет қаралды 9 М.
DAYAX BAND HEESTII SOMALI OO DHAN HURDO LA,AANTA KU RIDAY KANA CADHAYSIISAY
6:25
Awdal Media Production
Рет қаралды 211 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
HIRSHABEELAAY YAA KU HELI KARA OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024
7:42